Dugsiiya Alloow Dugsiiya Alloow Dajiya daalka iga bi'isa Deymo qurux ilwaadloo Indhaha duwata wiilkoodaa Doojisa hankaygoo Darmada wadhata laabteyda Diif-tira dihaalkiyo Dhibtaba iga daryeeleysa Oo halkaan ka doonaayoo Halkeed iga dareemeysaa Ii dul badanoo Iina dabacsano Iina dumareysan Oon duryama ahayn Afkana daafad laga saarin Dabci wacan dadnimo qaaliyoon Abidka duumoobin Dun xariir nasab daahiroo Nolosha ii daartaa Dibjirnimo mid an kaga baxoon Daalka kaga raysto Dabarkeedu iimaanka yahay Xumo u diidaay Ii door Allahayow Ii door Allahayoow Adaa daa'imo garanaye 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Kolba duda' gafuurkiyo Kolba duda' gafuurkiyo Debnaha saree u duuduubta Waxay diidi ama aan La garan Waxay dooneysoo Oo dabacsanaantiyo Samaha durey ka sii qaada Isma-dira dab aan kuu shidayn Kuna dagaalaysaa Irbadanaa dun an galin karayn Oo daalan weligeedna Ii duleysoo Iina diiratoo Iina dacareysan Debacsani hadaan lagu ogeyn Dumarku waa naare Qalbigey duleeyaan Kashkey daxal ku reebaane Oo dadab-galkoodaa Badhkood laga ducaystaayee Dibjirnimo mid an kaga baxoon Daalka kaga raysto Dabarkeedu iimaanka yahay Xumo u diidaay Ii door Allahayow Ii door Allahayoow Adaa daa'imo garanaye Liketa dhac iskaga sii wll👍
Dun xariira nasab daahiroo,nolosha ii daarta Dibjirnimo midaan kaga boxoon,daalka kaga raysto Dabarkeedu iimaanka yahay,xumo u diidaayo Ii door allahayoow adaa,daaimoo garanayee❤
Abdirazak anshax ,one of the best somali musician I really support, keep going, I am still single looking for the one anshax mentioned in this songs. Danjirnimo midaan kagabaxo oon dalka kakareysto ii door Allahayow ada daimoow garani . ya salam salimna minal balaa. Please like sar
dibjirnimo midaan kaga baxoo daalka kaga reeysto heee idoor alahayoow ii door alahayoow ish calaa cod macaan C risaaq anshax my Sami alaa yacizak horay usoco aad baan kuu tageersanhy hobalka qarniga 👌🙏👍
Boqorow allahayow Dejiye aan dumarba illa simin halyeey aan ku diirzado geesi aan dhaliil lahaynoo raga darajo dheeroo dhaxatiyo dabaylaha ka dugzado habeen kii 😂😂boqorow allahayow igu deeq Midaan nolozhay I Gees Marin Aaaamiin ii dhaha walalyaalow
macha allah dhuku ad bu u qurux badan yahay si qurux badan baa lo dubay plz si fican baad u dubtiin arosyada iyo hessa habaa lkn fadlaan ka yareyah color ka badan wayo markaad ku badisid colorayadi o dhan baa visible xoog u noqonayah marka medhexad ka dhigaa sin macha allah weyan Dugsiyah
Dugsiiya Alloow
Dugsiiya Alloow
Dajiya daalka iga bi'isa
Deymo qurux ilwaadloo
Indhaha duwata wiilkoodaa
Doojisa hankaygoo
Darmada wadhata laabteyda
Diif-tira dihaalkiyo
Dhibtaba iga daryeeleysa
Oo halkaan ka doonaayoo
Halkeed iga dareemeysaa
Ii dul badanoo
Iina dabacsano
Iina dumareysan
Oon duryama ahayn
Afkana daafad laga saarin
Dabci wacan dadnimo qaaliyoon
Abidka duumoobin
Dun xariir nasab daahiroo
Nolosha ii daartaa
Dibjirnimo mid an kaga baxoon
Daalka kaga raysto
Dabarkeedu iimaanka yahay
Xumo u diidaay
Ii door Allahayow
Ii door Allahayoow
Adaa daa'imo garanaye
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Kolba duda' gafuurkiyo
Kolba duda' gafuurkiyo
Debnaha saree u duuduubta
Waxay diidi ama aan
La garan Waxay dooneysoo
Oo dabacsanaantiyo
Samaha durey ka sii qaada
Isma-dira dab aan kuu shidayn
Kuna dagaalaysaa
Irbadanaa dun an galin karayn
Oo daalan weligeedna
Ii duleysoo
Iina diiratoo
Iina dacareysan
Debacsani hadaan lagu ogeyn
Dumarku waa naare
Qalbigey duleeyaan
Kashkey daxal ku reebaane
Oo dadab-galkoodaa
Badhkood laga ducaystaayee
Dibjirnimo mid an kaga baxoon
Daalka kaga raysto
Dabarkeedu iimaanka yahay
Xumo u diidaay
Ii door Allahayow
Ii door Allahayoow
Adaa daa'imo garanaye
Liketa dhac iskaga sii wll👍
wooow
@@hoodocabdimaxamed4255 thx wll
❤❤
THNKS❤😊
Dun xariira nasab daahiroo,nolosha ii daarta
Dibjirnimo midaan kaga boxoon,daalka kaga raysto
Dabarkeedu iimaanka yahay,xumo u diidaayo
Ii door allahayoow adaa,daaimoo garanayee❤
2024 wixi iga dambeeya like❤
Heesaha Anshax qaado mid ka mid ah . Kuwa ugu miro , Laxan iyo music macaan ba .
2020 .
Dajiya wale ana helay alle xaskayiga Raliyada ah hayi daye 😢❤
Aaaamiiin wllo
Quruxda Dhulka Hooyo Rabiyow Somali maxamed Qalbigoda bur cad isku mari 😭😭😭
Saajin Abdirashid aaamin aaamin
Amiin amiin
Saajin Abdirashid amiin yaa rabi
Amiin
Aamin yaa allah
Somaliland macha allhe way Barwaaaaaaqysnty!! Ilhaw noo siyadi nimcda!!
Abdirahmaan Hassan aamin wlky
Ana sidiisa ii door alaHaYyow🙀🤲❤😨😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😰😰😰😰
La macaamilaan maamulka maareynta anshax marinta jadwalka. 😭😭 Xarunta Caafimaadka ee Guriga.😭😭 Dani, Horumarka XI +I = X - Horumarinta.net
anshax hadaad jeceshahy like igu sharaf
ku saray...
Abdifatah hanfi waan ku saray wall like macal subscrib
Heestan taariikh ayay Igu ledahay masha allah alle na wu aqbalay runti alle ha i siyadiyo
Xaaskeyga UBAH QURUX WANAAG markaan shukaansan jiray ayaan u qaadi jiray
waana duco heestu ❤️❤️👑💋
alle haysu kiin daayo
Dun xariira nasab daahiroo nolasha iidara iidoor Alhayoo❤
Dugsiiya allow dajiye daalka iga biiya daymo qurux ilwaad loo indhaha wiilkooda fiiftire daalka iyo dhibkaba iga daryeelaaya😩🙏🏼
Asma Qurux a. Oam ameeh0
dugsiya allow dajiya daalka iga biisa
heestani xasuus gaar ah ayay igu leedahay, barigii aan doobka ahaa ayaan dhagaysan jiray, laakin imika waan helay dugsiiya
Ahmed Kaafi Pro 😂😂
Ahmed Kaafi Pro Alxm dheh
+Fardows Abdirahman alxm Walaal mansha allah
+Fardows Abdirahman kkkkkk minyarada diyaar ma u tahay
Ahmed Kaafi Pro Alaha u naxriisto minyaradaa amiin dheh
Kadib aroskisa asiga iyo ayan Dawanya
Dajiya dii Hore Allow Qalbiga uqaboji maskinta 😥🤲
5
Abdirazak anshax ,one of the best somali musician I really support, keep going, I am still single looking for the one anshax mentioned in this songs. Danjirnimo midaan kagabaxo oon dalka kakareysto ii door Allahayow ada daimoow garani . ya salam salimna minal balaa. Please like sar
Dun xarira nasab daahiro nolosha idaara dabarkiisu imanka yahay xuman ididaya
İdoor allahayow🥺🤲💗
heestan waxa iska leh tiinka doobabka melkastoo ay joogan sidiiq burmad abwaan aan midhihiisa ka helo
Sawda Hassan teamka numberkee uga ciyaarta hno qli 😀😀😆
barigan isbulada aha ayan dhageysan jiray lkin imika waan helay dajiya 😂😂
alxamdulah
sayid ali aamin allow kuu daaa
Allow kuu daa anagana noo zoo ducee
Allaha isku kin daayo owlad bari ah allaha idinku casumo
Allaha Ku barakeyo walal
Dib jirnimo midan kaga baxo
Daalka kaga raysto
Ii Door Allahayow 🤲
Hestan kama dalo allo wilkesta oo somaliyeed riyadisa urumeee wilashena allow no barakeeee wn idinku fannaa
Gabar ma qurux badnatee gasii baa ladashy
Geesiyashena allow adun iyo aaqira xafid oo naga kale hanaga tusiin noladaaa
Dugsiya allaw dejiya daalka iga biisa daymo qurux lehoo dermada wadhata laabtayda idoor allahayaw dabarkedu imamnka yahay indoor allahayaw 🤲🤲🤲✍✍👏👏👏
nin waqti dheer u soo maray caanimada fanka CABDIRISAAQ ANSHAX ...
😂WIXII 2020 DAWAYSA HEESTAN LIKE ISARA BAL 😡 KAFTAN😂
dibjirnimo midaan kaga baxoo daalka kaga reeysto heee idoor alahayoow ii door alahayoow ish calaa cod macaan C risaaq anshax my Sami alaa yacizak horay usoco aad baan kuu tageersanhy hobalka qarniga 👌🙏👍
Dugsiiya aloow
Dajiya daalka iga bi’isa
Daymo gurux ilwaadlo
Indhaha duwata wiilkoodaa
Doojisa hankaygoo
Darmada wadhata laabtaydaa
Diif tira dihaalkiyo
Dhibtaba iga daryeelaysa
Oo halkaa ka doonaayoo
Halkeed iga dareemaysaa
Ii dulbadanoo
Iinaa dabacsan
Iinaa dumaraysan
Oon duryama ahayn
Afkana daafad laga saarin
Dabci wacan dadnimo qaaliyo
Abidka duumoobin
Dun xariira nasab daahiroo
Nolosha ii daartaa
Chorus ;
-------
[[ Dibjirnimow mid an kaga qorxoo (qaxoon)
Daalka kaga raysto
Dabarkeedu iimaanka yahay
Xumo udiidaay
Ii door alahayoow
Ada daa’ino garanayee]]
--------
Kolba duda gafuurkiyo
Debnaha sarey u duduubta
Waxay diidi ama aan la garan
Waxaa ay doonaysoo
Oo dabacsanaantiyo
Samaha duri kasii qaadaa
Isma dira dab aan kuu shiday
Kuna dagaalaysa
Irbadanaa dun an galin karayn
Oo daalan waligeednaa
Ii dulaysoo
Iinaa diiratoo
Iinaa dacaraysan
Daabacsani hadaan lagu ogayn
Dumarku waa naare
Qalbikay duleeyaan
Kashkay daxal ku reebaane
Oo dadabgalkoodaa
Badhkood laga ducaystaayee
Chorus :
------
[[ Dibjirnimow mid an kaga qurxoo (baxoon)
Daalka kaga raysto
Dabarkeedu iimaanka yahay
Xumo udiidaay
Ii door alahayoow
Ada daa’ino garanayee]]
Ereyadii abwaan sadiiq maxamed burmad iyo codkii Al fanaan C/rasaaq Anshax
444
44440444043440044743
443434343434343743434343434343434343434343743743437
Dugsiiya /dajiya 🤲 ilahow waxan ku waydiistay dajiya 💔🥺😩 idoor alahayoow
ManshaAllah wale ninkan ilahay ducadisa wuka aqbalay🥺hada faraxada kamuqato🥰
Waa hees ka mida heesahaa aan xasuustayda ka bixin❤
Arooskisi labaad masha allah ayaan edebsan 4/9/2020
Anshax fanaan aan caadi aheyn 2019 yaa ila dawan
Abdirisaaq ismaciil ducadada ale waa ku aqblay
Ayaan xaji anas buu gacan ku soo galiyey inakastoo ugbad axmed omar inan wanagsan ahayd
Rabow Noo door Halkii noo roon Anagana ❤😢
Dunxariira nasab Dahiroo nolosha iidaara dabarkisu iimanka yahy xumo iididaya iidoor allahayow🥹🤲🏻💗
aniga heestan kama helin lkn anshax ayaan ka helay iyo isteelkiisa abyo abwe like ii qabta bal
Asal weeye dee Adero anshax maasha allah nimcada Jamhuuriyada barakaysan waqal iyoabwaan sidiiq burmad horaa loo soconayaa guulaysta all asxabta
#Xazuuz Dheer Ayay Igu Ledahay Heezkan Allah Waxan Ka baryaya Dajiya Dalka Iga Biiza Ii Door Allahayow!!!💯💯🇨🇦❤❤💘❤❤💘❤❤
Dib jirnimo midan kaga baxon daal ka kaga reysto. I door allahayow. 🙋🙋😜😜 anshax nice song
Ilaahey ducada woo u aqbale 💭🥺🥰
2017 ila 2023 ayaa dhagaysta waxana ila hada jecel gbdh malinba malinta ka danbysa u xiisa jclkuna wuu igu batta
K♡H
wahktigu waa 2024 , singlena ah
waxaanan leeyahay dugsiiya allow
Waan helay walhi dugsiiya markaan heestan eraydeeda ku duceysty habeen saq dhexe ah ayan ilahay barayay alx waanba guursdey.
masha alllah illahay kama qado wll
@@hoodocabdimaxamed4255 aamiin wlall
horta waa su,aale qof aan izba wanaagzanayn siduu qof wngzn u helayaa illeen izagiibaa halowzane noqo qof wngzn marka hore si aad u hesho qof wngzn
Wixii iskaabula ah like ta ii saara
kkk
Abwaan Maxamed Murtaawi hhhh abwaan qaliya mhdsnd
Boqortooyo
hhhh waar ilaahay ha inaga soo furto iskaabulonimada
Abdifatax Sulub aaamiin hh
Abwaan shucayb shacraawi
ilaahayoow isa dajiye yaa rabiy 🤲🤲🤲
Mar kale io dawasho cusub 27/4/2021 allow dajiya ii door 🔥🥰👊
abdirisaq anshax wlhi waa fananka kaliya ee aan xidigaha geeska ka tagero
HeestaNi wa dHaxaL GaL SomaLidu intaysan guursan ku dhucaystan daJiya
Anshax fanaaa IGA dhah soomaliyeed iinoolow inbadan sxp
Somaliland barwaqo iyo nolol ❤️
Waan kuu jeeda Ibrahim
mkse
legend anshax nolow pro
Hastani wa xigmad duco ku fadhiye oo ALLA ku baryayo . AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Mansha Allah dhulkayga qurux badanaa🌹
5/3/2020 ayan dib u dawanayaa allaw dajiya i door allahayow adaa wayno waaxide
Inta dhageysaneysa 2020 like dhac haleygu siiyo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Inta sariirta kaligood seexda Like igu qabta, heesta doobka.
Kkkk
Boqorow allahayow Dejiye aan dumarba illa simin halyeey aan ku diirzado geesi aan dhaliil lahaynoo raga darajo dheeroo dhaxatiyo dabaylaha ka dugzado habeen kii 😂😂boqorow allahayow igu deeq
Midaan nolozhay I Gees Marin Aaaamiin ii dhaha walalyaalow
Ameen wllo
Waa ikanaa soo anigaa intaba xambaarsan🙈😂😂
Amiin yaa rabi walal
Ugu danabayn ninka heesti wa loo aqbalay xuralcayn isaaqa oo sharf badan buu helay 😂❤
Still waiting dajiye daalka iga bi'iya😢
Berigaa ilaahay ducadaada waa aqbalay oo dugsiiyi waa ayaan .qalanjada duriyada ah.✌
Heestaan waxaan jeclaan lahaa inaan maalin uun xaaskayga uqaado ayaduna ay garabkayga fadhiso
Xamse 12th ❤
Intee lagu arkay hees ale lagu baryo war ilaahay ka cabsada
Allow wxn ku waydistay mid i daryeela 😢
Wlhi anshax rabi ducadiii wuka aqbalay, ayan edebsan marku helay, hesaha qar wala ajiiba
Wllhi @anshaxow ducadii alle waa aqbaly🥰🙈
maasha allaah
cabdirisaaq Anshax
★★★waan ku tageer zxp★★★★★
Barwaaqada dhulka hooyo alloow umada isu keen 😩😩🙏🏽🙏🏽
AnShaAx Fanaan PuUxa HorAy Usoco
Dugsiya alloww❤❤
Somaliland Nimca Fadhida Monzhlh Alow U ziyadi
Nabiil Kanadi keep
Dugsiiya allow 2024😢😢❤
Qalbigay duleeyan kashay daxal kureebane hayaaay😲😲
hhh
Ii dul badanoo iina dabacsanoo iina dumaraysan woow 😍😍😍😍😍😍😍dibjirnimo midaan kaga baxoon daalka kaga raysto ❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋
Mncha allah magadaydii iyo doxedii allaH imosaan gob ku cunay fatatiirna ku cayaarey imisaanan kaadi lasoo doontey 😅😅🙆♂️
Amin wlll Anzhax Guuleyso If & Akhirapa
Gabdhii uu ilhay kuudooray adaa xumeyay waand cidlaysay😂❤
Allahayoow ii door mid wangsan
Iidoor Allahyoow Adaa daa inoo garne
Aamiin.....
Hamda Hurmo hhhh
macha allah dhuku ad bu u qurux badan yahay si qurux badan baa lo dubay plz si fican baad u dubtiin arosyada iyo hessa habaa lkn fadlaan ka yareyah color ka badan wayo markaad ku badisid colorayadi o dhan baa visible xoog u noqonayah marka medhexad ka dhigaa sin macha allah weyan Dugsiyah
DiBjirnimo Midaan kaga Baxoo 2024/july/10 searching Dajiya
Who's here 🎉
Dajiyo allow daalka iga ba iya idoor allahayow🤲
Amiiiiiiiiin 🤲😓
Heesta waxan dhagaysan jìray ano badiye joga o adhi raca 23 _3_2014 ___ xasus
2020 allaw wan arkayba wxn ku arkay butco n nolaw
Ilove this song
Abdirisak Anshax
Nice to see earlier song if a legend.all best to all crew
2023 ano broken ah baan dhegeysanyaa rabbi wax wngsan hano dooro😢
2020 hadad heshay dajiya like dhac ku siiya😁
Any one in 2024
shining Like Actor Masha Allah ❤❤❤❤❤
Dejiya imika way ooyaysaa
Saaxiibkay alfanaan #anshax #anshax #anshax
Soomaliland anaa hoyodii wasa
Allow dugiiya hablo badan oo goba anaa dayacay 😢
Taad heyso alle ha kaaga dhigo aamiin
Abdirizack anzhax Ehelki Fanka
Wllhi ragow heestan waa duco ogaada 🥰🔥
Masha Allah my home Awdal dilla
Cabdirsasq Anshax fanaaan jira