thank you arrintaa siriya in dadku si fiican u fahmaan mucaaradka dhawaan ku duulay sida lama filaanka ah dad badan ayaa ku wareeray balse hada waad fahansiisay maanshallah
Dikriga Alle☝🏽 - سُبحان الله. - الحمدلله. - لا إله إلا الله. - اللهُ أكبر. - سُبحان الله و بحمدهِ. - سُبحان الله العظيم. - استغفر الله و أتوبُ إليهِ. - لا حول و لا قوة إلا بالله. - اللهُم صل على نبينا محمد. - لا اله الا انتَ سبحانك. اني كنت من الظالمينَ. - حسبي الله لا اله الا هو عليه. توكلت وهو رب العرش العظيم. -اللهم ارزقني من حيث لااحتسب. -اللهم ثبت قلبي على دينك. - يارب رضاك والجنه. -اللهم احسن خاتمتي. -اللهم اجرني من النار.
Allah ayaa garanayo waxa waliba waana ku jeegad gardarada lagu hayo reer qasa ineey israil wax waliba ka sameysata reer falastin muslaminta ayaa u jabiyay oo ka hadli wayay wax waliba o awododa ayaayadegsan lahaye manta wax ba is badali lahay lkin allllah aya u maqan😢
اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأدل الشرك والمشاركين ودمر أعدائك أعداء الدين يارب العالمين وانصر إخواننا المستضعفين في فلسطين يا رب العالمين ودمر حساد ألإسلام.الخاصة يهود.ومع بنميم أهل النار والأمريكية ومن معهم
Wariye sare PKK ee kurdiyiintu maxay ka damacsan yihiin dagaalka Syria adiga ra'yigaga dhinacee u janjeeran ma dhinac bishaar ba mise dhinaca xogaga mucaaradka mahadsanid
hada miyuu ka maqnaa maalin walba ayay ciidamada maraykanku ka dagaalamaan qasa oo ay ka qayb qaadanayeen xasuuqa shacabka qasa ciidamada dhulka cir iyo bada iyada oo ay dheertay soo daabulida hubka israa.iil ku xasuuqday shacabka qasa
Trump waxaan ilaah ugu baryeynaa in Allah ku rido cudur aan laga kaceynin lagana fiyoobaaneynin. Aafo Allah haku riru kuwa dhigaya reer falastiin. Xamaas wax dhib ah oo bani aadam sameeya oo u dhiman maba jirto, waayo gaalada iyo munaafaqiinta wax ay u reebteen majirto. Allahayow burbur iyo halaag ku rid gaalada guud ahaan. Allahayow xamaas iyo reer gazana guul sii bicizatilaah.
Shaydam trump waxba na keenii karo gasl yuhuda ayasn uu aqana baq baqdisa wey ku fashilmen ee komka ilahy ayaa ka taliya 1gasl ah syey laa cabadayane 100000 ee matida iyo hawenja islanka ah ciidi kama hadlayso miya kuwaani was ehelu jaano galo iyo yuhudna waa ehelu naar
kusaliya nabigeena swc scw scw ❤❤❤
thank you arrintaa siriya in dadku si fiican u fahmaan mucaaradka dhawaan ku duulay sida lama filaanka ah dad badan ayaa ku wareeray balse hada waad fahansiisay maanshallah
Wllhi wa lisku baabi'ikaraa lee allow guusha sii musliminta
Shoodhe xayaysiisyada inaga soo koob dad badan ayaa dhibsaday
"Waxba dhowran maynee allow dhagaxya soo daadi"
Falastiin hanjabaad wax looga qaadi maayo sababta oo ah wax walba oo bini'aadam qof ku samayn karo way ku sameeyeen.
Trump dabka ow ka oogi doono bariga dhexe qofka ugu horeeyo ee ku gubto isaga ayaa noqon doono
Waa markii caalamu islaami ay isaga iaan lahaayeen jahaadiyiin barqo cagta mariyo sahyuuniyada Iyo daba dhilifyadeeda😓 😟 😰 😥
khansiirka warkiisa ha noo buun buunin masuul
Rabiyow ugargaar islaamka
Ilahay ha mideeyo muslimiinta ahlu sunaha
Rer Gaza Allah guuleyo
اللهم اريتنا قدرتهم في فلسطين في المسلمين المستضعفين فأرنا قدرتك فيهم يارب العالمين.
Thanks Maracade Show, inantiisey qabaane 😂, magaalo dhulka la dhigey 100,000 oo qof oo geeri iyo dhaawac laga dhigey, iyo askari mareykan ah oo la hayo ama la diley , trump asqo.
Allaha ugargaaro ree gazza
Xamaas iyo dadka shacabka ee reer qaza alle ayaa la jira wayna guuleysan doonan insha allah ❤❤❤ kufaarku waxba kama qaadayo
Allah wakiil ma ciisho
🥺..🥺..🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Maracade wn ku salamay
Masiibo kugu dhacday taramaw adiga iyo maamulkaagaba😊
Guulaysta reer qasa alaha olaliyo yuhud iyo maraykan amin
FREE PALESTINE O FREE GAZA
ENSHA ALLAH ENSHA ALLAH WA MESHEY KU HALAAGMI LAHAYEN ENSHA ALLAH MALMAHA SOO SOCDA
Allahu Akbar
Bishaar al Asad waxaa fiican inuukabzxo meesha eeraan iyo tuushku waxa aysayaa waa qalad suurya waalakzlasiiqeybibayaa sidiihore ayagaa leyskuleynayaa😊
Qof allah rumeysan waa qof nool qalbi ahaan , midka gaalka ahna waa meyd qalbiyan haba ordee jismi ahan, marka waxa cajiiba in mid meyd ah u hanjabo mid nool .
Dikriga Alle☝🏽
- سُبحان الله.
- الحمدلله.
- لا إله إلا الله.
- اللهُ أكبر.
- سُبحان الله و بحمدهِ.
- سُبحان الله العظيم.
- استغفر الله و أتوبُ إليهِ.
- لا حول و لا قوة إلا بالله.
- اللهُم صل على نبينا محمد.
- لا اله الا انتَ سبحانك.
اني كنت من الظالمينَ.
- حسبي الله لا اله الا هو عليه.
توكلت وهو رب العرش العظيم.
-اللهم ارزقني من حيث لااحتسب.
-اللهم ثبت قلبي على دينك.
- يارب رضاك والجنه.
-اللهم احسن خاتمتي.
-اللهم اجرني من النار.
First one comment ❤❤
Walaalaha ducada badiya Insha allah guul muslimiinta
Thé first commentig from Djiboutien
soomaali ku hadal 🎉🎉
Xusen@123
Xusen@123
Muslimka Allaha xoojiyo meel walbo ee ku suganyihiin
Hanjabaada tramp waxba sooma kordhineeso sababtoo ah xm mudo sanad iyo bilooyin ayaa wax looga qaadi waayay gasa
Gaal yaroo miskiin ah oo intuu alla abuuray uguliitta warkiisa hannoo bunbuunin
Qorshaha ilaaheey baa kaweyn wax walba
Allah ayaa garanayo waxa waliba waana ku jeegad gardarada lagu hayo reer qasa ineey israil wax waliba ka sameysata reer falastin muslaminta ayaa u jabiyay oo ka hadli wayay wax waliba o awododa ayaayadegsan lahaye manta wax ba is badali lahay lkin allllah aya u maqan😢
800k cooming soon
Muslim guul ilmaadeerayaal
Waanu kula bilowney channel-kan 800,000 kun ku dhow, noo tixgeli codsiyaga fadlan.
Waxan is leyahay yuhuud Agaas ma degayaan waayo dhulkii ay hore u haysteen bay ka qaxayaan waab dhul cusub ay degaane
Insha Allah muqaawimada allé ayaa lankors Waana guuleysanayaa trumpa wax uunqaadaayo majoriteten tii afgaanistaan laga dhacdey kabadan unrajeynaynaa Insha Allah.
Wey jabi donan yuhuda
Ilaahaw uhiili rer falastiin
Guushu waa cida u taagan difaaca qasa
Ustad Mohamed Issa wat mahatsantihiin laakin waxaan kuweydiinaaya sawabta ay iskudagaalsanyihiin Xamaz iyo Daacish iyagoo Mareykanka uu wada necebyahay
Daacish marekanka lee asaasay
Kooxbarigadhexe kadagaalanta maraykan tagerokahesha hadadmaqashid maraykan wamagaca okaliya iyo ilalintakore cidatagerta omamushawa israil
Maracade show ❤❤
اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأدل الشرك والمشاركين ودمر أعدائك أعداء الدين يارب العالمين وانصر إخواننا المستضعفين في فلسطين يا رب العالمين ودمر حساد ألإسلام.الخاصة يهود.ومع بنميم أهل النار والأمريكية ومن معهم
Walal.waxlaayay.umada,reefalastin.wa.carabta.xixidhkauujaara
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Yaarabi ugargaar reer falastiin Yaarabi cadowgan jabkooda iyo baabaoda Yaarabi natusi
Asc bahda m cade show allaahayow waxaan kaa yeelay dhuunta trum iyo hanjabaadiisa sharkiisana allaha haka nabad galiyo musliimiinta,oodhan gaarahaan reer qaza
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤Allaah qabashadiisu wey adagtahy❤
Kkkk Tarm isagon saxarada iska dhaqin ayu waxa uu sheegtay awood aanu laheyn
Waxa uu kagudbay xadkii sida walalihisi kahoreyay 👉Namruud👉Fircoon👉baqti,nasar
Nacladi Allaah haku dhacdee
Scw
*Mucaaridka suriya waala jabin doonaa dhawaan*
Waa duqwaalan Trump XM Biden ayaa waxkaqaadilahaa 😂
Maracadow khaalid ayuu kugu wacaa ustaatka
Haa mucaaradka waxa wata maraykanka miya gartay lkn Aniga waxa muhim ii,ah in xukunka shiicada Laga Hoos bixiyo Syria
Alle ayaa ka awood badan trump iyo xulafadiisa
Plastine oo saad ogtihiin loo xasuuqay ayuu usii dhaaranayaa trump
Doqon
Asaasaq doonfaanka cuna waxba kama qaadi karo waxna kama badeli karo xukunka alle uu siiyay inta jidkiisa usagLANTA
Way gulesan donan falasdin ishalh😢
Fadlan naga daa buunbuuninta yuhuudda
Lama burn burning wqa News, ee la soco xaalada jooji caadifada iyo qiiro Japanka liidata, please 🙏
Ttump waa sahyuini
🇺🇸😭🇺🇸😭🇺🇸😭🇺🇸😭
Mar
Trump
Faaq ayuu hayaa,
Yunis 174
odaygaa xafayada xiran warkiisa balaayo hanooga dhigin
Wariye sare PKK ee kurdiyiintu maxay ka damacsan yihiin dagaalka Syria adiga ra'yigaga dhinacee u janjeeran ma dhinac bishaar ba mise dhinaca xogaga mucaaradka mahadsanid
🎉
Wzxaan kacodsanayaa eeraan iyo ruushku ineyjoojiyaan waxey kawadzan suuya suurya midka heysta inmeesha lagawado dalkuna uuhelo dadkiisa waxaad leyneysaan dadkii lahaa wadanka waana danbidagaa ooxaaraznah fadlan joojiya Kuna razdiyadznahiina sikale slm muslimabdirasaaq.shire😊
😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wuu iska hadlayaa
Free Palestine
Asc
❤
Su'aal ustad bishar al Assad ma shiicaa Mise waa suni?
Isagu waa calawi waana qayp hosaad ka tirsan shiicada
Waxba ma yeeli karo Gasa, wax uu lahadhay majiraan.
hada miyuu ka maqnaa maalin walba ayay ciidamada maraykanku ka dagaalamaan qasa oo ay ka qayb qaadanayeen xasuuqa shacabka qasa ciidamada dhulka cir iyo bada iyada oo ay dheertay soo daabulida hubka israa.iil ku xasuuqday shacabka qasa
Trump waxaan ilaah ugu baryeynaa in Allah ku rido cudur aan laga kaceynin lagana fiyoobaaneynin.
Aafo Allah haku riru kuwa dhigaya reer falastiin.
Xamaas wax dhib ah oo bani aadam sameeya oo u dhiman maba jirto, waayo gaalada iyo munaafaqiinta wax ay u reebteen majirto. Allahayow burbur iyo halaag ku rid gaalada guud ahaan.
Allahayow xamaas iyo reer gazana guul sii bicizatilaah.
Asc sxb wan kusalamay,
Su,aal (1)wall waa ayo cidale dalka soomaaliya
(2)Ayaan sugaynaa oo dalkan la,sugaynaa
(3) ayaa badalikara dhibkan aan ku,jirno ee labo qaangaadha ah
Su,aashan waxay utaal adiga iyo aniga iyo inta aqliga kafayaw
Adiga anoqon min aqligiisa la,iibsado waayo xayaysiintan aad uxayaysiinayso kuwa dhisaya dalkale buburinaya dalkooda waami aanad,ka ogolaan
Waxan rajaynayaa inaad ifahan,tay hadaa qalad ii,aravto waan kaa raaligalinayaa mahadsanid
Nio maxamuud cabbaas ka haysta West Bank muxuu yahay
Maracade, nimankan aad wareysaneyso ee afsoomaaligu qabyayada ku yahay hadalkoodu , bar-bilow iyo bar-dhamaad midna ma maleh,
Naaclatalahiyahuda
Horta anigu maxaanban wararkan ugu waashay maxaa iga galayba macaa falastiin hadhamaato carabtii kale ayaaba neceb ee iiga dhawaa maxaan u qabankaraa
Mareekanku wuxuu taageeraa kurdiyiinta ee halkaa kulaabo dheh
Shaydam trump waxba na keenii karo gasl yuhuda ayasn uu aqana baq baqdisa wey ku fashilmen ee komka ilahy ayaa ka taliya 1gasl ah syey laa cabadayane 100000 ee matida iyo hawenja islanka ah ciidi kama hadlayso miya kuwaani was ehelu jaano galo iyo yuhudna waa ehelu naar
Mamulka asad iyo dhaman nadamka syriya miyalaraba inlaburburiyo sidawlad kurdiyintu leyihin logadhiso dhulka syriya hadhowna syriyanka inaydawladnimadoda soceshadan laguxujeyo inay aqonsadan kurdida?
Hanjabaada lojedinayo kuwaiyagu xornimadoda udiriraya waxaykadhigantahay kunatusaysa inancadaladijirin lanarabo in gumaystaha israil lofuliyo danihiisa gumaysiga iyo dhulbobka ukuhayo rerfalastin
Idanka alle waxaan alle ka baryey in trump inta aanuu xilka la wareegin aragiisa naga qariyo oo Malaga mootka ku salido
tur.nam.noqon.may.so.tiisa.ee.ta.alle.ayay.noqn.isha.alle.
Dhawaan Fisha guusha ilaahay siinaaya Muslim aduunka oo dhan reer falastiin kow ka yihiin ,, yaanay idin niyad jabin ,,awooda yare nasaara iyo yuuuhudu ,, ilaahay wuxuu leeyahay ,, Ha cunuun oo ha raxaystaan mujrimiitu ayagoo gaalo ah suratul mur salaad
Marayikanka ayakadanbeeyasxb
😅😅
Slm waa abdirirasaaq.shire waxaanleeyahey ninkaqeylinayoow aamus waad aamusidoonine soozlyaabmahan xamaas oo salad iyo 70baatansano lagu wadey waxaanleeyahey waxba hakacabsanina waa lagu yaqaanaa guuldara dabadeeda waxey jabiyeen waxaan.umaleynayaa wanaagii iyo cadaaladii waadhintey dagaalka kadib dunida.yaa sharing sheega dablashido waaa aqaanaa.sida.loodzmiyo sada rikoodhiga danaha ayleeyihiin mana kacabsandon inta aniga nfa igujidh waxaan rabaa inaan arko falastiin.oodowlad ah waabalan carabao waa ladamiyey waaana.dhintey dhamiirkoodu kuwa taladahaya shacabkoodey kaxoogbaadanyinn ee cadowgooda waa udaciif meesha uguhooseysa damiirkoodan.wey iibsadeen.sidz.kan masar sucuudiga.jporfan.waxa.lookalaqeybinzyey waasaas😊
Madadka rerfalastiin ama rerqaza iyo wixixsmastagersan xitadanta galbed miyasiiriya loraraya intaxukunka lodhibo suniyiinta madama 5ti milyon urdunlagudegameyay aygulaysatay??? Balarintas kasofekera
Wxaa si fcn iigu muuqata in ustdkaas xaqiiqada waxba kala socon ee daba raacayo waxyaabaha warbaahinta kusoo celcelisa.
Mareynka asiga iyo gumeystaha ayaa sameeyay IS, iyaga ayaaana maalgeliya ee siduu usoo afjaraa?
Wxaa qasaary ardayda Geopolitics kaasi udhigo. Wxdba moodaa wariye reer galbeed ah😂
Been waye maracade waxkaste srael sheegto ha aminin 😂mele hestan malahan yuhuda balan malahan ilahey nishegay telegram falastin leyihin arkay mele hestan malahan oo amana natsarim iyo xududka masar hestan rafax ah markast gantalo iyo to gasha lala begsaday
Wllo shamiseey maxaa Telegaraamka ku qoran
Maracade maad nagadeysid dadkan aad na bareysid fadlan, STOP PLEASE.
اللهم إهزمهم وزلزلهم اليهود والنصارى والمنافقين
Tamhoyadi hawasosxb
😂😂😂𝕟𝕚𝕠 𝕪𝕒𝕙𝕦𝕕𝕜𝕒𝕒𝕟 𝕪𝕒𝕙𝕦𝕦𝕕𝕜𝕦 𝕕𝕙𝕒𝕝𝕒𝕪 𝕨𝕒𝕣𝕜𝕚𝕚𝕤𝕒 𝕩𝕚𝕚𝕤𝕠 𝕚𝕪𝕠 𝕩𝕦𝕞𝕓𝕠 𝕚𝕘𝕦𝕞𝕒 𝕙𝕒𝕒𝕪𝕠 𝕣𝕦𝕟𝕥𝕚𝕖 𝕞𝕒𝕣𝕒𝕔𝕒𝕕𝕖 𝕞𝕦𝕙𝕚𝕚𝕞𝕒𝕕𝕦 𝕨𝕒𝕒 𝕛𝕒𝕓𝕜𝕒 𝕘𝕒𝕒𝕝𝕒𝕕𝕒 𝕟𝕦𝕦𝕔 𝕨𝕒𝕝𝕓𝕠 𝕖𝕖𝕪 𝕒𝕙'𝕒𝕕𝕒𝕒𝕟 𝕘𝕒𝕫𝕒 𝕚𝕠 𝕤𝕪𝕣𝕚𝕒 𝕜𝕒𝕝𝕚𝕪𝕒
Been boode waay Tonaltaram Kiihore Waxuuna Sameeyn Masameeynkaro