Isha sidii garxajiska ayaad bilowdeen from maxay war naga aamusa hana ceebayninee somaliland so ma tihid hadad h awal tahay dahir riyalena waa somaliland dhaqanka xun joojiya
In the history of Somaliland, President Dahir Riyale stands out as a true pioneer of democracy and hope. Over twenty years ago, a visionary president laid the foundation for the democratic system we proudly uphold today. He was the first to establish a government that gave every citizen a voice, a chance to participate in free and fair elections, and a future free from dictatorship. His leadership transformed Somaliland, making it a beacon of peace, stability, and democratic values in the region. This man’s contributions were not just political; they were deeply human. He believed in the power of the people and worked tirelessly to create a system where everyone mattered. Because of his efforts, Somaliland became a place where citizens could dream of a brighter future, where unity and justice prevailed. It is only fitting that we honor his legacy by building a monument in his memory. This monument would remind us of the courage, vision, and dedication of a leader who shaped our nation. It would stand as a symbol of the progress we have made and the path we must continue to follow. Let us come together to celebrate this remarkable leader, ensuring that his contributions are never forgotten by future generations.
our ex president dahir rayale kahin he was intelligent that free of somalia and only believes his country of somaliland ❤❤❤ we won't forget you forever ❤❤❤
Madaxda soomalidu waligood hore uma socoto wayo kii hore wux sameeyay ayunbu dib ubaabiya halku barti uun ka si wadi laha waana dad aan isku mahad naqiin mana sheegan libiinta uu ruux yeesho
War waridaadow inadeer samiir xuumida waxaan maqli jiiray niin aan quusan naftisa quusa odaygan huurda maxaad ka hadal haysa maalintii la doortay ayaan ka samray somaliland iyo wax qaran la dhaho 😢
Mantaa kumeydhicin intaan ciroo la dooran wala ogaa in kursiga loo ibinayo kwii waxay ku heshiyeen ayaa aahed somali wayen tii bu wadaa nina kama kharsonaa
Ciiro iin laaacg quursig lagu saree wa la ogaa Lakin laaxda laacgta u walatee wa ciiro madx wenaay huurda ee somalilnda guul guul hurdo wacn ciiro kkkk
Xaaraami Muuse waaa loo diiday ka dib markii keeni waayay wax cadayn ah halka uu mariyay lacagihii hore loo siin jiray. Ee uu yidhi lacagta bilaaa xisaab igu siiysy.
Waridadow sababta ciidanka madinaga ah ee suber awal loo samaynayaa waa hadii ciro la leexdo dariiqii ictirafka ayaa meel walba lagaga imanayaa ama waa lagu khasbi ama wuu iska tagi wll awood uu ka boqo waa in la tusaa muuse somaliland dushaasuu ka ilaashin hub faro badana waa la hayaa
Libaax 🦁 dahir riyaale kaahin 👏🏻❤🫵 from habar awal
Isha sidii garxajiska ayaad bilowdeen from maxay war naga aamusa hana ceebayninee somaliland so ma tihid hadad h awal tahay dahir riyalena waa somaliland dhaqanka xun joojiya
In the history of Somaliland, President Dahir Riyale stands out as a true pioneer of democracy and hope. Over twenty years ago, a visionary president laid the foundation for the democratic system we proudly uphold today. He was the first to establish a government that gave every citizen a voice, a chance to participate in free and fair elections, and a future free from dictatorship. His leadership transformed Somaliland, making it a beacon of peace, stability, and democratic values in the region.
This man’s contributions were not just political; they were deeply human. He believed in the power of the people and worked tirelessly to create a system where everyone mattered. Because of his efforts, Somaliland became a place where citizens could dream of a brighter future, where unity and justice prevailed.
It is only fitting that we honor his legacy by building a monument in his memory. This monument would remind us of the courage, vision, and dedication of a leader who shaped our nation. It would stand as a symbol of the progress we have made and the path we must continue to follow. Let us come together to celebrate this remarkable leader, ensuring that his contributions are never forgotten by future generations.
Buufi huwanta somaliland nacaybka guul somaliland insha allah
Guul somaliland
Habar jeclo ayaa god ku ridey somaliland
Waridaad geesi geesi dhalay
Daahir riyaale ilahay caafimad taama iyo cimri dherer ha siiyo waa halyey taarikhdu xusi doonto
❤ you from Kenya 🎉
our ex president dahir rayale kahin he was intelligent that free of somalia and only believes his country of somaliland ❤❤❤ we won't forget you forever ❤❤❤
Ilaahey. Ha caafiyo wll😢😢😢
Madaxda soomalidu waligood hore uma socoto wayo kii hore wux sameeyay ayunbu dib ubaabiya halku barti uun ka si wadi laha waana dad aan isku mahad naqiin mana sheegan libiinta uu ruux yeesho
Waridaad geesi qaran waanu aragnaa in dalkii la iibiyey oo lacag lasiistey kursi madaxtinimo ayaa lagu gabanayee wataa bundadii hudheydhka ahayd ee wadani huwan halkey taal tuugtii hunguri adoonka ka dhigey ee qaradaha ka dawarsan jirey hanbo faqash weynu iska dhex xaadhi insha alaah
Wadahadalka lofirayo somalia waa qalad weyn.
Ala aarsde ilhow noo badabaadi ilhyow caafimaad sii yaarbi isaaqow wiilka aan bad baadino
Asc habarjeclo inaay dalka badaadiyen beye modayen lakin god beey ku rideen😂😂
❤❤Maashallaah tabaarak allaah runtii waa runta somaliland ha noolaato 🎉🎉🎉🎉
Habarjeclo waxayna dhigini kumay dhicin soomaliland
Waridaad tv ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going
Guulayso geesi geesi dhalay baatahay Eedo hadaynu helilahan rag adigookale ah waxba nagama xumaadeen cadawgaa hajabo noolow guul guul iyo gobanimo Somaliland
Habarajeco kotada ugu xidhaya wadani ayaa ka masuula qaranka godka ku dhacaya
Somalilaan ilahay Ayaa u maqan 😢
Somaliland way wiiqatay wlhi lkn dadkeeda unbaa toosinkara subxanalaah 😢
Mr waridaad aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay waxaynu nahay taagerayashii kulmiye afku kuma go o saxiib
Ilahay masiibo haku rido wixii somaliya la xidhiidha muse riyale raga lama sina ciroy masiibo kugu habsatay
Subxanalah subxanalah ilahy aduu kugu socilain
Mardhow adeer somaliweyn aya iskudarnaa inshaalha
ILLAAHOW HANAGUDARIN SOOMAALIYA WAA MUSIIBO ILLAAHOW SOOMAALILAND IYO SOOMAALIYA ILLAAHOW KALAJAR ILLAAHOW AAMIIN
waa khasaara dawulada cusubi waa in la rido absolutely 💯
Somaliland ilaahay baa u maqan
Somaliweyn viva adeer adiga dortey hanawalin.
Buuuuufi huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo huwantaa xassan dhiiqo waa tuuuuug xaarmajo faqasha xaarmajo xaarmajo buuuufi
❤❤❤❤❤❤ raxmanku haxifdiyo MDX Dahir riyaale
Inkaar qabahaa ciro jilicsan cod xaaraana dawlad xalaala ma noqoto laxajeclo kama leh qaranka diyaarad ayuu ku yimi kitaabku ku qabay
War waridaadow inadeer samiir xuumida waxaan maqli jiiray niin aan quusan naftisa quusa odaygan huurda maxaad ka hadal haysa maalintii la doortay ayaan ka samray somaliland iyo wax qaran la dhaho 😢
Waridaad ❤❤❤❤❤
Ciiro vodka wadno batteri 🤮🤮 ciil qabe. Yusra harti huwan cadowga Somaliland
War idaad Shp Halganka halkaa kawad Taariikhdu way ku xusi doontaye😊😊
Qabaailadan reer somaliland ee dagaalamaya hala joojiyo, hadii kale hadhow iyagaa isu soo jeesanaya
سبحان الله
الله يسهل الامور
Inshaa alhaa somalilnad dhow.
War idaad muwaadin ...dalka waanu difaacaynaa sokee iyo shisheeyaba nacab kuudoone hanoqdee ha ubiqin smland iyo calan ka tawxiidka leh maalinta ay noogu adagtay bay noogu wanaagsansataa . Ha ubiqin dalka iwm
Insha Allah guuuul Somaliland
Run ahaantii Waa mid aad looga Xumaado Waan ka xumahay Ax Ax Far teenaa la eeday
War nimankii H awal meesha inagagaso celiya sharafi dhimate
Lacagtii dalka muusaa hore u qaatey muxuu sameeyaa ciro ma habar jecloo baahan baa wax ku kordhineysa ciro
Daahir Riyaale geesi qaran
God illaahay inaguma rido subxaanallaah
kan wa iska doqon doqon yaabka adunka bila aqli
Niyow muuse waa tagee naga daaa waxaagu mucaarig ka weyn
inader gacaliye waridadow waan ku salamay
Nacas iyo ninraga tolku wa leyehee mucarad nimadu yanay inala fogaan inader😂😂😂
Kistii suti xaawaley miyaa maanta kuso dhiibtay 😂
Waa ka xunahay laskiin shacabku kakaco ragan meesha hala dhaafiyo
Hada maa waxaas na ledhay 7 sano ee muse bixi xilka hayay wax lacag ah oo somaliya soo martay ma qadinin war yaan dadka caqligodo lugu ciyaarin
Rer jeclaysiga iska daa hurdada ka kac toos
Waridaad tv ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka ku soco
Adeer dadka maanta kunool Somaliland they need civil education kusaleysan Issaqisim, Issaq dhabta ah waain latashadaa
Somaliland ha u ooyin shacab qabyaaaldaystayaal ah iyo siyaasiyiin tuugo ah ayaa lixdankii iibiyay manta tani taa waxba kama duwana wadani iyo siyaasiyiintisa boqol jeer ayuu muuse biixi maxamed kaahin iyo qofkasta oo Somaliland jeceli ka digay laakiin qabyaalad iyo musuq maasuq aya la dhaqdhaqaajiyay caano ka dhama waxan sugnaaba waa iyaga oo somalia ku dara Somaliland
Wlhi waad iga qoslisay😂😂😂😂😂😂
DHIIGA SHACABKA SOMALIYEED O AQONSIGA LAGU RADINAYEY ADUNKA AYA OGADEY
maxay jabuuti lagaga yacayay sow cad quudheedkii muuse diiday looma yaacayan
CIRO wa madaxweyn qali ah
Somali wa mid
Somali ma awalbay kala ahyd laba
Lkn siyaasad unbay ku kala tagtaye
Shacabka somalilnd odaygaa jilicsan ciro nacas kursiga mudaaharaad halaga tuuro runta hala tuso cadow kalkaalkan jilinsan
Donimayno lacag somaliya dulli iyo xasan/duufle laso mariyo no jsl gul
👌👌👌👍🤲🤲👍
cirro iyo maamulkiisu ujeedooyinka iyo hadaf iyo wajibaad oo fulin toona malaha. lacsg baa laguna badashay. dhaqanka iyo hogaamiyasha diinta oo xun oo xun ayaa doortay hogaamiye aan LaHayn hadaf.
Wadaanki S.land ee horayi oo marayi maanta naa maa diib ayuu oo noqdayi waa nisib daroo aahiyi ahaa waar halo gormado S.land 😮😮😮❤🎉
Ciro hala xidho 😂
Poor guys
Somaliland God Madow Ayey Ku Dhacday
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Dee malaha muusaa dhameeyay lacagtii dowlada waa Tii lalahaa dhulkii dawladana wuu iibsadee Dee muxuu sameeyaa ciro
Waridaadow waxaan ahay nin muaadina oo taageero badan kuu haya lkn kulmiyene waan wadanahy mar wll boqolkii cisho hai noodhamado aan sugno fadlan ...
Laba Ayuun bay mid noqon Cabdiraxmaan Baa la doortay oo Madaxweyne ah ,ee Muhmalka xirsi iyo xaashi oo God hore ugu riday Hawadii iyo in Xamar oo jirin magacii somali ku adeegsato u furay inuu warkooda dhagaysto ,iyo inuu qaranka uu u dhaartay iyo shacabka wada taageersan warkooda dhagaysto,
Mantaa kumeydhicin intaan ciroo la dooran wala ogaa in kursiga loo ibinayo kwii waxay ku heshiyeen ayaa aahed somali wayen tii bu wadaa nina kama kharsonaa
Iilahay shacabka indhahoda hafuro xukumadan. Cusub balayay so wadaa
Naagaha idaaq somaloya ayeey rabaan
Aallah ku caafiyo 😢😢😢 askariga 😢
Cadawgaa hoos tag waa nasiib daro kkkk
❤❤❤❤Md daahir riyaale waa geesi somalilandera🎉🎉🎉🎉
Ciiro iin laaacg quursig lagu saree wa la ogaa Lakin laaxda laacgta u walatee wa ciiro madx wenaay huurda ee somalilnda guul guul hurdo wacn ciiro kkkk
Wlahi bilaahi dahir riyaaleh kaahin Iyo Muse bixi Cabdi xildiid taarikhda xusidoontoda qaranka Somaliland daacad bay uyihin lkn Ciro Shacabka Somaliland aad iyo aad UGA shikisanyihin in hargysa Iyo muqdisho la isku daloliyo ayaa larabaa dawlada lasheegaaba waa shacabka Dalka ha ilaalshadaan
Bogii gaajada furan ciro
UNITED EAST AFRICAN NATIONS afrikada bari ayaa midoobaysa adeero makhsin yar ha inagu xidhin
Midowba ma rabo Somaliland oo kaligeed dawlada baanu rabnaa
Asc tv waridad kagadhusi cadawga
Allahu akbar allahu ilahayow nosahal somaliland waxa badan cadowgeda
CIRO WAA FAQASH CAR ISAGOO MADAXWEYNE AH CADAWGA CEERIGAABO DOONAYA INAY QABSADAAN HA U JAWAABO
Waridad,geesi qaran
Xaaraami
Muuse waaa loo diiday ka dib markii keeni waayay wax cadayn ah halka uu mariyay lacagihii hore loo siin jiray. Ee uu yidhi lacagta bilaaa xisaab igu siiysy.
Hurdaaye malatusay mase maloosheegaa waxa shacabku rabaan inay seen huwanta waar nagaqabta gaajada gaajadu dhashay akhas baalaydi yidhi wadanka difaaca oo cadawga Somaliland
Kadhiciya please and please
Waa baahanahay baqti looma cuno
Abtigay dahir riyale nolow
ADIGU ADOON MUUSE BADTAHAY OO AF XUMO IYO CIILQAB LAGU BAR BAARIYEY
Buufi huwan iyo faqash kal kalk iyo cadowga ushagaya waa ciro iyo xirsi inxashi ixtisaam koofiyad bacalayash waa in shacabku ilaashaday qarankoday iyo ciidank kooday iyo ciidanka madaniga ahy ilaahey ha naga badbadiyo cadowga koo ka tahay Somalia iyo jabuuti china turkey Masar guul Somaliland
Waridadow sababta ciidanka madinaga ah ee suber awal loo samaynayaa waa hadii ciro la leexdo dariiqii ictirafka ayaa meel walba lagaga imanayaa ama waa lagu khasbi ama wuu iska tagi wll awood uu ka boqo waa in la tusaa muuse somaliland dushaasuu ka ilaashin hub faro badana waa la hayaa
Soomaalilaan.wa.guuuuuuul
Iimaankii iyo Maskaxdii ilaahay kulmiye ha kaaga reebo
❤❤❤❤❤ 👍👍👍👍
Soow maaha nin super awaal maa leef leef o huwaan iyo naas ka somaliland oo ilaa fikiira
Waa in la xiraa meeshan cayda la soo taagan qaxooti iska ahow
Wa talo habarchlo way.asen somaliloand.wa burbirte Hala aso😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Somalilan ilahay ayuba umaqan
Somaliland!!!!
Muuse juudaan masoo noqonayo 300 ee aad ka qaadan jirteyna waa lagu siinayaa
Waar muse fashil buu ahaa laakiinse ninyo cirro siduu wax uu wado ilama wnaaagsana