DOOD ADAG OO HOGAAMIYAHA ISRA SI-XUN DHULKA LOOGU JIIDAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj День тому +6

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay wariye sare abdixaafid sida quruxda badan ee barnaamijkeyna inoo soo diyaarisay ee sidaani iyo si ka badan inoogo wad waliba hadii suuragal ku noqoto lawadii maalin mise sadaxdii maalinba hak barnaamij noocaani oo kale ah inoo soo diyaaray jaalle wariye sare abdixaafid mahadsanid ee guuleyso inshallaha tacaalaa macsalama....

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 23 години тому +1

    Yurub ayaa xuquuqul insaan taqaana waa waxba kama jiraan taasi galbeelku waa kuwa aadamaha micno tiray bal eegga waxa uu maraykanku gaza kasameeyo falastiin allah ha caawiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og День тому +7

    Cabdi xafiidow waad saxantahay dadku luqada wadayaqaan.

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 22 години тому +1

    xaqa falastiin wey helidoonaan InshaAllah

  • @halimaabdulle3731
    @halimaabdulle3731 День тому

    Shukran walal Allah yaxfiduka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JeneralGaashaanHagarCali
    @JeneralGaashaanHagarCali День тому +2

    Wcs cadow wll waa aduun gaalo ugacangalay

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol 18 годин тому

    Asalaama Caleeykum wrwb
    Mahadsanid Cabdilxafiid aad ayaan kuu taageeraa runtii.
    Waxaad tahay wariyaha keliya ee aan ku raaxeyato warkiisa.
    Dadka luqasa Ingriiska ma wada yaqaanaan . Bulshada warka loo soo gudbinaya waa Soomaali , sidaa darteed waa in loo tarjumaa.
    Israail waan ognahay oon ka dheregsanahay ineey tahay gardaro garab og.
    Waxaanse aan ugu faraxsanahay in nin miiska la fariisan kara caalamkana u sheegi kara waxeey tahay in ILAAH u keenay.
    Professorkaas xawa ALLAAH tuso.
    Reer Falastiina weey helayaan xaqooda aduun iyo aakhiraba. انشاء الله
    W/salam

  • @mohamedmaaxi2854
    @mohamedmaaxi2854 День тому

    Waad mahadsan tahay abdihafiid❤

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v День тому +2

    Ascm c/xaafid siidaa hee warakasuuriya sxb naga soodhargi

  • @abdulkadirahmed3390
    @abdulkadirahmed3390 22 години тому

    Waa sax arrintaas

  • @quryshaAhemd
    @quryshaAhemd День тому +2

    Falastin ilahay yaa u hilin dona Manta waxay wayen hil iyo garab kuwi la walalka ahaa yuhudna galoo dhan ayaa u hilinesa balse ale ayaa kawen wax waliba

  • @Abdirisak_raska
    @Abdirisak_raska 6 годин тому

    BRIT SOMALI TV, JIRA OO JOOGA, DADKA QAAR OO SI XUN WAX U'ARAGGA AHNA HA'U JOOJININA 👌

  • @SurprisedCheeseBoard-ws9ku
    @SurprisedCheeseBoard-ws9ku 21 годину тому

    ❤❤❤❤❤.okc xafid

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 19 годин тому

    Reer galbeedku waa qawda maqashi waxna haw qaban sida darteed nin meel ka hadlay waxa tarayso,somalidu waxay tiraahaa meel hoo doonaysa hadal waxba Kama taro,alle haw gargaaro reer 🇪🇭🤲✌️🇪🇭❤️🇪🇭

  • @YusufOmar-zf2xs
    @YusufOmar-zf2xs День тому

    Yusufu Abdi Omer tngs

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 День тому

    Warark

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 День тому

    Asc mashallh mahatsanit wanjecla markat adugu sodeyis

  • @MUSLIMS1975
    @MUSLIMS1975 День тому +1

    Kusoco inad no tafsiirtd

  • @hashiali689
    @hashiali689 День тому

    Waa siday tahay hadii iyaga janis usamaxay inay fahman luqada ingiriiska qaar badan aan janiska helin aya jira unabahan inay siyasada aduunka la jaan qadan aya jira sidad adiguba udanaynayso be far always

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiqaniciiseyuusuf3935
    @cabdiqaniciiseyuusuf3935 23 години тому

    Waa ineynu

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 5 годин тому

    Cabdi xaafid waa Ku sallaamay u aqli celi nimankanka soomaaliyeed ee badhaq badhaq dhabanaaya baraha bulshada ee u hadlaaya afkay banaan

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 5 годин тому

    Cadowga dhibatadaas dhan ka danbeeyo waa doolada uk oo ku beertay dhulka falastiin sidoo kale anagana dalkena waxa kala gooy gooy waa ingiriiska 😂

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c День тому

    Munaafaqad Gaalada lagama waayo koofiyad yar na waa kuwa ugu xun waa dad u dhaqma sidii Maafiyadii

  • @cabdiqaniciiseyuusuf3935
    @cabdiqaniciiseyuusuf3935 23 години тому

    Mahan naa

  • @rahmasuleman1517
    @rahmasuleman1517 День тому

    Sax

  • @muridisharif901
    @muridisharif901 22 години тому

    A s c cbd xaaf was Santana

  • @somali1480
    @somali1480 День тому

    Abdihafid wll islaanta buhoodle ariga ku raacaysa maxa uga socatay islamaha kale hhhhhhh