MUDO WAX AAN DABOOLAAYAY IYO 13 SANO MAXAA…?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 225

  • @faadumocabdi852
    @faadumocabdi852 Місяць тому +32

    Xaramka kaaga sooduceeyay ilaahay awlaada gacantaafa haku sooceliyo aamiin aamiin aamiin

  • @ShukriAli-Abshir
    @ShukriAli-Abshir Місяць тому +6

    Allaha weyn o Waaxidka ah Ayaan ku baryeyna in Quluubteda ku nuuriyo o raxmad kuso geliyo InshaAllah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuhurali5477
    @zuhurali5477 Місяць тому +5

    A/c alle baari hakaaga dhiga ubdkaaga iyo sawjkaag abaayo alle ha ku xafido waxad jacashahay oo ku kheyr alle ha ku siiyo ❤❤❤❤

  • @ayanahmed7597
    @ayanahmed7597 Місяць тому +7

    ALLAH waxaan kabarya ilmahaaga oo dhan ee nabad qaba inuu kusoceliyo

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Місяць тому +1

    Maashaa Allah waan sabartauy wanna dadasshay ee sidaas ku soco guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤Faadumo

  • @inasayid8791
    @inasayid8791 Місяць тому +10

    Fadumo walashay alaha Raxaman waduuda Khabir ah waxan kaga baraya Farxad dag daga carurtadii oo wada cafimad qabata oo dag dag lagugu soo celiyo cafimad na rabi kusiiyo akharo iyo adunaba Sabirad ayad tahay qof kale dan hakagalin Alle ayaa kugu filan dhaman inata musliminata ah ee ilamo laga qatayna allaha u soo nabad celiyo

  • @InaIdle
    @InaIdle Місяць тому +1

    Love ❤❤❤❤❤❤❤Hooyo Macaan Allaha kuu xafido Duco qabto ayaa Tahay,
    Waligaa farxad kunooloow❤❤❤❤❤

  • @XamidXersi
    @XamidXersi Місяць тому +1

    Illaaheey hakuu soo celiyo ilmahaago dhameyztiran

  • @Aflaxo
    @Aflaxo Місяць тому +6

    Ilaaheey qalbiga ha kuu qaboojiya caruurtane kuu soo hadeeyo waalaga caqli badiyee

  • @Sprintzx-x9q
    @Sprintzx-x9q Місяць тому +3

    Walaal waad sabartay Riziqa saabiriinta allaha ku siiyo iyo faraj

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 Місяць тому +6

    Illhey ilmahaagii oo cafimaad qaba hakula kulan siiyo

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 Місяць тому +2

    ASC ABAAYO IBNI AADAM MA QANCI KARTID ILAAHAY TALO SAARO DADNA WARKOODA ISKA DHAAF ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO DHAMAAN TEEN AAMIIN YAARABI ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyoajama3576
    @safiyoajama3576 Місяць тому +3

    Walaal ilaahay subxaanahu watacalaa waxaan kabaryaynaa magacyadiisa wanagsan iyo sifadiisa saraysa inuu kusoo nabceliyo ayagoo nabdoon dhamaantood adna musiibada kugudhacday hakugu samarsiiyo

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 Місяць тому

    Fadumo wallo allah xaqa hatuso allah haku cabidyo sharafey insha allah amiin amiin yaarabi🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @raliaadan4913
    @raliaadan4913 Місяць тому +2

    Abaayo illahey hakuu soo hanuuniyo kuwa kalena gacantaada illahey haku soo celiyo insha allah

  • @sidrahrasheed7951
    @sidrahrasheed7951 Місяць тому

    Uhorey u soco xasidku asagaa dhib qaabee ilamaheyna allah ha noxifdiyo dhamantoda allah ha ku so celiyo dhamantoda

  • @SacdiyoSacdaa
    @SacdiyoSacdaa Місяць тому

    Alle ayagoo nabad qabo hakuusoo celiyo

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Місяць тому +1

    Allah waxankaga baryaya inawladada gacantada kusoceliyo gawadasne qalbigeda kusojediyo Amiin yarabi

  • @IlhaamGeedi
    @IlhaamGeedi Місяць тому

    Abayo Allaha ku so aruuriyo Caruurta insha allaha guuleso Abayo

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 Місяць тому

    Abaayo ha quusan Insha’allaah wey kuu wada imaanayan. Markay sanadka buuxinaayaan habby birthday u samee. Oo kaligaa xaflad dhigo. Sawiradooda soo saaro. Gabdhahu waa laga caqli badiyaa. Insha’allaah wiilashaa soo laabanaya.

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 Місяць тому

    UBADKAAGA ALLE HAKUU SOO CELIYO IYAGOO NABAD QABA INSHAA ALLAAH.

  • @gabdhasanadka5198
    @gabdhasanadka5198 Місяць тому

    Alle ha so hanuunsho gabdha xaqana ha fahansiiyo xitaa hadii cuqdad ku qabto alle qalbigeda ha ka saaro

  • @sacdiyomacalin404
    @sacdiyomacalin404 Місяць тому

    لاحول ولاقوة الابالله
    Badi

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 Місяць тому

    Alle qalbiga hakuu adkeeyo Awlaadaadina haku cifdiyo walashay i am so sad walaahay waan ooyey

  • @WardoNuur
    @WardoNuur Місяць тому +1

    Faay ayeeyo insha Allah way soohadlidoontaa ee samirka kaasho wadbasamartaye surayo sida wiilka maahan waa qaboowdahay shaydaamaduna wayjecelyihiin in ay wareeriyaan ilmaha masakiinada ah waywaalaan ee markay kusoowado hooyo wankuuxiisay kudheh ayeeyo hakudhihin maxaad isooradiwayday waayo waa qof khaboow dadka qaboow waxkasto waydhibsadaan insha Allah guul

  • @fadumomohamed5755
    @fadumomohamed5755 Місяць тому

    Aamin aamin aamin abyo alle ha ku xafido

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd Місяць тому

    Ilaahay hakuu Soo celiyo dhamaantood

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 Місяць тому

    Ilahay haku so jeediyo han ku xidiyo aamiin

  • @leylahassan2386
    @leylahassan2386 Місяць тому +3

    Ilaaheeeey qaluubtooda haku so jeediyo Dhanabtoo qaluubtooda tii ku dhax noolata rabi hakaa dhigo Kuwii Walidkood xasuustaa idin so raadiyo rabi haka dhigo

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому

      Walaal caruurtu madiidanee ayagaa diidan telefan xataa looma ogala xataa daawo ilowsho kufurta ayay siiyaan

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому

      Illaahay haku xafido caafimaad hakuusiiyo qalbigana ha kuu qaboojiyo aamiin aamiin yaa rabi raxmaan

    • @leylahassan2386
      @leylahassan2386 Місяць тому

      @@qaaliyusra7541 Subxaana Allah ilaaahoow u gargaaar Abaayo Fadumo iyo intiii la mid ah

    • @zahrahasan234
      @zahrahasan234 Місяць тому

      Wax dhici kara mahan waxaas walal​@@qaaliyusra7541

  • @Samira-iq7kz
    @Samira-iq7kz Місяць тому

    Ilhy xifdi caafi xiriirkina ha isku so dhaweyo habo wa oghy in Sverige dad badan o cafimad qabo ay dawn qaldan Siya yrabbi Asiga ay magantaada ku jirta ilhy gabadhaas jirkeda iyo maskacdeda u xifdi

  • @bushraxussien4918
    @bushraxussien4918 Місяць тому +1

    Abaayo si dhaqsi ah ilmahaada oo dhan gacanta hakuu soo galiyo asagaa ka awood badane gaaladaan

  • @M00n_sky-y1o
    @M00n_sky-y1o Місяць тому

    Allaaha awooda leh ayaan kuu baryaynaa inuu ku soo celiyo dhamaantod

  • @nasracabdilaahi2052
    @nasracabdilaahi2052 Місяць тому +2

    Iilahay سبحانه وتعالى ha kuu soo celiyo adi iyo intii laga qaatay

  • @zeinabhirsi94
    @zeinabhirsi94 Місяць тому

    Aameen

  • @mounahoussien9097
    @mounahoussien9097 Місяць тому

    ilahay hakuso celiyo walal waxtahay hoyo imanakedu buxo anigaba hoyan ahay inta bila damirka hala shekaysan

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 Місяць тому

    Illahey hakusoo hanuuniyo abaayo mcn ❤

  • @aishasundus4732
    @aishasundus4732 Місяць тому

    Illahy ilmahaga oo dhamaystiran cafimad qaba haku keno

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana Місяць тому

    Abaayo Allah hakuu xifdiiyo caruurta, waxaad sheegaysid waa wax jira. Caruurta in lacag lagu qaato.

  • @AbdiRahmo
    @AbdiRahmo Місяць тому +1

    Ilaahay hakusoocesho geesigii salmaan sug ha kaa qaaro

  • @RaA-l6e
    @RaA-l6e Місяць тому +1

    abaaye inshaallah waa kuu soo noqoneysaa laakiin ogow iyadu kuma kuma diidin gaaladaa kaa heysata waa ugu talagal sabir inshaallah wey kuu imaan ducada ha ka daalin wadanka aad joogtaan qaan gaar cidna ugu ma soo celiyaan waxaan dhageytaa nin carab ah masri ah mustafaa la dhahaa dadka caruurta iswidhan looga qaatey waa kula mid waa cadow abaaye afduub bey u heystaa allah kaaga soo furfuro

  • @halimadalel5689
    @halimadalel5689 Місяць тому +1

    Abyo ilahay haku so hadeeyo ilahayna haku xafido qalbigeda burcad alaha ku mariyo

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp Місяць тому

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 Місяць тому

    Illaahow hakuu soo jeediyo walaal iyga dhan u niyeeyso sadakhada

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Місяць тому

    Mashallah Mashallah abayo Allah hku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @user-ip2em6wr4u
    @user-ip2em6wr4u Місяць тому

    Alaha weyno waxidka ah gacanta cadowga alaha kaga sosaro carurtada hoyo macn aya tahaye qal bigaga alaha ku qabojiyo macney ❤❤❤❤❤

  • @beerlulabusur9534
    @beerlulabusur9534 Місяць тому +2

    talo ayan ku siinaya sisterey sida sheegaysid hadii wax u jiraan oo gabadha adiga iyo abeheed midna wax dhiba u gaysan arinteeda waa dhawdahay. waxa u baahan tahay ina xariir fiican la samayso inta aadan soo xero galin. skapa tillit och hälsosam relation. Hadii u jiro qof ay taqaano ama jeceshay oo famil ka kamida u mar qofkaas adigana dib u guro hada i fahmaysid. waa inay hesho kalsooni badan inta iinan xariirin waayo cabsi badana ku jirto safiicana kuumaba xasuusato maadama ay marxalado kala duwan martay. adiga ha ku badin xariir ka ee si farsamaysan u mar. säg till om du behöver mer hjälp och lycka till

  • @IlhaamGeedi
    @IlhaamGeedi Місяць тому

    Waa xanuun wlh insha allaha qeer ayaan ku raajenaya 😰😰😰😰😰😢😢😢😢🥹🥹🥹🥹🥲🥲🥲🥲😩😩😩😩🥹🥹🥹🥹🥹

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 Місяць тому

    🎉mashaa Allaha baaraka laaha Allaha guuleyso Abaayo Qaali inshaa Allaah waa farxidoonta🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @SouadoMustaf
    @SouadoMustaf Місяць тому

    allha ha ku xafido abaayo insha allha waa qeeresa🤲🤲🤲🫶🏻🫶🏻

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Місяць тому

    ILAAHAY HA KUU XAFIDO HANA KUU SOO CELIYO INSHASHALLAA DHAMAAN GACANTADA AYEY KUU SOO NOQON AYAGOO CAAFIMAAD QABA OO KUU JECEL

  • @amalhasan-sx2wu
    @amalhasan-sx2wu Місяць тому

    Ilahaay ubadkaaga haku soo celiyo abaayo

  • @naimamahamud5714
    @naimamahamud5714 Місяць тому

    Alxamdulillah wajigiisa ka arkay emotionell 😢😢😢😢

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 Місяць тому

    Ilahay qalbigeeda hakuu soo jeediyo dhaaman tood na hakuu xifdiyo inshallah 🙏

  • @aaminoali9495
    @aaminoali9495 Місяць тому

    Abaayo waa ilmo,allaha kuu soo hadeyo,ayadana shartooda Allaha kaga xafido, Amiin yaa rabi

  • @nastehomohammed2020
    @nastehomohammed2020 Місяць тому

    Allaha kuu soo jedio ayagoo nabad qaban allah soo aruursho inshaa allaah

  • @MaryanHaij
    @MaryanHaij Місяць тому

    Allaah haku xafido walashey

  • @jamadkumandos4645
    @jamadkumandos4645 Місяць тому

    Alle hakuusoo celiyo abaayo macaan ilmaha qalbigane alle hakuu sii adkeeyo wlhi hooyo adag ayaa tahay

  • @RuweydaAdam
    @RuweydaAdam Місяць тому

    Ilahey cafimad tam ah haku siiyo marka hore marka labad waxan waxa ku qoran ayey ahyen ee hadan wad kabihidontah ee ilahey rabi raxamanka ah siid qerka kujiro haku yelo insha aalh ❤hoyo aya tahy wan ogahy dhib ayey kuga tahy lkin waxa kasto qoran waa lamarah ee ilahey samirka hakuga ersago adiga iyo angab aamin yaa rabi

  • @sahrahajiomar1154
    @sahrahajiomar1154 Місяць тому +1

    Illahay qalbigoda haku so tosiyo aamiin

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 Місяць тому

    Maskiin amiiin samar illaah faraj hakuu furo

  • @AmaalHassan-p3j
    @AmaalHassan-p3j Місяць тому +1

    Illhy hakuu soo celiyo caruurtaada dhamaantood diin too Dana illhy ha u ilaaliyo

  • @nadamohamed11-f3h
    @nadamohamed11-f3h Місяць тому

    Axxx ilaahoow kuu gargaar faadumooy oo kaaga soo nabad celi cadowgaa caruurtaadoo dhan yagoo nabad qaba

  • @ifrahmohamed8722
    @ifrahmohamed8722 Місяць тому

    Allah ilmahaada oo dhan hakuusooceliyo walaashay

  • @IfraaxcabdirashiidFaarax
    @IfraaxcabdirashiidFaarax Місяць тому

    Alle awoodiisa ha kuugu soo celiyo dhamaantood

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 Місяць тому

    Adbaan uga xunahay wllo insha Allah wad helaysa gabadhaada iyo gabdhaha kaleba dhaam wllo

  • @hanamulah2591
    @hanamulah2591 Місяць тому +1

    Allaha ladulqaado dhibka cadowga kaqabto insh,Allah one day waa lamidoobi ilmahaga

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 Місяць тому

    iillahy haku so dhoweyo qalbi ❤❤❤

  • @shukriesmail8869
    @shukriesmail8869 Місяць тому +2

    Asc hoyo waligaa heys Oran gabadha aya ku nacdey xalad baa iska heysata ee u ducee ilahey ilmahaga hakaga so qado

  • @Duqabto
    @Duqabto Місяць тому

    Ilahay waxaan ka baraya inuu ilmahaga ku soo cesho awladana ilahay hakaga dhigo kuwo ku jeclada waay ku soowlabanayaan Insha Allah

  • @fahmoadan8202
    @fahmoadan8202 Місяць тому

    Inshallaah way ku soo xariirinee iyagoo dhana way kuu imaanaayaan illaahay idimkiis❤❤❤❤❤

  • @fardowsaabdi2754
    @fardowsaabdi2754 Місяць тому

    Ilaahay hakuu xiftiyo hana kuu soo celiyo

  • @khadiijomaxmed1733
    @khadiijomaxmed1733 Місяць тому

    Abayo ilahay haku soceliyo idim alle

  • @ismahanabdirizak1474
    @ismahanabdirizak1474 28 днів тому

    Allaha kuso adejiyo galada Allaha kaqabto shartoda inshaallah wadguleysaneysa macan

  • @maryanmuse379
    @maryanmuse379 Місяць тому +1

    Maya abaayo kugula talinmaayo Rabi kartida iyo caqliga hakuu daayo ubad kaagana hakuu bad baadiyo adiga iyo intii Muslim ba aamiin aamiin

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Місяць тому

      Allha iyagoo nabad mel waliba ka ah allha kasoo celiyo mel walabo bay kala dagalaman xag din iyo walabo ee imaha somaliyeed allha kaso vadabadiyo cadaga gar ahaan imaaha Walashen qalanigood allha u soo jedeyo Walidkod amiin Allahuma amiin Allahuma amiin

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c Місяць тому +1

    ilaahaybaa quluubta gad gadiyee quluubteeda ilaahay hakuusoo jeediyo hanakaaga soo furfuro dhamaantood iimaankana allaah hakuu siyaadiyo

  • @marwoqaalifatima6443
    @marwoqaalifatima6443 Місяць тому

    Ilaaah haku so celiyo abayo Ilmaha insha Allah farxad ayan ku rajeynaaa

  • @saidoabdulahi853
    @saidoabdulahi853 Місяць тому

    Allaah kagasoqado qalbigodana hakusojediyo

  • @MawadoDaaud
    @MawadoDaaud Місяць тому

    Inshallah allaah waa helee abaayo, Dadka xun warkooda iska daay inta wanaagsan aaka badan

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 Місяць тому

    Allaah ha ku caawiyo walal
    Samir kii nebi ayuub Allaah ha ku siiyo ❤❤❤

  • @sidrahrasheed7951
    @sidrahrasheed7951 Місяць тому

    Allah ha ku xifdiyo dhamantoda walaalo

  • @halwaahmed68
    @halwaahmed68 Місяць тому

    Alle ha kuu soo jeediiyo qalbigeed

  • @selmafarah8600
    @selmafarah8600 Місяць тому

    Walal allah sifudud gacantada Hasoogeliyo caruurtada

  • @Nicmobishar
    @Nicmobishar Місяць тому

    Abyo mcn allah ku so ciliyo ayago nbt qabo insha allah

  • @zeitunmohamed3690
    @zeitunmohamed3690 Місяць тому

    Abayo illahey haki soo hanuunuyo .kulegoda illahey hakuso celeyo.i always feel your pain may Allah swt help you out of this situation.❤️❤️❤️

  • @sadioadan7264
    @sadioadan7264 Місяць тому

    Abaa Allah ha kuu xafido cadow kaa heystana shartooda ka xijaabo insha Allah waxay isku dayayaan In ey ku ilowsiiyaan balse Allah ma dhihin Allah waxaan kaava rajeynsyaa kuviin dib u midoowo idin yeel dhamaan❤ abaayo smuleelka ha hurfin kac ilaa salaada subax gacmaha kor ha kuu taagnaado Alla kuma qadinaayo ma qadidoontit insha Allah ❤

  • @farxaanxaashi3042
    @farxaanxaashi3042 Місяць тому

    Wll nolasha ha kuu wacnaato caruurtane u duceey I.a waa midobeysaan dhamaantiin❤❤❤

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Місяць тому

    Ilaahey qalbigeeda hakuu soo jjeedsho

  • @deeqoyusuf2032
    @deeqoyusuf2032 Місяць тому

    Qalbigeeda alle hakuu sojediyo

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Місяць тому

    Abaayo qu,aan badan culumo ha kuu akhriyaan insha allah jawaab deg deg ayaa ka heleysaa caruurtada qu,aanka raatib ah ii akhriya dheh Abaayo ilaahay ha kaaga soo bixiyo caruurtaada gacanta galada insha allah

  • @xaliimosacdiyo9837
    @xaliimosacdiyo9837 Місяць тому

    Maya sidaan iyo si ka fiican baan kugula talin laha caruurtada oo dhan oo bad qabto Allaha kusoo nabad celiyo Abaayo

  • @sahrakayfsahrakayf56
    @sahrakayfsahrakayf56 Місяць тому

    Abayo illahay kuma moga asaga awod leh ilmahaga dib hakugu so celiyo yarabi fadumo iyo until ilmo laga hayso uso celi🤲yarabi❤

  • @faizaqaali5621
    @faizaqaali5621 Місяць тому

    Rabi hakaaga soo qaado abaayo

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 Місяць тому

    Abaayo faadumo waa maalin jimcaa oo casir eh illahey waxaan kaaga baryaa ino caruur taada kuso celso rabbi waxba lama ahaan.imtixaanka lagu marsiiyana rabbi hakaa feeydo mcnto wan ku so decey neynaa insha allah qalbiga rabbi haku qaboojiyo allahuma aamin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому

    Faaduma Ilaahey.hakuu.kaalmeyo

  • @nimoali601
    @nimoali601 Місяць тому

    My allah swt bring them back to your hands ameen

  • @habiba6531
    @habiba6531 Місяць тому

    Allaha ku soo jeediyo abaayo

  • @shukri1871
    @shukri1871 Місяць тому

    Allah ha kuu soo celiyo ayagoo nabad ah

  • @shukrialioibrahim9429
    @shukrialioibrahim9429 Місяць тому

    Allaha ku so jeediyo allaha ku khasbo yaa rabi

  • @shukrishikh
    @shukrishikh Місяць тому

    Allah ha sofurfuro insha Allah

  • @leylaabdullahi5907
    @leylaabdullahi5907 Місяць тому

    Abaayo ilaahey hakuso wada celiyo caruurtada anaga dhan caloosha na qalan wayo waxa kugu dhacay anagaba aamin kama ihin gabadhada sow surayo maha ma umaleynayo iney xuman teda kaga maqantahay ee dadkaan dhibata toda ayaa jirtan isleyahay sikastaba ducan kula garab taganahay ❤❤❤❤