Mashallah sh riimi waad u muuqataa qof ruuxani in aad tahay, sh waxan umalaynayaa taa riyada ayaan leeyahay waanba fasirtaa riyooyinka, mootidana waan ku riyoodaa, anigoo qaanso ku dagaalamaya ayaan mar ku riyooday mooyi cid aan la dagaalamayay, dhawr Mar ayaan nabiga ku riyooday ma arkin nabiga scw lakiin magaciisa iyadoo la xusayo ayaan ku riyooday iyo nabi ciise cs, alxamdulilah ilahay ha na xifdiyo dhamaan aamiin.
Masha Allah sheikh ilahey kheyr haku siiyo Aniga qaar ka mida aya leeyahay sida 1 wax marku dhaco aan u maleeyo in aan horay u arkay cml 2 mar walbo waxan darema sida in qof akteyda tagan yahay ama si il biriqsi qof ii ag maray ama sida qof hooskisa in an arkay anigo kaligey ah 3 gariirkan hal ka mar so boodayo oo waxan noqda sida qof baraf ku dhex jiro guriga wixi wayala busto hadi le saaro xita waxbo ma ii taran ilkaha isku garaaca laabta iyo caloosha waxan mooda in bananka I imanayan 2 ila 5 daqiiqo kadib caadi ayan noqda waxana ley qabta seqda dhexe habeenki iyo naxdinta 4 riyada ayeeydey oo dhimatay aya ku riyooda mar walbo ugu yaran abuuci halmar anago isla joogna lkn qof kale oo dhintay ma xasuusto in an ku riyoday iyo inkale inta badan riyooyinka wan hilmama lkn tan ayeeyo maya
Sh riimi sidee loola xidhiidhi karaa mase jirtaa cibaadooyin la sameeyo sida lagu dareemo soojeedka riyada uunbaan ku dareema, jazaklh khair sheekhuna.
Shiikh waxan aniga badana arka anigo waqti waqtiyada war kamid ah in aan moodonwax aan arkayo inaan hore uso arkay maxay tahay riyoyinkayga badanka run ayey noqdaan shiikhow 😢 🥺 zowhari Ayaa tahay ayey idhahan waxas habenki ayagoo dhar cascade wato I yimadaan😢
Alxmdulilah Alxmdulilah ilahay ayay mahad u sugantahay Aniga 3 ayan isku arkay o ah waxan la kulma kadib waxan is weydiya waxan waba araktay xaged ku araktay mida kale gadasheyda qof so socodo markan firiyo ma arkayo mida kale anigo iska fadhiya ayan isku naxa on an garira wana daxamoda ka dib waxan so qada mara qabowka ka hugsado hada habenki qof sosocota ayan darema hurdadi cabsi ayay iga dhamanesa
Asc sheqaw agoon ayan aha waxan layabey markan yara habenki waan riyona misejadul aqsa masjid u eg osamada kuyala ayankusotukuna seda shinbirte ayan ubiba 3 cunag oyer aya igula tukana lacag dahab cml aya Laysosina subixina malaha waandagalama lacgteda haleyseyo war mawashay cunuga aya leydhaha
Maasha allah dadkaas baan ka mid ahay mararka qaar hadal baa afkayga laga yeersiiya wayna dhacda hadal afkayga laga yeersiiyay o dhacday xanuun bay igu reebtay aan ilaawi waayay
sheekh asc allah kuu barakeyo waxan ahay gaber an weli an guusan raku mar wal boo uu iso doto waxa iguu diraa oo wa iga carareye ano wa ba kuu samen wana ii bolokeyan talaba intixaga ibadan isoo duce wa kuku amano wayo dhibado adun ab ihaysata cibadada na ano jecel adana wan awodiwayey
Abyo markasto ilahey bari oo laxowla wa laa quubata ilaa bilaah ku cel celi saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam badso i.a guri wngsn ban kuu rajeeynaya iyo sidaad jeceshahay bi idnilaah
Asc sheq waxan kuriyotay anigo saran moto Bajaj wax il saran wiil an qof aqo nin ay idhahay max waye wiilkan kul saran waxan hahay ayat ay dhadhay wiilk asigo dhahayo wan dhiitay wan dhiitay anigo madax hasto ashahadanayo ee sheqo isofisir qer allh kusiyo
Waxan leeyahay gariirkaas halmar bad modaa in lay gilgilay iyo gacata i cuncunta waxan helaa mel ay iiga timaadoba iyo waxba niyada igaga soo dhaca waxan is odhanaya sidaas hadii ay dhicilahayd saa sidi bay u dhacdaa haday doonto beryo badan kadib qofbaan wax la jeclaanaya saa sidi bay noqota
2018ki Ramadan ayey igu dacday habeen ano salad ku jira iyo ano dhameeyey ba waxaa ila joogay dad dhar cad Xiran oo badan Habeenka waxan moday inan geeriyonayo subway Allah cabsi marki Dambe 1di habenimo ayaa Takaday Allah baryay inuu waxaas mesha ii jooga ka kexeyo marki ba wey tegen markasa sexday waxba ma arkin laakin Ina la ila joogo Wan dareemayey weliba wax badan oo iso daawanaya oo dear cad xidhan
Mashallah sh riimi waad u muuqataa qof ruuxani in aad tahay, sh waxan umalaynayaa taa riyada ayaan leeyahay waanba fasirtaa riyooyinka, mootidana waan ku riyoodaa, anigoo qaanso ku dagaalamaya ayaan mar ku riyooday mooyi cid aan la dagaalamayay, dhawr Mar ayaan nabiga ku riyooday ma arkin nabiga scw lakiin magaciisa iyadoo la xusayo ayaan ku riyooday iyo nabi ciise cs, alxamdulilah ilahay ha na xifdiyo dhamaan aamiin.
Alxamdulilah dheh abaayo waa nimcoyinka ilahay uu baxsho
jasakalkhyr
1 2 3 5 6 intaan calaamadood ayaa lee yahay Allhamdulilaah waad mahad san tahay sheekhow
❤❤❤❤❤ mnsh allaah sheekh waxaa tahay walliyada ilaahay aduunka korkiisa ku sharfay alhamdulillaah
Allah janatul firdws hakugeeyo sheekh amiin ya rab
Wah i hormara wa jira karir dhidid kolkol dhahan riyada sida u arko aya nokhota
Bismilahi raxmaniraxim asc shiqow waxan ku riyoday marar badan anigo laidilayo mar anigo rasaas laigo dhameyay marna anigo mindi lagu dilayo lakin waxa ad ugu riyon jiray anigo qori rasastisa laigo dhamey nayo waa marar badande sheqo wamaxy riyàdan laidilayo marwalbo isoo jawb sheq 😞
Allah Akbar, Alaha ku xifdiyo Shiiqunaa Riimi❤️
Ascwr sheekh waxa aa sheegaysid ma aayad baa misr waa xadiis
Masha Allah sheikh ilahey kheyr haku siiyo Aniga qaar ka mida aya leeyahay sida
1 wax marku dhaco aan u maleeyo in aan horay u arkay cml
2 mar walbo waxan darema sida in qof akteyda tagan yahay ama si il biriqsi qof ii ag maray ama sida qof hooskisa in an arkay anigo kaligey ah
3 gariirkan hal ka mar so boodayo oo waxan noqda sida qof baraf ku dhex jiro guriga wixi wayala busto hadi le saaro xita waxbo ma ii taran ilkaha isku garaaca laabta iyo caloosha waxan mooda in bananka I imanayan 2 ila 5 daqiiqo kadib caadi ayan noqda waxana ley qabta seqda dhexe habeenki iyo naxdinta
4 riyada ayeeydey oo dhimatay aya ku riyooda mar walbo ugu yaran abuuci halmar anago isla joogna lkn qof kale oo dhintay ma xasuusto in an ku riyoday iyo inkale inta badan riyooyinka wan hilmama lkn tan ayeeyo maya
Tan ugu danbeyso markii laga reebo waa isleenahay
❤❤❤ mnshaaa allaaah sheekh baarakallaah
Sh riimi sidee loola xidhiidhi karaa mase jirtaa cibaadooyin la sameeyo sida lagu dareemo soojeedka riyada uunbaan ku dareema, jazaklh khair sheekhuna.
Maansha allah ilaahy haku siyaadsho sheeq ilaahy ha kaa raali noqode waxaan kaa codasana in aad iisoo ducyso in ilaahy rajoyinkeyga iirumeyo j.s.k qeer
Alaha kurt rumeeyo😢😢😢😢
Wax badan ayaan ka faidey Sheekh riimi Ilahy abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asc sh rimi masha allh allahu akbar so ducee sh insha allh kheir
Allaahu Akbar jazakallaahu kheyr calamadaha qaar waan isu arkaaa
Sheekh ta xayawawnka sida shimbiraha iyo bisadaha shinniduna guri kasta oo aan dego waan ku arkaa
اللهم صل على سيدنا محمد
Sheekh wxn ku riiyodaaa dadka dhintay Carfi udgoon wn uu riyaaa wn jidhidhcooda sidan dhaxan dareemo kale Alxmdoulilah
Allahuma salli wa sallim calaa nabiyyinaa muxammadin
Amiinayaarabi😍
جزاك الله خيرا شيخنا
Walahi motida khatiban riyadkataganahay riyadaydan sidan riyo ku arko lasim waa layshega un hadan anu samayna
Masha allah sheikh allah ku siyadiyo waxa ka codsanayaa ina iso duceyso
Sheeq video gan uhorey ma uso galise ijawab sheeq adigo mahadsan💚🙏
Maashaa allaah sheekh iiducee illaah dartii waa codsi
Sheekh intee kaala soo xariiraa arin ayaan rabaaa inaan kuu sheeko waana ii muhiim ii sheek meel aan kaala sooxariiro shiiq jizakal qeyr
Sheek taa garirka waan leyahay macnaha markan jifsan rabo ee boga furashka saro ayan wada garira mar walab
Masha allah 🌹🌹🌹
Wcs cheikh , Amin ya rabbi
Shiikh waxan aniga badana arka anigo waqti waqtiyada war kamid ah in aan moodonwax aan arkayo inaan hore uso arkay maxay tahay riyoyinkayga badanka run ayey noqdaan shiikhow 😢 🥺 zowhari
Ayaa tahay ayey idhahan waxas habenki ayagoo dhar cascade wato I yimadaan😢
Shiikhaw dad badan oo mawtal qofle dhintay aya iso urey qofki oo nool ayan daremaya inu dhimanaya qaar famligayga iyo qaar kaleba mida 2aad qofka been isheegaya Ama iqiyaanaya niyada layga odhanaya waxas waasida oo kuma ficna kadib waa iska dhaafa wixi riyadana sidaan ugu riyoodo ayan uu arka
Alxmdulilah Alxmdulilah ilahay ayay mahad u sugantahay Aniga 3 ayan isku arkay o ah waxan la kulma kadib waxan is weydiya waxan waba araktay xaged ku araktay mida kale gadasheyda qof so socodo markan firiyo ma arkayo mida kale anigo iska fadhiya ayan isku naxa on an garira wana daxamoda ka dib waxan so qada mara qabowka ka hugsado hada habenki qof sosocota ayan darema hurdadi cabsi ayay iga dhamanesa
Asc sheqaw agoon ayan aha waxan layabey markan yara habenki waan riyona misejadul aqsa masjid u eg osamada kuyala ayankusotukuna seda shinbirte ayan ubiba 3 cunag oyer aya igula tukana lacag dahab cml aya Laysosina subixina malaha waandagalama lacgteda haleyseyo war mawashay cunuga aya leydhaha
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ilaahy ha naga dhigo
Asc sheekh wakusalamay sheekh allah iyo rasulkisa dartood riyadaan igasojawaab sheekh waxan ahay hoyo aduunkan iyo howlihisa kuxiriraan culeysyo iyo fikir bdn iakajiro habeenbaa waxa kuriyoday aniga iyo zowjkeyga oo nin jawaano doog aad ucagaran nogushubayo ninkeyga wunosixareyna anne ninkii igugurbinayo ninka dooga cagaran nasinayane ma aha nin rafadsan yacni astamaha beraleyda okle malaha waxarajeyna ina isojawabi donto 😭
Sheikh intee kalaso xariira waan kubaxanaye
Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲
Maasha allah dadkaas baan ka mid ahay mararka qaar hadal baa afkayga laga yeersiiya wayna dhacda hadal afkayga laga yeersiiyay o dhacday xanuun bay igu reebtay aan ilaawi waayay
Ma ujedo sh.socdaalki barakesnaa aniga inyar moye 17 calamatot wan leyahay 10 kudhawaat
Asc sheqaw hal su aal ayn kuwaydina waxan arka waxbubaya odaus u eg maxey yihin
Asc sh.Rimi qofki asagu Quran aqrinayoh hadukuridoh maxa lagufasirikara?????
Salalaahu calayhi wasalam❤️📿❤️📿❤️
Shiikh ilahay khayir farah badan ha kuh siyo waxad iso fasirta waxan kuh riyoday ano dad madax la cashenayo iso fasir👆👆👆👆👆👆👆
Allah akbar
Sax sheeq alaha kubarakeeyo
Asc sheekh Riimi
Salallaahu calayhi wasalam ❤❤🧡💓💗💯
Wlhi shikhow ana wan leyahay tan ah in an wax mqlo ama arko an modayo inau hore isoo martay kaligay ma ahan e walalahay xitaa Wan ku arkay
اللهم امين يارب العالمين
Asc sheekh riimi waxaan iskuarkey 17 ruuxaniga Ah 3 kamid ah waxaawaaye 17kaas ruuxaaniga Ah 2 5 6 Sadexdaan waaye
Asc sheekh riimi waxan isku arkay 4kamida calamada haan aadsheegtay roxanina weligey mamaqlin
Asc shekhow iiga soo jwb suaal aan marar badan kusoo waydijyey walahi xisaab malahan intaan kusoo waydiiyey riyadan isoo fasir waxan ku riyooday anigoo malab cabaya hadana intaan kadhargay baan jeegag kabuux saday isoo fasir plees khayr allaah hakuu siiyo
Calaykumusalam waraxmatullaahi tacalaa wabarakatuh
sheekh asc allah kuu barakeyo waxan ahay gaber an weli an guusan raku mar wal boo uu iso doto waxa iguu diraa oo wa iga carareye ano wa ba kuu samen wana ii bolokeyan talaba intixaga ibadan isoo duce wa kuku amano wayo dhibado adun ab ihaysata cibadada na ano jecel adana wan awodiwayey
Abyo markasto ilahey bari oo laxowla wa laa quubata ilaa bilaah ku cel celi saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam badso i.a guri wngsn ban kuu rajeeynaya iyo sidaad jeceshahay bi idnilaah
Asc sheqaw intaba wan leyhy sheqaw maxa xal ah waan yaba
Ameen
Anaba is ku arkay umaleeya waxaan hada arkay inuu marhorena isoomaray waana yabanaa
Ani xita labo ayan ahay
Ani waxan kujira qeybta riyaad isdaan u arko ayeey udhacda sheikh
Wcs wr wb
Masha allaaah
Asc sheq waxan kuriyotay anigo saran moto Bajaj wax il saran wiil an qof aqo nin ay idhahay max waye wiilkan kul saran waxan hahay ayat ay dhadhay wiilk asigo dhahayo wan dhiitay wan dhiitay anigo madax hasto ashahadanayo ee sheqo isofisir qer allh kusiyo
Masha Allah sheikh aniga waxan kujiraa numar sadax iyo number sideed allow nawanaaji dhamanteen
Bisha lixad mise shanad an arke mise Ana umaleyo🤔.😅😅😅😅😳
Asc sheikh waaxan kuriyoda mar hor ayaan riyow ku arka please 🙏 jawab wacan
ASC
Waan isku arkay xitaa riyada iifisiranto
Amiin amiin amiin
Waxan leeyahay gariirkaas halmar bad modaa in lay gilgilay iyo gacata i cuncunta waxan helaa mel ay iiga timaadoba iyo waxba niyada igaga soo dhaca waxan is odhanaya sidaas hadii ay dhicilahayd saa sidi bay u dhacdaa haday doonto beryo badan kadib qofbaan wax la jeclaanaya saa sidi bay noqota
Aslamu calaykum sheikh Riimi
Please riyadan iifasir xalay waxa kuriyoday iyado gurigayaga cadar lagu buufinayo hoyo aya bufinasay cadarka wuu iiso urayey udgoonbu ahaa inanban ahay
2018ki Ramadan ayey igu dacday habeen ano salad ku jira iyo ano dhameeyey ba waxaa ila joogay dad dhar cad Xiran oo badan Habeenka waxan moday inan geeriyonayo subway Allah cabsi marki Dambe 1di habenimo ayaa Takaday Allah baryay inuu waxaas mesha ii jooga ka kexeyo marki ba wey tegen markasa sexday waxba ma arkin laakin Ina la ila joogo Wan dareemayey weliba wax badan oo iso daawanaya oo dear cad xidhan
iisooducee sheekh waxaan jiraa 14
Inan imtixaanka kubaaso 8aad baan ahay
Allaha kufuududeeyo aamiin aamiin aamiin yaa Allah
Awliyada miyaa
Asc shiikh riyooyinka fasirkooda ma joojisey riyo ayaa soo qorey waxan rajeynayaa in aad soo jawaabto insha Allah
6
Suhaariga kuwa la dhaho miya sheekh Mase taqana sawhari ama suuhari
Wll maxay yihin dadkas inan wax ka faaiido ban rabaaye ado raaliya mai sharaxi karta
Qeban kaleyahay sheikh
Aniga dadka waalan iyo dadka aqliga naafada ka ah ayaa àad iigu dhawaada meesha aay dilayaan dadka kale maxaa lagu micneen karaa kkkkkk
Hadad waxku sameyso dadkas maxa kugu dhacayo
Sheikhow telephone number halagaan rabaa
Ameen