WIILKA HOOYADEEY SIDUU KU IMAADAY SiDEE LOO QAATAY (3) ????

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 422

  • @ubahwali9343
    @ubahwali9343 3 роки тому +15

    Wlh waxa fahmikaro xalada hooyodan qofka shoshiyal sowareren mar ayaan is argnay quranka ilahay ayaa isku furtay waa kufar ilhay walaka iyo ilmahag gacantada haku socelsho 🥲😭😭😭❤️

  • @jowhara1000
    @jowhara1000 3 роки тому +8

    war cusub markii hore maadan sheegeynin walaakaan Allaha kuu sahlo cinwaankana qurxi hooyadey wiilkeeda ma fiicno

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 3 роки тому +4

    Abayo side ku heysay ado kaligaga ah 8 caruur oo ku jiro mid xanuunsan qurbaha 3 ilmo kabadn laguma haayn kare allah kuu so celiyo runti 9 ruux inta kuma dhawe inta heysanin allah hasiyo inta heysata allah ha uxafido💞💞💞

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 роки тому +19

    Abaayo. Aniga. Hooyaday.iyo.aabahau.weey.dhinteen.ilaahay. ha.unaxariisto.amiin

    • @sahramohamed9704
      @sahramohamed9704 3 роки тому +3

      Me too waalid la,aanta dhibkeeda waxaa fahmi karo qofwaayay 😭😭

    • @habiboanshur9989
      @habiboanshur9989 3 роки тому

      @@sahramohamed9704 😭😭

    • @SahraSsDama
      @SahraSsDama 3 роки тому

      @@sahramohamed9704 ASC. Waa. Sax.qofkii.waalidkiisa.noolyahay.haka.ducaysto.

    • @fadumom7640
      @fadumom7640 3 роки тому +1

      Abaayo waan ku salaamey maalinta iyo häneen akhri laa xawala laa quwatal l

    • @SahraSsDama
      @SahraSsDama 3 роки тому +1

      @@fadumom7640.ASC. Aye.abaayo. mahadsnid.macaanto.jisaakalaah. khayr. Amiin. Amiin. Amiin

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 роки тому +3

    Abaayo. Aniga.gabadhayda.caruurta.oo.xooglayga.qaatay.iyadoo.la.ii.soo.kaxayteen.askar.iyo. waxay.ku.wateen..6.sano.ma.arkin.ii.soo. Duceeya.in.iyadoo.caafimaad.qabta.iyo.anagoo.caafimaad.amiin

    • @ailyabdi3368
      @ailyabdi3368 3 роки тому +1

      Amiin wllo illahay idinko nabada haysuu kiin so ceeliyo isaga casiise

    • @SahraSsDama
      @SahraSsDama 3 роки тому +1

      @@ailyabdi3368 ASC. Amiin. Amiin. Amiin. Amiin. Amiin. Jisaakalaah.khayr.Baarakalaah

    • @cikramacabdiraxim5179
      @cikramacabdiraxim5179 3 роки тому +1

      Allaha kuso celiyo si nabad ah

    • @SahraSsDama
      @SahraSsDama 3 роки тому +1

      @@cikramacabdiraxim5179 ASC. Amiin amiin amiin amiin amiin

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 3 роки тому +1

      Adiga iyo walidkasto oo muslim ah oo caruurtoda ka maqan tahay dhamaantiin Allaha idiin so wada celiyo ayagoo diintoda ku sugan cafimaadna qabo

  • @dekahaji
    @dekahaji 3 роки тому +6

    1yr iyo ka badan ayad nala hadlaysay oo lagu ducaynayey cunuga xanuunsan ee caruurta ugu jilicsan maxad u qarinaysay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @oumalkhayrabdullahi9157
      @oumalkhayrabdullahi9157 3 роки тому +1

      Fake she is...

    • @safiyoahmed4090
      @safiyoahmed4090 3 роки тому +2

      Dhabti waa is weydiin jirta walaasheen wexey ayadu noo sheegto maadama aamineyney runtii waala qaracaney se xaalka wiilka walalkeed ah wexey u qarisey ducada muslimka uga qadisey misana xataa qaab laga fcnyahay wiilka hooyadey ugu celcelineyso inee nooga jawaabto waa jeclaan leheen?? Maadama anagaba aan dhagaheena iyo quluubteenaba siiney inaa wax is weydiin karnana waa dhab😥

    • @ifrahhashi4217
      @ifrahhashi4217 3 роки тому +1

      Safiyo Ahmed yaab baan kumaqnahay cunuga hooyadey iyo waliged kama hadlin

    • @fartunmohamed5779
      @fartunmohamed5779 3 роки тому +1

      @@ifrahhashi4217 me too runtii qaybka baan ugu ducayn jiray lkn tan baan kayaabay waxaan umoday inay qiso kahadlin wiilka hooday aaaa????

  • @sadiasiman3301
    @sadiasiman3301 3 роки тому +10

    Hoyada hooyoyin la mida way buuxan my mom also the queen of thé world

  • @ruruutaj8641
    @ruruutaj8641 3 роки тому +22

    Subxanallah waxan umalenaya inay wiilka cuqdad uqaday oo ay umaleso inuu sababay carurteda inlaga qaato. Waxas Ay udhihiladahay walalkay mcn oo ugu wacesa wiilka hoyaday. Hoyadeed jeceylka ay uqabto way soo kobi la'dahay lakin walalked uma qurto inay amanto siday carurteda u'amanto.
    Midakale meel ujoogo ma'aqan oo active ma aho sida carurteda maxay tahay... ilmahaga caqli iyo firfirconi ay qabaan meshay jogaan kumadan ogan ee adaa udagaltamay ee wiilka walakaa ee xanunsan ugu dadaal sidaa kuwaga camal ilen asba hoyaa kasexan la. Xitaa ducadii umada islamka wad ka qadisay ileen madan shegin wiil Inu jiro.

    • @shamsamohamed1261
      @shamsamohamed1261 3 роки тому

      Walaaley saas inaa u hadasho waa laga quruxbadan yahay

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 роки тому +6

    Allah raxmaanka ee raxiimka ahi caruurtadii iyo wiilka yar ee walaalkaa ah dhakhso ha kuugu soo cesho 🤲🏼

  • @shushunuura5051
    @shushunuura5051 3 роки тому

    Ilahay caruurta ha kuso celiyo iyo cunuga hooyadaba abyo mcn hooyadanna allah ha ku dayo ogowna qof walba hooyadiis baa ugu qalisan hooyo..wayna buuxan hooyoyin qaliya hooyday macn ba number one ka ah

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 3 роки тому +7

    😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 Abayo Kama waar hayo mexeey tahay halsano kadiib miyaad nosheege hada iyo.ooytiin cusub calaya kulixaal kuliigood illaheey haso celiyo adigana qalbiga hakudajiyo iillaahoow kulii nosoceli aamiin aamiin

    • @hoodomo7789
      @hoodomo7789 3 роки тому

      Ma ku fahamin war cusub iga dheh waligaa kama hadal

    • @rosedubai1693
      @rosedubai1693 3 роки тому

      Way sheegtay hore halmar ayaan filayaa dib u raadi

  • @rahmamohamed5636
    @rahmamohamed5636 3 роки тому +20

    Isku day muhimada dhabta inaad kahadasho mar kasta khaladna haiifahmin

    • @bresilcanada800
      @bresilcanada800 3 роки тому

      rahma naagtan miskinka curyanka bay si xun ula dhaqmi jirtay marka ishiisi ba haysata kkkkkkkkkkkkkkk

    • @hfm9834
      @hfm9834 3 роки тому +1

      Inaa wllsha caawino oo fiirsano rabnaa lknse markasto mahiimka eeyna ka hadleen ayaa igu qasbto inaa ka wareegsdo waayo waqti waa qaali.

    • @bresilcanada800
      @bresilcanada800 3 роки тому +1

      @@hfm9834 wa runta

    • @bresilcanada800
      @bresilcanada800 3 роки тому

      sabrina anu wan u duceeya ee ducadaydu ama ducaadadu waxba uma tarayso ee fadumo wa in ay walalked cafis waydisata oo ay ka ducaysata marka carurteeda wa loso ceelin

    • @bresilcanada800
      @bresilcanada800 3 роки тому +2

      @Iftin Jeesto waligay lagama yaabo in an walalkay yirahdo wilka hoyaday kkkkkkkkkkk

  • @omermhd985
    @omermhd985 3 роки тому +1

    Iabo murugo ayaa ku haysta lakiin illah xagiisa wax fiican baa kuujira ilmaha iyo Abtigooda illah haka soo furto cadowgaa calosha ina xannuunjiyey😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdirahmanalimohamed437
    @abdirahmanalimohamed437 3 роки тому +1

    Ilaahoow Rabiyoow Raxmaanoow aadaan ku baryaa , Ilaaahoow i tuus maalin dhow in ay ilmaheeda walaalkeeda ay dib u kulmaaan Yaa Raxmaan.

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 роки тому +2

    Abaayo qalbiga Allah ha dajiyo ilmahaagana Allah ha ku soocesho . Hooyona qalbiga Allah ha u dajiyo waa run laba xanuun ayaa hayah . Allah ha saqiro.

  • @sihamhassanoffiziell2317
    @sihamhassanoffiziell2317 3 роки тому +4

    Abayo waxa ila qurux badan dhahado walalkey ... iga rali noqo hada qalad ufahantay Allah ka farxiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 3 роки тому +5

    Xasbunallah wanicmal wakil illahey iyago nabad iyo cafimad kabo hakuso wada celiyo damantod abayo waa calol xumo. 😭😭😭😭😭

  • @ayanabdi5052
    @ayanabdi5052 3 роки тому +3

    Waa layaab wallkaaa oo xanuunsan halmalin kaamanu maql hooyaday canugeeda see uleedahy wax miyaa kugumaqan nasiib wanag maahe waa nasiibdaro wallka yar ooxanuunsan midakale hooyadaa miyaad udacwootid

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi9699 3 роки тому +8

    Walaaleey waligaa walaalkaa ma aadan ka hadal in la qaatey
    Waa yaab
    Bal walaalkey dheh

    • @nitroflexy2687
      @nitroflexy2687 3 роки тому +1

      Iney kala saarto ey diidaneed maadaama u ciyaalkeeda la mid yahay

    • @saynabaadan8012
      @saynabaadan8012 3 роки тому

      Alleh hakafarxiyo huno Waad heli inshalllah caruurti

  • @aliyahhassane8872
    @aliyahhassane8872 3 роки тому +4

    Waa Laba murugo, Allah dhamaantood gacantaada ha kuugu soo celiyo, Laakiin cinwaanka ku bedal Walaakay. Intaad leedahay wiilka Hooyaday. Soomalidu way kala yare dhaqan duwantahay haday sidaa dhaankiiina tahay Sidaada ku soco.

    • @sahraaden1033
      @sahraaden1033 3 роки тому

      Mansh Allah ilahay haku xafido hawlahana ilahay hakuu fududeeyo

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 3 роки тому +1

    ilaahey meesheey joogaan caruurta oo dhan alaah ha ku xafido sina ducada ma joojineyno inta walaalahey somaliyeedoow wada ducada taas ayaa bedesho xaalada mar walba lagu jiro 🤲🤲🤲 yaa rabbi Faaduma iyo families u fududeeda adigaa awooda iskaley yaa rabbi rahmaan🤲🤲🤲

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 роки тому +2

    Abaayo caruurta gurigooda Allaha kusoo celiyo,, wiilka hooyadeey waxaa kaga haboon walalkay,, waa walaalkaa

    • @mamaleyla1754
      @mamaleyla1754 3 роки тому

      Aliihayoow murugadaada waa murugadeenee ilaahayow kuu Soo celi awlaadaada iyo inta islamkaba

  • @istahilismail4771
    @istahilismail4771 3 роки тому +2

    Walal ilahay kurbada ha kaqaado adi iyo intii kurbo haysabo ilahayna ubadkaaga gacantada hasoo galiyo oo ilahay ha ka soo qaado. Ameen Yaarabi.

  • @ayanmohamed7741
    @ayanmohamed7741 3 роки тому +2

    Mash allah Waan ku sarey walashey mcn allah ku xftiyo caruurta allah kaga soo qado iyaga oo cafimaad qabo iyo adiga oo cafimaad qaba Insha allah xbbti si deg deg ah Insha allah Amiin

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 3 роки тому +1

    Illahey calisha haku adkeyo Adhii iyo Hoyoo macaan iyo familkaga daman Beithinallahel bari. Ameen ya Rabal-calimen

  • @samerawarsame8978
    @samerawarsame8978 3 роки тому +2

    Maasha allaah wllshay rabi
    Haku rasaaqo samiir iyo
    Imaan
    Waad haysa wadadid samirka

  • @rahmohussein490
    @rahmohussein490 3 роки тому +2

    Faadumoy xasid sanida wllkaa kula dhashy oo xanunsan ayaa ilmahaga lala qaatay waliba kuwaga waa cafimad qaban oo wad ka war qabtaa hoyada oo Africa ku oyneyso hal maalin ma dhihi weysay wllkey igu ducaya mel o jogo lama ogee waa nagu tiri 7 carur aya la iga qaatay mise wlkaga xisabta kuguma jiro ducada islaamka xitaa waka qadisay oo noma adan adan shegin haben iyo malin kuwaga u duceyna asna maba ogen alla kaa weyn wlhi imahaga abtigod ayad ducada islamka u quuri weysay yahuu waliba waxa laso taganthy cunuga hoyadey wllkey madhihi kartid miyaaa ama magacisa ugu yeertid xaasidnimo ma fcno wlhi subxanallah 😭😭😪😥

    • @ifrahhashi4217
      @ifrahhashi4217 3 роки тому

      Walahi yaab weyn waye gabadhu wax yalo badan bey qarinosa

    • @rahmohussein490
      @rahmohussein490 3 роки тому

      @@ifrahhashi4217 haa wlhi saan uma maleynen lkn wexey dhibka u mare cunugas ayey uquba ka gashay oo hal maalin u duceeya esan dhihin

  • @hidayoali3119
    @hidayoali3119 3 роки тому +14

    Allaha samada iyo arlada iyo carshiga iyo kursiga sameeyay hakuu xifdoyo oowlaadaada iyo walaalkaa, ayagoo nabada oo diintoodii iyo aqlaaqdoodii iyo dhaqankoodii islaamka heesto oo aan adin ilaabin Allaah dhaqsi hakuugu sooceliyo abaayo qalbigana Allaah hakuu adkeeyo sabarka iyo imaankaaga badana Allaah hakuu ziyaadiyo. Aamiin aamiin aamiin🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭.

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 роки тому +7

    Comentigeyga hadaad aragtid dar alle subscribe iigu saar walaalo

  • @sacdiahussein1848
    @sacdiahussein1848 3 роки тому +2

    Mashaa alaaah guul ayaan ku rajeynaa insha alaaah ilaah haku saqira wadan ka guuleysa neeysaa Abayo samir

  • @fadumaali2313
    @fadumaali2313 3 роки тому +2

    Waa caloolxumo labo jibaar ah ad adgeyka allaha kuu siyaadiyo maasha Allah waad heli samir kaaga alle lagama quusto waxaan rabi gaaga tuugay in uu farxadaada kusoo dadajiyo inshaa Allah waad samirtaye alow kusi ubadka oo dhan aamiin aamiin

  • @ayaanali9004
    @ayaanali9004 3 роки тому +37

    Abaayo dheh walalkey xoga wilka hoyaday ina dhahdo waxa ka qurxoon walalkey aya lala watay carurtayda abayo alaha ku fududeyo imtixanka adunyada carurtana alaha noso celsho dhaman

    • @GARABIDHAN
      @GARABIDHAN 3 роки тому +2

      Waa runtaa walalkay inay tidhaa ayaa uga fiican

    • @umubashiirchannel8250
      @umubashiirchannel8250 3 роки тому +1

      @@GARABIDHAN
      Subscribe isar walal

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 3 роки тому +5

      Wll wa hooyo caruur ka maqan abayo halo cudur daaro wa dareemeysa qof beerkeda bar maqan yahay hadalkisa %100 madhamestirmi karo adiga iska so qad wayba idhanta in badan hadan joogi laha boskas

    • @haniahmed5547
      @haniahmed5547 3 роки тому

      @@bresilcanada800 afkaaga xun sameeyso uuf nayaa bilaa dhaqan baa tshay

    • @umubashiirchannel8250
      @umubashiirchannel8250 3 роки тому +1

      @@qadrodahir7896
      Abaayo subscribe isar

  • @deeqdeeq59
    @deeqdeeq59 3 роки тому +1

    Allah subxanka caruurtada
    Hakagasoqado galada
    Hakaagahiiliyo
    Malin malaha kamid ah
    Wad heleysaa caruurtada
    Abayo insha Allah
    Sabirkada kaasho

  • @Coolgranma
    @Coolgranma 3 роки тому

    Allaha Idiinsoo Uruursho Caruurta Dhamaantoo, Rabbiga Xaqqa Lagu Caabudo baa idiin Baryeeynaa, AAMIIN.

  • @sahramohamed9704
    @sahramohamed9704 3 роки тому +3

    Ilahay curuutada iyo walaalkaaba hakuu sooceliyo ayagoo nabad ah o caafimaad qaba kurbadana ha idinka feydo adiga iyo hooyadaaba insha Allah waad guuleysandoontin e ha Qalbi jabin guusha waa xagaaga farxadaadi way soo boqon insha Allah ❤️💪🥰🌹🥰💪❤️🌹

  • @Inaaomar
    @Inaaomar 3 роки тому +4

    😭😭 ax Abowahey dheh wilka hoyadey hadhihin please mida kale maxa uqarisay sida ilmahaga loga danqaday ee logu duceyay aya logu ducen laha 😭 hada qarisay marki hore hada maxa ushektay wlhi wa murugo cusub

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 3 роки тому

    Wa cashar no ah dhamanteen qadarta rabbi dhibka nasteexa ka dambaysa sharafeey samiyay...

  • @ruwaydachannel9292
    @ruwaydachannel9292 3 роки тому +12

    Walaley macaaney adoon khalad iifahmin maxaad U uleedahy wiilka hooyaday Maad dhahdid walalkay tan kale maxaad udhihjirtay 7 ilmood baa layga qaatay Ood walalkaa ooga reebi jirtay Soo walalkaa 8 Kuma ahyn mise Kaas waxaad leedahy anigu madhalin SaaS Mahan walalkay dheh

    • @sahramohamed9704
      @sahramohamed9704 3 роки тому +1

      Waanka maqli jirnay Baashi ayadoo dhahda maadama ay ayadu xanaaneyn jirtay waxaa laga yabaaa iney u arakto inuu caruurteda ka mid yahay waayo markey caruurta tirineyso Baashi way sheegi jirtay e iska daaya waxyaalaha ku mashquuleysaan e usoo duceya gabadhaan in ilahay kurbadeeda feydo o farxadeedi soo celiyo

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 3 роки тому +2

      Ruwayda waa qisadan kayabay wiilkas waligay kama maqal meshas waxba kuqarsoon amay dulmin jirtay oo allah ciqabayaa maxay tahay sababtay uqarin jirtay maxaysatahey wiilka hoyadey qoftan uma bogin anyway ilmahas cadowga allaha uga soo daayo

    • @Barwaqo-Hasan
      @Barwaqo-Hasan 3 роки тому +2

      Ruweyda wll waa run ta walalkay inay dhahday ahayd weliba intaaso jeer oo la waraysatay carurteda uunbay shegi jirtay lkn 7 ay shegayso wuuku jiray iyadu lixbay dhashay ta yar ee ay hada dhashay ba 7 ku ah carurteda lkn anigu mar hore ban maqlay in ilmo walalo ay yihin lalla qaatay carurta

    • @nitroflexy2687
      @nitroflexy2687 3 роки тому +1

      Ilma yar o ilmaheeda la eg iney gooni u bixiso wax micnaa ma sameyneyso
      Ilmaheeda ayuu kamid yahay

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 3 роки тому

    shamso Hassan Henna - UA-cam swky.co/bn1SjB

  • @Deeqaabdi12
    @Deeqaabdi12 3 роки тому

    Abaayo ilahey ha kuu soo caliyo iyagoo nabad qaba adinkana samir ha idinku irsaaqo aamiin.

  • @ruuziaosman1563
    @ruuziaosman1563 3 роки тому +1

    Masha allah ilaheya haku siyadiyo imankada hana niso celiyo ciyalkina

  • @gabadhasafiirka1097
    @gabadhasafiirka1097 3 роки тому +3

    Waa xanuun in cunug yar oo hada xanuunsan in Una ehelkiisa la joogiin. Qalbiga ayuu iga taabtay. Dhamaantooda caruurta Rabbi SWT hano nabad yeelo.

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 роки тому

      Wallo caruurta xanuunsan sweden aad ayaa loo xanaaneeya meel ayaan kaso shaqayn jiray walahi waa galo ma dhahaysid sida ay ugu hagar baxan illahay wiilka yar ha amaansado

  • @safiyoahmed4090
    @safiyoahmed4090 3 роки тому +8

    Walaal faaduumo maadama mudo sanad ku dhaw kula walbahaarsaneen, ma rabno qalbigaaga inaa dhaawacno balse su'aalo??? Dhowr ah fadlan inaa nooga jawaabto waan jeclaan lahayn runtii clibyadaada markaa fiirsado wax badan ilinteyda barkinta wey qoysey,
    1-maxaa 7 hore babyada dambe 8 sideedaas lee kaliya u sheegi jirtey?
    2 walaalkaa maxaad wiilka hooyadeey ugu wacaysaa??
    3-ma ogtahay wiilkaasi caruurtaada ka qadiyad halis badan yahay, asigoo caafimaad qabin asigoo sharci lahayn iyo asigoo waalidkiisa ka fog runtii hooyada Allaha wiilkeedi saad adiguba leedahay u soo celiyo iyo kuwey ayeyda u tahayba....ayada hooyo waan hubaa 9 inee ka maqan yihiin balse adiga halkeedi ayaad qarsiimo iyo quursi isugu dareysa!!!

    • @nimcomohamed1770
      @nimcomohamed1770 3 роки тому +1

      Safiyo ahmed arinkaas waan kula qabaa waxaan umaleynayaa hooya wiilka dhashey in ey arintaan faadumo uga murug badan thy midakale cawaan kaas wax fiican uu aheyn iyo wiilka hooyadey abaayo waxey helikartaa wiilka yar oo wallkeyga ah qolka fiicane waa saqo

  • @caashocali7323
    @caashocali7323 3 роки тому +1

    Wcs walaashey hooyo ale haku dhaafo caruurtane Rabbi hanoosoo celiyo ayago nabad qabaan qaali 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @queensomalichannel2044
    @queensomalichannel2044 3 роки тому +2

    Guuleyso abyo mcnto illahay subxanwatacallaha hakula jiro qalbigaga kheyre usheege markasta waad guuleysane insha allaha yaa rabbi yaa allaha

  • @sacdiyomohamed6821
    @sacdiyomohamed6821 3 роки тому

    MashAllah

  • @jamadahmed1518
    @jamadahmed1518 3 роки тому +20

    Waligaa maadan sheegin walaalka

    • @bresilcanada800
      @bresilcanada800 3 роки тому +2

      kkkkkkkkkkkkkk naagtan walaal ma taqaano waayo miskinka lacag bay ku cuni jirtay un marka nagtan miskinki curyanka ishisi ba haysata kkkkkkkkkk

    • @naimacige9386
      @naimacige9386 3 роки тому +3

      Bresil Canada marka wayku fiicantahay miyaa ilmaha waalidkood waayey ee waliba kula soomaaliga ah ilahay ha laga baqo wax lagu digto ama lagu qoslo meesha mayaalaan

    • @bresilcanada800
      @bresilcanada800 3 роки тому +2

      @@naimacige9386 walaalo waalidki dhalay ilmaha hadeyna u wanagsanayn haa hala qaado

    • @abdullahhassan2940
      @abdullahhassan2940 3 роки тому

      cCanada
      Walaalo ma Gaal BAA u dhaama aan Ilaahay ba Aqoon, Ilaahay ka baq oo ha ku sugan gabadhaas walaashaada ah.

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 3 роки тому

      @@bresilcanada800 walaal miyaad garaneysaa inoo cuuryaan ahaay si kastee noqoto Allaha u soo celsho iyada inkastoo horay u sheegin oo ilmaheeda kaliya inoo sheegi jirtay markii igu horeysay oo Axmed Bashi ka maqlo waayay

  • @omermhd985
    @omermhd985 3 роки тому

    Alxamdullillah
    Illah adoonku jecelyahay ayuu imtihaamaa illah waxaan kaga baryaainuu dhimirksaga kuu xafido dhibyar masoo main lakiin dheef baa kuu dabeysoum salman🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤❤🌹🤲🏼🤲🏼

  • @amran2010
    @amran2010 3 роки тому +2

    Illahay haakuso celiyo carurta wll qali
    Amiin yarabill callamin

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 3 роки тому +1

    Markaa lakumeeso dhagar qabayaasha waxa.
    dhahdaa.Rabii🌍 sharaxlii satrii wa yasirlii amrii waxlul cogdadi min lisaani yafqahu qolii.iyo xataa ilmahaga marka lakulmesit 🌹walaahi Allaah ku dhaartee mar dhow ilmahaaga .way ku so laban 🌻🌹ee dheh docadan👈 abaayo

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 3 роки тому +2

    asc wallashay fadumo waad iiman qabta masha Allah tabarakallaah Allah qalbiga ha kuu adkeeyo ha kaa farxiyo

  • @khadijaadam7269
    @khadijaadam7269 3 роки тому +1

    Aamiina aamina

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 3 роки тому

    Yaa Rabbi ugargaar caruurtooda usooceli Aamiin YAA Rabbi Yaa Raxmaan

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому

    Alxamdulillah cala kulu xal
    Walashay Fatima buraanbur
    Aduunku waa imtixaan Alle ha inagu guuleeyo dhamaanteen, Alle haku garabgalo dhamaan caruurtada ha soo celiyo abayo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 2 роки тому

    Wallo illahay hakuso nabad celiyo caruurta oo dhan e wiilka hooyaday ha dhihin walaalka e walaalkay dheh waa walaalka macaane illahay haku nabad meel kasta uu joogo isaga iyo caruurta kaleba

  • @wayahacusub3420
    @wayahacusub3420 3 роки тому

    Aamin

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 3 роки тому

    Allah kuligood ha inoo xafido.
    Masha Allah, quruxey haquusan.
    Alferej macal cusri.

  • @nafizahussein3256
    @nafizahussein3256 3 роки тому +3

    Allaha ha ku caawiyo xabibti qadarta Alle Alxamdulilah calaakulishey

  • @rumanabahada7053
    @rumanabahada7053 3 роки тому +1

    mashallah xabibtiyey horey usoco inta ad marosid qer badan alah ku gu badaloowlaadadana bar dhsw eaad arkidonta inshallah farxad iyo cafimaad ayat ku nolaneysin bi id ni laah al kariim adiga cafimad iyo sabar badan alalah ku siyo😘💖❤

  • @seynabdubad2431
    @seynabdubad2431 3 роки тому +1

    Asc wll faadumo ilaa intii caruurta lagaaqaatay waan kulasocdey waa na kuuducanjirey lakiin weli kaama maqal walaalkay baa caruurta lala qaatay ee khaladna ha iifamin wll why usheegiweydey

  • @halimaabdullahi6962
    @halimaabdullahi6962 3 роки тому

    Amiin amiin amiin yaa rabbi

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 3 роки тому

    Walaalayaalow fadlan gabadhu waa dhibbane qofkii bani aadamnimo yari ku jirto waa uu dareemi karaa hooyo ilmaheedii looha awood sheegtay cidda uga awood sheeganeysana aysan ahayn qayb ehelka lamid ah cid Alle ka sokeysa oo awoodda in ay furdaamisana aysan jirin ee wlaalayaalow qofkii aan awoodin in uu u duceyo ama niyadda u dhiso yuusan dhibaateyn ka soo qaad in aad adigu taagan tahay nooskaas imtixaanka

  • @abdirahmanismail1285
    @abdirahmanismail1285 3 роки тому +1

    Masha aallha

  • @abshironur7015
    @abshironur7015 3 роки тому +1

    Asc Abaayooy Sabra Adiga iyo Hooyo Macaaan
    Ilaahey Idinma Dayacaayo Insha Allh
    Waa Very Very Saad Abaayo Kurbada Allha idinka Qaado Kuligiin Insha Allh

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 роки тому

    Illaahay abaayo qalbiga hakuu qaboo jiyo caruurtaana illaahay haynoo soo nabad celiyo laakiin abaayo canuga hooyaday waxaa ka haboon oo ka qurux badan walaalkay

  • @gurikaadfamily3384
    @gurikaadfamily3384 3 роки тому +1

    Allahu Akbar

  • @hamdakaafiya9744
    @hamdakaafiya9744 3 роки тому +1

    Inaalillaahu wa inaa ileyhi raajicuun illaahow kaaga soo qaad ilmahaaga xaq darada lagu haysto subxaanallaah subxaanallaah allaahu akbar
    Illaahay ba awood leh

  • @daganinagrat3321
    @daganinagrat3321 3 роки тому +1

    Walalkey deh abayo wilki hoyadey hadihin midaklee ciyalkada aya noshegtaa Mar walboo Maha walalka nogushegi weysay wlhi Intan
    Kuguhirnaa wAligey kamamaqlin

  • @najmaabdirahman2352
    @najmaabdirahman2352 3 роки тому +2

    Alaa xanuun badanaa😭😢😥😰😨 ilaahow farxda nisoceli🤲🤲🤲

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 3 роки тому +1

    Walalkay dheeha walalo miise Hoyada baa so korsatay. Maxad ka wada canuga hooyaday

  • @هبى-ز1س
    @هبى-ز1س 3 роки тому

    Alaha ramanka ah caruurta iyo walakaga xanusan hakuso celiyo ayogo nawad qabaa samirkina la egaya dad islam ah o ila isku xeray ba tihiin ilahey idinba dayacayo insha alaah

  • @roodojimcale7518
    @roodojimcale7518 3 роки тому

    Asc abayo waxan ku rajeyn guul keep going Allaha caruurtaha ku soceliyo ayago nabad qabo amiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +1

    Qalbiga khayr u sheeg walal❤❤

  • @yaasmiina4166
    @yaasmiina4166 3 роки тому +2

    Faadumoow. Walaahi waa qiso aad u xanuun badan. Ilaaheey. Culeeyska hakaa qaado adiga iyo ehelkaadaba. Dadaal alaah kuma dayacayo waridkaada aad baari u tahay

  • @zamzammumin3827
    @zamzammumin3827 3 роки тому +1

    Habbo qaali wlh ilahy ayaan ku baryaa marwalba insh lh maalina waan kula farxidoona ducadana waad helee insh lh 💞👈

  • @umucimraansheikh5020
    @umucimraansheikh5020 3 роки тому +1

    Faaduma SIBAAN UJECLAHAY ILMAHEEDA ALLAH USOOCELISO

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 3 роки тому

    Abaayo fadumo allaha kuu saqiro insha allah caruurtada iyo walaalkaaga waxaan allah ka rajeeynayaa in aad dib u midoowdaan insha allah

  • @munamohamed1178
    @munamohamed1178 3 роки тому +1

    Asc walal allah ha ku so celiyo dhamantoda

  • @sacdiyomohamed6821
    @sacdiyomohamed6821 3 роки тому

    Amiin Amiin yarabi

  • @mustafaAli-ku8tr
    @mustafaAli-ku8tr 3 роки тому +2

    Wall wan ku dacayan yaa Rabi naga aqbl ducaad yaa Rabi naga faraxi Allaah waxan kaga baryaay inu qalbiga ku adkeeyo abayo samiir iyo imtixank ku fududeyo markastan mumiinka ayaa dhibaan Allahow k dul qad muruad oo farxad kugu badal

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 3 роки тому +1

    Illaahow caziiw usoohalo caruurtada yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qamarmuhyadin5139
    @qamarmuhyadin5139 3 роки тому

    Ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waa qiso xannun badan abaayo sabur isha allaah wey kuu soo qonon doonnan ilmahaaga. Allahu manajeynaa illaahey ha naga qabto waa dhaxjoognaa gaalada

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 роки тому +1

    Alxamdulilah Alahu akbar

  • @samsamahmed6892
    @samsamahmed6892 3 роки тому +1

    Iinshaa Allah beri ayeyku kuso noqonayaan Allah haku xifdiyo kuligod

  • @ummuaziiza-c9e
    @ummuaziiza-c9e 3 роки тому

    Dadka hadalka ka sameynaya ereyga gabadhu cunuga u adeegsatey ee ah cunuga hooyadey waa dad xumaan raadis ah cunugu sow cunugii hooyadeed maha waxay ujeeda uun hooyadeyba cunug baa ka maqan miskiintan teediba hayste fadlan dhibkale hawgu darina ilahiina ka baqo subxanallah

  • @fahiimaabdi3121
    @fahiimaabdi3121 3 роки тому +1

    abayo illaahey ha kuu soo celiyo dhamaantod wixii soo daaho kherka kujiraa adi na qalbiga illaahey hakuu qaboojiyo aamin aamin yaa rabi walalkaa meeqo jir waaye

  • @nemaaabdassalam5111
    @nemaaabdassalam5111 3 роки тому +1

    Ilahay haku soceliyo dhaman carurtada & walalakaa 🤲🤲🤲🤲

  • @zamzamali5785
    @zamzamali5785 3 роки тому +1

    Wcs wrwb abaayo inshalah kheyr baa idindanbeendoono adiga iyo hooyo mcn samikiina ayuu ilaahay fiirinaayaa wiilka yarkaana ilaahay hacaafiyo ilmahoodhana ilaahay hasoowadaceliyo amiin yarabi

  • @yasminmohamed4782
    @yasminmohamed4782 3 роки тому

    Asc abaayo alle haku xifdiyo adi iyo ilmahaaga xajigaaga walidantaada iyo intii muslina alle farxadii gurigaaga hakusocesho waan kuducaynaa marwalba lkn abaayo cunugaan xanuusan wali kaama maqalin isagaana xanuunkalahaa alle isagana cafimaad hasiiyo

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 3 роки тому +1

    Insh Allah si fudud Allah hakugu so wada celiyo abayo MCN

  • @umlinda5310
    @umlinda5310 3 роки тому +1

    yaa rabi wlhi waa xanuun illaahey ha xifdiyo meelkastey jogaan caruurta adhan abaayo sabar iyo cafimaad illahey haidinku irsaaq adi iyo hooyo

  • @haniabdi448
    @haniabdi448 3 роки тому +6

    Mansha allaah 💖💖❤️❤️

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 3 роки тому +1

    Asc ALLAAH samirka hakuu adkeeyo walaashey Allaah haku caawiyo AAMIINAAMIIN yaa Allaah.

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 роки тому +1

    Abaayo. Waxaad.ogaataa.in.dhibaatada.caruur.qaadashada.lagula.qabo.oo.hooyooyinka.badan.kooda.laga.qaatay.carurtii.oo.aniga.ka.mid.ahay.weliba.waxaa.jira.hooyooyin.xanuun.saday.oo.dawo.la.siiyo.iyo. qaarkale.oo.badan.oo.aan.soo.fariisan.meediyaha.oo.aniga. isku.wadan.degenahay.aniga. wadanka.aad.degentahay.ayaan.deris.kula.ahay.taas.ogow.dhibaatada.waa. lagula.qabaa.abaayo. sabir.taas.ayaan.kugula.talinayaa

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 3 роки тому +1

    Subxaanallaaah Allaha soo wada fududeeyo lkn maxaa dhacay hadda kahor ma aadan noo sheegin

  • @Zuheyb_Aden
    @Zuheyb_Aden 3 роки тому +2

    Masha allah Abyo kheyr illahey haku wafajiyo

  • @zahrahasan234
    @zahrahasan234 3 роки тому +1

    Allow ubadkeeda uso celi walasheen🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲yaa Waduud🤲🤲🤲 yaa Caziiz

  • @zeinabharun8755
    @zeinabharun8755 3 роки тому

    Masha allha

  • @nuraorganic4257
    @nuraorganic4257 3 роки тому +9

    Asc walalayaal dadkayga soomaaliyeed Fadlan subscribe ii saara 👏👏❤️❤️ waa hooyo soomaaliyeed gabar soomaaliyeed ❤️👏👏👏 waad mahadsantihiin ❤️👏 my lovely people ❤️❤️❤️❤️

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 3 роки тому +1

    Allah ha kuu soo caliyo caruurta dhamaantood waa aduun waa iska imtixaan abayo faadumo