XARIIR AXMED- DAACAD iyo DUMAR - BY LYRICS 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @abduwelixareyd
    @abduwelixareyd Рік тому +17

    Heesaha waxaa ka mac Qur`aanka kariimka ee qowlkii Eebbe

  • @Xareyd
    @Xareyd Рік тому +15

    Heesaha waxa ka mac qur'aanka kariimka ee qowlkii ee Eebbe

  • @wiilqaranchannel9403
    @wiilqaranchannel9403  4 роки тому +11

    Masha allah

  • @fatumoabdi7994
    @fatumoabdi7994 Рік тому +3

    Maxamuud Ahmed Candi llahi bis naga dheh waad naga was hay tagarahaah

  • @anasabdiraxmaan6156
    @anasabdiraxmaan6156 11 днів тому

    dacad iyo dumar kala dheraa 🥹💔

  • @allgames8704
    @allgames8704 4 роки тому +11

    Heesta dhexdee kamacdahay

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +5

    The lgend.🔥❤

  • @jamaal_mouze
    @jamaal_mouze 7 місяців тому +1

    Midaan daydayaayee
    Daymadeeda quruxda le
    Iga deeqday dumarkuba
    Mar haday i diiday
    Ma idayn jacaylyohow
    Bal inaan dawoobo
    Ilayn dira-diraaluhu
    Labuu kala duleeyaa
    Dalanbaab jacayl
    Midba gees u dira oo
    Kala dila ma waayee
    Dookhaygaa wareerkiyo
    Ila doontay dabinkee
    Daacad iyo dumar
    Alla kala dheeraa
    Midaan daydayaayeen
    Dabiibkayga moodee
    Naftu ay ku daashee
    Damacuna i raacshay
    Waa daruur hilaacdoo
    Misna aan da,aynine
    Dookhiyo naftaydii
    Samir bay darseene
    Duni nabad ku joog
    Ana doogtii caashaqa
    Mid daaweysa waan heli😢
    Dookhaygaa wareerkiyo
    Ila doontay dabinkee
    Daacad iyo dumar
    Ala kala dheeraa💔💔💔

  • @SOMALITIKTOK2021
    @SOMALITIKTOK2021 4 роки тому +7

    Waaw

  • @cabdiqanciye726
    @cabdiqanciye726 2 місяці тому

    SaaS waaye❤❤😢😢

  • @faysalcali8646
    @faysalcali8646 2 роки тому +5

    Midandaydayaye.daymadeda.qurxdale
    Igadeq.day..dumarkaba.mar.haday.ididay.midayn.jacaylyu.balinaan.dawubo.ilen
    Dira.diralohu.labo.kala.duleya.balan.bal
    Igada.inta.lama.dhafinkare.xsoos

  • @nimcoqalichannel1959
    @nimcoqalichannel1959 6 місяців тому

    Adun waxbn ka danbeya Hadi heestan 2024 iso garty😳

  • @YahyeJimale
    @YahyeJimale 5 місяців тому

    Qaranqare iyo maxamed gindhics iyo muztaliifa ban ku xasuustaa heestaan naclaa aduunyo kutaal

  • @hayatttali
    @hayatttali 6 місяців тому

    2024🎉😂❤

  • @nimcoaadan1720
    @nimcoaadan1720 Рік тому +2

    Xml

  • @hibogoumane7902
    @hibogoumane7902 Рік тому

    Waàaaaaaaaw

  • @user-pr3xs6zo5i
    @user-pr3xs6zo5i 11 місяців тому

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 9 місяців тому

    👍

  • @maxamedaxmed4253
    @maxamedaxmed4253 Рік тому +2

    Hhhhh

  • @bossjecylaxmed
    @bossjecylaxmed Рік тому

    Duni Nabadkujog ana dogta cashaqa middaweysa wanhelin
    Wllhi jeceyl inow dhibleyahay ilaa hada labo sano ayaan dhibane u ahay ilaa hadana kama dawobin wax iga dirshana manhelin ❤❤