Hadraawi umalayn maayo qof aduunkan jooga hada oo la xigmadii inuu saaran yahay Allah hakugu guuleeyo janooyinkiisa inshlh waar inta hadraawi ila qabta iigu raaxeeya suulka kor u taagan
qofwalba inta uu aduunka ku noolyahay waxa uu leeyahay macalin aniga waa macalinkayga maalinti aan ku garaadsaday ee bartay noloshayda xata waxbadanba iska badalay xata sidaan u fikirijiray wll waa qof mar la arag ah illaahay cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo
Hadraawi umalayn maayo qof aduunkan jooga hada oo la xigmadii inuu saaran yahay Allah hakugu guuleeyo janooyinkiisa inshlh waar inta hadraawi ila qabta iigu raaxeeya suulka kor u taagan
Xigmd wuu Hyaa lkin odeyga sida abwanada qaar dusha kama akhrin karo miya gabyda...
qofwalba inta uu aduunka ku noolyahay waxa uu leeyahay macalin aniga waa macalinkayga maalinti aan ku garaadsaday ee bartay noloshayda xata waxbadanba iska badalay xata sidaan u fikirijiray wll waa qof mar la arag ah illaahay cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo
AHUN Maxamed I warsame "Hadraawi"wuxuu ahaa hadyad uu illaahay somalida ugu deeqay runti,si gaara aniga waa macalinkayga nolosha,waxaan si kalsooni ku jirto u odhankara inuu ahaa abid somali abwaanki ugu xigmada badna inuu ahaa marka laga eego arimaha bulshada,waxaan markale illaahay uga rajeynaya inuu naxariisti iyo janooyinkiisa faraha badan uu ku casuumo.
Genius man Mahamed Ibraahim Haraawi
Raxmaanku naxariistii Jano hawgu deeqo🤲
Rabi ku naxariisay abwaan abihi afka somaliga
Allaha
U naxariisto Abwaan
Hadraawi
Ilahy ha ku naxariisto
Eebbe ha u naxariisto abwaanka
Illaahay caafimaad taama ha siiyo,waxaan si kalsooni ku jirto u odhankara inuu yahay Philasoph ka somaliyeed runti .
Waa cabqari hadraawi nolosha dhinackasta ka gabyay...ilaaahow caafimaad iyo cimri dherer sii
illahay ha caafiyo Abwaan Hadraawi Aamiin Aamiin Aamiin
hadraawi alle caafimaad ha siiyo aamiin
Legend Somalilander
Dhulka waa bogaygiyo beerkiyo wadnahahiyo baarada ku abaabe ku Barbara weeye
Hadraawi aabihii Hal abuurka somaliyeed difaacihii maatada alle cafimaad deg dega ha siiyo
Allaya raxma awoowe
Illahy caamid hasiiyo abwaanka Cimrigana haw barakeeyo
Abwaan la faanbadan man arag
allah ha caafiyo abwaanka
Abwan hadrawi inuu warqad kafiiriyo moye dusha Kama Akhrin karo miya wyo marar Bdn arky
Hhhhh ma heees bad umalaynaysa waxan waa sugaaan Warqada hadadn ku qorn wad ilawaysa
ilaahay cumriga hakuu laban laabo. ...
Hadraawi ibrahin warsame iyo hure ibrahin warsame wa labo nin oo wad dhashay oo ilaah maasada gaawa igu buuxshay
erey waa la sheegaa odhaah ku taagane
aadmiguna kala murtiyo oddoros badane
hadba intaad ku oodan-tahey ayaad aqoon bixisaaye
fogaan il-qabadkiyo arrimaha nolosha
ifka nimankaa uur hooyo uga yimi kama wada eegtaane
un brave homme digne
Aqonti afrika
rabow ku sharf janadada
Ninkan waa xaasid
Muxu xaasid ku yahay sxb? Maansoonyinkiisa miyaadan arki hadraawi bulashada somalida gabyadiisu way ka sareeyaan adiga oon xaqirayn
Mohamed Muse maangaab
maaan gaab xanuunsanaya
Dadki waxad ahayd miya dulmigu afwayne waday kuracsana
Waxaad tahay ciyaalkii kacaanku wasi jiray hooyooyinkood ee ka dhamaw hadraawi waxa uu kuu xoreeyay siilka hoyadaayee