Laba sannadood kaddib, Xaaladda Dalka, Burburka Ciidamada, Awoodaha Raisulwasaaraha&Musuqmaasuqa..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024
  • Laba sannadood kaddib, Xaaladda Dalka, Burburka Ciidamada, Awoodaha Raisulwasaaraha&Musuqmaasuqa..
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance African Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 275

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 5 місяців тому +7

    Waa waraysigii ugu qiimaha badnaa een dhagaystay waa yahan. War hufan, oo macquul ah, oon xanaf lahayn cidna ku xadgudbin, xaqiiqada taala somaliya iyo dowlada xasan ka waramay. Thank you wariye!

  • @nimanjirdemuhumed3867
    @nimanjirdemuhumed3867 5 місяців тому +13

    Wareysi xasaasiya oo xiligiisii imaaday. Mahadsanid Abdijaliil Osman iyo siyaasi Ciro

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 5 місяців тому +15

    Ma sha Allah nin caqli badan oo xaqiiqda ka Hadley!

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 5 місяців тому +8

    War ninkan oo kale ayaan ubahanay masha allah

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 5 місяців тому +19

    Nin degan oo xaqiiqdana og thanks

  • @showkhi99
    @showkhi99 5 місяців тому +35

    Waan garan waaye waxaan ku tilmaamo waraysigaan waxuu kulansaday.
    1.Naf hurnimo & jacayl wadanka.
    2. Daacadnimo & danqasho
    3. Dhab ka hadal
    4. Xog-ogaalnimada

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 5 місяців тому +4

      Thanks,commentigan markan arkay ayan goansaday inan muqalka dhammmaysto.

    • @DeeqoAhmed-i7v
      @DeeqoAhmed-i7v 5 місяців тому +2

      Ninkaan aragti xun ayaan ka aaminsanaa balse waa qof nool iyo dal jacayl badan leh

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 5 місяців тому

      aaaad i aaaad lkn kali waxaa dareemi kara nika dawladmida jeceyl

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO 5 місяців тому

      Thank you 🎉❤ comments like this helps sort out clearance

  • @hussenmohamedwarsame8444
    @hussenmohamedwarsame8444 5 місяців тому +40

    Waa waraysi muujina xaaladda dhabtaa ee dalka Soomaaliya ka jita iyo sida uu Xasan Sheekh Maxamuud u doonayn dawlad Soomaaliyeed oo ka dhalata dalka Soomaaliya.

    • @YahyaaliAhmed-v5z
      @YahyaaliAhmed-v5z 5 місяців тому

      XASANWUU RABA DOWLADNIMO DEEGANADA HAWIYE NABAD IYO QARAX LA.AAN KU SALEYSAN KADIBNA SOMALI WAX LA QEEBSANO. EE HA WAL WALINA HAWIYE WUU ISKU TASHADAY 1 DEEGANADIISA BUU SHABAB KA XOREYSANAYAA IDINKA QURBAHA KU RAAXEESTA .

    • @iftiindahir8644
      @iftiindahir8644 5 місяців тому

      Malah ninku waa xog haye hore ee md XSM sida uu usoo dhigay xogta dhabta ah ee dawlada.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 5 місяців тому +1

      @@YahyaaliAhmed-v5zkkkkk oo Dowlada Soo lama wada laha oo Ciidamada Xooga dalka Soo lama wada laha Aawey Meesha Keliya Hawiye Dowlad keligiis iyo Ciidamada Xooga Dalka uu keligiis ku yeeshay Mudo 2 Sano Ku Dhow Ciidamadii Xooga lagu jiheeyey keliya Labadii Gobol ee Hawiye ubadnayen Bal Alshabab Gobolo kale oo ay joogan ma jiraan miyaa Mamulada koonfur Galbeed iyo Jubbaland Alshabab Ma joogan Miyaa? Qabyaaladii ex MD Sheikh Shariif ku Shegay Hassan Guurgurte waa Runtiisa Marka Sorry ina Qabyaalad ka shaqeesan teamkiina Tabarta Yar ee Taagera Madaxweynahan Qabyaalada ka shaqeenayo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 5 місяців тому

      Hhhhhhhh muuu ka xoreeyo marka beeshiisa wacaysle kaliya bal haeiye daayo😂😂😂​@@YahyaaliAhmed-v5z

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 4 місяці тому

    Waa waraysi aad u qiimo badan runtii.
    nin degan, hadal-yaqaan ah, xog-ogaalnimo ka dhadhamayso hadalkiisa weeye Cirro.
    mahadsanid walaal Cabdijaliil.

  • @mohamedsalah1819
    @mohamedsalah1819 5 місяців тому +11

    Abdijaliilow rag waxaa keentey Ilaahey na yaqaaan siyaasada. Runta kasheego ciro masheee dhigey absolutely is right waxaana qirayaaa wariyiyaal badan oo somali haduuu un wax credit ah lasiiinayo waxaan kusiin lahaaa 5 star keep dad sida ninkaan iyo cabdiraxman Abdishakuur’ iyo soo badi

    • @Kuun234-34
      @Kuun234-34 5 місяців тому

      War siyasigan Magaciis ma isheegi Karta xaqiqdi wa nin dagan mashaallaah caqli ffican aad ba ujeclan laha magacis maqlo

    • @mohamedsalah1819
      @mohamedsalah1819 5 місяців тому

      Ciro

  • @musicofafrica2742
    @musicofafrica2742 5 місяців тому +3

    Great job brother. Keep going, may Allah bless you

  • @salebanawil9993
    @salebanawil9993 5 місяців тому +1

    The thumbnail journalist abdijaliil this is the mentality i was looking for❤

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn 5 місяців тому +3

    A lot of people told me that Abdijalil show is the best
    I have just seen it

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 5 місяців тому +16

    Waraysigii ugu qiimaha badnaa een waayadaan arko.
    Ninkani xaqiiqda ayuu taabtay ajar iyo xasanaad Allaha kasiiyee.

  • @AminaBaruud
    @AminaBaruud 5 місяців тому +9

    Maansha alaah wali imasoomarin waraysi kaaiima badan sabab too ah wa waraysi dhamaystiran ooxaqiiqada kawaramaya isma laheen ragsidaa xaqiiqada u ogbaa lawareesan

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 5 місяців тому +1

    cabdijaliil mahadsanid❤❤❤🎉

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 5 місяців тому +5

    Exguddoomiye Ciiro >>>> excellent points,waa xaqiiqada dhabta ah inta aad sheegtay.
    Waxaanse ogahay iney kuwo Badan oo runta aan jecleyn caawa Uur yeelanayaan waayo runta ayey dhib u arkaan.
    Xasan Sheikh dhinac kasta waa zero,balse anigu kama sugeyn Dowladnimo iyo wax Soomawli dan u ah.
    I believe Xasan Sheikh is going to the end of Road, points no doubt that.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 5 місяців тому +6

    Mahadsant walaalkey cabdi jiliil❤❤❤❤❤adiga iyo maxd ❤❤

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 5 місяців тому +2

    Masha Allah guuleysa mudane

  • @abdirsakhmalema2019
    @abdirsakhmalema2019 3 місяці тому

    mahadsanid abdi jaliil

  • @mustafaadan941
    @mustafaadan941 5 місяців тому +2

    Mansha Allah xaqiiqda dhabta ah ee maanta dalka katagaan

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 5 місяців тому +10

    Waraysigaan iyo midkii Fahd yasiin lala yeeshay , wax lamidaa 10 sano udanbeeyay man arag

    • @harunhassan3182
      @harunhassan3182 5 місяців тому

      Coz saa wax u rabtay ee u sheegen smhn??

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 5 місяців тому +22

    Wlhi runta ayuu noo sheegay mudane Ciro soomaalidu runta ma jecla lkn xaqiiqda jirtaa waa in dalkii Manta allow sahal Ku sugan yahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @YahyaaliAhmed-v5z
      @YahyaaliAhmed-v5z 5 місяців тому

      HHH SHABAB BUU DHIIRI GALINAYAA MARKA WAXAD RABTEN MIYA IN SHABAB ISKA JOOGO DEEGANADA HAWIYE HHHH SHACABKII DAROD DHULKODA WA NABAD HADANA XAMAR IYO DEGANADA HAWIYE INE U SO SHAQO TAGAN BEY RABAN KADIBNA QURBAHA KU NOQDAN HHH WAR KALAYA SHABAB KA XOREEYA MISE WAX IDINKAMA GALIN MASHALLAH HHH

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 5 місяців тому

      ​@@YahyaaliAhmed-v5z Ragga duurka kujira waa Soomaali. In wadahadal lalagalaa ka haboon intuu malin walbo 1000 dhalonyera baga dhiman lahaayeen.
      Shabab waa mashruuc lagu beery dalkeena.
      Dowladuna ma ahan mid taladeda Somali kago'do. Ileen wala bilaaye.
      Qabiil kudhagan qabiil kle majiro somalidu dhankaas way ka caqliyeysaty. Lkn siyaasi wadan hebel lcg soo sinayo iyo mid shaadh diimeed soo xidhy wye waxa ka dhaqaqi la'nahy.

    • @kamalhassam9817
      @kamalhassam9817 5 місяців тому

      @@YahyaaliAhmed-v5zShabaab inaysan ogeen mee kula tahay? Midakale Hawiye haduu aqli leeyahay maanta degaankeena Shabaab kuma noolaadeen dadkeenana kuma gumaadeen. Runta yeesan ku xanuujin sxb

    • @YahyaaliAhmed-v5z
      @YahyaaliAhmed-v5z 5 місяців тому

      @@kamalhassam9817 CİİLANTA HAWIYE MIYAD THY DIGA YACNİ YAR YARKA HAWIYE MAD THY ? HAWIYE WA QABİİLKA SOMALİ UGU GOBSAN WAA QABİİLKA KALİYA DEEGANKİİSA LOOSO ORDO SI MADAX WEYNE LOOGA NOQDO . WALİBA KUWA AAN SOMALIYADEEGANO KU LEHEN BA JECEL INE XAMAR MADAX WEYNE KA NOQDAN . HADANA QURBAHA JOOGO MARKA SHABAB WAXA NOGA DARAN SIYASIGA İİSOO SHAQO TAGAY 1500 QOF HADEE QARAX IYAGA DHIMATO AAN KALA JECLEN NACAS YOHOW. HADANA QURBAHA KU RAAXEYSANAAYO 2026 İSO SHAQO TAGAAYO .

  • @omaryuusuf1656
    @omaryuusuf1656 5 місяців тому +6

    True true

  • @SaidMohamud-b7r
    @SaidMohamud-b7r 5 місяців тому +8

    Waa nin xog badan haya oo aad isu dhowraya dushuu ka taataabanayaa dhaliisha dowlada

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 5 місяців тому +6

    Waa mahadsantihiin

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 місяців тому +3

    Masha Allah Gudoomiyihii Mudane Ciro ee Doorashoyinka xiligii MD Farmaajo ee uu Si Qalad ah oo Musuq maasuq uga bedelay RW ku sheegii Rooble Baahane kuna Ceeboobay Uu ku bedelay Gudoomiyahan labo jeer Barlamanka taageeren una soodorten lakin Rooble oo laalush Emirates lacag uga sooqaday kooxdan Damul jadiid

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 3 місяці тому

    Asc thank you brother

  • @NurRoble
    @NurRoble 5 місяців тому

    Xurmadle xasan shiikh waxaan ilaakaaga baryeeynaa in aad xukunka aad kusoo laabato marsadaxaad in shaa.alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alcabaasforextrader7410
    @alcabaasforextrader7410 5 місяців тому +3

    Abdijaliil ❤❤ halkaa kawad

  • @farahahmednoor1490
    @farahahmednoor1490 5 місяців тому +5

    Waa waraysi xaqiqqda dalka ka jidha ka hadlaya

  • @HabonAShabel
    @HabonAShabel 5 місяців тому +4

    ❤❤ mashaalah wlhi sax waye xadkan

  • @MohamedAhmed-ix2wu
    @MohamedAhmed-ix2wu 5 місяців тому +1

    Great information That required to get day after day by the officialls of the current government of Somalia.
    Keep recording and asking several questions related to the current Somalia administrative offices es Hasan Sh. Mohamud and his innomenated Prim Minister Hamza

  • @salebanawil9993
    @salebanawil9993 5 місяців тому +1

    Bravo A jaliil

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 місяців тому +2

    Xasan sheekh waa nin wareersan allah soo hanuuniyo

  • @mahamedosman1035
    @mahamedosman1035 5 місяців тому +4

    Waa saaxa 💯💯

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 5 місяців тому +14

    Sidu isi dhisnan kara cidamo ay hogaminayan TikTokaro calooshood ushaqystayal iyo ganacsato an waligod goob cidan istagin??

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 5 місяців тому +5

    Xassan hore uu yirdhi ciidamo xoogan marabno
    Amisomta ayuu ku kalsoonyhy 😮

  • @abdullahabdisamad2086
    @abdullahabdisamad2086 5 місяців тому +1

    Waa waraysi miyir qaba

  • @awidfaisal1061
    @awidfaisal1061 5 місяців тому +7

    Falaqayn xaqiiq ku dhisan...

  • @AhmedMohamed-qw8gc
    @AhmedMohamed-qw8gc 5 місяців тому +2

    Waa runtii ciidankii soomaliyed waa burburay

  • @AminaBaruud
    @AminaBaruud 5 місяців тому +13

    Wawareeysigii ugu qiimaha bad naa

  • @mohamedsalah1819
    @mohamedsalah1819 5 місяців тому +7

    Xasan sheikh dawlad nimadiii asagee kabilaabataa kunadhamaataa

  • @MohamedAbdixaashi-l1n
    @MohamedAbdixaashi-l1n 5 місяців тому +4

    Xaqiiq❤❤

  • @AhmedDuale-q6y
    @AhmedDuale-q6y 5 місяців тому +5

    Hasan garguurte Somalia waa baabiiyey 😊

  • @hallad598
    @hallad598 5 місяців тому +11

    Kun jeer adigaa C/Jaliiloow aqoonta saxaafadda uga wanaagsan Ayaanle.

    • @salebanawil9993
      @salebanawil9993 5 місяців тому

      Absolutely 💯

    • @ahmed-dekalimusse1175
      @ahmed-dekalimusse1175 5 місяців тому +2

      Ayaanle waa Qabyaaladayste,
      Qofku haddii uu dhan u badan yahayna,
      Waxa ay dhaawacdaa Xirfadiisa.
      C/jaliil waxa aan kala talinayaa weligaa inaadan dhan u badan,
      Dhexdhexaadnimo iyo Hufnaan tebineed.

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 5 місяців тому

      Ayaanle wuxuu waraystaa qof dhan ujanjeera wixiisu waraysi maahee daba dhiga sho dowladii dhexe ee soomaaliya oo illaa hada wax noo dhaama aan aan helin dalkeenoo nabada baan allah waydiisanaynaa

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 місяців тому +10

    Xassan gurgurte WA tuug baahan isaga iyo kooxdiisa ayax Bahan dalka meel xun bay kuwadan Hadan laga qaban

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed6519 5 місяців тому +2

    Waa waraysi muujina xaaladda dhabtaa ee dalka Soomaaliya ka jita iyo sida uu Xasan Sheekh Maxamuud u doonayn dawlad

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 5 місяців тому +4

    Xaqiiq marka Xasan Sheikh waqtigu ka dhamaado wax loogu imaan doonaa ma jiri doonaan

  • @bulhanbulhan1580
    @bulhanbulhan1580 5 місяців тому +1

    مصائب قوم عند قوم فوائد

  • @daakirdaadahye3684
    @daakirdaadahye3684 5 місяців тому +6

    Waa waraysi muujida inuu jiliin xasan waday e ladagalanka arga gaxisa inaanu waxbs ka qaban
    Bal uburburiyey ciidamadi qaranka
    Ayna lawareegen hubkii ciidanka maantana ugu awood badan yiiin alshabab

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 5 місяців тому

      War zxp ganacsatada la Dhibi jiray waydii

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 5 місяців тому +3

    Share gareeya muuqalka like saara

  • @abdi1502
    @abdi1502 5 місяців тому +4

    Xasan gurguurte waa masiibo somali allah ku imtixaanay

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 5 місяців тому +9

    Ciro wa oday somaliyed

  • @daarali
    @daarali 5 місяців тому +1

    WAA WARYSI KA HADLAAYA WAAQICA XASAN SHEEKH IYO KOOXDA XARAASH QARAN /// ILAAHAY DALKA HA NOOGA REEBO XASAN IYO TEAMKIISA BUDHCADA AG

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 5 місяців тому +1

    farmaajo ilaahey kheyr hasiiyo dad buu na barey

  • @Mohamedyasin99
    @Mohamedyasin99 5 місяців тому +3

    Xasan shiq Dalkii hadaan Buu katuuray😮😮

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq 5 місяців тому +9

    Gudomiyihii hore ee dorashoyinka runta hada kajirta dowlada xasan sheikh ayuu SI run ah sheegay oo geesi nima ah ilaahay Somali xasan sheikh haka qabto

    • @xasancalisheeq5793
      @xasancalisheeq5793 5 місяців тому +1

      Amiiin Amiiin Amiiin Somalia 🇸🇴 in dib u dhacdo waxay sabab sataa in talada dalka gacanta u gashay xasan sh oo aan sugeyn in lo door to madax weyne markasto dib ayuu u dhigay dalka allow sahal sahal amuuraha @

  • @AfrahAli-d9q
    @AfrahAli-d9q 5 місяців тому

    Waa nin xiqsan jiran

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 5 місяців тому +1

    Xasan sheekh Maxamood hadda dhiiqo ayuu dhawladnimadii cagaha iyo gacmaha u geliyey

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 5 місяців тому +4

    Waa su'aal.muhim ah muxuu yahay taliye nabadsugid maxsirvdoonba mise Abaanduule?

  • @omarabukar568
    @omarabukar568 5 місяців тому

    Waa cbb kan si fcn ayaan u aqaan

  • @AfrahAli-d9q
    @AfrahAli-d9q 5 місяців тому

    Waa nin shahada suir

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 5 місяців тому +1

    Qofka aad waraysatay magaciisa maxaad title ka ugu qori wayday?

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 5 місяців тому +3

    Guud ahaan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh waxa uu leeyahay waayo aragnimo wanaagsan, wuxuuna xafiiska yimid markii labaad, sidaas darteed qof walba wuxuu filanayaa maamul wanaagsan balse ma uusan noqon ma garanayo sababta.

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 5 місяців тому

    100% baan kuraacsanahay

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 5 місяців тому +1

    Kani wa xil raadiz yahuu

  • @companions.610
    @companions.610 5 місяців тому +4

    Wareysigaan waxa iiga soo baxay in xasan sheeq uu rabo in uu ismaciil cumar geele cml noqdo

    • @YahyaaliAhmed-v5z
      @YahyaaliAhmed-v5z 5 місяців тому

      HHHHH MAYA SIYAD BARE CML DHEH 🤣 XASAN WA HAWIYE GAL MUDUG HIRSHABELE ILA XAMAR BU LEYAHAYBHADUU 21 SANO XOOG KU HEESTO MAXA DIIDAYO SIYAD BAREBA BOQOR BUU IDIN AHAA ISAGO GEDO KASO JEEDEE HHH KULİ DAROODKA WEXEY KA WAL WALSAN YIHIN IN UU HAWIYE SHABAB KA GUULEESTO OO UU HAWIYE IS WEYDIYO WALALOW 3 MAMUL OO ISKU XIRAN BAN LEEYEHE ADIGA MAXAD LEDAHAY JIG JIGO IYO İSLII ETHOBIA IYO KENYA BAA HEESATO MA PL IYO JUPLAND MAD IYU DARSANEE OO KALA FOG 🤣🤣

  • @Man19699
    @Man19699 5 місяців тому +2

    Ra'iisal wasaare ma jiro dalka,ee qalfoof meel yaala baa jira.

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 5 місяців тому +1

    Xaqiida ma kahadlin wa nin mucaarad ah yaahuuuuu

  • @abdi6533
    @abdi6533 5 місяців тому +5

    Waa xaalada wadanka ka taagan madaxweynaha shaqadiisa ma yaqaano wasiirada sidoo kale waa inuu qabsadaa qofwalbo shaqadiisa loo daayaa isku dhex yaaca la joojiyaa

  • @AhmedMohamedgeedow
    @AhmedMohamedgeedow 5 місяців тому +1

    Waxaan is leeyahay wareysigaan waa mid loo baahna in wax laga ogaado xaalada dalka waana wax jira

  • @mohamedabdullahi1261
    @mohamedabdullahi1261 5 місяців тому +1

    walahy hamynkii ladoortay ayaan kanaxay somalia in ay god ku dhacday
    sababtoo a xasan 4tii sano ee hore ayaan siwacan u bartay.
    shaqadiisa dhan waa meesha lacag kasamayso.

  • @mohamedabukar1286
    @mohamedabukar1286 5 місяців тому +1

    Walaal waxaad usoo bandhigtay wax garatada umada Somaaliyeed ama hadii aan si kale u iraahdo soomaalida jecel in wadankooda soo kabto oo uu horey usocda
    Waxa dhabta ee ka jira siyaasada iyo maamulka doowlada Somaaliya
    Allaha kaa ajarsiiyo walaal Ciro adiga iyo weriyaha soo diyaariya barnaamijkaanba

  • @fartunmohammed7162
    @fartunmohammed7162 5 місяців тому +1

    Maasha Allah waa nin wax garad ah lakin maxaa xil logu dhibi wayay? Siba SCC ninkan way u bahanyihin isbadal hormar ah buu soo kordhin laha. Dadka u qalma xilalka lama siyo waxaas baan u hormari la nahay

  • @DahaboFarah-li6ku
    @DahaboFarah-li6ku 5 місяців тому +1

    Dowlada x shaikh qaf kasta oo lashaqayso waxaa ku dhacayo mooralashin waayo Waxa horbodayo nagihiisa iyo caruurtiisa

  • @rocky4066
    @rocky4066 5 місяців тому +1

    Maxaad ula yaabeeysaan xasansheekh qabyadii ayuu dhammeeystiranaya

  • @bashiirmaxamuud4747
    @bashiirmaxamuud4747 5 місяців тому +3

    Raisal wasarehu ahaa.

  • @abdimuse5589
    @abdimuse5589 5 місяців тому +8

    Xasan Waa xoolo doon ee maahan inuu xal u rabo Soomaaliya.

  • @muuminchannel124
    @muuminchannel124 5 місяців тому +1

    Xasan lugooyo

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 5 місяців тому +1

    Gabi ahanaba khaladda farabada ayuu kujiraa ilaa had a half arin wusaxay ladhihi karo lama ahayo (A to z)

  • @kaabaax1028
    @kaabaax1028 5 місяців тому

    Horto kan qabilka la hubeyy kama yelin aniga her kunfurta ahy qabiil Somalia ah min laas caseer ila las kanbodi we hubesan yahin majiirto dowlada hub ka dhigis ku samesan midkle Somalia ila io inta laga baxayo her magnesia siyasiyinta qab qablayasha ddka layy ama hanti dhacay amin san hdii dowlada dhalata maxkamad sugeso ganacsade tuug ah rabin ine dowlad dhalan hdi dhalato la xisabtamayo shacab aan dantoda ogen lugu heshiya kala qebiyo qabyalad shisheye ann donin ino dalka dowlad xoog ka dhalan intas ila xaal laga helayo waligen san un ayn ku jiranaa wllhi intas ayn ka oghy qfki wx ku darikaro wo kudari karaa

  • @Oska04
    @Oska04 5 місяців тому +1

    Afkaga cano lagu qabay. Xaqiiqdad ka hadashay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 5 місяців тому +2

    Wax la doortay ma jiree codka ayuu ka iibsaday dad la soo ururshay oo Muqdisho ku afduuban.
    Xood iyo qabiil hubaysan ayuu ku soo qaaday Villa Somalo.
    Doorasho waa wax kale.
    Erayda macno beelay ee Somaliya jira.
    Tuug meel urursan ayaad leedihiin waxbaa la doortay.Waa in sida at tagay wax la sheego .

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 5 місяців тому

      TUUGI KA HOREEYE XITAA SIDAAS UUN BUU KU YIMID SOOMA AHAN 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahlamalijama831
    @ahlamalijama831 5 місяців тому +1

    Asc❤

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 5 місяців тому +2

    Hadii xasan sheekh sida uu ninkan sheegay yahay maxaa mar kale loo doortay? I am confused 😕 😐 🤔 😳

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 5 місяців тому +1

    Labo Sano kadib waxba uma heyno dowlada hada jookto 😅😅dhiiqey lukaha kula jiraan 😮😮

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin 5 місяців тому

    Wll fadlan editing ka iska sax
    Waliba Affectsta side waa OK

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 5 місяців тому +3

    Xasan waDankii odhan buu qasay, nin dowladnimo usocdana ma aha ee nin xoolo raadis ah. Ummada somaliyeed aayahooda kuma halaynkaraan xasan oon arkayno qaab dhaqankiisa.

    • @YahyaaliAhmed-v5z
      @YahyaaliAhmed-v5z 5 місяців тому

      ABYO LASCANOOD MARKEE JUFOOYINKA HARTI XOREYNAYEEN INTEE JIRTAY ? MISE WAXAD KA XUN THY AB IYO XL LA HUBEEYAY OO CADOWGA SHABAB NADIIFIYAY WAN OGAHAY IN SHABAB LA XOREEYAY KUMA FARAXSANIDIIN BAXDO XARAR DHEERE LAA DEGANADA SHABELAHA DHEXE IN SHABABKI HEESTAY LAGA XOREEYAY MA OGIDİİN ALX HAWIYE TURUB BARAY 🤣

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 5 місяців тому

    Yarkaaaan waaaaba mid cuqdaddesan
    Xataaa mudanaha title kiisa uguma wacayo bro caaadi iska dhig noh 😂😂😂

  • @User7654suy
    @User7654suy 5 місяців тому

    Macawislay .❤

  • @Bidaye
    @Bidaye 5 місяців тому

    Nin xilwaayay xaarkiisaa dhaama

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 5 місяців тому +1

    Runtaaa marki laka hadlo hasan wa fashil dacaad marki laga halo 34:16 😢

  • @rocky4066
    @rocky4066 5 місяців тому +1

    Sambaloolshe MA sirdoon. Baa shaqadiisa mise waa military?!!! Waa Maaweelada xasansheekh dalku ku hoggaaminaayo

  • @عبالكريماحمدابوجلاجلال
    @عبالكريماحمدابوجلاجلال 5 місяців тому +1

    Kkkkkk....ad shbab ah walahi...manafaq ba tahy

  • @gebehie1769
    @gebehie1769 5 місяців тому

    Wareysi aan wax macno ah ku fadhin
    1- ciidamadda waa la burburiyay- wax ka jira malahan waayo ciidamadda maanta ayay haayaan shaqadii loo idmaday tusaale: xiligii dowladdii hore tarabuunka iyo daljirka ayay islaamaha kula sheekeysan jireen.
    2- haddii aad wax dhaliileysid maaha youtuber ina ku meereysato waa inaa madaxda u gudbisaa

  • @MaxamadMaxamuud-jm5vl
    @MaxamadMaxamuud-jm5vl 3 місяці тому

    XaQirad badanaa magunbaa
    Wuxu

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 5 місяців тому +1

    WAR NINKAAN WAA LEGAND INTOO KU QARSONAAY
    XASAN SHIIQ LATALIYO MOO KADHIKTO

  • @khaliddayib182
    @khaliddayib182 5 місяців тому

    Way jidha

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 5 місяців тому

    Musuq maasuq waa mawqif kaad maaminay seene
    Waana meherad aad leedihiin kuna midaw deene
    Waa maalka iyo xoolahaad magac ku doon taane
    Waa dhaxal marhore aad hesheen kuna marqaan teene
    Mugdi weeye aan abid lahayn muunad loo bogaye
    Waa marin habowshaan shacbiga kamana maagaane
    Mas abees dhalay leeyihin saafi malab weeye
    Musuq maasuq waa meheraday kuma manaa yeene
    Macbuud kaan baryiyo Eebahay magac yadiisiiye
    Mool hoos u qodan gala soomaali waa ad malag teene

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 місяців тому +1

    Guul madaxweyne dalxoreeye illaahow cadawga kaqabo.