Abayo nin xuno kaa tagay haa isku bahdilin niman waa buxan wallahi ani kula hadlayo waligey nin kama daba oynin uma calacalin ano jecel marka wax ka daremo block Aya sara hora u si socda sanadki hora nin an aqonin familkayga igu daren Nairobi aa ugu tagay inta America ka so baxay sanad kabacdi gacantayda is kaga furay ano qorax iftimayso ah nin xun iskuma bahdilayo
Heesta an kuu saxo erayada qaar zxp halkan ad leedahay kolkad halaysannkula horjoogay iyo markad ledahay nabsiga hiilsha sidaa maha zxp waa sidan nabsiga hiishaan kula haleeloo hogtoiy wanagani wakaad halayseen kula horjoogay zxp saa u fahan miraha marka hore
Beautiful.. Mooge AUN. “Ha moodin adiguun in aan ku hiifee, haween dhamaan baan ka hawl yaraystay” the most eloquent “ it’s not you it’s me “ in any language 😀 .
Imisaan Ku Hor jogayo Wanaag Ka Hidinaayoo Iska Daa Hadal Toosane Warba Kaa Heli waayo Wajiga aad iga Hiiftay... Aduun Waa Hadh wareege Waa Habeen iyo Maalin Iso Soo Hirdaaa Maya waa Habow iyo Toos is Hareer Socdee! Wayihii kol I Helay Hadii uu Heeryo Ku saaray Inan kuu Hab Jilaycana Waa Midaan la Heley ninee Hiyigaaga Ka saar ! 🥰😍❣💯
saxix heesta waxaa hore u qaade alle ha unaxriisto Maxamed mooge liibaan qeeb ka mid ah heesta ayuu ka tagay erayada qaar way qaldanyihiin lkn waan kugu qaadanaynaa
War sxp maame waad dadaashay lkn hada kadib markaad soo qadaysid hes hore iska soo eeg ama iska soo sax waad mahadsanthy abdi askar adiguna waad mahadsanthy sxp
Wiilku ilaa xad Buu cod macaan yahay. Runtii.. mansha Allah.♥️
Laakiin arinka la yaabka lihi waxa weeye faysal Muniir faraha maxaa kaga jira ee uu tumaya ....🙆♂️
F.muniir Best musician..♥️🙆♂️
Heesta magaceedu waa "Nabsigaa iiga hiishan"" markii hore heesta waxa qaadi jirey "maxamed mooge liiban" libaaxii mar la araga ahaa AHUN waxa erayada iyo laxankaba sameeyay abwaankii waynaa ee cabqariga ahaa "cabdi aadan xaad qays" (cabdi qays) alle cimriga ha u dheereyee
heestu waa qiso dhab ah oo ku dhacdey abwaanka
From Hargeysa👌💯
Ma qiso runbaa from xamar
@@xaragoxaaji1782 😅😅😅
Inaan kuhiifay hamoodin haween dhamaanbaa ka hawlyaraysteeh 😭🥰🥰 xilibaan soo xasuustaah
Ha moodin adigun
inan ku hiifaye
Raga dhanbaa ka hool yaraysTay 😌💔
2021-2022
Hiil iyo hooba mid kuu han wayn oo ku hanta mowle haku hibeeye💔🥺
Mar baad hiraysoon ku hiigsanaayey💔🖐
Ok cada Ina adeer
Amazing
HIIL IYO HOOBA MID KU HANWAYNOO KU HANTA MAWLE HAKUU HIBEEYEE♡♡
Rag Oodhan Haisku Qaadin Inaapti Ee waa Qaar Ka Mid Ah
Sorry Sister😢😊
Ha moodin adigoo inan ku hiifee haween dhamaanban ka howl yareystee😢❤
Waxan dawan haya 15/12/2023 cafimad baa ku rajeynaa hadad qoralkeyga aragtay wll
Mhdsanid wll🥰
Waxaan dawanaya 21/4/2024🎉
Aniga nasiib malihi qofkasto aan jeclado macalfado 💔💔💔balse wax walbo waa calaf qof igatagay bilaa sabab 1sano aan codkiisa maqlin hadana marka aan radiyay igujawabay walbo weydhan __💔💔💔_ balse nasiibkeyga aanlakashana insha allah mid fiican oo diinleh iyo qalbifiican iyo dabeecad wanagsan leh ____aniga iyo intii muslim ah ____jimco waye allow isii inta niyadeyda kujirto aniga iyo intii samanta jecel ____wal love soomaali mahamed💕❣❣❣❣❣❣
Waa helaysaa insha allah
Abayo nin xuno kaa tagay haa isku bahdilin niman waa buxan wallahi ani kula hadlayo waligey nin kama daba oynin uma calacalin ano jecel marka wax ka daremo block Aya sara hora u si socda sanadki hora nin an aqonin familkayga igu daren Nairobi aa ugu tagay inta America ka so baxay sanad kabacdi gacantayda is kaga furay ano qorax iftimayso ah nin xun iskuma bahdilayo
Inshallh waayihii wacnaa wey sooosocdaan ina ader
Zamzam abayo qaali hadad weli single tahay ana diyaar uah ina nolasha kuladiso. Heestan mela badan ayey taabaneysaaa runtii. 😭😭
Jah allah nidesto ilove somali
Hestan feysal munir ba kuwacan inu kuceliyo 🥰👍
Aad iyo aad
Laxanka amuu asi lee yhy👌❣
Been maha wala firsaty
Nabsigaa hiishaa
Heedhe kula haleelo
Hoogtooy wanagani
Waakaad halayseen..
Kuula horjoogee...❤
Waa sidaa heestu kolkaad halaysay maaha
Dadki xalasha aha e fanka iska laha hala ya hala
Hamoodin adigun
Inan ku hiife
Haween dhamanba
Ka howl yarayste.!!♥️
Is mm
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I
😢
Illahay haku naxaristo Mohamed Mooge libaan Omar 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Dhaxan maaha dhaaxaan haraad halaase joogee waaye heesta miraheeda yaala qaldin Ina adeer yaalow 🤞❤️🇸🇴✅
Ha mooodin ina ku hiife raggo dhan ba ka howl yareeyste🥺💔
Sadw😢😂🎉❤
Heesta an kuu saxo erayada qaar zxp halkan ad leedahay kolkad halaysannkula horjoogay iyo markad ledahay nabsiga hiilsha sidaa maha zxp waa sidan nabsiga hiishaan kula haleeloo hogtoiy wanagani wakaad halayseen kula horjoogay zxp saa u fahan miraha marka hore
Mohamed Cabdi hiraab.. nin tagay keep going legenoow…
Cabdi qays abwaanka wayn ayaa iska leh
Hoogtooy wanaagani
Waa kaad haleyseen
Kula hor joogee
Haben hawluhu adagyihin ayaan heestan dhagysanaya
Hoogtoy wanaagani
Waa kaad haleysoon
Kula horjoogee✅
Erayo badan buu khalday qofka yari
Mar baad hillaac iyo
Hogol ahaydoo
Mar baad hireysoon
Ku hiigsanaayee!
Beautiful.. Mooge AUN. “Ha moodin adiguun in aan ku hiifee, haween dhamaan baan ka hawl yaraystay” the most eloquent “ it’s not you it’s me “ in any language 😀 .
heestan dhagaysigeeda kama daalo maame laki special voice 😍🤗🔥
Marbaad ishiish iyo akhas ahaydoo
Marbaad uraysoo lagaa ordaayee
🤣🤣🤣🤣 waryaaa
Adaa ku daray miyaa apwaan
Abdi Askari Ninka Kaliya Ee Fanka somaliyeed Meel Adag Keenay
Legend #maame laki Heeska waad ka baxsaty Keep going fanaankygii
Woow waxan hees we dhafen iyo codba
Wow Maami Laki LeGend Waan ku aaminsanaHy zxp sreh✌✌🤝
Wow wow 👏cod halasiya
Qaramiga wad kuso baxaysa
Wanad so cusbonasi🥰🥰🥰
Amazing voice ayu le yhy❤️👏 inkastoo ereyada qaar yara badalay anyway keep going.
Xasuustii maxamed mooge❤️❤️
Erayo badan buu qalday kkk qof hada nool miya maxaed mooge tartan kugaara
Amaal saki heesta cabdi qays ayaa ereyada leh
Ha moodin adigu inaan ku hifo haween dhaamaanba ka howl yareesto Ahmad ilaahay ku naxariisto Aamin
Omg walal did he die?
@@qalaanjofy
Maya walaal Ahmad mooge fanaankii heysta laha ula jeeda
@@abdifatahhashi4942 Thank you walal mcn
Hiil iyo Hooba
Mid kuu Haw weynoo
Ku hanta mowle
Haku hibeeyo
Yaa salaaam
Erayada waad ku ciyaartay Mohamed mooge inaad heesihiisa so qaadato maahayn in la keeno way adagtahy legendkaas
Iska hadal un kan kamacan now
Yarkaan waa top level cod kiisa wa another level keep going👌👌💯❣
From djibouti nice song waw mashaalh xusuus dheer heestan waxa aan ka maqlay ano 9jir djibouti
M.a wad dadashay inti karankaga ah
alle naxariisti jano haka waraabiyo maxamed mooge baban halgama aqoon yahan iyo fanan wiilkan maxamed maame sifiican ayu uqaadey heesta nafsiga iga hiisha aya layidhaahda
Wooow super start wye ninkan keep going 💯👏
heeska waad ku ciyaartay wallaaahi.!!!
Marbaad hilaac iyo hogol ahaydoo
Marbaad hireeysoon ku higsanaaye 👌🔥
Marbaad hilaac iyo hogol ahaydo
Marbaad hireeyso ku higsanaye
Hadase waa hayjad an lahayn ehel ee Hungada kuqanac
HEESKAN markasta waan dhagaystaa runtii kamana xiiso dhigo codkii STEL 👌
Heeskan Inu 1M Garaayi Inta Og❤️🙏👍
Malaha og baad modaa inu yahay
7m😢
Mansha allah abdi askari waa nin kudhax nool qalbiyadeena sxb thanks ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍
Wallahi afkeena iyo sugaanteena waa qaali. Laakin fanaaninta waxaa wanagsanees in eey curiyaan wax cusub oo taariiqda u gasho
Nin masare saraansor ah🥰keep going bro
M.a mi diiiga
Khalad qalad khalad
Erayada wll waad khaldaysaa
Ee horta intaanad qaadinbaa erayada la iska saxaaa
Legend ma bro Maame Laki Fanaan Talent Leh Heeskani Halkeeda Dhigtay Muuqaalkana Lagama Sheekeen Karo Keep going
My brother keep going another level
Hamoodin adiiguun inankuhiifee haween dhamanbaan ka howlyarestee.
Absolutely amazing woooooooooow……………..
Nabsiga hiilshaa kulahaleeloo
Hoogtoy wanagii kolkaad haleysay
kuula horjogee
Marbaad hilaac iyo hogol ahaydoo
Marbaad hiraysoo ku hiigsanayee!
Hamoodin adiiguun inankuhiifee
Haween dhamanbaan ka
Howlyareystee ❤ 😍
24/7/2022
Xasus
31/7/2022
30/8/2022/ Nabsiga Hiilshaa kula haleelo Hoogtoy wanagii kolkaad halesay kuula horjooge intada iga gadaan 🥰
nabsiga hiishaa not hiilsha
kalmada asalkedu waa Hiil
laakin qoraalku marba wuu is badalayaa tusaale ahaan
1.wuu kaa hiishay
2.hayga hiilin
3.waxaad wadaa Hill
16/2/2023
Soo dhameystir😅😅😂😂😂
Codkiisa waxkle wllhi🥰❤
Imisaan Ku Hor jogayo
Wanaag Ka Hidinaayoo
Iska Daa Hadal Toosane
Warba Kaa Heli waayo
Wajiga aad iga Hiiftay...
Aduun Waa Hadh wareege
Waa Habeen iyo Maalin
Iso Soo Hirdaaa Maya waa
Habow iyo Toos is Hareer Socdee!
Wayihii kol I Helay
Hadii uu Heeryo Ku saaray
Inan kuu Hab Jilaycana
Waa Midaan la Heley ninee
Hiyigaaga Ka saar !
🥰😍❣💯
Mohd moge libaan😊😊
Aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲❤❤❤
War legenow Codkaga Waa Fiican yahay Laakiin Heesta Lyrics-keeda ayad Ku Ciyaartay🤗
Magaari kartid codka heesta iyo kamanka toona.cagadhigo bilaashbaad laydh u cabaysaaye
Aggah heestu waxay ii cadaysay in aan Af Somali waxba ka aqoon. Ma fahmin. Fanaanki hore abtigay ilahay haw naxariisto Maxamed Mooge sowmuu ahayn..
😂😂😂😂 kaligaaa maahin sxb
Shaac bax kuugu filan Kepgoin my brother
Heesta hasus aye igalise runtii😍😄another lovel 👌
Waaw anigana raga dhaman ban ka howlyareste keep going my brother 💪 🙏
Marbaad Hubka is wada Hareer ordeyso anna Hangool iyo Godima heystee
Adoo Hitiitiqay Hadaad i Hoos timid
Oon geedna heysan Waa hiil ilaaheey
Beydkaas ayaa maqan iyo arartii❤
Leggend m.mooge soo nooleysay🔥heesihii hore kusoco Codka100
Music 100
Maasha'allah fanaanka wuu dadaalay lkn heesta waa qabyo ee hala soo dhameystiro.
Heesta waxaa ka maqan Beej dhan oo heesta si sax ah uga turjumaayo.
Beejka laga tagay waxaa erayadiisa ka mid ah: -
= Marbaad Hubka is wada hareer ordeysoo ana hangool iyo gudimo heystee.
= Adoo hintiitiqaya hadii aad i hoostimid oon geedna heysa waa hiil ilaaheey.
= Nafsiga hiilshaa kula haleeloo hoogtoy wanaagani waa kaad haleysoo kula horjoogee.
sax waye wlhi sxb wa ila aragtay
Haa waa ruuntada wll ✅
Aad io aad wlhi
Aad iyo aad wall waaba heesta intii ugu muhiimsaneyt ee nabsiga cadeyneysay sax weeye
Waa inta kliya ee heesta ku dhagaysan jirayba
Awdal state for ever guul reer abtikay 🇦🇷much love❤❤❤
Heeska magaciisa kulaabo oo sax magacan ma lahan.
Qeyb muhiim ah ayaa ka maqan
Codka 6/10
Video 10/10
Heestan Qiimaheeda hala dhoowro
Fanan allaha ku xafido
Ina Mooge next Generation go forward
Asc wlalaheyga musliminta ahow cabdi askari wllo wxan kugula talinayaa wad og thy in hesuhu xaraan yihiin sida dared wxan kuleyahey wxan kuleyahey wllo arsaq wasacoo xalaala alle haku siyo balse adiguna
Jah codkiiisa another level
To be honest laxan iyo music erayo iyo cod wa dadka hore 🤎Allah u naxaristo M Moege🥲
Ameen ya rabi I naxariiso hoyaday inabtigeed abtigay
Plz heesaha kalana soo qaad really waad ku so baxesaa
Another level he's ajibch keep going
Yaa ila dawanayaa 2024 sep 30 malin salasa wan tahriibayaa iso duceeya
Xage tagi bro marka 2024 tahriibki africa to europe wa laga baxe bal istaji
Marbaad hiraysoo ku hiigsanaayey 😭😭💔
Fanaankan waxaan kula talin lahaa fanaan complete ah Baad tahay laakiin anigu hadaan adiga ahay xooga English ah labo sawahili ah iyo afar Ethiopian xabad carabiya kudhex dar labo fransiis kudhextuur hit Baad noqonaysaa kistoo universal east African 😘
Mya dad looga talagalay waa Somali luuqadana waa Afsomali suugaaan ah English iyo Swahili intey nagasogalaan
Swahili iyo Ethiopia heesta looguma talagalin
Mamoda inuu kacod macanyhy wiilka mxmed moge inta iguracdy love intan igu racin like
Wwwwww legand jiro joog wakan dadki fanka laha kkkkkk
Alla yarahma ina mooge ( legend always a life ).
From beledweine Somalia 🇸🇴
Wooow waad dhigtay meeshed 😍🥰💯
Nafsiga hiilshaan❌
Nabsiiga hiishaa✅
Heesta waad kufsatey maamow
Magaca heestan waa
Nafsiga hiishey
Nafsiga hiishaan heedhe
Kula haleelooo
Hoogtoy wanaagani
Waa kaad haleysey
Kula horjooge
Hal qeybna waad ka tagtey
Marbaad hubka is wada
Hareer ordeysoon
Anna hagool iyo
Gudiimo haystey
Adoo hitiitiqey
hadaad I hoos timid
Oon geedna heysan
Waa hiil ilaaheey
Doqonow heesta bartedu dhigay
@@zakizuldan7552 horta heesta miyaad taqaanaa sxb
Wuu cod macanyahy
Listen guys heestaan dad farabadan ayaa qaday and qofkasta si qurux badan buu u qaday ee caadi iska dhig
saxix heesta waxaa hore u qaade alle ha unaxriisto Maxamed mooge liibaan qeeb ka mid ah heesta ayuu ka tagay erayada qaar way qaldanyihiin lkn waan kugu qaadanaynaa
Hogtooy wanaagani wakaad halayseennkulla horjoogee waaye sxb horay usoco bro heestan waad soo noolaysaye
Nin culus horay usoco +music faysal muniir🔥
Hestan hees way dhaaftay ❤❤❤
Mashallah.... beautiful song and I like his voice though it's amazing 😍❤️
asc
@@fatumaomar4758 wsc
You
@@fatumaomar4758 0
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Erayada aye sheegyan garan maye codkiisa asal weyi dad badan sojidataye keep going bro
”Nafsiga shiishaan
heedhe kula ha leeloo,
hoogtoy wanaaggani,
waa kaad hallaysee
kuula hor joogee”
=Nafsiga wareega/meera ayaa xaggayga kaaga yimid, oo kugu dhacay,
wanaagga aad maantay oo jacaylku adiga kugu soo laba kacleeyay aad iga sugeysaanna, adigaa horay u halleeyay, oo markaan jacaylka la il darnaa wax ila qaban waayay😭
Fanaaniinta dambe waxaan ka codsan lahaa kolley fan wuu dhammaadaye, intii hore ha naga sii halleylina inta miraha suugaanta qalad-qaaddaan.
Nabsiga weeye Nafsi maaha
L
L
😭😭😭😭😭😭Heesto aneyba igu socotaa show📌
Ha modin adigo inan ku hiifee
Haween dhamanban ka howl yareystee😢😢
Xasuus😢 8/7/2023😢
26/7/2023😢
@@IlwaadAbdurashiid4631anigu weli waa isa suranahy
Waa hees aad umacaan run ahaantii xusuus gaarah ayay leedahay heesyani
Who is listening 👂🏻 2025: like me❤😅
Seym
Me
Hoogtooy wanaaggani
Waa kaad hallayseen
Kula horjoogee
Midhaha iska sax ku dhaha fanaanku inta kale waa legend
Hees macaan barteeduu dhigay allah hawnaxariisto xasuustii maxamed mooge 👍😍
Waa khalad saan hesta ma.ahan ee hesaha iska dhaafe
"Nafsiga hiishaan kula haleeloo
Hoogtooy wanaagani
waakaad hallayseen kula hor joogee" xoogaa ereyada oo uu beddelay mooyee codkiisu waa nasab 😘
Su u badalay
Heesta halkeedi bu dhigay legend.
hees iyo bar mame laki keep going brother 💪
Channelka ABDI ASKARI waxaa maqli jiray Anigoo yar oo School boarding aqrisanaa Nairobi
Waa rugcadaay youtuber ah.
Nooloow legend
Woow..another level
heestii adeerkay maxamed mooge liiban aun 🥺🥺🥺
The editing thought 😍✌️
Mohamed Mooge liban halyeey aan hesihiisa lagadhargeen walahi legend Allah ha unaharisto Mooge
Fanku hargeisa iyo jigjiga haka ahado
Xasuustii mooge alle yaa raxma 🥺😭
birahaa sahlan ee laga sanqadhiyo feysal muniir un baan ku aqaanaa best musician and singer
✌✌💯💯
Waa khalad iyo denbi aad u weyn OO laga galay Sayidkii Fanka Soomaaliyeed aun maxamed mooge Liibaan halyeey ma jiro ma dhalan mana dhalan doono qof keeni karaya ama u dhaweyn karaya halkuu dhigi jiray waxa igu waajib ah 5 daqiiqo OO aamus ah 😢
AR NEFOW WUXU WAA HEES DEE
Ta labaad erayada badankoodu waa wada khalad
War sxp maame waad dadaashay lkn hada kadib markaad soo qadaysid hes hore iska soo eeg ama iska soo sax waad mahadsanthy abdi askar adiguna waad mahadsanthy sxp
😂😂😂 iska hadlow ina igare sheekadi sayid layne mataga meesha kala teg
@@nawaadxusen9879 haduu maqli lahaa sayidku qabrigii kasoo kici lahaa inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun 😢
wuu soo dhaweeya wuu la keena dhihi maynee legend weynaaye lkn ma xuma🤔