Wllow gole ka fuulka macnahoda ka khaldan ee Mansoyinkan u shegaya wa qaar u hore u tiriyay sanado badan ka hor wax cusub maaha Gole ka fuulka mansada marka la tiriyo aya la yidhahda manso ad hore u tirisay inad dusha ka akhrida maha gole ka fuul
Waxa aan dhab u soo ogaaday in sxbka dhabta ah ee sida Hadraawiba halkan uu Gaarriye ugu xusayo aa isku dareenka tihiini ee ku dhagaystaa inuu adduunyada waxa yaalla muggeeda kaaga qiima badanyahay.
"Dhuxdhux iyo faq hoosiyo,
Dhagarqabe ha joogtee,
Weli ruux dhammaysoo,
I dhaliila maan arag!"
~Hadraawi; Dhahar!
Alahayow janatul fardoowso ugudeq aamiin
Allah hawnaxariisto muj Abwaan Hadraawi
Dhamme maxamad xaashoow
Ina xaashi dhamacoow
Dhaadmada dareenkiyo
Dhacdada iyo waayaha
Ninka ila dhadhamiyoow.
Masha alaah abwaan hadraawi
Waxaan waayay maanso kaliya oo uu kor ka akhriyi karo gole ka fuul maaha
Wllow gole ka fuulka macnahoda ka khaldan ee
Mansoyinkan u shegaya wa qaar u hore u tiriyay sanado badan ka hor wax cusub maaha
Gole ka fuulka mansada marka la tiriyo aya la yidhahda manso ad hore u tirisay inad dusha ka akhrida maha gole ka fuul
Aabaha afsomaliga alle haku shaafiyo ader
Dhame maxamad xaashoy
Ina xaashi dhamacow
Jiilaalki dheera
Dhalmo days cirkii noqoy
Dhulka xaabki ka idlwa
He is best one of his generation. No.1
He is the best of his generation. No.1
Alle haa u naxariistee ma aduu mujaahid ku ahaa waxa uu yahay afkiisa ayaan ka maqalee 🤔
Waxa aan dhab u soo ogaaday in sxbka dhabta ah ee sida Hadraawiba halkan uu Gaarriye ugu xusayo aa isku dareenka tihiini ee ku dhagaystaa inuu adduunyada waxa yaalla muggeeda kaaga qiima badanyahay.
Alle cimrigaaga hadheereeyo Abwaan
Alaya raxma dulmi diid ayuu ahaa
abwaankii abwaanada maxamed ibraahim warsame hadraawi ManSHa ALLaH
kkkkk . waaruntii
gulwadi siyaad baa lugu soo dhowenjiray
Allaha Qabriga Unuura
Mudane
Hadraawi
Mudane hadraawi wuxuu ugu tegey somaliland taarikh weyne.
Hadraawi wuxuu somaliland somaliland uu soo galey halgan dheer .
Ibrahim
omer.
ᵃˢᶜ ᵐᵃˢʰᵃˡᵃʰ
Waa gabay cajiiba
Good job hadraawi
waaaw.