КОМЕНТАРІ •

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 2 роки тому +177

    Aarkii aduunyaale on fire💥 my brother team hawrar 🙏

    • @adeabdi7187
      @adeabdi7187 2 роки тому

      Sosaarha nhalanyarada waan kusalaamay aniga ma isosaarii bro

    • @Gs9gamer
      @Gs9gamer 2 роки тому +2

      Legend caaan hadiii aad tahay aniga neh caaan iga dhig please 10k subscribe igaarsii mtttn

    • @laylamohammed5882
      @laylamohammed5882 2 роки тому +1

      Hee

    • @Gs9gamer
      @Gs9gamer 2 роки тому

      @@laylamohammed5882 subscribe aan ku saro isaar sister

    • @laylamohammed5882
      @laylamohammed5882 2 роки тому

      @@Gs9gamer g

  • @bashirdahir6084
    @bashirdahir6084 2 роки тому +118

    Boqoradayda ayuu tilmaamayaa sababtoo ah intaan oo astaan bay leedahay❤️ allaylehe adaan ifka kuu jeclahay Samiira❤️

    • @aadanyare6791
      @aadanyare6791 Рік тому +2

      Olo

    • @drannaacabdi3405
      @drannaacabdi3405 Рік тому +3

      Masha Allaaah wlh waxa thy nin rag ah yaqano qiimaha ay leedahay qoftiisa isku waara abtid wll❤

  • @salmacaqil4704
    @salmacaqil4704 2 роки тому +167

    Isamacil aarku heesbu soo qadey kamana helin idinkama yeelayo boqoortoyo waaan ku salaamy dhashiii walaalahyo hawiye from burco goobtii reer sheikh isaq

    • @abdaazhasaaan2540
      @abdaazhasaaan2540 2 роки тому +8

      Duriyadu dhashii SNM ninkaan adinka furaha u hayo erayada,laxanka iyo musigaba macal duubista waa adinka🤣🤣😍salaan sharaf from muqdisho👋

    • @moustaphezapanle3718
      @moustaphezapanle3718 2 роки тому +2

      @@abdaazhasaaan2540 Brother Ninkani Wax ka qabad Male Wuu Socdey From Burco🖐😁

    • @warsandayibjama2050
      @warsandayibjama2050 2 роки тому +3

      Salma abaayo fanaan qabiil maleh taas maanka gasho waa fanaan soomaliyeed

    • @cabdullaahimaxamed8025
      @cabdullaahimaxamed8025 2 роки тому +1

      I from burcaaba kabadan in tan kale ya kuu dirsay

    • @nafisoabdullahi5534
      @nafisoabdullahi5534 Рік тому +1

      Mashalaha

  • @yelioxzeolite6678
    @yelioxzeolite6678 2 роки тому +132

    Hadiyadii illaah ifka igu saaday🥺
    rajadan ushe run ahatayey🥺
    samirkii Aflaxe odax iga baxshiyo🥺
    Awged libtan farax u ogsaday😭❤️‍🔥
    HOOYO MCN😩👸🏽❤️‍🩹

  • @Abdishakour_Tube
    @Abdishakour_Tube 2 роки тому +356

    Prophet mohamed _ the greatest man who every walked the face the earth 💯❤🥰

  • @saynabyusf8064
    @saynabyusf8064 2 роки тому +214

    Nabigeenii suubanaa halagu saliyo ( scw)

  • @bellaqurux9010
    @bellaqurux9010 2 роки тому +89

    Illahow mid an dhibka somaray ku ilaawo isii 😭🤲 ya rabbi 🥺

    • @basho825
      @basho825 2 роки тому +1

      Aamiin alle haysku keen beego dhibkaad somartay wle waad igu ilaawi lahayd insha allah

    • @mahadmohammed6179
      @mahadmohammed6179 2 роки тому +1

      Amiin

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 роки тому

      Amiin wallo waad helaysa mid aad ku diirsato indhahiisa kaa jeclada

    • @aminoibrahim8991
      @aminoibrahim8991 2 роки тому

      aamin aamin aamin yaarbi🤲🤲🤲🤲🤲🙏

    • @umalkhayrcaqib9145
      @umalkhayrcaqib9145 Рік тому

      Ameeen😭

  • @cabdirisaaqmuude9736
    @cabdirisaaqmuude9736 Рік тому +40

    Heestaan waa hees uu ugu abaal gudayo somaliland💚🤍 rag waaa kii ogaado abaalki loo galo from 🇸🇴

  • @ahmednuur6019
    @ahmednuur6019 2 роки тому +6

    Ismaaciil Aarka waa fananka kaliye ee hada ku jira fanaaniita hada nool ee soomlida ah ee haya wadada faaniintii hore Wayne ka hari doona heesihiisa sida heesii hore miraha Iyo laxankiisaba waa cajiib

  • @hibaaqmohamoud7193
    @hibaaqmohamoud7193 Рік тому +12

    Shekadayda 🥺
    Waxanu is barany 2020 kii waxy ahayd malin aan helay Dahab qaaliya waana hadyada noloshayda xafsa nuur waa ruux ila so martay wakhtiyo adag iyo mirugooyin xanuun badan 🫂👸
    Waa wall hooyo kle ii dhashay 🌍👸

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +21

    Ismail aarka boqorka codka best 👌 song 🎵
    Voice :100%
    Camera :100%
    Editing :100%

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 2 роки тому +37

    Waaw Ina Aderkey Ismaaciil Aarka Cod Dahabi Buu Rabi Kugu Deeqday Hees macaan iga dheh🆎👌🏾❤️

    • @omarabdi8298
      @omarabdi8298 2 роки тому +2

      Fanaaniinta Soomaali ugu shidan baa idinka dhashay Kuwi hore, kuwi dhexe iyo kuwa hadaba ❤️

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 2 роки тому

      @@omarabdi8298 aad iyo aad walahi❤️👌🏾

  • @Maygaag.junior
    @Maygaag.junior 2 роки тому +8

    Cadceed muxuu tumayaa
    Tolow ma musicbaa mise waa wax kale waali weeye wiilkan💯

  • @waxgaradnageeye5994
    @waxgaradnageeye5994 2 роки тому +16

    Heesta Heesaha ❤
    Dabjcyl Dabka fanka aya dhax ka hadlaya heesta🗣 💥💥👌

  • @shuushuuabdalla3006
    @shuushuuabdalla3006 2 роки тому +151

    Best Fanaan Boqorka Codka Ismail Aarka Nice Song 👍

  • @RAWEIDAXade
    @RAWEIDAXade Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤AARKa

  • @kaamilakordahab5389
    @kaamilakordahab5389 2 роки тому +11

    Igu axdiga ilahay isaga iyo ina Ali shaah heesahooda sida hogal meel ka curataan u saadaaliyaaa.tolow goormay soo qaadayaan hees kale sidaan u leeyahay labadaydii Fanaan bestie kaalay iska arag
    allaylehe in aad tahay fanaan
    Allaylehe asaagi iyo ayniigii cod dheer🥀

  • @muqdisho205
    @muqdisho205 2 роки тому +5

    Allaylehe Inaad mudantahay amaan
    Allaylehe Dadkuba ogaayoo qiryoo
    Allaylahe xurmooy qaramada ifkiyo
    Allaylehe aduunku ictiraaf kusii 🦁

    • @Africa569
      @Africa569 2 роки тому

      Heestan waa hees meelkale Kosoco gacantana wuu kuxirtay.

  • @fjbaadiyow
    @fjbaadiyow Рік тому +73

    2023 heestaan yaa ila dhageytay ani cml😎

  • @galguduud6193
    @galguduud6193 2 роки тому +10

    M.a rer abtigey abgaal cismaan ❤i love you from Isla h. Habargidir 14 August 2022💙🤍💚 Galmudug days✊❤

  • @abdullahibaggio3440
    @abdullahibaggio3440 2 роки тому +11

    Boqorka Codka Ismaaciil Aarka On fire 🔥✊

  • @Mario-qurux
    @Mario-qurux Рік тому +4

    Heestan wxan dhageysanayaa hapen 1:4 oo an hoyadey man u xisey ilahey ha ii dayeee dunideyda❤👸🥺

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 роки тому +47

    The one and only Lagend Ismail Aarka🔥🔥
    Voice=💯
    Melody=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯

  • @ibrahimbaaxeer7628
    @ibrahimbaaxeer7628 2 роки тому +7

    Wewe. Bset
    Cadeeed Legend maxDsamesay ❤️
    Ismaacil Aaarka Codkaga Best
    Caydaruus Hawraar Walkay höre usoco 🙏❤️

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia 2 роки тому +60

    Legends aa iskugu tagee
    Abwaan talasame
    Music maftuux cadceed
    Laxanka Dabjaceyl
    👍🎸🎤✍

    • @miskimohamed62
      @miskimohamed62 2 роки тому

      Heestan Somaliland iska lee adeeer

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 8 місяців тому

      ​@@miskimohamed62wilka wa wil AB ah ha ilowin😂

  • @Aamina_xusen
    @Aamina_xusen 6 місяців тому +2

    Heesta somaaliya ayaay kusocotaa😂😂😂 wan fahmay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @zakimaxamuud8227
    @zakimaxamuud8227 2 роки тому +22

    Aarka wiiil nawaalay❤️
    Boqorka codka guuleyso👍

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo 2 роки тому +42

    the best somali music production ‘ hawraar’ 😍🫡

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 2 роки тому +24

    Heestan somaliland ku socotaa... allow icraaaf. Aamiin. Best fanaan Aarka 🥰🙏

    • @nuurshirem10
      @nuurshirem10 2 роки тому

      Nagadhaaf fodada

    • @mrgalol5011
      @mrgalol5011 2 роки тому +3

      khadar Hasan walaahi nin ildheer ayaad tahay. heesatani somaliland ayay ku socotaa
      dadku waxay moodayaann in gabadh lagu amaanaayo. nin waa ninkii abaalkii loogealay guda. somaliland waa halka fanka Aarka uu ku soo baxay.
      hore u soco Aaarka

    • @ifk02
      @ifk02 2 роки тому +1

      Anigaba waan is dhahay heestu jamhuuriyada iney kusocoto aan ubadiyay

    • @boqoradihhawenka8359
      @boqoradihhawenka8359 2 роки тому +2

      Inanku inanbu inaga hayaaa seedigen weyw

    • @laylamaxamed6189
      @laylamaxamed6189 Рік тому

      @@mrgalol5011 yaa looqaday heeztan werda

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 2 роки тому +4

    Ababaaay Heestada Duriyadi ba isugu wada tagtay fire fire 🔥 Bro From hargeisa

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 2 роки тому

      fan aan abwaano reer sheekh isaxaaq ku jirin waa fan bilaa xawaasha

    • @dhakuulavich4540
      @dhakuulavich4540 2 роки тому

      @@rakuubtube4158 haada dir fanka wax ka yihiin sanadkasta wiil daarodi fanaanka sanadka ma noqdeen
      From daroood

  • @salmaanahmed1316
    @salmaanahmed1316 2 роки тому +15

    Maftuux cadceed inanka musicga macan tumaya legend 💥💥

  • @Deganqurux-d6l
    @Deganqurux-d6l Рік тому +13

    AYahayga nolol
    If udaarmayaay
    Mayaya musnabaay
    iiba furmaaay
    Adna iidhisaay
    Abaal igalaaay
    Lafta adhaxdiyo
    Udubka ihayaay ❤mom💊❤️‍🩹
    heesta intaas bn aad ujecelahy
    Wxy wacnaan lahayd in heestan hooyo looqaado❤

  • @samiramohamed2966
    @samiramohamed2966 Рік тому +12

    M,a boqorka codka ismaciil aarka❤❤❤❤❤❤ wan kuwata

  • @GANDARSHE-tr8hz
    @GANDARSHE-tr8hz Рік тому +3

    Cod wanagsan iyo music dagan miro macan iyo laxan top ah
    Guleso arrrrka iyo hawaar music gulesta 🎉❤

  • @WR.Mohamedmostapha
    @WR.Mohamedmostapha 2 роки тому +41

    Hees kasta oo qaraxda hargeisa lagu soo kariyey🙏💚★❤🔥 dalkygiyow somaliland

    • @nasirowsheikh5571
      @nasirowsheikh5571 2 роки тому +2

      Hargeysa dadka jooga wa dad caqli badan qofki mansha Allah ah aye so Saran socdal Bal wax hauso dhiban

    • @nasirowsheikh5571
      @nasirowsheikh5571 2 роки тому

      Aarka nin awaal garan

  • @moawil3013
    @moawil3013 2 роки тому +31

    Erayada 100 %
    Laxanka 100%
    Codka 100%🎤
    Music 100%🎵🎼🎹
    Camera 100% 🎥📷
    Editing 100%🖥💻
    Ismail arka Best sOnger 🎧🎤🤍

  • @umuamal3917
    @umuamal3917 2 роки тому +5

    My fav artist aarka🤗😍🇩🇯

  • @DARMAANMEDIA
    @DARMAANMEDIA 2 роки тому +3

    muqaalka qurxoon waxa lagu duubay xamar
    midhaha heesta ee macaan waxa lagu soo kariyey hargaysa
    msha allah alllah dalka gebi ahaantiisaba nabad nooga dhig

  • @abdifatahfarahmohamed51
    @abdifatahfarahmohamed51 Рік тому +3

    AYahayga nolol
    If udaarmayaay
    Mayaya musnabaay
    iiba furmaaay
    Adna iidhisaay
    Abaal igalaaay
    Lafta adhaxdiyo
    Udubka ihayaay ...... MARYAN NOOR 17/02/2022 😘 a day to recall 😍

  • @naimaapdinur4591
    @naimaapdinur4591 2 роки тому +7

    Amazing Amazing aarkii fankoo soo laba kacleeyay❤ musica iga gadan cadceed wuuna walayaa 🔥

  • @moohandeek2648
    @moohandeek2648 2 роки тому +28

    The one only legend ismacil aarka thanks hawraar music production 🙏🙏🙏🔥🔥🔥

  • @user-fd1mg3jk6y
    @user-fd1mg3jk6y Рік тому +11

    wll hal mar rasulkena iguka sali (scw,🤲📿

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 роки тому +6

    Ismail aarka legends fanan qiimo leh
    hore usoco ♥️♥️

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +9

    Hees iyo cod iga dheh 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @najiibnaalo822
    @najiibnaalo822 2 роки тому +4

    Wow best song 2022 lagend Aarka wan ku wata💯💯💯💯

  • @aishawilipo-us7si
    @aishawilipo-us7si Рік тому +2

    {Hadyadii ilaah ifka saday}
    {Rajadii usheed run ahaty}
    {Samirkii aflaxe odax igabaxshe}♤♤fv song

  • @qamarupdihersi9899
    @qamarupdihersi9899 2 роки тому +32

    Legend ismail aarka🐅♥️
    Voice 💞
    Melody💞
    Music 💞

  • @drc.risaaq8795
    @drc.risaaq8795 2 роки тому +3

    Waw ismaciil aarkii
    Iyo maftuux cadceed oo ishelay

  • @omarabdi8298
    @omarabdi8298 2 роки тому +50

    Aarka guuxa 🎙️🦁 (Asali)our queens ❤️

  • @salaxmoussa7669
    @salaxmoussa7669 2 роки тому

    Top iga dhe maxa legend iskugu tagay ereyadi talasame , laxanki , abwane , mid kamida mulaxaanda ugu samaynta badan 2022 nin kale legend dabjacayl , music xagwalba u ciiyay top 3 dhalinyarada music tunta haduuna ahaynba ka ugu horeya aheynba ya kale codka danaanaya guxa reenka eryaaday the legend junior ismaciiil aarka

  • @mattjason2827
    @mattjason2827 2 роки тому +3

    Wa qasiido cajiiba اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 роки тому +7

    Woow mr aarka is back layaab layaab and team hawraar wad socoteen wlhi another level

  • @csalanquule6575
    @csalanquule6575 2 роки тому +10

    Cadceed best musician

  • @abdiaziiz8761
    @abdiaziiz8761 2 роки тому +48

    Cadceed on the beat❤💯

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 2 роки тому +78

    What a voice🔥one of my fav artist Aarka✊🏿

  • @fartuunmaclin4401
    @fartuunmaclin4401 2 роки тому +3

    Best fanaan abti macne waxaa tahay boqorka codka ishacaa sod

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 2 роки тому +6

    Aley lahe inaa aarka fanka tahay dadko idil iyo qaramada dunida kuu qiryoo ❤️🔥

  • @NuurCabdisulub-cm6zj
    @NuurCabdisulub-cm6zj Рік тому +2

    ❤ismaaciil cadi matihid wllhi waankahelay hestan🎉🎉

  • @ramcharan4447
    @ramcharan4447 2 роки тому +6

    Heestan qofteyda ku soo xasuusta jah qalbiga 😍😍😍

  • @XurmoSkinCare
    @XurmoSkinCare Рік тому +1

    Allaylahee Aarkow inaan ku jeclahay inabti nooloow....always my favorite 😍

    • @Chadmali
      @Chadmali Рік тому

      gabdhii heesta lahayd salamulah 🤗❤️

  • @zianboyd1185
    @zianboyd1185 2 роки тому +1

    hobolkii codka dahabiga lahaa ismail aarka
    mia favorite song 🎵

  • @SowdaAbdiAden
    @SowdaAbdiAden Рік тому +3

    Halagu.saliya.nabigeen.muxumed.scw❤

  • @zeynablastquen9963
    @zeynablastquen9963 11 місяців тому +3

    wawa🎸🎤🇸🇴

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 2 роки тому +2

    Ayyyy waan sugaaye hawraar tiktok ayaan ku arkay aarka codkisa inta jecel like dhac kusii❤❤❤❤

  • @xaredyusuf7244
    @xaredyusuf7244 2 роки тому +3

    Heestan soomalilnd ku jeedaa ismuujiya team hargeysa love 🤜🤛🤘❤❤❤❤

  • @Kpcadde
    @Kpcadde 2 роки тому +3

    Ismail aarka 💥💥 wiil kaaran🎤👈

  • @fiidowofficial3502
    @fiidowofficial3502 2 роки тому +1

    Lagan qlsa lagan wllkey aarka waan kuwataa waligaaba alhaku xafido sharafna iigu nooloow boqorka codka ismaaciil araak

  • @Hudalzmail
    @Hudalzmail 2 роки тому +28

    This is a whole vibe 🔥 couldn’t stop smiling throughout the whole video 🔥🥰

  • @mahirabdirahmandirie9490
    @mahirabdirahmandirie9490 2 роки тому +2

    Muqdisho another level wey barteen sida codka camrada iyo muusicadu isula jaanqaadan lkn dayax versionkan halaga daba geeyo wali wu dambeeya ninkaasi

  • @libanabdul2513
    @libanabdul2513 Рік тому +2

    his voice is amazing keep it up boss aroosyada dhamaan muqdisho kadhaca adiga ayuu golaha shacabka kuu xiray mana jirto cid wax kabadali karto

  • @RumanqaasinMaxamed
    @RumanqaasinMaxamed Місяць тому

    Maar shaalah ilaahay codkaaga hakuusiyaadiyo

  • @sagalina786
    @sagalina786 2 роки тому +2

    Music 😵🔥 Codka 🔥

  • @mohamedali4354
    @mohamedali4354 2 роки тому +3

    Wooow 😲 hees an Wxb laga qaban krin hees waa Dhaftay baan oran kraa 👍🔥💯

  • @xayaadmustafe4498
    @xayaadmustafe4498 2 роки тому +4

    Aarka. Ku soco bro allaylehe inad tahay nasab ismaacil aarka❤

  • @ahmedtaagsade1934
    @ahmedtaagsade1934 2 роки тому +10

    Heestaan inaba caadi maaha waa leysuga tagy run
    Ereyada =abwaan talasame
    Laxanka=abwaan dabjaceyl
    Music =maftuux cadceed
    Codka = wiilka da,da yar ee ismail aarka
    Aarka sxp waad tagey ee hore u soco ayn ku leenahy

  • @najmahussain7062
    @najmahussain7062 Рік тому +3

    IsmaciiL aarka best singer 😊

  • @malabkareerisxaaq5221
    @malabkareerisxaaq5221 2 роки тому +3

    Boqorka codka waa iga gadan tahy🥰💝

  • @on-lineking8628
    @on-lineking8628 2 роки тому +2

    Ikacay diga ikacay wow this is waxkale fire 🔥

  • @maahiraadan8681
    @maahiraadan8681 2 роки тому +4

    Ismaaciil Aarka Talent🔥🔥

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 роки тому +6

    Aarka xidiga Xamar🔥✌

  • @cabdikariinofficial2698
    @cabdikariinofficial2698 2 роки тому +1

    Music 🎶 amazing bro maftuux cadceed

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 2 роки тому +4

    Amaanaduu Nasiib igu aaminaayyy
    Musicu absolutely is Amazing
    Maftuuxa duula 🎹
    Esmail Aarka 💚🤍♥️

  • @sheekoandbanter3089
    @sheekoandbanter3089 2 роки тому +7

    Xees shiidaan 🎸🎸

  • @garaadhassen7794
    @garaadhassen7794 2 роки тому +1

    The music ia killing me maftuxow see wax ledahy from mudug punt somalia

  • @Daahir-ek9nx
    @Daahir-ek9nx 9 місяців тому

    Number 1 all the song 🎵 🎉❤

  • @asmacismaanasmacaano-tr3ix
    @asmacismaanasmacaano-tr3ix Рік тому +1

    2.1m wuuuw

  • @zaki-u2k3l
    @zaki-u2k3l 2 роки тому +3

    Maftuux Cadceed legend

  • @nawalali7934
    @nawalali7934 2 роки тому +1

    Legend of the legend🥰Aarka cimaamadiisa lama haysankaro waan kugu tuuraYy😘😍

  • @bashiirabdulaahi
    @bashiirabdulaahi 2 роки тому +22

    The best music 🎶 maftuux cad ceed❤🙏🏾

  • @AYuubCashuur-o2g
    @AYuubCashuur-o2g 2 роки тому +2

    ismaaciiL Aarka Legendry❤️👍

  • @aliizamohamed8863
    @aliizamohamed8863 Рік тому +2

    owliyada kalgacal😢😢
    24/12/22😢 2022 waa sanad murugo farabadan an dareeme😢

  • @gem2144
    @gem2144 2 роки тому +3

    Mashaallah Mashaallah Boqorka codka Allaha ku xafido 🤲🏼🤲🏼🇸🇴🇸🇴👍🏼👍🏼🙏🙏🙏🙏

  • @abdiasiisahmed2582
    @abdiasiisahmed2582 2 роки тому +4

    Cadced wxuh samaynaYo waa La YaabaY🥰

  • @sacadcali5535
    @sacadcali5535 2 роки тому +1

    Ismaaciil aarka fanka fanaanada ee aan taageero hore usoco brother

  • @istahilabdi3716
    @istahilabdi3716 2 роки тому +1

    Maftuux cadceed another level waxd samysy yaa samyn karah❤😍

  • @ckariimbashiir9588
    @ckariimbashiir9588 2 роки тому +1

    Cad ceed maxaad samyn dee ax yaa another level💕

  • @kaysexuseenaadan9293
    @kaysexuseenaadan9293 2 роки тому +1

    Izmaaciil aarka ax yaa fanaan horay usoco zxp qali waan ku wataa zxp

  • @ardoyar2427
    @ardoyar2427 2 роки тому +2

    Aawliyada gaaljecel🥰🥰

  • @sharmosharmarke790
    @sharmosharmarke790 Рік тому +1

    Axsan fanaan Somali usoo baxay keep going

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 2 роки тому +3

    Cadceed muxu tumaya 😱😱😱