DERBI SAAR QOFKA UGU DAMBEEYO EE AAN DHICIN AYAA LACAGTA LEH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 кві 2023
  • tik tokga mahrez waakan fadlan follow dheh
    www.tiktok.com/@mahrezsomalia...

КОМЕНТАРІ • 849

  • @wariiri____p0i11
    @wariiri____p0i11 Рік тому +256

    moha inta ku qososhay like😂😂

  • @WaqalStudio
    @WaqalStudio Рік тому +116

    Asad hagio baa iga qosliye 😂😂😂😂😂 waa sample 😂😂😂😂😂

    • @usertavo9448
      @usertavo9448 Рік тому +2

      Khadar. WaqaL Big legdan

    • @ayaan850
      @ayaan850 Рік тому

      Haa 😂😂😂

    • @Ahmett_Updalla
      @Ahmett_Updalla Рік тому +1

      Khadar chanalk ciyarta ka daa wa chanal weyne😃😃

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Рік тому +3

      @@Ahmett_Updalla Waa Laba Channel Oo Wawayn Haysku MashquLan😅✌

    • @LIFES.SHORT4000
      @LIFES.SHORT4000 Рік тому

      @@Ahmett_Updalla maya zaxiip isla weyni ama yasida dad ka kale ma wanaagsano
      Ninkaan if hadi madax weyne loo dooran lahana maha kuwa kibra
      Uu kula hadli un🐐
      Waqal
      big fan bro💯 ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @Xogaha.calamka
    @Xogaha.calamka Рік тому +119

    Wale ani xita wan tijaabiyay waxana isku dayay ina ceyda ka badiyo lkin iima suurta galin wax fudud aya umaleenayay lakin way adag tahay candhuuf xita malaqi kartin. 1:05 hal daqiiqo iyo shan sikin aya keenay . that was my best try . thanks asad io asxbtiisa aniga oo gurigeyga joogo ayaba la tartami kara family 27 aan ka mid ahay that was best Idea I.a muuqaalka labad la igama badin doono .😍😍
    Please like Saar commentiga si uu u gaaro ninka iga badiyay cayda io asad oo fikradii lahay
    Mar labad io mar sadaxaad mhdsanid family 27 ❤.

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 Рік тому

      Hhhhhh ana waa rabaa inaan tijaabiyo

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      @@xaliimacali5595 kadaa wll dumarka uma fiicnee 😂

    • @beelooficial6489
      @beelooficial6489 Рік тому

      @@xaliimacali5595 wx weyn ma ahn Training yar u bahan tahy isa so diyari waaa lagu bara

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 Рік тому

      3dex daqiiqaan heenkaraaa ani 😃

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 Рік тому

      @@wehelashaq3368
      Kkkkk ok iska badaayay

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Рік тому +81

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @phathiabdalle9819
    @phathiabdalle9819 Рік тому +100

    Inta Markey muuqaalka dhameysatsy comments aqriyoo u soo gashay waa idin salaamay 😁✋
    TEAM CAYDA IS NOT EASY 😎🤘

  • @jackyphonsi2578
    @jackyphonsi2578 Рік тому +22

    Ceyda waxa umarkasto ubadiyo waxa waye he is mentality he never gives up and he goes into the game positively Masha Allah keep it up people always think luck and he is athletic

  • @Asmaqurux-ou6gp
    @Asmaqurux-ou6gp Рік тому +97

    Kusali nabigeena maxamed scw scw 😍

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +58

    Ciid wanaagsan team27
    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @khadrahsan1295
    @khadrahsan1295 Рік тому +43

    inta moha qosol darti ilmaysay 😂😂😂

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 Рік тому +13

    Ceyda markasta waa legend masha allah🎉asad hajio guulayso marwalba wllken❤🎉

  • @ikhlaasawil3558
    @ikhlaasawil3558 Рік тому +5

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all Allah created prophet Muhammad scw scw scw

  • @beerlulamohmed6428
    @beerlulamohmed6428 Рік тому +40

    Waxd ixasuusisey yaraantii😂😂
    Inta u taqaaney biitiyeyn ayaan salama😅🎉

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +58

    Legend always asad hajio and king ceyda congratulations i can't wait prt 2 coming soon insha allah 💯💪👍👍❤

  • @axmedsaacid1439
    @axmedsaacid1439 Рік тому +34

    Team ceyda ismuujiya❤

  • @sabrina7675
    @sabrina7675 Рік тому +31

    King ceyda 🥰 hambalyo 🥰 Lucky boy❤❤

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +95

    Wow another level program ❤️ Thank You Asadkeena iyo asxbta kale sidaa mar weliba nooga qosolsiisaan🙏❤️

  • @saedabdiadan
    @saedabdiadan Рік тому +36

    Asad sxb waxaan ahay ragii kaala soo bilaabay 0 to hero markaa sxb waxaan si xushmad leh kaaga codsanayaa tartankii mootada part3 from Hargeisa Somaliland ❤

  • @sadiiqbarre1598
    @sadiiqbarre1598 Рік тому +90

    nabigeeni muxamed kusaliya scw...

  • @wardaaadam
    @wardaaadam Рік тому +17

    Part 2 please abeera iyo cumeer iyo faadil iyo ceyd soo samee. Please please waligay wax mi niiga codsanin
    Codsigayga ii tix galiya please 😊😊🎉❤😊

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +9

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @kingcimraan4062
    @kingcimraan4062 Рік тому +2

    قال رسو الله(ص) خيركم من تعلم القران وعلمه

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 Рік тому +45

    King Ceyda knows how to survive and defend himself. Is that true?

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому +8

    Woow another level ceyda lucky boy congratulations........ asadoow always keep going never give up 👍

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 Рік тому +45

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفى ♥️♥️

  • @falxadmohamed-xj6qh
    @falxadmohamed-xj6qh Рік тому +42

    Another level king ceyda❤

  • @bakarbinucali4320
    @bakarbinucali4320 Рік тому +16

    War ceyda waaa legend 🙌 caadi wallhi 😂😂😂

  • @nimcomaxamud1401
    @nimcomaxamud1401 Рік тому +13

    Hambalyo hambalyo king ceyda lucky boy ❤ jecliyaa inaad guulaysto

  • @farhiabile3186
    @farhiabile3186 Рік тому +35

    Waaaaw king ceyda 🤴 keep going 💞💗🥰🥰

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +26

    8:16 Maxaa U dhahdaa Asad Waa yasaye Qalad waye Waxa iska Daa Adab qofka Niyad jabinye😊
    Ceyda Ciyarkasta Waa Guulestaha m.a😂❤luck boy cadi ah wye

    • @israhassan4925
      @israhassan4925 Рік тому

      10jeera ku soo ceshtay mana arag wax qaldan misa yasidii nooc kaly uso badashay😂

    • @marryme4690
      @marryme4690 Рік тому +1

      ​@@israhassan4925 Marku dhahyo nh Waa yasaye Abdull Wax fcn ma aha baayo inlu dhaho dadka

    • @asiamohamed8547
      @asiamohamed8547 Рік тому +1

      Subxaan 😮

  • @remlatahir8633
    @remlatahir8633 Рік тому +5

    Asad kalmda "wan yasaye "iska dhaf lga yaba inadn mcnheda si fcn u aqon blse yasidu wax fcn ma'ahn wllkyow wandyda qado qald ha ifahmin bye

  • @hudajirde
    @hudajirde Рік тому +24

    Congratulations ceyda 😊❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 Рік тому +20

    ciyala xafada lasoo han jiry
    Cayda is not easy 😂😂

  • @khadrishaa
    @khadrishaa Рік тому +32

    😂😂😂😂 Mo qosolka iga dhameeye wlhi cwa very funny

  • @safiyamahamad4384
    @safiyamahamad4384 Рік тому +8

    Asalamo alaikom team ASAD HAGIO Eid Mubarak ❤❤

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r 3 місяці тому

    Wow Mashallah king ceyda iyo Alpah is not Easy Wlhi keep going ceyda Jah Kaley Ciyal wero Maso ahan jirti kulaha Abti Asad ❤❤❤

  • @ramlacabdiraxiin597
    @ramlacabdiraxiin597 Рік тому +7

    Will aan jecalhy gushisa jecalhy markasta❤❤❤❤❤❤❤❤ kiny cayda kip going

  • @faysalwarsameabdi337
    @faysalwarsameabdi337 Рік тому +16

    😂😂😂😂😂😂😂 wlahi caawo qosol u bakhtin garay midka lugaha saran wyay mesha 😂😂😂😂 asdow ninkaas so celi haben danbe

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 Рік тому +12

    A Legend never bring shame

  • @hudajirde
    @hudajirde Рік тому +11

    Another level king ceyda ❤😊

  • @mubarakabdi-kw4cn
    @mubarakabdi-kw4cn Рік тому +6

    Ku Sali nabiga (scw)🥰🥰

  • @halimaabdiguhad8680
    @halimaabdiguhad8680 Рік тому +17

    Asc asad kenya kasosalamaya marka uhore tagera weyn ku ahay marka maxan rabe Inan kushego aan in badan fursad kugu sugaye inaa kugu riyode adigo lugahada kusocdo walibo fananad yellow aad wadate daqtar ayaa garbaxa kuhaye kusocod baraye marka illahay maxan kabaryaa inu riyadas rumeyo I.a😢did Mubarak ❤

  • @AmarianBoy-ko9vi
    @AmarianBoy-ko9vi Рік тому +11

    Ceyda debi saarka wuu ku fiican yahay❤

  • @cabdiraxmancabdinuur445
    @cabdiraxmancabdinuur445 Рік тому +10

    Always ciyaal abasiibo ciyaar ciyaar maaha team 27 respect waa ku salamay wll asad

  • @rkman5663
    @rkman5663 Рік тому +65

    Sxb asad next push up kusoo xeji inta ila mid ah👍❤️

  • @AtafMohamoud-cd8xd
    @AtafMohamoud-cd8xd Рік тому +7

    Ceyda ciyalka xfda in uu yhy shaki mku jidho legend ✊😁

  • @clsalaansiciid6095
    @clsalaansiciid6095 Рік тому +9

    Another level king ceyda❤❤❤

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 Рік тому +4

    Cayda the legand keep going my brother 🎊

  • @ifraxmahamed1093
    @ifraxmahamed1093 Рік тому +2

    Waan ku wata king cayda😊❤

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Рік тому

    MashaAllah wllkey Asad Hagio keep going brother 😊❤

  • @asiyoahmed9205
    @asiyoahmed9205 Рік тому +7

    Kusali nabigeena 3 jeer bas wll😢😊😊❤❤❤

  • @adanhasan3056
    @adanhasan3056 Рік тому +15

    Miss you team 27 intaa ka maqnaa wax baa iga dhunaa durufo jiro oged allow sahal amuraha❤

  • @m0att_
    @m0att_ Рік тому +4

    inta nabiga scw jecel❤

  • @xazaanimowliid7661
    @xazaanimowliid7661 Рік тому +10

    First comment omg😂 like ha ila dhaafin team27😊

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 Рік тому +12

    Another level lucky boy And King Ceyda🙏

  • @MohamedAbdi-zd3yo
    @MohamedAbdi-zd3yo Рік тому +10

    Eid mubarak ✨ 💖 all muslim ☪️ ✨

  • @MomentumwithBiancaheyle
    @MomentumwithBiancaheyle Рік тому

    Aboowe asad l ike your shows walaahi you are amazing. Hibo ilaah kusiiyay cidi kaama qaadi karto. Ciyaalkeena yaryar in eey arkaan cayaarteeni darbisaar aad ayaan ugu farxay. Thank you walaal.

  • @FaadumoCabdulahi-hw2dr
    @FaadumoCabdulahi-hw2dr 3 місяці тому

    😂sidhaban uga elga asad iyo asxbtisa illahow asad siii cafimd dagdga oo lugihisa ku istaga yaa allh walhi waa walwl qalbi ficn masha allh waa ramden aaminta udhah❤❤❤

  • @muqdisho417
    @muqdisho417 Рік тому +1

    asad soo badi vedio yaashan camal thanks

  • @Qalbiikaaba
    @Qalbiikaaba Рік тому +1

    I knew inuu guuleysanayo ceyda congratulations 🎉

  • @Samia_ahmed27
    @Samia_ahmed27 Рік тому +7

    Intii sugaysay fantastic taaga ☝️😂

  • @amiiramukhtaar2392
    @amiiramukhtaar2392 Рік тому +6

    Cayda wan ku wataa wlhi intuuna bilaaban wan ogaa inaad badinaayso😊

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +1

    Masha Allah keep going und zu 🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @haboondeeqa6
    @haboondeeqa6 Рік тому +1

    Salax siidu yahy u xanunsanye😪 ale ha cafiiyo🤲 wallky qalbi nuur

  • @ibtizam
    @ibtizam Рік тому +1

    Hambalyo Ceyda waa adag tahay masha allah

  • @naleeymuqtaar292
    @naleeymuqtaar292 11 місяців тому +2

    Masha aallah king ceyda ❤❤

  • @rahmag.g314
    @rahmag.g314 Рік тому +15

    Game kasta oo cusub dadkii dhihi jiray part2 gabdhaha kusoo samee caawa maxaa dhihi rabtaan 😂😂😂 darbi saar haday gaadhay faaraxyaasha dabadooda ma isaga harnaa😄

    • @alishaaxmad5732
      @alishaaxmad5732 Рік тому

      Kuso samee😂

    • @shutterbidaarofficial2819
      @shutterbidaarofficial2819 Рік тому

      Wa challenge kiliya aysan samey karin xaliimoyinka 😂

    • @janogashoamatalaah7764
      @janogashoamatalaah7764 Рік тому

      @@shutterbidaarofficial2819 wllhi si public ah uun maaahe si private ah waankusameeyey kuna sameyn kraaa

    • @s..5631
      @s..5631 Рік тому +2

      @@shutterbidaarofficial2819 waan samyn karnaa lkn waa sharf xumo iyo wxn diinta ogolyn inn raga agtooda sidaa ku samyno

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq Рік тому

    Félicitation ceyda from djibouti

  • @samiyaabdi98
    @samiyaabdi98 Рік тому +3

    Moha so funny aad ayuu iga qosliyeey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq Рік тому +3

    Cayda lack boy👏😂😂😂 waan iska garanaayay inuu cayda badinaayo😂❤

  • @user-ym7iz1wt7s
    @user-ym7iz1wt7s Рік тому +7

    Another level taliyow ❤

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 Рік тому +10

    Yaranteydii baan soo xasuusty marka cayari jiry Darbi saar 😂❤️✨✊🏽

    • @mohamet35
      @mohamet35 Рік тому

      Adoo naag ah wxii kajexan 😅😅😅

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Рік тому +1

      @@mohamet35 Galow ninba ahay iga xisho mise siiga indha ku tirtaay wxba uma jeedid 😂😂

  • @Samia_ahmed27
    @Samia_ahmed27 Рік тому +7

    Moha qosol igu delay wllhi😂😂😂😂

  • @mudaneic6647
    @mudaneic6647 Рік тому +4

    Kusali nabi mohamed zcw zcw😢😢😢😢

  • @iqrosaadaq6976
    @iqrosaadaq6976 Рік тому +2

    Masha Allah 👌❤️❤️❤️

  • @shamisshamis4238
    @shamisshamis4238 Рік тому +1

    Anaa u soo horeeyay wll❤

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 Рік тому +5

    Qofka ugu Horeyey Mcha Allah Asad Hagio My Pro Waa Kuwadanaa Haa nahay 27 🎉❤❤❤

  • @drshapoonosmanelmi9866
    @drshapoonosmanelmi9866 Рік тому

    I was waiting Your Video🦁💪The KinG Asad💯❤️

  • @namelos2963
    @namelos2963 Рік тому +14

    Asad hadii 5min la waayo Inta boring dareenta ani cml like saar👍🏼👀

    • @cabdiraxmancabdinuur445
      @cabdiraxmancabdinuur445 Рік тому +3

      Ilaa 12:00 waaa sugaaa intaas video ga yuukudhaafin leee wll asad caafimaad taam ah I.a

    • @namelos2963
      @namelos2963 Рік тому

      ​@@cabdiraxmancabdinuur445
      M.a. 👍🏼👍🏼👍🏼

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +115

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому

    Masha allha tabarikllha hambalyo ceyda ❤❤❤

  • @mankanalka7351
    @mankanalka7351 2 місяці тому

    Masha allah waa ku wataah ceda❤❤

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Рік тому +4

    King ceyda shub waaye ❤

  • @apdixafiddoonka9995
    @apdixafiddoonka9995 Рік тому +1

    First coment...like isar

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Рік тому +1

    Keep going king of challenge asad legend

  • @fartuunsandheere6720
    @fartuunsandheere6720 Рік тому +1

    Saan uugu farxo lee Guusha King cayda ❤❤❤❤

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 Рік тому

    Aniga qosol ayan ku dhameste thnkas Asad Hagio

  • @hidaayaabukar9953
    @hidaayaabukar9953 Рік тому +3

    Lukcy boy caadi maaha masha alalh ceyda❤

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Рік тому

    Masha Allah keep going walahey

  • @wardaaadam
    @wardaaadam Рік тому +3

    King ceyda
    Hampalyo hampalyo wllky😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @ibrahimdiamond4753
    @ibrahimdiamond4753 Рік тому +3

    Asad walalka si xun ha ii fahmin ee ciwanka arimahena 1 milyan hala gaarsiyo ee kaas badanaa kasoo muuqo walaalka ee ciwankas chalngi ku samee ❤😢

  • @user-xg8my7qh9d
    @user-xg8my7qh9d 25 днів тому

    Omg ceyda legend of the legendary ❤❤😊

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Рік тому

    Woow ceyda the winer every time ❤❤❤

  • @nashaadcabdi-wj9rd
    @nashaadcabdi-wj9rd Рік тому

    Asad waan kutagera abowe Allah haku barakeeyo insha allh

  • @fadumocadey8097
    @fadumocadey8097 Рік тому +1

    mashallha wll cayda🎉🎉🎉👍👍👍

  • @maryanbarre-jp2pt
    @maryanbarre-jp2pt Рік тому +3

    Yes king ceyda lajan Aya tahay wlhi hada Tim ceyda nahay waxbo mana lakaqaban garo Ani ceyda io Abdule Aya waday hada ceyda Aya no badiyey😂😂

  • @rahmaasso-ln2xm
    @rahmaasso-ln2xm Рік тому

    Waawwww caida bravo waa raxmo from djibuti

  • @SumayocaliCusmaan-tf6cc
    @SumayocaliCusmaan-tf6cc Рік тому

    Isha allah kaa haayo abowe

  • @ilyaasyare5082
    @ilyaasyare5082 Рік тому +1

    Kkkkk 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 waan ku wataa my love Azad hajiyo

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Рік тому +1

    Wow asad keep going pro

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Рік тому

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)