Ali Najib - Naf Jaceyl (Safiya) heesmacaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 132

  • @abdishakuurabdi3590
    @abdishakuurabdi3590 Рік тому +47

    Hestan waxay xanbarsan tahy daren goniya sacadu waa 2:15 7\8/2023 haben jimca inta dabaday dawan donta waxan ujaryn cafimd qab ❤😢😊

    • @mohamuttpk4211
      @mohamuttpk4211 3 місяці тому +1

      Boss dhac baan kuugu siiyey.

    • @AishaAdan-t6w
      @AishaAdan-t6w 2 місяці тому

      Aisha Mohamed 😢

    • @AbdirahmaanBoos
      @AbdirahmaanBoos Місяць тому

      Yuyyyhh😢yhhhyhyhjhyyy😢yu😂😂😂😂😂😂h😂y5hy5yvhtyyy😂😂yyyyhyy😂yyynyyt😂yt😂66😂😂y😂😂😂ty?tt😂5❤t❤6666y66@@AishaAdan-t6w

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 7 місяців тому +8

    What a amazing song.!
    Cali Najiib Big Legend.
    Still listining 20/02/2024🎻🔥

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 Рік тому +9

    Heestan dareen gooni bee ledahay wlhi 🥺 xasuus bee ikalisaay 🤕🥺 20 mar kabadn baa ku cesh ceshtaay kama daalo ina dhageysto sacaadu waa 13:27 6/10/2023 maliin Jimco Ah 🩵🥺 inta ika dambeeso oo heestan dareen gooni uleeh waa idin salamaay 💚

  • @hoodoayandiamondofficial5971
    @hoodoayandiamondofficial5971 11 місяців тому +8

    Ilahayoow nin ijecel isii ana aan jeclaahy 😢😢

    • @MohaFatah-f6v
      @MohaFatah-f6v 11 місяців тому

      Ehel jacayl aniga ahe iso jawab wa intaso iskala keenaye❤❤❤

  • @saxaneozilofficial4498
    @saxaneozilofficial4498 Рік тому +8

    Heestan Xasus Ima Laha Lkn markan dhagaysanayo Daren Nockala Igu saaqma🥺😭

    • @khadarhariir
      @khadarhariir Рік тому +1

      Iminkaa iigu horeysana Haddan Dareen kle ayey xambaarsan thy

  • @Moha374m
    @Moha374m 2 роки тому +7

    Heestan ayadoo qooral waan raadiye waan waaye ciil badanaa#war intee kaheli karaa

    • @ArmaancCismaan
      @ArmaancCismaan 5 місяців тому

      Wllh aniba wan wayay ma heshayna hadda

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 4 місяці тому +2

    Waxaan dhageysaniyaa 2 _ 5 _ 2024 galabnimo Talaado ah
    Inta iga dambeyse oo dhageysan doonta qeyr iyo caafimaad baan idiin rajeynaa soomaaliyey ❤❤❤❤
    Saacadu waa 18;28 pm
    Anigoo simgle ah bilaa xarrir ❤❤❤

  • @Itbehim_bacad
    @Itbehim_bacad 3 роки тому +27

    06/07/2021 Mar un malaga yaabaa qofkaan jeclahay oon kufaraxsanahay inaan helo jeclka xanuun badanaa waku jeclahay qalbigeyga bos aad u ween baad kuyeelatay la aantaa ma aqaaan saan unolanaayo waqtiga walagayaabaa inuu isaamaxo inaan malin uun kuhelo😢💔❤️

    • @Sinjibiil10
      @Sinjibiil10 Рік тому

      Wad helaysa wll insha allah hdad waydona Alle midka fiican halu siiso

    • @ShaadiyaCismaan-c4s
      @ShaadiyaCismaan-c4s Рік тому

      haa walaga yaaba i.a

    • @Fardowsaosmaan-c9d
      @Fardowsaosmaan-c9d Рік тому

      😢waa heleysaa abowe insha allaah🙏

    • @Milgo258
      @Milgo258 5 місяців тому

      Insha Allah wad helee ❤

    • @MohamedKhaliif-qy8sm
      @MohamedKhaliif-qy8sm 3 місяці тому

      ❤Waxan ahay qof jcylku dashaday ruunti waxNa jecelahay qof an iga ag fogayn ruunti jcylku waa naxariis marku haysto qof qali ku dhexnool noloshada ruunti farax ka wayn ma jirto markad hayso ruux ku farax sanahay ku dareen sinaya daren jcyl naxariis farax❤

  • @RukiaSalah-w5m
    @RukiaSalah-w5m Рік тому +5

    Waa haben axad so galeyso 17/9/2023 sacaduna 1:16 daqiiqo Waxan u dhageysana gacaliyaheyga dartii allaha ika xafido nasiib wad u yelatay inad noqoto qofka dunida ugu jeclahay Allaha ikaso inan noqdo xaaskaga ❤❤

    • @AzuumShiine-xb6xk
      @AzuumShiine-xb6xk Рік тому +2

      Amiin ❤

    • @abdirazaksheikh2512
      @abdirazaksheikh2512 Рік тому +3

      17/9/2023 saacadu 3:0 4 from Qatar Single 🇶🇦 ilahay ha isku kiin barakeeyo wll aniga inta Single mid khyrt qabta ilahay ha u sahlo

  • @jirda-gooyechannel7028
    @jirda-gooyechannel7028 Місяць тому +1

    Bügün en son maltepe yerleşkesi komutanliği yerin mezun olacağız

  • @sharmarkehusseinmohamed690
    @sharmarkehusseinmohamed690 Рік тому +6

    Heestan Aniga marqaamayaa dhageesanaya waxaan jacaylkeeda i taabanaya oo sida geed igu baxay oo iyada igu beeratay RUWAYDA ABDIRASHID OMAR 13 April 2023 Alle waxaa ka baryayaa inaa dib isku Aragno oo kulano isha allah…
    Waa ku jeclahay RUWAYDA ❤️💝💋👸

    • @maxamedcabdiwahaab476
      @maxamedcabdiwahaab476 8 місяців тому

      Mirqanki ma iska deeysey aabo aniguba hestan ad Ayan ugu so mirqaamee imikana wan daaye

  • @queeninaaahmed3109
    @queeninaaahmed3109 Рік тому +9

    Anig wax ii soo martey labo qiso aan ilaawen 2012waxan waye jacelkii igu hore aan idhah kala furtey lkn laga dilay qalib kam baxadii idir xuseen kulmiy rabi haku naxiirsto kadib anig waali u dhaw oo heer cisbtaal laga gaye aan xanuun sanaa axl 2sano kadib waxa li barye wiil walalky ah oo dareeky dhalay ilsano isl socan waxa walib wuu ilow siy kadib 2016/10/14 balinta dunid ku lah oo ah arooskeegi ayuu ah ilaa 4sano waxan ku nolola nolol qura badan marab ilween oo naxriis iyo darey wato maxa yel anig madi ahye hadan hooyo imaa nolol nololsh sitaa isk noqtaye kadib 1sano waxan noqanaye dagal iyo buuq iyo heer family ee na dhaxa galan kadib 2020 /3/29mali ramadan ah waxa ii soo yeertey wn ku furay dib dabo Haa ii soo wcin iyo balag ilaa hada waxan isk nololahy xanuun axl lkn😢😢😢😢😢😢

    • @faizaabdi4754
      @faizaabdi4754 Рік тому +1

      Noloshu kuma xumeeyso wlzhy mcneyy alle nolol tii ka qurux badan hku siiyo
      Aniguba wiilan hoos ujeclaa isna an uga shakisna inu hoos ii jeclaa anagoon waxba isku sheegan oo 3 sano isnaqaney baa leyga diley 3bilood ka hor ilaa hda niyadeydu sax ma aha xasuus iyo oh ohin igaso hadhey magaalo kalaan xtaa adey weli sidii ahy wiil kla jiro ijecel oo hortiis xiriir wadaag ahyn oo weli idaba socda isaga xtaa waqti waa siin wayey qalbigeygu xanuunku dareemayo awgiis wadanka hadan helayo qof iga kaceysto wlhi wan iskaga tegi lahaa xsuus ba idaashatey😢

    • @DeeqCismaan-s7y
      @DeeqCismaan-s7y Рік тому

      Ilaahay wax kaa farxiya hakusiiyo noloshu kuma xumayso jaceylka marka lawaayo waa ciqaabaha dunida kuwa ugu xun even dawo lahayn alah nasiib wacan hakuugu dhamaystiro

  • @FartunTuuney
    @FartunTuuney Рік тому +2

    Xqiiqdi heestan Daren gooni ah ayee ledahay aniga waxan aha qof qalbig laga soo dhwacay jacel dhan wan nacay ugudnbenti waxa helay qof i fahmayo oo naxariis badan insha allaah wacan rajeyna inuu jacelkeyga guesto isoo duceyo inaa is guursaday rajeyna yaabay snadkan dhamandkisa ❤❤😢😢😢

  • @Yahyemohamed-1
    @Yahyemohamed-1 2 роки тому +16

    Hestaan markaan maqlo qiso xanuun badan oo igu dhacday bey dib isoo xasuusisaa , inta badan labada qof ee jecel calafka kala wada oo isma hantaan ,qofkaan hestaan u qaadi jiray waqtiga iyo wayaha nakala waday mar walba waxaan u rijeyaa nolol farxad inay aduunka kusii joogto🙏

  • @militaryarchive8979
    @militaryarchive8979 6 місяців тому +2

    Sabti 23:00. 2024 habeenimo Aan dhageesanaya Jaceyl❤ Filsan Waligaaba Dumar Ugu Saree Abid

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah9369 11 місяців тому +2

    Waa hees dareen dhaab ka hadlyso allah u sahlo naf walbo naftay jeceshahy ❤ waan dhagstaa xiiyaada qar heesaha [ Ali Najiib] wa fanan aad oo Tagero ano yar ba saaas ogu haysaan jiray waa xili danbo sacaduuna abaro labadii habeenimo sii mareyso 2:10 2/11/2023 waan so boqon dona malin malaha kamid ah hadaan dhiman inshaa allah 😊😅 hadaa iga danbysiid so boqotay heestaan miraha macaan waan ku salamaaya ogow 😊

  • @istareexjellebare2645
    @istareexjellebare2645 3 роки тому +16

    Jacalkayki hore hadad mar uun ogaan lahaad sidaan kuku xisay oo aan kuu tabaay maa qiyaasi kartit 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @fadumoqaliif3472
      @fadumoqaliif3472 3 роки тому

      Qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqcsqqqqxqqqqcsxqcqqqqqqqqqqqqqqqczqqcqqqqcxqqcqqqqqqqqqczqqcqqqqqxccqcxqccqqqsqzzzqxxxxxxsxxqqqqqqqqqxxqqzxqqqqqxgssqqqqqqqqqczxxqcqqqqqqqcvxxqcxxcxqxqqcsqcqqqqcfzqccxxxxcxxxxxxxxxxfxxxxxxsfqzqcfzsxxqqccfsxxcxxcxcxxxxxsxxxfcxxxxqqqqcxxxxqczxxxxxqccfxcxxqfcxxxxxxccxxxxxxxxxxxxxxxxxcxqcxqqczcxxqqxczczxxxxxxczcfzqxcxdxxxxxxfxxxxxxxxqqqcxxxxcxcqcfxxxxqcfqxxxxxxxxxxxxxxxxxczzxxxxxxxxxxxxxxxxxczxxxxxxcxczxxvxxcxxxxxxxxczczqczqqqczxxxxxxcxxxqcxxxxxqczxxfxvzxxqczxxxxxxxxxxxxxxxqcxfxxxffxxxqqcxxxxsqcfxxxxxxxxxxxxxqczxxxxxxxxxxxxxxxqczcxxxxcxxxxxxxxqczxxxqqcxxxfxqcxxcfzqcfqcxxcxxxcxxxxxxxxxxxqczxczxxxcxxxvxxxxzxxxxxxxxxxxxxxxxxqcxqcxxxxqxcccczqcxxxxxxxxxxqqcxszzxxxxxxxxqcxxxxxxbxxqcfqcqcxxxxxxxxxxxxxxxxxxcxsxxxxcqbxxxxxxxxxxxxxxxxxxccxczxxxxxcxxczzxxxxxxxxxxxxqqqxcxxxxxcxxbxxqcxxxxxxxxbxcxxxbxbcxqxcxxxxxxxxxxcqcxcxxxxcxxcxxxxxxxxxxxxqcxxqcxxxqcbzxxxxqxxxcxxxxxxxxxxxxqcxxqcxxxxcxxxxxxczzxxxxxxxxqcxxxcbqxxqcxcxxcxxcxxcxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxqcxxxqcxxxxxxxqqcxxqcxcxxxxcxxcxxxxcxcxxxxxxxqcxxxxxxcqxqqczxqxqxxxxxxqqcxqcxxxqqqqqcxcxxxxcxqcxxxxxcxxxxxxxxxqqcxqxxxqqqqxcxxxxxxqcxcxcxxqcxxxxxxxxxczxxxxxxcqqczxxxqqczxxqqxxcxxxxcqxxxxqczqcxxxxxxxcxqqcxqqczxxxcxxxxxxxxxxxxxxxxxxbqcxxxcxxxxxxxxxxxxxxxqqcxxxxxxxcxxxqqcqxqccqqqcxxxqqqcxxxxbxxxxxxxxxxxcxxqczzzqcxxxxxxxxxxxqqqxcxxxxxxqqczxxxxxqcqqzcxqqqqqqqqqqxxxqqqqqqqqqcxxxqqqqqcxqcqqqqcqqqqqqqqqqcxqqqqqqqqcxxqqczqcqqqqqqcxqqqqcxxxqqqczxxxxxqqqcqqqqqqcqqcqqqcqcqqqqcxxqqcqqqqqqqqcqqqqqqqqqqqqqqqcxqxqqqqqqqqqqqqcxxxqqcqqqqcqqcqczqqqqqqcqqcqqqqcvqqqqxqzczczx

  • @ayanhassan4010
    @ayanhassan4010 Рік тому +3

    18/9/2023 Baan daawanayaa heestan jacaylku waa xanuun 😢💔

  • @Alisacudi
    @Alisacudi 10 місяців тому +2

    Woow amazing song 🎵
    Wa wa habeen khamiis ah tariikhdu
    11/29/23 berbera

  • @Abdirahmanmohamed-vw8wg
    @Abdirahmanmohamed-vw8wg 4 місяці тому +1

    Hestan midka macaan ma arag wali, sacada waa 21:30 bariga Germany 🇩🇪 ❤

  • @farxiyaabdimaxamed3346
    @farxiyaabdimaxamed3346 2 роки тому +5

    erey dabacsan bay dibnahagu karayaan ❤❤

  • @xilkascabdullahi2836
    @xilkascabdullahi2836 Рік тому +2

    Hesstan Daren Gooni iyo Xasuus Xanun bdn Igalisay wlhi ,wax Aamino wan wyye Jacelka Dhana wa nacay 😢❤, Qal Ban kaligey Xasuus Xanun bdn Ku Galay jacelka Qofka ma dilo E qofkii u Jceladay ba Dilo😢❤

    • @zuzucadey1769
      @zuzucadey1769 10 місяців тому

      Sorry xbbti Insha allha waad ka bixi

    • @LaylaMuxumed-ul6wt
      @LaylaMuxumed-ul6wt 5 місяців тому

      Jacaylkaasi aadbuu uxanuun badanyahy wlhy qofsoomary ooqlbi jilcan badareemikro runtii heestana way idamaqday

  • @ikraanAxmed-tg6bz
    @ikraanAxmed-tg6bz 5 місяців тому +1

    Ilahi qofkaan jantay calaf ha igu daro

  • @abdifatahaden9518
    @abdifatahaden9518 3 роки тому +7

    Heestan qof iga tagay tilmaamihiisii wlhy ay ka hadlaysaa caadi ma aha
    Erayada waxaa kamid
    Murankaba ma doontide
    Eray dabacsanbay dibnahadu
    Karayan safiyaay dadka ruux ieeqaybaa tahay
    Wlhy heestan qiiro ayay igalisay caadi ma aha

  • @MucaashaQ_19_01
    @MucaashaQ_19_01 5 місяців тому +1

    Taariikh.
    Mon,6 May 2024 01:25
    Naf jacaylku daashaday
    Kalgacaylku dagay
    Indhaheedu dumar kale
    Dumar kale kuma doogsnayso
    Aduunbay ku Daawataaye
    Aduunbaan ku Doortoo
    Kaligaa i deqeee
    Hadal Diiqad Galiyoo
    Dhegaygu Deeddaan
    Amuurkaba ma doontide
    Eray dabacsan bay
    Dibnahaagu karayaan
    Dar alle gobaad tahay
    Marwo lagu dagaad tahay
    Ilwaadey dadkaba ruux
    Ideeqay Baad Tahay
    Dumarkaba idilkood
    Taan ka doortayeey
    Naftaydaa ku doontoo
    Dugsigaad ku ababtaa
    Dulqaadkiyo Deganaantiyo
    Kala timi
    Adigaan ku doortoò
    Kaligaa i deeqeee
    Hadal diiqad galiyoo
    Dhegahaygu diidaan
    Amuurkaba ma doontide
    Eray dabacsan bay
    dibnahaagu Karayaa
    Dar alle go'baad tahay
    Marwo lagu Degaa tahay
    Niciimay dadkaba
    Ruux ideeqay baad tahay
    Ereyadaasi qalbigayga marka ay kusoo dhacayaan waan ilmaynaaya runtii, wxan waayaya hadalkaagii badnaa, waxan u xiisayaa aragtidaadii nuurka badnayd, qalbigaagii marwaliba ahaa dhinacayga, xasuustayda marna kama baxaysid.
    Wxa ii hadhy fariimahaagii wcanaa wxa ii hadhay sawiradi kuwii aan sida wadajirkaa u galnay, buugii aan kaa qoray, Maalmihii wacnaa eed agtayda Joogtay, wicitaanadii badnaa, codadkii aad sida niyada ahaa iigu soo diri jirtay adigoo i jecel qalbigaaguna ii furan yahay.
    Jacaylka aan kuu qabaa marna igama yaraan doono, waan ku jeclahay gacaliso ilwaadey.
    Kuma waayi doono abid ka hor muuqo weligaa agtayda.
    Waan u xiisi Quruxdaadii gaarka ahayd, dhabeelnimadaadi gabadhnimo, xishoodkaagii Cajaa'ib ka ahaa, wxaan u xiisi doonaa Dhoolacadyntaadii marka aad kala qaadid dibnaha sida Cajaa'ib iiso jiidan jirtay, xanun walbo i haysta way iga dawayn jirtay, waxaan u xiisi doona wajigaagi jaahiisu i qaadi jiray kolka aan dheehdo, quruxda aanay cidina kula wadaagin .
    Waan kuu xiisi doona xiise aan dhamaan waanan ku jecalahay jacayl aan dhamaad lahayn sidoo kale jacayl bilaa Danaysiya ❤
    Nooli Kulanti Anigu Kuu Heelane❤
    Monday, 6 May 2024 01:43
    Heestanina waa xasuustayda.❤❤
    Ilwaad Khadar Nooli Kulanti😢

  • @mohayasiin7648
    @mohayasiin7648 2 роки тому +5

    Ali najiib waxa dareemikara qof xalad jacayL soomaray oo wakhtigu ka fogeeyay heesta 2022 4 /13 hapeen jimca ah ramadana kamapala😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan 2 роки тому

      Sxb kula mid ahay 2022 may ayan dhagaysanaya walipa anigoo gudahayga dab ka baxayo💔💔💔

  • @nimcocabdifitah5571
    @nimcocabdifitah5571 3 місяці тому

    Murankaba ma dontide😭

  • @raxmocali1335
    @raxmocali1335 Рік тому +2

    Wlhi hestas waxey igu ledahay xasuus aan waligey ilawi doonin wnka xumahay kama shegeyn karo wxn farintan so qoraya sacadu 02:22/23/9/2023 inta iga dabe dabaneso waxan urajeyna caafimad

  • @hasanabdi8835
    @hasanabdi8835 27 днів тому

    ALI NAJIIB WAA LEGEND ❤❤❤❤

  • @samiraokash7348
    @samiraokash7348 Рік тому +2

    Beautiful song heestan I think bari baan maqlay I believe it was 2019 maantan TikTok ku dhex arkey ❤

  • @MujaahidMohaan
    @MujaahidMohaan 3 місяці тому

    29 June 2024 saacada 03:50 habenimo ayaan searching dhahay sidaan uraadinayy ayaan helay 😢

  • @gureyiskilaaji7013
    @gureyiskilaaji7013 4 роки тому +8

    Heestan wllhi.xasus weyn ayeey itahay

  • @dhaayahamedia3281
    @dhaayahamedia3281 Рік тому

    Ali Najiib 2010 ki Baan Heeskan dhageysan Jiray Xusuus wlhi

  • @upahjahur1447
    @upahjahur1447 Рік тому +2

    Heestan wn ka helay runtii.❤

    • @khadarhariir
      @khadarhariir Рік тому

      Dumarkaba idilk00d
      Taan ka D00rtayeee
      Nafteydaa ku D00nt00
      Dugsigaad ku Ababtaa
      Dulqaadkiy0 Daganaanta
      Kala timid
      Adigaan ku D00rt00
      Kaligaa ideeqee ❤😢😢😢❤😊

  • @Fardowsaosmaan-c9d
    @Fardowsaosmaan-c9d Рік тому +3

    Heestaan wiil jeclhy xasuus ahaan igusoo diray 4sano isjecelnahay illaah calaf inuu igu daro igusoo duceeya inta iga danbeyso i a/8 /20/2023 sacaaduna tahay10:37 subaxnimo dhageysanayaa❤😢

  • @ajibarmustafehussein9730
    @ajibarmustafehussein9730 Рік тому +1

    Naf jacaylku daashaday 😪😪
    Wax kasta waxa kawanaaagsan qof aaad saaaid ugu dhaadanaysoooo

  • @ArmaancCismaan
    @ArmaancCismaan 5 місяців тому

    Hes dhaaf weye ilinbaba igu so istagtay😢❤

  • @NasiimAli-l3i
    @NasiimAli-l3i Рік тому +1

    Murankaba ma doontide erey dabacsanbey dibnahagu karayan🥲❤️

  • @mohammedibrahim-hs2cc
    @mohammedibrahim-hs2cc Рік тому +3

    Dumarkaba idil kood taan kadoorteyey❤❤❤
    Nafteyda kudoontee ❤❤
    Jacaylku xanuun badana marka jacaylka lagula hayn

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 11 місяців тому

    Kawsar waan naftayda; way i wehelisaa caawa oo ah: 02-11-2023|8pm waxa rajaynayaa in ay nagu soo biirto curuda qosyka oo ah “Faadumo yar”.❤

  • @TheRedSeaAndTheHorn
    @TheRedSeaAndTheHorn 4 роки тому +7

    Wow hees macaan

  • @xafsoabdi-gx5vu
    @xafsoabdi-gx5vu Рік тому +2

    Hees iyo bar❤️😩

  • @WardaGhaji
    @WardaGhaji 5 місяців тому +2

    Dabda 2019kii ila hada 2024 😢Ninkale dareen cashaq u qadii wa xataa hadan guursaday ku ilawii wayay gurigaygii xata hadan dumiyay oon nin kale cashqa isdhay wn awoodi lahay 💔😭talow sidan ku jcla qof ku jcl ma heeshay 💔i.n sidayda inad xanun dareemin ku rajayna 😔farxad warta iyo awalad bari ah😭😭

  • @iamAbdEyasis
    @iamAbdEyasis 4 місяці тому

    Ali najip Waa waa GOAT🐐

  • @Faliseyyyy
    @Faliseyyyy 5 місяців тому

    Ugu danbayn wan helay heestan aad ujeclahay😢❤

  • @aarshepouy7863
    @aarshepouy7863 9 місяців тому

    We we we wa have enough qamisa saacu 03:00 habeenimo 21/12 2023. Intii dabadey Dawata waxan urajyna cafimad qab❤❤❤❤😊😊

  • @busuliyo.shabeel.839
    @busuliyo.shabeel.839 Рік тому +2

    2010 heees xasuus Madan maxa waxbadan kuqoray

  • @Warsame013
    @Warsame013 4 місяці тому

    Still listening 21:15 5/2024/Sunday ❤

  • @faaraxcali6733
    @faaraxcali6733 10 місяців тому +1

    Ax ax ax😭😭😭😭aduunyada wagalibacayn xanuka jaceylkuna wasiikaladaranyahay 😭😭wakaxumaha inaa dib uxasuusto nabaradii aankala kulmay xiliyo kaladuwan 😢xirirkii igu horeyay ismacalfan oowaxaalagudaray wiil ay qaraabo yahiin😰 kii2aadne sidoo kale allah ubarakeyo qoysaskoda🏡 ❤kii 3aad waa isguursanay👫👨‍👩‍👦 😭😭😭😭😭😭nasiibxumo waqtiga iyo wayahaa nakalakaxeeyay oo waa kalatagnay😢😢 waxa an rajeynoo rabigey kasugayaa ruunlagu nagadiyo nolol raxaloo wacan hetaandhagesanoyaa/habiin sabti/01:45sac 18/11/2023/waxey igu reebtay dareen goniya iyo xasuuso hore😭😭ax jaceyl marbuu sunyahay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maasmehraj7
    @maasmehraj7 Місяць тому

    I'm in love with Najma ❤😢

  • @MarwaAhmed-dl6kb
    @MarwaAhmed-dl6kb 9 місяців тому

    30/12/2023
    Saturday night 🌙
    10:40
    Muqdisho❤

  • @AnsaleBarkhadle
    @AnsaleBarkhadle 4 місяці тому

    Hees iyo badh

  • @MohamedOlad
    @MohamedOlad 4 роки тому +5

    Xasuus hore Ali najiib ♥️♥️♥️♥️

  • @biyaayo
    @biyaayo 2 роки тому +1

    Hees shidan Ali najiib noso labo

  • @queeninaaahmed3109
    @queeninaaahmed3109 Рік тому +2

    Form tiktok lkn😢😢😢

    • @khadarhariir
      @khadarhariir Рік тому

      Wllhi tiktok uga yimaadey mnta iigu Horeysa wn save gareystey macala 5 jeer ku ceshedey😢❤❤

  • @Nasrudiin-m4n
    @Nasrudiin-m4n Рік тому +1

    Ifka lagu yahy wll wax walpo wad u qalntaa Bro Hor mar wacn lpx 💯✌

  • @NaciimoDhayman-p5w
    @NaciimoDhayman-p5w 2 місяці тому

    Jah hes wey dhafty

  • @Ismilali1
    @Ismilali1 9 місяців тому


    Waan..........
    Daren igu la sheekayzo

  • @SafaLuul
    @SafaLuul 6 місяців тому

    Heesteydi ❤❤❤ safiyo gobad tahay❤❤❤❤

  • @SakariyeAbdiwali-c7u
    @SakariyeAbdiwali-c7u 6 місяців тому

    2024 ban dib uso booqday 😢

  • @kalaayofficial4921
    @kalaayofficial4921 2 роки тому +3

    Dhaxan radiyay helay

  • @ismacilxalane1033
    @ismacilxalane1033 Рік тому +1

    asxabey waxan latalinaya ardayda schooleyda ah wxan kawaninaya in ay jecel badisa iskugalin inta ay wxbarashada primaryga io secondaryga kujiran wayo 90% qofka ad gursan donto wali maqangarin waxase kasidambeyso nolol adeg bdn o kaga bahan in ad strugle ta

  • @HodanMaxamed-e9t
    @HodanMaxamed-e9t 8 місяців тому

    Hestan jceylkeyga zaki ku xsuustaa alow an is calfana😢

  • @xamdaxuseen2641
    @xamdaxuseen2641 Рік тому +1

    Jacayl xanuuun weeye 😢😢😢

    • @khadarhariir
      @khadarhariir Рік тому

      Heesan 00 kle markan dhageysanay0 Jacayl aad u weyn igu Abuurma ❤❤❤😢

  • @Sinjibiil10
    @Sinjibiil10 2 роки тому +1

    Alla jacayl ku xanun badanaa
    Borame, 19/4/2022 Ramadan

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan 2 роки тому +1

      Sxb jacaylku waa cudur aan dawo lahayn 21 _May 2022

    • @ugaasgelle4455
      @ugaasgelle4455 2 роки тому +1

      Jacaylku waa qooq waynàaaday

  • @filsancadey6774
    @filsancadey6774 Рік тому +2

    Hestan galabtaa tik tok ka arkay waliba anigo faraxsan jaceylkeyga 6 sano aaan kala maqneen mar kale dib umidownay alx intaas waa radin jiray asna wuu iradin jiray alx hada asagoo ii radinaa i helay

    • @filsancadey6774
      @filsancadey6774 Рік тому

      8/9/2023 tariqaan iloobi doonin alx inta dhiman allah noo dhames tiro

    • @nuuradiinessein1193
      @nuuradiinessein1193 Рік тому +1

      Waa arin farxad leh wll marwalba oo khillaaf idin kala so dhex gaalo waxaad so xasusatan sida dhibka badan eed isku heshen markastana khilafka idin so kala dhex gala idinkudhexdina xaliya wll cimri dheer iyo caafimad idin rajaynaya incha allah iyo nolol guur iyo farxad fore ever 🙏

    • @khadarhariir
      @khadarhariir Рік тому

      Anigupa tiktok ayaan ka zo Raacey heesta Alle ha isku kiin daay0 ❤😢

  • @ikraanAxmed-tg6bz
    @ikraanAxmed-tg6bz 5 місяців тому

    Sacadu waa 16 abril 9: 08 daqiiqo 2024 waxan blach saray wiilka aduunka u jeclaa anoo jecel waxa igu kalifay in aan balch saaro xalad uu asagu ii gayisatay wana ka samri la ahy Ani unbaa jecel asagunah ima jecla SAS darteed

  • @faizoabdulahiaadan932
    @faizoabdulahiaadan932 3 роки тому +1

    Wlhi xasus waye 😭😭😭

  • @khamiztv2871
    @khamiztv2871 Рік тому

    Waaa manin qamis ahh 28/9/2023 17:06 galab ahh waxan dageysani hestaan wlhi daren qas ahhh kuga rebti 😅😅

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 4 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @safiaahmed4228
    @safiaahmed4228 3 роки тому +8

    Safiyaa waa hees aad u macaan 😘🤩😘🤩🥰♥️🌹❤💯

  • @SafaLuul
    @SafaLuul 8 місяців тому

    Heesteydi❤😊

  • @abdulqadirahmedali5779
    @abdulqadirahmedali5779 7 місяців тому

    Ala markad wax jeceshay wanagsana heestan malintan maqlay waxan kufaraxay magaceeda intakaliya lagosoodaray Wayigala fiicneed curad malinta leeydhalay. Cako naxariista markay dhamato hadana aadtahay maskiin arday ah misena qaxooti kunool aan haysan garab misana jaceelkaade kudhafsatay paspor 😭😭😭😭plz wiilasha masakiinta qoxootiyada kunow hala dhowro qabiyadooda plz ilaaliya

  • @NimcoBashiir-n9l
    @NimcoBashiir-n9l 10 місяців тому

    Ax ax walhi qofkii igu horeyay en jacayl lasamayy ayaa heestan ku xasuusta tarkhdu markay ahayd 8/24/2014 habeen Ana ilawi karin heesta ibadan ayan radiyay walhi ilaa xiligii cawa ayan helày ayadu oo ay ina toktoka iskaga doibtay xitaa inan ti walhi falow ayan u idhi wanan si zher gareeyya cawa tarkhdu waa 28/11/2024 qofki aan wada zoconay xiligaa imika 4 ciyala ayay ledahay wanan ilaway blz wuxii no xasuusta laha ma ilawin ilaa Ima waxann kamid ah xasuustaa heestan iyo kuwa badan oo aan la ilawi kari xiligaa waxan joognay itoopiya ila hada iyadu halkii ayay dagantahy halkaan anu joga cawa magalada hargaysa gar alhan 150 saadhaa tahay 2:16 hapeenimo tàrikhduna noqotay 28/11/2024 habeen arbaca ahna tahay wali na iskabulo ayan ahay ee sanadkan ayy I qurzhasanthy inan masuliyada qado oo aan abe noqodo ducadu wa dhankaga hadad dhamaysatay qoralka wall mahad sanid

  • @abdullcarrasco6718
    @abdullcarrasco6718 4 роки тому +1

    Waxus lahar baa maqli jire

  • @xasanxiirey3797
    @xasanxiirey3797 3 роки тому +2

    Heees iga gadan

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 3 роки тому +1

    Wooow

  • @shushumalin3110
    @shushumalin3110 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qurux_Badan1
    @Qurux_Badan1 11 місяців тому

    Heestan marka maqlo darenkeyga wuu isbadaya xalad murugo iyo niyad jab Isugu jirta I don't know wlhi qofkii si dagan oo naxariis leh logu heesay iyadoo bila music ah mar ay haben bar tahay waliba cod kii raga lagu yaqanay oo marka ad maqasho xaduba kacayso xasuusaha side layskaga dhaqaa iishega pls jacayloo abahaa w*s😭😪

  • @Hamun-i9t
    @Hamun-i9t 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyocabdiqadir7341
    @safiyocabdiqadir7341 Рік тому +1

    Heesteydi

  • @najaxabdulahi2326
    @najaxabdulahi2326 10 місяців тому

    heestaan wxa dhgysnyaa wqt aan xaalada kujiro grnynin qvkii aan jclaa aan hysto lkn anu wx iga qldn aan grnynin ilhy wxn ka baryaaya in uu sida roon iiyeelo gclyhygna aan ishlno i.a xaalada aan kujirna iga saaro 😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭23/11/2023 saacdu thy 22:17 ilhy jcylkeena hnguguulyo dhib pdn baa usoo mary🫶❤️❤️❤️😭😭😭😭

  • @amalkoranekore1026
    @amalkoranekore1026 4 роки тому +6

    Hees aan jclhy waxayna igu tahay xasus

  • @awoomar8588
    @awoomar8588 3 роки тому +1

    Woowww

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 2 роки тому +1

    🥰🥰🥰🥰🥰❤❤🥰🥰

  • @hashkaaxmey1410
    @hashkaaxmey1410 Рік тому

    waaaaw

  • @ERNAJO
    @ERNAJO Рік тому

    Dumarkaba idilkod tan ka dortay “i”

  • @safaluul5810
    @safaluul5810 2 роки тому +1

    heesteydi

  • @xamdaxuseen2641
    @xamdaxuseen2641 Рік тому

    😢😢😢😢😢

  • @NasiimAli-l3i
    @NasiimAli-l3i 10 місяців тому

    Fav 🥹❤️

  • @abdihakimaden9871
    @abdihakimaden9871 2 роки тому

    😘😘😘😘

  • @Abdikarm
    @Abdikarm Рік тому

    Xassua🎉🎉🎉

  • @munajama152
    @munajama152 2 роки тому

    😪😪

  • @safaluul5810
    @safaluul5810 2 роки тому

    heesteydi🥰🥰🥰🥲