LABA SANNADOOD KADDIB, QIIMEYNTA DOWLADDA IYO FAARAX MACALIN~ARIMAHA CIIDAMADA,DASTUURKA&ITOOBIYA.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • LABA SANNADOOD KADDIB, QIIMEYNTA DOWLADDA IYO FAARAX MACALIN~ARIMAHA CIIDAMADA,DASTUURKA&GOBALKA.
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook and UA-cam
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 222

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 місяці тому +20

    Wariye fariid ah iyo siyaasi rugcadaa ah baa WAREEYSI isku helay keep going wariye.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 4 місяці тому +8

    Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad noo heysaa guuleyso mar walba
    ❤❤❤

  • @GabsheAhmed
    @GabsheAhmed 4 місяці тому +7

    Xildhibaanka faarax macalim ilaahow ku xafid walhi ninkaan runta ku jeclaahay iyo soomali jacylka guuleeso xildhibaane ❤❤❤

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 4 місяці тому +26

    Asc Faarax macalin good man guulayso walaal

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 4 місяці тому +2

    Wa sax wllh siyaasi somali allaha ku dhooro .in kastoo aan ogahay somali lasiri karin laba malin wey kusidi kabacdi dhulka aye kula goon Emirat aqoon uma lahan soomali? Lkn dunida waa dalka kaliya ciidankoda aan wadan jakada xabada karin kalsoni iyo gerida xaq tahay waa umad aminsan dunidana uga horeyna💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 місяці тому +7

    Xildhibaankaan faarax m Waa in ay somalidu cashar Ka barato. Waxaa la yiri :dab Ninkii Ku Gubtay Ayaa Danbaskiisa Ka Leexda.👍🏽👍🏽👍🏽

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 4 місяці тому +1

    Faarah macalin markn ku dhageesano hadan nahay new generation of Somali Despaira wlh we have proud you uncle 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️

    • @omdslacey
      @omdslacey 4 місяці тому

      True nin aqoon leh oo fariid ah dadkiisa jecel.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 4 місяці тому +2

    Libax nool !!!! farax macallin horow soco ha liicin,runta kudhimo,ragi
    Maadiga kadhy,yaab.Allow sahal !!!

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 4 місяці тому +2

    Faarax macalin waa geesi wadani ah oo somalinimo leh

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 місяці тому +6

    Abdijaliil Show❤❤❤

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 4 місяці тому +1

    Faarah macalin 👍👍👍👍👍👍👍 Masha Allah wadani somaliyed 👏👏👏

  • @abdikhaliqMohamed-is5km
    @abdikhaliqMohamed-is5km 4 місяці тому +2

    He is a true meritocratic leader. Unfortuately, we don't even have someone who's close enough in Somalia.

  • @haadtransportation
    @haadtransportation 4 місяці тому +1

    Waa Somali dhab ah Faarax Macalin

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 3 місяці тому

    Farax macalin waa halyey dhab ah Somalia dhiig leh allah xafido

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 місяці тому

    Masha Allah farax Allaha ku xafido, Small wa ku bahantahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 4 місяці тому

    Mansha Allah, waa jeclahay falanqaynta arrimaha geeska afrika ee siyaasi Farah Macalin.

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 4 місяці тому

    NB Mr Farah Mualim Dawarah
    Well done .

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 4 місяці тому +1

    Waa Nacas Islaquman soowkii Aad dhihijrtey Farmajo Qabo Ahmed& Dani Waalabawajiile

  • @haaruuncabdilaahi3970
    @haaruuncabdilaahi3970 4 місяці тому

    Siyaasi farah macalin

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 4 місяці тому

    Allow janada kugee faraxow amiin yaa allah

  • @Sayidka603
    @Sayidka603 4 місяці тому

    Faarax macallin xildhibaanka oo dadku hadalkiisa la dhacaan. Waxa u badan warkiisa dhaleecayn iyo inuu cid maago, wuxuu targetka saara dhinacyada nugul ama waqtiyo adag oo soo maray dawladda soomaliya.
    Oday soomaliyeed waxay ahayd in warkiisu u bato talo iyo tusaalayn, balse maahayn inuu dadka dalka nacsiiyo.

  • @RidwanMohamed-tn3pg
    @RidwanMohamed-tn3pg 3 місяці тому

    Faarax macalin geesi weeye run yaqaan ah

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM 4 місяці тому

    20:10 kkkk😅

  • @qanciyeyare8785
    @qanciyeyare8785 4 місяці тому

    15:20 maxaa ka qaldan bal dib u fiiriya

  • @haaruuncabdilaahi3970
    @haaruuncabdilaahi3970 4 місяці тому

    SomAli

  • @RahaNuur
    @RahaNuur 4 місяці тому +1

    Arsinal waa team reer garbed ah xita timamka kale e lamidka ustadka waa runti

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 4 місяці тому

    Is farah Malin Kenyan or what???? Is he represting Kenya govt. to creat political turbulence in East Africa?????? Is he Kenyan MP or free lancer political commentator ????? Is it true his region is one of the poorest and least developed in Kenya needs a lot of strive to reach even near to the minimum basic life requirements???? !!!!!!!!
    I am wondering what is priority for himself; to develope his region, to participate in Somalia internal corrupted politics, to join Ethiopia clan war desperately, immersion in Arab world economic war competition or what else.....he is everywhere!!!!!!!!

  • @norowxaaji3044
    @norowxaaji3044 4 місяці тому

    Sheekadan isaaqa wadan hala so afjaro

  • @mohamedabdifataha9355
    @mohamedabdifataha9355 4 місяці тому

    Hon Farah is a political giant and sincere but he is not saying it all just measuring his words. Good thing though for a politician

  • @MaxamedNuurmacalin-xg3wt
    @MaxamedNuurmacalin-xg3wt 4 місяці тому

    WADANIGA. DHAB TA AH WALAL. SO MALIYED. QALBI FICAN. XIL. FARAX. MACALIN. JIR. OO. JOG

  • @abtoowabtoow665
    @abtoowabtoow665 2 місяці тому

    Faarax waa runtiis Emirat ka in ay yihiin cadawga somaalida arinta reer galbeedka xataa waa runtiis

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 4 місяці тому +1

    Hassan has no the gut to defend Somalia's sovereignty.

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc 4 місяці тому +1

    SOMALIA DAWLAD MAJIRTO XASAN SHEEKH NA SOMALIA MA MUDOOBI KARO ♦️ INTA QABIIL DABADA KU WATO

  • @XuseenMaxamed-ys3zg
    @XuseenMaxamed-ys3zg 3 місяці тому

    Ciidanki shirqool baa lagu laayay

  • @ahmedw5
    @ahmedw5 4 місяці тому

    Ma uthmaan ibn caffaan baa shura la'aan ku eedeynaysaa? Ilaahay ka baq oday yohow. Ha ka hadlin taariikh aadan waxba ka ogayn. May dhacin sida aad sheegtay. Uthman meesha ay geela lagu talo galay jihaadka ay ku daaqayeen buu xidhan siday dadka kale ku daaqsiinin geelooda. Waxas bay ku xanaaqeen. May ahayn inay banu umayya u daayey. Beenta inaga daa.

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 3 місяці тому

    Hadan hawiye nahay dalka anaga iska leh adiga xita anaa ku leh

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 3 місяці тому

    Cajuus 70 jir ee ciroda madowbaysta muxu sheegii😂

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 місяці тому +1

    Umadey udarten afki iyo gacanti bey islawayen iyagana dalxis iyo fakaheysi bey ka bixi layihin wale akhiro war ba jira iyo xisaab

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama6352 4 місяці тому +1

    Farah

  • @BaarliinAhmed-zw9wc
    @BaarliinAhmed-zw9wc 4 місяці тому +2

    Ninku faan badanaa
    Isma dhegeysto miyaa

    • @munamahmed1572
      @munamahmed1572 4 місяці тому

      Inuu faano xaq buu u leeyahay. Waa kaas ku dhacey inuu sheego yaa soomalia shabaab u abuurey. Ma jiro ninku dhaca arinkas

  • @alijama6723
    @alijama6723 4 місяці тому

    WAA NIN QAAWAN OO KOOFI SITA SOMALIGA AAN DHUL KIISA DAD KIISA KU FAANIN SIDA FAARAX MACALIN IYO QAYRKII

  • @DreamBathDecore
    @DreamBathDecore 4 місяці тому +1

    Adoon la haysto oo somaliland hadal haya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abtoowabtoow665
    @abtoowabtoow665 2 місяці тому

    Ciidanka balwad ayaa caqabad ku ah iyo TikTok

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 4 місяці тому

    Aankafiirsan hadalkiisa?

  • @haboon180
    @haboon180 4 місяці тому

    Farax Maclim ilaa abihii ayaa dabaqoodhi ahaa.

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 4 місяці тому

    Codka iska hagaaji aad buu u gaaban yahay

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 4 місяці тому

    Waamajajileeste???

  • @maxamed_deeqsi.1
    @maxamed_deeqsi.1 4 місяці тому

    Inaader inaad faarax kolay oday soomaliyeed baad tahee lkn waaqica yaala fagaaraha somaliland iyo soomaliya nin ka ooman ayaad u eegtahay se waxan kuu sheegaya ,inay qadiyada soomaliland lama taabtaan tahay oo dadkeedu tashaday 63 sano ayay halgan kujireen percentage aad sheegaysana adaa yaqaan reference aad ka heshay , se soomaliland waa goob xaqiiqi ah insha allah hadaan soomalia caqli usoo laabana sidaa maantaba ay hawsheeda uwato ayuunbay aakhirka helin aqoonsigeeda

  • @RahaNuur
    @RahaNuur 4 місяці тому

    Aad iyo aad 😂😂😂 xaqiq ustad farax macalin runta kaa shegtay geda naar dhulkana waa ina ay reer jubbaland ay so dhacsata geda naar meshisa haa jogo

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere 3 місяці тому

    Ninkan wa nin barlamanka Kenya katirsan Muslim maahan jini weeye jaajus weeye murtadka Allah kafurtay tuuga

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 4 місяці тому +7

    🔦Madaxwayne xasan sheekh inuu u doorto lataliyihiisa mr faarax macalin ayaa dalka guul u ah iyo weliba aqoon yahan cabdi wahaab oo kamida aqoon yahanada kenya ,🔦

    • @CabdiSalan-x4z
      @CabdiSalan-x4z 4 місяці тому +1

      Masha allah

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 4 місяці тому +2

      Ma gudaha soomaaliya oo dhan ayaa laga waayey waxgarad taladiisu fcnthy Marka masuul waddan kale laga raadinaayp waxaad ceebeysay somalida kale

    • @amo1958
      @amo1958 3 місяці тому

      ​@@axmedsixteen8509kuwaa kahadleeso calooshood ushaqays tayaashii soo ma aha 🤮

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 4 місяці тому +1

    Somaliland yaa adiga iyo noocaaga wax kaa weydiinaya . Haddii xasad u hayso ma dhuusada ayaad xagga dabaysha kala mari ?

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 4 місяці тому +7

    Halyeey Soomaaliyeed Hon.Farah Macalin

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 4 місяці тому

      Waa kenyati,
      Ma ku dhawaaqi karaa Kenya inay kahoos baxayaan.

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому +4

    waa run waxaan somaliyah u dowladeyah waa moryan iyo mafiyo u so shaqoh tagay somaliyah kuwah hargaysah kah taliyah shalay waxay u dabaldegayah 15/8 may waa malin Argagixisoh shalay xabashi bay waten matanah oromoh bay watan museh oromoh somalih kuwah bah u dowladeyah

    • @nuurgedi
      @nuurgedi 3 місяці тому

      maahan ee ookiyaale qabiil ku aragtaa!

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 3 місяці тому +1

    Faarax macallin waa nin soomaalinimada jecel

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan Місяць тому

    Faarax macallin haddii uu fursad u heli karo Jubbaland isaga hakala wareego Axmed madoobe

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad6988 4 місяці тому

    War markaad sheegayso magaca madaxwayne Xasan Sheekh Maxamud.dheh ma guma so barina bartukoolka hadalka mana tihid wariyo leh waxbarasha .markaad leedahay Xasan maxaad ula jeeda? Ma jaahilnimo aya ku geystay?haddii aad rabo in aad sheegto ama wareysto.dadka si fiican u su,Ale si wanaagsan.

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 місяці тому

    😂😂😂 dadka sidaa u hadlaa waa dadka fulayda ah ,markay xaqiiqadu timaado😅 faarax macalin reerkiisu dagaal kamaba hadli karaan ,waayo aduunka cidkaliidataa majirto, waa dadka 40sano iyo dheerad jahad ku dagalamayay waligoodna aan tuulo yarna qabsan ,😅 waligoodna aan askari itobiyana xabad ku ridin 😅 nocaasi marka uu hadlo ,waa ceeb in loojawaba ,waxa isaga oo intaa leg ,aan xishoonayn ,

  • @abtoowabtoow665
    @abtoowabtoow665 2 місяці тому

    Askari TikTok is doobaayo Soo baxinaayo information meesha uu ku suganyahay. Ileen dulka geed geed bey u garanaayaane

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 4 місяці тому

    Farx maclin wa ku racsanhy hadlkisa madxwen xasn shekh daglk alshab siyasd aye ka tahy shacbka lugu si jedinyo ama shacbiyd lugu hanto xasan hanti bob isk dhafi mayo qeyb ayo ka yahy sacudia somali nabde da ka shaqey meso

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 4 місяці тому +4

    Absolutely 👍 Guull and adaan guulyaso

  • @MaxamdiftiinMaxamdiftiin
    @MaxamdiftiinMaxamdiftiin 3 дні тому

    Hogaanka somaalida intow siyasigan ka aaminsanyahay unbaa kadhiman iyo qadiyadiisa ookale allaha nasiisiyo siyaasiyiin aqligoda salimka ah ay cabsida shasheeyaha kameerantahay

  • @FOWSIYAMc
    @FOWSIYAMc 4 місяці тому

    Faarax macklin soomaali luggage hakalaboxo isaga waakiinyan dhibstada kiny haksqabtowax intarsia baleeyahay odagaan

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 4 місяці тому +1

    Ma ogdeen iyo hawiye dhlka leh somalin qabiil kasta Tisa isga u tashaday faarax macalin ogadeeen ayaad kala qabayaldatsa waa lagu yaqana waxaad tahay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 4 місяці тому

    KKKKKK ina Macallin wuxu yidhi ciidanka Ethiopia waxa ku filan 15 wiil oo Somalifaqash ah . Adeer hadda maad beddeshid xuduuda u dhaxaysa Ethiopia , Somalifaqash , Somaliland iyo Djibouti . Hadalkaagu waa faataa-dhug iyo habar meel iska fadhida legdintu way la sahalantay

  • @nuurgedi
    @nuurgedi 3 місяці тому

    Xasan balan ka ma bixin ee nin madayne calemasarkaada hada u is tagi weysay , maxaa laga soo labanaya? Gogosha wayax Taala Muqdisho (madax tooyo) ii imaaw

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 4 місяці тому

    Anigu tanbaan leeyahay ! Isaaq/Cise ilaahaybaa isbaday oo dhul iyo calan iyo mustaqbal ayaa naga dhaxeeya Jamacada camuud haday nabad ahayn malaayin issaq/samaroon/cise arday tayo leh oon aan ku jiro kamay aflaxeen sanad kasta oo hargeissa ayaan cyber security ugu sheqqeeya madaxtooya ilaalinta ama sugida amniga networkiga madaxweynaha waxaananu nahay 50 arday oo jamacada camuud cyber-security ku takhasusyay kana qabqaatay dagaalki hawada hight frequence ee hayada duulista kulasoo wareegtay hawada somaliland ee jabiyay networkigii somalia oo shisheeya la shaqaynayay kkkkkkkkkkkkkkk!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! from saylac somaliland republic ka naxow nafta waa

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 4 місяці тому +1

    Dowladaha qaar haba ugu badnadan reer galbeed iyo carab waxa xagooda ka nahay dal iyo dad laciif ah .lkn alle ma dhihin waxa kaliya nalooga baqa aya ah umad alle ku xiran runta marka laga hadlo is jecel ayanu nahay 💯💯hadana isku kalson .dowlad awod leh cir iyo dhul difacata ma lahin Ee waxanu lenahay umad mii iyo magalo xudud cir iyo dhul ilaashta🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 4 місяці тому

    Faaraxow waxaad tiri Xasan beentiisa waaxaad moodaa imaad rumeysatay qof jimcada beenta ka sheega masaajid dhaxdiisa ka sheega

  • @AxmedCabdicali-vq9hk
    @AxmedCabdicali-vq9hk 4 місяці тому +1

    FAARAXOW XASSAN AFKA IYO UURKIISU ISMA LAHA.ILLAA IYO HADDA KAMA HADLI KARO SAFIIRKA LA GEYEY HARGEISA. DIYARADIHII IYO CIDANKODI ETHIOPIA. HESHISKA QAYB AYU KA YAHAY BADDA. DJABOUTI AYUNA HESHISKA KA DHACAY. JILITANKU WAA ILLINTA YAXAASKA .

  • @abdulahiabdirahman2548
    @abdulahiabdirahman2548 4 місяці тому

    HADU DHARTAY XASAN DHULKI IYO XOLIHI USAN QADAN DE RERKISA QATAY OO MEL.WLBA DHUL DON U YAHY ALAHU MANA JEYNAA ALI MAHDI XOLO UMA YAREN MANTANA ALH XAGIS BU JIRA ..

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 місяці тому

    Somaliland ta isaaq xitaa 100kiiba 5% kama badno wayo
    Degmada wala ween ba kacodbatey

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 4 місяці тому +2

    Mashaallah Faarax macallin legend we love him ❤

  • @abdillahimuumin5701
    @abdillahimuumin5701 4 місяці тому +2

    Very nice interview 😂

  • @Mamulemlp
    @Mamulemlp 4 місяці тому +1

    Run badanaa ninkan, wadaniyad loogu telegaley kun qof ayu kaligisa leyahay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 місяці тому

    Waxa nocas ah in wali dowlad du ay xirir lasilahato oo waliba badeco dalkeda laga keno somaliya lakeno waa daciif nimo tii ugu xumeed

  • @miskiinki
    @miskiinki 3 місяці тому

    Xildhibaanka, "Eryga zaka" dadka ha xumeenin.

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 4 місяці тому

    Odaygan QABYAALAD baa dishay! Markii Farmaajo madaxwaynaha ahaa wuxuu lahaa madaxda dawlad goboleedada hala soo xir xiro oo Farmaajo ayaa toos u faragelinaya! Iminkana wuxu leeyahay “halaga waan toobo in madaxwaynaha qaranku farageliyo gobol kale waxa ka socda” bal waxaa eega???????? Waxaas baynu dhegaysanaa

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 4 місяці тому

    Ciidamo ajinabi ah oo somaliya lakeen no oo hor leh
    Waxaa dhaanto in khawarij ta iyo umada somaliyeed la isaga dhaxbaxo laga war sugo

  • @AbdullahiOsmanHassan
    @AbdullahiOsmanHassan 4 місяці тому +1

    Abdiyo iso qabo mudane aan interview kusiiye

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 місяці тому

    Dadka soraro hadana basabor badal isbadalkala imandonee lacala sheko damer ushuu aqoon waa kaxaara mel nabdon iyo meel colaad wainobidaqo iyo basabor

  • @m.dhaqanehusein
    @m.dhaqanehusein 4 місяці тому +1

    Allow kuu naxariiso gashaanle Hassan Mohamed cusmaan' Hassan tuure janadii Allah ku geeyo aamin yaarabi.

  • @JamaJamaa-f2e
    @JamaJamaa-f2e 4 місяці тому +1

    Faarax macalin waa legend....waa qof xaqiiqo ka hadlo soomalinimada Ku dheer tahay

  • @RahaNuur
    @RahaNuur 4 місяці тому +1

    Xaqiq hogamiye dacada oo ay wax walbo oo qaranimada Somalia u dhiman karaoke aye rabta mel walbo allow hogamiye kaa baqaya no sahal

  • @axmedcali733
    @axmedcali733 4 місяці тому

    Xaar wayne waxaa ii muuqata inaad is qarxin doonto ama aad waalan dooto dhawaan markaad indhahaaga oo shan ah aad ku aragto somaliland oo la ictiraafay.

  • @farhangane
    @farhangane 3 місяці тому

    Mbona faarah macalim anajisifu kila wakati 😅😅

  • @Mohamedyasin99
    @Mohamedyasin99 4 місяці тому +2

    Midnimada dalka xasan shiq Aya God kuriday waxna kama qaban cidanka itopiya dalka kama sarin safaradii somaliya kama sosarin itopiya arimo aan loo bahnayna Wu kudhaqaqay😮😮

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 4 місяці тому +1

      Nin kaa xog ogaalsan baan dhageeysanay uma baahnin dadka negative ka ah ee qabiil u raran qabiil waa ku daalnay gaalka dil gartiisa sii baa la yiri ninkan wuu nooga hadlay positive iyo negative taasna waa tan Soomaali u baahan tahay ma ahan in aan mucaarad qabiil la soo taagnaado inti nin ina adeerkey ah kursiga ku fadhiisanayo oo beri mid anigoo kale ah qabiil ku mucaaradi doono caqliga ha shaqeeyo

    • @abdijaliil6985
      @abdijaliil6985 3 місяці тому

      ​@@cousinbro1580 sxb gacliye kuma aqaani lkn sida larabo madaxda in wax loogu sheego waa sidan ookale wuxuu qabtayna sheeg wixii ka qaldamayna sheeg mansha allaah saasa larabaa

  • @mubamubanen8562
    @mubamubanen8562 3 місяці тому

    anigoon dhageysan ayaan ogahay faarah inuusan hawiye waxba u ogoleyn

  • @yusufhassan589
    @yusufhassan589 4 місяці тому

    Asc idinka ma waalantihiin Ninkaan markaad waraysanaysaan asagaa Soomaali ahayn hadalo badan oo iska hor imaanaayaa la haayaa siyaasi qabiili ah waaye waxuu sheegaayo waa waxaan waxba ka jirin

  • @nuurgedi
    @nuurgedi 3 місяці тому

    Cawrada waxa ka mid ah Dibiro bal kaadi adi wax fahansi dibiro waayo abi ahmed ayuu u nacamleeya oo aan is heyo

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 3 місяці тому

    Cadow aan carab eheyn somalia maqabto wallaahi waarun

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah 4 місяці тому

    Waddaniyad iyo soomaali jacayl baad ku sifaysantahay siyaasi

  • @haboon180
    @haboon180 4 місяці тому

    Maddaxweynaha Somaliland waxa uu waraqihii aqoonsiga ka qabtay, safirka cusub ee Ethiopia. Faqash iyo moryan waaga ayaa ku beryey.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 місяці тому

    Faarax MacalinWuu Ku Daaley Sidii Uu U Gubaabinaayey Waxey Ka Tagan Tahey Isha Ka Fiiri. Kuwaan Wadani Maahee Afkii Baan Juuq Lagabey 😭🇸🇴🙏👮

  • @Josee-2012Ahmed-bh2fp
    @Josee-2012Ahmed-bh2fp 3 місяці тому

    Xasan shekh dadka wey ku dambabayaan wlhi waa wadani

  • @MohamedElmi-ly1dv
    @MohamedElmi-ly1dv 4 місяці тому

    Farah moalim wa masul sare

  • @AbdikadirSmart
    @AbdikadirSmart 3 місяці тому

    Faarax mcln waa geesi geesi dhalay❤

  • @aboshicarofficial5609
    @aboshicarofficial5609 3 місяці тому

    Ala maskax yara ninku waligiina ma dagaysaab

  • @AhmedAli-mt3lr
    @AhmedAli-mt3lr 4 місяці тому +1

    Faarax macalin halyey somaliyeed