Cabdi xaafid si dhax ah warkaas uma soo tabin wa ayo jabhada isbadal doonka ah waa ku rafta halka bishaar al-asad cumaamaday israel waligeed gantaal iyo xabad toona xageeda uma ridin marka warka odhanaya israel ayaa khatar u aragtay bishaar al-asad waa war aan jirin israel markay is bar-bar dhigto hogaan suniya oo aan kursiga lagu ilaalinaynin iyo midka shiicada halis waxay u aragta suniga Bishaar al-asad oo ay isaga iyo aabihi markii la isku daro mudada ay talada gacata ku hayaan 50 sano ay dhantahay iyo jabhad suniya oo hadii ay guulaysato siyaasad ahaan ayna xaqiijin karin midka risk kiga israel ay u aragto waa wax la garan karo Si kasta oo ay hataaba bishaar al-asad waa danbiile gumaaday umad aad u tiro badan millions kalana ku kalifay inay qoxooti noqdaan wadan kasta ood maanta tagtana waxaad ku arkaysa shacab reer suriya ah oo ku dhibaataysan isagaan masuliyada iyo danbiga hintaas la egi qoorta u sudhan yahay if iyo aakharaba ilaahayna umada haka qabto Shacabka reer suriya iyo kacdoonka isbadal doonka ahba ilaahay ha guuleyo
Ayziz Mareykan ayaa ku dhexbeerey, Mareykan iyo yuhuud cadowgooda kowaad waxay u arkaan Suniyiinta waxba been yaa lagaa iibin bohol magaca ayey ugu yeeraan si ay u laayan Alle ayaanu leenahay
Asc Alle ha xoojiyo Suniyiin, shiico wey isu habarwacdeen Alle ayaa kaweyn, Israel iyo America Alle hanaga qabto, waxay isku leynayaan Muslimiinta oo dhowaanahan ay ku midooben arinta GAZA
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ABDIHAFID, WALAAL BISHAAR AL ASAD AFKAA AYAA CIIDDA LOO D'ARAY MANA UMALEEYNAYO INUU IN BADAN SII JOOGO, WAAYO , DAD BADAN OO QOOWMIYADDA SUNI-GA AH AYUU XASUUQAY IYAGANA MAANTA AYEEY CHANCE U HELEEN. NIN KASTA OO DADKA DALKIISA QEEYB KAMID AH XASUUQANA FASHIL AYAA UDAMBEEYA. WAAYO GACMO WADAJIR AYEEY WAX KU GOOYN KARAAN 👋
Allow gargaar xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
SUBAX WANAAGSAN
وَاعْتَصِمُوا بِحَبْلِ اللَّهِ جَمِيعًا وَلَا تَفَرَّقُوا وَاذْكُرُوا نِعْمَتَ اللَّهِ عَلَيْكُمْ..}
Ilahayoo musliminta ugargaar
Subax wanaagsan A.hafid
Asc mahadsanid abdixafid, waxaan isleeyhy mahaboonayn mucaradku xiligan dhaqaaqsameyan
Cabdi xaafid si dhax ah warkaas uma soo tabin wa ayo jabhada isbadal doonka ah waa ku rafta halka bishaar al-asad cumaamaday israel waligeed gantaal iyo xabad toona xageeda uma ridin marka warka odhanaya israel ayaa khatar u aragtay bishaar al-asad waa war aan jirin israel markay is bar-bar dhigto hogaan suniya oo aan kursiga lagu ilaalinaynin iyo midka shiicada halis waxay u aragta suniga
Bishaar al-asad oo ay isaga iyo aabihi markii la isku daro mudada ay talada gacata ku hayaan 50 sano ay dhantahay iyo jabhad suniya oo hadii ay guulaysato siyaasad ahaan ayna xaqiijin karin midka risk kiga israel ay u aragto waa wax la garan karo
Si kasta oo ay hataaba bishaar al-asad waa danbiile gumaaday umad aad u tiro badan millions kalana ku kalifay inay qoxooti noqdaan wadan kasta ood maanta tagtana waxaad ku arkaysa shacab reer suriya ah oo ku dhibaataysan isagaan masuliyada iyo danbiga hintaas la egi qoorta u sudhan yahay if iyo aakharaba ilaahayna umada haka qabto
Shacabka reer suriya iyo kacdoonka isbadal doonka ahba ilaahay ha guuleyo
Saca xadas Bay carabtu yidhahin wa la is hooynaya gamma hogan isku soo hoynayan wa ki rasuulku yidhi scw
Ayziz Mareykan ayaa ku dhexbeerey, Mareykan iyo yuhuud cadowgooda kowaad waxay u arkaan Suniyiinta waxba been yaa lagaa iibin bohol magaca ayey ugu yeeraan si ay u laayan Alle ayaanu leenahay
Asc Alle ha xoojiyo Suniyiin, shiico wey isu habarwacdeen Alle ayaa kaweyn, Israel iyo America Alle hanaga qabto, waxay isku leynayaan Muslimiinta oo dhowaanahan ay ku midooben arinta GAZA
Ascm cabdixaafid maxamad nayrobi un Odin jeckaysiiyay away dhulkeenii Hooyo islayaba sxb
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
ABDIHAFID, WALAAL BISHAAR AL ASAD AFKAA AYAA CIIDDA LOO D'ARAY MANA UMALEEYNAYO INUU IN BADAN SII JOOGO, WAAYO , DAD BADAN OO QOOWMIYADDA SUNI-GA AH AYUU XASUUQAY IYAGANA MAANTA AYEEY CHANCE U HELEEN. NIN KASTA OO DADKA DALKIISA QEEYB KAMID AH XASUUQANA FASHIL AYAA UDAMBEEYA. WAAYO GACMO WADAJIR AYEEY WAX KU GOOYN KARAAN 👋
Asc wrwb