Allah ha u naxariisto Abwaanka wayn Hada 3:00p. Oo bishu tahay 19-August 2022 ayaa lagu aasayaa xabaalaha baqiiq ee magaaladan Hargeisa. INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Miyaa la arkay wixii uu soomalilanta u soo taagna isagoo ka hadlaya siyaad barrena kolba meel ayuu gabay caya uga tirin jiray halkaa waxaa ka muuqda qabyada la sheegayay ayuu ahaa
Sanad ayaa kasoo wareegtay geeridii Abwaan Hadraawi 😢 , Allow haw naxariisto.
Ameen ya rab
the greatest somali peot......Maxamed Ibrahim warsame Saciid Illaahay ha xifdiyo iyo khatumo wanagsan💚⚪❤
Xiligaan ayan soo boqdy 24/09/2024 hadad iga danbeyso isoo xasuusi like👍
Mohamed Ibrahim warzame Hadraawi alleh cimriga iyo cafimad kaba haku dheereyo
Dersigan xataa dhinac caqiidada ayaa ku ladhan oo ah inanu qofka basharka aanu wanaag iyo xumaan gacanta ugu jirin alle naxariistii jano haka waraabiyo
Allow unaxariiso Abwankii umad soomaliyed 😢😢😢
Marka hore dad baan ahay
Dad dad reebay baan ahay
Nabi dooran baa ahay
Han dareersan baan ahay
da'da'deed u talisaan ahay
Allah ha u naxariisto Abwaanka wayn
Hada 3:00p. Oo bishu tahay 19-August 2022 ayaa lagu aasayaa xabaalaha baqiiq ee magaaladan Hargeisa. INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Allaaah naxariistii jano haka waraabsho godka haw nuursho
Ilahay naxariisto qabyaaladayste number one
ALLE HAW NAXARIISTO امين
alle haa u naxariisto abwaan hadraawi wali xusuustiisi iyo casharadiisi nagama gudhayaan
Aun macallin Hadraawi
mansha allah hadraawi allah cilmigaaga ha dheeriyo
Allah haunaxariisto
Illaahay cimriga iyo Garashada haku dheereyo Hanti Qaran ayaad tahay
Alle how naxariisto
Miyaa la arkay wixii uu soomalilanta u soo taagna isagoo ka hadlaya siyaad barrena kolba meel ayuu gabay caya uga tirin jiray halkaa waxaa ka muuqda qabyada la sheegayay ayuu ahaa
Ilahw ku nxariso
Alle caafimadka haw siyaadiyo
Allah hau naxariisto
The king of somaliland, littreture.
AX انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وعف عنه ووسع مدخله وكرم نزله ونقه بسلج ولماء ولبرد 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ax
Ax
#WALEE_BEDELKAGA_LAMA_HELLO
Wlhi rukun iyo tiir baa inaga baxay waxn idha ma aqani
Ninkaan shaaribada saas kadhigtay baa hadana kuleh waxaan ahay mujaahid subxaana alah
Maydkii miyaa idinka nabad geli waaye hadana.. Ilaahey na ma bado awoodu in ay nooga soo hadho mayd ku xadgudbid..
@@awralamohamed4093 wixii khaldan waa lasheegin Asagaa sheedtay in uu ahaa mujahid ceebna maahan qofku wuxuu sheegtay hadii lasheego!
lph
Nabi dooran baan ah