WAA AMINI LA AHE WALASHAY OO 2 SANO KOHOR IGU DANBESE OO KADIS KOKO IGU GEESE AIRPORT KA………

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @amiiraqueen2947
    @amiiraqueen2947 3 місяці тому +614

    Saa u ogaa inay maalin uun u imaanayso wllshed wehelna ay helayso sundus ❤😢🥹

    • @zaamiyazimba
      @zaamiyazimba 3 місяці тому +8

      Same walahi 😢

    • @CayniAbdirahmaan
      @CayniAbdirahmaan 3 місяці тому +4

      Masha allaH 🎉❤😊😢

    • @nehaaabdullahi
      @nehaaabdullahi 3 місяці тому

      𝑴𝒂𝒙𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒅𝒂 𝒘𝒆𝒉𝒆𝒍 𝒍𝒂,𝒂𝒂𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒉𝒆𝒔𝒆😂😂

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 2 місяці тому

      Maasha Allah❤😢

    • @MunaAxmed-r7x
      @MunaAxmed-r7x 14 днів тому

      My name was John ​@@CayniAbdirahmaan

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 місяці тому +271

    Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf
    Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 3 місяці тому +387

    Omg wlhy waa ilmeeyey walaanimadu waa cajiib wlhy alle haysku kiindaayo ❤❤
    SUNDUS waa iga ilmaysiisay team qalbi jileec😢😢😢

  • @Hinda_02
    @Hinda_02 3 місяці тому +74

    waxay ku bilawday maxaa la catowday iyo waa ba,baday walal la ,an ilahaw hana dhigin 😢qofka kaliya ku daremi kara wll waaye ♥️😊

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 3 місяці тому +1

      Asc wll qali plz igu so bir 🙏🥰🙏❤️

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 2 місяці тому

      😢😢

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +896

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤️

  • @AsmaaAadan-oh1lo
    @AsmaaAadan-oh1lo 3 місяці тому +34

    Nabigii dunida ugusharafta badnaa naago oo na arkin no ooyey oo raxmatu lil caalaiin uu aha nuur salalaahu caleehi wasalam muniir salallahu caleehi wasalam bashiir sallahu caleehi walam nadiir salallahu cleehi wasalam mukhtaar salallahu caleehi wasalam abulqaasim salallahu caleehi wasalim mustafa salallahu caleehi wasallam muxamed sallahu caleehi wasalam axmed salallhu caleehi wasalam saadiqul amiin salallahu caleehi wasalam scw alaahuma sali calaa muxamad wacaalaa aali muxamad kamaa saleyta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiim inaka xmiidu maajiid alaahuma baarik caalaa muxamad wacalaa aali muxamad kamaabaarakta calaa ibraahiima inka xamiidu majiid scw

    • @Nicmobishar
      @Nicmobishar 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Sumayyyya23.
    @Sumayyyya23. 3 місяці тому +557

    Koko Ookale dunida wey ku yaryihiin wlhi 😭❤️

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +19

      Saaxiib fiican waaye

    • @idilMohamuud
      @idilMohamuud 3 місяці тому +17

      Koko oo kale❤

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 3 місяці тому +13

      Koko maha saaxiib ee waa wallal qaliah mashallah koko bulle

    • @HodanhasanMaxamed
      @HodanhasanMaxamed 3 місяці тому +9

      Walaahi waa ilmeeyay haduusan wanna I istaagin badalkeda hadaan ahaan lahaa waan suuxilahaa Wali wanna haa igaraacmoyo barasharkas ikacay oo my good

    • @Sumayyyya23.
      @Sumayyyya23. 3 місяці тому

      @@HodanhasanMaxamed ilahey Haku cafiyo Wlhi qof inta social media saa oga arkeysid In kabdn inu wanaagsanyhy wey dhacdaa 💕

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 3 місяці тому +109

    koko iyo cumeer waa dad wanagsan sundus ogoow farxadan okle lama helo sxb sidaan kugu sameynaayo wn kula ooye caawa farxad darteed❤❤ asad kadis ugu geey asna

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 3 місяці тому +6

      Dadki xly koko iyo sundus isku dirayy kwrn 😂

    • @NajmaAli-mi7ld
      @NajmaAli-mi7ld 3 місяці тому

      Mexe la hayeen​@@Fatuush11

  • @Mumtaazmuxiidiin0000
    @Mumtaazmuxiidiin0000 3 місяці тому +841

    Awww inta ku faraxday iney sundus wlsheed utimi😭❤️🫂❤️‍🩹😁

  • @FarxiyoYuusuf-pv4of
    @FarxiyoYuusuf-pv4of 3 місяці тому +42

    Ma. Sundus koko gabar fiican wye ilaasho❤

  • @ShukriCabduqadir-bb6hr
    @ShukriCabduqadir-bb6hr 3 місяці тому +165

    Ala markaa family kadiska ugu tagi jere Soo xasuste walashey sey uso oraday lee alaa 😢😢

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 3 місяці тому +13

    M.a sundus abaayo koko waa walaal wngzan ee ilaasho waqtigu wuxuu ku siiyey dad fiican m.a😊❤

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 3 місяці тому +331

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 😢

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 3 місяці тому +53

    Sundus sey ufaraxdey ani xita wa farxay 😢❤

    • @SaynabHassan-go2ro
      @SaynabHassan-go2ro 3 місяці тому +2

      Amba. Waa. Farxayyyy. Waalaaha❤❤❤❤❤😢

  • @mss.dhexeyar
    @mss.dhexeyar 3 місяці тому +190

    Sundus sey ufarxdey ani xita wa farxay😢

  • @Zoniya-j5c
    @Zoniya-j5c 3 місяці тому +37

    Allh wiilkayda in ay lasocdo kuficnalahed sedey ufaraxdo waa layaha wallhi welcome malesiya Hani ❤❤❤❤❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 3 місяці тому +462

    Inta soo cararaty markee suprise maqashay like sara❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +57

    Kokodeydii naxariis badan karti badan wllhi waa kufarxey saad sundus ugu farxisey ❤❤

  • @RaaxoRaaxoruun
    @RaaxoRaaxoruun 3 місяці тому +164

    Ayy kokodeena say sundus teena ufaraxday❤❤

  • @DeeqoAbdullah-ol8zb
    @DeeqoAbdullah-ol8zb 3 місяці тому +78

    Koko oo kale dunida masoo Marin saxib wanagsan❤❤😢

  • @SuhaylaMaxamuud
    @SuhaylaMaxamuud 3 місяці тому +242

    Aniga walashey Alle Hownaxaristo amiiin 😢😢

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe 3 місяці тому +106

    bas walhy sundus wehel bay heshay 🥰aaway inta rajeenaysa in walaasheed utimi taao iyo inta rabta iney team 27 kusoo biirto like

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 3 місяці тому +165

    Sundus koko saxip qimo badan waye ilasho❤❤❤❤

  • @AyanAbdullahiomar-u3s
    @AyanAbdullahiomar-u3s 3 місяці тому +49

    Wlhi wn farxay sida iney walshey ii imanoso cml wadnaha iqaracmy omg😢😭

    • @HodanhasanMaxamed
      @HodanhasanMaxamed 3 місяці тому +1

      Kulamidaa noqday ilaahada wanna igaraacmaya barashalka haduusan idhicin alxmdulilah walahi

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 місяці тому

      ​@@HodanhasanMaxamed wacnidaa ❤

  • @asmaqali4023
    @asmaqali4023 3 місяці тому +299

    Inta og video gan midka xigaa inuu noqonayo walaashay baan team 27 si kadisa ugu geeyay😂

  • @AbdullahiVL
    @AbdullahiVL 2 місяці тому +6

    koko siday u hadasha jeclahay hadalka xoog inay kuso saaraysaa modaa 🥰🥰

  • @DiiriyeAbdilahi
    @DiiriyeAbdilahi 3 місяці тому +65

    Sundus wll Kooko ilaasho❤❤❤weyku jeceshahay

  • @ramlaabdiramlaabdi
    @ramlaabdiramlaabdi 3 місяці тому +20

    Sundus waa emotional socdo wllhi 😭m.a welcome bato❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +840

    Team sundus one like 👍 ❤

    • @aminahassan1836
      @aminahassan1836 3 місяці тому +13

      Wow samia asc

    • @Safamaye1884
      @Safamaye1884 3 місяці тому +7

      Samia asc abyo waanku taa geera ❤

    • @Nimo-fk3ns
      @Nimo-fk3ns 3 місяці тому +5

      Asc Samia

    • @SaynabHassan-go2ro
      @SaynabHassan-go2ro 3 місяці тому +2

      Waan. Ku. Salaamayy. abyo. Saamiyo❤❤❤❤

    • @YusroKhaliif
      @YusroKhaliif 3 місяці тому

      🥀🥀🥀🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖💖💅💅💅💅💅💅

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f 3 місяці тому +16

    Ay sundus quruxeey walahi mashalah farxad caawoh walasha kuu imaade walahi isku qusul tihiin iyo iskuhadal ay sunduseey koko waa saaxiip qiima badan oomarwalpaa garapkaaga ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 3 місяці тому +73

    Koko waa qof walalnimada waxka taqaan❤

  • @Hafsa_Deyr
    @Hafsa_Deyr 3 місяці тому +13

    Heesta wlltinimada Markaan Maqlay Waa Ooyay Mana Grnyo Zbbta 😭😭😭

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r 3 місяці тому +52

    Team sundus maasha 600k boqol sundus maasha 500k coming soon inshalah walalahey qali

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 3 місяці тому +1

      Asc wll qali plz ❤🙏🙏🙏

  • @ruqiyomohamed9954
    @ruqiyomohamed9954 3 місяці тому +13

    Waaw masha allah koko waa saxib fcn iyo cumeyr aad bey kugu dhow yihin qaasatan koko markaste dalxiis wad isla jirtan waa qalbi wngii oo qof ah aad ban ugu farxay imaasha walasha wehel bad heshay guriga kula jogayo adna kaa fikirayo

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 3 місяці тому +49

    Sundus rag cml u ordee team 27 dumarka sundus ugu orad bdn yaa ila arkey

  • @ibrahimaxmed734
    @ibrahimaxmed734 3 місяці тому +4

    Kusaliya nabigeena Muhammad' sallalaahu calayhi wasalam 2:18

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 3 місяці тому +109

    Sundus your sister is beautiful 😍 Allahumma barik

  • @KeyfCali-c1e
    @KeyfCali-c1e 3 місяці тому +13

    Awww inta ku Faraday iney sundus wlsheed utimi😭🫂🥲⚰️⚰️🥺🥺🤲

  • @leyloahmedabdimoha857
    @leyloahmedabdimoha857 3 місяці тому +65

    Aniga walaaladeyda 4 sanno maanan arkin wllhi family dhamaan waan uxiisey ❤😢

    • @RamlaAbdirashid-ob9cs
      @RamlaAbdirashid-ob9cs 3 місяці тому +1

      4 leya ani 10 sana ma arkin wllhi😢

    • @khadiijajoya747
      @khadiijajoya747 3 місяці тому +1

      3sank ma arkin 😢wan uxisay

    • @luleey381
      @luleey381 3 місяці тому +1

      @@leyloahmedabdimoha857 Leuko &. Ramla & Khadijo Walaalyaal Inshalaah kheyr waa isku imaan doontaan haddii Ilaah raali ka dhigo wax kasto waa qadar alle wax Ilaah ka barayaa in aad wada kulantaan dhamaantiin 3dii gabadhood & inta Muslim amiin amiin amiin amiin amiin amiin Yaa Alaah Walaalyaal Alaah idiin xafido dhamaanteen inshalaah kheyr

    • @MaxamedXasan-j8d
      @MaxamedXasan-j8d 3 місяці тому +1

      War hadaa latagirabaa❤❤❤

    • @fadumohassanmahamud9050
      @fadumohassanmahamud9050 3 місяці тому

      😢Ani 14 sano

  • @AaAa-w6u4m
    @AaAa-w6u4m 3 місяці тому +13

    Sundus koko ilaasho wey ku jeceshahay wllo

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +197

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼

    • @IkraanXasan-c1o
      @IkraanXasan-c1o 3 місяці тому +1

      Scw❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +1

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiCismaan-ho2ve
    @CabdiCismaan-ho2ve 2 місяці тому +6

    Walaalo kusal nabiga scw I

  • @QadroAhmed-l4r
    @QadroAhmed-l4r 3 місяці тому +95

    Anu ku wada salino rasuulkeyna Muhammad ❤scw❤ scw❤ scw scw scw ❤❤❤

  • @xidigtiibari7976
    @xidigtiibari7976 3 місяці тому +18

    Wn kula farxay sundus jacayl walaaltinimo way baaba’day bay uga dhagtay walaalnimo❤

  • @hazalQarjab
    @hazalQarjab 3 місяці тому +77

    inta kufaraxdey like isra❤🎉

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 3 місяці тому +51

    Siman ayanlena wan sugaynaa inay kadis nogu timaado❤farxada sundus waxa ka jeclahay malahan😭❤

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 3 місяці тому +53

    Mnsha allah sundus wehel bey heshaY wllnimadu macana❤😢

  • @NajmaMaxamed-bg3fd
    @NajmaMaxamed-bg3fd 3 місяці тому +54

    Inta kadiska neceb ama wax lagu gadiyo neceb sideya cml one like😊

    • @Hanafilms7
      @Hanafilms7 3 місяці тому +1

      Wllahi waa necbhy😂

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 3 місяці тому +74

    Ax qof walaal ka maqan dareemkkaro😢😢 ilahow nabad naku kulansii

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin 3 місяці тому +48

    Koko qf wangsan waaye wlhi mashlha uma ilaahey waaa marqaati isha xasatka alha kaa qabto abyo sundusa adiga marba dhinacaa luguu jiitaa koko qf dhaama lawaa qftan wlhi

  • @MuztapheMuktar-lf9mr
    @MuztapheMuktar-lf9mr 3 місяці тому +53

    Team sundus 1 like 😂🤍

  • @FadxiyaCilmi-y6w
    @FadxiyaCilmi-y6w 3 місяці тому +102

    Ala waa la ilmeeyay Sunday manta wehel bay heshay inta Ku faraxsan like

    • @SalmaAli-eo5gq
      @SalmaAli-eo5gq 3 місяці тому +1

      Sunday wa ayo😂😂😂😂😂😂 sorry

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +38

    M.a koko😫wlhi poqorad wye🥺❤️❤️❤️

  • @marryme4690
    @marryme4690 3 місяці тому +12

    Sundus Waxee dhahdab Idinka Walalihin Heesatan
    Finally manta Wallshed ka ween imate😂😂

  • @FartuunDagan-ld9oh
    @FartuunDagan-ld9oh 3 місяці тому +52

    Koko adigeey kujeceshahay😂😂😂

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 місяці тому +8

    7 sano Hoyady iyo walalhyga igu danbaysay iso ducaaya isniinta hami baa leeyahee😢❤

  • @FahiimoGeele-bc1qs
    @FahiimoGeele-bc1qs 3 місяці тому +36

    Anaba Ooyay wlhi ilahayow ana wllalahay ila kulmi😢😢😢

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 3 місяці тому +8

    Masha Allah koko sundus manta farxadeeda ayaad ka talisay, Sundus es not easy

  • @safiyoabdulqaadir5964
    @safiyoabdulqaadir5964 3 місяці тому +52

    M.a wlsha waku weyn laheyd hdaa safaris aadi laheyd😢

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 3 місяці тому

      Asc wll qali plz igu so bir 🙏🥰❤️

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 3 місяці тому +28

    Wlhi Waa udhaaran karaa in aysan isla ogayn😢❤ M.A

    • @FiyoorMaxamed-qo7zh
      @FiyoorMaxamed-qo7zh 3 місяці тому +1

      Alla hadharan way ogeyd iney u imneyso waladheyd kale TikTok kashegaysay yala gusiran😂😂

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 3 місяці тому

      Lkn may ogayn xiligay u imaanayso inayna ogayni way cadahay oo uu daacad yahay surprise kani ​@@FiyoorMaxamed-qo7zh

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 3 місяці тому +1

      @@FiyoorMaxamed-qo7zhtan maahene siman ay ahyd tii u imaan rabtaY

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 3 місяці тому +48

    Maashaalaah sundus quruxeey guulayso xapiipi waad shidantahay garabkada nahay❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 3 місяці тому

      Asc wll qali plz igu so bir ❤🙏🙏🙏🙏

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm 3 місяці тому +21

    Koko waa gabar fiican sundus ilaasho

  • @shiyewa
    @shiyewa 3 місяці тому +23

    Ala saa u farxay leyaa ❤❤❤sundesteena noloshan kuma xumayso ❤❤walashana noo sur video rapnaa😅😂

  • @canabaxmed-co9bh
    @canabaxmed-co9bh 3 місяці тому +14

    Wa xaas hano sheegin waay ogeed waayo amiro waxe uka hartaba intaas eheed 😅😅😅

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 3 місяці тому

      Gaws ba lyga hayaa bay tiri safar dalxiis bay katimi Mar dhow wll

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 3 місяці тому +40

    Nagtaan nag kadhiig badan maleh halmalin qofkii firiya gurigiisay ugu tagijirtey ilahay haudayzto❤❤❤ so dhowow ina ader haniyeeey ❤

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 3 місяці тому

      Oo mxey ka doone gurigiiisa😂😂😂

    • @laylomohamutt6735
      @laylomohamutt6735 3 місяці тому +3

      @@princesskajal9595 way so dileee dee maxy qabnee wllsheed baba laamaage😭😅

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 3 місяці тому

      ​@@laylomohamutt6735😂😂😂😂 qatar waaye

    • @hanaashafici7231
      @hanaashafici7231 3 місяці тому

      Haniyo dhana sas ah 😂😂 meqa daqar igutal dagaal dartii

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 3 місяці тому

      Asc wll qali plz and plz igu so bir 🙏❤️🙏🙏🙏

  • @FaadumoCabdikaafi-xy4dg
    @FaadumoCabdikaafi-xy4dg 3 місяці тому +28

    Sundus faraxdadu waa farxadeena❤ wlsheen

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 місяці тому +145

    Team sundus one like 👍

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 3 місяці тому +2

    Cumeer qqrtada fiiri shunka sundus u eeg saasu dhahey sowmohp 😂😂😂😂😂❤all

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 місяці тому +23

    M.a sundus wa ogaa ine malin uun walasheyd u imaneyso wa suraa kullaha chanelkeda inu yahay mabaa oga suprise qatara waaye wlh kan dacad waye lismala oga sa qayasayo wa kula farxay ilmada ceshan waaye

  • @FatimaIbraahiim-wv3ff
    @FatimaIbraahiim-wv3ff 2 місяці тому +2

    Anoo lasucdo shekada bilaawka. Aaaba oooyay. يالله Allow noo Xifdi dhaman walaalayaa sheyna.
    اللهم ٱمين 🤲❤

  • @BahjaMaxamedbaaruud
    @BahjaMaxamedbaaruud 3 місяці тому +29

    Walshy qurx sundus love you wlhi form somliland ❤🥺

  • @xamdixikmad-tu5nm
    @xamdixikmad-tu5nm 3 місяці тому +2

    Hadaa fahamy asxabey wax fahma de falaraha raaca hh sundus waxay u ahrtay walashed inay sonsocatay ay oged 😂😂 ya laydin haadin walalayalow 😂😂 falaraha raaca 😂

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 3 місяці тому +30

    Al farxdeeeed 😢😢😢m. A. Mcntyd had sa igufarxsnana lahayda😫😫😫sundus sa igu frxsnoooow mcneey

  • @MarwoDhawrsn
    @MarwoDhawrsn 3 місяці тому +9

    Yaaa raaabi ubad bariyaaa isi iso duceyaaa😢😢😢😢

    • @Seynabcadey-t1t
      @Seynabcadey-t1t 3 місяці тому

      Allah hakuu siiyo awlada baari oo aaad ku faraxdo inshallah xbbti

  • @Ubah14
    @Ubah14 3 місяці тому +62

    Video ugu qurxoona cwa koko ayaa soo duubtay macanaha kadiska sundus ay isamaysay

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +7

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 3 місяці тому +22

    Team halista illahey dartii usoo booqda chanalkeyga ❤😢

    • @Hariiribrahim
      @Hariiribrahim 3 місяці тому +3

      Team27 2k igaadhsiya caawa❤😢

  • @NajmaMaxamed-bg3fd
    @NajmaMaxamed-bg3fd 3 місяці тому +32

    Inta Og in muqaalkan 80k like gaarayo o viral noqonaayo iska og

  • @Qu681
    @Qu681 3 місяці тому +21

    Woww m.a walaltinimadu qimo badana jah gabar walal leh aya daremi farxadan ilahey ha idin siyadiyo ❤😢❤❤

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 3 місяці тому +11

    8 sano kadib 4 bil kadib august ii imane insha Allah familkega qofka ugu horeyo ii imanayo wa sugi la ahay ilahow iido cafimaad qabto iiken ❤❤

  • @MaryamoMohamud-wp3lj
    @MaryamoMohamud-wp3lj 3 місяці тому +86

    OMG finally sundusteena oo wlsheeda u imaatay inta ogeed in ey maalin un u imaaneyso Malaysia ❤❤

  • @nimcosaleebaan8712
    @nimcosaleebaan8712 3 місяці тому +6

    😢wlhi waan qirooday koko thanks sundus kooko ilaasho waa lama helaan wlhi

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi 3 місяці тому +26

    Sundus way cidlootay alxm ugu dambayn❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmalstyleUmalstyle
    @UmalstyleUmalstyle Місяць тому +2

    Omg. Uqsim bilah wa la oyayyy ❤😢

  • @amranhajji
    @amranhajji 3 місяці тому +93

    😢❤ayy sundus calool xumay igu dili Jirty wlhi Axl haday walashed u timi oo wehel heshay

    • @luleey381
      @luleey381 3 місяці тому +6

      Waa runtaa waxay heshay wahel dadkii buusi jiray walaasheeda ay timi Alaah idiin xafido amiin Yaa Alaah ❤❤❤❤❤wllhi waa ooyay anigoo❤bus saaran shaqa ay ka imaaday waa sugi wayay sundus faraxda ku boo noolow inshalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Suuban225
      @Suuban225 3 місяці тому

      @@luleey381abaayo qof ma buusin sundus waa la jeclaay koko iyo amiira jaceyl walaltinimo ayey siiyeen hadane walasheed hadey utilid alx waaye wey is weheshanayaan

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak 3 місяці тому +2

      Haa wlhi❤

    • @Raysabdi
      @Raysabdi 3 місяці тому +1

      Marki hore ba sundus cidlo mey ahen team qlbi wangsn bey hayste😢

    • @luleey381
      @luleey381 3 місяці тому +1

      @@Raysabdi abaayo mcn sorry dad qalbi wanagsan ayay la joogtaa ay tiri kkkkk sii fiican u fariiso clipyada videoga abaayo mcn kkkk youtubeka dadka had soo galay ma ihii somalida had soo gashay youtubeka anyway sundus waa laa buus taas waa run been ma ah waa run sundus waa qof qalbi wanagsan oo saafi ah taas kuma faaninayo waa waxay u dhalatay qalbi wanag Raysabdi sorry about that abaayo aniga wax isuma nihiin sundus aniga k/ galveed ay ka soo jeeda ee wax diiday wixii xaq ah in la qariyo keep go sundun qalbi Mashallaah

  • @inamahrajsayid6565
    @inamahrajsayid6565 3 місяці тому +8

    Sundus walashey rer xamar cadi waaye lahjadeyda cadi ma ahan ❤😂😂

  • @rahmaissack6536
    @rahmaissack6536 3 місяці тому +37

    Wlhi ani xta wan la darem farxdh yqy🎉❤😢

  • @Abdallehmoha
    @Abdallehmoha 3 місяці тому +2

    Wa aduun sudus ayaanle sidii qof qurbo joog ah u hadlayso hhh hade waa taa aqaanay oo dagaal miiran ahayd😂

  • @LiimoLove
    @LiimoLove 3 місяці тому +57

    Team sundus one like ❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 3 місяці тому

      Asc wll qali plz igu so bir 🙏🥰🥰🥰

    • @sharmakeogle-1709
      @sharmakeogle-1709 3 місяці тому

      Team koko bull one lik ❤❤❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 2 місяці тому +2

    Allhu akbar ilahayoow walaal la,aan hana dhigin😢😢😢😢😢

  • @Liibaanlaki50
    @Liibaanlaki50 3 місяці тому +10

    Ayyyy sundus ahee wehel helee qof guriga lajoogo m.a wllshed❤

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 3 місяці тому +17

    Oh walaahi waan kufarahney www masha alllah happy noqdey sundus happy ahe koko thank you sharafey❤❤❤❤❤❤

  • @AfnaanCabdikarin
    @AfnaanCabdikarin 2 місяці тому +1

    SAAMiyo waan taageeraa iyo koko iyo ceyda is aroosa hambalyo koko ceyda

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 3 місяці тому +16

    Koko qlbi wnagi oqofa ❤❤❤❤

  • @MaryanCsalaan
    @MaryanCsalaan 3 місяці тому +4

    Abyo illhy ha ku xafido mcnto❤

  • @NajmoAbdirahman-c2k
    @NajmoAbdirahman-c2k 3 місяці тому +20

    Ilaheyow sxp Koko caml hanoo wayin jah❤

  • @maydoll5355
    @maydoll5355 3 місяці тому +25

    Ayy finally family iyo wehel bay heshay sundus I hope inay noqo doonto tii sundus latalin fudedka kabin lahaydh MashaAllah 😂

  • @Safaadamibrahim
    @Safaadamibrahim 3 місяці тому +12

    Anigana walaalahey 3sano iigu dambeysey ayaan lakulmi Raba Bishan ii.a

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 3 місяці тому +5

    Masha Allah Sundus wlshed u imaday wan kula faraxsanahay wlshy illina iga imaday farxad awgeed😭
    Walalnimadu qiimaheda waxa garanayo qofkii heysto Allow no xafid wllhn🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 3 місяці тому +9

    Masha allah Qalbi sundus adban kuula farax nay Runtiii 😢😢