Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Muuqaalkan waxa laga qabtay Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) waddanka Norway sannadkii 1990. Maansadase waxa ay soo baxday 1981.

КОМЕНТАРІ • 146

  • @eng.abdirahmanhassan758
    @eng.abdirahmanhassan758 Рік тому +19

    "Rabbow janadaada deji,
    Durduuri Rabbow wabiyo,
    Malabka doocaan ku jiro,
    Hadraawi Rabbow daryeel,
    Darkii nebbigiyo Rabbow,
    Fardawsa docdiisa yeel.."
    Amiin 😭
    18-08-2022 maalin xasuus leh

  • @apdirahmanahmed1932
    @apdirahmanahmed1932 2 роки тому +4

    August 19, 2022
    Alle Ha u naxariistee Waa maalinkii uu Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame HADRAAWI ka hoyday Dunida una hoyday hoygiisa saxda ahaa. 😥
    Faataxada u mar ado raali ah

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 Рік тому

      Alle qabriga hawnuriyo halyegi wayna ee somaalyed m.hadraawi

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 роки тому +3

    Alleh ha kuu naxariisto
    Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 3 роки тому +11

    Maan maalkii ugu weynaa soomalida qarnigii 21aad❤

    • @safiya0986
      @safiya0986 2 роки тому

      Ilaahay qabriga ha u nuuro

    • @viscosity20
      @viscosity20 6 місяців тому

      Qarniga 20aad dheh

  • @crashiidmaxamed4834
    @crashiidmaxamed4834 Рік тому +1

    Illahay hawnaxaristo abwaankii waynaa maxamed ibrahim warsame(Hadrawi)waxa uu inoo ka tagay dhaxal aan dugoobayn

  • @cabdillaahianas1484
    @cabdillaahianas1484 6 років тому +13

    Allaah Allaah Abwaan Hadraawi Aabaha Abwaaniinta Soomaaliya Allow U Dambi Dhaaf Waa Adoonkaage Aamiin Yaa Allaah

  • @yasinibrahimburale2444
    @yasinibrahimburale2444 5 років тому +6

    thanks hadraawi waanka helaa maansdan debedyaal

  • @saloqarbo3162
    @saloqarbo3162 6 років тому +3

    diri xaradh ku naashoo
    imtaa qogkii soo micneeya
    somali asal ah
    long life adr philisopher hadro....

    • @puresomalilanderberberawi494
      @puresomalilanderberberawi494 5 років тому

      Was MArka qofku yaabo
      EE u dhulka xariiqo

    • @hamseahmed5285
      @hamseahmed5285 4 роки тому

      Waa marka qofku isaga oo fikiraya dhulka sidaa usha ugu xariiqo

    • @faadiljamal6326
      @faadiljamal6326 2 роки тому

      Somalidii hore, Marka qofku maskaxda tuujinayo, ee xaalad adagi la soo deristo ayuu dhulka xariiqi jiray, waxay Odhan jireen HEBEL TALADAA DHULKUU U XARIIQAY.

  • @Pubg_cobra959
    @Pubg_cobra959 6 років тому +9

    Illaahay ha barakeeyo hadraawi. Maskaxda ayuu tuujiyey runtii

  • @kpbiah8828
    @kpbiah8828 6 років тому +8

    abwaan hadraawi ale haxafido if iyo aakhiraba aaamiiin

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 Рік тому +1

    WaA gabay qaliiya wale.abwaan qaliiye.fayla sofka zomaalida

  • @abdiazizahmedhashi2800
    @abdiazizahmedhashi2800 2 роки тому +3

    alle hakuuu naxariisto the somali philosopher.

  • @abdinasirelmi805
    @abdinasirelmi805 11 років тому +11

    abwaaan aabahiiis maxamed xaaji ibraahim hadraawi waa sugaanta soomliyeed nin hormarkeeda qeyb libaax ka qaaday

    • @adanmawel8398
      @adanmawel8398 6 років тому

      Muunaafaaqa ay yahay all caadabta haakugu foogeeyo haadrawi siic ku dhimo

    • @hamdahmouse8123
      @hamdahmouse8123 5 років тому +1

      @@adanmawel8398 yaahuu iskubaxanax is lahel qumayaw xuni

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 7 днів тому

      @@adanmawel8398 ibnu xaaraam ibnu zina, wacal, farakh, garac,

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 11 місяців тому +2

    Hadraawi alle naxaristi jano ka waarabiyo inaagana hay noga daba naxaristo hadalkiisaba cajiiba

  • @happyfamily4677
    @happyfamily4677 2 роки тому +13

    Allah Rest you in peace.he will be missed and continued to be remembered generations to come.rip

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 роки тому +1

    Alle cafimaad taama ha siiyo abwaan umada somaliyeed Maxamed Ibrahim Warsame hadraawi

  • @qadaafi123
    @qadaafi123 4 роки тому +5

    Nin dab liqay dhuxul buu ka daacaa Allah Ya yaxfidak hadraawi somaliland markey yar lu xantoba waayihii hadraawaan eegaa iyo qayrkii jabkey soo mareen markaasaan cawdu bileystaa allow balaayo naga hay intii dhimtay allow u naxariiso oo janatul fardousal aclaa gee iyaga iyo umada muslimiinta ah oo dhan allaahuma ameen allow inta noolna cafimad iyo cibaado suuban sii yaa malikal mulki

  • @daflemubarik5000
    @daflemubarik5000 7 років тому +7

    mnsh allah alle cimiriga hakuu dheereyo abwaan HADRAWI

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 роки тому +4

    Halka dayr wakhtigu dhigo dibbaa looga sheekayn kadaraa u magac bixin.

  • @maxamedindho4061
    @maxamedindho4061 7 років тому +7

    mnsha allah abwaan qaliya allaw cimrigaaga dheeree

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 3 роки тому +10

    1.Hadraawi=Habar Jeco=Isaaq
    2.Gaarriye= Habar Awal=isaaq
    3.Cabdi qays= Habar Awal=isaaq
    Waa saddexdii abwaan ee siyaad barre kaadi cas ka keenay, dhan kalena foolaadka u ahaa maansada soomalida laga soo bilaabo 1960.

    • @navergiveup9578
      @navergiveup9578 2 роки тому

      Kkkkkkk cabdi qays miyaa habar awal ah oo sacad muuse ah = maaha bro waa Garxajis habaryonis buu kasi ahaa

    • @Dangarad.01
      @Dangarad.01 2 роки тому

      @@navergiveup9578 maya wll anaa kaa huba waa sacad muuse.

    • @navergiveup9578
      @navergiveup9578 2 роки тому +1

      @@Dangarad.01 hobadi waabari iyo fanaaninti hore sacad muuse waxay kulahaayen gaariye oo abwaana iyo faysal cumar mushteek ( hadii aad iminka taarkhi u samaynayso waa caadi waad u samayn karta dhibi kuma jiro

    • @Dangarad.01
      @Dangarad.01 2 роки тому +1

      @@navergiveup9578 anuu maba ahi reerkee lkn aduu maxaad ugu diidantahay reerka uu ka dhashay ee sacad muuse, ma xaasidnimaa🤣🤣, bal aabahaa soo warayso waxba war uma hayside mise been bay kuu sheegeen?

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 2 роки тому +2

      Anaa idiin dheexdhexadinaye qoladisu abwaan cabdi qays wll waa sacad muuse

  • @maxamedjaamac2665
    @maxamedjaamac2665 4 роки тому +5

    Hadraawi abwaanka
    Abwaaniinta soomaaaliyeed
    Doqoniino lama dhayo
    Xigmadiisu badanaa

  • @mohamedadennor7616
    @mohamedadennor7616 5 років тому +5

    Distidaan babinayaa, gacmo daalis weeye , dux inaanan kala baxin ,malaha daawadashada guud , dunjigaad ka aragtaa,

  • @mohamedibrahim-jm4qu
    @mohamedibrahim-jm4qu 4 роки тому +5

    kafadaha dalooliyo
    miisaanka dalabta
    waxa laysu dacal sudhay
    dibin-daabyo maahee
    waa daryeel sida uyaaal
    danyar loogu talagalay

  • @hamz233
    @hamz233 6 місяців тому

    Cabqari mar la arag ahaa Allah ha kuu naxariisto adeero ala muxuu philosopher iyo macalin nololeed ahaa.

  • @canalkaabwaanxigmaawixigma2637
    @canalkaabwaanxigmaawixigma2637 4 роки тому +4

    Alle hadhawro abwaan qaaliya weeye

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd3640 6 років тому +24

    Nin dab liqay rashidow
    Dhuxul buu ka daacaa
    Ninba wuxuu ku dagan yahay
    Halkuu daacad kaga hadho

  • @sarardawa1409
    @sarardawa1409 2 роки тому +1

    Ilahay ha kuu naxariisto intii soomali soo martay ee gabayday niinkii ugu midhaha waynaa

  • @mascuudabdl238
    @mascuudabdl238 9 років тому +10

    hadraaawi oo kale ma soonaraaayo adunkaan waa shaqsiga aan ku daydo mar walba

  • @Cabdisalaanfaaraxqaarey
    @Cabdisalaanfaaraxqaarey 4 місяці тому

    الله يرحمه راحمين هدراوي امين

  • @cumarcawke6539
    @cumarcawke6539 5 років тому +4

    Illhy cimriga iyo caafimadka hawbarakeeyo wle waa abwn qaliya

  • @duliyeshabeel4237
    @duliyeshabeel4237 7 років тому +9

    aad baan u tageeraa mansooyinka hadraawi,waayo waxaan.ku masalaa jamacad

  • @safiyoahmed391
    @safiyoahmed391 2 роки тому +1

    Allah haw naxariisto hadraawi

  • @hafsomedia3638
    @hafsomedia3638 8 років тому +8

    Allah dhawro hadraawi

  • @FarhanAhmed-uq8bx
    @FarhanAhmed-uq8bx 7 років тому +8

    HADRAAWI abwaanka kawyn ee inta afsomaliga ku hadasha xishmad badan ayay ku hayaan waxaad tahay magtabad socota waa in lagareeba murtida dhaxal galka ah

    • @amiinhaid308
      @amiinhaid308 4 роки тому +1

      Ilaahy adduuniyo akhiraba haku xiftiyo abwan hadrawi dayax dunida soomary

  • @saleebanfodcade2634
    @saleebanfodcade2634 Рік тому

    Ilahay ha unaxariisto janadina ha geeyo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 роки тому +1

    AX انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وعف عنه ووسع مدخله وكرم نزله ونقه بسلج ولماء ولبرد 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ax
    Ax
    #WALEE_BEDELKAGA_LAMA_HELLO
    Wlhi rukun iyo tiir baa inaga baxay waxn idha ma aqani
    18.8.2022
    Ax Ax

  • @bederabdi1423
    @bederabdi1423 5 років тому +16

    The most genius man ever.

  • @haldeeqchannel619
    @haldeeqchannel619 4 роки тому +1

    ILAAHAY CIMRIGA IYO CAAFIMADKA Alle haku barakeeyo

  • @sagalsagal4206
    @sagalsagal4206 7 років тому +5

    hadraawi Allow cimriga kuu dheeree Aamiin

  • @rooble22
    @rooble22 6 років тому +7

    Halka dayr wakhtigu dhigo diba looga sheekayn. Allaw markhaati ma ka tahay.

  • @cabdilaahishafeec2447
    @cabdilaahishafeec2447 4 роки тому +2

    Abwaan Hadraawi

  • @muhammad-amiindhimbiil4603
    @muhammad-amiindhimbiil4603 3 роки тому +3

    Dibad yaal. Art of Speech.

  • @kalidsandoon1527
    @kalidsandoon1527 6 років тому +13

    Philosopher hadraawi

    • @noradinhayir4923
      @noradinhayir4923 6 років тому +1

      abwaam soomaaliyeed wallee wuu yahay

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 Рік тому

      Abaha af somaaliga abwaanka abwaanda somaalida alle jantu fardawsa .alle hawgu deeqo isaga itii dhumatayba inagana hay noga daba naxaristi amiiiin amiiiin amiiiin

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 роки тому +9

    The Most intelligent human being allow Ku daa

    • @ckmanar7263
      @ckmanar7263 Рік тому +1

      Alle ha unaxaristo wu dhinte

  • @ahmedzakifouzi3757
    @ahmedzakifouzi3757 7 років тому +3

    masha allah cimriga alle haku dheereeyo❤❤

  • @cabdillaahianas1484
    @cabdillaahianas1484 6 років тому +7

    Wuxuu Yiri Bal Soo Durug Hadalkana Deeqsii Marmar Baan Daraadiin Degdeg & Kalgacalad Is Iraa Ma Duushaa Daltebyaa Iheysee

    • @abdirizakabdiahmed7667
      @abdirizakabdiahmed7667 6 років тому +1

      Cabdillaahi Anas masha Allah halyeey somaliyeed garan maayo nin udhigma oo Somali ah

  • @maxamedfaarax682
    @maxamedfaarax682 5 років тому +1

    Abwaan hadraawi Allah has xafido

  • @sharmakefarrh324
    @sharmakefarrh324 8 років тому +3

    waa dhaab walinaa waa gasegaa gaska Africa oo hadalkiso cadyahay

  • @jaynaani_yare
    @jaynaani_yare Рік тому

    You will never leave our hearts

  • @cirguje40
    @cirguje40 3 роки тому +1

    Ilaahay caafimaad iyo cimridherar ha siiyo

  • @macalinkaaanwaxdhigin8266
    @macalinkaaanwaxdhigin8266 4 роки тому +2

    Alle mazkaxda haku barakeyo

  • @nasriatoore1414
    @nasriatoore1414 Рік тому

    dubaaxdi jano fardowsa
    rabi ku deeq hadraawi
    isba daahu inoga rogay
    intii geedi la dirgaday
    dayro loo maray nabad
    lagu waayay duunyada
    dilna nafta loo gooyey
    nin ragi duli maanacay
    doraad iyo wixii jirey
    markii lay darensiiyo
    dar ale mooji san ahay
    😔😔😔😔😔😪😪😪😪

  • @asmaahmed5010
    @asmaahmed5010 2 роки тому +1

    Allow ku naxriiso

  • @AbdirahmanDerajo
    @AbdirahmanDerajo 7 років тому +6

    Maanso cajiib ah.

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 Рік тому

      Abdirahaman.deerajo .. niin aad iyo aad u yaqan mansoyika ayaa.tahaye .bal wll maxanu ku qiimayna mansada sidaad.sheektay.cajiibka

  • @ayanmaxamud1196
    @ayanmaxamud1196 2 роки тому

    Alle ha naxariisto

  • @xaajisabuke5851
    @xaajisabuke5851 Рік тому

    Sheeko ciyaara masha dawadu ku huriyaa

  • @Aarkhalif
    @Aarkhalif 7 років тому +3

    hadraawixikmadayaaan kuudaayay anigu

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 Рік тому +1

    Abwan qaliya xigmad badana doqonimo lama dhayo

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 2 роки тому +2

    الله يرحمك روحك و يغفر لك و يجعل مثواك الجنة

  • @ibraahimbashiir511
    @ibraahimbashiir511 3 роки тому

    Masha Allah abwn hadrawi cajib

  • @ahmednurhajiadam9566
    @ahmednurhajiadam9566 Рік тому

    Dabaqyada dhunkaasha ah
    Ninkii duubta kala baxay
    Durbar soo royal celi

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 2 роки тому

    Alle cimriga hakuu dheeyo

  • @jawahirmohamed5495
    @jawahirmohamed5495 8 років тому +8

    abwaan aan hal dhaafin weeyi.
    Ilaahaw ha xafido

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 5 років тому +3

    Halka deyr waqtigu dhigo.
    Dib baa looga sheekeyn.
    Kaddaraa u magac bixin.
    Wuxuu uga jeedaa
    Aun abwaan xuseen shiiq axmed kaddare.
    abwaan hadraawi waa hadlay lkn aaway dhego wax maqlo

    • @sultanhanga
      @sultanhanga 4 роки тому +2

      Waar Shaydaankii siyaasada Baa profileka kuu saarane kkk

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 роки тому

      kaddare umuu jeedine waa ninkii uga daray baa u magac bixin buu ujeedaa

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 3 роки тому

      @@khadarmohamed2676
      Waa suurtagal bro lkn sidaas baan anigu maqlay

  • @user-jr9ku8zo3u
    @user-jr9ku8zo3u Рік тому

    Haldoorbuunoo ahaa iyo dayax lahiigsado e mar haduu hadraawina kabaxay gayiga soomali geeridu xaqweeyee guulow ilaahow gafafkiisa dhaaf fardawsana dhaxgee

  • @abdirisakjaffe8144
    @abdirisakjaffe8144 8 років тому +3

    caadi mahan

  • @deekzanio6028
    @deekzanio6028 3 роки тому

    burco ayuu abwaanku sanadahan danbe ku xanuunsanayaaa ilahay ha caafiyo

    • @cirguje40
      @cirguje40 3 роки тому

      Noocaaga sidaa u fikiraya ayuu xanuun hayaa cudurkan ku hayaa dawo malahee illaahay bari uskag yahow

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Рік тому

    Abwaanka ilaahay ha u naxariisto eh waxaa uu si sarbeeb ah ugaga hadlayaa xaaladii waqtigaas dirtey oo dhab.
    Reekan daaha loo rogey
    Ee dubihii ilaahay darandoori ugu dhacay
    Miyaad tidhi dareen ma leh.

  • @khalidmayjeex7156
    @khalidmayjeex7156 4 роки тому +4

    A great poem

  • @abdirahmanyasin1585
    @abdirahmanyasin1585 7 років тому +3

    Dib udhalan maayo ee illahow beryo noo daa

  • @saadasagal5773
    @saadasagal5773 2 роки тому

    Easy to understand the way things get lost

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 4 роки тому +1

    Waa ninkii Somalida afka ku dumiyey maanta dargad ka jiifa

    • @abdirisaqsaid9868
      @abdirisaqsaid9868 3 роки тому +5

      Adna af ku dhis waayee, haddi af wax lagu dumiyoh.

    • @HELLO7546
      @HELLO7546 3 роки тому +6

      Abwaanku ilahay cafimaadka haw siyaadiyee lacag iyo hanti
      doon muu ahay ee cisi iyo sharaf inuu ku noolado dhulkiisa ayuu u dagaalamayey,
      ee duligii Afweyne ayaa nolol xun oo sharaf daro ah ku danbeeyey, Hadraawi
      Sharaf iyo cisi buu ku jifaa dargeda aad ku sheegayso,
      Guul Somaliland

    • @xildidxirsi5513
      @xildidxirsi5513 2 роки тому

      Xoriyad iyo sharaf ayuu ku nool ay karaamo waynna wuu ku leeyahay dadka dhexdooda gaar ahaan tolkii

    • @mohamodmohamod3574
      @mohamodmohamod3574 Рік тому

      Abwaanku xaaladii waqtigaas jirtey ayuu si sarbeeb ah ugaga
      Hadlay maansadan yaanka leh
      Ee dibadyaal.

  • @cabdillaahianas1484
    @cabdillaahianas1484 6 років тому +3

    Kuye Duunyadiinii Daratiyo Kud Weydii Dadna Waa Anoo Qura

  • @mohamedabdulahi1424
    @mohamedabdulahi1424 9 років тому

    mansha allah

  • @mohamedismail811
    @mohamedismail811 7 років тому +2

    Hadraawe Ma sheegtaa Mujaahid

    • @khalidmayjeex7156
      @khalidmayjeex7156 4 роки тому +2

      Ma sheegto mujaahid'e waa mujaahid lasoo jihaaday daaquud kii culimada u dilay aayadahii dhaxalka bedela

    • @khalidmayjeex7156
      @khalidmayjeex7156 4 роки тому +1

      Adeer waa mujaahid dhaba wuxuu lasoo jihaaday Gaal culimadii diinta dilay

  • @cajebdocumentaryhistory3233
    @cajebdocumentaryhistory3233 6 років тому +6

    Hadraawi libax

  • @xasanyusufducaale1672
    @xasanyusufducaale1672 8 років тому +1

    abwan adrawi

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 7 років тому +4

    kkkkkkkkkkkkkk allah cimrigaaga hadheereeyo

  • @cabdiqarayarecabdiqarayare255
    @cabdiqarayarecabdiqarayare255 2 роки тому

    Cabdi

  • @hassanalimahamoud3132
    @hassanalimahamoud3132 7 років тому +6

    le père somaliland bravo

    • @IfraaxindhoGnailcom
      @IfraaxindhoGnailcom 3 роки тому

      ninka dalawadiisii duhur geedka seexde dibjirtee hamaynkii bahaluhu durduurteen

  • @kennedidibrahim4249
    @kennedidibrahim4249 10 років тому +9

    That's some HEAVY carpet bombing with a smile & zest of wisdom!!!!

  • @MaxamedHanad-bp9wr
    @MaxamedHanad-bp9wr 3 місяці тому

    Heest 2:09

  • @user-uu4ub5er7q
    @user-uu4ub5er7q 3 роки тому

    wirif iyo shinbir war iskumahayan shinbir garab la wax magaratee hadaa beenteey modan baashey qabo

  • @maxamedxajiok2967
    @maxamedxajiok2967 7 років тому

    oky

  • @sudisiyat1840
    @sudisiyat1840 6 років тому +2

    Hadraawi ma ogyahay in dhibaatada iyo baaba'a iyo halaaga somali ku dhacay in qayb ku leeyahay.

  • @eymanhassan7732
    @eymanhassan7732 3 роки тому

    A

  • @mohamedismail811
    @mohamedismail811 7 років тому +3

    Guri dumiye
    Sixiroole watay

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 роки тому +4

      mohamed Ismail. dhashii af-weyne ayaa abwaanka haaraamaysa.

    • @boqoradasomaliland6351
      @boqoradasomaliland6351 2 роки тому

      Ina faqash adaa sixiroole guri dumiye ah nacla tulaa caleek afka kalabac abwaan sharafta leh

  • @abdikarimmohamed4523
    @abdikarimmohamed4523 10 років тому +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hassenjama4850
    @hassenjama4850 11 років тому +1

    Kkkkk

    • @muhumedahmed4899
      @muhumedahmed4899 7 років тому

      Qabyaaladiste hadaraawe miyuu gabyaa mise wuu buraanburaa?idoor dabacayuun iidoor ayda ingiriiska iyo axmaaradu wasaan weeyo.iidoor in aad urugta somaalida tihiin iyo isriil noo sheegto!!!!

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 6 років тому +1

      muhumed Ahmed bro iidoor waadigaa cay udhameeyee .
      Waxad ka faaiiday please Ila wadaag. Thanks bro

    • @greenempire1601
      @greenempire1601 5 років тому +2

      Muxumed ahmed, Qaran baad cayday ee Illaahay ha kaa abaal mariyo

  • @sudisiyat1840
    @sudisiyat1840 6 років тому

    Rasuulku (cw), wuxuu xadiis ku yiri fidmadu way huruda kii kiciya waa la nacaladay. Waxaa filaya haddii caqli leeyahay hadraawi in uu ka shanlaayey.