Khadar Keyow Oo Wacdaro Yaab leh Ka Dhigay Nairobi Somali Culture Festival

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 685

  • @jabraabdiqadir2791
    @jabraabdiqadir2791 3 роки тому +237

    Halka fanan maslaxa sidas ushidan karO Legend kenyow this is onother Level🔥🤴

  • @mustafeapra5804
    @mustafeapra5804 3 роки тому +549

    Waxaan fanaan wa dhaafey magac kale haloo bixiyo khadar keeyow in the building in the house❤👊 inta igu raacsan like isaara asxapey 👏

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 3 роки тому +128

    Fanaanka ugu Masraxiyada fiican soomaali ban u Aqaan khadar keeyow ma igu raacsan tahay?

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 2 роки тому +67

    Gabdhahena somaliyed meel walbo aad jogtan allah ha idin xafido like isaar✊❤🇸🇴

  • @kaanuulyrics9895
    @kaanuulyrics9895 3 роки тому +136

    Justin baiberka somalida boqor khadar🖤🤟

    • @hanab4292
      @hanab4292 3 роки тому

      🤣🤣🤣

    • @safianuno4926
      @safianuno4926 3 роки тому

      For sure he is🥰

    • @nylcx9699
      @nylcx9699 2 роки тому

      More like the Somali bts 🤣🤣🤣 Justin Bieber isn’t on khadar’s level😍

    • @zainabawow4229
      @zainabawow4229 2 роки тому

      Runtii aad ayuuba ugu fiicanyahay Justin

  • @baashiabdiazizbaashiboy5365
    @baashiabdiazizbaashiboy5365 3 роки тому +44

    legend khadar keyow wax walbo naga mudan yahay cadaanka intaa tageeri laheen wllkeena aan taageerno kep going sxb keyow

  • @safafarhan3804
    @safafarhan3804 3 роки тому +50

    Waxn fanan yan la odhan super star ku wacaa bila calaykum ✌🏻♥️ ninkn Nin aan ahyn walee Inuna arooskyga ka heesin
    Big love from hargeisa we love you hno ♥️

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 роки тому +134

    Heestan jecliyaa fanaaan soomaliyeed weye gabdhaha Somaliyed aadban u salamaya meel ksta ay jogan

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 3 роки тому +44

    Walaalkay khadar keeyow heestaasan ugu jecley heesihiisa. Big love love from Hargeisa, Somaliland

  • @Yusuf-oska-77
    @Yusuf-oska-77 3 роки тому +62

    Ninka kaliyee masraxa siduu doono kayeela legend keeyow

  • @mahadofficial2439
    @mahadofficial2439 3 роки тому +34

    Hore u shegay keyow wa super star ka somalida hadu hesaha oo ka ka biyay so badiyo asa xog kusi xureysayo fanka 😁🙍‍♂️

  • @samiiraaadan8463
    @samiiraaadan8463 3 роки тому +20

    Khadar hadan nahay habolaha somaliyed si garan ku jecelahay madaxad no sar tahay 🌹♥️♥️❤️ kep going wlo

  • @safiyomohamed4322
    @safiyomohamed4322 3 роки тому +51

    l love you two wiiiilasha somaliyed💋💋💋👑👑👑❤❤

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +62

    Heesihii hore iyo kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahaddan 🙏🙏🙏

  • @Amira.O416
    @Amira.O416 3 роки тому +90

    The boy has alot of stage presence❤

  • @chavikooz1682
    @chavikooz1682 3 роки тому +66

    wow wiilka ugu shidanvsomalia king of pop ftom somalind 🍎❤️💋 gobolkii raga ❤️❤️✌️

  • @karinaali63
    @karinaali63 3 роки тому +338

    Khadar is sweet boy he knows how to dress up how to dance

  • @fowsiamuqdishawi5410
    @fowsiamuqdishawi5410 3 роки тому +5

    Weee The one and only khadar keyow xaaada i istaagtay nin buuqiisa wata masrixiyada ninka loga haray keep going legend keyow💪🙏🔥🔥🔥🔥

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 роки тому +9

    Fanaan talent leh weye xaqiqdi cod wuu leeyhy shacbiyad neh wuu heysta bal eeg mesha dhan wey isla ruxantey keep going alfanan khadar keeyow

  • @abdirahmanholat1284
    @abdirahmanholat1284 2 роки тому +112

    No Somali Singer can do this I swear, this guy is something else Vivaaaaa ❤️❤️💪🏼💪🏼🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 роки тому +9

    Waan jeclahay wiilkan Yar waa wiil aad u edensan aan ku jirin daraamada UA-cam ka ka socda masha allah s aad Alaha soo hanuuniyo

  • @safiyomohamed4322
    @safiyomohamed4322 3 роки тому +12

    Walahi mesheyda ka bashaloya hestan love ku ahay keyow inta belin❤❤❤❤💋💋💋👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kinghusseinofficial2290
    @kinghusseinofficial2290 3 роки тому +44

    Another level My Bro Khadar Keyow 🙏🏼

  • @axmedwalimouse4682
    @axmedwalimouse4682 3 роки тому +19

    Hhh Showga macal Wadaada Kaqeyb Galey Miyaa Keeyow Another Level Go Head Bro From Borame😃

  • @mohamed.himilo
    @mohamed.himilo 3 роки тому +30

    Keenyo On Fire Inaba Caadi Maaha Shawgu Joogo💪

  • @nunowahmed878
    @nunowahmed878 3 роки тому +15

    Another level wye wlhi show an mnta indhahyga kuarke ...inta mnta ila arkte like dhac kusiya

  • @ridwanabdikadir7060
    @ridwanabdikadir7060 3 роки тому +10

    Khadar keeyoow waa legend qurux jir cod hees maansha allah🥰🥰🥰🥰

  • @hindarai8551
    @hindarai8551 3 роки тому +25

    Khadar is my first favourite somali singer he is 🔥 🤴🏻

  • @tusmolyrics321
    @tusmolyrics321 3 роки тому +104

    This is Another level Keyow 🔥🔥🔥

  • @Avacado.A
    @Avacado.A 3 роки тому +44

    He probably has more energy when he stands the show 😉
    📍Love from Russia

    • @idledaud3086
      @idledaud3086 2 роки тому

      Kaftanka managa dhaftido😅

    • @Avacado.A
      @Avacado.A 2 роки тому

      Maxaa kaftan ah saaxib.

    • @idledaud3086
      @idledaud3086 2 роки тому

      @@Avacado.A waxan ka wada magac shisheye wadata wajigaga wa simali

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 Рік тому

      Nacas

  • @user-bb3qc2vc1t
    @user-bb3qc2vc1t 9 місяців тому +2

    Only Gabdhaha somaliyeed🥺🇸🇴

  • @38abdi54
    @38abdi54 2 роки тому +58

    goosebumps watching this♥️🤍
    Best song
    Love gabdhaha soomaaliyeed meel walbo ey joogaan❤✨

  • @nabiilvlogs4878
    @nabiilvlogs4878 3 роки тому +11

    Masraxiyada walida khadar keeyow waa mid cajiib ah🙏❤

  • @Ilqeyte
    @Ilqeyte 3 роки тому +16

    Another Level Ina Aabo Wax Lagaa Qaban Karo Malahan ❤️🔥

  • @minhaajmataan6165
    @minhaajmataan6165 3 роки тому +29

    The one and only qadar keeyow best singer

  • @cumarousleye2711
    @cumarousleye2711 2 роки тому +1

    Www masha allah bro wd ruxdey reer nairobi wxn rba somaliyed e reer muqdisho inan calfado from djabouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @kamaludin_7rashid965
    @kamaludin_7rashid965 3 роки тому +31

    Somalia Cris brown ....another level 💫💫💫💥❤

  • @abdisalamshiine1174
    @abdisalamshiine1174 3 роки тому +15

    Chris brown of Somalia is khadar🇸🇴🔥💖🤟

    • @jayz8720
      @jayz8720 3 роки тому +5

      He is khadar keyow of Somalia the legend, what's chris brown? Nonsense

    • @ikramabdihussein4460
      @ikramabdihussein4460 3 роки тому +1

      @@jayz8720 🤣🤣🤣🥺wabaaaaa

    • @abdifatahahmed7746
      @abdifatahahmed7746 3 роки тому

      @@jayz8720 what !!😂😂😂😂alteast wax uraab walaalka

    • @abdisalamshiine1174
      @abdisalamshiine1174 3 роки тому

      @@jayz8720 shut that big mouth useless🤐🤫

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 роки тому +25

    Walalayaal waxaan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiin

    • @Kayqurux
      @Kayqurux 3 роки тому

      Wankusare abowe

  • @toughgee
    @toughgee 3 роки тому +5

    Kan buuran oo ninka qabanaya waa Big bro😂😂😂🙌

  • @ess5060
    @ess5060 3 роки тому +14

    My favorite Somali artist ❤️❤️

  • @hassohustler1808
    @hassohustler1808 3 роки тому +4

    Stylka ayuu iskadisee suit walagatage rer Nairobi wa rer magal si sharaf leh aye usodaweyen🥰🥰😍

  • @ss-nu5wc
    @ss-nu5wc 3 роки тому +8

    KEeyow fanaan waa dhaafey fanaanyaaluu maraaa🥰🥰🥰🥰

  • @Learnwithsaida
    @Learnwithsaida 3 роки тому +25

    His is expressing real love for our Somali girls🥰

  • @mohamedqadar807
    @mohamedqadar807 3 роки тому +4

    Gabdahena somaliyed Gabdahena somaliyed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤❤❤

  • @meyma7790
    @meyma7790 3 роки тому +11

    Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @muniir_official
    @muniir_official 2 роки тому +2

    Sidey somalinimada ugu weyn thy iyo sidu urabo inu hesta iguqancisiyo gabdhaha stageka jogah wa wax asaga ukhasa mana samen Karan fananin badan wlhi khadar is my fovrite fanan lambar one ❤️❤️

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 роки тому +4

    KHADAR KEEYOW FANAANKA AY UGU JECEL YIHIIN SOMALIDA

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 3 роки тому +14

    Waaw another level keeyow❣legend labo maaha✌

  • @wanaagiguimaw8165
    @wanaagiguimaw8165 3 роки тому +14

    Our super star nin tagay he is on fire 🔥🔥

  • @shakilaabdulrahman5698
    @shakilaabdulrahman5698 2 роки тому +25

    He Is Something 🌹 In Love With His Songs 😍

  • @farhaansomalichanal1561
    @farhaansomalichanal1561 3 роки тому +11

    Wan dawanaye lkn waxaan kaxumhy indagaal lagliyo olagu gobto keep going qadar ❤️

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 3 роки тому +59

    This is Another level 🔥🔥

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 роки тому +5

    Fananka reer muqdisha khadar keeyow aadbaan ku salamaya waaaw hees iga dheh

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 3 роки тому +8

    Super starka fanka keeyow inkakaliya masraha waxwalba kasameenkara💪

  • @abdurahman8848
    @abdurahman8848 3 роки тому +48

    This guy is definitely talented ✊🏾

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 3 роки тому +3

    yeeeey keeyoow is back the one and only noloow kabax love love

  • @fakihaahmed228
    @fakihaahmed228 3 роки тому +11

    Keyow:::🥰🥰🥰yound and energetic m.a 🔥🔥🔥

  • @sacdiyoxuseen9800
    @sacdiyoxuseen9800 3 роки тому +83

    War midka bixan waxy wxu doqonsana balayo calol wyn dheh awalyba wx buran faido lahyne dadka mxu uga celina fananka asigaba rabe dadka inu salamo doqon dheh😏😏😏😏

    • @yonisabdul1706
      @yonisabdul1706 3 роки тому +2

      Mashallah udheh hacunin wiilka

    • @sacdiyoxuseen9800
      @sacdiyoxuseen9800 3 роки тому +2

      @@yonisabdul1706 oo yan cuna kas masha allah dhihi ma doqonka dadka mxo u faquqa balyo iska burane

    • @awoqali4151
      @awoqali4151 3 роки тому +1

      @@sacdiyoxuseen9800 kkkk wlhy warunta sidu usoo cararayo ayn layabey

    • @darishore814
      @darishore814 3 роки тому +1

      Abayo caayda waxba ma toosiso, teeda kale umad badan oo cayilan baa u gaftay ee hadalka intuusan afkaaga kasoo bixin meelaha uu gaari karo adoo ugu tala galin ka fiirso

    • @zeinabhassan7245
      @zeinabhassan7245 3 роки тому

      @sacdiyo xuseen 😂😂😂😂comment kaan an radinaye kkkkkk😂😂😂😂😂

  • @zainabawow4229
    @zainabawow4229 3 роки тому +2

    Our boy khadar ibraahim kenyoow nice style and dance taagero buuxo halkaan buuran xoow ugu celinaa dadka asaaba salamayee

  • @shakiiraofficial4161
    @shakiiraofficial4161 3 роки тому +13

    Khadar keyow fanan soo dhawen karo wuu jiraa lkn ma umalenayo in asaga cml marna ma noqon karaan waa messiga somalia🇸🇴🇸🇴

  • @ayaandhowrsanofficial4314
    @ayaandhowrsanofficial4314 3 роки тому +2

    Shaqo ku mashquulsana meshan kama maqnaden walle malmahan Nairobi waa shidan thy two rives 🇸🇴❤❤

  • @saalim4903
    @saalim4903 3 роки тому +15

    Meeshaas xataa culamadii ayaa marqaamay , shaqa wacan keeyoow shacabka inoo rux 😍😁

  • @zakimacalimuu7539
    @zakimacalimuu7539 3 роки тому +5

    This guy Waa tagay ,another level waaye 🔥😍🙏🙏

  • @faizam523
    @faizam523 3 роки тому +3

    Reer Nairobi walee soomalida kale wey ka horeeyaan xaga fanka. They know how have fun.😊🥰 kudos to Nairobi ppl.

  • @santoscade267
    @santoscade267 3 роки тому +21

    Only legend aflaanta studio keep going

  • @mohamedshariifmohamed9892
    @mohamedshariifmohamed9892 3 роки тому +8

    This the real performing 🔥khadar keyow✌️

  • @abdiali4458
    @abdiali4458 3 роки тому +17

    keeyow legend 🇸🇴

  • @ismaaciilmuxudiin5401
    @ismaaciilmuxudiin5401 3 роки тому +2

    Junten baber somali waye ninkan waa wata viva qadar keyow

  • @maryanissak4129
    @maryanissak4129 3 роки тому +7

    Wakuwata walakey qali ❣️❣️❣️waliga jirojoga👌👌

  • @kingsmoviesafsomalichannel5234
    @kingsmoviesafsomalichannel5234 3 роки тому +12

    You are legend never give up

  • @hamdyebrahim9704
    @hamdyebrahim9704 3 роки тому +9

    This boy love him alot💕🖤💓

  • @nurdinnurki2869
    @nurdinnurki2869 3 роки тому +8

    Legend in our Somalia keeg rocking bro

  • @xukunyareoscar1682
    @xukunyareoscar1682 3 роки тому +5

    Wll Keeyoow Waadna Waaleeysaaa 😢😢♥️♥️♥️♥️💯

  • @allanodhiambo6034
    @allanodhiambo6034 Рік тому +4

    I swear am in love with song guys😍🥰🥰🥰🥰

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey
    @DrAbdinajiibAbdalletareey 2 роки тому +6

    Khadar keeyow is absolutely awesome this is one of my favourite song he sung.

  • @Juu_123
    @Juu_123 3 роки тому +17

    He danced like harris J💯💯✊💞 keyow in De building🎧💫💝

  • @Lucky_girl92
    @Lucky_girl92 3 роки тому +9

    I love the ENERGY ❤️❤️❤️❤️

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 2 роки тому +2

    Keyow le san masraxa ushidan karo🦁😍🔥

  • @khadarmohamed9212
    @khadarmohamed9212 3 роки тому +2

    Super starka somalida fananka masrixiyada ninkan mooye nin sidaa uluxi kara shacab intaa leeg kuma jiro khadr keyow

  • @mofootball386
    @mofootball386 3 роки тому +6

    Markan okale galada waxe dhahan on fire🔥

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 3 роки тому +5

    Khadar Keeyow respect man🙏

  • @ramlacabdiraxmanmaxamud6519
    @ramlacabdiraxmanmaxamud6519 3 роки тому +6

    Ninka aan arooskayga ka wic lah❤🤣

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 3 роки тому +3

    Khadar keyow 🔥🔥🔥
    Performance kaagu wuxu isoo xasuusiyay DIAMOND 💕

  • @yasminmohamed1388
    @yasminmohamed1388 3 роки тому

    Our Somali 🇸🇴 Cris Brown.....Kadar keyow......Nolow in Badhn.....Salan from Moqadisho

  • @deeqadeeqa3083
    @deeqadeeqa3083 2 роки тому +1

    Khadar keeyow legened fanaan alle haku barakeeyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdinoorafii5750
    @abdinoorafii5750 2 роки тому +6

    Favourite musician 🎶🥰💙

  • @siciidaxmed2764
    @siciidaxmed2764 3 роки тому +5

    Team keeyow ismuujiya🙏❤💪💥

  • @easyvibes6948
    @easyvibes6948 2 роки тому +4

    He is flexible and calm on stage, that's not easy to achieve in a stage performance

  • @bisharabdi6416
    @bisharabdi6416 3 роки тому +5

    Wiilka gaaban waa legend runtii 🤞✊✊

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Місяць тому

    Maan sha allah we love wilasha somaliyed aduunka cid aan iyaga ahayn inay jiran uma male yo🔥🔥🔥🎤🎤🎤acuudu acuudu 🔥🔥🔥🎤♥️♥️

  • @liishooter4586
    @liishooter4586 3 роки тому +8

    best fanan somali🔥😍👌

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 роки тому +1

    fananka kaliya soomali danciga cidi ku haysan khadar ibrahim khadar keeyo😍

  • @mohamedamiin7525
    @mohamedamiin7525 3 роки тому +11

    CADAW GAAGA HA UJAWIN

  • @MAHADGAAS-ej8zg
    @MAHADGAAS-ej8zg Рік тому

    TOB LEVEL WYE NINKAN LKN DUMARKII WAY HALABEN 2023 ADUUN DHAMAD AH LAAROOYAA😊

  • @ramlocaduur1937
    @ramlocaduur1937 3 роки тому +2

    Tiger shrof o Somali ah wye❤💞

  • @muniirsomalianboy196
    @muniirsomalianboy196 3 роки тому +14

    𝙇𝙚𝙜𝙚𝙣𝙙 𝙠𝙚𝙚𝙮𝙤𝙬 🔥🔥

  • @mamafarhiya7876
    @mamafarhiya7876 Рік тому

    Khadhar keeyow is unique no Somali boy can think of singing for Somali girls in general

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 3 роки тому +7

    Great performance keep going bro

  • @cmajidcqadir7964
    @cmajidcqadir7964 3 роки тому +12

    Boqorka masraxa keeyow duni kale ayaa ka timid bro..!