WAREYSI QIIMO BADAN BUU AHAA CARTAN WUXUU NOQON DOONAA MWNE STAT AND MWNE SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 INSHA ALLAAHU TACALLAA AMEEN 🤲 THEN FROM COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯
elahay ha u naxaristo awowe barda cad jer oo choog🫡 adeer cartan ربي يوفقك في دينك ودنياكmahadsaned ayaanle waraysega aad u xeesaha badan aad samysay👍🏽
Watching Hanoolato, I gained valuable insights into how MSB abused his power. Although MSB contributed to the country's development, the consequences of his abuse were significant. Fortunately, my father was never imprisoned, possibly because he wasn't Majeerteen or because he was a businessman. Despite this, he endured losses in his businesses and witnessed the mistreatment of relatives and friends. As a teenager, I understood my father's warnings about the eventual downfall caused by MSB. Lucky for my father, he didn't live to see the aftermath of 1991.
Asc. Waxaan garan waayey xumaantii dowladii dhere ee hore aad baa loo buunbuuniyaa ,ama run ha ahaato ama been qayaxan ha ahaatee. Waxaa markaan dhageystay maskaxdeyda ku degdegay su'aasha aha;- 1.ninkaan aabihiis ka sheekaynaya maxaa loogu dowgalay oo uu sameeyey? 2.maxay tahay sababta aabbahaa lagu xiray?
Kormeyl police ka ah ayuu ahaa aad buuna u yaqaaney. Waxaa intaa u dhaafsiisnaa inuu ahaa nin academic oo si cilmiyeysan wax u soo gudbiya, waa intii aan ka maqley odayaasha. Haa MJ buu ahaa reer la yiraahdo reer Maxamuud buu ka sii ahaa.
History as a warning sign: That great conservative Winston Churchill once said, “Study history, study history. In history lies all the secrets of statecraft”. Reflecting on the issues and successes of the past provides vital context for the challenges we face today.
Waan ogahay waxba kamawadaan laskiin cabdilqaasin salaad maxaa loodhihi waayey madaxwenihii. Yaa ugaranaya wasiir? I had to double check though I knew inuu ahaa wasiir kacaan aan dhicin
Waxaad u baahan tahay isbitaal maskaxda ah ee aad amase caqli wax badan lagu kala saaro ma lihid. Waa macquul in damiir xumadu ay kuu geyso. Maantey oo dhan waxaa laga sheekaynayaa tacaddii iyo dulmigii uu umadda ku sameeynayey Afweyne markaasaad lee dahay 'halyey buu ahaa'.
Ilaahay swt haka jaaseeyo Dulmigii ay Soomaali Madaxdooda ka galeen Umadda Soomaaliyeed kuwa ilaa hadda heysta Guryaha Muslimiinta Allaha kasoo bixiyo Xaqa ay dhaceen.
Soomaaliyeey, awood qof qura gacanta u gasha dawladnimadeena ha laga ilaalsho. Wixii laga mutaa waa tanoo kale! Xataa hadduu reerkiina yahay!! Wax ku qaata barnaamijyada Ayaanle! Wuxuu rabaa inuu wacyigiina kor u qaado!
Waan ka xumahay in Qof Muslim ah ama Qof bani-aadam ah muddo intaa dheer dulmi lagu xiro laakiinse dadka somaliyeed iyaga ayaa eed sheegta wixii ay geeysteenna ma sheegaan.
Awoowgay hooyo baa ka mid ahaa nimankii Siyaad Barre u xirnaa, xabsiga buu ku dhex dhintay ka dib markii beerka laga garaacay oo uu matagay beerkiisa oo googo’an. So sad, wiilkaan awoowgay ma sheegin magaciisa raggii xirnaa oo ku dhintay xabsiga buu ahaaye waqigaas uu ka warramayo
walahi wa cajiib lakiin ila hada cadaalad maheeno 35 sano maxeynu ku qeemeyn karna qalafsanaan tas bal dowladas waxay ahayd malatari hada maxan cadaalad uheli lanahay 🇸🇴💯✍️🏃🏃☝️cadaalad halhelo tas ba nadeqde
Waxaa shaki ku jirin in wadankaan dulmi badan ka dhacay uuna weli socado, Wllky ina bardacade aad ayuu mowduuca u taabtay aniguna waxaan ka mid ahay dadkii taliskii afwayne tacadoga u geysatey oo aabe la dilay anagoo 9 qof oo qof qaangaar nagu jirin aabena ahaa ninkii u horeeyay oo tacdi io dulmi xabsigu lagu dilay haddan wllky magaciisa ka dhawaajiyey Cabdullahi Ciise Maxsmed oo ahaa nin aqoonyahan oo madaxa ka ahaa Rugtii Ganacasiga Soomaliya.
War ninkan maxa daba dhigay Mohamed said Cadidii iyo abdulahi waxay layan ama ay qixiyen 3 million people Waxu ku sarqamay aabe siyad abihii umada somaliyed
Horta buug ama dardarankii abihis qorey bu akhrinaya wixi xabsigii 20 jirow ka dhacey ama uu kala kulmey sida dadkii lagu layey somali& ajnabi marka islamka & shurucda adunka qof maxbuus ku ah diintu rabo ha haysto xadgudub kuma sameyn kartid haddii wax dambi ah uu gacanta kula jirey oo marqati lo hayo waa in maxkamad la geeyo oo la xukumo, marka nidamkas shuuciyad aha maxkamd cadalada ma jirin Lakin maxkad waa jirtey ee qaxay ahayd in uu maxkadda badbadada ee ahayd seyladdii shacabka somalida in uu geeyo inta iu sidi nazi cml uu god ka soo saro qof uu xabad madaxa uga dhufto, waa qab anan waxba lagu tilmami karin wana daremaya caqliga ma shaqeyo marka qabiil himiladu tahay
@@khadramahdi4116 Waxan maqli jirey hebel ama helayo hadalka u balbalari, mesha wax la isku weydaraanayaa aflagado& caay mesha laguma hayn wax dhacey ba lamis weydinayaa wana muhiim wixi dhacey in wax la iska wareysto wase ka hor iman kara qofku si caqliyeysan oo wixi dhacey ah Lakin ogow markii askartu dadka dhibka ku haysey oo xafadaha la gabagabrynayey qabilo badna badan ba alolosayey iyado dad shacab ah oo anan wax dmabi ah gaysan, marka haddii aad caytanto ama dad aflagadeyso waa iska walida wayahan social media ka socota ee anan caqliga kutaxaluqine walida ay u tahay ayna u badan thy in dad badani u bahan yihin in dhaqatirta ay la kulmaan , ugu dmabeyn siyad barre waa tagey "ayax teg eelna reeb" wixi ay sameyen oo hogan xumo & dadkii & dalkiba ay shalay afgambiyen oo malintas dal jira ahaa mantase anan jirin waa laga shekeynayaa tatikhdu intey jirtey wana dhaxsooyin rasmiya oo anan la duugi karin dad badan oo weli wax yalp badan hadana ay jiran, waxana haboon in loo qato waxbarasho si wax loga barto wixi la soo marey xuman& samanba loguna wano qaato kuwa dmabe haddii ilah hanun la dmaco
@@khadramahdi4116jaajuus yaa. Siyaad bare kursiga ayaa lagu heystey. Maxaa meel kale nogeyne. Sheeko. Dadka itopiya waxaa maxkamad so saari waayey. Iyo. Soomaalida xirneyda.
Ayaanle’s intention to these topics is to create hatefulness among somalis. It only targets siyaad bares’ government. We never hard him talk about what happened in 1991. Please choose topics that can bring people closer to each other. Patience and forgiveness never comes if bad memories are mentioned among people daily.
Ayaanle wuu ku Mahadsanyahay inuu noo soo gudbiyaa wixii dagaalka sokeeye keenay la soo faqo oo danbiiluhu qirto kii dambiga laga galayna cafiyo, waana xalka aan ku daawoobikarno. Weli qofna maxkamad looma taagin danbiyadii dhacay, hadana qofna looma daba joogo. Waana in buugaag badan laga qoraa.

The reason we had civil war it’s exactly what this guy is talking about,imagine your father been detained for 16 years just because his opinion, come on dictators always bad, read their history they ended up in a foreign country toilet just like afweyne.
Only Allah swt know his intention, He and his host said clearly that what happen to the victims and their families is responsibility of barre, not his children nor his tribe. Why would you think such a great interview could create hatred. I think this awareness for the time being since our governments still practice such injustice that criminalizing innocent individuals. Hope we should adopt better justice system.
Ogaada in ay somalida ku badan yihiin saqajaanimada ah in wax la basaaso waayo Dadka ixsaanka sameeya in markiiba la bedelo kuwa kale ee askarta ah baa sheegaya!!!!!!
Ayaanle Mahadsanid bro , cartan bardcad wareysi hufan iyo jawaabo wanaagsan.
Cartan bardacad deserve be somali prime minister or Somali President, he’s educated and really intelligent person.
NOOLOW AYAANLE, DADBAA JECEL INAY TAARIIKHDA DABOOLAAN
WAREYSI QIIMO BADAN BUU AHAA CARTAN WUXUU NOQON DOONAA MWNE STAT AND MWNE SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 INSHA ALLAAHU TACALLAA AMEEN 🤲 THEN FROM COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯
Salam aleikoum Ayanle iyo Cartaan. Waad mahadsantihin. Cartaan wuxuu ka hadlay dilki abtigeey Alllah ha uu naxaristo Ali Abdullahi Ibrahim.
allah u naxariisto yussuf osman bardacad.
Ilaahay isagaa og meeshuu umadiisa ugu kala xaq qaadayoo
War la helaa talo la helaa mahadsanid xog aad u xasaasi ah oon la ogyn baan ogaany mahadsanid mar kale hanoolaato soo badi xogahan oo kale
guuleyso Hanoolaato nice interview
elahay ha u naxaristo awowe barda cad jer oo choog🫡 adeer cartan ربي يوفقك في دينك ودنياكmahadsaned ayaanle waraysega aad u xeesaha badan aad samysay👍🏽
Mahadsanid Ayaanle Hussein.
Mahadsanid. Ayaanle
Hanoolaato❤
Ayaanle good and hanoolato 👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Somalia will never be at peace until justice is done. No reconciliation without apology, justice and compensation.
Thank you Ayaanle, we have to known previous mistakes to never happen it again.
Let me correct you:"Mistake is when you accidently step on me". But it's not a mistake when you take 16 years of my life:It's called:"Oppression".
Ayaanle masha allah geesi qaran baa tahay waana ku taageersanahay 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏
Well come sir Ayan
But it's very sad 😢story qof 16 years xirnaa ilaahow jano ugu badal
Dad badan baa dhibane u ah dowladi kaligeed talisada aheed
AYAANLE THANK YOU VERY MUCH 👋🐎🦁
Cartan mahadsanid waraysi qiima leh baad bixisay cuqdadna lahayn kuwii oran jiray waa nala laayey ha ku cimro qaataan
❤❤❤❤ MAHADSANID adeer
Allah ha unaxriisto gen ahmed cariiri geesi bu ahay gardarada neceb ❤
Waa la isla xisaabtaya intay doonto ha wadato taas waa balan Isha allah ✌️✌️✌️✌️✌️✌️
This story 16 yrs. Is Soo sad. Waan ka xumahay
Subxaana allah
ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN DADKEENII WAFAADEY AMEEN YAR RABBI ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️🤲♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR 🤲♥️♥️🤲🤲♥️♥️🤲
Watching Hanoolato, I gained valuable insights into how MSB abused his power. Although MSB contributed to the country's development, the consequences of his abuse were significant. Fortunately, my father was never imprisoned, possibly because he wasn't Majeerteen or because he was a businessman. Despite this, he endured losses in his businesses and witnessed the mistreatment of relatives and friends. As a teenager, I understood my father's warnings about the eventual downfall caused by MSB. Lucky for my father, he didn't live to see the aftermath of 1991.
this is pure brutality comitted by siyad barre. walaahay waa waxashnimo halkii ugu dambaysay
Wixii wanaagsanaa oo dhan Waa la xiray dowlad nimadu ma sidaasbaa mise anaga dhib nagu dhacay
Asc.
Waxaan garan waayey xumaantii dowladii dhere ee hore aad baa loo buunbuuniyaa ,ama run ha ahaato ama been qayaxan ha ahaatee.
Waxaa markaan dhageystay maskaxdeyda ku degdegay su'aasha aha;-
1.ninkaan aabihiis ka sheekaynaya maxaa loogu dowgalay oo uu sameeyey?
2.maxay tahay sababta aabbahaa lagu xiray?
Puntland ciyaar kuma imaan rag baa dhib badan usoo maray wallee dowlad dictator ah oo dambe ma yeelno . Soomaali xaqa allah tuso.
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
That's 👍
wareysiga ina abshir haamaan eheladiisa ayaa aad loo sugayaa inaad qaaddo ayaanlow. siday ula tacaaleen bahalnimadii 20 jiroow.
Siyaasigeena quarto..
cabdulahi hoolif oo cartan hadda sheegayo in 1982 ilaa 1991 lasoo qaxayey ladaba socday ama waardiye laga hayey waa inaad raadisaa eheladiisii si aad uwaraysato ayaanlow
Hoolif wuxuu ahaa nin culus tacliin ahaan iyo nidaam ahaanba
@@miinkaay hada manoolyahay walaalow ? ma majeerteen buu ahaa ? muxuuse jago kahayn jiray dowladii rayidka.
Kormeyl police ka ah ayuu ahaa aad buuna u yaqaaney. Waxaa intaa u dhaafsiisnaa inuu ahaa nin academic oo si cilmiyeysan wax u soo gudbiya, waa intii aan ka maqley odayaasha.
Haa MJ buu ahaa reer la yiraahdo reer Maxamuud buu ka sii ahaa.
@@miinkaay thank you walaal,lkn waxaa aad iiga cajabisay ninkaa sida weyn looga baqayo. teeda kale waxaan aad udoonayaa inaan ogaado sababta ina haamaan iyo barda cad ay mudada dheer ugu jireen 20 jiroow ....waxa lawada ogyahay in siyad barre marka laguu geeyo ee uu ku arko inaad weli kuhadal kululaato uu xabsiga ku celin jiray ; bardacad weli malooga baryey siyaad barre inuu iska cafiyo? iyo ina haamaanba?
@@miinkaay warsame jogof oo kudhintay 20jiroow oo lala xiray cuma carte iyo ragii kale 1982gii xamar anigoo jooga oo dhaliyara ah ayaan maqlay in xitaa dawo loo diiday isagoo dhiig kar aad uxun qaba. subxaanallah
History as a warning sign:
That great conservative Winston Churchill once said, “Study history, study history. In history lies all the secrets of statecraft”. Reflecting on the issues and successes of the past provides vital context for the challenges we face today.
Waa taariikh murugo wadata
Asc ayaanle iyo Ina barde cad
Waxaa joogodhan waa ardeydii siyaad baare
SOMAALI IDILKEED SAAMAX NAAKUM DHAMAAN TEEN OO DHAN INSHA ALLAAHU TACALLAA AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️🤲♥️♥️ SCW ♥️ SCW ♥️ ALLAAHU AKBAR 🤲🤲🤲🤲
Xaqiiqdi waa taariikh aad u xanuun badan 😢
MARIIXAAN HALALA XISAABTAMO.
Mareexaan ayaa ku ciilay
Qabiil dhan maahan ee waa taliskii iyo kii hoggaaminaayey.
@@padronedelmare1307 sax
Cali Mahdi iyo Caydiidna kudar. Malaga yaabaa inuu Siyaad iqarso noqdo. Waayo Aljaziira dadkii wax ku gumaaday baa hadda leh Siyaadaa rabnay inaan dadka kudir saasan ulaynay dariskii
Dowladi awooda badan. Allah ayaa ka bixiyey meesha. Xaqdarada mafiicno. Haddi ay ahaan lahey. Dowlad caadil ah maanta wey jooji lahey.
Ahmed Abdi Yousuf Sugule xaabsade waa colonel baharasame ah dhulbahante clan . Wuxuu ka mid Haa saraakiishii ciidanka asluubtta dawladii siyaad barre. Speaker of somalialnd Parliement and interior minster of Puntland
Waan ogahay waxba kamawadaan laskiin cabdilqaasin salaad maxaa loodhihi waayey madaxwenihii. Yaa ugaranaya wasiir? I had to double check though I knew inuu ahaa wasiir kacaan aan dhicin
Siyaad Barre ilaahay ha u naxariisto halyay qaran buu ahaa…qashinbaa ka danbeeyey
Alle hacadaabo
Waxaad u baahan tahay isbitaal maskaxda ah ee aad amase caqli wax badan lagu kala saaro ma lihid. Waa macquul in damiir xumadu ay kuu geyso.
Maantey oo dhan waxaa laga sheekaynayaa tacaddii iyo dulmigii uu umadda ku sameeynayey Afweyne markaasaad lee dahay 'halyey buu ahaa'.
Waa tariikh madoow oo somaali soo martay
#Heart breaking story 😢😢
Waa taariikhdi madawbayd ee Siyad Barre. Wa sababta Somali isu neceen ee u Kala tageen.
Beenta qaarkeed waa isceebayn. Siyaad inuu wax haleeyay Soomaali oo dhan way isku raacday. Waxay kaloo isku raacday Soomaali inuu wax badan Hagaajiyay. Taas waa gooni. Waxaa abaal kadhac ah in qof Wanaagisa laxaqiro oo 34 sano xumaantiisa lawado iyadoo waliba la amaanaayo dadkii isir sifeynta bilaabay ee walina wada oo ay Baarlamaanka kujiraan afkoodana kaqirteen inay dad dileen. Qaarkood wali ay heystaan guryihii ay daganaayeen dadkii iyaga ay bireyeen..Subxaanallaah. War sidee Ilaahay swt noogu Naxariisanayaa inagoo wali Gacmaha kula jirna Dambiyaddii. Soomaali makala Tagin Xilligii Siyaad ee waxay kala tageen markey imaadeen kuwii dadka qaxiyay oo dariskooda hantidii kaxoogay, hablihii ka kufsaday kadibna dilay oo Gurigoodii kaqaatay. Kadibna leh Guriga aan 34 deganahay sow aniga malihu saa intaaso sano ayaan daganaaye.
Soomaali waxii kadanbeeyay bey isnacday oo kala tagtay.
Waa run lakin taariiqda somaliya siyad Bay ku bilawan kuna dhamaan
Waa la isla xisaabtamaya intii rabta ha ka so wareegto one day we will take our revenge ✌️✌️✌️✌️✌️✌️
Yaala xisabtamesa wll😳afweene waba dhintee😂😂😂
❤❤❤❤❤🎉
Asc, Wllky Ayaanle aad io aad ayaan kaaga mahadcelin baranaamijyada taariiqiga ee daaweynta qaas ahaan Victims of barre regime waxaan kaa sugeyana taariiqadii ninka aad ka dhawaajisen Cabdullahi ciise oo ahaa aqoonyahankii ugu horeeyay ee talisku tacadiib ku dilay, waxaan diyaar kula nahay inaan tarriqadaas kaagala shaqeeyano iney public domain ama banaanka keeno, mar kale mahadsanid.
cabdulaahi ciise lama dilin ee caadi buu udhintey isagoo safiir ka ah sweden
@@liibaanjamac2136 aderr kaad mooday ma aha ee ninkaan sheegayo wuxuu madax ka ah Rugta Ganacasiga Soo.aliya waxeyna qaraabo ahaayen Salaad Gabeyare.
@@liibaanjamac2136 maaha c hi ciise max,uud ee waa mid kale oo aqoonyahan ahaa.allaah ha,unaxariisto idilkood.
Aabahaa nin wanaagsan buu ahaa siyaasadda ayaa dhibaatadaas leh
Wiilka wax barasho iyo ganacsi ayuu haystay aabihiisna waa xirnaa USC aabihiis iyo isagaba waa qixisay😮
I am so sorry is so sad really Soo bad
Siyaad nacayb iyo qabiil baa ku la hdhday. Siyaad barreall ha u naxariisto
Alla naaro
Dad baa waxay leeyihiin 1991 baa qalad nalaga galay war soomaali dhibaato maxamed siyaad Ugama horeen alaha u naxariisto hana lays cafiyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hanoolaato waa qaran dumis waankaalalaabanay taageeradii
Wixii dhacay oo dadka loo geystay ma in la qariyo rabtaa, wiilkiisi aa nool ninkii sida xun loo galay.
Hadalkaas qaran dumis waxaa isticmaali jiray jaahiliinta reer miyiga ah oo dowladnimada waxba ka aqoon sida Siyaad afweyne oo kale. Qofka hadii uu dowlada mucaarad ku yahay micnaha ma ahan in uu qaranka duminayo mucaarad ku yahay. Kala baro farqiga u dhaxeeya qaran iyo dowlad ama xukuumad. Qaran waa wadanka wuuna jirayaa, laakiin dowlad ama xukuumad mid baa imaaneysa way tageysaa mid kalaa badalaysa waa qorey isku dhiib.
Faqash
Taariikha ayuu ka shekeynayaa.
Ninkaan iyo siyaad maxaa kalahaysta
Afweyne Alle ceebtisa ma asturin😂
Waxan waa taarikh iyo dulmi dadka laga galay. Siyad allhi aburta la xisabtamaya ee ma ahn ina siyad ladaba joogo.
@@thegunner971 yaa ka galay? AFWEYNE wanu lacnadayna ilaa iyo qiyaamaha
Illaahay haka jaaseeyo dulmigii uu dadka ka galay Maxamed Siyaad Barre.
Ilaahay swt haka jaaseeyo Dulmigii ay Soomaali Madaxdooda ka galeen Umadda Soomaaliyeed kuwa ilaa hadda heysta Guryaha Muslimiinta Allaha kasoo bixiyo Xaqa ay dhaceen.
@@hafsaali4297hhh madaxda ma kuwa toos loo doortay ee raaliga laga ahaa mise midka xooga ku yimi ee an raaliga laga ehen
War ninyoho taga B/weyn oo ka soo waran xasuuqi qaxootig
Ayanle waa geesi waa taariikh
Guuraysa
Soomaaliyeey, awood qof qura gacanta u gasha dawladnimadeena ha laga ilaalsho.
Wixii laga mutaa waa tanoo kale!
Xataa hadduu reerkiina yahay!!
Wax ku qaata barnaamijyada Ayaanle!
Wuxuu rabaa inuu wacyigiina kor u qaado!
Maxamad Cusmaan Weyrax
Aduunka marki lasoxiro siyasad darteed Dad ama cadaadis lasomarsiyo, markay chance helaan waxbay kabadalan siyasadi asaga laguxiray ama lagu caburiyey, hadiikalena ilmahisi iyo family_kisi ba waxbadala o siyaasadas regimku Dadka ku caburiyey, somaliada wa jugjug meshadii joog, haduu asagu chance helana asaga wax caburinaya sidii asaga losocabueiyey ama family kisiba wax caburinaya, sida kiwanokale abayashood waxii lagu caburinayay bay ayaguna umada kahayaan,
Somali umad fiyoowmaleh, Dhamaaan wawada gacan kudhiigle,😢😢😢
MARIIXAAN HALAGA AARSADO.
Walal mareexaan ma ahayne wuxuu ahaa nin qudhoo awoodii umada soomaaliyeed kaligii gacanta kudhigat kadibna lafa maroodi waa layskujabiyaa adeegsaday dadka ladilayayba qaar mareexaana waa kujireen
Mareexaan ku was dhilo
@@abdirizakabdallah2672 idinkaa laidin wasaa maantay
Siyad Barre was a very violent Man.
Naag bisad ama mukulaal xabistay, baa naarta Ilaahay geeyay. Ka waran bani-Adam qofkii xeray?
Dictator and killer. May he face the court of Allah
Waan ka xumahay in Qof Muslim ah ama Qof bani-aadam ah muddo intaa dheer dulmi lagu xiro laakiinse dadka somaliyeed iyaga ayaa eed sheegta wixii ay geeysteenna ma sheegaan.
Waa la xiraa dabaqoodhi oo idil. Ee irsaaqad u raadso meel kale wariyoow.
Siyaad Barre cidna ma dooran wuxuu ahaa jaajuus u shaqeeya shuuciga Ruushka oo fulay hooskiisa ka baqa ah.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉
Awoowgay hooyo baa ka mid ahaa nimankii Siyaad Barre u xirnaa, xabsiga buu ku dhex dhintay ka dib markii beerka laga garaacay oo uu matagay beerkiisa oo googo’an. So sad, wiilkaan awoowgay ma sheegin magaciisa raggii xirnaa oo ku dhintay xabsiga buu ahaaye waqigaas uu ka warramayo
Awoowgaa maxaad adigu magiica usheegi weyday. Awoowgaa magaciis.
Kawaran Ciidamaddii Caydiid iyo Cali Mahdi ee Misaajidka dhexdiisa gabdhaha kufuulayay. Wallaahi asturku waa Nimco. Siyaad waxaa kafool xun waxii kadanbeeyay.
Allah u naxaristo.
Maxamed khalif dalmar Aun Deris baanu ahayn Xamar
walahi wa cajiib lakiin ila hada cadaalad maheeno 35 sano maxeynu ku qeemeyn karna qalafsanaan tas bal dowladas waxay ahayd malatari hada maxan cadaalad uheli lanahay 🇸🇴💯✍️🏃🏃☝️cadaalad halhelo tas ba nadeqde
Cadaaladii qabiil baa diiday!!!!!
Reer cadaalad raadinaya waa la maqlay laakiin reer cadaalad ku dhaqma ma la arkay yaa u diiday!!!!!!!!
Bardacad waa nin shuciyada keenay Somalia.
Mareexan in Laga aarsado ban maqnaa la, maayo dalka gudahiisa iyo dibada a lagu gubo
Majeerten aarsada ilma adeer yaal 👍👍👍✌️✌️
Neefkan cajalada waxay uga dantay pre anarchism
Wixi dhacay post kacaan meeday
Xasuus baan galaa waanan ilmeeyaa marka aan maqlo 20 jirow!!!!!!
Ehelkaygaa ku jiri jiray
Waxaanan layaabay marka uu cartan yidhaahdo waa noolyihiin markaanu maqalno ayaanu farxi jirnay!!!!!
sorry walaal alle ha u naxariisto intii ku dhimatay cadaalad daro dhamaantood amiin yaa rabbi 🤲🤲🤲😔
@@khalidpuntlander11 aamiin walaal shugran.
@@khalidpuntlander11sorry awoowgay baa
Ku dhex dhintay xabsiga ka dib markii beerka laga garaacay oo heerkii oo googa’an uu matagay
@@hodanshirechannel3418 oo walaal kumuu ahaa awowgaa ? goormaase laxiray? walhy waa naxdin iyo murugo aad uweyn
Waxaa shaki ku jirin in wadankaan dulmi badan ka dhacay uuna weli socado, Wllky ina bardacade aad ayuu mowduuca u taabtay aniguna waxaan ka mid ahay dadkii taliskii afwayne tacadoga u geysatey oo aabe la dilay anagoo 9 qof oo qof qaangaar nagu jirin aabena ahaa ninkii u horeeyay oo tacdi io dulmi xabsigu lagu dilay haddan wllky magaciisa ka dhawaajiyey Cabdullahi Ciise Maxsmed oo ahaa nin aqoonyahan oo madaxa ka ahaa Rugtii Ganacasiga Soomaliya.
Laba aqoonyahàn noolààda
mar walba oo la dhiso dawlad ku dhisan qabyaalad iyo shuuci iyo dimoqraadiyad federaal iyo qawmiyad waxey ku dhamaadaan halaag
War ninkan maxa daba dhigay Mohamed said
Cadidii iyo abdulahi waxay layan ama ay qixiyen 3 million people
Waxu ku sarqamay aabe siyad abihii umada somaliyed
😢😢😢😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😮😮
Maashaaallaah Cartan barcad iyo Duulane isku xaafad baan kusoo korney
Lambar afar, sow maysan degganayn?
1976 laga joojiyey kacaanka la socon waayeen
War waxan waraysi ma aha wa yiqyiqsi, dulmi xawadle wa ka
Allow Suudi Libaax baa la Siiyey oo cunay
Aflow sudi waxaa la siiyeey libaaxyadi madaxtooyada ku dhex xirnaan jiray ,
Culumadda dulamka waxay ku sheegeen sida miraha aad abuureeyso. Yaraan ayuu ku bilowdaa, kadib waa weynaadaa haddii aadan laanta inta ay yar tahay aadan jebin.
Asc ha dhagaysanina ha noolaato dad dhintay buu ka sheekeya sci-fi billable👎🏾
Waa siyaasad fircooni ah ayay aheed Walhi dowladas umada Soomaaliyed waxay u abuurtay tiitiin 91 dii kadib maxa dhacay dad badan oo dhahayo ayaa arkay Lkn dadkas waa maangaab wayo wax walboo dhacay xataa shababkan waxay ahayd natiijadii siyasada fircooni ga ahayd ee dowladas waa İnan ku dadaalno in mardambe Dowlad dictatorship ah ay soo noqoto hadan rabno in mustaqbal ka caruurtena cabsi la’aa noolaadan
#Hadhimato shaqo wanaagsan ayaad u haysaa qolada aad u shaqayso.
Dictator Qashin buu ahaa!
Walee intii jid jiho diidku dhaleen.waxay kawada cabanayaa jaale siyaad. Sida.ina barda cad.ina.sheeq muqtaar.ina muse boqor.kuli waxay ahaayen aaba yaalkood.shariif.sakiinka.iyo.c/dir tobacco oo kale basics.dhuuni qaata yaal.somali in ay wax noqoto iyaka ma ahee bay ahaayeen jaale siyaad in uu dadka iyo wadanka ka qabto wuu ku saxsanaa.
Ayaanlow waxaan dhashay 1969 waxaan iskuulka bilaabay 1976-1988 ka dib 2 sano oo gurmad ayaan galay.1990 waxaan galay imtixaankii galitaanka jaamacada ummadda soomaaliyeed waxaana helay kuliyadii laamaha cilmiga nassibdaro ma bilaabin xaaladihii 1990 joray awgeed marka nin dhashay 1971 siduu ku galay jaamaca?
Isaga 5 ayuu school Ku bilaabay ilaa hoyaddiibaa macalin school aheyd, 12 sano school 2 gurmad inta waa 19, sanad isagoo jamacadda bilaabay wadankan dhibki Ka dhacay. Waa sax tariikhda uu kuu sheegayo.
Wax barasho iyo nolol dadkii soor arkey ayaa maanta ugu daran qabyaalada xageeda naga fadhiista anagu qurbe ayaan anooyar imaadeyr kuna ilmo dhaley wax aan ka fahmayo noloshii wadanka maba jirto
Xilligii aad gurmadka labada sanno ahaa ku maqnayd buu isagu gurmadkii aadin baa laga yaabaa. Aniguba waxaan ka mid ah ardaydii 2-da sanno lagu bilaabay gurmadka, intii aanu labada sannadood ku maqnayn, waxaa jirtay ardayadii qaar ka mid ah oo aanan gurmadka aadin ee Mac-hadkii Sidam ka baxay intii aanu annagu gurmadka ku maqnayn.
Ethiopian kii siyad bare layay miyaa XaQuuq looraadinayaa.?
Mingistu somalidu layay na ma u doodi dontaan?
Horta buug ama dardarankii abihis qorey bu akhrinaya wixi xabsigii 20 jirow ka dhacey ama uu kala kulmey sida dadkii lagu layey somali& ajnabi marka islamka & shurucda adunka qof maxbuus ku ah diintu rabo ha haysto xadgudub kuma sameyn kartid haddii wax dambi ah uu gacanta kula jirey oo marqati lo hayo waa in maxkamad la geeyo oo la xukumo, marka nidamkas shuuciyad aha maxkamd cadalada ma jirin Lakin maxkad waa jirtey ee qaxay ahayd in uu maxkadda badbadada ee ahayd seyladdii shacabka somalida in uu geeyo inta iu sidi nazi cml uu god ka soo saro qof uu xabad madaxa uga dhufto, waa qab anan waxba lagu tilmami karin wana daremaya caqliga ma shaqeyo marka qabiil himiladu tahay
@@asamadhassan1419 Hadii sad dardarsn aabihiin oo jaajuus shaa sodhagaysateen iyo Hadaad diintiinu Gaalada jeclada idin tiriba siyad barana wuudhintay Axmaarana waad is haysan iyagoo Fardarankii abayashodii an jajusita ahayn sodhagaystay.
Aabe Jaajuus ahaa oo loowada jogay wuxu ahaa Muxu Tariikha uu Wori karaa? Mise waxaad modaysan in aad adunka kaligin joogten oo aad hada noga waramsysan wixii hore u dhacay?
@@khadramahdi4116
Waxan maqli jirey hebel ama helayo hadalka u balbalari, mesha wax la isku weydaraanayaa aflagado& caay mesha laguma hayn wax dhacey ba lamis weydinayaa wana muhiim wixi dhacey in wax la iska wareysto wase ka hor iman kara qofku si caqliyeysan oo wixi dhacey ah Lakin ogow markii askartu dadka dhibka ku haysey oo xafadaha la gabagabrynayey qabilo badna badan ba alolosayey iyado dad shacab ah oo anan wax dmabi ah gaysan, marka haddii aad caytanto ama dad aflagadeyso waa iska walida wayahan social media ka socota ee anan caqliga kutaxaluqine walida ay u tahay ayna u badan thy in dad badani u bahan yihin in dhaqatirta ay la kulmaan , ugu dmabeyn siyad barre waa tagey "ayax teg eelna reeb" wixi ay sameyen oo hogan xumo & dadkii & dalkiba ay shalay afgambiyen oo malintas dal jira ahaa mantase anan jirin waa laga shekeynayaa tatikhdu intey jirtey wana dhaxsooyin rasmiya oo anan la duugi karin dad badan oo weli wax yalp badan hadana ay jiran, waxana haboon in loo qato waxbarasho si wax loga barto wixi la soo marey xuman& samanba loguna wano qaato kuwa dmabe haddii ilah hanun la dmaco
@@asamadhassan1419waxaas waa xaqdaro. Xun. SubxanaAllah
@@khadramahdi4116jaajuus yaa. Siyaad bare kursiga ayaa lagu heystey. Maxaa meel kale nogeyne. Sheeko. Dadka itopiya waxaa maxkamad so saari waayey. Iyo. Soomaalida xirneyda.
Ayaanle cuqdad qabe walee iima dhuumatid barnaamijkaaga waxuu salka kuhayaa cayda alaha unaxariistee siyaad bare iyo farmaajo nin yahaw xasan jileeciisa dawlad aan waxba ka aqoon duliyaw
Ma been baa warkani ?
Siyaad bare. Wax uu ahaa. Madaxweyna waan in laga sheekeyaa. Taariikh. Qabiil yukuqaadin. Haddi uu. Siyaad bare fiicanaa waxuu dorasho. U samayna waayeen. Xaqdaro badan. Allah waa xisaabin doonaa.
Ayaanle’s intention to these topics is to create hatefulness among somalis. It only targets siyaad bares’ government. We never hard him talk about what happened in 1991. Please choose topics that can bring people closer to each other. Patience and forgiveness never comes if bad memories are mentioned among people daily.
Ayaanle wuu ku Mahadsanyahay inuu noo soo gudbiyaa wixii dagaalka sokeeye keenay la soo faqo oo danbiiluhu qirto kii dambiga laga galayna cafiyo, waana xalka aan ku daawoobikarno. Weli qofna maxkamad looma taagin danbiyadii dhacay, hadana qofna looma daba joogo. Waana in buugaag badan laga qoraa.
Ayaanle wuu ku Mahadsanyahay inuu noo soo gudbiyaa wixii dagaalka sokeeye keenay la soo faqo oo danbiiluhu qirto kii dambiga laga galayna cafiyo, waana xalka aan ku daawoobikarno. Weli qofna maxkamad looma taagin danbiyadii dhacay, hadana qofna looma daba joogo. Waana in buugaag badan laga qoraa.
The reason we had civil war it’s exactly what this guy is talking about,imagine your father been detained for 16 years just because his opinion, come on dictators always bad, read their history they ended up in a foreign country toilet just like afweyne.
Only Allah swt know his intention, He and his host said clearly that what happen to the victims and their families is responsibility of barre, not his children nor his tribe. Why would you think such a great interview could create hatred. I think this awareness for the time being since our governments still practice such injustice that criminalizing innocent individuals. Hope we should adopt better justice system.
Wixii jiray waaga walasoo bandhigayaa
Afweyne ahlunaar weeyaan
Alle. Naarta. Waa. Cabsi cabsi. Lakin wax badan waa loheystaa maalinta. Qiyaamaha.
Ogaada in ay somalida ku badan yihiin saqajaanimada ah in wax la basaaso waayo
Dadka ixsaanka sameeya in markiiba la bedelo kuwa kale ee askarta ah baa sheegaya!!!!!!
Sax
asc ilmahiisu ayaanloow waxaa ka qeyb qaatey gummaadka&caburinta shacabka gaar ahaan xasuuqii jazira 1989-kii maslax maxamed siyaad !!!