GAARIGII IGU HOREEYAY AAN IIBSADO ALHAMDULILAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio Рік тому +386

    Mashallaah wllo Asad baraakallah 🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤

  • @hosowpro
    @hosowpro Рік тому +101

    Masha Allah Hambalyo, Marwalbana taxadira Insha Allah.

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +126

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Рік тому +45

    Qofkii ugu wacnaa ee abid ugu aqoonta badnaa, uguna quruxda badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed (scw).❤🫶💝

  • @cadceedabdullahi248
    @cadceedabdullahi248 Рік тому +264

    Like aa raba Anigo Allah iyo nabiga ku qaraban 😮😢

  • @electronicparacticsengshek6488
    @electronicparacticsengshek6488 Рік тому +67

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️🥰💖💕❤️❤️💘💕

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 Рік тому +119

    Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Muxammad) ﷺ:📿❤️

  • @niciimaahmed1157
    @niciimaahmed1157 Рік тому +15

    Masha Alh walalkaa Cabdulaahi waa nin qiimobadan Walalnimadu waxaytay halaga barto❤

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +275

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +61

    Wakhti ma u helaysa saliga nebiga (scw).🥰🥰🥰

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +306

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️💯😥

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Рік тому +25

    ❤❤ MashaAllah tabarakaAllah 💕
    It's a milestone, it's a dream come true 🎉 congratulations ASSAD

  • @sadiyamohamed-xj6cl
    @sadiyamohamed-xj6cl Рік тому +109

    Quraan ku aqri walaal baarakalaah❤❤😊😊😊😊

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 Рік тому +15

    Waw msha alah awalalo isjecel waiska sidas isha cadoka alaha kaqabto wllkey garika quran halasaro insha alah❤

  • @qaaliaadan3958
    @qaaliaadan3958 Рік тому +46

    Hambalyo wllkey Asad masha Allah wllkaga Abdalla Allaha ku dhafo gaariga cusubna waxa ugu horeyo ad ka dareysid quraan ha noqdo cimri dheer iyo caafimaad taam ah aad ku dhameysato Allaha ku siyo🤲

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal Рік тому +1

    Masha allah cumeer sxb dhab ah cabdulahi alle haku daysto asad jiroo joog walal qaliya we are very happy

  • @juniorkadar2274
    @juniorkadar2274 Рік тому +28

    The best UA-cam in somali ❤keep going Asad Hagio ❤ ku salii nabi Maxamed scw❤

  • @faaisamaxamud9579
    @faaisamaxamud9579 Рік тому +1

    Asad farxada aad dareentay darteed wan ooyay ilin iga soo daadatay allah hakuu barakeeyo asad aboowe il iyo cowri allah hakaa haayo qur an ku aqri aboowe

  • @muhamaxamud466
    @muhamaxamud466 Рік тому +46

    Asad isn't easy 😂😂waxbaa kasoo guuxayee malimahanbee miya diyaar garaw ku jirta qoftii miyaaa noo soo wadaa wllo from hrgyz cdy salan sare bro😅😊😊

    • @Tutulisho
      @Tutulisho Рік тому +2

      MALINTA KALE SUPRISE OO XAAJIYADII

  • @safiyasaleban992
    @safiyasaleban992 Рік тому +1

    Walaalo isjecel ilahay ha idin marakeyo wll adna Asad caafimaad taama insha allah 🤲🤲🤲

  • @ehlu_taqwa
    @ehlu_taqwa Рік тому +43

    ASAD HAGGIO HORMARKAAGA SOMALI OO DHAN JACEL INTAS IYO KABADAN ALLE HAKU SAHLO🎉❤❤

  • @salmaanhassenmahed4180
    @salmaanhassenmahed4180 Рік тому +7

    Quraan Saar kaariya ilahey siduu kugu xifdiyo ❤

  • @hodanmire1535
    @hodanmire1535 Рік тому +7

    Waaw ayadon marada laga qadin ayan daremay in uu GADUUD yahay m.a garigaga alla gaku barakeyo🥰

  • @asiamoalimabdi9821
    @asiamoalimabdi9821 Рік тому +3

    Masha allah congratulations 🎊 gaariga Quran saar quran ka daar hor mar wacan wll asad

  • @HaniHaniMubarak
    @HaniHaniMubarak Рік тому +87

    Nabiga kusaliya scw 😊

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 Рік тому +1

    SAGA.....Abdullahi Dooq ayu leeyahay wllhi. only real drivers know how smooth this thing is ❤‍🔥❤‍🔥❤‍🔥

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Рік тому +15

    Team 27 malaayin qof ayaa tihiin waxaa idinka codsanaa dhamaantina in aaad eedadee igu so duceesaan walibo si niyad ah inta xanusan alle ha caafiyo inta cfmdka qabto alle ha u siyadiyo asadna alle haku barakeyo gaarigaaga🥰🙏

  • @MACSARO_PRO1
    @MACSARO_PRO1 Рік тому +1

    Wlhi si qalpiyana u farxay hambalyo wllkey asad 🥰🤗🥰

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Рік тому +15

    Maashaa allaah Maashaa allaa adiga iyo cabdulaahi makala dhamaanaysaan mar walbaa waa walaakaa .lama kala dhamo farxad kunoolaada dhamaantiin ❤❤❤❤

    • @MetaXeditz147
      @MetaXeditz147 Рік тому +1

      yes wll waad mahadsantahay thank you

  • @djtimacade7154
    @djtimacade7154 Рік тому +3

    Wllkei Asad farxadada ilaah haku siyadiyo🥺🤲

  • @rkman5663
    @rkman5663 Рік тому +30

    Finally you got the car you wanted we must see new fire challenges ❤🎉

  • @umuahmed6246
    @umuahmed6246 Рік тому +7

    Congratulations 🎉 wllkey asad xaajiyow farxadada waa farxadeena insha allah abdalle adiganeh waad mahad san tahay wllkey sida aad noga farxisay asad caafimaad aan ku rajeylaa❤❤❤

  • @nasiimali2095
    @nasiimali2095 Рік тому +11

    Inta lafaraxday Ani cml love saar😍👋🏻

  • @maiza4163
    @maiza4163 Рік тому

    mashalah asad habo ilahay hakuu barakeeyo adaaa wadioonan umalaynayaa xaaskii ayaa kuxigidoona inshaalah cibaada ilaahay iyo quraan ka akhriskiisa haka tegin iyo ducada iyo tasbiixa iyo seliga nebiga scw ilaahay ha ku xiftiyo aamiin

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 Рік тому +12

    Hambayo Asad farxadaada waa farxadena gaariga madoow ⚫️ oo ku qurux badna m.a sidisa kale ✔️ waye ❤❤❤

  • @saalimmustafe6878
    @saalimmustafe6878 Рік тому +11

    Asc wllo asad hajiyo xanun kaaga waxa udawa ah dhakhtar ku yaala dalka German ka kaaso lafdhabar taada udawo ah waayo isaga ufiican dhinaca dhabar ka in sha allah inad tagdo rajeyneyna ❤

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +3

    Mashllh farxdaadu wa farxadeena wllo inta io inkabadan gaadh inshllh horumar wacan garigana Quran saar..😁🥰💯😍

  • @AbdirahmBuuni
    @AbdirahmBuuni Рік тому

    Masha allah horay u soco asad hagio hambalyo gariga abdulahi ma garayo waa iga kaftan intaas horay u soco walaal

  • @farhiyofarah6217
    @farhiyofarah6217 Рік тому +4

    Allahuma sali calaa sayidinaa muxamed, maasha allaah asadkeena alle hakugu anfaco gaariga walaalkiis ashoone

  • @mahadahmed9669
    @mahadahmed9669 Рік тому +2

    HAMBALYO HAMBALYO SHP WLLHI WAXAAN UFARXAY SI AAN ANIGU CAMAL AAN SOO IIBSADAY AMA LEEYAHAY SHP KEEP GOING SHP GUULAYSO MARKASTA ❤❤

  • @caaliyagoobaad1914
    @caaliyagoobaad1914 Рік тому +30

    ❤ماشاء الله تبارك الله ❤asad Hagio wllo 🥰

  • @omarabdillahi2480
    @omarabdillahi2480 Рік тому +1

    mansha aallah farxad iyo gubo nimo lkn abdilahi xaaji wax badan ayuu ka mudanyahay ogow wll nimada wax kawayn ayuu ku yahay waa walid kaga labad alle ha ni xafido aamiin

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Рік тому +18

    Allow Cimrigisa raaji Qofkii isoo booqda🤲🥰

  • @abdirashidlaadirka
    @abdirashidlaadirka Рік тому

    Asad guul walpo uu garo waxa kadanbeyo alle swt iyo wllkisa cabdulahi best brother m.a

  • @kheirowabdi2713
    @kheirowabdi2713 Рік тому +6

    Today’s Beautiful Hadith is about Honesty in Transactions
    It was narrated that Hakim bin Hizam (RA) said: "The Messenger of Allah (SAW) said: 'The two parties to a transaction have the choice so long as they have not separated. If they are honest and open, their transaction will be blessed, but if they tell lies and conceal anything, the blessing of their transaction will be lost."
    (Sunan an-Nasa'i 4457, Book 44, Hadith 9)
    Be honest in all that you do. Honesty is full of blessings and reflects good character. Dishonesty removes blessings and is harmful. In whatever transactions you undertake, be honest and fair. Then if your transactions are blessed, so will your trade be Insha’Allah.

    • @hassanlove8511
      @hassanlove8511 Рік тому

      Asc asad xaajiyow wa nin nasiib badan waayo waxoow leyahey walal.fiican oo an dhihi karo wa 100/100 fiican walalkiis malinkii dhiku.ku dhacey ilaa hada wow garab tagnaa oo farxadiisa ow ka talinaayey. Inkastoo rer xaajiyo awalba ee ahaayeen dad is jecel iskuna xiran. Qoskas weligey qof kamid ah si toos ah uma arkin inaa UA-cam ka arko mahane. Kaliin magaladha marko ee dayanaan jireen oo asad xataa dhawaca iw ku naafoowey ku gaarey an dagey oo an gabar ka guursadey ana hada qabaa.
      ASAD NAAFO MA AHAN OO WALAL IYO EHEL JEC AYOOW QABAA. FADLAN QOF WALBA OO QORALKEYGAN AQRIYA WAXAN KA CODSANA IN OW WALALKEN SOMALIGA AH EE MUSLINKA INOOW U DUCEEYO IN ALAAH U KASO IN OW LUGAHIISA DIB UGU SOCDHO.
      MIDA KALE AN IDINKA CODSANAA WAA IN AN DHIIRI GELINO OO AN UA-cam KIISA SUBSCRIP U DHAHNAA. BOROGAMYADHIISANA WA KUWO FIICAN OO NOOC KASTA LEH. SOMALIYA GUUL IYO GOBANIMO SOMALI ALAHA NABADEEYO

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Рік тому +2

    wow m.a 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️ wlltinimo 😭❤️ qiiiimo badnaaa alow wll ha no weyn sey m.a asad io Abdulahi❤️😭😍

  • @kaahaahmed6778
    @kaahaahmed6778 Рік тому +4

    Wow finally gaaari waaa iibsanay team 27 ,waliba challenge ga do or quite oo taxsi loo qadan jire😂😂

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Рік тому

    maasha allah hambalyo asad hajio insha Allah lugahaaga Adigoo kusoctidna inuu ilaahey natuso Ayaan rajeynenaa

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 Рік тому +9

    Mashallah asad hambalyo allh yubaarik quraan saar birta wey dhib badantahy iska xijaab ❤

    • @sahramohamudali663
      @sahramohamudali663 Рік тому

      Masha allah asad xajiyow alaha haku barakeyo gariga cafimadna ale haku siyo lugahagana dib haku soceliyo adigow soconayo ale hana tuso❤❤

  • @Cumarchris
    @Cumarchris Рік тому +2

    The time is now ayaan ku haystaa keep going my pro asad im very proud of you from hargaysa❤❤

  • @halimaissackbulle3726
    @halimaissackbulle3726 Рік тому +15

    Mash allah alhamdulilah my lovely brother congratulations ❤❤❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 Рік тому +2

    Abdilaahi❤❤ si khaasaan u salaamay walaalka aduunka ugu qaalisaan❤❤❤

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Рік тому +9

    Kusali nabigeyna Mohamed scw..❤

  • @mohamedmahamuudabdi6292
    @mohamedmahamuudabdi6292 Рік тому +1

    Wlhi waxaan ugu farxay si aaan anigu soooo iiiib saday ooo kale wlky Asad nooolow wllky❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Рік тому +7

    WALALNIMO QIIMAHEDA WAXAAD KA QADAN KARTA ABDULAAHI HAGIO MASHA ALLAH ANYTHING WALAL LA SIIYO WU SIYAY ASAD ALLAH IDIN XAFIDO ASAD IYO ABDULAAHI ❤

    • @niciimaahmed1157
      @niciimaahmed1157 Рік тому

      Haa xaqiiqdii Xataa Xanuunkisii Ninka kaliyee dhabarka urituu Ahaa Walal sidaasa Aduunka Waa waxyar

  • @hamdazakiriye7374
    @hamdazakiriye7374 Рік тому +1

    Waaw ma sh allah ku barakeyo wll mcn faraxad ku qado wll mcn❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +3

    Masha Allah walal an lawada heysan walalow adi weeye walal laan ale nama dhigo walalkey warajadisa ina ugado aya jeclesaty Allah ila garab galo insha Allah 🤲

  • @hamdiabdi7875
    @hamdiabdi7875 Рік тому +1

    Mash allah Wllahi aad ayuu u Qurux badan yhy ilaahy Haku Barakeeyo Wll Qli ❤️

  • @ZakiyaAdan-kr3ot
    @ZakiyaAdan-kr3ot Рік тому +23

    Congratulations bro keep going u deserve more bro Asad hajjio my fav ❤❤

  • @adamzahil
    @adamzahil Рік тому

    asad wllkei mcn waan ku tagera shp hore u soco i.a haduu alle idmo malin un waxan ku rajeyna inad lugahaga ku istagto shp mcn weliba mar dhow i.a ilahow ducada no aqbal 🤲🤲🤲

  • @qadancalimooge1374
    @qadancalimooge1374 Рік тому +5

    Azc azad wllo waan uxiizay Teem 27 Muda ma dawan muqaladiiza Imss you Teem 27. Zomallind kaa zoo zalamaya wllo💚🤍♥️

  • @hiboabdilahi
    @hiboabdilahi Рік тому +1

    Mansha alaah Ilaahay ha ku barakeeyo anagana hana siiyo farxadas oo kale

  • @muniramohamed4265
    @muniramohamed4265 Рік тому +3

    masha Allaaah asad hambalyo gaarigena cusub Allaah ku barakeyo adna lugahaga dhulka ku dhigo o ku caafiyo insha Allaah

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 Рік тому +2

    Cumer garabkisa markasto joogaa asad abal weyn ku leyahy❤

  • @xanaan24
    @xanaan24 Рік тому +14

    Inta,abeeera u xiistay like saar 😢😢

  • @sadaamomaar1429
    @sadaamomaar1429 Рік тому +1

    Wow mansha alh ilahay guul walba hakufudeydiyo asad

  • @samehaibrahim3939
    @samehaibrahim3939 Рік тому +6

    Congratulations Asad 🎉 hailowin inad quraan quaqriso
    Kheyrkis illahy weydisato shartis ne illhay kamagangalo. And I.a it will be OK ❤

  • @xasanseka8206
    @xasanseka8206 Рік тому

    Masha allaaah team 27 hada nahay wa kula lenahay my bro Asad Haggio 🎉🎉🎉
    Allaha ku barakeyo walaaal

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 Рік тому +6

    Asadow aboowe Ana goormee iPhone iigadee ilaa iyo 3 bil mobile la an ahee gbr wllshy ah midked Isla istimcaalaynaa wllhi 🥺 wllk wax kulama ahee hadad fariintayda aragto ii so jwp 🙏🥲

  • @SafiyoMaxamednuurSafiyoM-bu4vj

    Masha Allah hambalyo abowe ilaahay hakuu barakeeyo waa ku farxay wlhi

  • @muniiromaxamuud8545
    @muniiromaxamuud8545 Рік тому +5

    Waxaa noqday qofkii uguhoreye ee lek kusiya hada vidowgan❤❤❤🎉

  • @ramloruun9573
    @ramloruun9573 Рік тому +1

    M.a walalka ilahi ha kudayo abow mcn I love you asad hagio

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Рік тому +3

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @Khadra933
    @Khadra933 Рік тому +1

    Mansha Allaah. Allaah. Ha kuu. Barakeeyo. Akhii. Beryahanba. Waxan. Niyada. Ku hayey. Gaari. Cas . Insha Allaah. Soon

  • @queenyasmin6782
    @queenyasmin6782 Рік тому +9

    MashaaAllah Illah hakubarakeyo walal❤

  • @mupazhirafi2296
    @mupazhirafi2296 Рік тому

    Mnsha allah allaha ku barakeyo Abdulahi abalkisa jano allaha ka dhigo😢

  • @iqlaasomar436
    @iqlaasomar436 Рік тому +3

    Mansha allah guul kawayn ayaan ku rajaynayaa walalkeey diyaarad in aad gadato insha allah waliba mid qaas ah❤❤

  • @fartaxaaji9451
    @fartaxaaji9451 Рік тому +2

    Walalka wangsan waa midka marwaliba kula jecel waxa wanagsan jecelna farxadada❤

  • @fatimacabdi8185
    @fatimacabdi8185 Рік тому +5

    Congrats Ilaahy hakuu barakeeyo wlalo,proud of you man😊

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Рік тому

    I.a iisoo duceeya soomaaliyey jeebkey in alle uu iibuuxiyo waliba xoolo xalaal ah

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 Рік тому +3

    Mnsha alh is ilaaliya oo Daxadara dhanka wadoyinka ❤

  • @vaatihchannel2720
    @vaatihchannel2720 Рік тому

    Mansha allah wll asad allah hakuu barakeeyo gaadhigaaga cusub runtii aad ugu farxay

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 Рік тому +9

    Hambalyo Hambalyo 🖤 🎊🎉
    Never give up 👆
    Deserve more success 🖤🎉

  • @suhaybmuuse6691
    @suhaybmuuse6691 Рік тому

    Mansha Allh walaalka abdilahi alle haku dayo wu ku jecel yahay wllhy❤gulayso asad hagio

  • @habiiboabdulkadir6788
    @habiiboabdulkadir6788 Рік тому +3

    Waaw mashallah aad ayuu u qurux badan yahay 😮❤

  • @ubahmohamed2250
    @ubahmohamed2250 Рік тому +1

    Mansha Allah wllkey 🥰 wlhi adunyadu way kala duwan tahay Malin wanagsan iyo Malin xun ba way ledahay lkn waxa lagu dhafa samirka iyo talasarashada Allah 🤲💯

  • @maanka_7
    @maanka_7 Рік тому +11

    Mshlh congra bro, we proud of you, inkasto gaariga silver ama black uku fiicna hadana the best waye wlhi, dhoor mar aragnay marka challenges ka samenesan oo bananka ubahatan idinko dad wacaya, adigana said ku cawina.
    Wishing u all the best man 👍

  • @ShukriCabdi-li3np
    @ShukriCabdi-li3np Рік тому

    Masha Allah walal Azad allha ku barakeeyo insha allah

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 Рік тому +5

    Prank wye haisku daalina😂😂😂😂😂😂

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok Рік тому +1

    Congratulations 🎊 masha Allah asad adiga Kan wa ku anfacayaa Lakin don't compare to abdulahi's vehicle is quite bigger boody and expensive than your baby but you good to go with your red sports car. Once again Congratulations 🎉 one more thing asad sadaqo ubixi si uu kugu noqdo mida kusii barakodo alle na hakugu amansado iyo qofkasto kula Koro garigas but don't forget sadaqo.

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 Рік тому +42

    Masha Allah very beautiful❤🎉

  • @xaliimoaxmedcali
    @xaliimoaxmedcali Рік тому

    Ha washidanyaha wllo waxa susub walag wanqalaye kawanqal inasha allah cimridher iyo dibado suban ban kurajaynay wllo

  • @amalomar380
    @amalomar380 Рік тому +6

    Masha Alla congratulations 🎉
    I can’t Waite to have my second car and red off my first car.
    Having your own car is freedom

  • @maryanhassan233
    @maryanhassan233 Рік тому

    M.a wllkey hmblyo mid ku anfoco ku nabad gasho alle hakaaka dhigo aamiin

  • @hafsasu4193
    @hafsasu4193 Рік тому +8

    ماشاء الله تبارك الله مبروك الف مبروك يا اخي الله يباركلك 🎉🎉

  • @AblaahiCali
    @AblaahiCali Рік тому

    Szpkey asad xajiyow gariga gadatey wa arin ad i farxad galineyso horey u soco wlkey mcn

  • @akmo2362
    @akmo2362 Рік тому +5

    Mnshallah ale hakuu barakeeyo ❤🎉

  • @sakariyeyare-bu8tl
    @sakariyeyare-bu8tl Рік тому

    C/lahi youtube ufur sxb mcn asaad hagio wa jecel nahay wa codsi ya igu racasan ❤❤❤❤❤❤

  • @sumayarage8424
    @sumayarage8424 Рік тому +4

    Fv UA-camr ❤❤🎉

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Рік тому +1

    Wow! He is legend man my prother c/laahi Hagio