Aniga jalaqsanta iyo heesta aan jag ku ahay.dan lama dhaafo ee waa ladafaa. Horaa nin aan saxibo neh igu oran jiray Xiiran minaan laxumeeyneyn xaas waaye 💯
Heeskaan muqaalkiisa haduu la ii dhiibi lahaa qeybta dhambe ee waan ku dhaafay uu leeyahay markii lasoo gaaro Naagta waa ka saari lahaa illaa marmar uu soo xasuusanaayo maahee Sidoo kale waxaan kusoo darilahaa habeen mugdi ah qol leyrku dansanyahay asagoo asagoo sawidii iyo qoraadi ay is dhaafsadeen ku daawanaaya
Big legend waa been bro. Aniga dadka kuu jecel ee u noqo noloshaadii hore alle iyo baryadiisa taasaa heer lagu gaaraa? Horey usoco waqtiga aga ayaa ku dhamaanaya aakhirkana shalaay?
Amazing song waa hees leyskugu tagay al ustaad saalax doonyaale boqorka abwaanada iyo boqorka codka aarka guuxa wax kale waaye heestaan
Boqortooyo Saami 🙏
❤😊❤😊❤❤@@KaarsheProduction
First one ahay meqa like uqalmaa aarka on the beat waaka haayaa ❤
Ismaciil aarka one of the legend ❤
KING ISMAIL AARKA HALKKEYDII AYAD DHIGTAY WAA LIBAAX LIBAAX DHALAY ALLA YAA CISAK
ISMAIL AARKA ON 🔥
Another level aarka king of muqdisho
Top level Aarka ✊
2024 iyo jawi mcn
Ismaacii legenka fanka❤❤
🥺 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😮
😂😂😂😂
😂😂😮😅😊😮 0:48 0:49
I7y 1:20
😂😂😂😂😂
Aaarka hirgalay ✌🏿💙🇸🇴
Waaaw yaasalaam king aaryo axsan hees
allha is one ☝️ 😢❤
BIG LEGEND ISMAACIIL AARKA
Arka horo usoco sxb🎉
Adkaatay arkaa❤❤
Waaaw araka
Labiska aa qaladay aarkay!!!
Abgaal ismaan in ee dumarka madaxa u saran yihin ogaw hee❤
Wala yabay 🔥 ❤
Qoftan inta fahansan in aay luqada fahmenin love Ii sara
Kep goyn aarka afrika❤
Karshe Jabsade heestan fadhiga uga kacay
Aarka Guuxa 💥 💥 💥 💥
Masha Allah Allah kudayo sxb mcn ❤❤
Codka100
Laxan90
Editing100
Jawigah200000.
Layaab layaab
Aniga jalaqsanta iyo heesta aan jag ku ahay.dan lama dhaafo ee waa ladafaa. Horaa nin aan saxibo neh igu oran jiray Xiiran minaan laxumeeyneyn xaas waaye 💯
Heeskaan muqaalkiisa haduu la ii dhiibi lahaa qeybta dhambe ee waan ku dhaafay uu leeyahay markii lasoo gaaro
Naagta waa ka saari lahaa illaa marmar uu soo xasuusanaayo maahee
Sidoo kale waxaan kusoo darilahaa habeen mugdi ah qol leyrku dansanyahay asagoo asagoo sawidii iyo qoraadi ay is dhaafsadeen ku daawanaaya
Woow cameran Allah yaa cizak
Karshe niney gacantisu fadhido
Aarka fanka Gold Voice wllhi 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Big legend waa been bro. Aniga dadka kuu jecel ee u noqo noloshaadii hore alle iyo baryadiisa taasaa heer lagu gaaraa? Horey usoco waqtiga aga ayaa ku dhamaanaya aakhirkana shalaay?
Legend ismaaciil aarka
Ma gabar soomaali ah baa lawaayay war haysta waa ku dheesheen.
Haye sxb waan kaa haayaa
Oooooof caleeeek my blood 🩸 ninkii fanka eryaday fanka adaaleh ismaaciil Abdullaahi Omar agooon 🩸🩸🩸🩸👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mara waxda wax kale waye kaarshe hestaan wa ka baxsaday aarka boqortoyo
Team Aaryo inaba caadi maaha 😂💪
Laxanka 💯 ila waxa saray ustatkii laxamad logu talagalay
Ereyadana iyaguna inaba cadii mahan
Waaaw guleeyso liwax 💯😂💐💐💐🎷🎷🎷🎷
Aarka axsan hees
Legend ❤
Arka on the beat
Arka isn't easy 💪
Gabadh soomli sh miyad wayday
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wan ku whafay top hes
Team aryo kabtan ❤
Warcosub waa m. a❤❤
Anaa dhalanteed ku daalay dhab u haysatay 🐅🔥
Team aryo kabtan gurxan
Aarka in house legand
War warey legend aarka
Aarka guuxa
Yasameyay abke
The legend arka😢😢😢🙊🙊
Arka wata fanaan ❤😮😊
Dheli Tira awaye arka 🔥😮😅
Salaan sare team aaryo
Aarka best song 🎉❤
The legend arka😢
Arka legend of the Legend
Ok ok ok thank you
Anather level aarka onthe beat
Bismillah war naagta qawan iska dah
doqisawaaye🎉😂😂
Libaxa afriga
Aaheey
Team aryo kulaha
War maxa Wllky mcn
I dhaaf wll
Aarka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Arka is not easy 😂😂😂😊
Aarka labiska wuu kaa wareeray
Axsan hees wlhi wey ila tagtay
Team aryo
Hoqayeey ma baati aa u waysay xaa dhacay ,naag dhara ragoo dhan baa kula leh
Jareerta
Only inta jeecel daamerka abgal
No liis madow
Yes liis cad
Team aryo kabtan
Wow
Wanku dhaafay😢
❤❤❤❤❤
Simaci araka horay usaco
Waxan qawaan Akh😂
Ismacilarka warnagtaqawan astur ooubixi surwaalka😮😮😮😮
Af jilicsan ka bax isagu muxu xidhanyaa
❤
Team aryo kabtan 4:38
Qalbigaaga madow
War xishooda wax qawan ee dabagaabka xiratay
Arka isn't easy keep rocking Abgalka 😂
Sxb. Jaceylka lakuu sheegaayo waa asturnaanta
Aarka waad taktay
Aarka labis xumaa kudhacday eeg wuxuu xidhan yahay
From ahlu wal jamaca to xiiran yariisa
Nt❤❤❤😮😂😊jrgvfnad 2:46 😅
Ar yaa ogaado aarka nagta xaaka qaldey waa yiri
Kabtan aryo
Naagtan qaawan maxey eheyd ma dariskaa😮
❤❤❤
Ax baan kaga baxay😂😊
Ninku Muslim maha miya waa maxay nagtaan qawan ee galada ha heestu iney kala kacdo leeh miya faankisu gadhaay anigu kuma taageriin koley kuwa kugu tageerey iyo nagtaan qawan heestan wakula dambi 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
😊😊