6 Ganacsi oo 2023 bilaabi kartid | $1000 Side Hustle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2022
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    👉 KUSOO BIIR COURSES - gellebashir.com/all-courses/
    👉 KUSOO BIIR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 AQRI MAQAALKAN - gellebashir.com/sidee-lacag-l...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/all-courses/
    --Join The Giveaway-

КОМЕНТАРІ • 109

  • @fatxiabukar1659
    @fatxiabukar1659 Рік тому +29

    Anigu sanadkaan Hada socdaa Ayaan fasalka ugu dambeyay ee dugsiga Sare ii idlaanaya Marka saxibayal ii soo duceeya Inu imtixaan ka dowladan ilaahey ii fududeyo after examination waxa rajeynaa inaa noqdo business women wax yaabo badan so kordhin doonto insha Allah 💓

  • @zhakiipyare1896
    @zhakiipyare1896 Рік тому +8

    Gelle Bashiir nin qaaliya oo dadka Jecel in uu wax u soo gudbiyo thnkz

  • @fatxiabukar1659
    @fatxiabukar1659 Рік тому +4

    Ustaad wankula so. Xirirayaa insha Allah wax yaabo badan oo I anfacaayo aayad sheegtaye

  • @mahadsaedsoleyman7091
    @mahadsaedsoleyman7091 10 місяців тому

    Thanks ustaad 🙏

  • @updykariimozmaanhuseinbood3316

    Wlhi wakhtigu wu dherenaya in badan walina 2022 marku so galaayay shalay bay aheed mntana Wlhi 2023 aduunyo alle Cibaadada camal ka suban Ha inagu dhameeyo aduunyada

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому +2

      THANKS WLL

    • @sharmakeirad9041
      @sharmakeirad9041 Рік тому

      Sweatoin hada ma shaqeeyaa lacag ma lagala bixikaraa wllo jawaab iga sii

  • @abdifataaxhaaji2236
    @abdifataaxhaaji2236 Рік тому +1

    Thnks

  • @FHD02
    @FHD02 Рік тому +2

    pro vedio kaso same editka blog postskaga sawirka features ah thank you✌

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Рік тому +2

    Masha Allah

  • @baashalow1043
    @baashalow1043 Рік тому +1

    Macalin waxaan rabaa inaa wax mal gashto ❤ rabaa manalihi akoomo waa waane malihi ee wax iga caawi

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 Рік тому

    Thanks wllo

  • @barkhadlemaxamuudxasan4984
    @barkhadlemaxamuudxasan4984 Рік тому +1

    Su aal . Ustaad sidee lacag looga semeeya internal adoo haysan Bank account

  • @Hoyopodcasy
    @Hoyopodcasy Рік тому +2

    Ustaad gelle the one and only Allah ha ku barakeeyo thank you more than one

  • @hamdahapi5640
    @hamdahapi5640 Рік тому +3

    m.a wllo shugran waxan rajeynaya inan shaqo un bilabi dono yutub Anon tiktok ama mel kle isticmalin miyan furan kraa ama canka noqon kra

  • @sagalahmed9753
    @sagalahmed9753 Рік тому

    Thanks

  • @osmanabdiarab6811
    @osmanabdiarab6811 Рік тому +1

    Mahadsanid wll

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 Рік тому +2

    Asc Aad Baan kusalame si dhow yaa kula socda wax badan yaa fa,fa,iide dhanka fikradaha ganacsi Italy 🇮🇹 yaan markale kasosalami sxp

  • @cabdiraxmancali2521
    @cabdiraxmancali2521 Рік тому +4

    Nio qof walbo masamayn karaa 6daas mid kamid ah kan ugu fudud

  • @m0stf33
    @m0stf33 Рік тому +5

    Somaliga aad dhagaysato podcast waxaan u malaynayaa Ustaad Hamda[kabasho]
    Ma gartay😂

  • @hamudmohamoud7745
    @hamudmohamoud7745 Рік тому +2

    fikraad aad uu wangsan thnks ustaad
    first commenter 🖐️🖐️🖐️🖐️

  • @fatimamohamud9006
    @fatimamohamud9006 Рік тому +2

    Mnsha llh ustada illhy ha ku xifdiyo

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому

    Wllo geele dad waxan arkay course dhigta nagu yidhi sida alovera qoladi lahayd lacag ay nagaqadan moye wax an kushaqaysto kama arag marka wllo course yadaada hadan qato so dhabada shaqada imatusaysid si an udadaalo

  • @emraanahmed
    @emraanahmed Рік тому +6

    Aad ayaad u nahadsan tahay bro alaha ku barakeeyo

  • @barkhadlemaxamuudxasan4984
    @barkhadlemaxamuudxasan4984 Рік тому +1

    Masha allah ustaad horay uso co

  • @Materno1
    @Materno1 Рік тому +1

    waxaa u baahanay inaa real state agency website ii samayso sxb sidee kuula soo xidhiidhaa.

  • @maazimali4310
    @maazimali4310 Рік тому

    zxp contactga isi si aan kula so xidhidho

  • @zakariahasan4400
    @zakariahasan4400 Рік тому +1

    Podcast course free noogu sameey wll

  • @burhaanmedia
    @burhaanmedia Рік тому

    Asc wl gelle waxad vídeo kasosamysa Shopify sida losameyo

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb 4 місяці тому

    The sound is very good

  • @saiddaruur7905
    @saiddaruur7905 Рік тому

    Ustaad course hadad bixisid wey iga goantahy inan xadiro ee..... Sen kula harira?

  • @mohamettsamadon3987
    @mohamettsamadon3987 Рік тому

    Esty website kaso hadal teacher

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому

    Haaye wllo imika course yada marka qofku qato shaqo mabilabikara isago isago iska arday ah mise lacag ad ku abuurto aya rabta

  • @farxancagta5336
    @farxancagta5336 Рік тому +1

    sxb webset ayaan u bahana hay in teeh kaalasoo xariraa

  • @sharmakeirad9041
    @sharmakeirad9041 Рік тому

    Jawaab iga soo sii sweatoin hada ma shaqeeyaa wllo

  • @ABHIABHI-gz5qc
    @ABHIABHI-gz5qc Рік тому +1

    Gelle sxb : toptal; kasoo hadal adoo mahadsan

  • @yurubcabdiraxaman1008
    @yurubcabdiraxaman1008 Рік тому

    Nafsi wllo sida na ushaqsato

  • @yassinizze2537
    @yassinizze2537 Рік тому +3

    ustaaad hore uu soco

  • @ayan-hassan8409
    @ayan-hassan8409 Рік тому

    M.a wllo waa fikrad fcn aad ban umahadsanthy

  • @SadamHusen-
    @SadamHusen- Рік тому +1

    Asc

  • @mohamettsamadon3987
    @mohamettsamadon3987 Рік тому

    Google news copy to past kaso hadal

  • @Abdirahman145
    @Abdirahman145 11 місяців тому

    Xage kala soxirira wll

  • @caadkamedia
    @caadkamedia Рік тому

    Zoolarada waala heela sxb hadii aad ubahato rag ku taqasusay ayaan garanaya lipx

  • @abdirahim1029
    @abdirahim1029 Рік тому +2

    mnsha allh Guuled wll si private ah inte ka la hadlaa hal idea Ayn rapaa inaad ila wadaagte

  • @xaawoyuusuf6555
    @xaawoyuusuf6555 Рік тому

    Geellow wl telegram gelle bashiir wan hayah lakin wthsppka kaga xageh Laga helayah

  • @kingciiza7629
    @kingciiza7629 Рік тому

    Ka soo hadal lacagaha cusub

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 Рік тому +1

    Youtoup sida losamaysto qof kubaraya oo course ah yaa noshega

  • @ahmetalihassan635
    @ahmetalihassan635 Рік тому

    Manala wadagi kartaa podcast-yada aadku xidhan tahay aduu???

  • @asmaali5744
    @asmaali5744 Рік тому

    Telegrm kaaga nala so wadaag Sxp

  • @mohamedshakur6376
    @mohamedshakur6376 Рік тому +5

    Niyahaw website baan rabaa Marka xagee kaala xariiraa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      WEBSITE KENA KA HELAYSA WHATSAPPKENA

  • @nurxasan6781
    @nurxasan6781 Рік тому

    Aniaga waxaaan u bahanahay wabased balogar

  • @cabdulaahimohamud7885
    @cabdulaahimohamud7885 Рік тому +3

    Waxan ahay 1st watch this video
    And 1st comment

  • @Bashiir12398
    @Bashiir12398 Рік тому +2

    Mahadsanid ustaad waxaan kaa cod san lahaa inaad kasoo hadasho websiteka Warriorplus mhdsanid👍

  • @baylejaylaani7482
    @baylejaylaani7482 Рік тому

    heat pres machine kawar ustaad

  • @serra599
    @serra599 Рік тому +2

    Linkiga telegram ka description ka noso dhig ustad

  • @mustafemaxamed7961
    @mustafemaxamed7961 Рік тому

    Aduu samee mxa anaga noo waali

  • @madiinohersi3442
    @madiinohersi3442 Рік тому +1

    M.a

  • @ahmedabdullahi1442
    @ahmedabdullahi1442 Рік тому +1

    Ustaad wxan aahy gofkii ugu hureeyay video daawado bal what is app igu soo gabo Wan ku waaysanahay ustaadow

  • @yaasiinfaqay8050
    @yaasiinfaqay8050 Рік тому +2

    Maasha alah

  • @faadumoabdinuur7194
    @faadumoabdinuur7194 Рік тому +2

    Ustaad dumarka ganacsi online ah kasoo hadal

  • @oladkassimolad6280
    @oladkassimolad6280 Рік тому +3

    Si ficn kula socdaa ustaad mahadsanid

  • @rrchannel4989
    @rrchannel4989 Рік тому +1

    wll xageen lacag ku soo diraa Ethiopia joognaa xawAaladahuna madiraan lacag marka wll hal wakiil noo samee

  • @abdusmith1118
    @abdusmith1118 Рік тому +2

    Wallakey waxan cawimad kagga bahanahay ano account heysan habken u furan karaa shaqada online ka

  • @hamzasheakha6409
    @hamzasheakha6409 Рік тому

    ABTI VIDEO GII HORE EED KAGA SOO HADASHAY WEBSITE TISKA LAGO SHAQAYSAN KARO , WAXA AAD KU WAYDIIYEY SOWKA WEBSITE KA LACAG LAGA QAADAYO WAX AAN KA HELNABA ISKA DAA INTA AYNA ISOO GAADHINBA LACAGTOODU , WAA SIDEE ??????????

  • @CarafHome
    @CarafHome Рік тому

    anigaaa samy aqaaaan iiicwi waal vice over

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Рік тому +2

    20000 doollar qofkii haysta ka soo warran gabacsiga uu samayn karo

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Рік тому

    graphic design
    Products
    Real state
    Employee

  • @hoygakheyrka6120
    @hoygakheyrka6120 Рік тому

    Somaliyey waxeydaan gacantiina kagaga shaqeysaneynin yaan la idinku wareerinin

  • @umunihaal
    @umunihaal Рік тому +1

    Isoo booqda walalayal

  • @SOOMAALI_ENTERTAINMENT
    @SOOMAALI_ENTERTAINMENT Рік тому

    Solarka Team bartay anaa haya Hargaysa

  • @Madheedh
    @Madheedh Рік тому

    War been bad nag dhergisayba xishooo nio

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 Рік тому +1

    As wr wb walaal xage kaala Soo xiriiraa aad ayaan u danayyaa inaan barto website ka sida loo sameeyo please waxaan u baahanahay contact Gaaga

  • @mursalaadan8802
    @mursalaadan8802 Рік тому

    Geeloow waxaan hayaa lacag sweat coin ah cid iiga saartaan waayey ee mayga saari karaysa wll
    WhatsApp hadaad leedahay iisoo qor

  • @nimo1055
    @nimo1055 Рік тому

    Asc Aboowe fadlan ma heli karra meel aan kala soo xidhiidho sida WhatsApp number, waxan u baahanahay courses ka aad bixiso inaan ku soo biiro ayaan raba Insha'Allah?

  • @tipsandtrickvideos
    @tipsandtrickvideos Рік тому

    Asxby Training kaan 3xda video ayan arky oo kahdlya sida lcgta looga sameeyo Affiliate marketing si aad ugu faaideysato hlkn kaheli krtaa ua-cam.com/video/NsTiSsSyTCo/v-deo.html