XARIIR AXMED | NAXLI | OFFICIAL MUSIC VIDEO | BY Y3A PRODUCTIONS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/...
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretra...
    Fly Cheap
    www.isavetrave...
    Download App:
    play.google.co...

КОМЕНТАРІ • 300

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 5 років тому +118

    hees dareen muujinaysaa alfnan xariir inti ka.heshay suulka hala dhafin 👌

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 років тому +150

    #Adiga qoraalkayga aqrinaayo ogow waxaad kamid thy dadka aan jeclahay ❤️🔐
    ☝🏿

  • @mohamedibnu3142
    @mohamedibnu3142 5 років тому +63

    Ruunti shayga dareenka la dhaho aad buu u culus yahay xariir naa waxad mooda dareen jacayal in u diibnaha ka xiidhay ball wajiigisa ila fiiraya inta wx daremi karta❤️❤️❤️🙏

    • @sahankawararka9922
      @sahankawararka9922 4 роки тому +4

      Waa ila aragtay nio

    • @ashaabdirisak8299
      @ashaabdirisak8299 2 роки тому

      Waxas bentis bay ahyd🤣🤣

    • @mohamedalifarah7983
      @mohamedalifarah7983 6 місяців тому

      Fananka heesta uu qadayo wa in uu muujiyaa dareenkeyda, hadii kale macno mayeelaneyso heestii wa xaqiiqda fanka 😂

  • @user-tq7kz9vi5q
    @user-tq7kz9vi5q 8 місяців тому +29

    Heestaan ilaa xalay ilaa saka wan dhagaysanayaa indhahygana ilmaa kasocoto 😢allow qofkaan jeclhy isoo jeedi jaceylku xanuun badanaa😢💔💔💔💔💔😢

    • @user-zi9fv9bi2i
      @user-zi9fv9bi2i 7 місяців тому +2

      amiin aniga io adigab 😭💔

    • @TuryaaqAbdishakur-iq6px
      @TuryaaqAbdishakur-iq6px 7 місяців тому +1

      Amiin 😢❤

    • @FeysalMuuse-cj1fv
      @FeysalMuuse-cj1fv 5 місяців тому

      Aamiin 😢😢​@@TuryaaqAbdishakur-iq6px

    • @farhadanolasha9761
      @farhadanolasha9761 3 місяці тому

      2020😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱🧐🧐🧐🧐🧐🧐🧐🧐🧐🧐

  • @simanqaali4045
    @simanqaali4045 5 років тому +120

    Dooqaa Igu Kaa Nabow Niyada Kama Jarikara Naxliga Caashaqa Kadaay Adiga qoralkeyga aqrinaya Kula hadlaaa like isaar

  • @nuuriyenuuriye895
    @nuuriyenuuriye895 5 років тому +26

    Fanaanka fanaaninta waligay ma arkin hees Xariir Axmed qaado oo anan jeclaysan go forward Bro From reer Hargiesa in Ohio.

  • @Rahma-mahamoud
    @Rahma-mahamoud 3 місяці тому +3

    Alla xariir halkaanu ka galnaa hadaba jacayl aan na hayn ayuu nagu ridayaa.😭💕

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 років тому +33

    Fanaan fanaan dhaafay wakhtigiisa ha qaato way u gadhee love iyo caleemo halagu dadsho xariir yare nsp kaamila
    😍💘💘💘💘❤❤💕💕💖💖💗💗💙💙💚💛💛🧡🧡💝💝💟💞💞❣❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminoaxmadcaliaminoaxmadca9816
    @aminoaxmadcaliaminoaxmadca9816 3 роки тому +19

    Wlhi xariir dareenkaa kamuuqdo😢fanaan Cod macaan oo walibo aqlaaq leh xariir axmed keep going bro

  • @sumayadaauud984
    @sumayadaauud984 3 місяці тому +2

    Xisahan ii nugleyaye Nafteyda naftada badeyyyy 🥺🥺🥺😭

  • @mahamedhussen3694
    @mahamedhussen3694 3 роки тому +22

    💔💔😭😭
    Dokhaa igu kaa nabee niyada kaama jari karee
    Naxliga caashaqa ka daa 😢😢😔😔

  • @Arpaaz_efootball2023
    @Arpaaz_efootball2023 5 років тому +127

    Inta Quranka JCL like isara

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 5 років тому +39

    hesta micnaheda wa u fogyhy qofpa si pu udreemayah qofna musiga ayu iskaga raxeyzanayah aniga lkn triiqda ay ka turjumeydo aya smeyn igu yelanyza Any way Y3A keep goin zhip🖒

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 5 років тому

      ado mahadsan iisheeg👂xsbad aan nin dhiban oo jecel hayo ka aheeyn kama fahminee👏

    • @YuusufShuaib77
      @YuusufShuaib77 5 років тому

      Zeynab Mohamad oo side ah wlashyda man fahminee😍

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 5 років тому

      @@YuusufShuaib77 miraha hesta aan kawadaaa huno.nin yiri niyada kama jari karee Naxliga cashaqa kadaa.macno kale uma haaye ii sheeg saad u fahantay aan ka wadaa sharafoow.mahadsanid

    • @YuusufShuaib77
      @YuusufShuaib77 5 років тому

      Zeynab Mohamad niyada kama jari kare naxliga cashaqa ka da yacni qof mrkazta ku tilmamya inu ku jcelyhy astamha lgu garto qofka ku jcelna ka muqanin mrki ad wx ka wydidana wxpa ma jiran hdal dhan kugu zo gapiya naxli ayu cashaqa ku wdaa zo mha

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 5 років тому

      @@YuusufShuaib77 Dookha igu kaa nabo niyada kama jaro karee naxliga cashaqa kadaa waban ku heystee😚 ma qaab siyasadba hestu.waa la iga firafircoonyahay fahanka Siyasada. mahadsanid wll😍😍

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 5 років тому +62

    xarir axmd fanan antagero✊😍😍😍

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 років тому +33

    Dookhaa igu kaa naboo, niyada kaama jari karee, naxliga caashaqa kadaaa😓😓😓😓

    • @samiiroofficialxasn5941
      @samiiroofficialxasn5941 5 років тому

      Zizu kaabaha Falaq Falaq Team. Cadi mah. Heest weey igu soctag

    • @abdiazizabdille2711
      @abdiazizabdille2711 5 років тому

      @@samiiroofficialxasn5941 hahahahahahaha igula raaxayso dia

    • @samiiroofficialxasn5941
      @samiiroofficialxasn5941 5 років тому

      Zizu kaabaha Falaq Falaq Team. Hhhhhhhhh 0k. Team. Ck miyd tahy

    • @abdiazizabdille2711
      @abdiazizabdille2711 5 років тому

      @@samiiroofficialxasn5941 hahahaahahaha haaheey dia team ck kuwii lasoo qaatay tartankii ayaanba kujiray waagii

    • @samiiroofficialxasn5941
      @samiiroofficialxasn5941 5 років тому

      Zizu kaabaha Falaq Falaq Team. Ok oday xayoow.

  • @abdimalikaden3820
    @abdimalikaden3820 Рік тому +4

    Waa hesta kalia ee aan naftayda ku maaweeliyo 10 sanoo xirir jcyl ahaa kadip💔💔💔

  • @khadarcali4136
    @khadarcali4136 11 місяців тому +7

    Runta marka laga hadlo wallhi heesatani dareenka ayay wadataa❤

  • @faasproduction6386
    @faasproduction6386 5 років тому +31

    Y3A inta taqaan like ii saara somali weyn🇸🇴🇸🇸🇹🇿💯🙏🏿

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 2 роки тому +10

    Jecelku Wa Wax Cajaaib ah mana taqanid xiligo ku galayo iyo qofka ay naftaada jeclaneyso Wana dhibatoyinka manta inta badan dhalin yaro badan ah heysato lagu cidleyay jecelka 😢🥺💔😭😭

  • @balqiismuxumed7871
    @balqiismuxumed7871 5 років тому +9

    Xariir fananka qarniga tagero ku ahay👌👌👏👏☝️☝️

  • @user-lh2ui3dj5m
    @user-lh2ui3dj5m 7 місяців тому +4

    Oo adoon i nacayninbad nastexada igah jarta 😢 runtii waa hees dareen hadlysa Allow qofka aan jeclahy wad ogtahaye iso jeedi😢

    • @mandeeq683
      @mandeeq683 7 місяців тому

      Aamin allow xanuunla farxad noogu bedel😢

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 5 років тому +14

    Xariir lenged muuqal shidan
    Hees shidan 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 5 років тому +18

    waaaw xidiga beryahan suuqa kala baxay fanaaaninta legend xariir ahmed wax kle heestu

  • @uzamaahmet8034
    @uzamaahmet8034 3 роки тому +8

    Intii heestani ayi dareenkooda la HelaYa fadlan Like ta ii saar .......................👍

  • @dayaxaadano8644
    @dayaxaadano8644 Рік тому +7

    Jeelka dhexdiisa ku dhagaysanyaaa goor habeena _ hees xasuus. Ii leh 2022 😍

  • @ismailhassan7063
    @ismailhassan7063 5 років тому +23

    12 mint kahor bay dabka kasoo dagtay hesta bal intii sugaysay like ta ha ila gafina

  • @mucawiyeahmed1200
    @mucawiyeahmed1200 5 років тому +18

    Xarir fanan jira horey usoco 😘😘✊✊✊

  • @abdifatahyusuftahir6880
    @abdifatahyusuftahir6880 2 роки тому +5

    Adoon I Nacaynin Baad Nastexada Iga Jartaa😣 Fav Song Xariir Ahmed January 1 2022✋🏻

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 років тому +15

    Studio gan wuu iga gadanyahay the best editing horay usoco

  • @samiiraabdilaahi9612
    @samiiraabdilaahi9612 4 роки тому +5

    Adooo incayninpaaaa nasteeexda iga jartaa😥🙈♥️

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 років тому +9

    Nacabka igu kaa diroo namiimkaad waheshataaa😫😫😫

  • @5starchannel974
    @5starchannel974 5 років тому +10

    Xariri Ahmed my brother welcome to Our beautiful environment || Kenya || Karibu Nyumbani

  • @sacdiyobashir9214
    @sacdiyobashir9214 Рік тому +4

    Adoon inacaynin baad nastexada iga jartaa 😢😢2020-2023

  • @mohamedadenfalir7365
    @mohamedadenfalir7365 5 років тому +14

    Inta xariir iyo suldan tagersan like isaara

  • @bukariali8433
    @bukariali8433 2 роки тому +4

    Hestan mantey 3sano udhamatay saz oy tahay wali qulubteen wey ku cusbtahy🥰

  • @hamseoffcial7840
    @hamseoffcial7840 2 роки тому +10

    Xariir Ahmed fanaan Aan taagero wayn u AhaY
    adoon inacaYnin bad nasteexada iga jartaa 💔😥 2022 hada dawanayso Like 👍 igu sharaf inta iga danbaysa

  • @ridwanchanal5871
    @ridwanchanal5871 5 років тому +13

    Dhalinyaro Mar walba like ma idinka barya igu boobsiya liketa

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 3 роки тому +7

    Alla xanuun badanaa heesta inta wax ka fahantay likta 💔😢🤦‍♂️🙏

  • @saynabahmed4861
    @saynabahmed4861 5 років тому +12

    Alfanan xarir Ahmed hore usaco lkn codka mcn waxa kufcna Quranka ilaha

  • @cademaxamad9379
    @cademaxamad9379 5 років тому +8

    Jir oo joog zhpkey xariir

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +6

    Niyada kaama jari karee
    Naxliga caashaqa ka da❤

  • @hanadalbachannel4740
    @hanadalbachannel4740 5 років тому +16

    Wadadi Nakuru ado ayaad kusoqadey woow meel dalxiis loado dalka Kenya nayvasha buurahedi ayaad hadana tagtey waad duul baratey woow nice kumbi chibsi ni viasi

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 5 років тому +2

    Adoon inacayn Baad Nasteexada Iga Jartaaa 😎😎😎😎😎
    Xarir Ahmed Legend Horay Usoco Bro qali🤗🤗🤗

  • @shadiyo066
    @shadiyo066 4 місяці тому +2

    #Adiga qoralkan Aqrinayo waxatahay boqorad Ama Boqor xariir Ahmed waa fanankaa Aan dageysto marwalibo waxa jirto xiss Nolosheyda qeyb weeyn ka qadataay intaa ila tagerto xariir Ahmed like 👍 😂❤❤❤

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 5 років тому +7

    Wakaa VIDEO Aan Qaadan karno Meel Cagaara Baad Nagu Wareerin Jirteen 👌👌👌🔥🔥🔥🔥

  • @dalmaryare1987
    @dalmaryare1987 5 років тому +6

    Iska iloow hatuf abdi
    Y3a hore u soco sxp

  • @romanioboy9725
    @romanioboy9725 5 років тому +7

    Bal like iisara xariir hada hesihisa tagerto iyo chanalkan

  • @sahankawararka9922
    @sahankawararka9922 5 років тому +5

    Saasaan kaa rabaa xariirow muuqaaladaada badi si aad magaalka usii qabsato

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 5 років тому +4

    Camera man kani waa iga gadan yahay hore u socod wcn abtow
    Xariir ana igu halee inan qalanjadeydu heesahaga u dhagaysiyo xadiis cml qalbi dhaye ❤❤❤💘💘💘🧡🧡💚💝

  • @saymohamettporte1741
    @saymohamettporte1741 2 роки тому +3

    Adoon I nacayninpaad nasteexada iga jarta😭😭😭😭

  • @abdinasir4593
    @abdinasir4593 5 років тому +6

    Supscripe isar sxp aan ku sare
    Adiga wad ibahantahay manta anigana sidoo kale marka aan iscawino 😍😍😍😍

  • @dekoaxmet6615
    @dekoaxmet6615 2 роки тому +5

    22November 2021 00:32 😭💔 nacabka igu kaa diroo namiimkaad weheshaad😭😭😭💔

  • @abdinaasirgureychibaar9680
    @abdinaasirgureychibaar9680 Рік тому +5

    This guy only takes the songs that moves in your hear and shaking Although the somali folks Like it This songs,All of them they were saw this feeling 😢

    • @foodbossy4575
      @foodbossy4575 8 місяців тому +1

      Waar afsomali qor your English is not Englishing

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 5 років тому +6

    Waa Qubesanoya like ii saara 😆🤣😆😃

  • @cabaasyareahmed1527
    @cabaasyareahmed1527 5 років тому +3

    Hayaa hayaa wiilow wa iga qanacday aa filaa hhhh y3a horay usoco

  • @ramlaahmed1386
    @ramlaahmed1386 5 років тому +11

    Shaxshax sida loo duubay iyo asagoo awalba ahaa dadki dhirirka lagu yaqaanay maxay kuugu taal aniga waa idhaafay mar hore

  • @pubgsomalida2295
    @pubgsomalida2295 5 років тому +6

    Hestaan waa iga gadan tahay best song 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cadnanarab335
    @cadnanarab335 5 років тому +4

    Xariir nolw bro 🙏 and y3A nolaada 👋

  • @namiishabdirizak3436
    @namiishabdirizak3436 5 років тому +8

    Xariir axmed❤fananka sanadka💙axlaaa hees😘👌👏💚

  • @fatimanuh5279
    @fatimanuh5279 8 місяців тому +2

    Heesta anay iga hadlayza Dec/22/2023 habeen jimca aha Sacaduna aythay 21:43 Pm😢😢😢

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 років тому +3

    Muuqaal shidan weeyeh wlhi melahas aya kahela cagadhka iyo dhirta ah xariir nolow

  • @narsacanbdilahi961
    @narsacanbdilahi961 4 роки тому +4

    😭😭ax ax

  • @uniquegurl1193
    @uniquegurl1193 5 років тому +3

    Xarir ahmed fanan an taageero💯 nolow 💜💜💜💜💜

  • @SAINTKARROTY
    @SAINTKARROTY 5 років тому +3

    Video Aan Cadi Ehen Hees Qiiro leh Y3A🙏

  • @mariamruun2224
    @mariamruun2224 7 місяців тому +2

    24/11/2022 💔😭 22:56😭 nacabka igu diroo namimka weheshada😭😭😭💔💔

  • @amalmaxamud2013
    @amalmaxamud2013 2 роки тому +3

    2022 hada imate hestan😥☝️

  • @Bahdoonmedianews
    @Bahdoonmedianews 5 років тому +23

    style+voice+music=xariir axmed

  • @kingupdykanivlogsfilims2896
    @kingupdykanivlogsfilims2896 5 років тому +5

    markad niyad sami kal gacal agteyd hees shidan xariir stylkan naga so badal kuwa odayasha waye 😂 like👍👈❤❤💚🙌

  • @FadumoShaakir
    @FadumoShaakir 3 місяці тому +1

    Amiir 🤴wan klaawey lkin😘 heesta kusooxasuustey amiir❤

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 роки тому +1

    Naruuradiisiyo rajada
    Adaa nafeeya oooo
    Oo adoon I nacaynin bad
    Nasteexada iga jartaaa

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 2 роки тому +3

    Naxliga cashaqa ka daa 😢

  • @aishacayuuni4437
    @aishacayuuni4437 5 років тому +5

    Codkiisa 😭😭😍😍😍

  • @KaydkeenaMedia
    @KaydkeenaMedia 5 років тому +2

    Y3A Video Clip Xirfad aqoon ayaa ka muuqata ...👌

  • @asadhagio6830
    @asadhagio6830 5 років тому +3

    wewe video kala kacsan nice

  • @aasiyasuliemanahmed6200
    @aasiyasuliemanahmed6200 5 років тому +17

    Legend Xariir Ahmed❤

  • @maariyaismaildhashisomalil5417
    @maariyaismaildhashisomalil5417 5 років тому +3

    Xariir ahmed fanan cod tolmoon ❤👏👏

  • @iidmuuse8478
    @iidmuuse8478 3 роки тому +2

    Ax yaa hees
    Fankii oo qof ah Viva xariir axmed ❤️

  • @imozharaf9053
    @imozharaf9053 5 років тому +1

    Heez zhidan iga dheh xariir axmed ku tageeraah 🙋

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 5 років тому +2

    #Hore Usoco #Legend #Soo badi muuqalada #Waayo waxaad haysaa #Cod qayrul #Caadiya #Hala #Caleemo saaro#Hobolka Geyiga💖💖💖💖💖💛💚💜💟💞💝💗👍😍😘

  • @empireshow1
    @empireshow1 5 років тому +3

    Anaa u horeeya fadlan subscribe hala isaaro

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 5 років тому +1

    Xariir Ahmed 🙉🙉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏻✊🏻hore soco

  • @IbrahimAbdiAli-er6gg
    @IbrahimAbdiAli-er6gg Рік тому +1

    Fananka kaliya ee 2014 ilaa 2023 tageero

  • @omarsamriye8644
    @omarsamriye8644 4 роки тому +3

    Aqoon laa aan ha igu ciilin ee like ta dhag kusii

  • @ikranabdirahman0936
    @ikranabdirahman0936 5 років тому +5

    Boqorka codka keep going

  • @libanfaris8532
    @libanfaris8532 3 роки тому +12

    Best song 👌

  • @oskazaki6068
    @oskazaki6068 5 років тому +2

    Highway ka Nairobi to nakuru iyo burihe naivasha ayan argaya keep going bruh

  • @Mohamediman01
    @Mohamediman01 5 років тому +3

    Xariir wad kabaxsate sxp hore usooco
    Fananka kali an dageysto hore usoco walal ❤️❤️❤️❤️

  • @Lilzack685
    @Lilzack685 5 років тому +4

    Xariir fanaan aan tageero keep going bro like ii saar hdd dhmysty heesta

  • @AswanCabdiqani
    @AswanCabdiqani Місяць тому +1

    Adon i nacay baad nastexada iga jarta axsan fanan xariŕ axmed

  • @uzamaahmet8034
    @uzamaahmet8034 3 роки тому +3

    Heestan markaan dhageysanayo wlhi jawi gooni ah ayeeyi ileedahy midkalna heestan wan ku arkey qofkasta oo Aad heestan dhageeysiiso wuxuu kugu jawaabayaa heestan yaa qaada Ama maxaa ku Qoran heestan cajiiiiip !!!!!!!!!!!!

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 років тому +1

    Fanaan qaliya XARIIIR Axmed sayid bilaa farasa 🙏🙏

  • @soocelmi3246
    @soocelmi3246 5 років тому +3

    Dooqaa igu kaa naboo, naxliga caanshaqa kaddaa. Erayo qiimo leh.

  • @aaadanabdu
    @aaadanabdu 23 години тому

    August 21/8 /2024 doqba igu kaa nabo naxliga canshaqa kada 😢😢

  • @ayanhussein9773
    @ayanhussein9773 2 роки тому +1

    Fanaan ka mida kuwa xulka ah aan jeclahay ❤🥰

  • @Aziiza-halgan
    @Aziiza-halgan 8 місяців тому +1

    Adigon inacayninbaad
    Naruurada igajartaa❤️‍🩹

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 5 років тому +2

    xiisaHa inugleeyay naftaada naftyda baray 🔥🔥🔥🔥💯💯💯

  • @MaxamedKhadar-kr1oj
    @MaxamedKhadar-kr1oj 4 місяці тому +2

    Wan idin salamy inataa hees calacka ila tagerta😢

  • @cabdiqadirmohamet7531
    @cabdiqadirmohamet7531 4 роки тому +2

    Xariir axmed legend inkastoo lsoo daahy

  • @mzungufalever494
    @mzungufalever494 5 років тому +1

    Wow inabaa cadi mahan
    👏👏

  • @yuusufcusmaan385
    @yuusufcusmaan385 3 місяці тому +1

    May 5/16/2024❤😢 inta jogta