ALI DHAANTO QOMAMO JACEYL OFFICAL NEW VIDEO 2021 HEES CUSUB - ALI DHAANTO 2021 DHAANTO CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • #alidhaanto2021 #alidhaantoheescusub #qomamojaceyl
    • DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
    For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 841

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 роки тому +215

    Wow!! Dhaatada Qarniga ..Layga Saar Quraan oo la ii raadi Qiil...
    Waa Qiso dhab ah ..sabatoo ah, Codkii Asalka ahaa Ee uu kuso caanbaxay ayuu dhaantadani ula kala baxay... Well done...

  • @muniirajaduu5673
    @muniirajaduu5673 3 роки тому +264

    Wiilkan iyo Guleed simba sida ay u aamusan Yihiin ayay Halmar Wax Cajiiba ooda kasoo Qaadaan Cali Dhaanto Wiil aan wali Dhaqanki ka tagin Keep going walal

  • @cabdixaliimcllaahi1304
    @cabdixaliimcllaahi1304 3 роки тому +30

    Waxbah yanlyqasbin qudmacunikareh midkii qeys laqorey wukaqadmin ali dhaanto 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲♥️♥️❤❤ hora usoco poqorka afdher🇬🇲🇬🇲♥️❤

  • @ikraanhassan7702
    @ikraanhassan7702 3 роки тому +9

    Waxaan baa dhaanto laga dhahaa iyo codmacaan ina adeer bal quraan isku boob yan lagu helin mashaa allah ❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯

  • @zakiabdiibrahim4420
    @zakiabdiibrahim4420 3 роки тому +16

    Masha allah Guulayso Ali Dayib (Ali Dhanto)
    The one an Only Legend❤️💙💚✊🏻👏🏾

  • @yaasiinhalyeey2317
    @yaasiinhalyeey2317 3 роки тому +12

    King is back ali dhaanto fanka somaliyed ayaa u baahan ruun dhaqanka hormar kusameeya afigaana u kow ah

  • @oomaar
    @oomaar 3 роки тому +7

    Oomaar barbar was here watching 👀thus best dhaanto from tha one and only legend 🙌

  • @muniitaabduqadir4775
    @muniitaabduqadir4775 8 місяців тому +5

    Inta fiirsaneso 2024😊❤❤

  • @Nurrcaraale1
    @Nurrcaraale1 3 роки тому +50

    eeshcalaa dhaanto Agood inaba caadimaha

    • @muusemohamed4361
      @muusemohamed4361 3 роки тому

      Salaan sare nuur caraale bro

    • @muuminmaxamed6925
      @muuminmaxamed6925 3 роки тому

      Waxaan sugnaaba waa adiga nuurow soo daa baa ahasha

    • @dhuuhjaceyl4073
      @dhuuhjaceyl4073 3 роки тому

      nuur carale

    • @dhuuhjaceyl4073
      @dhuuhjaceyl4073 3 роки тому

      wan ku salamay zxp adina wan kusugayna dhanto gobalada iyo dagmooyin ka fiiq iyo galaashe ama sida loo yaqano goljano galaashe labadaba wa lo yqna mar usoo qaad zxp

    • @c.xamiidxaamidkaarsaay6171
      @c.xamiidxaamidkaarsaay6171 3 роки тому

      Nuur saaxiib aan taageero zxp dhaanto laga haray soo qaad oo tan ka macaan waa ku suganaa zxp

  • @abdisharif9983
    @abdisharif9983 3 роки тому +10

    Republic of Ogadenia🇸🇴🇸🇴

  • @deeqdacaad658
    @deeqdacaad658 3 роки тому +14

    Ali dhanto halka nin e marku hdlo an so xasusto deganki DDS walalow keep going to............ like

    • @kolojr6253
      @kolojr6253 3 роки тому

      Hhh wilka OG ee mesha nogu jiro weye

  • @MrGwax
    @MrGwax 3 роки тому +5

    Dhaanto aan dhageesto ninkanaa iigu horeysay... dhiigaa igu dhaqaaqo wallahi

  • @saeednor8495
    @saeednor8495 3 роки тому +56

    ▪︎Qaaradaha aduunka hadan qaylo diro
    ▪︎Qoomamada jacayl qondo maysiinayan
    ▪︎Qaramada midobeed ma may qireen
    ▪︎Layga saar quraano la ii raadi qiil
    ▪︎Qoonta ay galaysaa oo ma loo qabsado~ legend ali dhanto shanta somaliyed 🇸🇴🎹🎵🎵🎸🎶

  • @saskianuur6062
    @saskianuur6062 3 роки тому +38

    Allow quruxda wiilasha Ogaden heyga qadiin qadiirow allow❤️💙💚

  • @adandubbe7288
    @adandubbe7288 3 роки тому +37

    Cid Soomaali nimadu ku wayn tahay #Ogaden uunbaa jira legend Ali dhaanto

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 3 роки тому +14

    It's my second time to watch this song is something else🔥🔥💯❤❣✊

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 3 роки тому +33

    Asc og layga beeraw ma joogtaan Alaabteeni watana ❤️❤️☺️😁

  • @Karim-vq5nl
    @Karim-vq5nl 3 роки тому +28

    Boqorka Afdheer ❤💚💙👏👏

  • @HIFTEMEDIA5881
    @HIFTEMEDIA5881 3 роки тому +30

    Ali dhaanto fanan qarniga geesi africa
    The best music
    good voa

  • @ugasbeyle4684
    @ugasbeyle4684 3 роки тому +10

    Qurux daada amey Qabri igu ridaa
    Afka qadowga aat moodid waan qoonsadaye Qosolkaagu anuu mel igabanaaya 😭😰💯❤😍

  • @ahmetosman7839
    @ahmetosman7839 3 роки тому +5

    Legend of legends Cali dhaanto
    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @aarkakhoraxaay5356
    @aarkakhoraxaay5356 3 роки тому +21

    New Dhaanto King dhaanto Keep going Lagen👏👏🤹‍♀️

  • @adensaid9255
    @adensaid9255 3 роки тому +11

    Ali dhanto wankugu fanaa hadan nahay shacab somaliyed horay usoco legend.....may Allah protect u my blood........wankugu dayana wanaku tagera

  • @prinsessanbabe3326
    @prinsessanbabe3326 3 роки тому +10

    Out legend aan ku faano 🇸🇴🇸🇪

  • @queeenqueen4843
    @queeenqueen4843 3 роки тому +18

    I am From China I don't Understand Somali Songs But I Loved

    • @HAYAANCOMPANY
      @HAYAANCOMPANY 3 роки тому +2

      Welcome sister we teach you

    • @katiegenius5919
      @katiegenius5919 3 роки тому +1

      I'm Somali and I don't understand I'm a south African 😂

    • @usmanabdi5219
      @usmanabdi5219 3 роки тому +1

      No Chinese's name queen 👑 just you want likes

    • @queeenqueen4843
      @queeenqueen4843 3 роки тому +1

      @@usmanabdi5219 like fcn maba helin 😂😂😂

    • @Bartabulshada101
      @Bartabulshada101 2 місяці тому

      I am geed hoostisa i dont speak Somali

  • @bisharabdi951
    @bisharabdi951 3 роки тому +56

    Boqorka dhaantada inta taageersan like dhac kusii

  • @farwansowra2137
    @farwansowra2137 3 місяці тому +1

    cali DHAANTO waan taageeraa runtii 💕❤️❤️💕💕

  • @nastexoaxmed397
    @nastexoaxmed397 3 місяці тому +1

    Hees cajiib eh weeyan waleee❤❤❤❤

  • @hodaugaas7755
    @hodaugaas7755 3 роки тому +51

    Ogaden Excellence 💚🇸🇴❤️

  • @takeoffemi8259
    @takeoffemi8259 3 роки тому +10

    Only the LEGEND of dhaanto✊

  • @adamahatsiyad1904
    @adamahatsiyad1904 3 роки тому +10

    Viva Ogadenia from Garissa cadey

  • @walalbiixi2070
    @walalbiixi2070 3 роки тому +7

    qofkii ugu horey ayan noqday

  • @kasimhashi9959
    @kasimhashi9959 3 роки тому +6

    Dhaantadaan eraydeeda waa farshaxan aan caadi ahayn oo xaalada laga hadlaayo sawireysa qof kasta oo suugaanta Soomaaliyeed fahmayana waxa aan filaa inuu ku raaxaysanaayo

    • @badrihassen7527
      @badrihassen7527 3 роки тому

      Tani waaba silsiladii ee ufiirsada

    • @zakigk398
      @zakigk398 Місяць тому

      wan ku raxsetaa aniga❤❤

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому +5

    Heestan caadi maaha macno weyn ayaa kujira ❤❤❤❤

  • @rabdi1596
    @rabdi1596 3 роки тому +5

    Dhalinta Soomaaliyeedow, waa kaas afkeeniiye’e barta oo na ku gabya sida ninkan oo kale. Xummaan ha u qaadanina waa waano!

  • @fazamusa2693
    @fazamusa2693 3 роки тому +14

    Thank you for sharing this song 🎵 ❤ dhaanto 👏👏

  • @user-cg9wu3uk9l
    @user-cg9wu3uk9l 6 місяців тому +1

    Ali dhaanto waa ku taagere❤❤

  • @amiinkeyproduction2612
    @amiinkeyproduction2612 3 роки тому +5

    Wlhii blhii Ai dhanto dhaantooyinkiisa wan ku nastaaa erayadiisa xulka ideeqay
    100% wan ku taageersanahay
    We are waiting you in Mogadishu 🇸🇴🇸🇴

  • @mohamoudmohamed5258
    @mohamoudmohamed5258 3 роки тому +38

    Inta Cali Ila Tageerta like ii saara çommentigan saaxibayaal 👇

  • @filsanqurux8249
    @filsanqurux8249 3 роки тому +6

    Cali dhaanto keep going dumashi ama Ina aderkay ma.a faann an jeclahay legend ❤️❤️❤️❣️💉💉❤️💓💉💉❣️🔥❤️❤️❤️❤️👌👍dhiiga Cali💉💯

  • @booqortoyoogadenreercabdil7136
    @booqortoyoogadenreercabdil7136 3 роки тому +45

    This dhanto is on fire 🔥

  • @zahrobintuhusni5241
    @zahrobintuhusni5241 3 роки тому +6

    Masuulki dhantada cali bashiir soorogaal celi🇸🇴😍

    • @munabananano9809
      @munabananano9809 3 роки тому

      Its not that nice because its has autobtujeege9wb2 rj0a

  • @ninwayn7285
    @ninwayn7285 3 роки тому +5

    Legend cali dhanto midan dhaanto ka weyn ❤❤❤

  • @shukriabdiasiis2865
    @shukriabdiasiis2865 3 роки тому +8

    Laqend is back ali dhanto xarif from afdheer

  • @king-baazimyareabdirahman1697
    @king-baazimyareabdirahman1697 3 роки тому +5

    Ruug cadaagii soo rogaal celi Ali bashiir legend salaan sare🖐

  • @mowgaaraale4453
    @mowgaaraale4453 3 роки тому +6

    Dhantadii igu horeysy oo an dhegysto isga ayaa lahaa go forward bro ali dhanto🥰

  • @xaalaysmedia
    @xaalaysmedia 3 роки тому +1

    Si wayn ayay iiga gadantay dhantadan legend ali dhaanto afkaaga caano lagu qabay

  • @ridwanismail7302
    @ridwanismail7302 3 роки тому +7

    Our legend
    Ali dhanto runtii wn kugu faanaa hadaa nahay Somali.
    From awdal

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 3 роки тому +3

    Masha allah dhaanto heer sare iyo ciyaarteeda wada ayaa soo bandhigtay 💕💕💕💕💕💕💕🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ahmedshekh6543
    @ahmedshekh6543 3 роки тому +7

    qaraadaha aduunka hadan qaylo diro
    qomamada jacyl qoondo ma I sinayaan qarmada midoobey wax
    ma iga qaban karaan?
    Like ta yaan leyal dhaafin Hadan
    Somali ka dhashy ax jacyl xumaa😥

  • @bmnofficial1
    @bmnofficial1 3 роки тому +1

    markiii 100 ayaan dhageysanayaa
    caadi ma ahan dhaantada
    big respect Ali dhaanto

  • @abdirashidtosane4126
    @abdirashidtosane4126 3 роки тому +33

    1M markeygaarto dhantadaan reply kasugaa

  • @wadania932
    @wadania932 3 роки тому +4

    Dhaantoyinka noo soo badi walal cali dhaanto legend🔥👌

  • @farxiyopasto4202
    @farxiyopasto4202 3 роки тому +2

    Boqorka dhaantada guuleeyso 🥰🥰🥰😍💯💯💯👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @moshukri1368
    @moshukri1368 3 роки тому +33

    Somali Legend Big Respect!!!🇸🇴❤️✊

  • @hassanissack8611
    @hassanissack8611 3 роки тому +1

    Cali bashiir cali dhanto waxaa tahay fanaanka kaliya aan ka taageero inta fanaan ee dhanto qaado runtii dhantada waà lawada qaadaa lkn waà lago kala fiicanyahay caliyow fanaan ku gaari Karo in oo joogo uma maleynaayi ama oo soo bixi doono ina deer horey u soco Aad ayaan kuu taageersanahay

  • @muhaafrh3726
    @muhaafrh3726 3 роки тому +1

    wlhi dhaanto inaba aan caadi aheeyn Ali aad baan kuu taageeraa jacayl unbaad nagu riday king of dhaanto ❤️❤️❤️

  • @abdillahimiad4568
    @abdillahimiad4568 11 місяців тому +1

    waan jeclahay dhaantada

  • @QaysQalato
    @QaysQalato 6 місяців тому +1

    This is a beautiful song🎉

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 3 роки тому +5

    Af somaliga ku jiro heesta caadi ma aha❤️

  • @Mohabislebisle
    @Mohabislebisle 2 роки тому +26

    A legend is always a legend. The tone and rhyme kills me....watching from Garissa Cadey.

  • @abwaantabiye
    @abwaantabiye 3 роки тому +2

    Legendka soomalida Ali dhaanto big support bro

  • @daahirguhaad1154
    @daahirguhaad1154 3 роки тому +1

    Boqorka codka dhantada cali dhaqan Masha alah waliga ha u jabin cadogaga asal

  • @omaryare6744
    @omaryare6744 3 роки тому +6

    Baqorka dhaaantada keeping going

  • @ayandjama4566
    @ayandjama4566 2 роки тому +1

    Macha allah abti Ali dhanto

  • @sacdiyoahmed2737
    @sacdiyoahmed2737 Рік тому

    Mashaa allah allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha kuxafido edo mcnto thanks qaali allaha

  • @ahmedsahal5599
    @ahmedsahal5599 3 роки тому +3

    Oh! What a nice Dhanto this's Qolqolkiinan bidhantada qoransada ❤

  • @khalitsuleiman1573
    @khalitsuleiman1573 3 роки тому +5

    Legend ali dhaanto is back 🙏

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 3 роки тому +1

    Derock stone iyo ali dhanto wada shaqeyn muuqata waan ujeednaa

  • @najmacali2407
    @najmacali2407 3 роки тому +1

    Ali dhaantoow wll wxaan rajynyaa maalin un Inaan ku arko , heesaha ma jecli Allaha inaka madoobeeyo blase cali dhanto dhaantadiisa wxklaan ku dreemaaa

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 9 місяців тому +4

    What amazing dhaanto🎉❤😍
    Still I'm listening this 26-11-2023❤

  • @ilkacaseilkacase3327
    @ilkacaseilkacase3327 3 роки тому +2

    Axyaa alfanan cali dhaanto baoworka 5ta somali weeyn CID kugaadhi majiro caliyoow rabi haku xafido abti inteey nolol jirta ii nolow cadawgaagana cagta hoose libax laba ma ahan

  • @Umardahir02
    @Umardahir02 3 роки тому

    Tani dhaanto weey dhaaftay, the best ever exist. Wow Ali dhaanto

  • @hoddy1368
    @hoddy1368 3 роки тому +3

    Yes I wish we can see other dance songs it would be amazing you did job

  • @cabdiladiif5387
    @cabdiladiif5387 2 роки тому +1

    Cali dhaanto aaba dhaantada Soo saaray iyo dhaqankeena from gobolka ragga 👎🌟

  • @halimajama1664
    @halimajama1664 3 роки тому

    Markii sadexad Ku ceshto dhaantadaan viva Cali dhaanto nolow masuul

  • @farahmohamed1294
    @farahmohamed1294 3 роки тому +1

    Boqortooyo Sln sare Legend
    Ali Dhaanto ♥️♥️🙏🙏💟💟

  • @abwaancayn143
    @abwaancayn143 3 роки тому +4

    Cadi ma aha msha allah wllkey wa best dhaanto ... Lkn wardoon sojwabi weysee ogada inan so xiri rabo

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 роки тому +6

    Huuuuuno Ali dhaanto horay u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanAhmed-wx6je
    @HassanAhmed-wx6je 2 роки тому +1

    Quruxdada amay qabri I gu rida , we eryo ad u macan,

  • @najmaisse5787
    @najmaisse5787 3 роки тому +2

    Dhaanta noo soo badi 😭😭❤️🌹🌹🇸🇴🌹

  • @fartunmohamedhassan3356
    @fartunmohamedhassan3356 3 роки тому +3

    Old is gold keep going Ali dhanto walaL

  • @koosmohamed5013
    @koosmohamed5013 3 роки тому +2

    Mnsha Allah Ali dhaanto keep going my bro 👏👏👏💯💯💯

  • @maxameddelta3017
    @maxameddelta3017 3 роки тому +10

    Qurux dada armay qabri igu ridaa lengen from galkcayo

  • @shukrmohamud267
    @shukrmohamud267 3 роки тому +8

    Legend 🇸🇴

  • @BurgaboMedia
    @BurgaboMedia 3 роки тому +1

    Waaw this is amazing waan kaa heynaa dhaantadan inaba caadi maaha

  • @khadarahmet3904
    @khadarahmet3904 2 роки тому

    lengend caadiya ali dhanto

  • @nimcaanwali3131
    @nimcaanwali3131 3 роки тому +4

    Masha allah
    Boqorka dhaantada
    Ali bashiir horay u soco huuno 😍😍

  • @shueibahmednour
    @shueibahmednour Рік тому +1

    Wow the legend
    Ali dhanto hadad iga danbayso like waa adi 😘😘😘😜

  • @halaneahmedofficial822
    @halaneahmedofficial822 3 роки тому +1

    Ali dhaanto alle ya cizak wa dhaantadi qaringa

  • @daahirmusse9634
    @daahirmusse9634 3 роки тому +11

    dhaantada aabaheeda inoo yahaY ninkaan yaa igu raacsan♥️🙏

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi 2 роки тому

    Allelaahay laa isma marag,xasdee markii lagaa soo taago adeerkey maxamud jaango dhaqankii iyo dhantadeynu naqanay nin kuguu gadhayo majiro poqorka dhantada ee jiilka manta jira aya tahay indr qaali keep going Ali dhanto

  • @carabweheliye7725
    @carabweheliye7725 3 роки тому +2

    I’m supporting this man 👨

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 3 роки тому

    Waah waah ruug cadaagii soo rogaal celi ugaas cali bashiir cabdi Karaamo Ayaad leedahay Allow ku daa waan ka helay dhaantadan

  • @deekhmohamed3614
    @deekhmohamed3614 8 місяців тому +1

    Acually our culture is amazing ❤❤❤ respect of those who watched❤❤❤

  • @farhanmahamud7283
    @farhanmahamud7283 3 роки тому

    Ali dhaanto laka sogarey dhaanto yaku heysta guul quraxda qabri mau gala masha allah

  • @duceysaneinahaji
    @duceysaneinahaji 3 роки тому +5

    Keep going my lovely brother

  • @CAPTAINNAJEEBOY
    @CAPTAINNAJEEBOY 2 роки тому

    Legend Hal dhanto kal iyo lab ah qoomiyada jareer weyn uso qaad man

  • @driiman4829
    @driiman4829 3 роки тому +2

    Ali bashir ali ali dhanto halyey😘😘😘😘😘😘😘

  • @hispllmohamed8730
    @hispllmohamed8730 Рік тому

    Dhanto weyan cali waan ku tageraa inkasto aan cawa ka Fogahy dagmadi aan u wada dhalanay