inalillahi wa inaa ilayhi raajicuun Allha unaxariiso danbigeda Allaha dhaafo dhinac kasta wan ka bur burnay wllhi illahow umada ka war khabta Noo keen Yaa Rabi
CIRBADA MARKA QOFKA LAGU DURAYAY MARKA HORE WAA IN LAGA SII DAYA BIYAHA HORE HADDII KALE QOFKA WUU DHIMAN XATAA HADDUU KU NOOL YAHAY WADAMADA HORU MARAY 😡😡😡
FARMASHIYAALKA SOOMAALIYA WAXAY U SHAQEEYAAN SIDII DHAQAATIIR QIMRAD SARE LEH WAXAAD ARKEYSAA FARMASHIYAASHA QOFKURSI KU FADHIYA IN FALEEBO ANA KU SOCOTA ILMO YAR YAR OO AY FALEEBO ISAGA DURAYAAN HADANA KURSI FADHIYA WAA YAAB
Daawada wadanka soo gasho yaa kontorola qofna sun aya wadanka la soo geliyey si kasta aya dadka loo gumada tuugadiina ilmahoodi iyo naagahodi ma joogan madaxda calaamo deg deg ah ilaahey ha ka soo saaro.
DAAWOOYINKA SOOMAALIDA MUQDISHO LAGA ISTICMAALO WAA HALIS DHAMAANTOOD WAXAAD ARKEE DAWO GANACSI LAGU KEENAY LAGANA KEENAY BAKISTAN AMA INDIA AMA SHIINAHA OO EEY KU QORANTAHAY MADE IN GERMANY XAMAR HADII AAD SI DHAB AH UDABA GASHO BARIISKA LAGA CUNO SALIIDA LAGU DALACDO DAAWADA LAGA ISTICMAALO WLAAHI DADKA GANACSATADA AYAA LAAYSO GURIGEEYGA BARIIS IYO BAASTO WAXAAN UGU BADALAY QAMADI GALEY OO MUUFO CANJEERO LOOGA DHIGAA SALIIDANA MACSARO DAAWADANA WAXAA LAHELAA MIDA HEYADAHA KEENAAN LAGANA KEENO FILAND AMA ISPEYN AMA UK AYAAN USOO RAADIYAA EE YAAN FARMASHIYO LAGU MARMARSIYONIN HOYADA DHIMATAY ALLAHA UNAXARIISTO IYO REER MUQDISHO DHAMAAN TOOD
@@umuclaahi5562 hadalkaa xumaan mogadisho aan u qabo ma han lkn waan wareernay walahi qarax qalaaso qabiil qaad qaran la aan qabqable qiyaanoole qutul Yoon xumo qaaimiin qariban intaaas walahi wan ku araknaaa sow ma ahan wlshy
Walalyaalow hoyadey waye uduceya waa bentiis cirbad qalajiye iyo xasasiyadaa laduray allaha unaxaristo hoyadey
Allah unaxaristo hooyo janufardowso Allah galiyo
Alle ha una xariiso
Allaha u naxariisto hooyo mcn
Ilahay ha unaxariisto kitaabkeda midigta allaha kasiiyo qabriga allaha u waasiciyo ehelkana samir iyo iiman buuxa allaha kasiiyo amiin yaarabi
Walashey qeedo farax cabdile ala yaraxma marti lajecel yahay alow kayel🤲🤲
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO WAQTIGEEDA AYAA DHAMAADAY
Alle ha u naxriisto
Waqtiqeeda ayaa dhamaadey ee cirbad wax madisho ee umada Alle habad baadiyo
Insha allaah
AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN WLLSHE
waa mel mafiyoh iyo moryan wasirkah cafimadku shalay wuxuu Ahah Argagixisoh mah cafimad bad kah sugaysah
Intii aad comments soo qortay meelo/Videos kala duwan kan ayaan ka helay. Waa run nin shalay dad qalato ahaa miyaa mumin noqonayaa? Maya.
Walaa xowla walaaquwa ilaa bilaah 😢😢😢
inalillahi wa inaa ilayhi raajicuun Allha unaxariiso danbigeda Allaha dhaafo dhinac kasta wan ka bur burnay wllhi illahow umada ka war khabta Noo keen Yaa Rabi
Aawey wazirki caafimadka waa raxaysana hotel ayuu jiifa Ilaahow ka jar dadka kuwii u dhaartey yaa rabi🤲🤲😭Allaha u naxaristo maamada
iLaahay..Ha.UNaxariisto..AMiiN
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Subxaanallaah allow ummadda kabadbaadi
يالله !💔💔💔💔💔💔
Allah u naxariisto naxariista jano allah u kaso geeri waa xaq taxadiiran waa lo bahanahay
Laba dumaran ogahay inta irbad lagu muday irbadi oon lagasiibin nafti ka dhactay
Waa dhacdo run ah aniga ayey igu dhacday oo gabar aan dhalay ay igadhiman rabtay neeftaa kudhagtay markii laduray oo anaga geeri ayaaban u xisaabnay
Dad badan ayaa sidaas noqdeen somalia dadka wax kama galin Ilaahey ha ugargaaro
😢😢😢😢😢
Waxaa laga yaabaa in nabarka tufka ku yaalay cirbida marka lagu mudo qofka wey udhimataa hadii dhaqtar loola cararo naf kuma gaaraan aniga Eedadeey ayaa sidaa oo kale udhimtay markey dowlada jirtay ayay aheed malagu degdego cirbada qofka gudaha ayuu na arka ugu ooli karaa.
Ugu yaran 10kis cml ayan arkay oo nucas cml ah
Arinkaan waa in labaaraa
waa kiiskii 2aad aan arko Nin ayaa isbuucyo hore i dhintay sidaas oo kale markii lagu duray Cirbid qalijiyo ah
Dhaqtarka gabadha dilay ma jalamacada hindha cadeeska ayuu ka soo baxay
CIRBADA MARKA QOFKA LAGU DURAYAY MARKA HORE WAA IN LAGA SII DAYA BIYAHA HORE HADDII KALE QOFKA WUU DHIMAN XATAA HADDUU KU NOOL YAHAY WADAMADA HORU MARAY 😡😡😡
Bisinka waa wareey balaaya timid😢
Niinkaan waaniinki wiillki Yarra duuraay
Waxan waasoo kordheen somliyey aqoon la an waa jirta waxa kalo jirta qadar rabii
Famashiga ha la xiro
Hooyadey wye😭😭
Qof an aqon wax Barasho cafimadka ka hesan aya farmashiso iska foranayo wana halis dowlada Wa inay wax ka qabato midas
Wax dhacdan aa yaalay😢😢😢😢😢😢
Qof gaaajeysan laguma duro wadnahaa joogsanaayaa qof aad dureeyso waa laweydiiyaaa inuu cunto good dhow cuney waa mamnuu gaajeysan ilaah ha u naxariisto gabadha
Subhanallah
YURUB AZN JOOGAA 30 SANO WALIGEY CIRBAD WAX LAGUDURAYO MA ARKIN LAKIN SOMALIYA KULI CARBAD DAAWO LEE LAGULA ORDAA MIDAKALE DADKII WAA WADA DHAQTAR IYO NURSES
FARMASHIYAALKA SOOMAALIYA WAXAY U SHAQEEYAAN SIDII DHAQAATIIR QIMRAD SARE LEH WAXAAD ARKEYSAA FARMASHIYAASHA QOFKURSI KU FADHIYA IN FALEEBO ANA KU SOCOTA ILMO YAR YAR OO AY FALEEBO ISAGA DURAYAAN HADANA KURSI FADHIYA WAA YAAB
Walalow waxadan hubin haka hadlin umada dhimataad been kafafineysid iskadaa ilahey kabaq
Daawada wadanka soo gasho yaa kontorola qofna sun aya wadanka la soo geliyey si kasta aya dadka loo gumada tuugadiina ilmahoodi iyo naagahodi ma joogan madaxda calaamo deg deg ah ilaahey ha ka soo saaro.
DAAWOOYINKA SOOMAALIDA MUQDISHO LAGA ISTICMAALO WAA HALIS DHAMAANTOOD WAXAAD ARKEE DAWO GANACSI LAGU KEENAY LAGANA KEENAY BAKISTAN AMA INDIA AMA SHIINAHA OO EEY KU QORANTAHAY MADE IN GERMANY XAMAR HADII AAD SI DHAB AH UDABA GASHO BARIISKA LAGA CUNO SALIIDA LAGU DALACDO DAAWADA LAGA ISTICMAALO WLAAHI DADKA GANACSATADA AYAA LAAYSO GURIGEEYGA BARIIS IYO BAASTO WAXAAN UGU BADALAY QAMADI GALEY OO MUUFO CANJEERO LOOGA DHIGAA SALIIDANA MACSARO DAAWADANA WAXAA LAHELAA MIDA HEYADAHA KEENAAN LAGANA KEENO FILAND AMA ISPEYN AMA UK AYAAN USOO RAADIYAA EE YAAN FARMASHIYO LAGU MARMARSIYONIN HOYADA DHIMATAY ALLAHA UNAXARIISTO IYO REER MUQDISHO DHAMAAN TOOD
😢😢😢
Shekadaan waxay ku dhacday gabadh saxibo nahay waxay ku gashay gom alx hadda way ficantahay bro
Ma gabadha uu hada ka hadlaayaa saxibadaa
Bisinka wlhi somalia dhankasta dhib ayaa ka heesta
Why cirbad leeysugu duuran
Qofku markuu xanuunsado waa inuu dhaqtar aadaa daawo aan looqorin waa inuusan qaadan farmashiyuhu dhaqtar maaha
Was u Malin walbeydhacan sacada kudhacaday gabadhas wilkas isgadaya ilahaykabaqa
Subxanalah 😭😭😭😭
Kuwa farmasiga gadaaya waa dad aansoobaranin sidii dukaan camal ayay unbay moodaan
Farmajiiga hala xiiro
Xasbiyallah
Daawooyin xamar qarkood sidii sabuunka loo sameeyo oo wadanka dibadiisa eey ganacsata ugu keensato ayaa daawooyinka qaar loo keenaa
Tii iigu yaabka badneeyd waxay ahayd khif malin
Farmashiye yimi oo yiri" waxaad isiisaa kaniini kaneeco fargan iyo midkaloo sheegay oonan hada xasuusan" illhay umada xaqa hatuso waxbadan baa qaldan
Waan ufiirsaday runtii haadka ayaa umadii ka dhargay ayaguna iskuma naxaan oo baritaanba majiro Subxaanallaah aduunkaa ka danbeynaa waa ayaa la dhihi jire hadase daacadnimaan jirin
Kii dhibtu garaysana inuu iska qabta marabo kii geeysanaayena magarta cilmi lakaasho iyo Subxaanallaah illahow wixii saxan na haleelshii aaamiin
Illahoow unaxariiso walaashaas
Farmashiyaalka waa shabaab oo xassan tuug u shaqeeya.
Haday irbada tahay daawo saxan qofkuna xanuusan yahay tiisana gashey ma cid baa looqabsanayaa hadeyse caafimaad qabtey may gurigeeda joogto
muqdisho masiibo gurato
Mogadisho meel xun waaye lkn ma hey no meel aan uga baxno walahi😮
Muqdisho meel xun waa sidaad hadalkaas u laheeydeen yuusan Allaah idiin qaban ee waa meel wanaagsan insha Allaah dadkeedana weey hakaaki waxeeyna noqon meelaha uku wanaagsan aduunka
@@umuclaahi5562 hadalkaa xumaan mogadisho aan u qabo ma han lkn waan wareernay walahi qarax qalaaso qabiil qaad qaran la aan qabqable qiyaanoole qutul Yoon xumo qaaimiin qariban intaaas walahi wan ku araknaaa sow ma ahan wlshy
Waad qaldanthy waqti xaadirkan ayaad dhiman karta adiga hadlaaya hadal Maa ku dilay maxa ku dhex galiyey naf iyo rabigedii dilay ma qadarta ilaahey ayaa kaso hor joogta sheydaan ayaa thy umada kaa daa qalqalka iyo beenta aad ku raadineso lacagta
MUQDISHO WAA NAARTA JAHANAMADA CADDUUNKA.
Ethiopian wasaq thy
@@superfun1819muqdisho masiibo gurato
Waa Fahan tay zxp😂❤@@superfun1819
Oromo🎉is
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢
😢😢😢😢😢😢😢😢