Mahamoud Amoore iyo Samsam Ali Rooble - Maah Maah. by qardhab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • qardhab

КОМЕНТАРІ • 214

  • @sahrajsahraj3068
    @sahrajsahraj3068 5 днів тому +10

    Yaa dhageysanaaya , October 2024
    My childhood song xusuus gaar ah ayey ii leedahy goobtu waxey aheyd baadiyaha gobolka saaxil Mobilekuna Qandaafi Waxaan ku raaci jirey adhiga mrna maryaha ballyada ku meydhi jirney aniga iyi axaabta berigaas wixii dhintey alle haw naxariisto

  • @IlkacaseIlkacase-dr6qu
    @IlkacaseIlkacase-dr6qu 11 місяців тому +10

    Xasuuus Heestan waxaa dhagaysan anigoo la jooga inan jecladay adisapapa tariikhda 12/11/2023. Xasuus

  • @mahamudshire3685
    @mahamudshire3685 8 місяців тому +8

    2024/04 Febaraayo kama daalo Amoore iyo SAMSAM Rooble

  • @mohaabali6198
    @mohaabali6198 10 днів тому +3

    Maahmaahda ila garo
    Murtida ha igu beylihin “Old is gold💔”

    • @axmedmaxamed5798
      @axmedmaxamed5798 9 днів тому +1

      Heestan caawa oo jimce aha ayan ku mirqamaya 😂

  • @abdirizakmohamedabdi8538
    @abdirizakmohamedabdi8538 8 місяців тому +82

    Who is here 2024 😊

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +81

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 4 роки тому +25

    2010ilaa 2011 Ban kuqiyaasa anigo markaas mopil c1ladhaho wadan jiray Baa jeclaa wiil markaas sxb ahayn Baa uqori jiray adunyo hader Wan gursdy asna wuu guursaday mardhaw lllahow ubad qer qabo sii 😭🙏🏻

    • @yusufmohamed7539
      @yusufmohamed7539 Рік тому +2

      Caruurtiina isa siiya hadad is waydeen idinku hhhhh

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 Рік тому

      ​@@yusufmohamed7539 waa arin wanaagsan soma ahan 😂😂

    • @Sabra9682
      @Sabra9682 Рік тому

      @@yusufmohamed7539 😂😂😂😂

    • @farxiyo1859
      @farxiyo1859 10 місяців тому

      😂😂kula midbaan ahay c1 oo beer ah number furo lix ah yaaba iga reeba earophone iskama
      Bixyaba😊

    • @NimaaAhmed-sz4ln
      @NimaaAhmed-sz4ln Місяць тому

      ​@@yusufmohamed7539😂😂

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 Рік тому +7

    Weey maanta waxay iiga shidan tahay heesihii dhexe Ala muxuu jawigaas macaan ahaa xasuus baa geel lagu xero geeyaa salaan sare Akhyaarta 2010_2011

    • @diamondcali8695
      @diamondcali8695 Рік тому +1

      Khaaalid waan kaaqaday salaanta heestaan sxbky ayaa Nimpuzz ugu qori jiray iyo infarhaan Ama Hotmail sidaa utaqaanay alla xasuus badanaa xiligaas waxaan watay tel ladhihi jiray Three One zero ama 310 xasuus heestaan markaan maqlo jawi ayaan galaaa Heestaan wiilkaan 2011 uqori jiray waxaan aqal galnay anagoo aduunka isku jcl 2018 wali anoo sidii inaan hada bartay ujcl ayuu 2020 ila guursaday anigoo wiil ihaaya sorry jclka dhanba waxaan ka aaminay been xiligaan aan comment qoraayo jclka ma aaminsani anigoo wax niyad ladhaho uheeynin ayaan isla joognaa marka jcl majiro sidaan arkay😢😢😢 yaarabi qalbiga iiqabooji

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 Рік тому

      @@diamondcali8695 runtii wakhtigaas ma ilaawo Wali waa isawirmaa qalbigaan ka dareema kawaran waliba heesahan aadbaan ugu khushuuca huuno aadbaan uga xumahay niyad jabka kasoo gaadhay qofkaad xasuusaha quruxda badan soo wada qaadateen diintaa banaysay uunbaanu qiil ka dhigana balse diintu waajib kama dhigin waxaanan inbadan aan arkay laba hablood oolawada qabo oo col ah isdagaala macala carruurtu iskuma niyad samaadan markaa hadaad qofku jecel haysto inan ragoow caruurtada iyo marwadada qalbigooda ilaali ooku eekoow hal xabo walal gacalooy rabi qalbiyadiina haysku soo dhaweeyo heer sidii ka wanaagsan idinka yeel

  • @sagalosman6873
    @sagalosman6873 Рік тому +14

    2023/may/9 Yaa ila dhagysanya hestaan aad ban u jclaa 2012😢❤

  • @asaldhalad3089
    @asaldhalad3089 Рік тому +6

    Xasuus wlhi heestaan jacaylkii iigu horeeyay markuu igu dhacay dhageeysan jiray

    • @diamondcali8695
      @diamondcali8695 Рік тому +1

      Kula mid galabtaan sooboqday 2010 xasuus iiledahay sxbky ayaa Nimpuzz iigusoo qori jiray

    • @farxiyo1859
      @farxiyo1859 10 місяців тому

      😂😂lkn aniga 2012dii baa tflnka la iso gaday

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 Рік тому +11

    Heestan waxaan dhageysanayay 2021 Habeen u wiil zxpo nahay aniga iyo Rag kale zxpo nahay noogaga sheekeynayay xlda kala Duwan e Noloshiisa soo mara Askari Dowlad buu yahay hada Lkn markiisi hore Guners bu kaso Goostay Alla Maxaan yaaabay mrkuu ino waramayay
    Hada heestan mrkaan maqlo Habeenkaas iyo sheekadaas baan so xusuusta inkasto heestan aan dhageysan jiray 2010/11
    Lkn lkabadaas xiliba wn ku xusuuusta iyana 😮
    Wr Wn idin Salaamay Zxpayaal

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 Рік тому +5

    Yaa dhageesanaya 2023 oo ku jira xasuuso tagay

  • @intisaamsaalax1401
    @intisaamsaalax1401 3 місяці тому +16

    Iga danbeyo like ha ilaadhafin markasto hosha ku qabsadaa 14/7/2024

  • @LooseyYare-oj3ow
    @LooseyYare-oj3ow 10 місяців тому +3

    16,12,2023 malinta sabti sacada 5:15. Ayan dhagesa

  • @MaxamedDiyaara
    @MaxamedDiyaara 14 днів тому +1

    Markay soo baxdy maan fahmi jirin blze haada qalbigaan ka daremaa❤

  • @YurubIsmaaciil-r9i
    @YurubIsmaaciil-r9i 5 годин тому

    Malin axad ah .20/10/2024 Runti wxan rajaynaya inaan soo laabto anno isbadel nololeed oo qurux badan gaadhaay😢.
    Intaa iga danbaysa rabi haydinka rali ahado labda daarodba(if iyo akhirbo)🤲😢

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 23 дні тому +1

    Heeskan waxaan ku dhegaysanayaa masaajid ku yaal Borama oo Geed goble la yidhaahdo dabaqiisa labaad! ❤

  • @baalweyne4352
    @baalweyne4352 Рік тому +3

    Heeskaan anigoo fasalka form 1 ah ayaan aad dhagsysanjirey ereyada si fiican uma fahmi jirn balse waxa aan aad uu jeclaa musicga saaran
    From Boosaasa deeqa

  • @zakiyusuf-eh7dz
    @zakiyusuf-eh7dz Рік тому +4

    2011 libiya mar aan joogey waayo waayoh

  • @ikraansiciid4479
    @ikraansiciid4479 9 місяців тому +2

    2011 ayaa heestan igu dambaysay waaga wiil aan sheekaysan jirnaa idhagaysiin jiray lkn sorry waan ku ciyaalobay hada oo ay taarikhdu tahay 1/20/2024 ayay igu socotaa 😂😂

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +35

    2020 yaa ila dawaN😢🍁🍁

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 4 роки тому +11

    Heestan wxn ku xasuusta 2011 anigo beer falaayo aya isaga so cesh ceshan jiray ileen wagaa heesaha qali bey ahayen dheel dhel laguma heli jidhin

  • @Xalimokapur12
    @Xalimokapur12 Рік тому +9

    2023😍ya ilahgysanoyo❤️

  • @asmaahmed7563
    @asmaahmed7563 5 місяців тому +12

    2014-2015 bn dhegaysan jiray iyo Caawa oo aan ku xasuustay vedio yar oo inani iskaga soo duubtay 2024😂❤

  • @bisharGellowMahad
    @bisharGellowMahad Рік тому +27

    2023 from mandera NFD

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Рік тому +5

    SAM SAM WAAN KA HELLAA 🌹🐎🌹🐎🌹🐎🌹🐎🌹🐎WAA GABAR CAQLI BADAN .M.TABARIK

  • @Jablibaax-tv3lt
    @Jablibaax-tv3lt Рік тому +4

    Wlhi brigy so baxdy mn fahmin hadase laftiyo dhuuxn ka fahmayaa 😊

    • @farahdaud6982
      @farahdaud6982 Рік тому

      Kam finland kuyalan ku dhagaysanayay xaged ku dhagaysanaysay sxb

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 8 місяців тому +2

    What a amazing song.!😮
    Still listining 02/02/2024.🎻🔥

  • @daudbashir6304
    @daudbashir6304 Рік тому +2

    Xusus gaaar ah ayey igu leedahay just 2023
    Ahana wanna Ku heystaaaa

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 Рік тому +9

    Waqtigu wuu cararayaa wlh
    Ma heestanaa 12 Sano lagajoogaa
    Markeey soo baxeysay intaan la'ekaa baan weli la'ekahay 🤣

    • @ikraanmohamed-iv1gw
      @ikraanmohamed-iv1gw 9 місяців тому

      Curi baa thy hduu ale ku idmayo😮😂

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 Місяць тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@ikraanmohamed-iv1gw

  • @Zakizultan99
    @Zakizultan99 25 днів тому +1

    September 2024 ya dhintay ya nool 😂

  • @MohammedDaahir-uj2ww
    @MohammedDaahir-uj2ww 21 день тому +1

    Yaa halkan ka daawanaya 2024?

  • @kafiali1847
    @kafiali1847 4 роки тому +3

    Aniga hada igu horeysa cadi maha nagta ciyarteda

  • @MaanHersi
    @MaanHersi 3 місяці тому +1

    Yaa iga dambeya 2024
    Kama Daalo Heestan xasus Gaara Bay igu Leedahay

  • @dekhomohamed3484
    @dekhomohamed3484 3 роки тому +14

    Old is gold 😇2011 ila 2021 Sanat walbo wan dagista❤😋

  • @Xogwanag
    @Xogwanag Рік тому +1

    Wali erayada heesta si wacan iguma dhicin waase dhago uroon

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 2 роки тому +11

    2022 yaa ila dhageysanaya😍

  • @aliqalinle1
    @aliqalinle1 9 місяців тому +2

    BY 31/12/2023 WELCOME 2024
    HABEENIMO ISNIIN AH

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 Рік тому +2

    Degmda liipanta Qoryooly 2023

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Рік тому +6

    Xusus hore ciyaalnimadii
    Habenada Ciidaha ayaa lagaso dayn jiray heestan tvga Qaranka Somaliland
    Burco 2010/2011

  • @fardowsokassim143
    @fardowsokassim143 3 роки тому +3

    17 December 2020 ayan dawanaya heskan dugsiga dhexe markan dhiganayey ayan telefanka gabdhaha xafada ka maqli jiray😁😁😁🙏

  • @XamdiWarsame-b3n
    @XamdiWarsame-b3n Рік тому +1

    Yaaila dhageyysan jiray 2010

  • @naanii1878
    @naanii1878 4 роки тому +16

    Hestaan 2010 Ayaan Tv ka dawan jiry adunyo hadana 2020 ayaa soo dhaw

  • @amiirkaumada9957
    @amiirkaumada9957 2 роки тому +4

    I was there that night london west iyo xasuus 2009

  • @SharmaakeAhmad
    @SharmaakeAhmad 3 місяці тому

    2012 ano aroos ku jiro aya dawan jiray jah

  • @Bashaar.B.W.
    @Bashaar.B.W. 2 місяці тому

    heestan waxa dhageesan jiray 2011😢

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 3 місяці тому

    Hadaad heestan daawanayso waad dookh fiican tahay 🤞🤞🤞🤞🤞🤞

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 роки тому +13

    Walaahi in ladhimanaayo ee mogyihiin lkn mesha losocdo Allah naga badbadiyo

  • @Babnz
    @Babnz 4 місяці тому +2

    31/5/24 ano mirqaan qinjaha joga dhageesan after 12 years 😅

  • @muniirodabdicismaan-rd8yf
    @muniirodabdicismaan-rd8yf 8 місяців тому +2

    Still listening 4/2/2024

  • @Amaaliidle
    @Amaaliidle 10 місяців тому +1

    ❤❤ 8.12.2023 galab jimce😢

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 Рік тому +1

    Top waye hestan❤

  • @Nimco-c3h
    @Nimco-c3h 4 місяці тому +1

    2024 bisha 6 yaa ila dhagysanyaa❤

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 Рік тому +2

    2023 From Torino italia ❤

  • @FirdausAhmed-um5pg
    @FirdausAhmed-um5pg 23 дні тому

    🎉yeee am here❤

  • @ubax7758
    @ubax7758 Рік тому +2

    Yaa dawanaya 2023 😂😂😂

  • @ahmetdeeq3086
    @ahmetdeeq3086 11 років тому +8

    nice amoore and samzam cali rooble

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 Рік тому +3

    Geestada doontaba uraac😍👏👏👏👏👏

  • @abdiallishakir8648
    @abdiallishakir8648 4 місяці тому +2

    2024 ya dib uso radiyay heestan

  • @jereboy7286
    @jereboy7286 9 місяців тому +1

    2011 ban dhageysan jiray heskan waliba mobile manan haysan ee tv shabeele baa haweynada qaar so deyn jartay xilige so kasho reerka dhan way iyeeri jareyn war heskaga ba so galay wxan hayo wan kaso tagi jaray hdana wa ikana mobile ban hesta oo xiliga dona dhagegsan karaa ku darso xiligas erayada manan fahmi jirin 23 june 2024 2:04 duhurnimo

  • @xasancali4780
    @xasancali4780 4 роки тому +3

    Ilaa iyo hata ma iloobo xasuuus

  • @fatmamacow4609
    @fatmamacow4609 4 роки тому +28

    HEESTAAN INTA UUSOO BAXAY ILAA HADA WAAN DHAGEESTAA INTA IILA MIDKA AH LIKE IILA DHAAFINA

    • @caraweeloxaaji4831
      @caraweeloxaaji4831 4 роки тому

      fatma macow 😍🥰

    • @maxamedmadani6702
      @maxamedmadani6702 4 роки тому

      Caadi maahan heestaan, inkasto fananka Amoore uu Fanka kabaxay hadana dhegaysigeda weli waa xasuus

    • @Ali-sb9oo
      @Ali-sb9oo 4 роки тому

      Wa hees aad u wacan

    • @rayaanali1443
      @rayaanali1443 4 роки тому

      fatma macow aniga xitaa

  • @EngSharmarke1
    @EngSharmarke1 Рік тому +1

    Xatal aan 2023 ❤

  • @CaliSaciid-tf5tb
    @CaliSaciid-tf5tb 25 днів тому

    Fan waa kii hore wallee

  • @samirayousuf7636
    @samirayousuf7636 Рік тому +1

    ma bufis ayaa ku haya

  • @abdirahmankaamildhamal7356
    @abdirahmankaamildhamal7356 4 місяці тому +1

    Heestan wax badan baan raadinyey maanta ayaa helay 11/june/2024 xasuus hore

  • @SahalMohamed-e9o
    @SahalMohamed-e9o 11 місяців тому +1

    Heeso kamay danbaynba 🎉🎉🎉🎉

  • @Nawaalmubaarik11
    @Nawaalmubaarik11 2 дні тому

    17/10/2024khamiiis xasuuus ❤

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 4 роки тому +4

    2010 anigoo Bosaso Kaso xagaa baxay bn ku xasuusta heeskaan
    Barigaas Handha Maydlayashaa lagu xagaa bixi jirey 🖐🏻🖐🏻

    • @fatxifarax1861
      @fatxifarax1861 Рік тому +1

      Yaa ila dhagaysanaya hestaan wakhtigu waa 29/6/2023 6:44 jawi dagan

  • @farxaanmaxamed8563
    @farxaanmaxamed8563 Місяць тому

    Midhaha heesta iyo laxanka waa cajiib

  • @zakiyusuf-eh7dz
    @zakiyusuf-eh7dz Рік тому

    2012 waayo waayo

  • @SacmaalBaashe
    @SacmaalBaashe 27 днів тому

    Wa hees cajiiba taani

  • @hoodofarxaan8384
    @hoodofarxaan8384 Рік тому +1

    Old is gold marwalba😂❤😢😊

    • @abdirahmanhussein3630
      @abdirahmanhussein3630 Рік тому

      Old is gold from 2010 bh now waxan kadageysanaaya 2023 Alberta 🇨🇦🇨🇦🇨🇦 Edmonton

  • @mohamedsoomaali1628
    @mohamedsoomaali1628 4 місяці тому +1

    waxa is xarir naga dhaxeyay gabar aan aad ujecla markasto buuq iyo dagal is fahan daro baa nagu badna waxa wada socona mudo sanad kabadan .
    Haben sadax sac anoo moto saran baa laga shiday waxan joga wadada Dabka
    Illin baa iga imaty qofti igu horeyso aan jeclado mana illowi doono 😢 1-6-2024
    Yaan kuma hadiya barashadadi ♑️😢nasro

    • @Tte-wi9il
      @Tte-wi9il 3 місяці тому

      Aniga sababta wax u jeclan la ahay waa fahmi waye dadku inta jeceyl bey ka cawdan 😂

  • @farhanismail9609
    @farhanismail9609 4 роки тому +4

    HeeskaN 2011 Ayay igu Socotay Sida Biyaha Kama dhargo Maqalkeeda.
    Illahay Danbigeeda Hanaga Dhaafe.
    #MaaHMaaH Hees Dareenkeda Wadata🤦‍♂️

  • @HOOFCLANMEDIA
    @HOOFCLANMEDIA Місяць тому

    What emotional song

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 5 місяців тому

    Berigii aan fasalka 8aad ahaa baan dhegaysan jiray oo heestani soo baxday ku dhowaad 14 sanno
    Maanta oo 2024 ahna waan dhegaysanayaa 😮
    Berigaa 2024 waxay ila ahayd qiyaamaha camal 😂

  • @lipandhaqane1745
    @lipandhaqane1745 Рік тому +3

    🔥 still 2023

  • @reo9475
    @reo9475 4 роки тому +5

    Classic
    I rocked her hair style back in 2008
    I was feeling my young self back than

    • @zeub78
      @zeub78 3 роки тому

      I'm rocking her hairstyle now but it's curly 😂

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +2

    Old is gold

  • @fahifani3019
    @fahifani3019 8 місяців тому +1

    20 2 2024🎉🎉

  • @ahmethmiizhaar
    @ahmethmiizhaar 3 місяці тому

    2010 baan tvga ka daawan jiry imnkana 2024😂😢

  • @zahraashhajji6252
    @zahraashhajji6252 Рік тому +1

    Maqalo macnaha
    Dhuux ama caadke mare😿🥲🥲💝

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 Місяць тому +1

    xasuus❤❤❤❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Рік тому +2

    Still 2023

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Місяць тому

    Fiska iyo ilkacse markey isla qaadayan ayaa shidan heesta

  • @CabdirisaaqACabdi
    @CabdirisaaqACabdi 4 роки тому +3

    Yaa ila daawanaya tolow 2020!

  • @daaroodyousuf7516
    @daaroodyousuf7516 12 днів тому

    Still 2014 galp salasa

  • @samirayousuf7636
    @samirayousuf7636 Рік тому +1

    So tahrib gajayah

  • @diindhaarey6938
    @diindhaarey6938 9 місяців тому +2

    2024 who is here ?

  • @jiirlaqe2087
    @jiirlaqe2087 4 роки тому +2

    2020?

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 4 роки тому +22

    Who is here??? lst mnth 2019🤩

  • @WarsameAbdi-ms2gn
    @WarsameAbdi-ms2gn 6 місяців тому +2

    2024 still watching

  • @jibriilahmed637
    @jibriilahmed637 Рік тому +2

    Top song

  • @samirayousuf7636
    @samirayousuf7636 Рік тому +1

    Hooyda xora Dhilo

  • @jabramediagroup5781
    @jabramediagroup5781 4 роки тому +2

    Heesta waxa dhegeysan jirey 2006 ilaa 2020

  • @farhiaahmed8381
    @farhiaahmed8381 Рік тому +2

    2023 inta tictok ku baraty iso raaca

  • @girlgirl1801
    @girlgirl1801 8 місяців тому +1

    Amoore ma mj ba horta😅

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 4 роки тому +3

    rubish waxa cusub oo dhan ,heeso waa kuwii hore

  • @SalaxMascuud
    @SalaxMascuud 2 місяці тому

    Waaa❤❤❤❤❤❤❤