Deg deg - Wareysi #2/4 Xogti ugu horeeyay ciidanki loo qaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

КОМЕНТАРІ • 3,5 тис.

  • @mubarakibrahim5006
    @mubarakibrahim5006 8 місяців тому +70

    Kuwan somalida ee meesha english kusoo qoraya ma somalinimadii ayay left ka qaateen 😂

    • @jimcaalecabdi1714
      @jimcaalecabdi1714 8 місяців тому +2

      😂😂😂

    • @hhoyohooyo4026
      @hhoyohooyo4026 8 місяців тому +6

      Waa iga qoslisay engilishka ayay wax kale moodeen

    • @mubarakibrahim5006
      @mubarakibrahim5006 8 місяців тому +1

      @@hhoyohooyo4026 wa wax aan layabay wllhi wxay uga jeedan sidii muuqaalku mid english kuhadlya yahy

    • @naciimoshardi5818
      @naciimoshardi5818 8 місяців тому +1

      😂😂

    • @moflaad_oficail
      @moflaad_oficail 8 місяців тому +3

      Ayaga mhn ee waa Google translate 😅😅😅😅😅

  • @saiddubed
    @saiddubed 8 місяців тому +250

    Ninkan hala ilaaliyo noloshiisu somali oo dhan buu muhiim u yahay

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 8 місяців тому +18

    Wuxuuna Sheegin in Ay Jiraan Team Loo Tobabaray " Suuqyo Gubida "
    Hooy ogaada In Suuqyada Inta Hadhayna Halis ku jirto❤

    • @user-si5dt9pv4y
      @user-si5dt9pv4y 8 місяців тому

      war wa beenti

    • @daawade2386
      @daawade2386 8 місяців тому

      Arintii suuqyada ayaa amrkiiba igu soodhacday anigaba

    • @user-or9sw9pq6z
      @user-or9sw9pq6z 8 місяців тому

      Taas waligeed beey jirtay cidaan wey ka horeyeeen

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 8 місяців тому +285

    Dadka suuqyada guba wa dad laso taba baray oo laso diray wa in labara suuqyadana camero badan lagu xira illalo fican lo sameeya😢😢

    • @saadaliabdi8559
      @saadaliabdi8559 8 місяців тому +12

      Exactly dadkaas Suuqyada gubanaya kolay way ku jireen

    • @hanisaciid9655
      @hanisaciid9655 8 місяців тому +18

      Wlle beeen maaha soomalia wax kasta oo ka dhaca waa mashruuc lagu soo heshiiyey hadiiba maanta noola sheegyo in dekado inaaan burburino baaa noola tababaray wax kasta oo dhacya waa mashruuc rag kusoo heshiiyey lkn rabigeen meeshii noogula heshiinayey wuu joogay

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 8 місяців тому

      ​@@hanisaciid9655
      Sheekadii bayle ee ahayd soomaaliya waa mashruuc oo toos ah weeye.
      Lakin waxan la yaabanay dadka awalba asalkooda wadamada kale naga soo martiyay oo aan dalka waxba u oolayn la garaye ragga farmaajo oo kale ah maxaa ku kalifi kara arinkan ma faro ayaa laga hayay ayagana oo video ayaa laga duubtay 😊

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 8 місяців тому +15

      Suuqa waheen. Waqtigi. Farmajo la gubay😢😢😢.

    • @ahmedquraish932
      @ahmedquraish932 8 місяців тому +3

      Al xaqiiqa Aqliga Allaha kusiyadiyo fakir qurux badan

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 8 місяців тому +169

    you are a great man and hero and thank you for your hard working

    • @lionacademy8211
      @lionacademy8211 8 місяців тому +4

      Kkkkk which kind of hardworking are u talking about

    • @AO00720
      @AO00720 8 місяців тому

      ​@lionacademy8211 exposing the evil and wicked conspiracies of the demonic fahad and his kaligood waddani kaligood muslim kaligood aqoonyahan goons

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 8 місяців тому

      submission of classified information and confidential information what i am talking about only can be understood by educated person who have the ability of critical think not by shallow minded person @@lionacademy8211

    • @haajibaaba824
      @haajibaaba824 8 місяців тому +1

      @@Hashipodcast😂hada ninka maxa kucayday brda

    • @user-qd4zt1vc9f
      @user-qd4zt1vc9f 8 місяців тому +6

      ​@@haajibaaba824 some people are just uneducated and ignorant they get a kick out of disrespecting people for no reason.

  • @Luckii3y21j
    @Luckii3y21j 8 місяців тому +43

    They plans,And Allah plans, Allah is best of planners Alhamdulilah

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo 8 місяців тому +4

      I knew Farmaajo was evil munafiq from the start

    • @Luckii3y21j
      @Luckii3y21j 8 місяців тому +1

      The first time the farmaajo won the president of Somalia 🇸🇴 I was happy because I think he is the best president in Somalia and we even cried with joy. but our sincere heart and sincere support made him fail in his cruel plans that he wants to deceive his somali people who supporter him always and think he is an honest president betrayed is natural this is africa 🌍 💔 😢

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo 8 місяців тому +1

      @@Luckii3y21j Siad Barre was his idol. Anyone who read his thesis would know that he wanted to copy siad barre's model, and become dictator just like him. Farmajo and his army wanted to eliminate atleast 2milliom somalis so he can reign supreme. But thanks to Allah he failed. Plus he waa a closet tribalist at heart. Dont be deceieved.

    • @ShucaybAhmed-i5b
      @ShucaybAhmed-i5b 8 місяців тому

      ❤❤ mansh allah

    • @abdullahisaynuuni
      @abdullahisaynuuni 8 місяців тому

      Jadwalka ilaahay ayaa ka wayn wax walba

  • @AhmedOmar-no1ci
    @AhmedOmar-no1ci 8 місяців тому +12

    Ninkani Hal beena kuma hadlin Hadalkiisa dhan Taariikh iyo caddeymo ayu wataa. Team ciillan dalkaan waa uga dhammaatay khiyaanadoodiina Allah baa fashiliyey, Alx Nabar iyo naxdin waa na dhaafeen soona laaban mayan Insha Allah.

  • @Bariise.designer
    @Bariise.designer 8 місяців тому +115

    Ilaah ayaa marqaati ka ah anigana goobjooge ayaa ahaa diyaarada 3aad ayaan ahaa waxaa cadeynaya dhamaan Intuu sheegay inee saxyihiin waxyaabo badan ayaa dhiman wareysiyada kale inee ku jiraan macquul ah

    • @dhagaxjirecompany2605
      @dhagaxjirecompany2605 8 місяців тому +11

      Ma ilaahaybaa kugu og inaad goobjoog ahayd oo arintani run tahay. Cid goobjooge ah noo markhaati furta waanu u baahanahy

    • @ahmeddahir6224
      @ahmeddahir6224 8 місяців тому +11

      Walaal Waan ku baahanahy Ee la xiriir adigane wariye sare Hanoolaato Allah xafidee❤❤

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 8 місяців тому +9

      Ciidadaan errteria laga keeney hada waa in laga dhaqaa balaayadaas lagu soo qufey jiida hore ee dagaalka al shabaab waa ine lagu shubaa kuwa eelaayda ah iyo jareerta calooshi u shaqeeyte yaasha lagu soo tarbiyreyey wa in labaa,bi,IYAA INTA gooru goor tahay waba halaag iyo tegtetranimou faramaajo ilaahaa ma dhaafiyey dib danbe uma soo noqonayo insha Alaah dadkaan siyaad bare oo ka awood nadnaa ayeey ka saareen vilada waa soomaali waana qabiilo i maleeyn maayo in uu qofkii isku daya in uu awood u sheegto ama jajuubo uu ku guuleysan doono aduunyaduna maanta kaligii talis ma ogola waaba nin xanuunsanaa oo qiyaali ku noolaa

    • @riderm8303
      @riderm8303 8 місяців тому +5

      Ado ilahay ka baqaayo oo qof muslim ah aaminsan maalinta aaqiro warkaan run miyaa dad walaalahda soomaliyeed nahay

    • @Ayaan-9900
      @Ayaan-9900 8 місяців тому +1

      Oh so sorry 🙏 😮

  • @asadcade7762
    @asadcade7762 8 місяців тому +35

    Wow, this man is really educated man and i really liked the way he explains what really happened ❤❤❤

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 8 місяців тому +170

    Wiilkaan Wa ASAD Somali leedahay hala ilaaliyo Somali ahaa. Dowlada dhexe hala wareegto wiilkaan Waa Talo❤❤

    • @yussufduale4142
      @yussufduale4142 8 місяців тому +6

      Asc. Waa sax. Soomaaliya waxay ka hormari laadahay waxaa waaye siyaasantii Soomaaliya. Gudigaghood dhan waxaay mudan yihiin ciqaab

    • @farhandahiragalweyn4221
      @farhandahiragalweyn4221 8 місяців тому +6

      Wilkan hakis ayuu kujiraaa wala dilaa aduu wadanka kabaxsan

    • @dala7944
      @dala7944 8 місяців тому +4

      Been low maxaa lagadilayaaa

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 8 місяців тому

      ​@@farhandahiragalweyn4221 Allaah ilaaliya.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 8 місяців тому +6

      Asset not Asad. Waa halyeey geesi ah. Hadii maanta la dilo xataa waa mujaahid shahiiday balse Allaha noo badbaadiyo oo ka dhigo mid diintiisa, dadkiisa iyo dalkiisa u adeego oo aan wuxuu sheegayo sameenin.

  • @kingholac11
    @kingholac11 8 місяців тому +73

    Waxaan ka helay qaaabka dagnaanta iyo codkarnimada leh ee u wax nogu shegay kaptanka thnku wll waxan rijena cilmigi aad baratay inaad ku cawiso dalkaga adigoon ku dili donin 2malyan oo shacab somali ah idinka ilahey 🙏

    • @xuseenkhalif4450
      @xuseenkhalif4450 8 місяців тому

      J

    • @farhia2984
      @farhia2984 8 місяців тому +1

      Kan isagaaba dayacan dal muxuu u qaban karaa afkiisaaba shaqo uga baahan ee ha iska hagaajiyo Faramaajo sidaa waxba uga jari meysaane Allaah u noqda danbigana daaya

    • @anaisdesjardins3282
      @anaisdesjardins3282 8 місяців тому +2

      ​@@farhia2984i dont think so , killing people to have a country it's wrong but people really need education instead of wasting their time humiliating people and tribes.

    • @MuscabBashir-tl3qv
      @MuscabBashir-tl3qv 8 місяців тому

      SI AAD FIKIRKA UBEENISO QOFKA MAAAHA INAAD KAHADASHO QAABKISA IYO QABIILKISA EE WAXAAD OGATAA INAD QOFKA BEENTA SHEEGAYA INOO SAN HADALKA WADI KARIN HADALKA MUDO BADAN ASOO MEEL KA AQRIN OGO QABIIL MAAAHA MEESHA FIKIR LA IMOW

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 8 місяців тому

      Dadka waa inaad ceesaan shaqsiyan ninkaan inuu noolyahay ayaa mahadleh dhimashuu ku dhawaaday ceydana waa shaqadiina horuu noogu sheegay sarkaalka ceebtiina waa soo baxday adkeeso

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 8 місяців тому +22

    Subxana Allah Yaa Rabi adigaa naga qabtay masiibada ey soomaali lamaa ganaa yeen

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 8 місяців тому +54

    Ayaanle wll waan ku salaamay haka daalin
    Xilligaa adigaan ku sugayee

  • @asmacabdi7102
    @asmacabdi7102 8 місяців тому +17

    Dawlada soomaaliya hada ma iyadaa suuqyadii gubtay.
    Aar maxkamad halakeeno farmaanjo

  • @zohouromar7667
    @zohouromar7667 8 місяців тому +21

    Ilaahayba somali u maqan suuqyadan somalida ee wayadan danbe gubanyay malaha qorshasa daba socden si daqaalaha somalid loo baabiiyo😢

    • @SalmaMohamed-uy3md
      @SalmaMohamed-uy3md 8 місяців тому +2

      isku fikiraa nahay😢

    • @apaazmoh3389
      @apaazmoh3389 8 місяців тому +1

      Oo tasi way iska cadee ma dadkan damcay dakada ayaa suuq udaahaaya

    • @Faadumo455
      @Faadumo455 8 місяців тому

      Haa been maha

    • @inacarab2353
      @inacarab2353 7 місяців тому

      Wlhi fikirkaas wu iguso dhacay

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 8 місяців тому +22

    War wuxu dowlad maaheyne, ciyaal suuq bey ahaayeen, rabigii nadhaafiyey baa mahad iska leh.

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 8 місяців тому +24

    QARIXII ZOOBE TOLOW MALA SOO MALEEGEY😢😢😢😢😢😢😢

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 8 місяців тому +1

      What you 🤔

    • @BilanOsman-bx9qv
      @BilanOsman-bx9qv 8 місяців тому

      Why not!

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 8 місяців тому +3

      Shaki maa kaaga jiro?

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 8 місяців тому +4

      Hawiyaa lagu kala yareenaayay si maatidooda iyo maalkooda loo baabiiyo😢

    • @engxidigyusufali9879
      @engxidigyusufali9879 8 місяців тому +1

      Waa lasoo maleegay. Sawirka farmaajo markuu garoonka koobis joogay oo uu dabaaldagayay ma arag miyaa meesha dadka kale ey murugeysnaayeen. Waxaana dadka laga mashquulinayay dhiibidiu qalbi dhagax

  • @ilyasabdullahimohamed8170
    @ilyasabdullahimohamed8170 8 місяців тому +8

    Wlhi ninkaaan warkiisa lama wada beenikaro absolutely 💯

    • @nimcoahmed9991
      @nimcoahmed9991 8 місяців тому

      Wllhi wan aaminaya oo wiil aanu jaar aheyn ayaa ku jiray oo waxyabo uu no shegy ayuu ninkana shegaya😢😢😢😢😢

  • @fatuuhussein5233
    @fatuuhussein5233 8 місяців тому +18

    Alle subxana wa tacala haka qabto wixii somali dhib kuwada aamiin

  • @user-gr5oi3ow8l
    @user-gr5oi3ow8l 8 місяців тому +17

    Subxaanahal kulahaa fikirkani wuu soonaqayaa waana la arkaa alle wixii balaayo wada iyaga kuceli😢

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw 8 місяців тому +40

    Barnaamijkaan muhiim ayuu ahaa in la qaado sababtoo ah Cadaawad dad ku aadan oo laga hortagay weeye.thanks Ayaanle.

  • @mohamedhussein2568
    @mohamedhussein2568 8 місяців тому +58

    Very interesting interview I can’t wait third part. Thanks hanoolaato ayanle

    • @bashiiromar
      @bashiiromar 8 місяців тому +3

      Maan gaab ayaa tahay hataa makuugu soo dhici weeysay in ninkaan wariyaha ah uu kashifaayo sirtii ciidanka xooga dalka oo laga ilaalinaayey wadama dariska ah ee diidan nabada somalia in aay ogaadan

    • @hanaddada74
      @hanaddada74 8 місяців тому

      War dadkan bro marabaan nabad waxey jecel yihiin in la adomesto ee weligood emiraat hosfadhiyaan

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 8 місяців тому +1

      Subxana allah Alxamdulilah ya Allah
      Shaydaamadi in aad gacantooda ka bixisay
      Wadankeena

  • @amaadin12
    @amaadin12 8 місяців тому +70

    maashaa allah runtii waa hadalyahan iyo sheekeeye askarigaan, xaqiiqooyin iyo macluumaad badan iyo noo sheegey, Alla mahadleh na dhaafiyey shaarbo weyne iyo caloolweyne, iyo guulwadayashii maskax faluuqa qabay,,,

  • @mustafequdciye6490
    @mustafequdciye6490 8 місяців тому +8

    *Subhanallah 🤦*
    *Waraysigan Markii Aan Daawaday Hlkii Aan Ku Yaabay Ayaan Wali Fadhiyaaa🫣🫣*

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 8 місяців тому +36

    Reer Xamar waxey ku maahmaahan nin sigtay ma noola. Hadal waa intaaas waxaan dhihi lahaa Alhamdulilaah guuleyso Hanoolaato ❤❤❤❤

  • @AbdisalanHassen-bn2lx
    @AbdisalanHassen-bn2lx 8 місяців тому +19

    Good information

  • @faisalhusseinibrahim495
    @faisalhusseinibrahim495 8 місяців тому +2

    Farmaajo qofkii inuu caayo rabo Ayaanle Ha noolaato ha u tago oo ha yiraahdo wareysi iga qaad.

  • @bulshawih1808
    @bulshawih1808 8 місяців тому +37

    Ayaanlow waan ku zalamay zhp barnaamijyada aad so daysoH aad ban ugu xirnahay hadana warysigan ama barnamijkan Aaad baan ula yaabay wlhi waan Arin ka taxadr keda lleh hana ka dalin wll warsiyada farmajona ilahu baa umada ka qabatay Alxmdulillah😢

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 8 місяців тому +2

      XAARMAAJO IYO FAHAD CALOOLEY MAXKAMAD IN LA KEENO WAAYE NIN KAANA IN LA ILAALIYO

    • @safiyaali8236
      @safiyaali8236 8 місяців тому

      Kuwa hada jooga iyo kuwii hore waa isku mid sababtoo ah wali eletriya ayaa caruur loo diraya fikirka iyo ficilka la barayana waa kaas wiilku ka sheekeynayo.

    • @asmahad1276
      @asmahad1276 8 місяців тому

      Wariyaha sidaani professional ma ahan ma aamni karno hal dhinac wareysi ah askarta waa joogaan qofka askartii ka tagey la wareysanaayo sida warkaani laguma aamini marno 😊

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 8 місяців тому +1

      Wuxuu sheegay waxaan ku rumaystay wuxuu yidhi waxaa nala Bari jiray inaan afka dhagax uga garaacno ama adinkiisa dhagax ku soo dayno goojacade ka mid bay ahaayee askartii waxaa lasoo baray waayo ficilkaasoo kale bay ku samaynayeen maxaabiista ay qabtaan

    • @safiyofarah-gs9qx
      @safiyofarah-gs9qx 8 місяців тому

      NINKAAN ASAGAABA WAX LA ISKA ILAASHO AH​@@user-de6lm4wn9c

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 8 місяців тому +34

    Kuwaaba hada u olo oleynaya soo noqoshadooda allaha awoode leh garabkooda ma galo cuqubo allaha ku rido allana nooma soo celiyo wax ka qeyr badan allaha noo keeno aamiin

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 8 місяців тому +3

      XAARMAAJO IYO FAHAD CALOOLEY MA AYAGAA MUQDISHO IMAAN KARA ? WEE OG YIHIIN DHIBKA EE GEYSTEEN MAALINTII LAGA GUULEYSTE EE HORE KA BAXEEN

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 8 місяців тому

      🤲🤲🤲🤲

    • @dahirali6422
      @dahirali6422 8 місяців тому

      Waxaan alkulaustaha maad run mooday

  • @Abdulkadir-Daud
    @Abdulkadir-Daud 8 місяців тому +12

    Wareysigaan markaan dhameeyey, meeshii aan ku yaabay ayaan fadhiyaa. 😟

  • @Abdullahiomar-cu8wn
    @Abdullahiomar-cu8wn 8 місяців тому +9

    Eeyga illaaheey raxmaanka ah BAA umadaan ka qabtay subxaana LLAAH

  • @kaafiyare5693
    @kaafiyare5693 8 місяців тому +48

    Wiilku maskax badnaa 2019/11/12 buu dhahay wuxuu kaloo sii raaciyay maalin TALAADO AH waana sax waa maalin talaado

    • @nuursaid3444
      @nuursaid3444 8 місяців тому

      Waxay u egtahyin uu run sheegayo

    • @tiyaamoofficial
      @tiyaamoofficial 8 місяців тому +3

      Intaas Marku ku shegayo Waa Wax wraaqad Ugu qoran Saad Uso Hubisay Buu inta uusan Camerada so Hor Fariisan Uso hubiyeye Tarikh Walba Waraqad Hoos Taal Bu ka Akhrinaya Caqli Ku dar Lph

    • @adamabdi8369
      @adamabdi8369 8 місяців тому

      Waa xaqiiq qofna mawada xasuusan karo lkn waa wax lasoo habeeyay oo qoran lagana soo shaqeeyay

    • @abdihafidali9669
      @abdihafidali9669 8 місяців тому +6

      Sheekadu ka sheekeynayo ma noqon karto mid la soondiyaariyaya ,sababto ah sheekadiisa waa normal Mar ba u meel ka soo qabanayo oo isku dhex qasan ,sheeko la qoray si toos ah ayeey u socon laheed.

    • @mo9204
      @mo9204 8 місяців тому

      Go aan Hàgu gaarin

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 8 місяців тому +6

    ❤wiilkan waa geesi umadeed iyo qaran ilahay haxdiyo ❤❤

    • @vp-fv1eo
      @vp-fv1eo 8 місяців тому +1

      He is brave. Perhaps risking his life to tell the truth. A national hero.

    • @Faadumo455
      @Faadumo455 8 місяців тому +1

      Wa geesi lkn inay dilayan shaki miya kaga jira ilahy haka badbadiyo

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 8 місяців тому

      ​@@Faadumo455cidna wax ka qaadi mayso halmar uun buu dhiman

  • @abdiwallidorre5718
    @abdiwallidorre5718 8 місяців тому +14

    Sir culus waaw caadi maha wareysigan ilaha ka badbaashay M H Rooble illahey noo soo diray

  • @user-wu4mq2ml5s
    @user-wu4mq2ml5s 8 місяців тому +82

    Ilah Aya nadhafiye nabar iyo naxdin

  • @shardiofficial
    @shardiofficial 8 місяців тому +2

    20 qaniis inii qaniis loosoo tababa baro qaniisnimo waxa heerkaasi naga gaarsiiyey wadaniyada mariixaanka lkn majeertaka ma ahan dad wax qariyah

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 8 місяців тому +52

    Barnaamijkaa u dhafray caawa😢 alx finally mahadsanid wall ayaanle🎉

    • @abdihasanwaes349
      @abdihasanwaes349 8 місяців тому +3

      Alla wax naga laakiin ninkan nin run sheegaya ayuu u egyaha

    • @Ayaan-9900
      @Ayaan-9900 8 місяців тому +5

      @@abdihasanwaes349 haa wall sidaa weyeh farmaajo dictator buu ahaa

    • @abdisalammohamednoor5279
      @abdisalammohamednoor5279 8 місяців тому

      Ma beentaas aya hada run Moodey.

    • @Ayaan-9900
      @Ayaan-9900 8 місяців тому

      @@abdihasanwaes349 shaqadaada maaaha waxan mooday mana kuu taal adiga

    • @hamadageedi7847
      @hamadageedi7847 8 місяців тому +1

      ​@@abdihasanwaes349neef waaba tahaye yaa ka tahaye

  • @kaadsiinochannel2239
    @kaadsiinochannel2239 8 місяців тому +38

    Sheekada yarkaan waxaanan ku beenineyn
    Yar kle oo team erateria lagu soo taba baray oo iiga sheekeeyey waxyaabo badan bey ka mideysnaayeen , waxa uu yarkaas ii sheegay in ay jireen dad loo diyaariyey in ay isku qarxiyaan xerada Xalane , si ajaanibta meesha joogtaa ugu kla yaacaan.

    • @acaqambi1250
      @acaqambi1250 8 місяців тому +2

      Fikirkaasi waa mid saxan

    • @ABDIRAHMAN_1
      @ABDIRAHMAN_1 8 місяців тому +4

      Ani ahaan wax khalad ah uma arko

    • @Omarrashid-m1d
      @Omarrashid-m1d 8 місяців тому

      Khaladad wey jiraan se shisheeye nacayb ayan ku racay

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 місяців тому +2

      Wa khalad inu qof naftisa pome ku xero

    • @hanisaciid9655
      @hanisaciid9655 8 місяців тому +2

      Xalane kuwa joogo inay naga guuraaan Dan baaaa noohu jirto lkn sideee qof dhan looga dhaadhicinaaa is qarxi wllahi waa yaaab waxaan run waaa u egyihiin lkn caqliga waa ka hor imaaanayaan

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 8 місяців тому +5

    Waad noo yara sheekaysuun waar waxani sir maaha wax academic ah garan maysid adeer 2kun oo commenti qoray oo rumaystay waxay cadaynaysaa in waxwalba la inagu shuban karo

    • @muhanyare3497
      @muhanyare3497 5 місяців тому

      Hadda cilmi nafsiga taqano qaabka loola,dhaqmayo oo uu shegay wa fahme. Ijay,sax,yihin tan kale wan ogen inuu cidan eleteriya la geyay jiro lakin sidan shan in looola dhaqmayo ma ogen wixi naga maqna buu no shegay. Wll alle ka baq oo umadda benta kada

  • @ariirowchanel8818
    @ariirowchanel8818 8 місяців тому +32

    Waraysigii Qarniga 😮😮😮 Part 3/4 ??

    • @duruscilmi
      @duruscilmi 8 місяців тому

      Inay been tahay iyo in kale maxaa caday naya?

    • @TrentGamingYt
      @TrentGamingYt 8 місяців тому +4

      @@duruscilmi waxa cadeyn u ah wixii dhacay sida suuqyadii gubtay iyo rabshadaha dagaalada dhacay

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 8 місяців тому

      @@duruscilmiwey muqata in ey run thy dhagaha furo wll

    • @ariirowchanel8818
      @ariirowchanel8818 8 місяців тому

      ​@@duruscilmi Xogta iyo Xaalada dalka way is shubahaan. Hadey Runtahy waa Xogtii qarniga, Hadey beentaheyne waa kadaroo dibi dhal!! ?

  • @a.mofficialchannel1888
    @a.mofficialchannel1888 8 місяців тому +85

    This is the interview of the century indeed.
    Thnk u ayaanle for this wonderful and informative interview.🎉

    • @bashiiromar
      @bashiiromar 8 місяців тому +1

      Maan gaab ayaa tahay hataa makuugu soo dhici weeysay in ninkaan wariyaha ah uu kashifaayo sirtii ciidanka xooga dalka oo laga ilaalinaayey wadama dariska ah ee diidan nabada somalia in aay ogaadan

    • @shamkehade5972
      @shamkehade5972 8 місяців тому +1

      War. Been bu faafinaya e ka digtonada

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 8 місяців тому

      Waaba askari aan haba yaraatee wax qibrad leheen oowadan kale inuu kusoo taba barto ugu yaraan waxyaabaha ugu muhiimsan eeciidan looga baahan yahay marka qofkii caqli lahoow isweydii adiguba askariga maxaa ogeysiiyey sirta wadanka am sirta ciidanka asgabaa hada wax la bari hayaayee madax weyni farmaajose ma askarta ayuu ugu qudbeeyey arinkani waaba doqon nimadii oo qof ah yaab

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 8 місяців тому +1

      ​@bashiiromar ADA KA XUN OO QOWMULUUD DIFACAAYO KUFAAR FIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOY XABIBUL QANISIIN AND XABIBUL MAJNUUN AND FAHADO YASIIN DUMAR DIILE ADIGENEH QOWMULUUD KALE TAHAY WA IDIN FUGEYNA SAN U BURSANEY KUFAAR AFWEYNE AND KUFAAR FIRGAAJO CML KU WASEENA DHILO RER BAHANE AH WADANI KACAAN IYO DHEEL DHEBEEY WA IDINKU FAHANE WAXKALE LA IMADAA RET BAHANE

    • @AbsirisaaqSalah
      @AbsirisaaqSalah 8 місяців тому

      ​@@bashiiromarus waryaa

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 7 місяців тому +1

    Subxannallah ciqaabi iyo tacadi uma yarayn dhalinyaradaas dawladii Farmaajo ilahay baa kaqabtay umada

  • @user-jh9ml9kf7u
    @user-jh9ml9kf7u 8 місяців тому +58

    Somaaliyey libaax yadiina hadilina si aysan idin cunin eyaha
    Xikamada waxaa yiri geesi masaariya ❤❤❤

    • @kabtankaxaafada6821
      @kabtankaxaafada6821 8 місяців тому +5

      Maxamed mursi😊

    • @Jestawi
      @Jestawi 8 місяців тому +1

      Zxp adiga yaa kula ah geesi nin wadan kiisa dowlado shisheeyo ka gaday iyo Nin raba inoo kadiifo dalkiisa dugaagan soo weeraraya

    • @hindahassan4851
      @hindahassan4851 8 місяців тому

      O mgvmbmltp❤jĵ0lklĺ04😮😢8​@@Jestawi

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 8 місяців тому +1

      Waa hadal xikmad leh. Soomaali wax kasto waa lagu sameeyay laakiin xagga Rabbi ayay ka nool yihiin. Allaha diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi. Xasbunallaahu wanicmal wakiil.

    • @Habiba6428-Ali
      @Habiba6428-Ali 8 місяців тому

      Madaxweynihii ay dadkiisa doorteen si xornimo ah.
      Allaah ha u Naxariisto Muhamme
      Mursi

  • @maxamedyaasin2867
    @maxamedyaasin2867 8 місяців тому +12

    Waxan kamid aha ciidanki ugu horeeyey ee erataria lagu so tababaray waa dhab in aad uqalafsana tabbarkeenu aadna u heer sareeyey lkn aragtiyo siyaasi oo been ah ayaa barnamijka ka buuxa

    • @mohamedmiidoh5736
      @mohamedmiidoh5736 8 місяців тому

      saxiib wax kala caddeee waxan ma been baa mise waa run????

    • @engxidigyusufali9879
      @engxidigyusufali9879 8 місяців тому +3

      Nin iska hadlay ayaad tahay. Dadkii kayim oon aragnay nala dhashy ama daris nala ah. Siduu uga hadlayo waa sax ayey isku raaceen

    • @90films69
      @90films69 8 місяців тому +3

      Waxaa lagayaaba inuu isgu sarkaalinimo loo tababarayayya oo wax walba loo sheegay lkn adiga afenteri aad ahayd oo wax walba lagaa qariyay marka laga reebo tababarka uuun😢

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw 8 місяців тому +13

    Dhamaan dadka dhan waxaan ka codsanayaa inaan habaarno qof kaste oo qayaana wadankeena, diintena iyo qiyamkeene.
    Qofkaste oo baabi i naaya umada soomaliyed diinteeda, jiritaankeeda iyo akhlakhdeeda Ilahay waxaan ooga baryayaa inuu tiro adimada codkanah ku dhajiyo siduu mardambe noo dhibin aamin yaa Allah🙌🏽🙌🏽

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 8 місяців тому +7

    Hhhhh jareerta iyo eelayda waa sababata ay farmaajo ugu oynayan ila hada farmaaja madax. U ah

  • @Adaawe100
    @Adaawe100 8 місяців тому +32

    Subxanallah majnuunka Alle baa nadhaafiyey 🤲

    • @abdirahmanmohamed691
      @abdirahmanmohamed691 8 місяців тому

      Haduu soolaabto kawaran

    • @MM-qm7iw
      @MM-qm7iw 8 місяців тому

      Ma soo laabaanayo waa la xirayaa mujrimkaas

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 8 місяців тому

      @@abdirahmanmohamed691danbiilo masoo labto allene noma soo celiyo narta jahanama ne allah haku fogeyo

  • @ibrahimmoalin1773
    @ibrahimmoalin1773 8 місяців тому +3

    Runtii ninkan maskaxdiisa wey fadhidaa ❤

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 8 місяців тому +68

    Supxanalah 😢waar way adkaatay sheekadu allah ayaa naga badbadiyy garacii farmaajo 😢

    • @yasminosman9174
      @yasminosman9174 8 місяців тому +3

      Ha rumaysan qofkastoo hadal iska soo duubo. Hana ku xadgudbin qof waxa laga sheegaayo aan cadeeyn loo heeynin.

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 8 місяців тому

      @@yasminosman9174naa ma farmajaa aqoon kgu dhimanthy alle narta jahanama haku fogeeyee

    • @mascudgacal6227
      @mascudgacal6227 8 місяців тому +5

      ​@@yasminosman9174 yar kamida ciidankaan eleteria loo qaday ayaa iiga sheekeyay wllhi wxaan waa run

    • @YassinAbdullahi
      @YassinAbdullahi 8 місяців тому

      @@yasminosman9174soomaalida waa doqomo. Ninkaani wuxuu Farmaajo u caayey hadal uu sheegay nin uusan aqoonin oo aan cadeyn heynin. Doqon weligiis ma liibaano.

    • @I.F.J
      @I.F.J 8 місяців тому +1

      Xaqiiqadu sideedaba wax la qarin karo maaha shp, mida kale madax weynaha hada jooga rikaato in lagu haysto weyba caday rikatadaas waxay rabto ha noqotee

  • @Ina-Suldan
    @Ina-Suldan 8 місяців тому +18

    Asc Ayaanle. Walal yarkan amnigisa ya kafara qaaday
    Wayo howlo waaweyn ayu kahadlay

    • @inahooyoqaali4119
      @inahooyoqaali4119 8 місяців тому +1

      Maalinkiisa dhaafimaayo wll

    • @AliAli-uh5bu
      @AliAli-uh5bu 8 місяців тому +1

      Wiilkan amnigiisa halis buu gali doonaa, dawladda waa in ay ilaalisa

    • @safiyofarah-gs9qx
      @safiyofarah-gs9qx 8 місяців тому

      ​@@AliAli-uh5buAMEY AYADU DISHAA WAAYO DAWLAD OO DHAMBA WAA ISKU MID SIR INLA FAAFIYO MA RABAAN

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 8 місяців тому

      Alle weyne ❤

    • @guuleeddiini4589
      @guuleeddiini4589 8 місяців тому

      Ciidamada Ayaanle ayaa ilaalin doone haka wal-walina

  • @abdikarimfarah3580
    @abdikarimfarah3580 8 місяців тому +6

    Taariikhdaas run buu ka sheegay ah talaado, 12/11/2019. Oo waa sax in taariikhdu is waafaqsan tahay😮

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 8 місяців тому +11

    Alxamdulilaahi ilaahow waxaa kaga Mahadcelinayna in aad Soomaaliya ka qabatay Farmaajo iyo Koodiisa hana nagu soo cwlin eebbow.

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 8 місяців тому +1

      ma asagaa muqdisho iyo meel u dhow imaan kara

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 8 місяців тому +21

    Dhagahoda ha ku maqlana umada somaliyed iyo dadka muslimka ah --qabilada qaaar dalkaan in mardanbe an lo dhibi donin--☠️

    • @ibruumoha2061
      @ibruumoha2061 8 місяців тому +4

      Qabiil maa qalad galo marka qof baa qalad galee

    • @abdiharman7451
      @abdiharman7451 8 місяців тому

      DADKA GACMAHOODA AYEY QOFKAY RABAAN KU DOORANAYAA HADDII QOF IYO COD LADHAHO. WAXAA XAQIIQ AH HADDI HADDA SANDUUQ LOO DHIGO DADKA SOOMAALIYEED INAY FARMAAJO OOGU SHUBAYAA SHEEKOOYINKAA LA ABUURAYO ISAGA MADADAALO SXB SHARE IYO LIKE AYAA LOOSAMAYNAYAA DHAQWAALAHA KA SOO BAXANA AYAANKLE IYO NINKAAN AYAA KALA GOOSANAAYO SXB SHARE U BADI OK.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 8 місяців тому +2

      ​@@ibruumoha2061mareexan oo dhan waa mid hadeyna wadanka hayen somali waa burburtey bal eeg CBb yey ahaayeen mareexan oo dhan mareexan wadanka ha laga ilaaiyo

    • @dahirali6422
      @dahirali6422 8 місяців тому

      Waxaan beentaa maad rumaysatay

    • @Qadafi-
      @Qadafi- 8 місяців тому

      Qabill dowladnimada u isticmalay qabill Kala dalkaan ka mamnuuc waya

  • @Amed-godad
    @Amed-godad 8 місяців тому +2

    Ninkan sideen ku rumaysan karna hadal kaliya waxba ma taree 😮😮😮😮

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani 8 місяців тому

      Bal wakaas se uaamina

  • @mohamedabdulle9501
    @mohamedabdulle9501 8 місяців тому +20

    majrten wlhi waa dadka somali badiyay in badan from hiraab habargidr ❤

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 8 місяців тому +13

    Xasbunaallah Allaw adaa mahad leh oo shartooda na mootiye kuwaas ayagaaba shabaab kadarna lahaa😢😢😢

  • @abdirahiimmohamed8190
    @abdirahiimmohamed8190 8 місяців тому +1

    Fikri kani waa kan madaxweynaha Eritrea🇪🇷 Afa-werki uu ku maamulo wadankiisa wana fikir odhanaaya:- Dadkaaga gaajaysii o faqri ka dhig o ilaha dhaqalahu kaso galayo ka burburi si ay adiga kuu wada hoos yimadaan isla markaana wxay aminsan yihiin fikirka ah "qof gaajaysani Xilkana kugu iman maayo Amarkaagana diidi maayo"
    😅😅Lkn waxanay ogayn inan somaali nahay oo usan qof naga midi waligiis meel somali jogto una ku gaajon inu yara busaaradsado maahane lagama yaabo wuxu calosha galiyo inuu waayoh taasina waa nimco ilaahay nagu galaday inaanu noqono dad is gargaara oo is garab qabta waana dhaqanka wanagsan ee diintena suubani ina farayso😊
    Anyway FARMAJO waa la khalday ilaahayna wuu arkayay wxuuna ahaa nin fikirkiisu uu aad u liitay una hooseyay.✅

  • @user-ls2xw8do1v
    @user-ls2xw8do1v 8 місяців тому +38

    Majnuunka wadanka allah baa kaqabte alhamdulilah👏💯🔥

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu 8 місяців тому +12

    Subxanallah 😮 Allaa balaayadaas dalka dhaafsiiyay. Thank you badbaado qaran

    • @aydidmahamed6500
      @aydidmahamed6500 8 місяців тому +1

      Axmed Madobe iyo Deni dheh raggas ba ninka mesha dhafiye

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu 8 місяців тому

      @@aydidmahamed6500 siyaasad iyo hadal kumatageen. Gumac xabad iyo naftaa run usheegtay Farmaajo iyo kooxdiis. Ciidankii badbaado qaran shabeelooyinka kasoogalay. deni walaa axmed madoobana muqdisho ciidan umajoogin oo eheed meesha ay dowlada kuxooganeed

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 8 місяців тому

      Dani kaa wadee bad-baado qaran soo tuu u garaaci jiray

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 8 місяців тому +5

    Subxaanallah alow naga qabo wixii xun yaa rabi dalka iyo dadkaba

  • @sayidkhalil6024
    @sayidkhalil6024 8 місяців тому +13

    Ninkan anaguu tababar noo hayaaba waaba Legend

  • @Fiiqoow96
    @Fiiqoow96 8 місяців тому +18

    Wiilkaan waa la dilayaa waa in la ilaaliyaa😢😢

    • @abdifitaxmaxamud4119
      @abdifitaxmaxamud4119 8 місяців тому

      Oo adiga in lagu kufsado mad rabtay maxa ku haray hadi ninkan uso tawabartay qanisnimo

    • @somalilastdude9382
      @somalilastdude9382 8 місяців тому

      ​@@abdifitaxmaxamud4119ninkan qanisnimo umu soo toobaran kuman birin sawka yidhi beenalayahow dhila ku dhashe

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 8 місяців тому

      ​@@abdifitaxmaxamud4119 maya inu sheego waa sax lkin wllo isagu dadal dadkisi uga diig amaan kiisa yaa sugi ilayn somali waa is naqana waxa laa dhiihi sii reer ahana madax dayadu waxka sheegay khatarta fiirin mayaan qabil ayaa somali qataay

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 8 місяців тому +3

      Alla dilaa dhinto 😢❤

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 8 місяців тому

      BEENAALE SIGAFBA REER KOONFUREEFKU MAYAQAANAAN! KELMADAN REER WAQOYIGA, aya isticmalaa!!

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 8 місяців тому +2

    Thank you so much Mr Hussein

  • @waayeelcalling9960
    @waayeelcalling9960 8 місяців тому +16

    Waxaan wax aqbali karo maaha Ilaahay haynaga qabto kuwa sidan ufakaraya

  • @MariamHassanomar-ql8ho
    @MariamHassanomar-ql8ho 8 місяців тому +22

    wilkaan waa runtii ayale xuseen wll aniga arkay wiil sida so kale sanad ka hor igu dhahay waa in loo babiyaa 2 malyan oo dad eh waxu amisna farmajo wlahi all igu gog waxu kso jeday wilkas butilad wilkan hadldisa waa run halaku dadaalo damndisa rabi uga xishoda wilkan maska run ku dheehan aya ku jirto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alha haku xafido wll qaali sida iga dhorsaday xumada ilahay haku xafido

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 8 місяців тому +5

    SUBXAANALLAAH. RABBIYOW NA BADBAADI OO SOMALI U GARGAAR ADIGAA WAX WALBA OGE YAA AL QABIIR YAA aALLAAH. AAMIIN

  • @mohametdacar6568
    @mohametdacar6568 8 місяців тому +13

    Markhaati anigaa ka ah diyaarada 4 aad baan saarnaa waxaas uu sheegayaa waa run weliba waxyaabo badan dhiman. Oo uu ka tegey ninkani

  • @maryanmaxamed9627
    @maryanmaxamed9627 8 місяців тому +7

    Hanooolato ad bad ugu mahadsantin sida ad ugudegaysan ummada somaliyed gasinimada dacadnimad runta m.a alllah akbar

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 8 місяців тому +10

    Subxaanallah, waa wax laga naxo OO akhlaaq xumo iyo Meel ka dhac ku ah Diinteena suuban, Liwaad miyuuba diyaariyey Aafo Allah idinku ridey Rabbiyoow hanagu soo celin Duligaas

  • @faisaljuma6411
    @faisaljuma6411 8 місяців тому +15

    Illahay ayaa inaga qabtay farmajo ciil qabaha

    • @safiyofarah-gs9qx
      @safiyofarah-gs9qx 8 місяців тому

      KUWA HADA LADIRAAYO MA XADIISYAA LA SOO BARAYAA

  • @najaxomar3163
    @najaxomar3163 8 місяців тому +36

    Bal wiil dhalinyaroha oo saga oonabadqaba tababar aaday oo kufsi labaray xanuun kawaan miyajira somali ilahay baumaqan😢

  • @WalalKa388
    @WalalKa388 8 місяців тому +1

    Ninkaani sir culus buu fashiliyay oo sir ciidan ah

  • @yonis1172
    @yonis1172 8 місяців тому +48

    Nabad iyo nolaal shayaadiin Allah umada dhaafiiyay bey ahaayeen dibnaa uma soo noqdaan insha Allah. Thanks you for this real fact ayanleh.

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 8 місяців тому +2

      Soomaali iyo qiiri jabaan iyo weliba jahli ayey isku dar satey war sidee askari aanba garaado leheen xataa haduu leeyahay ku ogaan karaa sirta intaas la eg

    • @AdoontiiAllah-q6n
      @AdoontiiAllah-q6n 8 місяців тому

      Xaarmaajo Allah ayaa nadhaafyay balaayada ​@@umnalka7740

    • @yonis1172
      @yonis1172 8 місяців тому +7

      Waxaa yarku kahadlay iyo ficiilkoodii way istageen adeer.

    • @yonis1172
      @yonis1172 8 місяців тому +7

      Adeer waaqicii siyaasadii formajo/ fahad iyo hadalkani 100% way istaqeen.

    • @nimcodeeq7679
      @nimcodeeq7679 8 місяців тому

      @@umnalka7740 adigoo kalaa kujira somali umaleeya in uu aqoonyhn yahye balse aan midh ogyn. Diid ama yeel ninkan wxa uu sheegayo 60% xaqiiqa la arky weeye mxd ku difaaci markaa nabad iyo nolol ilahaybaa dadka dhaafiyey ilhyna waxn kabaryayna inaanu nagusoocelin qaar iyaga dhaama mooyee

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 8 місяців тому +149

    Farmajo should be held accountable for his criminality. Is he muslim or not ?fidna #farmjo should be go to prison.tell us Somali peoples?

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 8 місяців тому +13

      I AGREE WITH U

    • @osmaanibrahim7045
      @osmaanibrahim7045 8 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @osmaanibrahim7045
      @osmaanibrahim7045 8 місяців тому +7

      Dadki maskaxdooda saqiirka aheyd maa heshay ayaanle abti ikran tahlil sheekateedi keen meeshaan ciyaal majiigee miskiin xoogaa loolaabay😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mahiriitoamazing3614
      @mahiriitoamazing3614 8 місяців тому +2

      Ilahay ma la hortagaysaa inanu muslim ahayn shekadanina run tahay 💀

    • @PlzSubscribe_Like
      @PlzSubscribe_Like 8 місяців тому

      😂😂😂 😁😁😁

  • @HamzemuktarAden
    @HamzemuktarAden 8 місяців тому +3

    Ninkan qaabka uu uhadlayo ee uu informationka u bixinayo markaad eegto anoo qaybtii horena daawaday 95% warkiisu waa sax aniga aragtidayda. wiilkana waxaan leehay wllo is ilaali illahy haku xifdiyo swt

    • @user-vg7nf1tm3w
      @user-vg7nf1tm3w 8 місяців тому +1

      Kula mid baan ahy bro wllhi Luuqada Hadalkiisu waa sax wax khalkhal ah kuma Jiro waa barnaamij 100 /93 sax ah. Soomaliyana wax kasta kafilo

    • @Luckii3y21j
      @Luckii3y21j 8 місяців тому

      Wiilkan ilaahey ha xafido wa wadaniga saxda😢

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 8 місяців тому +7

    Allah ayaa mahad iska leh oo na dhaafiyey dowladii hore ee shaarba catiir cadow cuqdadeysan oo xanuunsan. Dowlada hada jirto Alle haka dhigo kuwii ugu adeega si daacad ah dadkooda, dadkooda iyo Diintooda. InshaAllah.

  • @mustafehusseinshire6178
    @mustafehusseinshire6178 8 місяців тому +11

    Subaxanallah haddabay Jiraan kuwa saa u fakara kuwa FB markuy wax soo dhigo Farmaajo 50k Like siiya waa Iyagii war Urur Argagixiso haloo Aqoonsado Nabar iyo Naxdin Nacdal baa ku taalle

    • @Adammohamed777
      @Adammohamed777 8 місяців тому

      Muqalkan waxa loo duubay dadka adigoo kale ah iney raacan😂caqli yeelo waa 2023

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 8 місяців тому +3

      ​@@Adammohamed777adiga hada mawaxa ka midtahy beesha lixaad 😂😂😂

    • @darishore814
      @darishore814 8 місяців тому

      Kuwa maskaxda Laga xadi karo ee aan fakirin ee rabeen waa Adiga oo kalle ogoow waxe Kuu adeegsanaayaan sidii condom ki marki danta lagugu gaarana labo cidi ayaa la isaga kaa fogeynaa

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 8 місяців тому +1

      ​@@darishore814 Cida rabta in ay dadka maskaxda ka xato waa kooxdii nabar iyo naxdin ee Farmaajo oo bilaabay 2016 mashruuc propaganda ah.

    • @darishore814
      @darishore814 8 місяців тому

      @@cabdirshidosman9649 taas waa sax, farmaajo iyo kooxdiisa waxa ay dalkaan la damacsanaayeen ilaahay ayaa raali ka noqon oo qabtay. Shabaab ayaa I qarso noqon laha

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 8 місяців тому +6

    Ilaahoow qofkii dulmiga fashila ee bulshada si daacada uugusoo bandhiga sida wiilkan ookale kadhig qof aad hanuunkaaga uugu gargaaro siduu uugu gargaaray walaaladiisa Somaaliyeed

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 8 місяців тому +10

    Walee wiilkaan wax badan ayuu noo sheegay Waaba yaab tababarkaas waa Diktator madaxweynaha Eritrea ayaa saas ah wuxuu rabaa inuu Somalia & dadkeedaba burburiyo Marka wiilkaan damiirkiisa somalinimo diiday inuu waxaas qariyo .Ayaanle waa mahadsan tahay Waa kula soconaa🫶🏽🫶🏽🫶🏽👍🏾

    • @darishore814
      @darishore814 8 місяців тому

      Ninkaan cidii fahmi lahedna magacuu ka dilay. Mar walba uu qudbeen jiray u fiirso dad cadow ah ayuu sheegi jiray oo dadka kusii jeedin jiray dadka uu ka hadli jirayna waa dadka kursiga Kula tartami Laha cajiib odigaas

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 8 місяців тому

      Waala sii iftiiniyey in uu dhagar maaganaa Farmaajo iyo team kiisu!!

    • @ayanmahamud1404
      @ayanmahamud1404 8 місяців тому +1

      Axmed madooba Siicid danach iyo Rooble way mahadsanyahiin ragii qaylaxad leh ka qaday in aanay so noqon

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 8 місяців тому +10

    Farmaajo and his team should be brought up in front of the justice ⚖️

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 8 місяців тому +2

      Farmajo madacwayne ka dacad inuusan somali soo marin dowlqdnimo yaqano. Insha allah waa soo noqon

  • @ahmeyjimale2280
    @ahmeyjimale2280 8 місяців тому +2

    Thank you 👍

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 8 місяців тому +5

    Farmaajo kaligii taliye cadaw buu ahaay 2 million in la xasuuqo ????????

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 8 місяців тому +6

    Fikirkii farmaajo iyo sheekada wiilkan isma didayan

  • @user-hd2vl3sg6r
    @user-hd2vl3sg6r 8 місяців тому +9

    Waraysigii Qarniga 😮😮part 3/4 ??

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 8 місяців тому +13

    Dalkaan halis wayn ayaa ilaahay ka badbaadiyay

  • @mohamedaliweyd1070
    @mohamedaliweyd1070 8 місяців тому +6

    Majeerteen wa geesiyaal laandheere ah wax maqariyaan😂😂😂😂

  • @SamiiraSabnaa143
    @SamiiraSabnaa143 8 місяців тому +1

    Wale 2017 qorshahaasna dawlada keenty

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 8 місяців тому +58

    Ayaanle Ilaahay cimrigaaga ha raago oo haku barakeeyo.
    Waxa mahad keligii iska leh Allaha fashiliyey xumaanta intaas qara leeg ee dalka iyo dadka loogu talo galay.
    Wixii waxaa ka shaqaynayey cadaab Ilaahay korka hakaga shubo wixii aan toobadda aan waafaqayn.

    • @cademarwaan1621
      @cademarwaan1621 8 місяців тому

      QIRO JABAN MARUMESTAY KKKK

    • @Mvioskry
      @Mvioskry 8 місяців тому

      Qof si yar loo programming karo ayad tahay yarkan waxa loo adeegsaday sumcad xumeynta N&N,N&N sumcad xumeyntooda waxa ka shaqaynaya shisheeye coz ma ahayn caala qaatayaal💯

    • @AhmedOmar-no1ci
      @AhmedOmar-no1ci 8 місяців тому

      Farmaajo iyo Nabar iyo naxdin iyo dhammaan team ciillan Argagaxiso waan ku ogeyn haddana Wowmuluudnimo ayey ku darsadeen. Allah baa naga badbaadiyey Birmade iyo RW Rooble ayaa dalkaan Ilaahey ku badbaadiyey.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 8 місяців тому

      Allahuma aamiin

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 8 місяців тому

      ​@@MvioskrySorry inaa sidaas u fakarto. Waxa wiilkan sheegayo iyo waxa dalka ka dhacay waa is waafaqsan yihiin. Calooshiis u shaqaystana waa waxa dalka diinta iyo dalka cuuryaamiyay. Rumayso ama ha rumaysan.

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 8 місяців тому +20

    Waa sax way jirtaa militry sceince laakin halkaa uu leeyahay inanku waxa na la baray national affairs waa national security , waayo national affairs waa kuliyad hoostimaada diplomy international relation

    • @tatee8197
      @tatee8197 8 місяців тому +2

      National security Affairs

    • @Amiintooxow
      @Amiintooxow 8 місяців тому

      National Security Affairs ayuu sheegay Sarkaalka

    • @ahmedakhyaar5701
      @ahmedakhyaar5701 8 місяців тому

      Adna sheeko jaamacadeed meel lagu malmaluuqey baad ka hadleysaa, ninkana mid toos ah buu ka waramayaa. Waa International affairs oo waxaas buu hoos yimaadaa sow ciddi kugumey shubin. Iska shub.

  • @simanhaji3552
    @simanhaji3552 8 місяців тому +1

    Wiilka xawadle waaye uu leyahay ee reer dhoodi waa sax wuu dhintay waxana loo sheegay aabihiis inu tababar ku dhintay oo wadnuhu istaagay waliba waxa qadka laga heli karaa abihiis oo leh wiilkeyga asxan meydkiisa ha i siiyaan aan duugtee ninkan warkiisu waa iskeenay oo waa sax🤔📌

  • @Abdullahi_Abdi_Jama
    @Abdullahi_Abdi_Jama 8 місяців тому +20

    Subxanallah ilaahow adaa na dhaafiyey

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 8 місяців тому +20

    Subxaanallah Subxaanallah illaahow daalimiinta naga qabo yaawaduud Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏

  • @muhanadfarah1553
    @muhanadfarah1553 8 місяців тому +1

    Abdirizaaq neh waa ayo. Faafaahin nagasii

  • @aanasmahdi4744
    @aanasmahdi4744 8 місяців тому +4

    12-11-2019 waan hubiyay, maalin salaasa ah bay ahayd.

  • @user-iv6ch2rh2l
    @user-iv6ch2rh2l 8 місяців тому +9

    Aqoonyahan dhisan waana mufakir guuleeyso zxp waxbadan ayaa noo iftiimisay.
    Xildhibaan odowaa: tiktaatooriyaddu sifudud ayeey kusameey santaaa dadka korkooda ayeeyna kusamee santaa

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 8 місяців тому +4

    Ilaahow nabad baadi. Aamiin, aamiin, aamiin.

  • @zakiforex6711
    @zakiforex6711 8 місяців тому +28

    Allah Naga qabtay armaajo amxaar iyo Qoomkisa

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 8 місяців тому +40

    XasbunaLlAH Allaha naga qabto wixii dhibaato muslimiinta la doonaya.

  • @mahadahmed5914
    @mahadahmed5914 8 місяців тому +1

    Madaxweynuhu
    Fakir fiican ayuu watay laakiin cayayaan ayuu la kaashaday ayadii ayaana meeshaas dhigtat

  • @mohamudmohamud3919
    @mohamudmohamud3919 8 місяців тому +47

    Kaasi soo noqon maa insha Allah Rabina sooma celiyo dhibka oo dalka iyo dadka iyo diinta oo ugeestay ayaa willi laga kabsan

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 8 місяців тому +5

      Haduu soo noqdo waa balan anagoo shacabka ah ayaa toogan doona

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o 8 місяців тому +2

      Illahay masoo celiyo

    • @mascuudfeysal8327
      @mascuudfeysal8327 8 місяців тому +1

      Insha Allah

    • @sumiimuse123
      @sumiimuse123 8 місяців тому +1

      Ogow aragtida shacabka lama eego farmajo ila qorsho dibad ba uqorsheyay in 2026 so noqdo and you will see wllo lamana rabo qof qorshihiisa fulin wayey in lasii daayo waxy raban qorshihi farmajo 5sano ka hor diyariyey in lafuliyo walka ma huran wana arki doona dawlada dhan ba la maamula ilahay sharkooda hanaka hayo

    • @adenabdullahi6173
      @adenabdullahi6173 8 місяців тому

      Nacas Ninkaan oo wareysi bixiyay hadaladiisa waxey u badan yihiin kuwa ay adag tahay in la rumeysto, waxaana lagu sumcad dilayaa ciidanka Sharafta leh ee lagu soo tababaray Eritrea.
      Haddii ay jirto in qandaraas lagu soo qaatay Ninkaan si uu u sumcad dilo Dowladdii hore, ogaada wuxuu sumcad dilay dhammaan ciidanka 5ta kun ee haatan ku jira dagaalka oo laga yaabo inaysanba wax ka jirin hadaladiisa.
      Dowladda Somaliya waxaa la gudboon inay arrintaan baarto oo Ninkaan ogaato wuxuu yahay, cida barnaamijkaan usoo dirtay, wuxuu sheegayo inay run iyo been yihiin iyo sumcad dilka uu wado.
      Waa Nin u muuqda inuu reero Balwad yahay, oo eedeymaha uu jeedinayo ay culus yihiin. Aadna wey u adag tahay in la aamino iyadoo cadeymo sax ah aan la keenin.
      Idris Alteeso