WAXAY I MARSIIYEEN CIQAAB ADAG MARKII AAN TAGAY XUDUUDA....😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 824

  • @Eduruus
    @Eduruus 8 місяців тому +509

    Ilaahey labadaada waalid iyo adigaba janada ha idin geeyo hadad like ii saarto ❤

    • @somaliview1746
      @somaliview1746 8 місяців тому +5

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
      iyo intii muslim ah ku darso kuwa nool
      Iyo kuwa dhintey Nabiga wuxuu yidhi صلي الله عليه وسلم qofka muslimka kaamaqan hadaad uduceeso adhina Malaaigta ku duceneeso oo deheeso adhina intaas Allah سبحانه وتعالى hakuusiiiyo

    • @fadumoshiino8363
      @fadumoshiino8363 8 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ghrgdwugghw ❤🎉😢😢😢😢❤❤❤ghrgdwugghw ❤❤❤vh5ehwyg ❤❤❤ghrgdwugghw ❤❤❤❤vh5ehwyg ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ghrgdwugghw ❤❤❤😮😮❤❤❤❤ghrgdwugghw ❤you ♥️ ❤❤the ❤on ❤and

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 8 місяців тому +114

    أللهم أنصر إخواننا مجاهدين في فلسطين 🤲😪🇵🇸🙏🏼

  • @Mohajir903
    @Mohajir903 8 місяців тому +53

    Horta baba jeyow Ilaahey haku nabad yeelo wax walba oo kheyr aduun iyo mid aakhiro Kuu leh Allaha ku sahlo.
    Talo walal nimo maanta Hadii aan ku siiyo waxaan ku oron lahaa caruurta mustaq bal kooda Waa in Kula dadaashaa in ay bartaan diintooda Hadii Rabbi ay xariir wacan la yeeshaan aduun iyo aakhiro wey guuleysanayaan halka aad mustaqbal wanagsan in uu yaalo ay Kula tahay Waa meesha laga helay Somali gaalowday somaali qowmu luud ah waalid habeen iyo maalin uurka ka ooya Marka walalow in Aad rafaado baahato xanuun dareento Waa u bareertay waana ka baxeysaa Hadii Rabbi idmo Lkn ha qasaarin oo caruur taada ha geyn meel Ilaahey lagu caasinayo

  • @xasanciise1698
    @xasanciise1698 8 місяців тому +131

    Baba inta gaal wax weydinsa laheed allah weydiiso

  • @HamzeVlog
    @HamzeVlog 8 місяців тому +78

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤❤

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 8 місяців тому

      Somalia illahow dhulka la gooo

    • @AbdihakimAdam
      @AbdihakimAdam 8 місяців тому

      اللهم صلي على النبي محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين 🤲

    • @C.samiicSaciid
      @C.samiicSaciid 8 місяців тому

      Maxaa​@@koorakayse4975

    • @maryanxbarre7183
      @maryanxbarre7183 8 місяців тому

      🎉😅😅😅

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 8 місяців тому +42

    Qof kasto muraad leh alleh muraad kiisa ha usahlo adnah muraad kaaga alleg hakuu sahlo wll❤

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 8 місяців тому +19

    Somali yey afxumadaan kadaaya baba waa qof naafa ilaahay baa udooray Saan garab gala❤❤

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 8 місяців тому +12

    Ilaahy wll ha ku gaarsiiyo nolol wangsan khayr qabta adi iyo caruurtaadaba aamiin aamiin aamiin it's really heart touching story

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 8 місяців тому +24

    Qof uma noolid haddii had is tidhaah wax ayaa lagaa sheegi meel gaadhimaysid keep going Alle ayaa ku caawin.
    Dhalinyartii kuu Caawisay Alle waxay ka rabaan ha u dhibyareeyo Aamiin

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 8 місяців тому +18

    subaxanaAllah wall ilahay ka cabaso adiga iyo ciyaalakaga adooma ilahay baad tihin irazaaqadiina Allaha baa bixiya hadaad dhimatid iyo hadaad nooshahay caruuta Allaha bat leeyihin dhib araki mahayaan Tanaka gaalada agatooda musataqabal miyaayaala kuwoodii ayaa daroogaga miss miisayee

  • @mahdiya9
    @mahdiya9 8 місяців тому +4

    Guul baabajeey soomali ma qancinkartid wllo guulayso soomaliya miil maaha ilaahay baa kaa ke xeeyey nolol qurux badan baa kuu danbeysa insha allah Guul baakuu danbaysa ♥️ ❤❤

  • @halimamohamed4926
    @halimamohamed4926 8 місяців тому +8

    Mashaa' alaah baba jey waa kuleysaneysaa in shaa' alaah hakadalin waa gaareysaa Rafadka raaxaa kadabeysa waa gaareeysaa guushaada inshaa' alaah qalbigada qeer u sheeg dadka warkooda kabax waxaan hubba in aad guuleysaneysid inshaa',aalaah hakadalin ee horay u soco waxaan loo dhibton laguma raaxeysto baba jey guulaa kuu danbeyso inshaa' alaah❤❤❤❤❤

  • @amalbile2239
    @amalbile2239 8 місяців тому +59

    Allah guushada kulu garab galo ilmahaga oo nabad qaban Allah ku keeno😢😢

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 8 місяців тому +7

    M.Allaah wad xisaabtanty sxp qofna haujoojin dadkan faan iyo mala awaal ayey ku noolyihiin ee Allaaah hakugu guuleeyo

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 8 місяців тому +18

    Dahir calasow waanin cilmig ku yar oo dhaqan xun xasidnimo na kudarsaday ee hau joojin isaga iyo kuwa lamid ahba wllo ❤❤❤❤

    • @Xalkeen
      @Xalkeen 8 місяців тому

      *Daahir asagaaba qoxooti ah oo waliba aan luuqadna baran 30sano*

  • @IkramhamiIkram1
    @IkramhamiIkram1 8 місяців тому +9

    😢Baba jeey abaha ugu fiican adunka ayaa tahay run. Wana kugu hambalyeena sida aad caruurtada ugu dadaleysid runti😢

  • @alibishar1809
    @alibishar1809 8 місяців тому +5

    Actually your realy hero to be a good father ❤may Allah bless you in your enter life bloody

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM 8 місяців тому +4

    Ilaahay haku caawiyo qof dhibaateysan laguma fiirsado ilaahay docada dadkaaga hakuu aqbalo

  • @bebettertoday8444
    @bebettertoday8444 8 місяців тому +15

    When our country Somalia 🇸🇴 is useless to help our fellow Somali people, this will happen, and people will continue to leave to look for better opportunities. We as people are tired of Somali Government/Qabiil/Corruption.

    • @msatl94
      @msatl94 8 місяців тому

      Wallahi there is no better place than Back home trust me guys 😢

  • @krishkrish-m7p
    @krishkrish-m7p 8 місяців тому +1

    Mashallah nin rag ayaa tahay hadafkagana waad gaaree walal❤

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW 8 місяців тому +4

    kusali Nabi Mohamed Scw 🎉❤

  • @khadijaahmed1504
    @khadijaahmed1504 8 місяців тому +11

    Babajey waxaanad xisabata ku darsan Yurub in aay tahay dhul fidno, ilmaha waaw ku fidnoobaan,waa lagu qaataa, Alle weydiiso in uu ku waa fajiyo khayrka.

  • @CabdinajiipJiiro-go1lh
    @CabdinajiipJiiro-go1lh 8 місяців тому +203

    Team babajeey 1000 like

    • @abdirizaaqcalisahal8089
      @abdirizaaqcalisahal8089 8 місяців тому +5

      Wraa maxaa kaa qaldan murug uu ku jiraa ka dip aa soo qoree team baabajey 1k like dhiman dhiman

    • @rahma11115
      @rahma11115 8 місяців тому

      @@abdirizaaqcalisahal8089😂zxbow dadka like iisara dhoho io kuwa reply iiso gal dhoho maxa kaqaldan horta😂

    • @XawoMayoow
      @XawoMayoow 8 місяців тому +1

      Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭💖😭

    • @Amaar21
      @Amaar21 8 місяців тому

      ​@@abdirizaaqcalisahal8089😂😂

    • @mustafeabdi485
      @mustafeabdi485 8 місяців тому

      Baaba key kuwas😂 like ayaad iska Raadiney Qalbi laawayahow

  • @Abdinaasir1988
    @Abdinaasir1988 8 місяців тому +15

    Walahi. Tahriib xanuun waye. Sxb insha allah wax yar aa kudhiman iftiinka nolosha.🎉

  • @Famusa45
    @Famusa45 8 місяців тому +1

    Legend ayaa tahay babajey ilahay moyee awood ku hor istagi karta majirto somali maqancin kartid waxna mafahman

  • @ikranfaisal3187
    @ikranfaisal3187 8 місяців тому +51

    Waxa ficnan lahayd inaad ilaahay sidaa ubaridid isuna dhul dhigtid gaalo sidaa looma baryo

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 8 місяців тому

      Fiicnayd iyo xumayd maaahee orod adigu ilaahay bari, ninkaan iyo ilaahay ka dhex bax.

    • @Its_me_abdul_11
      @Its_me_abdul_11 8 місяців тому

      ​@@Qoordheere77 hda ma Wax Xun ee dhahday ilaahey bari neh ma qalad baa bal yaabkan arag adi

    • @rouki9529
      @rouki9529 8 місяців тому

      de warun ilahay qof baryin majirto lkn ilahay dadal bu kuyidhi ibari o beel iska fadhi kuma odhan ​@@Its_me_abdul_11

  • @istahilisse
    @istahilisse 8 місяців тому +23

    Allah ku sahlo muradkaga bro camariste kun tahriibee 😂❤❤

  • @raasstudio2445
    @raasstudio2445 8 місяців тому

    Baaabajey sxb allah ku guuleyso hamigaaga wlh waxa tahay nin karmeed❤❤❤

  • @mymmym8283
    @mymmym8283 8 місяців тому +1

    Interview'gii sharciga lagu qaadan jiray, sidaas ayuu kumaray, waana sababta sharciga laysku siiyo yure.
    Ninkani wuu diyaarsan yahay Wlhi mansha Allah 💯

  • @AbuuSaamiya
    @AbuuSaamiya 8 місяців тому +13

    Caruurta Aad Nosha Iyo Hunguriga Uraadineysid Alle Ayaa Mar hore Balan qaadey Adinka Iyo Ayagaba
    نحن نرزقهم وإياكم

  • @hassbhhaha3851
    @hassbhhaha3851 8 місяців тому +4

    BABA JEY guuleyso inshalah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminahaji9386
    @aminahaji9386 8 місяців тому +1

    Babaaje ilahey muraadkaaga ha ku sahalow🤲🤲🤲

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 8 місяців тому +1

    Ishaallah walal caarurta xaaskaga adiga nool wanagsan ayad kuu nolaneysin illahay dadka samir ka badan leeh ayu jeceel yahay illahay wax walba haku dhib yareyoo halo duceeyo somaliyey walalken 😥🤲🏼

  • @maryanducaalexusen3921
    @maryanducaalexusen3921 8 місяців тому +3

    Alxmdliilhi allah ku kalmey wll insha allah wa kardota🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 8 місяців тому +6

    Ilahay albabada ha ku furo dream come true inshallah

  • @MaaliRecap
    @MaaliRecap 8 місяців тому

    Baabajeey Horay U Soco Brother .... Somalidan Tuugada Ah Ee Dhiiga Cabta Dhag Jalaq Ha Usiin Brother

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 8 місяців тому +24

    Duli aan ilaahay kubadin baad isduleysay ilaahay na waa kuujeedaa war gaalada aad isku dulaynayso anagaa ka soo haajirnay guri iyo lacagna kamasoqaadan carruurteenii baan kalasohaajirnay adiguna wa xaad uhadlaysaa sidii qof aan ilaahay wax waydiisankarin subxaanallaah war hadaad caruuta kanaxaysid meeshu carruurta waa utarantahay waa hadaad ilaahay kabaqaysid

    • @sihaamhassann8413
      @sihaamhassann8413 8 місяців тому +1

      wa runta walaal inti hore iya rugmatay qurbaha lagu soo yacayo oo faido ka gadhiwayday caruurna haba sheegin warkeeda halaag iyo hoog ayay laga dhaxlay

    • @MakremMosbah
      @MakremMosbah 8 місяців тому +2

      Basporkaada jeebka gashatay Bravo beri waa soo cararee yaa kaa yeelaayo Europ waxba mayaalo

    • @anisahaaji9248
      @anisahaaji9248 8 місяців тому

      Waa runtaa meeshaas caruur laguma korsan karo waa hooyadii caqli leh tii kale nah waa iska agdugsan

    • @AaminoAbdirahman-ly9no
      @AaminoAbdirahman-ly9no 8 місяців тому

      ​@MakremMosbah 😂😂😂😂

    • @msatl94
      @msatl94 8 місяців тому +1

      Mareykan walaa Europe waxaa iga fiican wadankeyga ilaahey nabad ha nogu yeelo inshallah
      30 ama afartan sano waxaad dhahi doonta ya meeshan iga wado oo wadankeyga ii celiyo
      CK iyo Miss world wey cayeen mareykan farxadii Muqdisho maleh dhahdey miss world.
      So guys becareful what you wish for
      Waa iga waano .

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli 8 місяців тому +10

    Ilaahay baa wayn uun baan maqli jiray EE dawlada waynina ma jirtaa, Nio ninkani naga Cilmi badan, mar uu qabri galo mar uu ooyo iyo mar uu isa suuxiyo maalin walba waxbuu noola imanaya !.

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 8 місяців тому +3

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 8 місяців тому +7

    Allaah haku fududeeyo hadafkaga iyo muradka atleedahay inshaa allaah ❤❤❤

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 8 місяців тому

    Alle ha ku guuleyo sxb aduunku waa imtixan waad guuleysanysa sxb
    Anagoo dhanba hadafleh

  • @khadrakulane1591
    @khadrakulane1591 8 місяців тому

    Babajey safarka Allaha kuu fududeeyo
    Nolol waa tan Aaqiro yurub caruurtii baan Kala soo haajarnay Afrikaan joog naa Arsaakhada Alaah baa kuu balan klhaaday diintana waan in aan ilaalsano
    Meeshaa caruur ha ugu fakerin in aat geeyso hadaa rabto in aay kuu soo duceeyaan markaa dhimato

  • @Top10production1
    @Top10production1 8 місяців тому +14

    Guuleeso baaba Allah 🤲 kunawad geeyo meesha aad usocoto hamigaagana Allah 🤲 kuu yeelo 💯💯

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 8 місяців тому +1

    Umuu rahaaga kuwii wanaagsan ilaahey hakuu saqiro

  • @user123swap6
    @user123swap6 8 місяців тому +46

    POLAND 2018 DALXIIS U TAGAY WA WADAN GAAJO AH WAQTI HA ISKAGA DHAMEEN MEEL KALE RADSO.

    • @Theking24h
      @Theking24h 8 місяців тому +1

      somali aya ku nool 50 sanno ila hada

    • @SHUKRIMOHAMUD-vp6fb
      @SHUKRIMOHAMUD-vp6fb 8 місяців тому +2

      @@Theking24h oo aniga aanka mid ahay

    • @Theking24h
      @Theking24h 8 місяців тому +2

      @@SHUKRIMOHAMUD-vp6fb uu gurmadaa dee maskinka

    • @11naa44
      @11naa44 8 місяців тому +1

      Weligy ma haweysteen meshas

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 8 місяців тому

      ​@@SHUKRIMOHAMUD-vp6fbilaso hadal abayo

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc 6 місяців тому +1

    Allah haku fududeeyo hadafkaga iyo muradka

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c 8 місяців тому +11

    Mustaqbalkaad qalad ka fahantay arsaaqduna meel walba waytaalaa gaalo agtooda ayuu xanuun iyo dhibba yaalaa ma janadiibaad mooday

  • @Camir_________cadde
    @Camir_________cadde 8 місяців тому +1

    I.a baba guul ku rajeynayaa❤

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 8 місяців тому

    Ilaahay guushada hakuu rumayeeyo bili aadan iskada warkiisa🎉🎉❤

  • @Ibra__Moha1
    @Ibra__Moha1 8 місяців тому +29

    Baba wlhi waa qiroday kuma qaldanid inad carurtada uhalgato hor usocod wangsn I.a guleyso

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 8 місяців тому +1

      Lkn baaba jeey uma fiicna yurub ileen qof shaqeysan karo maaha waa disabled person ama naafo
      Kaliya lacag caayr oo yar aya lasiina waxaasna wa lugoyo
      Waxa u fiicnayd inuu xamar ganacsi ka samaysto

  • @abdisalamjeelle4847
    @abdisalamjeelle4847 8 місяців тому +6

    Hada ayay dawanaysaa marka inaad soo dhigto ma ahayn markad guleysato ayay ku ficneyd lkn illah hakula garab galo intas ayaan ku rajaynaa

  • @SafaOsman-n1d
    @SafaOsman-n1d 8 місяців тому +1

    Hayada af somali ayuu ku garacay walhi waa legend 😢😢

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 8 місяців тому +8

    Masha alaah wll warunta alaha ku xafido diintana alaha ku xafido eeku dadaal in ay diinta bartaan fimilkaga

  • @caitrouscilmiga6363
    @caitrouscilmiga6363 8 місяців тому +2

    Waa hadal uu dareemi kro qof ubad iyo Qoys ku xidhiidho guulayso

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 8 місяців тому +4

    Riyadada way ku rumoobidoontaa ee dadaalka sii wad ❤❤❤❤❤

  • @sudeysofficial9353
    @sudeysofficial9353 8 місяців тому +10

    ilaahay ha nabad geeyo baaba😢❤

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 8 місяців тому +4

    Inshallaah waa gaari hadafkaada🤲🤲✍️✍️💪💪💪💪

  • @y0w-man-jd5kw
    @y0w-man-jd5kw 8 місяців тому +2

    Waliiga hays dhiibin Mar uunbad gulaysanaysa wllhi 😎🦁

  • @DawoYasiin
    @DawoYasiin 8 місяців тому

    Ilaahey waxqerqabo Hague sahlao wll hadafkaadana ku guuleyso installed allah

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 8 місяців тому +1

    Baaba wallahi waaku aamin sanhy gar iyo gardaro guuleyso saba ❤

  • @SafiaHaji-l9d
    @SafiaHaji-l9d 8 місяців тому

    Baba jay ilhsy haku fududeeyo ilhay haku badbaadiyo walalkey subhanallah ilhay si deg deg meesha jeceshahay haku idmo aamiin

  • @mahdiya9
    @mahdiya9 8 місяців тому

    Guul baabajeey soomali ma qancinkartid wllo guulayso soomaliya miil maaha ilaahay baa kaa ke xeeyey nolol qurux badan baa kuu danbeysa insha allah ♥️ ❤❤

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 8 місяців тому +2

    Baba jey waad guuleysan inshaallah

  • @SamiiroJamacSalaad
    @SamiiroJamacSalaad 8 місяців тому +4

    Wa runta alle ilmahaga alle ha usaqiro😢

  • @NastehaMohamedAhmed-c2q
    @NastehaMohamedAhmed-c2q 8 місяців тому +2

    ManshaAllah strong father keep going baba

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184 8 місяців тому +13

    Irsaaqada caruurta allaah SWT ayaa kafaalad qaaday

  • @safiahassan2950
    @safiahassan2950 8 місяців тому

    Poland waa dal isku darsaday gaajo iyo cunsurinimo Ilaahey haku saqiro safarka

  • @axmedciise9592
    @axmedciise9592 8 місяців тому +4

    Hadad ogtahay beentadi hore waaba roontahay ee alle hakuu fududeeyo safarkaada

  • @UbaxAbdiqadir-x8o
    @UbaxAbdiqadir-x8o 8 місяців тому

    insgaa allh wad ka gudbysah samir wlle❤

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l 8 місяців тому +3

    Fans messi one like 🐐🐐🐐👍

  • @abiibakarahmad2148
    @abiibakarahmad2148 8 місяців тому +1

    Wall inaa Belarus 🇧🇾 imadaa rabaa dadku say udhafaan birta poland 🇵🇱

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 8 місяців тому

    Alle haku fududeyo inta kuu dhiman baaba insha allaah waad guuleesanee tahriib ciyar ma ahan

  • @ahmedhajjialiow480
    @ahmedhajjialiow480 8 місяців тому

    Baba keep going iskada hadalka somaliyed

  • @Sawiro
    @Sawiro 8 місяців тому +2

    Baba waa runtaa haqiqada ayaa kahadashay❤

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 8 місяців тому +3

    DOWLADA WEYN EE POLAND KULAHA. ALLAH BA MAGAN AH OO LAWEYDIIYA.

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 місяців тому +1

    Guuleso baaba jeey Allah ha ku saqiira insha Allah 🙏🙏

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 8 місяців тому

    Baba Jey saxib mesha rabto ilahay hakugeyoo insha Allah rafad raxa kadanbeyoi 🤲🤲🤲🤲

  • @dowhi3844
    @dowhi3844 8 місяців тому

    laan dheeraa tahy hore usoco libaax caruurtada cidna haku halayn nolol usamee nolol fican aysan cidna daba farisan meel walba aad umarikarto umar

  • @AliBurus
    @AliBurus 5 місяців тому

    Baabajey iPhone ayaan ubaahanahay lacagta lagata ayaan ubaahanahay inaan kugato baba ilaahay dartii iigu soo dhiib baba❤❤ ilaahay hakaa farxiye

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 8 місяців тому

    Ilahay haku fududeyo wlkay insha Allah waxan ku rajen gul

  • @IntisaarAhmed-r8n
    @IntisaarAhmed-r8n 8 місяців тому +8

    Team babajeey like ❤❤❤💪

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 8 місяців тому +1

    Inshaallah meesha aad u bahantahay waad gaari guuleyso aamiin

  • @Hodan_1333
    @Hodan_1333 8 місяців тому

    Manshll waxa is dhihi kara abe fican weye alaha kugu asturo waxkasta o ad jeceshahayna ale haku rumeyo amiin

  • @laylasheikh618
    @laylasheikh618 8 місяців тому

    Allaha ku fududeeyo baba j jay dadalaa gaaro waa gaarey Sabina dulqado 🥰

  • @anasmacalinabuukar1251
    @anasmacalinabuukar1251 8 місяців тому +1

    1m coming soon 🎉🎉🎉😊😊

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 8 місяців тому

    Baaba jeey manooshahay wlhy waan kuu werweraayey alla haku xafido baaba jeey aamiin uduceeya odayga

  • @Raabica7961
    @Raabica7961 8 місяців тому +1

    wllo dihib hada wadba maraye mid kale alaha kaa badbaadiyo tankale waxaan kuu sheegayaa mar walba diintaada iyo sharaftaada ilaasho
    oo yaan lacag ama wax kale yan lagaaga gadan
    allaah haku xifdiyo wll

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 8 місяців тому

    Babajey yurub hadad timado walibo
    Ingriska waxad heleysa care badan guri iyo carurtada garigaga . Horey usoo soco ha gaabin .

  • @SaabirinCabdi-wg7vr
    @SaabirinCabdi-wg7vr 8 місяців тому

    Ilahey hamiga aad leedahy hakuu fududeeyo abwe

  • @mohamedabdi1849
    @mohamedabdi1849 8 місяців тому +21

    Don't worry about what people say bro keep going and helping your family is very important

  • @Badmaceye
    @Badmaceye 8 місяців тому

    Wara is adkey wax yar ayaa kuharay 👏🏻👏🏻

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 8 місяців тому

    BaBa hamigaga allah haku fudaydiyo sidu khayerku kujiro allah haku wafajiyo hais dhibin waliga naftadana ha lidin hadalada bini adamaka yayna kudamqin Balal aad ku dhusho haku noqdan❤

  • @fathiaabdi4618
    @fathiaabdi4618 8 місяців тому

    Baba guul ayan ku rajenaya 😢😢

  • @Feyzal4Feyzal
    @Feyzal4Feyzal 8 місяців тому +1

    Filmka hadaf😂Season1 part 2😂😂😂😂actor baba jey😂😂

  • @nuurbilaajo7780
    @nuurbilaajo7780 8 місяців тому

    baaba sabar waa guuleysan i sha llh

  • @mohanmuza9556
    @mohanmuza9556 8 місяців тому

    Alxm dheh hdad intan heysato adoon kibray Tahay wlhi Dad ayaa jiro intan xitaa heysanin mrka Alle umahad naq gaal wax Kuma qabanaye

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 8 місяців тому +37

    ILaaHeY dartiis love iisar❤

  • @fakateshortos
    @fakateshortos 8 місяців тому +7

    Sorry baba😢

  • @abdikadirmumin855
    @abdikadirmumin855 8 місяців тому

    Allah ku fududeyo baba qofki maray ayaa daremi karaa😢

  • @محمود-ذ2ي-ث9س
    @محمود-ذ2ي-ث9س 8 місяців тому +1

    Masha allah baba tacsiyan dhignay ma noshahay alxamdulilah