Wallee Dad an tashaneynin ooyin lee ku jiro,Dhalin yaroow wadankiina u tashada dhista.Colaada Qabiilka iska tuura.Wadankaas barwaaqada ka shaqeysta Inta xun na iska qabta,Hadii kale ooyin leed ku jireeysiin Aduunyadana magaciina wa kuwii waalnaa uf laydin leyhy😭😭Culeyska Ilahey ha idiinka qasdo.
SubxanAllah dadku xagee u socdeen mxy dooneen Somali meel walba an logu talagelin wey marayaan Dhalinyarada education is very important hada meel u socotid News ama war ka dawo wxa meesha ka socda sido kale map iyo geography ga meesha akhriya si ad dhulka uka kala baratid Wx walba google bd ka heleysa
Tahriib bosaso ilaa iyo yamen anagey nagu dhacday sidaan matoorada labada wey halaaben naquudiyaasha doon aya u maatay wey naga tageen donta dhan ciyaal madino aya u badnaa goanka waxa la qaatay xarig dhaxda in lagy xirto marba qof dabaasha 7 malin kadib allah aya no fududeyay yamen aya sidaas u tagnay sedex dumar aya naga dhimatay bas meshe dhibkas lo marayane wax faido leh oo jiro ma jiro an ka ahen alyoom kaliya somaliyey wadanka wax dhaamo ma jiro qofki shaqo aburan karo ka abuurto sawir ad iska so qatay facebok so dhigtay bas aya ka horeyso😂😂
"Surely, it is so touching and painful. May God bless all those who died and grant them Jannatul Firdous. For those who are safe, may God help them achieve the best of the best and make their dreams come true."
Somaliyeey in aay caruurtii somaliyeed barna kudhimato badaha barna soudafrika xabad lagudilo barna liibiyo magafe hilibkooda kucuno barna alshabaab kulaayo gudaha dalka oon wali hurdeeyno sow ilaahay in aan tuugno nagumawaajibin
war dadkaan soomaali tahriibkaan sharci darada iska dhaafa waa laga kari la yahay mayota xagey ku taalaa waligay ma maqlin madargasgasa iyadaaba baaba ah dadkeeda waa faqri maxey ka doonayeen dadkaan soomaali waa nin habaaran ma harsado ilaahey ha u gargaraaro
Igula sali xabiibkeena Mohamed scw scw scw 🎉🎉🎉🎉
Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto amiin ilaheyow bada & bariga nagu amaanso nagu irsaaqo anaga intiba muslin ah amiin yaarabi ❤❤❤
Qufkii Quran online raba waa diyaar waliba mudo koowan lagugu baraya ❤
Somalida Tahriib Kama Dhamato Wlh Durufta Keeneyso inta ku Dhimatay Allah Unaxriiso kuwoda kale Noll Umurahoda Allah Usahlo
Subxanallaah intii ku go,day rbi ha unxristo wayab wllhi xage losocdaa allahu akbar
Alaha unaxaristo ita ku dhimataya
Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajacuun ha ogaadaan kuwa sheegtay inay dowlad yihiin in Ilaahay idinkala xisaabtami doono dhaartii aad ku dhaarateen masuuliyada aad xambaarateen Ilaahow dowlad dadkeeda aruurisa nasii yaa Rabbi
حسابي الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢😢😢😢
Allahoda iyo arligooda may kukalsonaadan imaan Alle hakaqaade
Wallee Dad an tashaneynin ooyin lee ku jiro,Dhalin yaroow wadankiina u tashada dhista.Colaada Qabiilka iska tuura.Wadankaas barwaaqada ka shaqeysta Inta xun na iska qabta,Hadii kale ooyin leed ku jireeysiin Aduunyadana magaciina wa kuwii waalnaa uf laydin leyhy😭😭Culeyska Ilahey ha idiinka qasdo.
Dhibatada intaas gareysa adigoo k hadlaa sidee xayeysiin u saraysaa
Gabadh qarabo dhow ahyn Ku waye ilaah haku naxariisto wlshei Munno 😭😭😭 1:30
Allah unaxariisto
Wll aniguba walashey ban layahay ee doontan ma Madagascar mayotte bey ka baxeysay oo yurubta mey galeysay mise wa si galeysay 😢😢
Mombasa ayee kabaxdi wll ee mayota ayey usocdeen@@Fowsiyocabdulle
@@Fowsiyocabdulle alaha ka bad baadiyo abaayo sawiro qaar ayaa tiktok lasoo dhigay ma aragtay
SubxanAllah dadku xagee u socdeen mxy dooneen
Somali meel walba an logu talagelin wey marayaan
Dhalinyarada education is very important hada meel u socotid News ama war ka dawo wxa meesha ka socda sido kale map iyo geography ga meesha akhriya si ad dhulka uka kala baratid
Wx walba google bd ka heleysa
Alle ha unaxariisto 😢😢😢
Subaxallah sxb Dhalayare Badaan Naga Maqane Meeqaa Dhimataye
Scw scw scw ❤❤❤❤
Tahriib bosaso ilaa iyo yamen anagey nagu dhacday sidaan matoorada labada wey halaaben naquudiyaasha doon aya u maatay wey naga tageen donta dhan ciyaal madino aya u badnaa goanka waxa la qaatay xarig dhaxda in lagy xirto marba qof dabaasha 7 malin kadib allah aya no fududeyay yamen aya sidaas u tagnay sedex dumar aya naga dhimatay bas meshe dhibkas lo marayane wax faido leh oo jiro ma jiro an ka ahen alyoom kaliya somaliyey wadanka wax dhaamo ma jiro qofki shaqo aburan karo ka abuurto sawir ad iska so qatay facebok so dhigtay bas aya ka horeyso😂😂
Hada xagee jogta
Subxanna allah wadankiina joga war dadka waa la Kala gataa si xubnah looga baxsado alla sharable iska qabta wadank wuu fiicnana
Mayota waligay ma maqal Allah unaxariisto😢😢😢
Aniga ba hadda igu hirayso😭
"Surely, it is so touching and painful. May God bless all those who died and grant them Jannatul Firdous. For those who are safe, may God help them achieve the best of the best and make their dreams come true."
Ilahay ha u naxaristo
Ayaga dadkan ma oga miya inow gargurte ka daba tagaayo oow soo celina hooyo Ilaahow u naxariiso ☝🏻🤲☝🏻🤲
Alaahu akbar wanmaqlay cod ayaa kahaayaa qofka midah lkn 16 qof ayaa laqabty 4waamed 12sakal ayaa daran 3ayaa roon aloo namodi sawar io imaan alaha kasiyo dad koodi 😢😢😢😢😢
Maxay laga raadinayaa madagascar . Ilaahoow dawlad la'aan baa haysee . Dawlad sii
Allha unaxariisto 😢
Soomalia allha oo gar gaaro meel walbo wey kudibateysan yihiin bal maxey jaziirad ka donayan wayabe😢😢😢😢
Legend wan kula socdaaaaaa Mr wlpa❤
Xayeysiiska codka gaabi sxb
Magacyadooda halkee laga helaa Waxaa inaga maqan sxpkeyga marina wllkeyga Abdiftah abshir allow war qeyr qabo keen
Indha wayne nin shaqo adag heyaa tahay pro
Masha Allah dhee, yaan indhaha lo galin.
illah hano sahlo Ani labo wiil iga maqan doonta maqan
😢
Markab ayaba laracaye maxey donta uracen allaha u naxaristo
Ale hau naxaristo
Aboowe mahad sanid❤❤❤❤❤
Inata hada sheegty xld hooyo isoo shegty
Xassan garguurte ayaa xaq ku leedihiin ee villa somalia ugu gala intii tahriib ku halagsami lahaydeen
❤❤❤❤❤❤❤
Warkad sheegi Iyo xayaysis kuma fiicna waxad umuqata kerlays inad tahay
war adi nio mar un muqalka hala furo miyay kthay away magacyada mrka
Meshaas maxaa laga arkayna
Mombasa marka laga tago moyotte hadday u scdeen madagasgar maxaa geeyay wayba dhaafeene
Illahow bad badi naaquusa yaasha wey ka dhunteen waye mexey ugu so labn wayen
Somaliyeey in aay caruurtii somaliyeed barna kudhimato badaha barna soudafrika xabad lagudilo barna liibiyo magafe hilibkooda kucuno barna alshabaab kulaayo gudaha dalka oon wali hurdeeyno sow ilaahay in aan tuugno nagumawaajibin
Mayotte waxa lo yaqana jazirada gerida in lagaro aya adag
Soo.aali walaahi waa jaahiliin sow nin motor doon aan saranahay looga qaadanaa matoor yaab walaahi in uu degeen naaqudiyaha aqli malaha miyaa horta soomaali markii ay dalka joigan beey booteeyaan po qeyliyaan markeey wadan tagaan waa cabsadan
war dadkaan soomaali tahriibkaan sharci darada iska dhaafa waa laga kari la yahay mayota xagey ku taalaa waligay ma maqlin madargasgasa iyadaaba baaba ah dadkeeda waa faqri maxey ka doonayeen dadkaan soomaali waa nin habaaran ma harsado ilaahey ha u gargaraaro
Munasarow.facebook.ka.atoorey youtube.ka.laadirey😂😂