6 Side Husltes oo aad $1000 ka shaqeysan kartid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Salaam
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 KUSOO BIIR COURSES - gellebashir.co...
    👉 KUSOO BIIR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 AQRI MAQAALKAN - Start UA-cam channel - gellebashir.co...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video
    Related Videos:
    • App-ka Sweatcoin Lacag...

КОМЕНТАРІ • 234

  • @xamsexidi
    @xamsexidi Рік тому +95

    Hadaad u jeedo magaca nabigeena muhamed💖 صل الله على وسلم 💖
    Like isoo dheh

    • @yusufamiin76
      @yusufamiin76 3 місяці тому +1

      scw walaal waan kuu nasteexaynayaa Nabiga naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha,,ahaato haku raaadsan like waa laga roon yahay

  • @mohaxaajidahir9668
    @mohaxaajidahir9668 Рік тому +28

    Skills sidehustle
    1. UA-cam channel
    2. Selling digital products like courses, E-books, E-commerce, softwares, services.
    3. Bloging talk to you what passion you have.
    4. Selling physical products like E-commerce,
    5. Freelancer services like to work upwork, fiver logo, video editting, accounting, web building.
    6. Affiliate Marketing

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 Рік тому +29

    Aduunka qof wax qabso kudhaho oo ku dhiira galiya layskama helo
    Masha allah mahadsanid

  • @kaaba4441
    @kaaba4441 Рік тому +9

    Wallo mahadsnd affiliate marketing
    Ayaan rabay waadna kahadashay
    Allah ajar hakusiiyo
    Lkn inte kaala soo xariiraa

  • @fatimamohamud9006
    @fatimamohamud9006 Рік тому +14

    Thanks walal wad ku mahdsntahy yulkaygaa aya ah inan shaqsto way jamacda ayan dhameyey hadn shaqo mahaysto wll waxdtahy dhirigeliyah dhalintaaa mantaaa shugrn

    • @Jaamac.
      @Jaamac. Рік тому

      Saxiib waad mahadsantahay Geelle Ninyahow waxaan doonaynaa inaad Video nooga soo diyaariso Kucoin Bot qayba hooda iyo sida u shaqeeyaan

  • @Reduxpresent
    @Reduxpresent Рік тому +7

    Mansha allah ustaad alla haku xafido asxaabey UA-cam ayaan leyahay e isoo booqda Thanks 🙏

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Рік тому +8

    500$ Maa iga siisid😂
    Horey u soco Waa Dadaaleysaa👍

  • @aminaideed6978
    @aminaideed6978 Рік тому +7

    Thank sxb fekerkaygii ayaad igu sii dhiirigalisay

  • @abdallaadam7578
    @abdallaadam7578 Рік тому +4

    Thanks bro for inspiring the young people

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen Рік тому +1

    Masha Allah thank you walal

  • @xasanaadancabdi1017
    @xasanaadancabdi1017 Рік тому +3

    geele bashiir wall aad baan ujeclahay barnaamijyadaada alle haku barakeeyo

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 Рік тому +1

    Jasakallh khayr jasaa wall sida quruxda badn aad nala wadaagto waxa noo faaidada ah runtii talloyin fcn baad nasiisaaa jasakallh wll qaali alx Ani iska shaqeeya hda waxaaaba kudhiiraday inaa online kuganacsado insh allh waana idinla Soo xirayaaa bi idnillaah

  • @abdifatahmohamudyusuf5130
    @abdifatahmohamudyusuf5130 Рік тому +3

    m.a ustad Allaha ku barakeyo

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 3 місяці тому

    maasha, allah allah qeyr hakusiiyo waxyaabo badan ayaan kaa faa,iiday ummadana aad u faa,iidaysay oo wax gal ah mahadsanid

  • @somaliboy5434
    @somaliboy5434 Рік тому +10

    My eCoch teacher 🥳👏

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Рік тому +6

    Alle haku barakeeyo Wll big respect noolow bro

  • @shimaaliahmed
    @shimaaliahmed Рік тому +1

    Xgee kaala soo xiriiraa teacher

  • @afifeleny3213
    @afifeleny3213 6 місяців тому +1

    Mahadsanide wll ❤❤

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani Рік тому +4

    Mahadsanid sxb Allaah kheyr ku siiyo

  • @umunihaal
    @umunihaal Рік тому +2

    Msha allh mahadsanid wll aniga UA-camka waan ku cusbahay isoo boqda

  • @alhaadi6845
    @alhaadi6845 Рік тому +3

    Galle sxp wn ku tagerna
    Lkn korsoyinka fre noga dhig because dhwr mel o ad lacg laga sameyn karo. Taqana
    Second onlineka weli maka samen lcg

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 Рік тому +5

    Sxb anigu youtube kan waxaan bilaabay 9 December 2018
    Weliba anigoo aan lahayn
    Camera ,computer iyo microphone
    Waxaan ku bilaabay Mobile J4 📱
    Hadda xataa waxaan ku wadaa Mobile A 13
    Ilaahadda Camera la'aan baa ihaysa tan kale oo i hortaagan waa ku xiridda Google adsense
    Waan gaaray 1K subscribers iyo 4000 watch hours ah
    Intaba waan buuxshay
    Ujoojin maayo caqabadaha waayo waxaan ka bartay casharo

    • @hamdahapi5640
      @hamdahapi5640 Рік тому

      m.a wllo guuleyso wllo wan sameystey hdana wan iska xidhey wllo sidee ku bartaa idhitiga muqaalada

    • @dalhamedia4959
      @dalhamedia4959 Рік тому

      @@hamdahapi5640 ha iska xirin walaal
      Marka koowaad baro edite ka
      Anigu waxaan ka bartay UA-cam channel layiraahdo islaamic technology
      Waxaad kale oo ka heli Barashada pixellab ka kaas oo lagu sameeyo waxyaabo farabadan sida logooyinka
      Iwm

    • @hamdahapi5640
      @hamdahapi5640 Рік тому

      @@dalhamedia4959 shugran wllo wlhy dhirigelin ka fa idey hye wllo wan daawan i.n Wana siii Wadi

  • @Taamir
    @Taamir Рік тому +4

    Wll geele first coment 😻

  • @beezaanicade5675
    @beezaanicade5675 Рік тому +1

    Ustaad Sharaf baa leedahy alle hakula garab galo horumarkaaga

  • @nimcokyf
    @nimcokyf Рік тому +1

    asc wallkay horta wakusalamay waxaan ahay hoyo dalka Germany kunol+ shaqaysa waxan sheclaan laha website fudud o anka shaqasyto inad ibartid insha alh xage kalaso xiriraa mahadsanid

  • @axmedoctober3352
    @axmedoctober3352 Рік тому +4

    manshaa'allah ustaad

  • @safiyocumar3901
    @safiyocumar3901 Рік тому +4

    Masha Allah wll

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Рік тому +1

    Shukran wll si fiican bn kuula socda maadama aan jcly business ka

  • @safiyocabdulahimacalin6655
    @safiyocabdulahimacalin6655 Рік тому

    Wll wa mahadsantahay jasakallah kheyr ee lanbar what's up kaga na siii

  • @deeqsi001
    @deeqsi001 Рік тому +1

    Masha Thanks Mr Gelle

  • @anothernewlevel3469
    @anothernewlevel3469 Рік тому +7

    Mahdsanid ustaad waxaa tahay nin dhalinyarada aad udhira galiya waan rajenayaa in laqaato dhira galintaada

  • @empireshow1
    @empireshow1 Рік тому +2

    Microphone 🎤 qiimo jaban ii sheeeg

  • @suuriofficial8986
    @suuriofficial8986 Рік тому +2

    Asc asxaabta iso booqda ee dhac kusiiyo wax idin kama dhibayse, mahdsnd

  • @Bashka001
    @Bashka001 Рік тому +2

    Geelle Bashiir

  • @abdirahmanabdulle
    @abdirahmanabdulle Рік тому +7

    Sxb thanks sacad kudhawayd aye igu qadatay ina video gan sfcn u dhagysto sabbto ah shaqo kujira sxb wa mahdanthy wa video faaida badan wlh

  • @abdirashiidmaxamuud9525
    @abdirashiidmaxamuud9525 Рік тому +1

    Masha allh mahadsanid

  • @basharyare1157
    @basharyare1157 Рік тому +1

    mahadsanid Mundane

  • @abdirahmanabdulle
    @abdirahmanabdulle Рік тому +1

    Sxb UA-cam aan hada kahor sameyay oonan istcmalin ma bilawi kara hada oo amey caqabad igu thy sanadadii ana istcmalen

  • @1mkarle178
    @1mkarle178 Рік тому +4

    Wanibaryaa yutube aya turta isoo boqada walalay makicisa (1m karle)waye pis 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻😔😔😔😔😔😔😔

  • @yoursisteryazmim4182
    @yoursisteryazmim4182 Рік тому +3

    thanks alot bro

  • @ahmedelmi2023
    @ahmedelmi2023 Рік тому +1

    Thank you,

  • @Sheeko-Cusub
    @Sheeko-Cusub Рік тому +1

    Anaa ugu horeeya pin Ustaad

  • @toxic_gamer1470
    @toxic_gamer1470 Рік тому +1

    Nio haday tani kuwani jiran qofkasta kashaqayn lahaaa 😂😂😂😂

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Рік тому +1

    Habo fariid baad tahay hore u soco

  • @openers5742
    @openers5742 Рік тому +3

    Thank you pro

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Рік тому +1

    Waa nasiib inaan caawa ku helay Maanshaallaah

  • @ayajama84
    @ayajama84 Рік тому +2

    Hormar wcan walal

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 Рік тому +1

    mahadsanid geele

  • @farxanmohamed9232
    @farxanmohamed9232 Рік тому +2

    Masha allah waan kaa haynaa wll

  • @xasanaadancabdi1017
    @xasanaadancabdi1017 Рік тому +1

    sxb cilmigu wuxuu ku barakoobaa sii gudbinta baraka llaah

  • @najuumoqalib9496
    @najuumoqalib9496 Рік тому +1

    Thank you brother

  • @dawededaahir4118
    @dawededaahir4118 Рік тому +1

    Thanks ❤

  • @fatimafuad7715
    @fatimafuad7715 Рік тому +2

    Wll international bank account ayuu baahan yhy

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      thanks wll, haa waa sax wll, Banks qurbaha ah ku xiro

  • @cabdiraxmaanyaraani966
    @cabdiraxmaanyaraani966 4 місяці тому

    Mahadsanid

  • @Abdo-ys9ps
    @Abdo-ys9ps Рік тому +1

    Camera kee isticmasha bro

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      thanks wll, canon mark 2 50 iyo lens labo ah

  • @ahmedkhaliif7634
    @ahmedkhaliif7634 Рік тому +1

    Mudane gelle mahadsanid

  • @mahamud9952
    @mahamud9952 Рік тому +1

    Mahadsanid wll

  • @LiilovePro
    @LiilovePro Рік тому +1

    Update ka cusub oo shirkada youtube so kor dhiyen cashiro noga so samey sxp mhdsnd

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 Рік тому

    Thnkz Ustaad

  • @noopgaming9291
    @noopgaming9291 Рік тому +4

    Mash Allah wll shaqo wanaagsan

  • @abdinajib9760
    @abdinajib9760 Рік тому +1

    Mashallh ustaad

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood Рік тому +1

    Thanks walal

  • @sabriadam5194
    @sabriadam5194 Рік тому +2

    Contact creator Qorshaha ii Gu Jiraa preparation ii Gu Socdo Ustaad. waxaana FiLaa inaad IGa Caawin Doonto I.A .

  • @idiris73
    @idiris73 Рік тому

    Sxb sidee lacagtaas aan shaqeestay ula bixi karaa

  • @latestgiveaways
    @latestgiveaways Рік тому

    Mhdsanid ustaad

  • @abdishakourmohamed785
    @abdishakourmohamed785 Рік тому +1

    Massha allah soo dhowow ustaad

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Рік тому +17

    Legend mahdzanid zhp

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      thanks wll

    • @g4gff999
      @g4gff999 Рік тому +2

      Wra sxapow xage kala sohadaln dee telgrmkina massge laguma so diri kree

  • @abdinasirhajimohamud9163
    @abdinasirhajimohamud9163 Рік тому +3

    Mahadsanid saaxiib. Aad baan kaaga faaiday.

  • @gornellabdalla3346
    @gornellabdalla3346 Рік тому

    Sxp Qalbi Furan Oo Daaacd ah Sxp Guuuul Iyo Gobanm Ku rajnaaaa

  • @livewithoutgrief7897
    @livewithoutgrief7897 Рік тому +2

    Wll aad ban ugu wareray shaqoyinka online ah runtii adbanan u danaynyaa inan helo xirfadahas lkn waxi ba igu batay intad iga aqoon badan thy i tilmam wll mahadsanid

    • @ugaaskacidda499
      @ugaaskacidda499 Рік тому +1

      Hal xirfad oo shaqeyneysa xooga saar sxb yaana lagu waalin

    • @mohaxaajidahir9668
      @mohaxaajidahir9668 Рік тому

      Xaqiiqo waa zxb, mid aad ubaro kadib kafakar wax kale.

  • @alamaganciise8350
    @alamaganciise8350 Рік тому

    Thanks ustad

  • @Cumar__official
    @Cumar__official Рік тому +1

    Walaa

  • @Dagan77
    @Dagan77 Рік тому +1

    Ustaad PayPal somalia lacag malogu so dirikaraa

  • @amaremedia2413
    @amaremedia2413 Рік тому +1

    Wllo gelle bashiir app waxa aanu garay wayay sidii lacag loo baxay sidee kula soo xidhiidh karnaa wllo noo

  • @lazio66
    @lazio66 Рік тому

    Thanks zhp

  • @gallabStories1163
    @gallabStories1163 Рік тому

    Zxp waxn ahay youtuber soo koraya ee maxan ubaahanahay zxp ado mahadsan isoo jawaab

  • @majid177
    @majid177 Рік тому +1

    @Gellle bashir brother computer wan hesta wan fahamsanhy pl shaqooyinkan wan fahmi wye pl 2shaqo oo online oo fudud ii sheg

  • @sabiriincilmi4093
    @sabiriincilmi4093 Рік тому

    Luuqada qofkaan kaliningrad kwrn. English cml

  • @1mkarle178
    @1mkarle178 Рік тому +2

    Wa mahsantahay

  • @qadiijocraxmaan6647
    @qadiijocraxmaan6647 Рік тому +2

    Mash Allaah

  • @mriperte
    @mriperte Рік тому +1

    Fris comment

  • @naturechannel8026
    @naturechannel8026 Рік тому +1

    Mahadsanid waxaa ku weydiinaya article ilaa meeqa word baa leyska rabaaa 400word ma caadi baaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      thanks wll, haa 300 ilaa 400 words waa best article

  • @nimcocawil1608
    @nimcocawil1608 Рік тому +1

    Ustaad qofka aan haysan computer lkn haysta mobile ma bilaabi karaa bolling

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      haa wll, mobile wad ku bilaabi kartaa

  • @cabdiraxmaanyaraani966
    @cabdiraxmaanyaraani966 4 місяці тому

    Guuleyso sxb

  • @abdirahman9702
    @abdirahman9702 Рік тому

    Ninkaan cid wax ka faaiday ma jirtaa? Wixiisu waa qiyaali aragtidayda

  • @claahimaxaad6720
    @claahimaxaad6720 Рік тому

    Webset baan raba sxb in la ismeyo blogging ban bilaalbaya qofka iga caawin kara waa adiga xageen ka heli kara wll

  • @taajirxaajiadem
    @taajirxaajiadem Рік тому

    Sxbow dhawr jeer ban ku dhahay xagee kala soo xidhiidhaa anaa raba course

  • @shiineofficial3790
    @shiineofficial3790 Рік тому

    Beentaan aakhiro waa lagu waydina

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Рік тому

    mhadsanid.....

  • @Afsachannel774
    @Afsachannel774 Рік тому

    Wllkey Korsoyinka free ka dhig melo badn ba lacag kaso galayan kheyr Allah ku siye

  • @mohamettsamadon3987
    @mohamettsamadon3987 Рік тому +1

    Socondry aan maraya waanan aqanay kana shaqaysan jiray

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 Рік тому

    Xagee lagaa heli kareaa please walaalo

  • @mahamudelmoge3455
    @mahamudelmoge3455 Рік тому +1

    Qofwalba inta uusan ku dhihin waxaas baan idiin hayaa horta bal ka fikir isagu inuu ka faa'iiday, dad badan oo youtube channel leh waxaad ku arki muuqaalo aad layaabto

  • @aminaali4884
    @aminaali4884 Рік тому

    geele bashirow cjey aa lacagta galiyaa gudooya friend hana waalin

  • @aliyam6303
    @aliyam6303 Рік тому +1

    Wll igu cawi sidan uga shaqeysan lahaa ado mahadsan

  • @shaamofficialchannelquran
    @shaamofficialchannelquran Рік тому

    Iso raaca

  • @housseinabdi8282
    @housseinabdi8282 Рік тому +1

    Asc walal waxan kunolahay jabuti ee sede u heleh kara

    • @housseinabdi8282
      @housseinabdi8282 Рік тому +1

      Walal wa afin ad une année mahadsanad hoorey sociale ee no faîdeh

  • @mawlidmadobe4954
    @mawlidmadobe4954 Рік тому

    Bro xageee kalasoo xiraara adoo mhadsan

  • @khuwaylakhuwaylachannel8376

    UA-cam sida losamayso ba wanfahmiwayey wllo course makudhigaysan.

  • @barodintadachannel3263
    @barodintadachannel3263 Рік тому

    Wll mobile 📱 ma ugu sha qeysan karaa ama kubuyutar ayey iaga bahantahay miyaa ?