Dugsigiyo quraankii ma daaranyahay Aw duceeye sheekhii ma duub waynyahoo Digrigiyo kitaabkii ma daalacdaan Wakhti daran duruuf baa na kala dirtaye Daymadiinaan sidii diin ku kori lahaa Dagi wayee warkiina mad isoo dirtaan Barafyadan da'ayaa laygu daw galaye Naf dibad diidanoo jidh dubaaxisayee Aan dawoobee dalkeenii ma nabad qabaa Duraygiyo xanuunkii ma dabar go'een Duumadiyo bushigii ma kasoo doogsateen Maad dabtaanoo ugaadha miyaad dishaan Damalkiyo dhirtii soo dugsoon ma aha Midho aan daawadiyo soo dareemo ma leh Darisnimada iyo danta guud la jira Kii qabiil ku dooda ha looga digo Yaan dagaalo iyo colka lagu dagdagin Xornimada ku daashooda oo yaan la didin Dadka yaan dahaadh afka lagaga dadin Shacabkana dadaal ban ka doonayaa Wakhti daran duruuf baan na kala xidhayee Daymadiinaan sidii diin ku kori lahaa Dhaantadan hada ayay ku haboon tahay. Xiligeedii buu la helay. Waayo wadankii hada waa barwaaqo covid19ka i xidhee wan caano doonan lahaa 😁😂.
Ali dhaanto maanshaa alllaah illaahay haku xafido heesahani dhamaan Bay ina wada quseysaa wadankeenii bey diihaayo inoo wada haysaa ee illaahay nabad ha inooga dhigo
Waqti dheer oo aan kaso maqnaa wadankii sidaas oo ay tahay habeen kasta qalbiga kala jooga mardhow i.a wan kulabanaya Reer DDS salan sharaf🔥🙏gar ahan gobolkayga doollo 💓
Walaahi si dhab baan u aaminsanahay inu yahay boqorka dhaantada, boqorka halgankana waxan u aaminsanahay Jaangoo iyo Gaafoote siiba jaangoo. Alle ha idin barakeeyo greeting From Hargaysa.
Wlhi waan jiriricooday fanaanka cali dhaanto waxaas ayaa murtiya iska hees looma heeso waa waano waa wacyi gelin waa dal & dad jecel waan basaas waa xiiso Ustad Ali dhanto Afka Alla kuma gooyo Allaha ku xafido sxb thanks
Geezigii soo Rogaal celi😍😍
inta ku daawanysa caazimda Gezka is mujiya❤💬💚Hargeiza
Haye haye waynakaka
Huno casimadaas Tumay Ahayd kkk
@@biixiqalay7323 kuwii Ay ka buuxztybad tahy miya
Weynkaa xurmo cadayeey✋✋
WaaNa kan one💥💥 Love somaliland 💘💓💔
Haday Idin Tabatay Ood Ka heahen Fadlan la wadaaga asxaabtaada Facbooga iyo snapka
Ali dhaanto runti kheyraadka uu degaanku hodanka ku yahay baad qeyb ka tahay horay usoco 🙌
Noolow inbadan ali dhanto runtii dhatoyinkaaagu waa dareen miidhane
Mr Cali dhanto in aan tag yeero waxn karabaa hal dhanto in aad isameyo oo fudud adoo rali ah wad mahad santahy
@@aishaahmed5716 isar subscribe ado raali ah
@@abdulahitube6600 isaar subscribe ado raali ah
Like ii Saar hadad Somali tahay 🇸🇴🙏
Nice Dhaanto
4kkk32looaw8
Yes
Yes
Like-tu maxay kugu taraysa waa su’aale??
The Legend Ali dhaanto iyo hees aad u macaaan Wardoon ✌🏻✌🏻🙌🙌
Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴🙏
Asad faqadid please walakey subscribe isar waxan ahay walsha somaliyeed plz subscribe isara somali nimo
Dhantada iyo heesta lama kala yaqaaano
War Dhaanto hees ma Ahee😂🥺
Asad wllhi waad ismuujisay keep goin brother kal iyo laab👏👏👏👏
Qwerty o MN b bbc ¢
Dumashiyashy mara ilma aderty wan idin jecelahy runti rer dds🇬🇲🇸🇱😍😍😍😍
Dumaashi+indr sharaf iyo karaamo ku noolow. 🌸
Dugsigiyo quraankii ma daaranyahay
Aw duceeye sheekhii ma duub waynyahoo
Digrigiyo kitaabkii ma daalacdaan
Wakhti daran duruuf baa na kala dirtaye
Daymadiinaan sidii diin ku kori lahaa
Dagi wayee warkiina mad isoo dirtaan
Barafyadan da'ayaa laygu daw galaye
Naf dibad diidanoo jidh dubaaxisayee
Aan dawoobee dalkeenii ma nabad qabaa
Duraygiyo xanuunkii ma dabar go'een
Duumadiyo bushigii ma kasoo doogsateen
Maad dabtaanoo ugaadha miyaad dishaan
Damalkiyo dhirtii soo dugsoon ma aha
Midho aan daawadiyo soo dareemo ma leh
Darisnimada iyo danta guud la jira
Kii qabiil ku dooda ha looga digo
Yaan dagaalo iyo colka lagu dagdagin
Xornimada ku daashooda oo yaan la didin
Dadka yaan dahaadh afka lagaga dadin
Shacabkana dadaal ban ka doonayaa
Wakhti daran duruuf baan na kala xidhayee
Daymadiinaan sidii diin ku kori lahaa
Dhaantadan hada ayay ku haboon tahay. Xiligeedii buu la helay.
Waayo wadankii hada waa barwaaqo covid19ka i xidhee wan caano doonan lahaa 😁😂.
Yaasalaam
Yassalam king is come back
Masha Allah cali dhanto Allah ha ku xifdiyo wll qali walaahi dhantadaan meelo badan beey taabanesa keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
An dawoowe dalkeygii ma nabad qabaa!!! 😢😢😢❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 dal an dalkaaga ahayn wa dareen ku joog wlhi
Dhaanto waqtigeeda laguso beegay
Walahi rer somaliyeed waan idin jeclahay meel walba oo lugta dhigtaan
Libaaxi so noqooy boqorkaa Dhantada Ali Danto Legend inti igu Raac saan ❤ Daac kuso siyaa asxbta
Wlhi waan sugi weysanaa inteey ka soo baxdo waana jeclahay amanta dhulkii hooyo aloow haydilin anoon soo arag somali galbeed 😭❤❤👏🏻👏🏻
Wardoon fiican kkkk caanaha wa cabnaa geeli wa noo dhalay beerihiina waybaxayan gabdhihiina wa guurdoon 👉🌏
Aw duceeye shiikhii ma duub weyn yahooo....
Best dhaanto .... Ali king of dhanto
Waxan jeclaan lahaa in loo soo sameeyo hees jawaab ah OO sidaan OO kale loo duubay mansha alah so beautiful video and best video maker 😊
Warkaanagu wa nabad habar yar
Barwaaqa ku jirnaa ali bshiir abdi
Ali dhnto💖💖💖💖💖💖💖
Ali dhaanto my bro wlhi this song waad iiga oohisay xaaaax
Waaaw ku jaceyliya Ali dhanto jir oo jooog inbadan mansha Allaha ❤❤❤❤💋❣❤💋❤🌹🌹🌺
Wlhi 10 sano ayaa Kasoo wareegtay waagan Ku bartay ILaa hadana taageere aad kuu Jecel.ayaan Ahay lakin saniib daro Hal mar Xataa maana kula Kulmin 😭😥
Cali dhaanto walee ogaadeen ninkan iyo suldaanka waan idinka hayaa reeer tolkeen we are isaaqland aadban idiin salaamay
Ali dhaanto mashaAllah markasra waxaad utaagan thy sida aad bulshadaada wax ugu sheegi lahayd dhaanto ha noqoto/hees🇸🇴 shanta somali ha sara marto.
Wow esh cala dhaanto thanks 🙏 broo love 💕 my mother land OGADENIA 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
MashaAllah oudio iyo vedioga ba waa lit🔥 walhi... alidhaanto welcome back abti🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯💯🔥🔥
Ali DhaaNtoh🥰🥰💯💥the best man of dhaanto
ruug cadagi dhantada so rogal celi welcome back bro legend Ali dhanto
Ali Dhaanto Sxb wa heestan caadi maahan waa iga ilmaysay waxay i galisay hilow
Thanks sxb ma saaxiibadaydii Wayaha cusubaa mise waa page kale
Mashaalah ustaat Ali Danto Mahad korkadha haa ahato...wardon wey naqancisay
Mr Ali dhanto heestani waxy khusaysa all qurbo jog oo dhan salan sare my brother all the way from USA
Waan dadaali naa insha Allaah
Maasha allah ninka kaliya ee la igu qaldo dadkuna markasta idhahaan ma isla dhalateen cali dhaanto waan ku salaamay
Ad iyo aad wllhi ali dhanto waxaan ku ahay tageero buuxo mar waliba wa dhanto mcno kufadhiso i like it wllhi
Ali dhaanto maanshaa alllaah illaahay haku xafido heesahani dhamaan Bay ina wada quseysaa wadankeenii bey diihaayo inoo wada haysaa ee illaahay nabad ha inooga dhigo
Wooow amazing, hidaha iyo dhaqanka love wooow
MACHALLAH très belle vidéo. from Djibouti ❤💓👍
Waa markii iigu horeysay ee aan soo booqda channel kaan ali dhaanto 👍caawaan kugu soo biirey legend ali
Me too wallahi
Mansha Allah wa dhanto iyo badh abwan xasan xukun garaad from Cadaadle iyo Al cali dhaqan wad isla hesheen wakhtigedi iyo ninkedi
Wllhi hees wey dhafty waa itabaty 🇸🇴🇸🇴❤️❤️king is back
I'm from Eritrea but i love somalian music too tooooooo
“Anigoo safar ah oo marayo mandhera iyo Nairobi bay iigu jirtaa marna kama daalayo ala wiilku cod macanaa mshllh cali dhaqan 👏👏👏👏 thanks 🙏
Sxbow sided ku socotaa yaabnaye anagu dadka bandowgu halelay baynu kamid nahaye.
Aliyow manta khadkii naloo soodaayay oo kaa war helaynay waan nabad qabnaa inadeer balo jirin king of dhanto 😍😍😍
Masha allah inaba cadi mahan fananka kaliye eee ku fanto somaliyo dhan hidi dhaqankane hesto horay usoco masuuuul👌👌👌👍👍👍👍✍✍✍✍👍👍👍👊👊👊🤲🤲🤲🙏🙏🙏🤲🤲🤲🙌🙌🙌
Ali dhanto xurmo ayaan kuhaynaa wlhi saas oo kale ayaa dadkaaga iyo dalkaaga loogu xisaa xaqiiq duruuf ayaa inaga keenay dalkeenii Allah haku sharfo
Nimcaan hilaac udheeg ama udir dhaantaas wax haka bartee
Beerta in dhalinyaro la isku keeno fcneed dhaantada la macaaneeyo so hit heeesta ❤❤❤❤👌
Waqti dheer oo aan kaso maqnaa wadankii sidaas oo ay tahay habeen kasta qalbiga kala jooga mardhow i.a wan kulabanaya Reer DDS salan sharaf🔥🙏gar ahan gobolkayga doollo 💓
6ggģyhghhhhhhb ñnujìiiiii8889999
Cali dhanto legend an ku faano
Jigjiga wey ku tabeysaa mr uun garaad wiil waal ka soo dag nio
Wooow❤❤❤❤❤❤
heestaan waxay ubaahantahy in fananka loogaso jawabo o waliba jawab farxadleh o wadanka quruxdisa lagu mujinayo o melaha barwaqada ah laguso qaaday abwaan iyo fanaan ku haboona isla kashaden looguso jawaba weye inti igu raacsan farta taaga
Jawaabta heestan waxaa laga sugayaa Abwaanka ee Axmed Budul isagaa wadankii joogee
aad iyo aad
walaahi waruntaa
King Ali dhanto. Living legend. Heestu dareeen iyo dhuuxid bay leedahay macno weyn bay ku fadhida somali xaalkeda weye
Masha Allah keep going Ali dhaanto👏👏
Masha allah jecliyaa qofkii dalkii Hooyo jecei afkaaga caano noolow
Ali bashiir abdi
The Legend Waan Ku sugayna Insha Allah 2020 In Home DDS
Dugsigii iyo Quraankii Waa daranyahay culimaduna Way digridaa
Xertu doolaala dheeraa bal noogu yeedh mudane mudanaha😆
Halkana mad jogta
Caliyoow xili fiican bay dhaantadan iigu soo aaday.
Ali dhanto poqorka darood 👑😘❤❤
Waa legend Soomaaliyeed nagadaa bahasha dhuuxa kaagashay ooheesta sifiican udha gayso
@@eidyare5771 😂😂😂😂😂😂😂😂😂OK boss kaftan leee waye
Dhalkii hooyo mise dhulkii hooyo king 👑 ali dhaanto ❣️🙏
Heestii khadra daahir ee DAYAXII MADOOBAA WALI NUUR MA SOO DIRAY ban xasustay qaabkad dadkii iyo dalki u waraysanayso. Legend👏👏👏
😮😮😮
Ali Dhaanto #1 wahwah that's the real dhaanto.
Should have recorded in Dhagaxbuur
Jecliyaaa codkaaga ❤️❤️❤️from buhodle
Ninkii dal shisheeye jooga ayaa dareemi kara jacaylka dhulka hooyo...ilahay ha xifdiyo qofkasta oo somaliya🇸🇴🇸🇴.
Innaba caadi maaha. Cali dhaanto noolow sxb.
Waa dhaanto aad u wanaagsan oo na soo xasuusinaysa dadkeennii. Allow culaysyada nagu dulqaad.
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ustaad cali dhaanto axsan dhaanto balse DDS baad ku koobtay bahasha shanta Somali bay ku wacnayd wardoon 😀😀😀
Dds waa meesha uu ku dhashay si gaar ah bay ugu socta ddsi wllo waa deegaanka abti qaali waxa uu la hadlayna waa meesha ay ku nool yahiin famly kiisa idinka mid gaar ah baa la idin sameynayaa huuno raali noqda
Captaino Alisaid wax magac ah muna magac dhabin nin walbo qurbaha joga ayu matalaya dalki hoyana waka wardoon bro 🙏
Waxan filaya Ali dhanto in ay somalinimodu ku weyntahay so late encourage him his legend somaliyeed
Aliyow tani waa Dhaanto iyo bar! Aan Dawoobee warkiina maad soo dirtaan❤❤
Legend the one and only Ali dhaanto..unstoppable song heesta mireheeda inaba caadi maaha...👍👍👍👏👏👏👏
Masha Allah Cali danto keep going walal qali💕💕💕🙏🙏🙏💯💯
M.a ali danto
He is good man and I love this dhaanto and he is our hero and I'm maida and I am 6 and half yr old and I love Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍❤🥰❤😁😍❤😁
P
Allfanaan Ali dhaanto Allow ku daa thanks brother
Esh calaa dhaanto fananiita dhaantada midka ugu mudan cali ♥ ❤ 👌
King of dhaanto.Cali dhaanto🇸🇴🙏👍
Woooow masha allh dalki hooyo ayaga inoga soo waramaya
Warkeena haloo diro cali dhanto🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
waaaaw esh calaa dhaanto walahi keep going mastar cali dhaanto
Ms AllaH Waa Arin Dhaqankeena Ku Suntan Oo Wardoon Ka Hadlaysa Oo Ka Sheekaynaysa Wadankeena Wanaagsan
Waana Dar Daaran
Ali Dhaanto Big Respect
Ali saxibkey wan ku tageraa adi codkada waxa kuleyahy keey going bro
Dadkaygii somaliyedow
waan idiin xiisay😢
Waliba rer galkacyo
Eebe anigoo nabad qaba hooyaday walalahay iyo aabahay mcnba nabad haigutuso pls say amen👏
Daymadiinan sidii diin ku korilaha baba and mom❤
Noo imaw
Ree glkio wy ku mqlaan wllo aduun, aamiin
Tan wadnahayga ayeey iga taabatay😭🤎💯✌. Walaalkeey waan Jeclehay, Cali Dhaanto.
Dhaantadan intaan dhagysty waligay hees uma daawan sababtuna waa erayada macaan
Codka toolmon eee cali dhanto
Director +cameroman rockstone
Io meesha lagu duubay-----💥💥💥💥💥💥💥
Mash allh DDSI cali dhanto cisi iyo shrf ku nolow
AbwaN Ali Dhanto💖👑👑👑👑 madaxaaan Kugu wataaaa
Wooow maansha allah abwaan cali dhaanto waa nabad qabnaa adiga runtii waa kuu xiisney
Waajibkaaga inaad naga soo war doonto waad gudatey mudane
Mnshllaaaah abowkey Ali dhaanto nin aaan kufaano allaha kudhowro
Boqorki dhantada horay u soco wllky ❤❤🇬🇲
cali bashiir cali dhanto masuul sre alahbku dhowr tageero buuxa ayan ku ahay ❤❤
Msha allah cali dhaanto taageero buuxdaan kuuhayaa
Ustaad ali bashiir ali dHaanto
Wlhi waxad Tahay Qof somalinimadu ku wayn tahay allaaha ku sharfo 💞
Axyaa murti ali boqorka dhaantada allah haku xafido akhii
Mansha allah allah codka ha ku barkeeyo eesh calaa ereyo
Waw walli hees Ka qiima bdn ma arkin thnxs
Ali bashiir Ali dhaanto dunida farxaad igu waaar fanan lagu daaydoo
Wakhtii wacnaa iyo wadankii oo barwaaqo ah bankii owdanbey oo ay xooluhu barqanayan my home cadaadle miss you💖💖💖
Walaahi si dhab baan u aaminsanahay inu yahay boqorka dhaantada, boqorka halgankana waxan u aaminsanahay Jaangoo iyo Gaafoote siiba jaangoo. Alle ha idin barakeeyo greeting From Hargaysa.
Boqorka dhntada cali bshiir Allah ha ku daayyo lgnd
Wlhi waan jiriricooday fanaanka cali dhaanto waxaas ayaa murtiya iska hees looma heeso waa waano waa wacyi gelin waa dal & dad jecel waan basaas waa xiiso Ustad Ali dhanto Afka Alla kuma gooyo Allaha ku xafido sxb thanks
Miss you my MotherlanD💚💌❤SomalilanD🤘Frome Oslo Norwey✌
Masha allaah hanbalyo Cali dhaanto boqor la dhaantada
Anigaa saaka cadaadle jooga aad baa loo fiicanyahay abti wiil reer afgaaba kula hadlaya 💪 boqortooyadii reer jaamac geel doona dhaleen viva 😍
Wraa iwrn ma afgaab batahayy
Laandheere indrkay u xiisay degmadaydii cadaadle alle dad iyo dalba ha inoo barakeeyo.
Legend is back boqortoyo from somaliland burco wan ku wataa
Axmed buduul wa ino jawaab dag dag aah siiiiyo insha allah war axmed budullow Uu jawab de agah goan eheen
Keep going cali dhanto hore usoco waxad tahay nin marwalba an tagero
Dhaanto wadani ah ❤❤❤👏👏👏
Masha Allah Cali dhanto😍💞💕💗💖💯💯👌👌👌👍👍👍
Codsi......
Alli Dhanto
Sxp wan kutager Lkn Dadki DDS
KU BEDEL
Dadki Somaliyeed
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Miss you my Dalkeyga somalia Hiiraanweyn dhulkii uguga iyo beerlula ax ax ax