CABDIRISAAQ ANSHAX DHAGAYSTE AHOW OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2021
  • distrokid.com/vip/seven/3154779
    HEES : DHAGAYSTE AHOW
    EREYADA & LAXANKA : SAKARIYE KOBCIYE
    MUSIC : HAATUF YARE
    ACTING : SHARMARKE SHAMI & MUSHTAQ MALAPO & TEAM HALKAR
    CAMERA & EDTING : BARKHAD NAASIR
    COPYRIGHT ABDIRISAK ANSHAX

КОМЕНТАРІ • 988

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 2 роки тому +717

    Cajab & cajiib❤

  • @faarahmuurtiile6663
    @faarahmuurtiile6663 2 роки тому +169

    Qof kasto arkaa qoralkyga waxaan u rajenaya cafimat io cibaado subaan❤🖐

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 2 роки тому +46

    Hesahaa waxey kuxasusiyaan xanunka balse quranka wuxuku xasusiya qiyamaha iyo hor istaga ilahay ❤️💯💯💯💯💯💯💯🥰❤️💕💞🌄

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 2 роки тому +222

    Anshaxoo Fan ku wuu dhiman
    Lahaa xiligan lagu jiree
    Xagaaguu ka dhiman laayey
    Ansha Fan Xarageeye
    Ficil iyo hees wada socda
    Shib is ka dheh weeye walee🤫

    • @kaamilcadesamanjecel6991
      @kaamilcadesamanjecel6991 2 роки тому

      Reflect real life sutuation.....keep going bro.

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline 2 роки тому +2

      @@kaamilcadesamanjecel6991 Ilaahay riyadaada haa kuu rumeeyo hadii aad subscribed ii saartid waalidkaana dhanbigooda haa dhaafo aamiin

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 2 роки тому

      Absolutely true

    • @cabdirisakanshax
      @cabdirisakanshax  2 роки тому +24

      @HAl ABUUR CAWIL BILE Alle haku sharfo sxb cawil bile thnk u sxb qaali horaan usoconaynaa

    • @asiamohaa5321
      @asiamohaa5321 2 роки тому +1

      @@cabdirisakanshax allahaa fanankeena aan jeclahay

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 2 роки тому +104

    Abaha jacelka cabdirisaq anshax 🙋‍♀️
    Anu igu dhacay jacayl ❤️
    1:jacaylku waa dareen❤️
    2:indhihiisu waa dookha❤️
    3:maqalkiisu waa farxada❤️
    4:wajigiisu waa kulanka❤️
    5:Degaan kiisu waa qalbiga❤️
    6:dhaqankiisu waa diinta ❤️
    7:astaantiisu waa uduga ❤️
    8:awoodiisu waa kalsoonida❤️
    9:hamigiisu waa guurka ❤️
    10:natiijadiisu waa ubaad❤️
    Viva love ❤️❤️❤️❤️❤️💃🙏

    • @zuheepsandinho79
      @zuheepsandinho79 2 роки тому

      Kalàam xaqiiiqa

    • @khalid_Abdirahman4846
      @khalid_Abdirahman4846 2 роки тому

      Maaaasha allaaaaah
      Wlhi wllo qof uu ku dhacay un ba ogaan kara dhibkisa iyo dheeftisaba

    • @aadansaleemaan527
      @aadansaleemaan527 2 роки тому +3

      Sharafey hada makula qabtaa mid labaad diyaar matahay farhada ku dhaaf tey ayan kuu soo celin lahaa hadaaba qosli kartid farhadaada ayaan badin lahaa kalsoo nida burbur tey ayaan dib kugu dhisi lahaa qalbiga madowga nogdey ayaan aftin ubada lilahaa hadaa alle ii soo goro in aan hiriir kula sameeyo ugax ayaan beeri leheen hasuusaha hore waan kaa baabicin lahaa hirir masameynaa ok hadey jawaab taadu haaa tahay farhad isku diyaari ok

    • @samtin-uq4rq
      @samtin-uq4rq Рік тому +1

      Www m.a

    • @cabdishakuurqooblaal5012
      @cabdishakuurqooblaal5012 Рік тому +1

      Mahadsanid

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 2 роки тому +134

    CAJABEEY CAJIIB !
    Alfanaan Qiso Iyo Qoraal ( Abdirisaq Anshax ) Nin Fankii somaliyeed Tubta Hanuuninta Ku Toosiyay Una Adeegsaday Dhanka wanaaga🔥🙏☺️

    • @asmaabdi4401
      @asmaabdi4401 2 роки тому +1

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @asmaabdi4401
      @asmaabdi4401 2 роки тому +1

      😢😢😢❤❤❤❤💋

    • @fartunadan4739
      @fartunadan4739 2 роки тому +1

      @@asmaabdi4401 qqq

    • @bosteyacali790
      @bosteyacali790 2 роки тому

      Waaaw Masha allaah waa hees iyo bar abwaan, mulaxan allfanan zakariye kobciye axsan Hees axsan ereyo axsan cod axsan caleeg 👏👏👏👏👏🙏💐💐💐😍😍😍✅✅👑👌👌👌👌

    • @kiindiriye5305
      @kiindiriye5305 2 роки тому

      Bishaar ishaad ka riday intaan islaha dheh ayaadba dhahday hore usoco

  • @maankahero8610
    @maankahero8610 2 роки тому +78

    Anshax iskama heeso wlhi
    Horay usoco fanaan sare💯💯

  • @kiinabdi6503
    @kiinabdi6503 2 роки тому +17

    Qofkii soomaray jaceyl ayaa dareemi karo xanuunkiisa 😭😭😭😭 3sano kadib wali ilinteyda waan celin la"ahay😭😭😭😭 mana awoodo inaan nafteyda sabarsiiyo😭😭

  • @bushram.ibrahim1360
    @bushram.ibrahim1360 2 роки тому +34

    Anshax wixiisu heeso maaha Waa film iyo heeso wada socda masha Allah Legend Hore u soco walaal

  • @Goraygacad
    @Goraygacad 2 роки тому +6

    Heestani waa qiso dhaba oo ku dhacday isla fanaanka qaadaya😍ee apdirizak anshax xasuuso heestii xabsi jaceyl heestaasaa maekhaati ah😍

  • @berdilacsheboy2074
    @berdilacsheboy2074 2 роки тому +16

    Wow,waafaanaanka kaliyee sidhaba usoo gudbiya xaqiiqda dhabta ah eebulshada Dhaxdeeda iyo qisooyinka jcyl legend waankuwadanaa pro keep going 💪

  • @queens5170
    @queens5170 2 роки тому +6

    Best anshax❤🥵💯
    Erayada sakariye kobciye waxbaa kasoo maaxda walee ina adeer😩❤♥️

  • @exmayor5039
    @exmayor5039 2 роки тому +31

    "FANAANKA DAREENKA BULSHADA" wa magaca ay dhalinyarada kuuu taqaaano cabdow wll mcn guuleyso ❤️🙏🙌

  • @cilmiboodhari272
    @cilmiboodhari272 2 роки тому +9

    Maan ahayn dadka ku dhagaysta adiga lkn wxn ogaaday heesahan raadinayay inad adiga uun qaadid AFKO LAGA DHAHA MIYUU KU DHISMAA😭😭❤
    An Other Level From Ogadenia🇬🇲✌

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 2 роки тому +67

    BEST ACTOR AND SINGER OF THE YEAR BRO KEEP GOING 💯 👌 LA YAAB LA YAAB WUU CAJABAY NAFLUHU

  • @farxaanfiyoore5448
    @farxaanfiyoore5448 2 роки тому +8

    Kadhex hadlaha mucaashaqiinta❤ anshax👏
    hadaanu kugu dhicin afkaagiina kadhowra😢😢

  • @fartuunabdi7028
    @fartuunabdi7028 2 роки тому +13

    Hestu waa mcaantahay lkn hees wax fiican maha allha kaa madobeyo anagana dhageysigeda allha naga madobeyo

  • @iiraan111
    @iiraan111 2 роки тому +9

    Sakariye Kobciye waa another level ❤️.

  • @mohamudibrahim-modiano3030
    @mohamudibrahim-modiano3030 2 роки тому +5

    Love isn't an easy thing. Jacelka deesha kadaaya. Abdirizak Anshax the all time emotional singer. Wakuwatta saxib.

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji 2 роки тому +7

    Amazing qalbiga dhintay soo dhiiran lahaa moral kii dhumaa u yara dhismi lahaa wax KALE WAAYE WALEE

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 роки тому +2

    Legend Anshax nin culus. Maxan xasusta mar wiil walashey lasocday in mar an kutashanaayey inan dhilo lakin hatah wa sedegey marka this is true. Big fans from south Africa Diepsloot salute u sir.

  • @Ahmed.dahir10
    @Ahmed.dahir10 2 роки тому +3

    Best song Abdirisaaq Anshax waa fanaan ka kaliyeee soo bandhiga qisa kasta oo heeatu ku socoto waana taalantiga uuu dheer yahay fanaaniinta kale. Go forward bro Legend

  • @abtiyotube8444
    @abtiyotube8444 2 роки тому +50

    Best song 🥰😘

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 2 роки тому +238

    The one and only legend Wllky ANSHAX 🙏🙏

  • @MEH22
    @MEH22 2 роки тому +2

    Erayadi iyo laxankii Zakarie Kobciye.
    Zakaria eratadiisa iyo laxamadiiisa waa wax kale.

  • @kingaymanfilmsvlogs6828
    @kingaymanfilmsvlogs6828 2 роки тому +11

    What a super song anshax Dhiiga adiga kufafe Saxib mcne ur legend

  • @yahyekaysemohamed1471
    @yahyekaysemohamed1471 2 роки тому +5

    Abdirasak Anshah waa legend heeso xaqiiqada taabanaya ayuu soo gudbiyaa legend 🚶go forward 👏

  • @xassanrichman7641
    @xassanrichman7641 2 роки тому +5

    Anshaxoow heesaha iskadhaafoo niyo talent baad leedahee documentary films soo saar sobobto ah badana hesahaagu waxay waatan jilitaaan badana jilitaankaasna adaa director ka ah ✌ waa iga talo

  • @abikhadirdaahir2864
    @abikhadirdaahir2864 2 роки тому +5

    mucjisadii fanka anshax &zakariye kobciye allow aqliga iyo maxskada indin barakee 🙏

  • @xamdixasan8220
    @xamdixasan8220 2 роки тому +4

    Erayo murti leh ugu imow alfanan abwan sakariye kobciye✌

    • @daauudbaabe7175
      @daauudbaabe7175 2 роки тому

      Waa wax kali sakariye kobciye lkn dadko mawada fahansana

  • @updylwelitakow3998
    @updylwelitakow3998 2 роки тому +3

    Rasaas nool nool ayad noo adeegsatay anshaxow big respect ✊ libaax

  • @cawoayaan9445
    @cawoayaan9445 2 роки тому +1

    Anshax waa fanaan bulshada og waxyabaha ka dhex dhaca inta badan heesihiisu waa qisoyin bulshada ka dhex dhaca aboowe noolow anshaxoow fanaan iskuma jiro wale ♥️

  • @zulthankageeska9054
    @zulthankageeska9054 2 місяці тому

    cajab maxaa loo dhahaa fananin waa kuwii anshax is the best singer in generatio ❤

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 2 роки тому +28

    Wonderful.... the only singer i always listen to his songs.
    U r absolutely taking somali music to another level. Keep going bro.

  • @AbdiAliSalad53
    @AbdiAliSalad53 2 роки тому +20

    The best song 🎵❤
    C/risaq anshax

  • @sumayasumaya7468
    @sumayasumaya7468 2 роки тому +2

    Alla jacaylku macanaa markii dacad laysku yahay sadexeyana jirin

  • @fowzioabaadir9930
    @fowzioabaadir9930 2 роки тому +2

    Fanan
    Abwaan
    Laxameyste
    Zaki kobciye legend another level

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 2 роки тому +15

    He is an actor, an artist, a motivational singer. All in one.
    Keep going the best singer.

  • @ninweynootagay8838
    @ninweynootagay8838 2 роки тому +10

    The captain of the somali music 💯🌠

  • @landhere10
    @landhere10 2 роки тому +1

    Wxn cml hees way daftay Galada cadanka another level bey dahan😀😀

  • @wanagiosharaf1880
    @wanagiosharaf1880 2 роки тому +1

    Erayadii io laxankii sakariye kobciye 100 wwwm.a
    codka 100
    laxanka 100
    erayada 100
    music 100
    wuuw ansha keep going

  • @maahirofficial4868
    @maahirofficial4868 2 роки тому +7

    Best fanaaan of somaaliya ANSHAX♥️♥️

  • @maxamedsacidbkofficial2225
    @maxamedsacidbkofficial2225 2 роки тому +13

    THE ONE AND ONLY LEGEND ANSHAX

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 2 роки тому +2

    Jacayl dhayalsiga miyuu ku dhinta 😥
    Afkoo laga dhaho miyuu ku dhismaa😥😪
    #Anshax legand allways legand

  • @mohalyrics2168
    @mohalyrics2168 2 роки тому +1

    ABDIRISAAQ ANSHAX FANANKA KALIYA EE HEESAHISA JILINKA USAMEYO WAN KAHELAY HEESTAN
    KEEP GOING HORMAR WACAN

  • @apdikariinjapjcyl7575
    @apdikariinjapjcyl7575 2 роки тому +5

    Ax yaa ax yaa hees another level ansha seedi keep going ✅😂❤✔✅

  • @ilhanali8397
    @ilhanali8397 2 роки тому +3

    Alweys this song anshax maanshallah heesaha dareeenka wata ayuu soo gudbiyaana. Anshax umada soomaliyeed ayuu walahi wax u sheegaa Oo uu hanuuniyaana. Waa fananka sanadka after mahamed BK war ninka hala siiyo amaba halo dhiso taalo wuu u qalmaayee Woow heesahiisa midba Mida kale kadaran

  • @Theking-hs6qu
    @Theking-hs6qu 2 роки тому +2

    Fanaan abdirisaaq anshax wuxu fanka kusoo siyaadiyay heeso cajiib ah o aan daawashadooda laga dhargayn inaba caadi maaha jiliinka wax lasiisto lahayn horay usoco legend

  • @Somali122
    @Somali122 2 роки тому +1

    Haduu umad kale ka dhex dhalan lahaa dhab waxa u hayaa la dhaadi lahaa qisada ku dhacdaa la dhuuxi lahaa dhamaan dunidaa qaadaa dhigi lahayd 🤘✍💯

  • @fuadaden9673
    @fuadaden9673 2 роки тому +13

    Anshax songs are so different. He incorporates great acting with his songs .

  • @abdinasirmohamed3058
    @abdinasirmohamed3058 2 роки тому +6

    Erayada only Legend
    Umbaa Fahmi Kara 🥰💯

  • @hananhanan1835
    @hananhanan1835 Рік тому +1

    ka dhaafa ka daaya jcylka dheesha❤

  • @bintiadamadan7301
    @bintiadamadan7301 2 роки тому +1

    Waa fanaanka keliya sida dhab ah dhaxalka suugaaneed ku dambeeyo Anshax guuleyso awoowe

  • @Calaaidiinofficial
    @Calaaidiinofficial 2 роки тому +4

    Best song hestani mel ayay tabanasaa inta cadiga ah keep going anshax

  • @fardawsomaxamed8976
    @fardawsomaxamed8976 2 роки тому +3

    Hadaan kugu dhicin
    Afkaga kadhawr
    Wuu kuu dhimanyehee
    Dhageyste ahow
    Warkiisa dhigoo
    Dadkana kadhmow😭😭
    Wlhi waa hees iyo jilin qatar ah👌👌👌

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 2 роки тому +2

    Dhagayato ahow 🔥 waa talo dhalinyarada maantu unbaahantahay

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 2 роки тому +1

    Nov 7 2021
    Jacayl dhayalsiga miyuu ku dhintaa
    Afkoo laga dhaho miyuu ku dhismaa 😪

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 роки тому +4

    Qofkii jcylka dhibkisa arkay uunba fahmikara muqalkn 😢😢😢😢 team dhibane jcyl ismujiya

  • @anisamohamed6113
    @anisamohamed6113 2 роки тому +1

    Wwwww💯💯💯💯💯💯💯💥💥💥💥💯💯💯 waxu kahadlaya waxa manta jira wayo jaceylki 🌹aya la dhayal saday 💔

  • @shukriiman6196
    @shukriiman6196 2 роки тому

    axaxax walaahi waa iga oohisay jaceylka dheesha halaga daayo

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 2 роки тому +3

    Sakariye kobciye
    Fanan &abwaan &laxamiiste
    Wlee ninkan waa tagay Abo ❤🖐👀

  • @Zuldanzomali
    @Zuldanzomali 2 роки тому +29

    BEST SONG ANSHAX TIME🥰🥰🥰🥰

    • @qeesqeesfootball2582
      @qeesqeesfootball2582 2 роки тому +2

      Legend anshax best song 🎵

    • @asmaabdi4401
      @asmaabdi4401 2 роки тому

      @@qeesqeesfootball2582 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @Abdullaahi_Ali_Abdi
      @Abdullaahi_Ali_Abdi 2 роки тому

      Adoo filanayn haduusan ku horin
      Haraad iyo oon haduusan ku badin
      Habiin iyo dharaar hadaasan la ooyn
      Adaa haqabtira halbowlaha dhiig
      Hunooy gacalooy hadaadaba dhihin
      Hadaa hadya jeer hareeaha deyin
      Waaguusan ku helin jaceelka hurkiis
      Waagusan ku helin jacaylka hurkiis 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @BarwaqoCabdilahi-cr6vl
      @BarwaqoCabdilahi-cr6vl 4 місяці тому

      Yees​

    • @BarwaqoCabdilahi-cr6vl
      @BarwaqoCabdilahi-cr6vl 4 місяці тому

      ​❤❤❤🎉

  • @hibobeautysalon4679
    @hibobeautysalon4679 2 роки тому +1

    Wan warerne jcelka ka dhafa dhesha🥺🥺🥺🎼

  • @farhiyasharif3793
    @farhiyasharif3793 2 роки тому +1

    Wwww wankuwataa wll 🙏

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 2 роки тому +3

    Jumce wanaagsan dhaamantiin and Other level Anshax😍

  • @skpoi4247
    @skpoi4247 2 роки тому +5

    Abdirisaq anshax legend🔥
    Sakariye kobciye mazuLka murTidada🙏
    Kobciye ben mahan salaaN sare❤️👈

  • @abdiqadarbarre9109
    @abdiqadarbarre9109 2 роки тому

    Zakariye kobciye waa wax kale erayada iyo laxankaba asagaa leh

  • @jeestaaleofficial6317
    @jeestaaleofficial6317 2 роки тому

    Cajabay cajiibey 😱😱😱😱 heestii sanadka baan dhihi karaa🤒

  • @homzesuniil4872
    @homzesuniil4872 2 роки тому +11

    Opthirizak Anshax Another Level🎤Jcylkiih Oo Qoffa❤👏

  • @nuurnageeye8116
    @nuurnageeye8116 2 роки тому +3

    Hadad jiif ku daawatey like 👍 isaaar

  • @kaafitube8898
    @kaafitube8898 2 роки тому +1

    Qisada kudhacdaa ladhuuxi lahaa😰
    dhamaan dunidaa qaadaa dhigi laheyd😭
    wlh been maaha hadalkaan👌

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 2 роки тому

    Warkiisa dhigoo dadkna ka dhamow
    Ustaad sakariye kobciye sidaasbuu naleeyahay

  • @adenabdillahi9364
    @adenabdillahi9364 2 роки тому +3

    Toute me respect ✊ Anshan legend. KEEP GOING

  • @mohamedahmedmohktar4044
    @mohamedahmedmohktar4044 2 роки тому +8

    Fire🔥
    Anshax Another Level❤️🔥🥺

  • @ShakataCM
    @ShakataCM 2 роки тому +1

    Xajabeey cajiib Father of love Best singer2for ever Abdirizack_anshax❤🔐💉💊

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 2 роки тому +2

    Erayada,laxanka iyo codkuba waa heer sare🎤🎹📸❤

  • @Kaamil-Osman
    @Kaamil-Osman 2 роки тому +3

    as I said before you are one of my favorite singers keep it up💯✊

  • @saajidz5637
    @saajidz5637 2 роки тому +4

    Boqol Mar Kabdan Ayan Ku Ceshtay heestan 😪😪💔 Wlhiy Jaceyl Qabri wa Loo Gali Kara Jaceeylka Xanunkiisi xafadayadaa Nin walan ayaa layga Aqoonsan Yahay

    • @fartuunmohamed6461
      @fartuunmohamed6461 Рік тому

      Yac sidokale wllo illahay baa noomaqan 😢🥺

    • @shaaficiyuusuf7271
      @shaaficiyuusuf7271 Рік тому

      ​@@fartuunmohamed6461 qteu the 3rd time in a series of the first three and four of us were

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +2

    Hees iyo badh horay u soco ❤🔥🙏

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 роки тому

    Wow ka daaya Jcylka dheesha Abdirisaq Anshax Director of Designing Videos

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 2 роки тому +3

    Anshax always great acting with his songs ❣❣

  • @updullgaming5941
    @updullgaming5941 2 роки тому +7

    The one and only ashax 🥰🥰🥰💖🥀

  • @hibocadey5886
    @hibocadey5886 Рік тому

    Saxiix Anu igu dhace jcyl wa run kadaya ka dhafa jcylka dheesha💘💘💘💘💘

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 роки тому

    Ka dhaafa ka daaya jaceylka dheesha malin walbaa heestaan shitaa anshax fanaanka for ever 🥺💃❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 роки тому +5

    The only one man waa ku fana adiga muuqal diyaar saan another level 😢💥💥♥️♥️💯💯♥️🙏🙏

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 2 роки тому +4

    100 Ruux fanka ku dheshay adiga kugu ilownaa updirizack anshax another level🎤🎧🎻

  • @safasacha3223
    @safasacha3223 2 роки тому

    Mnsha allh wuu fanan dhaafay ninkan heeso murti leh mojee iskamaso heeso

  • @hibocadey5886
    @hibocadey5886 Рік тому

    Afko laga dhaho wu ku dhintaa jcylka ben ma ahan midas keep going 💖💘

  • @a-khaaliqofficialtube3509
    @a-khaaliqofficialtube3509 2 роки тому +3

    sheekhalnimo❤️🙏🏽

  • @trendingnews3475
    @trendingnews3475 2 роки тому +3

    Great song 👌👍❣️

  • @yossefsaidyossef5393
    @yossefsaidyossef5393 2 роки тому +1

    Haduu umad kale ka dhex dhalan laa
    dhab waxa uu hayaa la dhadi lhaa
    qisada ku dhacdaa la dhuuxi lha
    dhaman dunida qaadi dhigi layd🥺

  • @macalin3963
    @macalin3963 2 роки тому

    Anshax Nin weyn heesahaga lagama cajiso midba mida kale wey ka wacan tahay waliba emotional ayeey wada leyihiin.

  • @Sultan-hc8ij
    @Sultan-hc8ij 2 роки тому +12

    Emotional Song🔥

  • @sadaammaxamed7641
    @sadaammaxamed7641 2 роки тому +4

    Keep going legend hesaha action kooda ayaan ka helaa

    • @cabdiraxmaantimooxasan68
      @cabdiraxmaantimooxasan68 2 роки тому

      Masha Allah best song sxbky shaami iyo sxbky anshax Bollywood wan ka maarayn walee

  • @qalinlemedia1526
    @qalinlemedia1526 2 роки тому

    Legend halkii bk badno gshy
    Calacalka so badi 90% dadku wayka helaan

  • @xayaatiimessi10goodhello32
    @xayaatiimessi10goodhello32 2 роки тому +1

    Abdirizak fanka uma baahna isagu ee fanka u baahan ninkan wlhi 🥺💔👏

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 2 роки тому +6

    Another level 👏👏👏💞🌹🌹

  • @rafiidbosslyrics3905
    @rafiidbosslyrics3905 2 роки тому +12

    Shekadan wexey u egtahay shekada laascanood😪

    • @lakiaxmed2918
      @lakiaxmed2918 2 роки тому

      Lascano maxa mesha kenay

    • @somdaily4338
      @somdaily4338 2 роки тому +1

      @@lakiaxmed2918 waa same wax kasta jaceyl ma aha shekadu waa sarbeeb. Dadka aad moralka ka disheen ayaa niyada loo dhisaya

  • @aliihassanshine5574
    @aliihassanshine5574 2 роки тому +1

    Sakariye the one only singer sameyn Karo erayo iyo laxan heersare ah.

  • @amuunsamriyaofficial1807
    @amuunsamriyaofficial1807 2 роки тому +1

    Mansha allah halkar accademy iyo c/rizak anshax go forward 😘💖😚