ROSSO CADE | ADAA QALBIGII MAAMUSHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 сер 2021
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/ZM8778exp/
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretrans.com
    Fly Cheap
    www.isavetravels.com
    Download App:
    play.google.com/store/apps/de...
    Click here to support:
    www.gofundme.com/Y3AProductions
    Venmo: HAJI2020
    Cash App: HAJI2020

КОМЕНТАРІ • 80

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 2 роки тому +11

    Heestan inati ay tabatay sideydo kale is muujiyah🙏🙏🙏🤦‍♂️

  • @mohamedebrahimalpha88
    @mohamedebrahimalpha88 Рік тому +1

    Adaa qalbigeyga maamusho
    Qufulay manka iyo xiskeyga
    Qoralkaada I daaweyn jiriyo
    Ma'haayo qoolkaadi wacna.
    Qudhaa iga qaadatoo waxan
    Ahay qalfoof maran.
    Aadanuhu marbuu qaldama
    U gafo qof uusan Ka marmine
    Walaal aayadaha qurankiyo
    Allah qaadirka kugu dharshe
    Adigoo waxba iga qarsaneyn
    Lasoo noqo qowlkaadi wacna.

  • @ERAMUSICCOMPANY
    @ERAMUSICCOMPANY 2 роки тому +10

    Good job my brother y3A long life everything

  • @HassanAhmed-ou5ho
    @HassanAhmed-ou5ho 2 роки тому +4

    All the best team Rosso cade keep it up
    Y3a wadna waleysa muqal wa dhafay wxn shaqo wcn poi
    Inta jecel u hayo bas pan salama 😂

  • @ahmedsami8648
    @ahmedsami8648 Рік тому +1

    Moo Alpha
    Halkan ka salaamaa 👋👋👋👋👋

    • @mohamedebrahimalpha88
      @mohamedebrahimalpha88 Рік тому +1

      @Yussuf Cali jimcaale.
      Walalkey mcn sido kale waan kaa qaaday. Mid taa lamid ah aan hawada kuso marinaya.

    • @ahmedsami8648
      @ahmedsami8648 Рік тому

      @@mohamedebrahimalpha88 Taageero weyn kuu ahay 🙏🙏🙏🙏

  • @rafiiid5321
    @rafiiid5321 2 роки тому +16

    Khalid kaamil 😂Ruuxantiisii Maka dhax Yereyso Libax 😂😂😂

  • @xasanrosse3338
    @xasanrosse3338 2 роки тому +3

    Ma brother rosso cde keep going ❤🙏

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial 2 роки тому +2

    HEEES TAAN SI QAAS AH AYEEY II TABATAY RUNTII WAXAN UMA LEY NAYAA ROSE CADE XAAS KIISA INEY KA TAGTAY SEEY ILA TAHAY QAAB KA UU U JILAYO HADAN FIRI YY SIDAZ ILA NOQO TAY HADEY KA TAGTAY ALLAH USOO CELIYO HADEY JOGTANA ALLAH U DEES TO

  • @odowajnr2862
    @odowajnr2862 2 роки тому +2

    Congratulation keep going

  • @nadiabashir1982
    @nadiabashir1982 2 роки тому +3

    Amazing roose cade 🙈

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 2 роки тому

      Nadia Bashir m.a boqorad🥰🥰

  • @boqorkaxarakada6139
    @boqorkaxarakada6139 2 роки тому

    Hees iyo barkeda walahi waxba lagama qawaan karo xidiga muqdisho rooso cade🥰🥰🥰🥰

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 2 роки тому

    The one and only lagen rosse cade zhp qalih
    🥰

  • @salmanhaji9512
    @salmanhaji9512 2 роки тому +1

    Fanan loo wada xisy hestisna la sugyay 🥰

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 2 роки тому

    wlhi musica & laxanka qaab kuu yahay markaan arkay ayn dareemay inu Khaalid Kaamil laxankiisa uu yahay woooooooooow udaaa oo ugu tag kaaamil heesaha calancaalka laxankoooda

  • @sabirseyga9230
    @sabirseyga9230 2 роки тому

    Video iyo bar my Blood Brother y3A🥰🔥🙏

  • @abdullahiadan1155
    @abdullahiadan1155 2 роки тому

    Wow amazing video y3A waad tagtey lpx go ahead

  • @ruweydamohamed3643
    @ruweydamohamed3643 2 роки тому

    Legend y3a

  • @hamdayasin6850
    @hamdayasin6850 2 роки тому

    Waaaw hore u soco huno♥️♥️♥️♥️👍

  • @masuudhaadinaasir5763
    @masuudhaadinaasir5763 2 роки тому

    The One and OnlY view Y3A wan kU wataa eepOw

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 2 роки тому +6

    Hestan ninka director Gareyey wakan @muhudiin seejinho wllke mcn y3a gacan dahab gacatada alle haku barakeyo

  • @axmedsaagarofficial6751
    @axmedsaagarofficial6751 2 роки тому

    Ross is back

  • @Bin_hazan
    @Bin_hazan 2 роки тому +3

    Hesa qar Adiga aye ka hadlayan
    Tan okle😢
    ""Walal Ayada qurankiyo
    Alaha Qadirkan kugu dhariye
    Lasonoqo qolkagi wacnaa"'😢😢
    Y3A⬆️ Hory usoco Sxp

  • @yungnizer143
    @yungnizer143 2 роки тому

    Keep going my bro kal iyo lab

  • @1kghost704
    @1kghost704 2 роки тому

    Y3A sxp muqaalka wa 100/100❤️

  • @drmohamed5946
    @drmohamed5946 2 роки тому

    Roose cadde cod halaasi ah ayad lee dahay lkn Heesahada beat ka Saran Sida heestan cml maha next jawi dagan adoo ah soo qad

  • @hassanwiz895
    @hassanwiz895 2 роки тому

    Wow. 10 Rose slow music ❤

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 2 роки тому

    Amazing Video editer Y3A

  • @mohamedebrahimalpha88
    @mohamedebrahimalpha88 2 роки тому

    Gacmo dahab my Bro Y3a

  • @spsuldankamuqdisho5370
    @spsuldankamuqdisho5370 2 роки тому +2

    Muqaal shidan bro keep going masha allah

  • @ayaanmouhamed854
    @ayaanmouhamed854 2 роки тому

    good jop soo badi hesahaan oo kale

  • @sacdiyomaxamed9181
    @sacdiyomaxamed9181 2 роки тому

    Yaa iga horeeya🥰

  • @liirosso3642
    @liirosso3642 2 роки тому +1

    The one views y 3 A legend 1k like

  • @heegoproduction7467
    @heegoproduction7467 2 роки тому +1

    Rossi fadlan heesaha noosoo badi

  • @ibracosmetics
    @ibracosmetics 2 роки тому

    Gar io gardaro wan wataH y3A pro sosare lahubO gacmo dahaP

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 2 роки тому +5

    so emotional qof la cidlayey unba daremi kara heestan qalbi jabkeeda😭

  • @cubeydwilson4711
    @cubeydwilson4711 2 роки тому

    Amazing song 🎵

  • @maxameddeekh4623
    @maxameddeekh4623 2 роки тому +1

    Legend rooso cade

  • @maxamuudcalaf1513
    @maxamuudcalaf1513 2 роки тому +1

    Inta ila fahantahay laxanka in uu leeyahay #khalid #kaamil like dhac ku siiih

  • @akramak4718
    @akramak4718 2 роки тому +1

    Wlkyi qaliga roose case Hooray usoco

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 2 роки тому +1

    Wall
    Ayadahaa qur aankiyo.
    Alaaan kugu dhariyeeh
    Adon waxbah iga
    Qarsanayn
    Laso noqo
    Qowlkagii wacnah
    🙏🙏

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 2 роки тому +1

    Roso cade odayga jecelka Horey ma kugu sii yadey Dumash awey Nolow adiga iyo Dumash

  • @mohamedkhadar9504
    @mohamedkhadar9504 2 роки тому +1

    🔥🔥🔥

  • @Haldoorka_umadda
    @Haldoorka_umadda 2 роки тому

    Waa hees xaqiiqda tabaneeyso

  • @abdirizakmouse4714
    @abdirizakmouse4714 2 роки тому

    Laxankaa manaan garan
    Khaalid kaamil is the best

  • @calibulshaawimusic7388
    @calibulshaawimusic7388 2 роки тому

    LAXANKAAN WAA QALID KAAMIL
    LKN LAXAN IYO ERAYO LAGUMA
    SOO QORIN XAQIRAAD JIRTO

  • @user-xc6nz6jb1u
    @user-xc6nz6jb1u 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @thebelalsullleimmanni5984
    @thebelalsullleimmanni5984 2 роки тому

    Y3A is thehome recording

  • @robrob6719
    @robrob6719 2 роки тому +1

    Very testifying for jamming 🌹

  • @qaniabdi9873
    @qaniabdi9873 2 роки тому

    hes kan qalbi tabashee ledahay wlh rosso cade

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial 2 роки тому +1

    HEES TAAN 36 KUN WLLHI UMA QALAN TO

  • @ayaannuur4934
    @ayaannuur4934 2 роки тому +1

    M.a

  • @maahirmohamed5577
    @maahirmohamed5577 2 роки тому

    Www lagen on dapest

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 2 роки тому +2

    Khalid khamil miyaa hesta qadey

  • @khaalidyareofficial912
    @khaalidyareofficial912 2 роки тому +3

    So emotional ❤😥

  • @kaamilofficial1404
    @kaamilofficial1404 2 роки тому

    Niyow. Roos cade. Heesa hiisa. Wey mcn yihiin maxa views koda yareyay

  • @liibannuur7713
    @liibannuur7713 2 роки тому

    lgeend libx

  • @adnandeeq2060
    @adnandeeq2060 2 роки тому

    Slow music 🌹

  • @xissxubi8176
    @xissxubi8176 2 роки тому +1

    Intaa ilaa fahnaty Khalid Kamil laxanka leyahay

  • @maahirmohamed5577
    @maahirmohamed5577 2 роки тому

    Wwwwww

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial 2 роки тому +1

    10 malyan ka badan ayeey u qalan taa wllhi hees taa lkn somali badi mataqaano suugan ta wng sn shit

  • @yoogacadeofficial1338
    @yoogacadeofficial1338 2 роки тому

    Ax 😭

  • @nasteexomuse1637
    @nasteexomuse1637 2 роки тому

    💔😩😪

  • @maahirmohamed5577
    @maahirmohamed5577 2 роки тому

    Wwww

  • @maahirmohamed5577
    @maahirmohamed5577 2 роки тому

    Www

  • @asdasde6050
    @asdasde6050 2 роки тому

    Xamsawiilkiihabaryartayaloowkudaaooheesahakaasohanuuni

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому

    Y3A sxbyal hormar wcan dadaal wacN lkn hal mida idinka maqan oo ina hilmaamteen umaleyna waana
    Ereyda qofka leh
    laxanka
    music: lkn waxN jeclahy in uu music 🎶 tumay musfate karama. lkn inta kle so xusa. mahdsanidin

  • @ruweydamohamed3643
    @ruweydamohamed3643 2 роки тому

    Legend y3a

  • @maahirmohamed5577
    @maahirmohamed5577 2 роки тому

    Wwww

  • @usmaanyeirdiamond6502
    @usmaanyeirdiamond6502 2 роки тому

    Wwww