ALI DHAANTO, QOMAMO JACAYL OFFICIAL VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • DIRECTOR-BY ROCKSTONE
    ARTIST-ALI DHAANTO
    TRACK NAME-QOMAMO JACAYL
    SONG WRITER-Abwaan Xassan Xukun Garad
    VOICE- RECORDING -ASAD FAQADID
    MUSIC-Abdi Ismaciil Beele
    Copyright legally belongs to the artis ALI DHAANTO

КОМЕНТАРІ • 431

  • @hasancabdali3814
    @hasancabdali3814 3 роки тому +263

    Intaa nabigeena muxammed scw scw scw ♥️ jacayl

    • @Worldwide24hrs
      @Worldwide24hrs 3 роки тому +1

      Nabi Maxammed miyaa meesha ka muuqda? Meesha nin qaaliya ayaa ka muuqda oo loo hanwaynahay waxaas hasoo qorin mar danbe. Waa ceeb.

    • @maamemadrid5288
      @maamemadrid5288 3 роки тому +1

      Scw scw scw scw

    • @QalbiQalbi-lo4fs
      @QalbiQalbi-lo4fs 3 роки тому

      Scw scw scw scw

    • @gankashine3329
      @gankashine3329 3 роки тому

      Fuck u, nacaladii kudhashy wase

    • @adnaabdi6418
      @adnaabdi6418 3 роки тому

      Scw zcw scw zcw scw zcw

  • @abdifatahaden9518
    @abdifatahaden9518 3 роки тому +344

    Inta qur,aanka jecel like

    • @xamda5485
      @xamda5485 3 роки тому +3

      Quran ka wanjecley wanan barta waniga halka maraya🤣😭

    • @xuseenyarow5615
      @xuseenyarow5615 3 роки тому +4

      Quranka karimka alha nafahansiyo

    • @gankashine3329
      @gankashine3329 3 роки тому

      Fuck u.

  • @warardegdegah5245
    @warardegdegah5245 3 роки тому +56

    From ballibusle mudug somalia 17 janaury 2021 3:42 galabnimo. Laba bari kahor soo bixitaankaa dhaantadaan cajiibka ah ayaan dhagaysanayaa codka halaasiga ah ee cali bashiir cali dhaanto. Dhabtii erayada iyo macanaha dhaantadaan waxay ka turjumayaan xaalada aan iminka kusuganahay. Like saar wixii iga damabeeya guulaysta dhamantin iso duceeya nolol iyo geeriba

  • @abdishakourelmi
    @abdishakourelmi 3 роки тому +102

    Haddaad daawatay oo mar kale ku ceshanayso 👍 like

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 3 роки тому +59

    😂✋markii igu horeyso wax 7 saac yaal dawado 😘🥀🥺🥺 legend cali dhaanto

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 3 роки тому +60

    Inta og ee halkan jooga sideyda like 👍
    Haddan juuboodey kaligey ba camirtey
    Ali dhanto in adeer ana kula tumeeya qurbhna jooga waliba isku meel baan joognaa labadeena ❤️☺️❤️

  • @bmnofficial1
    @bmnofficial1 3 роки тому +12

    Cali dhaanto is a legend
    hadii aad comments keyga meeshaan ka dhax aragtid waxa tahay legend

  • @therealgoat96
    @therealgoat96 3 роки тому +142

    Taageero Hadii Aad U Tahay Cali dhaanto 👇 Like Dhac Iigu Sii ❤️❤️

  • @hodan19
    @hodan19 3 роки тому +62

    Qaaradaha aduunka hadaan qaylo diro, qooma mada jaceyl qoondo may siinayaan, Qaramada midoobey mabay qiree, layga saar quraanoo la ii raadi qiil, Qoonta ay galayso ma loo qabsado 💞🔥🔥🔥

  • @cabdisalammohomed4951
    @cabdisalammohomed4951 3 роки тому +160

    Haddii aad caafimaad ku dawaneyso vediogan alxm dheh like dhac ku sii

  • @kingnaseer5470
    @kingnaseer5470 3 роки тому +51

    Quruxdada armay qabri igu
    Ridaa afka qadowga aad moodid
    Waa qoosadaye qosolkada anuu
    Meel iqabanayaa
    Intaan iga gaday like dhac ku siiya
    Nacala shaydan ku yaale😀😀

  • @adamahatsiyad1904
    @adamahatsiyad1904 3 роки тому +7

    Viva Ogadenia Ali dhanto big love from Garissa

    • @MohamedAli-gg7xu
      @MohamedAli-gg7xu 2 роки тому

      Kaabe somaliyo dhan ayaa tageere u ah not ogadena kaliya

  • @abdishakourelmi
    @abdishakourelmi 3 роки тому +66

    Waxba yaan lay qasbine
    Quud ma cuni Karee
    Midkii Qeysee la qoray
    Wuu ka qaab xunyee
    Iska qaad-qaado dheefta
    Annaa ka qadiye

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +14

    Hadduu guur qalbiga kaaga dhaco,
    Dheelin baad tahaye,
    Dhadhan ma laha naagaha,
    Middii dhoocil noqotaaye,
    Dhulka jiifto lama guursadiyo
    Dhererka qaarkiise,
    Hadday dhuubo weyn tahayna waa
    Raaxo kaa dhimane,
    Meesha iyo dhalaanimo middaan,
    Anigu dhowraayay,
    Dhildhilada gacmihiyo shanshada
    Dhumucda loo yelay,
    Dhexda madaga dhaayaha indhaa,
    Dhaban wanaageeda,
    Dhudda qoorta iyo faayahay dhudi la
    Soo jeedo,
    Dhubbad qaadka timahaad haldhaa dhalinki moodayso,
    Cirrid dhuxla iyo suuniyaa dhibic dawaadeeda,
    Dhumbal-mada cad dhoolaa ilkuu dhayag noo dile'e,
    Saddex dhudalay dhaclaa iyo dawali dhixir wanageda,
    Sindi dheehan Qoolow sidii lagu dhex taalleeyay,
    Waqfiyada gacmaa lagu dhuftee saayaq lagu dhaabay,
    Dammideedba maantay deerays dheeg iskaga yeesho,
    Ee ay dhabeelnimiyo qurux dhuuxa ka iftiinto,
    Dhugta lugaha iyo faayahay dhebel u sii dayso,
    Kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo,
    Dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe,
    Dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade,
    Inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye,
    Dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye,
    Dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde,
    Sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere,
    Inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya,
    Dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa,
    Dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya........
    HADAAD WADA AKHRISAY SUBSCRIBEta Dhac iigu sii 🙏🙏🙏❤️😊 thank you

    • @saabiriinageele5
      @saabiriinageele5 3 роки тому +1

      Wwww wan wada aqriyey waanan kuu saarey keepgoing

    • @lacagleofficial
      @lacagleofficial 3 роки тому

      @@saabiriinageele5 mahadsanid wll

    • @zahidcllahi3988
      @zahidcllahi3988 2 роки тому

      Gabaygaan waxa uu ka hadlayo waa wax xaqiiqada ku qotoma

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 3 роки тому +6

    Team ali dhanto is mujiya o like an idinka arko l am ogaden from buale jubalnad

  • @habonhared3983
    @habonhared3983 3 роки тому +12

    Love from Habaswein Viva Ogadenia

  • @7aydarus
    @7aydarus 3 роки тому +25

    Sowniga Jibooodey Maaha Ee Durduro Jaceyl dhex galay Hayaaay

  • @nasromuxumed8369
    @nasromuxumed8369 3 роки тому +7

    Masha Allah adeer mcn hormar wacan horay usoco 💘💘❤❤💓 reer dirgaxne waan salaamay uu Ali dhaanto u horeyo ✋✋

  • @nimoali4218
    @nimoali4218 3 роки тому +5

    I love my Ogden people love from USA Minneapolis Minnesota

  • @Abdisalaanali2799
    @Abdisalaanali2799 3 роки тому +17

    Qolya kaa fog iyo
    Qurba kaama jiro
    Qabka maqashay iyo
    Qodka kama fogiyi
    Qoloqlkiinaan bidhaantaada
    Qooraansan lahaa
    Markaad aad qof jeceshay hadane derbi idin kala dhexyaalo weliba meel kuu dhaw joogo xanuun badnaa aniga intaan ayaa erayada ilaab giriirinaya like ku qabta inta sideyda ah 😭😭😢😥😰😰😥

  • @abdulnajib2675
    @abdulnajib2675 3 роки тому +6

    Ogadenia for life ❤❤❤❤❤👌

  • @aswanbashir4743
    @aswanbashir4743 3 роки тому +7

    Lagend somaliyeed oo wadani ah allah yaxfik hno

  • @Somalistories
    @Somalistories 3 роки тому +63

    this guy is national treasure

  • @farahmohamed1294
    @farahmohamed1294 3 роки тому +4

    LEGEND OF LEGEND'S
    Boqortooyo Sln sare @ Ali Dhaanto ♥️

  • @ilisaalii7823
    @ilisaalii7823 3 роки тому +3

    Ali dhanto magaca asli dhanti uso qad ila hada qof hes xata u qaday malahan❤❤❤

  • @loyansoyan489
    @loyansoyan489 3 роки тому +2

    Ogaden intii jecel like iisara

  • @maxamedcisman4343
    @maxamedcisman4343 3 роки тому +7

    Masha'allaah dhaantada darteed ayaan rabaa inaan u aado ogadenia waliba gobta ogaadeenbaan kaguursan lahaa insha'Allah waan soosocdaa from galmudug boy

    • @guledadan4655
      @guledadan4655 3 роки тому +2

      Soo dhawoow anigaa magaalada dhagaxbuur kugu sugaya oo afar kuu guurin

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 3 роки тому +2

      Ku soo dhaweyneynaa huuno

    • @maxamedcisman4343
      @maxamedcisman4343 3 роки тому +1

      Thanks insha'Allah waan imaan

    • @zakitube7329
      @zakitube7329 3 роки тому +2

      @@maxamedcisman4343 weLL come wLL kuso dhaweNaYNaa

  • @heescusub2023
    @heescusub2023 3 роки тому +7

    KaNi Muuqal Wo Dhafay Keep Up Rock

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 3 роки тому +18

    Legend ninka kaliya aan aaminsanahy haday dhanto timaado caliyow tani waa another level 💥💥💥💥💥

  • @deeqoadamhussein5441
    @deeqoadamhussein5441 3 роки тому +8

    The guy is the best singer I have ever watched legender the sky is the limit. Those who envy and jealous of him kindly support him today enough is enough

  • @hiboolegsomson9675
    @hiboolegsomson9675 3 роки тому +2

    Cali dhanto ♥️cali dahabi♥️dhanto murtidiyo xigmadleh 🤟the rock star⭐ legend⭐ keep going

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 3 роки тому +5

    Legend. One💘 from Garissa

  • @ayaanciise2923
    @ayaanciise2923 3 роки тому +1

    Boqorka dhaantada masahall legend laba maha keep goig cali dhaanto

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 3 роки тому +6

    Dad is fahamy wx soo saarleh ayaaa tihiin derock stone io ali dhanto

  • @raewinters8723
    @raewinters8723 3 роки тому +2

    Masha allaah ina adeerkeyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️❤️allaaha ha noo kaa daayo aamiin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚❤️💙💚❤️

  • @AAFARAHM
    @AAFARAHM 3 роки тому +1

    Ali dhaanto qoomamo jacayl the best dhanto 2021
    You start the right way of styles 🔥🔥🔥🤩

  • @haachideeq1168
    @haachideeq1168 3 роки тому +1

    Ali dhaanto anather level dhanto new version 2021 keep going

  • @cayuuniciiseciise8420
    @cayuuniciiseciise8420 3 роки тому +1

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🔥🔥🔥🔥🔥❤❤ wa marki u horayse cali heestisa ka helay🤩 nice song

    • @nuurdiincumarxaad9710
      @nuurdiincumarxaad9710 3 роки тому +1

      Cayuuni cali waaa cajiib codka fanka cali dhantooooo Cadi maha waleee

  • @hikammuhumed7556
    @hikammuhumed7556 3 роки тому +1

    Wow afkaaga caano lagu qabay cali bashiir magac maskiin lagama aha 💯💯❤❤

  • @deqo5808
    @deqo5808 3 роки тому

    Woow top10 ugaaas Ali dhaanto Allah hanookaadaayo galyey soomaaliyeed waan kuwataah wlaaahi ugaas

  • @muominabraahim1774
    @muominabraahim1774 3 роки тому +3

    Waar heestani sarbeeb badanaaa allhaw amuurah sahal 😎😍😌

    • @Abshir252
      @Abshir252 3 роки тому +2

      Jacayl ka dhankiisa ka abaar mar hadaanu wax ku qaadan waynay waanadii iyo wadajir kii waalaalkeen noo soo bandhigay. Raali galin buu sidaa ku baxshay iyo qoomamayn, maba ahayn inuu dad wareersan iyo wax magaratadan baas afkiisa ukala furo markii horeba.

    • @muominabraahim1774
      @muominabraahim1774 3 роки тому

      @@Abshir252 libaax heestani wxy iila mooqtaa ugaadeeniya sbb too ah gafka ay ka gasho itoobiya qarmada midoobe wxba kama tidhaahdo soomalina waa doqnoo wxa ay fahmaysaayi ma jirtuh haday cawadaana wxy ka udhanyaan iska celiya

  • @Mahamedabdishakur-hj9ri
    @Mahamedabdishakur-hj9ri 9 місяців тому

    M,a boqorka dhaantada waan ku taageera runtii sxb 24/11/2023

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 роки тому +2

    Qolqolkiinaan bidhaantaada qooraansan lahaaa😮😚❤❤❤

  • @hajijama2429
    @hajijama2429 3 роки тому +4

    Legend you're talking as my condition ina abow gacaliye

  • @foziafatah3063
    @foziafatah3063 3 роки тому +6

    Another level 🇸🇴🥀❤️

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +20

    Legend always legend rockstone 🙌

  • @mohamedabdullahi6291
    @mohamedabdullahi6291 3 роки тому +2

    Ahmed dhanto wa hanti qaran somaliyeed, bal ma ila arakteen, like like kama helo aniga 🤣sadaqo wan ogolahay

  • @ahmedfarh1626
    @ahmedfarh1626 3 роки тому +1

    Isaaaq haddaad tahay like dhac kusiii

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +8

    *DE ROCK STONE Absolutely*

  • @basadiir1226
    @basadiir1226 3 роки тому +9

    De Rock Stone Legend

    • @yusufzebriye7101
      @yusufzebriye7101 3 роки тому

      Qolqolkiinaan biidhaantaada qooraansadaa !!!!! Cali dhaanta the best hits 2021

  • @kingqurp5545
    @kingqurp5545 3 роки тому +7

    INTA TIC TOK BASKA KASO RACDAY😂😂

  • @abdullahiyussuf
    @abdullahiyussuf 3 роки тому +5

    Absolutely nice words keep legend

  • @tarabigaasofficailtarabiga3310
    @tarabigaasofficailtarabiga3310 3 роки тому +4

    Heestan waxay Udhigantaaa Heesti Hore Ee Ahed Ceelka Dhoblay Bay Kadhamisaa Ana Dhagax Madow Yan.Ka dhantaynaya

  • @maryannasir659
    @maryannasir659 3 роки тому +7

    Hesti aaduyada soomaali uga fican mahno yaha ok asxata walisalmi asc xdl kawaran maxa hasin yaha

  • @MOKAPHI
    @MOKAPHI 3 роки тому +6

    Rock stone legend❣

  • @Awoow19-gv6tk
    @Awoow19-gv6tk Рік тому

    Cali dhaanto legend baad tahay Ina adeerkey

  • @cabdullahimacalow900
    @cabdullahimacalow900 3 роки тому

    Abwaan xassan xukun iyo cabdi ismaaciil beele iyo cali dhanto legend❤❤❤❤❤💕

  • @AmettZiyach
    @AmettZiyach 3 роки тому +3

    De Rock stone full Respect bro aad baan jeclahay edding kaaaga
    Amazing video
    Keep going bro

  • @CutelanzeMzf
    @CutelanzeMzf 3 роки тому +3

    Am loving this danto. Awww it's lit

  • @alhaajjiabubakar8713
    @alhaajjiabubakar8713 3 роки тому +3

    Yaaa iladhageysanaya Nairobi Kenya
    10:35 Pm habiin talaado Soo galeyso

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 3 роки тому

    Waaw ugaas ciso leh un baa dee saan u heesi kara ali dhaanto 😊❤👍 Alla cisak

  • @qalimohamed5887
    @qalimohamed5887 3 роки тому +2

    Keep going my big brother ❤💋

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 роки тому

    Waa cajiib waxaw tilmamaya waxaan dadku wada dareemi kariin❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯

  • @jibril2432
    @jibril2432 3 роки тому

    Qolqolkina bildhantada qoransada👀🥰
    Legendkii Wakan soolaba kacdleyay

  • @laylosacid3981
    @laylosacid3981 3 роки тому +3

    The one only legend rockstone

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 роки тому +1

    Maansha allaah jawaab wanagsan walaal jira guul insha allaah

  • @ABDULCHANNEL
    @ABDULCHANNEL 3 роки тому +11

    legends keep going guys (DE ROCK STONE & ALI DHAANTO)👌

  • @abdirisaqabdilahi4846
    @abdirisaqabdilahi4846 3 роки тому +1

    Cali dhanto is back

  • @mudalibyare7749
    @mudalibyare7749 Рік тому +1

    Jaah amaaaan igadeh 💖🥺💖💖💖🥺

  • @khaledobsiye5619
    @khaledobsiye5619 3 роки тому

    Ali Dhaaanto magac bilash ma baxaa horee looyiri VVV

  • @hodankhadar9506
    @hodankhadar9506 3 роки тому +1

    Ali Dhanto Keep going Bro⚘⚘♥️♥️

  • @qayzarismacilxusen5766
    @qayzarismacilxusen5766 3 роки тому

    Legend cali dhanto lakala dheere oradna maha axsan fanan & abwanka qarniga

  • @zaalim8539
    @zaalim8539 3 роки тому +6

    The rock star legend

  • @golbo254g6
    @golbo254g6 3 роки тому +2

    inta diinta islaamka jeceel like sar

  • @AOH4963
    @AOH4963 Рік тому

    Axyaa dhaanto nooso badi Abti

  • @saramire3231
    @saramire3231 3 роки тому +9

    The only living legend ❤️✌🏽🔥💃🏻

  • @mohamedkadawe1587
    @mohamedkadawe1587 3 роки тому +1

    De Rock Stone aad kugu xiranhy my bro horomar wcn ✌

  • @raxmoruun1251
    @raxmoruun1251 3 роки тому

    Woow maash allah keep going bro cali dhaanto ku taagera

  • @khadarqaaraami9930
    @khadarqaaraami9930 3 роки тому +4

    War ninkaan ali dhaanto ah intii taageerto dhac ku siiya dee

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 3 роки тому +7

    How can anyone dislike this song?
    Top class, respect from Tog-wajaale

  • @samiirxuseen6705
    @samiirxuseen6705 3 роки тому

    HORMAR WACAN DHIGA WAKU WATAAAA WLL KA NIN WEN BIG NIC❤❤❤❤❤❤❤

  • @manoali9112
    @manoali9112 3 роки тому +2

    Ali you are legend legend love ❤️ song

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 3 роки тому +2

    Another level Video

  • @maxamedrashiid1571
    @maxamedrashiid1571 3 роки тому

    Legend ali dhaanto horey usoco Ina abow libaax laba ma ahan

  • @asli3420
    @asli3420 3 роки тому +1

    Cali dhaanto hore usoco 😍❣

  • @abdiwalihaji5954
    @abdiwalihaji5954 3 роки тому +3

    Aad iyo aad waxan ula yaabanahay !!!
    Dadkan ku tuugsan haya iisaara
    Maxa ka wada khaldan waa yaabe.

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 2 роки тому

    Qosalkagu anu meel i qabanay😌

  • @abdirahmanhassanmacow803
    @abdirahmanhassanmacow803 3 роки тому +1

    Qofka 100 aad noqday 👍

  • @usamailaahayjanadahakeeyoh7967
    @usamailaahayjanadahakeeyoh7967 3 роки тому

    Cali dhaanto marba marka ka Dan baysa wuu sii taageero badanaya zxp wll hore usoco

  • @yusufmursal5064
    @yusufmursal5064 3 роки тому +1

    Ali dhanto number one

  • @khadarosman3844
    @khadarosman3844 3 роки тому +1

    Khadar cismaan

  • @aniilahassa2538
    @aniilahassa2538 3 роки тому

    Caadi ma ahan waan dalay wlhi saan u dhilay lee ship iska dheh 💃💃❤🤗

  • @quennuura5088
    @quennuura5088 3 роки тому +1

    War ninkan ya ka Damin ah 🥵🥵🥵

  • @ShekhCali-ut9kk
    @ShekhCali-ut9kk 2 місяці тому

    Dhantada wan kahela❤❤❤

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 3 роки тому +2

    #AliDhaanto Legnd👌👌

  • @zainabsalah7299
    @zainabsalah7299 3 роки тому +1

    Keep rocking man ❤❤❤❤

  • @harsamegroup1413
    @harsamegroup1413 3 роки тому +1

    Inta ku celceshata heesta Is muujiya

  • @cabdulqaadirmaxamed4988
    @cabdulqaadirmaxamed4988 3 роки тому

    M,a wiil boqortoyo fanaan aan taageero roch stone thanks

  • @abdihamdi5212
    @abdihamdi5212 3 роки тому

    waw aad ayay u macantahay Boqorka dhanta Somalia #Alidhanto

  • @dumarmidauguqurxoon828
    @dumarmidauguqurxoon828 3 роки тому

    Ali dhanto cod iyo laxan waa lagaga haray 🙏2021 5 28 Jimco 🥰🥰