ISMAACIIL AARKA || XILO JANNO || OFFICIAL VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 тра 2023
  • ISMAACIIL AARKA || XILO JANNO || OFFICIAL VIDEO 2023.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 288

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 Рік тому +198

    Dhowrsan xila janoy Da inkey Kudhowr🤲
    Xulkii Dumar jiray Da inkey Kudhowr🤲
    Madaxdii Dadkaay Daa inkey Kudhowr🥰🤲
    Deqsi Tuudhalee hoya dahirsane ❤
    Een door tayeeye Daa inkey Kudhoo 🤼‍♂️🤲
    Gabar walbo Somaliyed Allow ii dhowr🤲
    Ha ila Dhaafin Like ❤🎁😘

  • @ridohaid2242
    @ridohaid2242 Рік тому +25

    🥺❤️jecelkeygi aa iisodire heestan ....😢ubax caraftiraay doog sobaxay...xidigaha dushiyo dayax buxsamaay😢❤nolosheydi yasmin waankujeclahay macan

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому +15

    Nabigii ugu dulqaadka badanaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍
    Keep going por

  • @artanofficial5661
    @artanofficial5661 Рік тому +17

    heestan asbuuc wa inay ku gaadha 1M wa amarkayga ❤️🥰 wa top🎸🎤🎹

  • @RJ22536
    @RJ22536 Рік тому +19

    Music 🎶🎹🔥🔥
    Lanka 🎼100%🔥
    Video 📸100%🔥
    Erayada cajaa ib 🤴🔥
    Waxba lagama qabankaro🫶 10M coming soon 🎉

  • @cabdigermanychannel1600
    @cabdigermanychannel1600 Рік тому +9

    Bogaadin ugu horeyn ustaad Cadceed,talasame iyo fanaankaba inaba heestani caadi maaha.. dhan walba waa 100%

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Рік тому +8

    Muftaax cadceed Maxamuud Ducaale on the beat muxuu garacay ax yaa another level amazing 🎹

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Рік тому +6

    Woow ismaciil aarka duula fr maftuux cadceed la yaab layaab keep ❤ going this song top 👏 👌

  • @mohanahmed8525
    @mohanahmed8525 Рік тому +7

    Hal million anaa gaarsinkaro hestan woow amazing voice ❤❤❤❤astan🔹️🔹️🔹️

  • @khaliilegge206
    @khaliilegge206 Рік тому +7

    Kan yari waa Xassan Aadan kii xiligan cod nool buu leeyahay ❤

  • @MohamedAli-cj7fn
    @MohamedAli-cj7fn Рік тому +2

    Dhowrsan xila janaay
    Daa,inkeey ku dhowr.
    Xulki dumar jiraay
    Daa,inkeey.
    Madaxdii dadkeey
    Daa,inkeey ku dhowr.
    Deeqsi tuu uu dhalay
    Hooyo daahirsane.
    Ee aan doortayeey
    Daa,inkeey ku dhowr.
    Codka guuxa aaarka sanada badan wuu ahaan mid taariikhda fanka ku raaxeeysto iskaba 2023 oo heesta la qabtay abwaan talasame, cadceed🙏❤️

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 Рік тому +6

    Mucjisada laxamka qarnigan omer dabjacayl gacanbaan kuu taagay caadi maaha heeskani best voice aarka iyo macalinkii waynaa cadceed ragbaa isugu tagay

  • @malmo4235
    @malmo4235 Рік тому +14

    Waxaan aaminsanahay wiilkan wiil wadaad ah buu ahaa oo xerow ah oo layidhi waad cod macaantahay ee heesaha isku deey isku soo duuduub Ninkan waxaa laga yabaaa Inuu rabay naag aan fanaan ahayn oo Iska dhowr san oo niiko iyo nin kale oo lala heeso aan rabin kolay naag guriga ujoogta ayuu doortey oo isyidhi maybe adiga hadaadba waxan kujirtid naag aad mustaqbal karabto haka dhex xulan meeshan waalatay ee fananinta ah marka gabadh yaroow quruxleey ah oo aruursan ayuu guursadey oo wife material ah mashallah. Congrats legend 🫶🏼🫶🏼💜💙

  • @amiinshiddo1
    @amiinshiddo1 Рік тому +13

    Ismaaciil aarka waa cajiib runtii👍🎤🔥✅

  • @zakimire9120
    @zakimire9120 Рік тому +6

    Heestii ugu cajiibsanayd ee soo baxday 2023 ee aan arko aarka ❤ on fire

  • @Abwaantalasame1
    @Abwaantalasame1 Рік тому +9

    Naftii aan dabree jacayl daa ku idhi
    Tii soo du'dee soo dabaashayeey
    Tii damaci aan dabool saaray weyn
    Gantaalaha dareen ku daloolisaay
    Erayadii abwaan talasame
    Laxankii dab jacayl
    Music cadceed
    Codkii aarka fanka

  • @morashka5778
    @morashka5778 Рік тому +8

    Ana daal tiraay dag dag kuula dhacaye What a song🔥❤️😍

  • @hafsawarsame8223
    @hafsawarsame8223 Рік тому +11

    Only Naaag Harti Daarood,
    Looqaadi Karaaa Heestaan Boqorada Majeerteen Heesteda Waa Ku Raaxaysanaynaa🩸❤️Dumashi Arka.

    • @rowdahassan9455
      @rowdahassan9455 10 місяців тому

      Been baad sheegtay wlhi hestaan abwaan talasame xaaskisa loo qaaday hadaan ogaan lahayn 😅

  • @aBduL-ReHeM
    @aBduL-ReHeM Рік тому +9

    My favorite singer right now with a fantastic song 🎵 ❤️ 💕

  • @user-mo4ft9yh3g
    @user-mo4ft9yh3g Рік тому +2

    Waaaaaaw🥰🥰🥰🔥🔥🔥🔥tan hees lama dhihi karo waa dhaaftay waleeee hees 😇AARKA💯💫

  • @wiilkareerweheliye1452
    @wiilkareerweheliye1452 Рік тому +3

    Fanan keyga Aarka 🙏 legend ✌ Qiimo bdn inta igu Raaday is Muujiya 👋

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Рік тому +2

    Heestan Gabadhaan Habaryar u ahay Maryan Ruun Ayuu u Qaaday
    Ismaciil Aarka Marwadiisa
    Allaha isku Kiin Barakeeyo Aamiin Aamiin 🙏🙏

  • @calidacad
    @calidacad Рік тому +8

    Aarka is back 🙌

  • @bareAbdullahi
    @bareAbdullahi Рік тому +49

    I wish you could recite that soothing voice with the holy Quran. May Allah show you the right path.

    • @Supr93
      @Supr93 10 місяців тому +2

      😢 I can’t wait 😛 till my next trip 😮 good luck with I hope 🤞 your tomorrow goes 😅

    • @ahmeyshina7047
      @ahmeyshina7047 4 місяці тому

      😊😅😮😊😮o 1:55 island 2:04 2:05 😊i 2:08 k😅😊o😅😅😅 2:25 Korea has to😅 2:35 😅l😊😅to😅😅😅and 2:58 ioioi😅😅😊😊o 3:09 😅😊oin😅😅😮o😅😅o😊😊😅oin😅😅the only o😅o

  • @mahadcirro2633
    @mahadcirro2633 Рік тому +5

    Amazing song Keep going pro🙏

  • @alimacruf5889
    @alimacruf5889 Рік тому +2

    Abwaan Talasame, Dabjacey, Cadceed, Iyo Aarka, Heestan rag waa wayn baa isugu tagay.

  • @FunnyOctopus-sm2oo
    @FunnyOctopus-sm2oo 6 місяців тому +1

    Ismaaciil aarka waxaan kaa cod sanayaa inaad tagtid lodon oo aad show kukala kicisid heestan sxp ❤❤❤❤

  • @abdirahmanomar4266
    @abdirahmanomar4266 Рік тому +1

    Amazing song go ahead and do more mr ismail 💯☑️

  • @IbrahimmohamedHoaein-yb3tt
    @IbrahimmohamedHoaein-yb3tt Рік тому +5

    Cadceed on the beat🔥

  • @Faqiih2022
    @Faqiih2022 Рік тому +4

    Wow Amazing voice 😍 👏 👌

  • @ismailmuhudinmohamud1643
    @ismailmuhudinmohamud1643 Рік тому +3

    Qof Wliba wuu heesi karaa Lkn Codkaa La Isku dhaafy Lejen Aarkan🎤🎻

  • @ismaaciilcumar4075
    @ismaaciilcumar4075 Рік тому +2

    Xilo jano

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 Рік тому +3

    Aarka Guuxa 🎙🦁 Waa fanaaniinta fanaankooda 🔥

  • @maxamuudXasan-te5mv
    @maxamuudXasan-te5mv 22 дні тому

    ❤ zxp sare ismacil arka wan ku taager sanahy zxp farxad ku noolaw

  • @abdulkadirmohamud4152
    @abdulkadirmohamud4152 Рік тому +8

    Aarka is really back,come on aaarka take your level❤❤

  • @aliabdullahi1905
    @aliabdullahi1905 Рік тому +6

    Hadey howli kow tahay Ayaa sugooyaa the legend ❤ismail arka

  • @qamar7538
    @qamar7538 Рік тому +5

    Aarka voice ♥️🥰

  • @deqaalihiraabe4565
    @deqaalihiraabe4565 Рік тому +2

    Wow 😲 alltan hees wey dhaafte🙈❤️

  • @cabdurasaakAli9821
    @cabdurasaakAli9821 7 місяців тому +1

    Doogsan xilo janooy❤
    Daainkay ku dhowr❤👸

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 Рік тому +1

    Jah heesteydii
    Xilo janno

  • @azlamkaamil1203
    @azlamkaamil1203 Рік тому +10

    Maftuux Another level music❤❤

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 Рік тому +2

    Aarkow aaway inanti quruxsaneyd maanta kaligaa ayaa tahee

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Рік тому +2

    Waa legend

  • @abshirxasansiyad3470
    @abshirxasansiyad3470 Рік тому

    Ismaaciil aarka fanaanka sanadka 2023 xureystay❤❤❤❤❤❤

  • @zadaamhajji5854
    @zadaamhajji5854 Рік тому +1

    Amazing 🥁❤

  • @miicadsiciidcabdulahi4143
    @miicadsiciidcabdulahi4143 Рік тому +1

    Heestan anoon arag waxaa I bartay wasiir khadiijo diiriye iyadoo 9 Beri ka hor la soo qaaday oo ku beegan 15/5/2023 muqdisho

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 Рік тому +2

    Mucjisada laxanka abawan cumar dab jecyl 🎉🎉❤❤❤

  • @FariihanuurNuur
    @FariihanuurNuur Рік тому +2

    Axsan yaa hees😮

  • @luulkhadra9430
    @luulkhadra9430 Рік тому +3

    Amazing song 🎵 💐

  • @Aziiza-halgan
    @Aziiza-halgan Рік тому +2

    Dunideydiiyeey Hooyo mcn❤daa,inkey kudaa😘

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +4

    Wlcome back legend❤🇸🇴🙏

  • @farduusciise1863
    @farduusciise1863 Рік тому +1

    Amazing 🎉🎉🎉🎉🎉 ismaciil aarkaa🎉🎉🎉

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Рік тому +2

    Amazing song 🎵 Aarka

  • @ahmedshakari6319
    @ahmedshakari6319 Рік тому +1

    Heeestu wa mid habeeysan lkn sida veiwga loga dubay ayaa daalan wayo hal stage aya lagu duubay marka waxa qurux badneed in waqti badan lagaliyo ayadane thanks😢😢

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 Рік тому +2

    Aarka guuxo wali wye heestaan🎵🔥😍🖐

  • @abdirizakjrali6377
    @abdirizakjrali6377 Рік тому +2

    Codka aark iyo
    Music cadceed
    Another level 💯

  • @GENERAL-GEEL-HOLMIYE
    @GENERAL-GEEL-HOLMIYE Рік тому +2

    Labka Fanka Aarka Ismail Lajan❤🎉

  • @Zimish12380
    @Zimish12380 Рік тому +2

    Amazing song ❤

  • @abdallamohammed4240
    @abdallamohammed4240 Рік тому +3

    Voice songs and dance ❤💯Ismail aarka

  • @profshaafieaadam
    @profshaafieaadam 10 місяців тому +1

    Aad&aad hes shidan iga dheh❤

  • @kaltuumabdi2472
    @kaltuumabdi2472 Рік тому +18

    Amazing voice Ismail aarka🔥🔥

  • @shucayb271
    @shucayb271 Рік тому +2

    another level ❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Рік тому +1

    Wow amazing ❤🎉

  • @Robertson126
    @Robertson126 Рік тому +4

    Somali song goat 🐐🎉❤

  • @ayaanxasancumar4639
    @ayaanxasancumar4639 Рік тому +1

    waaw hees mac xilo Janome alaha udhoor

  • @dayibyare9662
    @dayibyare9662 Рік тому +6

    Aarka Waxad U Qalanta
    Hadii Si Sax Ah Wax Loo Qaymaynayo Fananka Sanadka Ee Geeska Africa✊

  • @hasanabdi8835
    @hasanabdi8835 3 місяці тому

    Wlahi fanaan iga dheh❤❤❤❤❤ ismaciil arka keep going bro

  • @gudbaayeofficial
    @gudbaayeofficial Рік тому +3

    Heestaan sida ay u shidantahay iyo sida views keeda u hooseeyo macqul ma aha

  • @AhmedCarabow
    @AhmedCarabow 11 місяців тому +1

    ❤❤

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 Рік тому +2

    Aarka ismaaciil fanaanka sanadka 👌

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 Рік тому +3

    What a song 🔥

  • @QuruxAisha
    @QuruxAisha Рік тому +2

    Congratulation 1million team astan ❤😊

  • @maxamuudxuud785
    @maxamuudxuud785 Рік тому +1

    Aarka keep going pro

  • @Roda511
    @Roda511 Рік тому +1

    Heestii maryan ruun 🔥🔥🔥🔥

  • @mohamedabdiabdullahi3090
    @mohamedabdiabdullahi3090 Рік тому +3

    1 million song in weeks

  • @aloredeeq
    @aloredeeq Рік тому +2

    The legend ismaacil aarka✌️

  • @Queen_Qamar07
    @Queen_Qamar07 Рік тому +1

    Deeqsi kuu dhaly hooyo dahatasan een doortayow daa inkey ku dhowr🤴🏻🙌🏼🥰

  • @CirdhulCir
    @CirdhulCir Місяць тому

    Arka is not easy❤

  • @hikmaawimohammed2151
    @hikmaawimohammed2151 Рік тому +1

    AARKA INTHE BUILING 🎉

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS Рік тому +1

    Hees cajaaib 💙✅️

  • @khamarabdullahi9006
    @khamarabdullahi9006 Рік тому +1

    Woow codka Inaba caadi maahin🥰🙌

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 Рік тому

    Wwwww iga gadan heesta waa cajiba miraha laxanka Coda ka music 🎵🎶,✍️🎻🪘🎤🎹🪗🎷🎺

  • @cabdishakuur7327
    @cabdishakuur7327 Рік тому

    Amazing song 🔥

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe Рік тому

    Very Good Song Legend

  • @ridwanabdirehman4489
    @ridwanabdirehman4489 Рік тому +1

    Cadceed on beat🔥

  • @najiibhersi61
    @najiibhersi61 Рік тому +1

    codka erayada io laxanka wey fadhiyaan lph keep going

  • @hodmanibraheem4718
    @hodmanibraheem4718 Рік тому

    Amazing ❤

  • @aBduL-ReHeM
    @aBduL-ReHeM Рік тому +1

    On fire 🔥

  • @AbdirashidGuhaad-dw2rc
    @AbdirashidGuhaad-dw2rc 5 місяців тому

    Waxan he's lama dhihi karo wlhi waa hes iyo bar wow amazing ismaciil arka

  • @MaariyoBashiir-jv1fu
    @MaariyoBashiir-jv1fu 8 місяців тому

    Heesta maryan run

  • @farhiyodahir1022
    @farhiyodahir1022 Рік тому +1

    Waaaaaw ❤ cod kan ha kaa ahaado ma hasoo danbaabin fanaanow

  • @munahasan163
    @munahasan163 Рік тому +1

    Dumaashi hees macaan ayaad dabka kasoo qaadday❤

  • @fadumomohamud8668
    @fadumomohamud8668 Рік тому +1

    Mansha’allah

  • @candiqani2029
    @candiqani2029 Рік тому

    Hestan wa 1m waa garee waa hubaal

  • @kowsarcabdikarem5503
    @kowsarcabdikarem5503 Рік тому +1

    Waxkale AARKA🔥🎧🎤

  • @najiibkaarshe2765
    @najiibkaarshe2765 Рік тому +1

    Astaan tv Onle🔥

  • @abdimahadyusuf3517
    @abdimahadyusuf3517 Рік тому +2

    Boqorka codka Aarka 🔥

  • @fatimanour625
    @fatimanour625 Рік тому +1

    Tan hees wee dhaftey inader mcnow❤❤❤

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 Рік тому

    Another level

  • @lhmb1944
    @lhmb1944 Рік тому

    🎉🎉wow! Tayyip Recep Erdoğan ❤❤🎉🎉BUYUK! DAY!! MASHALLAH! WE SOMALI/IAN 🇸🇴❤❤ ❤️ ❣️ 💙 💜 💖 TURKIYE CENTURY 😊🎉🎉🎉