KOKO HADII LAGUU IS TAAGO KU GUULEYSO LACAG WAXAA MATALNAY IN GAARIGA UU NAGA HILAABAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 623

  • @SobeirCabdi7005
    @SobeirCabdi7005 Рік тому +99

    Kibirka iska dhaaf Nabiga ( SCW ) ku Sali Scw scw scw💔🗣🔥😭👏👏👏👏

    • @ImranMo02
      @ImranMo02 Рік тому

      Salalahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому +3

      Saliga nabiga ma in qasab ay tahay in reply laguusoo galo ayaad uqabtaa waan ku saliyaynaa muxamed scw Lkn Dadka xujada ladhaaf jaahil reply Iyo reaction doonayaad tahay Ilaahay kacabso qabri baa kusugaya saliga nabiga scw haku dawarsan.
      Saliga nabiga scw Qoraal muhiim maaha afka ayaa looga saliyaa jooji diin xumida.

    • @AbdihakimHassan-pc6ml
      @AbdihakimHassan-pc6ml Рік тому

      ​@@wehelashaq3368Qof waxbartay❤

    • @fadxijamal3035
      @fadxijamal3035 Рік тому

      Scw😊

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Рік тому +49

    Family muslim ah ayuu ahaa filaya cidii bdneed ee u istaagtay koko wy Uqalanty abal marinta 🎉❤ thank you for your respect 🎉🎉❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +246

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫀🫵🏻

  • @Moha12557
    @Moha12557 Рік тому +40

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Рік тому +59

    The best person The most knowledgeable and The most shine all created is Prophet Muhammed scw❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +43

    Koko inay tahy Boqorada UA-cam ka inta OG like ISKA SAARA 😂❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah Рік тому +22

    Gabar yar oo qurux badan ma cid dhafeysa jirta gabarta teamka ugu shidan waye qurux iyo aqoon wada socota masha Allah god bless you

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Рік тому +38

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most knowledgeable and the most Shine all created Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏

  • @mustafehindi7156
    @mustafehindi7156 Рік тому +79

    Koko is so adorable and charming❤

  • @DMAHA04
    @DMAHA04 Рік тому +34

    Ku salin Nabigena The Best person ever The most knowledge able and loving prophet Muhammad (SCW)

  • @guledrage8086
    @guledrage8086 Рік тому +47

    Koko Malaysian ee u ektahay Saas aa loogu istaagay kkkkkkkkk Koko is not easy 😂😂 Asad 2M coming soon 🔜
    #Team27Australua

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +19

    Asad xaajiyow yuu are talent maashaa allaah intaan xaraan fiyuus karaadin lahayd iyo dad caydi lacagtaada labax taas aad baan kuugu taageeraa

  • @GameWithFinn
    @GameWithFinn Рік тому +75

    بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ١
    ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ ٢ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٣ مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ ٤ إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ ٥ ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ ٦ صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ ٧ ❤

  • @XuseenMaclin-j7i
    @XuseenMaclin-j7i Рік тому +25

    Ku saliya xabibkeyna mohamed scw scw ❤

  • @GameWithFinn
    @GameWithFinn Рік тому +85

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @muniir_official
    @muniir_official Рік тому +74

    The best person ever The most knowledge able and most The shine all created prophet Muhammad❤️
    ❤ صلي الله عليه وسلم❤❤

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Рік тому +4

    Walo istaagy koka😂😂❤orad bdna meshan xita waa ixtram dadka ala mxey lacag nel cidlo kubixinoya asad ani iisodir inaa ader 😢😢❤

  • @abdiiafrah9687
    @abdiiafrah9687 Рік тому +2

    Horumar wacn sxb asad waxaan kuu rajeeynaa guul tan labaad waxan talo ahaan kuu soo jeedin lahaay in lacagaha aad ku bixid abaal marinta ama xujooyinka aad sadaqeesatid waayo xisaab adag ayaa dambeeyso micnaheyga maahan inaad wax qaldan ku bixisid balse Allaah waxa uu ku weeydiin doona maalkii aan kugu deeqnay maxaad ku bixisay hadad dad tabar daran ama dhibaateesan ku sadaqeeysatid aaqiro iyo aduunba weey ku anfacee (TALO WALALTINIMO) + ARAGTIDEYDA ONE LOVE

  • @shugrishire8745
    @shugrishire8745 Рік тому +26

    Omg amazing 😢 congratulation koko cadeey❤

  • @fadumocadey8097
    @fadumocadey8097 Рік тому +4

    markii loo istaagay koko waan ilmeeyay i nay run meesha u taag net camal mashallha koko guuleyso❤❤❤

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 Рік тому +3

    Koko dar illahay ayaan kuu jeclahay illahay haku xidfiyo ishaa dadkana illahay hakaa duwo runtii wxad tahay gabar qalbi wanaagsan ixtiraam badan aysaan wx kibir aah ka muuqanin manshaaalah mar labaad iyo mar saddexaad illahay hakuxidfiyo

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Рік тому +32

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏♥

  • @ayanahmednur5773
    @ayanahmednur5773 Рік тому +5

    koko nasib bey ledahay asad thnkz sida u dhahay gabdhah ha la ixtiramo wa kaga mahad celina ❤ adiga wa ku taganahay ❤

  • @Maxkamada-n8h
    @Maxkamada-n8h Рік тому +6

    Ku salinta nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad. Scw scw scw scw❤️❤️❤️

  • @aaminabookh9816
    @aaminabookh9816 Рік тому +17

    Koko is not easy. Asad hagio my legend. My prother. 2m. Coming soon insha'Allah 🎉❤😊

  • @ciraxiinshaafici9976
    @ciraxiinshaafici9976 Рік тому +25

    ALLAHHH IS ONE❤☝🏾

  • @abdulahiMohamed-cx1kp
    @abdulahiMohamed-cx1kp Рік тому +29

    Allah is one 🙏 ❤ 💖 ♥

  • @MUSCABINHO
    @MUSCABINHO Рік тому +16

    YA RABBI ADONKAGA AHAY WAN QALDAMEEY I CAFI 🥺🥺🥺😭😭

    • @kifaax8624
      @kifaax8624 Рік тому

      Masineysatay mise qofaa dishay😢

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 Рік тому

      @@kifaax8624labadas lee ma danbi ah danbi

  • @musicboy9847
    @musicboy9847 Рік тому +17

    Arimeena best camera 🎥 man❤❤

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid Рік тому +19

    Allah is one☝️❤️

  • @the_kaarto
    @the_kaarto Рік тому +20

    Koko Always wins😂😂❤ ar qofta gacanbaan u taagay wlhi

  • @Eng-shakra15
    @Eng-shakra15 Рік тому +5

    Naxariista qof walbo lagama helo wlhi qoska dareenkoda farxada leh darted anaba ku farxay wlhi m.a❤🎉

  • @Samia___Ahmedn
    @Samia___Ahmedn Рік тому +49

    Kooko isn't easy keep.... Goin xaazkeyga mustaqbalka... Rufyaan😅... Like isaaar qofta single wyeh 😂😂😂😂😂❤

  • @wllmohan4542
    @wllmohan4542 Рік тому +10

    Aan ku salino nabi mohamed scw ❤❤

  • @Kokobulle832
    @Kokobulle832 Рік тому +18

    Kusali nabigeeni mohamed scw ❤hadaa ujeedo saliga nabiga like saar ❤

  • @aizhazaid18
    @aizhazaid18 Рік тому +1

    xly wax barnamija ma aadan zo galin wllky wxn rajynaya inaad cafimaad thy hdi aad naga mashquushayna we miss you man came back ❤ team 27 one love 😊

  • @amira__moha
    @amira__moha Рік тому +3

    kOko maxamUd bulle ❤🎉 congratulations

  • @maryanbaremaryanbare4641
    @maryanbaremaryanbare4641 Рік тому +2

    Wah Asad maxa waye qeylida😂😂🤣🤣

  • @Amiinobeautychannal
    @Amiinobeautychannal Рік тому +14

    Woo koko another level keep going wlal asad❤❤❤

  • @AbdiKariim-pe1un
    @AbdiKariim-pe1un Рік тому +4

    Tallo, inta aaad lacagta SiineysaaN foq aan ubaahneyn wallow aysan jirin cid diideyso lacagta, hadane waxa iga tallo ah inaa lacgtaazi dadka tabaaleysan(baahan, ama buka) inaa challenge dhaxdooda dhigtoH, ayna kuu duceeyaan adine kheir io wng kuu NoqotoH was iga tallo wllow, wixii fakirkaagana adi ayaa khaaz UleH🥰

  • @farhiakushin
    @farhiakushin Рік тому +1

    Masha Allah 😊❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +7

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 Рік тому +3

    Asad lacagta aad heysato mahan inaa game u bixiso Sabato ah Alle waa kula xisaabta hadaa meel fiican ku bixiso Ayaa ka sii fiican oo ajar ka helayso wll sidan waxa ka badal adi kuma fiicno😢😊

  • @qadrayuusuf1803
    @qadrayuusuf1803 Рік тому +3

    Ileen yurub joog gabar wa lo istagalee waxaas in somaliya lee umalenaayee😂😂

  • @SacidAhmed-u1s
    @SacidAhmed-u1s Рік тому +12

    kusali nabi muhamed scw❤

  • @sanjinaaacadey5582
    @sanjinaaacadey5582 Рік тому +2

    Horta gabar iyo wil ma iskumid ah gabdhaha wa naxariis socoto❤ love you gbdhehna

  • @salebanomar1662
    @salebanomar1662 Рік тому +3

    Asc abtio Asad waa ku salamay adi asxabtada team 27 meel kadta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M🎉🎉🎉🎉INSHA ALLAH

  • @salmamaxamud6202
    @salmamaxamud6202 Рік тому +4

    MASHALLH HAPLAHA IXTIRAMEY MUDANYIHIIN WIILKASTA OO GABDH IXTIRAAMA WAA POQOR ❤

  • @aminmohamedamin2170
    @aminmohamedamin2170 Рік тому +3

    Koko waa gabar qurux badan, isla markii waa loo istaagaa.

    • @Ruusa-tq4pu
      @Ruusa-tq4pu Рік тому +2

      Washekakale gawarnimo uistagen mar hore katagilahayen way qurxontahay kulaha 😂😂😂

  • @iqromuxudiin6747
    @iqromuxudiin6747 Рік тому +5

    Paysii waala badalay alx😂😂

  • @wllmohan4542
    @wllmohan4542 Рік тому +12

    ALLAH IS ONE ☝️😓❤️

  • @CaliJamac-l1h
    @CaliJamac-l1h Рік тому +3

    Lacagta dadka maskinta ee somalida inad ku cawisa kuu dhanta bro

  • @Janno66
    @Janno66 Рік тому +2

    XayeeysiinTa Nasro kiiin waba jeclahay lkn tii hore😂😂😂

  • @zeinabdahir
    @zeinabdahir Рік тому +12

    The challenge is good but walhi lacgtas dad walalha oo rafadsan oo samlia jogo aa juficneed plz tas aa ku farxi lehen 😢😢😢

  • @umumuscab6790
    @umumuscab6790 Рік тому +2

    😂😂😂😂 oo Asadow cabad lee dagaha noo ga raxeysay

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Рік тому +4

    Hambalyo hambalyo kooko maashaa allaah reer muslim ah oo famil ah ayaa u istaageen❤❤❤❤❤❤ asad iyo ceyda waa laidinka badiyay ❤❤❤

    • @ayaan850
      @ayaan850 Рік тому +1

      Laba qof ayaa waliba u istagay 😂

  • @haweeyadaahir1613
    @haweeyadaahir1613 Рік тому +1

    Waytehee wala og yahee haku qadhaadhinee lacagteeda sii inkaztoo sisayba hh azadoow kaftam😅😅😅😅

  • @queenayush1463
    @queenayush1463 Рік тому +4

    Wll adiga iyo walidkaga ilahay janada haidinkubishareyo amiiin wll usoboqo tartanbakujera waxad eequrtid eereeb ilahay janada hanagukulmiyo 😢❤❤❤❤❤❤🫂🌎

  • @zeynimohamed
    @zeynimohamed Рік тому +9

    Always koko won oh my God ❤❤

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 Рік тому +7

    Full Respect koko ❤

  • @IRONLADYIRONLADY7-qu4dt
    @IRONLADYIRONLADY7-qu4dt Рік тому +15

    It's so amazing 😢

  • @cabdiraxmanmaxamad7865
    @cabdiraxmanmaxamad7865 Рік тому +26

    Allah is one ❤☝

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +6

    Keeps goings my brothers and sisters another's levels program's hard street's roads isn't easy 💯💯😍💯💯❤

  • @apazade1220
    @apazade1220 Рік тому +1

    Asadow barnamijyada ay ka qayb qaadanayan ajanabigu soo badi siay uga mid noqdan team 27 shacab aan ahayn somali kaliya ❤🥰👏🏻

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +12

    Big legend is back 🙌 💪 ❤❤ 💙

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Рік тому +34

    Karim B+9❤❤❤

  • @hamaasruun4346
    @hamaasruun4346 Рік тому +1

    Hada dumaar nahay said ayay no ixtiraman wiilasha somalida io ku wa ajaniib wlhi ❤❤ wiil walbo o somali ah io ajaaniib maqaam kiina nigu salama 💯🤴🤴🤴

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Рік тому +29

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💕💕

  • @Xasan65calimacalin
    @Xasan65calimacalin Рік тому +1

    Koko waa reer malaysia is not easy❤❤

  • @abdiazizabdinoor33
    @abdiazizabdinoor33 Рік тому +1

    Asad hagio maxasuusataaa malintii adiga iyo ceyda laguu istaagi wayay aniga waan sarnaaaa gariga idin mooday🎉

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Рік тому +14

    ❤inta sugeesay muuqaalkan in laga dhigto gabar 🥰like 👍 👌 ♥ saara
    Teams asad hagio❤
    Team amiira qurux ❤
    Team ceyda ❤
    Team amiira qurux ❤

  • @liibaanaxmed
    @liibaanaxmed Рік тому +1

    the best person ever the knowledge prophet muhammad (scw)

  • @zamzamqalanjo5066
    @zamzamqalanjo5066 Рік тому +1

    Asad bilaa lacag ley sameeya part 3 it's interesting

  • @oumoulkairehmahamed9379
    @oumoulkairehmahamed9379 Рік тому +1

    Asad places isoo qabo wll arman hagio

  • @wllzeynofficial8978
    @wllzeynofficial8978 Рік тому +1

    Asad qaab oo koko lacag usıyo waye 🤣🤣 team 27 love you dhamantiisa

  • @daacadyare196
    @daacadyare196 Рік тому +1

    Team 27
    Kor isku soo qaada Asad Hala garab istaago waa wallal keen

  • @mahatamin4362
    @mahatamin4362 Рік тому +8

    Koko my fav crush 🥰

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Рік тому +3

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +5

    IGULA SALI NABIGEENA SUUBAN MUXAMED SCW ❤😢

  • @abdirahmanisack4382
    @abdirahmanisack4382 Рік тому +11

    Allah is one

  • @SheeqNuurmuuse
    @SheeqNuurmuuse Рік тому +2

    Kusaliya nabigeena muhanad scw❤❤❤

  • @abdiqafarkulow5849
    @abdiqafarkulow5849 Рік тому +7

    Koko speaks a good English unlike Asad and the rest.

  • @catooz9104
    @catooz9104 Рік тому

    Sheekadaas maad ii keenteen gabardine waaye iyo gaadhiga ma kaxayn taqaano nio u qira Koko waa qof yaroo fiicanee

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 Рік тому +3

    Koko congratulations 🎊

  • @LIBAAXMUDUGCABDICUMAR
    @LIBAAXMUDUGCABDICUMAR Рік тому +1

    Tiim27 muqaladada waxa daawada dad badan oo somali aheen marka masa. Meen kartaa inaad engelish iyo somaliba kadhigtid say ufah maan 2badaba ee kAmida tiim keena tiim27

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +9

    Keep going prophet koko ❤❤❤

  • @HussainAbdille
    @HussainAbdille Рік тому +6

    MASHA Allah ❤❤❤❤

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +2

    koko waxba lagama qabankaro koko always wins 😂🎉❤

  • @saamboos1733
    @saamboos1733 11 місяців тому

    Asad walal adi koko mar walbo haka dheeranina walal asad teel 27 wanku fanaa keep goind

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Рік тому +2

    Allah is one☝🏻❤❤

  • @ablaamohanned7686
    @ablaamohanned7686 Рік тому +4

    After long time I am front this night Keep going Asad hagio ❤🎉

  • @anisaahmed-hr5mw
    @anisaahmed-hr5mw Рік тому

    Hamblyo koko ugu dnb3yn asad xyeysinta wnaga so bdashy nasro kin xashi nurre arkoya❤

  • @Khalidlautaro3344
    @Khalidlautaro3344 Рік тому +2

    Kuu saliya nabigena maxamed SCw scw ❤❤

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed Рік тому +9

    Allaha is one ❤

  • @abdullahiabdi6827
    @abdullahiabdi6827 Рік тому +2

    صلى الله عليه وسلم...anku salino nabigena Mohammed

  • @ZakiDaahirnur
    @ZakiDaahirnur Рік тому +1

    koko wey nasiib badantahay waneh gabar iska farax san markista 🔥❤️

  • @AxlaanMaxamed
    @AxlaanMaxamed Рік тому +2

    Asad amiira quruuuuuuuuuuuuuuuuuuuux ❤

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l Рік тому +5

    Allah is one ❤

  • @UbaxHassanMohamed
    @UbaxHassanMohamed Рік тому +2

    Qofkii ugu horeeyay ayaan ahay caawa😂😂😂

  • @hajinaaji9894
    @hajinaaji9894 Рік тому +1

    Qayladaada maanta dhagahay i xanuujisey ino ayar pro❤🎉