Dadkeena aad ayeey u danbeeyaan waxaa jira mobeelada ayagoo dukaankooda ku xeran gurigooda ay ka fiirsanaayaan hada adigoo jooga yurub ayaan kaamiro soomaali taal la socon kartaa maxeey tahay kaamiro gudaha ku EG hadeey haysan lahaayeen waxeey wici lahaayeen amniga intoow ka imaanayo waa la qaban lahaa war ma idiin keenaa kuwaas ma gadaneesaan
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Kaaamirooyinkooda dib ha ufiirshan waa hubaaal tuugan maalmo hore ayuu yimid mesha si uu xaalada uqiimeeeyo.
Wasax anigaba waxan isdhahay mudo ayuu meshan sahmiyay wanin yaqana mesha wax Kala yalo wale dadbadana labiska lagusiraa
First 😂 >>> حسبنا الله ونعم الوكيل 💔💔
طلعنا ركب رعب 😅
يا الله
Muqdisho wey kululatay wllhi subxanallah 🤔
Markii uusahan sanayey kamarada halaga badho koley horuu uyimd meesha
Hadn't isĺahaa waa sax hahaha baarro
Kkkkk. Kalsoni baa ka muuqata sidii isagoo leh
Munasar hslasoo qabto ninkaaas tliye adoo Mhadsan😂
Ninkan soot afrikaanka uu towbar kasoo qaatay
لا حول ولا قوة الا بالله
Xamar got a lot of bahal flying allover the place!
Wajigiiisana screenshot hakaqaadan waxaaba lagayaabaa in lahelo dad yaqaaano
Kan caadi uuba ugu adeegte 😊
Muxuu ahaa ninkan maamulkiiba iskala wareegay 😂😂😂 bela iimaanka alle kaaqaday 😂😂😂
Iimaanka allaha u sugo allaha hadeeyo iyo dhamaan intii muslin ah oo dhan allaha toosiyo habaarkiisa waxba kama faaiidayno
Subxana allah😂😂😂😂
MAMOODAA MARKASILOO EEGO INAy DHIIRI GALIN TAHY
cASHAR CUSUB TUUGADA CUSUB 😢😢😢
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم 🤲
Asc Munasar Nin kan tuuga ah waxaa la yiraah daa Tuug tayo leh
Mugdisho baahi wayb jirta wlhi
Subxaana allaah 😢
Dukaanka AL Casa miyaa ?
Weligey tuug ka geessissan ma' arag
Allaaah so qabto idin alle😢
Tug wax kasto ka filo balo waba ku dhacday nin weyn weya irsaqada mo xo gii sa ku radsado in kaar wab a kugu dhacday subxanalaah
Xasan shiekh maa dhalay
Side dalka logu aminay😂
Ninkan waxa ladhahaa xamse xasan sh 😂😂😂😂😂
Farmajo dhalay🤫😒
Bisika bisika
Oo tulaamada Xamar Alarm 🚨 ⏰ kuma xirna miyaa hay!!
😮😮😮😮😮
😢😢😢😢😢
Camoow boodaaye ayaan u bixiyey qatarisani
Akaha saqafka halagu adiyo
Wa ujeda😂
XAMAR WAALAGU XUMEEYE YAA KU XAALMARINAA NAYUUKALEER KALIYA AYAA XAMAR LOOWAAYEY WAXKASTOO KALE WAA LAGU DAYEY
War ninkaan so jakaarta uma eko😂😂
😂😂😂😂
Dhirirka ugu ekyahy bis 😂😂😂
oo camarada cid magogto horta soomalida maxay xaraanta kufalan kamana tajirane bisinka😊
Somali kaliya miyaa wax xado aduunkoo dhan weey ka Siman yihiin tuugada
NINKII JIINGAD KU AAMINAY ALAABTAN ASIGAA KA SII DARAN JAEER FARYAAMO AH AYAA HELAY :)
20 sano kahor ayaa San loodhacay dukanka kuyaalay suuqa wey eemadiino
Dadkeena aad ayeey u danbeeyaan waxaa jira mobeelada ayagoo dukaankooda ku xeran gurigooda ay ka fiirsanaayaan hada adigoo jooga yurub ayaan kaamiro soomaali taal la socon kartaa maxeey tahay kaamiro gudaha ku EG hadeey haysan lahaayeen waxeey wici lahaayeen amniga intoow ka imaanayo waa la qaban lahaa war ma idiin keenaa kuwaas ma gadaneesaan
Bisinka ilaahow ada weyn wadanki iyo dadkiiba faraha ayey ka baxeen
Adkatay oo fogatay 🥺
Habeen taajir😅
Kan somaali ma ahan beee
Wa cunug yar maxa xaran u geey
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
Ninkan wax ma Baran wlhi camerada inu iska jaro aheed😂
Hye mclnka wayn meqaa camerada udansty🤔
@@Ladanabdii😂😂😂😂😂micnaha suu wax udhacooyo iyo c camera ushidan xolo dadoow buu xaabsaday
Xasan wiilkiisa ow u eg yahay tabarkan yaa kalooqaba emarat aya lagu soo tababaray yaahuu
😮😮😮😮😮