AMNIGA QARANKA #6|TABAHA QALAFSAN EE ARGAGAXISO LA DIRIKA, DHISMAHA CIIDAMADA CADOWGA QARSOON...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2024
  • AMNIGA QARANKA #6|TABAHA QALAFSAN EE ARGAGAXISO LA DIRIKA, DHISMAHA CIIDAMADA CADOWGA QARSOON EE DALKA
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and UA-cam
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 134

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 10 днів тому +20

    Masha Allah Ninkan Waa Nin Qabiir Ah kusoco Waa loobahan Yahay Ninkan oo kale qabiirka Ah❤

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 10 днів тому +14

    Beesha caalamka wax na kama rabnee allow yaa nadhaafiya duli iyo dayuus bey dalkeni udhiibeen

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 10 днів тому +6

    Abdijaliil waa weriyihii dalka wakhtigan ubaahna waayo wa udeegaha shacabkiisa.
    Allah haku sharfo waxaa noo keenta xaqiiqda iyo dhexdhexaadnimada xogta dhabta naga qarsoon

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 10 днів тому +11

    Nin culus ....xog agaal

  • @abdishugri6930
    @abdishugri6930 10 днів тому +12

    Waxaa Hubaala inay Gaalada madow iyo cadaanba ay ka Huleeli Doonaan soomaalia Dabadhilifyaduna ay sii Raaci doonaan.
    XALAAL IYO NIN LEH ARAGAA KA DHEXEEYA😊

    • @liban4679
      @liban4679 10 днів тому +2

      Amiga ay ilaalinayan waa amniga Itobiya iyo Kenya

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 9 днів тому +1

      Haa walahi ethopia iyo kenya waxay ka cabsi qabaan inay alshabaab soo galaan wadankooda ​@liban4679

  • @acazaam
    @acazaam 10 днів тому +3

    Amazing usefull questions and answers amazing lecture

  • @AliMohamed-fs7mo
    @AliMohamed-fs7mo 10 днів тому +4

    Keep going bro muqal muhiim ah

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 10 днів тому +2

    Abdi jaliilow barnaamijka sii wad asbuuc kasta qof kabiir ah keen .
    Anaga hadaan anagu saaxibadaada wax baan ka faaidnay .
    Adna sidaas oo kle 25k _70k maroysaa
    Keep going.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 днів тому +1

    Mahadsanid Wariye sare abdijaliil ❤❤❤

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 9 днів тому +1

    Keep going your effort Abdijalil show.

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 10 днів тому

    Barnaamijka Amniga Qaranka aad ayuu isoo jiitay. Thanks Abdijaliil❤

  • @AbdikafiMohamed-fq8jj
    @AbdikafiMohamed-fq8jj 10 днів тому +8

    abdijaliilow jaajuskii ama gaalkii ugu weyna noo keentay wlhi gaal ninkii la jira ama wax ka sugo somali wax utari maayo maskaxdiisa xur umaba aha 😂😂😂

    • @shaondthesheeb6809
      @shaondthesheeb6809 10 днів тому +1

      Waa runtaa 😂😂😂

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 10 днів тому +1

      Ilaa iyo hada wax jiro oo Run Ayuu Ka Hadlayaa waana Qabiir Wax badan Og qibradna uleh Amaanka❤

    • @abdishugri6930
      @abdishugri6930 10 днів тому +1

      XaQIIQ🎉

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 10 днів тому

      Runta miyaaaaa diidantahy
      Hassan dalxaraaashe iyo kooxdiiisa mooryaaaanta ah
      Somalia god dheeerbuu ku riday

    • @liban4679
      @liban4679 10 днів тому +1

      ​@@abdikadirhaji6852
      Aamanka gaalada ayuu khabiir ku yahay soomaali soomali ku jabi reer galbeed dhaqaale ka sooqaado

  • @hon.ashaahmedabdalla9672
    @hon.ashaahmedabdalla9672 9 днів тому +1

    Wax badan baad run ka sheegtay Mahadsanid mohamed Waxaan filayaa in villa soomaaliya ka faa’iidaysato

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 10 днів тому +2

    Somalidu khabiir waxay u taqaanaa jawaasiista daba qoodhiga uso ahaa gaalada ee leeflefka galada kuso noolaa qashinkan oo kale umada ha horkeenin

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 10 днів тому +4

    Nin wax badan og weeye

  • @muugso7775
    @muugso7775 10 днів тому +7

    Ninkaan wuxu ku faanaya inuu maraykan ka la shaqeeyay la dagaalkan muslimiinta
    Gaal raac wa gaal un 😢

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 10 днів тому

      Hada shacabka wxaba laya gaal iyo muslim midna amniga kuguso dhuuma midna diin same wa xasuuqayaal

    • @muugso7775
      @muugso7775 10 днів тому +3

      Wadaada qoriga watta ayaa xal u ah soomaliya xagga xukunka wadanka waxay si fiican uga adkaadeen qabyaalda io mukhadaraadka io amni darada io cadaala darada meelaha ay xukumaan marka iyaga ayaa xal ah 😄 😆 ​@@Ladanabdii

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 10 днів тому

      @@muugso7775 afkartoda macada dad maamula hadana wa leena mashaqeneso shacabku marabo american iyo gala kle lasocota lkn dal aa dhisano dunida kle wax laqebsano rabna hadee wxe shegayan run katahy manta dalkena ethopia nagu hesataa haka difacan mise waa wlshii ka adagti lashegi jiray ethopia iyo kukasto dalkena si muqata ama siqarsoon uso weraro Kaan wada difacno wadani u aqaanaa maha kii dadkeyga dila ama kan dadkle iduleya dowlad beena isheega

    • @user-mo2cl3xr7o
      @user-mo2cl3xr7o 6 днів тому

      ​@@muugso7775al shabab al qaacida aya hoos ka wada waxen raban mel e marekanka kala dugalaman ine kabdhigtan seria iyo wadamada muslim e burbursan sababto ah wxe ka gerani shacabka se aga naxen e u raban dadka ine argagaxa ugu noladan Ena u raban ine dalka imadan dunidi dhan ka dibna e kula dagalaman dalka dhexdisa khawarij ilahay wu ujeda ine diinta nogu so dhaxdhunten o dinta dunida sawir qaldan ka geyay ilahaw intan ka badan we na gumaden Naga qaba

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 10 днів тому +3

    Mohamed Farah Waa qof fahansan waxa laga wareysanaayo.

  • @historypublishers
    @historypublishers 10 днів тому +4

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @ahmedkhailey927
    @ahmedkhailey927 10 днів тому +1

    khabiirow xaal qaado! Mr Maogtahay waqtigii aan ku daawaday mid Khasaaray iyo shalaayto iga dheh!

    • @ahmedcarab5366
      @ahmedcarab5366 9 днів тому

      Hhhhh waryaa miyaad ku qasbabeed midaa?😂

    • @Isgokumaxrizzeditz
      @Isgokumaxrizzeditz 8 днів тому +1

      Yaahuu ... sidaad u rabtey miyuu u dhigi waayey hadalka!!?

  • @User7654suy
    @User7654suy 10 днів тому

    ﴿لا يَرقُبونَ فى مُؤمِنٍ إِلًّا وَلا ذِمَّةً وَأُولٰئِكَ هُمُ المُعتَدونَ﴾ [التوبة: 10 - 10]

  • @Omaroficial4794
    @Omaroficial4794 10 днів тому +3

    Murtad Gabood faladii muslimiinta aad ugeysatey waa in lagaa gudo

  • @Mohanetyare
    @Mohanetyare 10 днів тому +3

    Aqoon hadlaysah ban dawaday wan kaga mahad celin xogta noo soo gudbisid caadi jaliiil,lakin hal tala kugu darsan amni qaran marka ka hadleeso iyo xayeysiimo isma galaan walal kala saar fadlan

    • @cabdulaahimacalin5720
      @cabdulaahimacalin5720 10 днів тому

      U Codey waa cadiye

    • @Yahyebashir2012
      @Yahyebashir2012 8 днів тому

      Ader aminiga qaranka mahan quraan iyo xadiis waa caadi wax walbo laku soo dari karaa 😅

  • @siidcumaryare7430
    @siidcumaryare7430 7 днів тому +1

    Kan somaligaa kuyar maxoo waxnafahansiiiyaaa

  • @nyumbakumi5675
    @nyumbakumi5675 10 днів тому +1

    Somalia should mind it's business and affairs....it's almost 34 years now,, 2024 Somalia can't take care of its self.... meanwhile Somaliland has moved forward!!! Viva Somaliland ❤

    • @Muxammed22
      @Muxammed22 10 днів тому

      Marka yaad la hadlaysaa ma soomaali?
      Cajaaib

  • @ifiye258
    @ifiye258 10 днів тому +3

    Ninkanni waa basaaas CIA ka tirsan halkiisa halagu qabto

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 10 днів тому +1

      Cia xalaane bay ku fadhiyaan last 15years ta ma og tagay ma yaga ba iis qariya

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 10 днів тому

    Abdijaliil Horay usoco

  • @hassanmohamed4070
    @hassanmohamed4070 10 днів тому

    Nin wax badan og, jiroo joog. Abdimajid waa ku mahadsan tahay kulanada xiisaha leh oo aad soo bandhigto.

  • @AxmedAxmedsiciid
    @AxmedAxmedsiciid 10 днів тому +2

    Somalia siyaasad ma barato miyaa
    Wadan walba waa lala saaxiibaa waxad arkaysaa madaxwayne diidaya inu wadan la saxibo isago leh wadan hebel ban la saxib ahay
    Kalana barta wadamada dhaqaalaha idinka sameeya sida Imaraadka maraykan ka Ingiriiska talyaniga
    La saxiba wadamada ay is hayaan say u dareman inay challenge ku jiran
    Wax walba waxay kugu samaynayaan say kan kale aad uga so dhawaysato
    La saxiba Ruushka jaynaha turkiga jaban south africa Masar

    • @KONAAL.
      @KONAAL. 10 днів тому

      Lkn kuwo xaa jiro Siyaasada caalamka lala saxiibi kirin si walba ay ahaato: Tusaale: somalia ruushka lama saaxiibi karto li,ana rushka iyo maraykanaka xaaladooda meelay kala marooso waa la og yahay.

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3d 10 днів тому +1

    Sheekoo farmaajooooooooo

  • @qanunimedia
    @qanunimedia 10 днів тому +2

    Ninkaani qibrada uu doono ha yeesho balse waxaa cad in uu ka tala bixiyey dagaalkii lagu qaaday Ciraaq iyo Afghanistan oo lagu dilay malaayiin muslimiin aan waxba galabsan intii soo hartayna aysan jirin dowlad rasmi ah oo u dhisan.
    Waan ixtiraamayaa aqoonta uu sheegtay waase muwaadin dalkale oo waxa uu ka shaqaynayaa danaha dalkii uu noloshiisa ku dhistay.

  • @samiradan2
    @samiradan2 6 днів тому

    Dameer kasta siyaasad ka hadlaaya kan Maxaa hada la waraysan 🫢

  • @YuusufTadhaze
    @YuusufTadhaze 10 днів тому

    😢😢

  • @liban4679
    @liban4679 10 днів тому

    Ninwalba waa khabiir expert fikir aan ka aheyn shisheeye aan la shaqeysano ma hayan 🎉🎉

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 6 днів тому

    khabiirku siwacan buu u dhigay

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 9 днів тому

    1 imarat
    2 Ethiopia
    3kenya
    4 marekan
    5 uk
    6 Italy
    Iyo kuwa kaloo badaan

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya 10 днів тому

    Al ictisaam updat maha xitaa argtiyadooda 😂😂😂🎉

  • @ismailomar5904
    @ismailomar5904 9 днів тому

    He is not focusing on the National Security of Somalia discusssing. But he is interesting political issues as oppostion to the Federal. Also he supported FMS these are oppositions and called he is not discussin/benefiting to us National Security obstacls.

  • @abdirahmanmohamedsaid6201
    @abdirahmanmohamedsaid6201 10 днів тому +1

    Ninkaan waa khabiir “ GOLLAHA SACABKA “😂😂😂😂😂😂😂

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 9 днів тому

    Nin adag baad soo qabatay xog ogaal ah

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 10 днів тому

    Nabad iyo Nolol la wareysanaayo waaye wareysigaan, waxaan sugeeni analysis ku dhjsan Cilmi.

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3d 10 днів тому +9

    Madaxwayne danbe oo 5sano fadhiyayaa ma jiraa shareecadaa la hadhsan doonaa 2025

    • @user-mo2cl3xr7o
      @user-mo2cl3xr7o 6 днів тому

      Hhh intan dhan mxa sugesen oo dadka u layneysen shareca Islamic Uma scotiin ee wxa rabtiin in al qacida mel ay marekanka kle digalanta ayad rabtin dad badan oo somali eh aya inku maqan hooyoyin iyo caruur waceelba idinka hadii aad wadiin xitaa diinta saxda aheed lagama yaaba inad dalkan habeysatiin sababto. Ah dalka wxa jooga dadki ad laysen caruurtoda bal wxn sugeyna inte baxayan atmis bal bananka is Keena xabadana no bilaba bal an aragno face to face si ad Nola dagalameysan khawarij yahey

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 10 днів тому

    Cadawgu Isagoo ku qalaaya ayuu leeyahay waankuu Axsaan falayaa. ee Soomaaliyeey Warkaan Fahma Runta ah

  • @user-ei9vj3wu2c
    @user-ei9vj3wu2c 5 днів тому

    Waxaan ilmo amisom wey ku cusubtahay😂lakin aniga marhore ogaa

  • @SamatarBaxnaan
    @SamatarBaxnaan 10 днів тому

    Xalqaddaan waa EBER. Cabdisalaan Guuleed oo kale ama ka khatarsan ka warso arrinta Amniga Qaranka.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 10 днів тому

    kana muxuu ahaa

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 9 днів тому

    DAGAALKAAS WAXA UU JOOGSADAY MAALINTII XILKA LAGA QAADAY BIIXI IYO ODAYWAA .

  • @ismaciilkabayare7811
    @ismaciilkabayare7811 10 днів тому

    Yaa balamiyy qofkan 😂😂

  • @jiinowtaakow9109
    @jiinowtaakow9109 9 днів тому

    Adigu Shisheeyaha Aad Usoo Adeegtay Miyaa Kusoo Dirsaday?

  • @abdikadirhm
    @abdikadirhm 10 днів тому

    Iiwad sheekeda

  • @AWAABS_ICT
    @AWAABS_ICT 10 днів тому +1

    Golaha Sacabka😂😂

  • @user-gk4xg4xr8w
    @user-gk4xg4xr8w 10 днів тому

    Ninkaan waa macaarad Team nabad iyo nolal weye waqtigii farmajo aya waziirka arimaha dibada loo magacabi rabay xogtiisa oo dhan wala hayaa

  • @arslangolad3994
    @arslangolad3994 9 днів тому

    ‏‪0:22‬‏
    Taasi waxay daliil u tahay in gumaysigii Ingiriiska boqol sano ka hor uu Soomaaliya ka soo gaaray jab iyo bahdil, maantana uu ka aargoosanayo.

  • @liivazza
    @liivazza 10 днів тому

    Ninkaan odayga ah hadalkiisa na xumaan laheyn Lkn CBB waaye sida uu isku qarinaayo marmar ayuu Taraaraxayaa Farmajkii tagay ayuuba somehow Ammaan Kala duldhacay!! War Dad macquul ah Abdisalaam Guuleed cml oo Hassan iyo Farmaajo Labadaba Karbaashayo noo keen Abdijalil.

  • @hassangure8540
    @hassangure8540 10 днів тому +4

    Somali no government,no police,no health,no money,no embulence

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 10 днів тому

      And you are Somali who tells that⁉️

    • @Bagagac
      @Bagagac 10 днів тому

      Nocadaa xun adigan gurigaada ah bila cusbo bila jiif bila nolol bila tastuur bila qudaar bila raashiin oo kunool dawersi iyo daafadaha dhexdoda

  • @AliMohamed-fs7mo
    @AliMohamed-fs7mo 10 днів тому +1

    Malinkii aad bilowday muqaladan muhiim Ka ah waxad maraysay 25k mantana70k

  • @mohameddahir444
    @mohameddahir444 10 днів тому

    qaranka sir malahan miyaa? maxaa sababay waxii amni ku saabsan in public looga hadlo?

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 10 днів тому

    In kastoo aad khabiirtahay waxaa kaa maqan Daawada Boogta oo ah Diin iyo Akhlaaq Dadkan lagu Xukumo

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 10 днів тому

    Aadbaan u bogaadinayaa wiilkaan dhalinyarada ah dadaalkiisa iyo sida uu wadankiisa dhibaatooyinka haysta u soo gudbiyo laakiin waxaan kaaga digsyaa in aad kataxadarto jawaasiista is xaanbixineysa ee iska dhigaya in ay umada wax u sheegayaan laakiin ah jawaasiis larabo kuwii hore in lagu badaloa badna siyaasi soomaali ah oo nadiif ah iyo kuwa sheeganaya in ay soomaaliya kasoo shaqeeyeen maxaa yeelay ilaa 91 kii siyaasiyiinta iyo shaqaalaha dawlada soomaaliya gaar ahaan wixii sirdoon iyo abni kusaabsan dawlado shisheeye yaa keensada oo ku shaqeysta iyaga oo is qarinaya marka kuwii hore fashilmaana kuwo cusub yey soo dirsadaan waxayna iska dhigaan dad dalka iyo dadka kanaxaya kuwii kahoreeyeyna waa caayaan laakiin markey caanbaxaan ooy xilqabtaan meeshii yey kamiisaan iyagaana kadaraada kuwii kahoreyey waana addagtahay in la rumeysto soomaali hadlaya ileen munaafaqiintii yaa kabatay kuwii runta sheegayey waxaan kugula talin lahaa in aad marka hore ruuxa aad wareysaneyso soo baarto si aadan daalim jaajuusa dadka u barin markaan saas leeyahay maaha in aan nin iyo kuwii kahoreeyba aan jaajuus ku ogahay laakiin waa iga digniin in soomaali ay kuyaraadeen wax run sheega ooy ubateen kuwo gaalo u shaqeeya oo dalkooda iyo dadkooda iibsada

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 10 днів тому

    Waalida tiri macaliin school uun wax badan ogayn laba jeer madaxweyne ka dhaga daaba waalan 😅

  • @abdirahmansadikisse8701
    @abdirahmansadikisse8701 10 днів тому

    Yarkaan , styelka muradka ayuu u hadlaayaa , waa nin hal angle bas k a hadlaya....😊

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 10 днів тому +1

    Weriye TV gan hal fariin ah iga gaar sii ninkan iyo dowlad diisa mareykan ka
    Aduunka waa la is dagaal laa wana la kala ad kaadaa mareykan kow hora ma taqanan ka adkeete aa iska daya somalida ma gunbaa tihiin war waad naga adkaateen anagana idin qireyno aa nadaaya oo al shabab tiina na naga kaxeesta
    Argagixisadan idinkaa nokeeney wad na nagu dhuldhigteen aa Somali inta hartey ha bed baado aa na ga joogoya khawarij tiin Al shabab waa hubaal inaad idinku sameyseen lkn garan wey dey somalida qabka aad jerada ugu xirteen reer Mareykan now
    Waxaa tihiin dad aan waligod dagaal ku adkanin oo sojireen aheen oo isku kenkeen ah oo gun ah jaanis heley batihiin naga joojiya waad naga ad kaateen aa argagixisada ilaa hada mana qano qaab ka ay ushaqeyso aa idinka ayaa kushaqeestee naga jojiy soxira mashrucoda fadlan inta yer aa cayda ay ha iiqbanina waxaa iga ke ney carada iyo bahdilka aad nagu samey seen aa USA idaa iga badisey aa hanoqon doqon guuley satey waxbo mareebtee

  • @Hashim-eu2cm
    @Hashim-eu2cm 10 днів тому

    Dufow kan qabiilka kashekaynaya NINKAN MX WEYNE ISDAHILAA😮

  • @mohamudiidle7436
    @mohamudiidle7436 9 днів тому

    Waxaan kasoo shaqeeyey ciraaq iyo afganistaan iyo xasuuqii muslimiinta

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 10 днів тому

    Jaajus la isticmaalayey micna samen maayo warkiisee hadaad warbahin tihiin mareykanka ka iyo UK da waxaa somalegey bal sowey diiya OO so wareesta ujeed Koda iyo wxa ay rabaan markaas baa ama ladiidi ama laga aqbaliye

  • @ajilkacaseh8280
    @ajilkacaseh8280 10 днів тому

    dhulka somaliland dadkiii lahaa ayaaa u tashtay adoo wadankaagu kaaa aad hda sheegayso yahay wxaad ii dhahdo waa maamul iga tirsan waa khalad mana xishoonaysid

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight 10 днів тому

    Kan cajiswaa aftahan mahan wuxu ku dulmereysana sayasad waa fishil ee arin aminiga waxaba kamaoga

  • @beemlishbeemlish5971
    @beemlishbeemlish5971 10 днів тому

    Ciidanka xoogga waxad umaleysa in la shirqolayo wayo sarakisha logu talagalay iney wax hogimayan oo tababar sare leh iyo qibrad maha kuwa hada horkacaya badankod sarakisha wa kuwo ahaa istaafyada iyo darawalada madaxda qaarkod kuwaso xita aan qadan korsoyinka hogaminta wlh wadankan siyasiyinta hogamisa wax dan ah oon dhaqalo aruursi ahyn ma hayan dadka qaladka jira ma fahamsana

  • @user-fe5co4gf9t
    @user-fe5co4gf9t 10 днів тому

    Sanka faraha Kada masuul
    Madaxweyna isku sosharax sxb

  • @Isgokumaxrizzeditz
    @Isgokumaxrizzeditz 10 днів тому

    Aaway qaybihii kale.. 6 keliya miyaa...?

  • @SamatarBaxnaan
    @SamatarBaxnaan 10 днів тому

    Mowduuca dad u qalma na horkeen. Ninkaan wuu iska qoslayaa e.

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 10 днів тому

    Beenaalihii ugu weynaa sanadka 2024

  • @MohamettOsman-ui2wm
    @MohamettOsman-ui2wm 10 днів тому

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 10 днів тому

    Hassan dalxaraaashe somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidii xaqiiqdii
    Wax aaan dhibaaato aheyna somalia Kuma sooo kor dhin :??
    Hassan tuuug weyn waaaye

  • @abdurahmannour3685
    @abdurahmannour3685 9 днів тому

    Ninkaan waxaad waydiisaa maxaad ka doontay Ciraaq iyo Afghanistan?!

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 6 днів тому

    Nonsense 😂

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 10 днів тому

    😅😅😅😅😅 waxa aad wado mahaad keen jawaan xaar kabuuxo

  • @nuurreabdikarin3971
    @nuurreabdikarin3971 10 днів тому

    Fahad yaasin maxaa u galay kan sı buu ugu egyahay runtıı🤣🤣🤣

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 6 днів тому

    Qofku hadiiba galay oo uu kasoo shaqeeyey xaruntii laga maamulayey abnigii mareykaniyo ciidamadii adduunka ugu xoogga weynaa ee mareykanka uuna u dhaartay inuusan fashileyn xilogta dalkaas waa nin haaya sirta mreykanka wuxuuna ka mid yahay sirdoonka mareykanka ee loosoo adeegsaday asalkii uu kasoo jeeday waana gaalada dhaqankooda wuxuuna ka hor mariyaa dan kasta danta dowladda uu u soo dhaartay marka maahan qabiir ee waa somali sheegtaha laba shaarle ah oo jaajuus kugu ah waana dadka leyska ilaalsho oo afarta indhood lagu haayo intuu dalkaaga joogo .
    Waxma garato lkn waxay leeyihiin waa qabiir isagoo kale ayaa loo baahanyahay ee maxaa loo dhegeysan waayey ama shaqooyinka loogu dhiibi waayey

  • @sayidcabdi3509
    @sayidcabdi3509 8 днів тому

    Midgaan midgaan dhalay alshaabab waa dawladmiyaa somalilanda wa gobol.... aduu

  • @cabdiraxmaan4877
    @cabdiraxmaan4877 10 днів тому

    Farmaajo aaa hadlooyo ee khabiir ma joogo meesha 😂😂

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 15 годин тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂goboll sideee xoryaaad ku qaataay 26june

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 10 днів тому

    War Ilma Adeerayaalow Ninku Waa Qoloma??

  • @abdiazizali9695
    @abdiazizali9695 10 днів тому

    Nin xanuusanaya weeyi nin kani Alle ha caafiyo

  • @user-wr6vy3rb7h
    @user-wr6vy3rb7h 10 днів тому +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-..

  • @austonliifo5796
    @austonliifo5796 10 днів тому

    Kani ma iidoorbaa talow?

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw 8 днів тому

    Ayay dhalay nabad hasugin iyo mid nimo intaad dawladan 60kii kukenay gobol kushegayso manta haday jabuuti kuguso birto magobolbad kushegaysa

  • @ShafieAbdi-br8dk
    @ShafieAbdi-br8dk 10 днів тому

    Aqoonyahan buuxa weeye ninkaan waliba xog ogaala

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 10 днів тому

    B😂😂😂😂 basaas baanahay maad tidhadii la shaqeeya yahuud iy usa

  • @abdiaziiz6097
    @abdiaziiz6097 10 днів тому +1

    Waa daba dhilif gaal ah mar haduu muslimiin gaalo usoraacay

  • @abdilaahiabdi2462
    @abdilaahiabdi2462 10 днів тому

    😅😅😅😅😅 waxq ba nagu musoo kordhiin nink ka horeeyay inti usheegay umaad wadaa ee good by

  • @AbdifatahAbdullahiYusuf-vf2pz
    @AbdifatahAbdullahiYusuf-vf2pz 10 днів тому

    Cabdajaliilow qofkaan Lahjadiisa ree Waqooyi ayuu ila yahay, tolow maxaad u weydiin weysay siduu u arko Midnimada Shacabka Soomaaliyeed😀

    • @msom352
      @msom352 10 днів тому +2

      Midnimada shacabka soomaaliyeed cidda hortaagan
      Waa reer koonfureedka ee ma aha rer waqooyiga

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 9 днів тому

      Muqdisho ayuu ku dhashday

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 10 днів тому +1

    Digniin ninkan waa Jaajuus lagu adeegto

  • @Channelkaciyaaraha
    @Channelkaciyaaraha 10 днів тому

    Mohamed wuxu ahaa CIA da maraykan ka waa dadkii ciraaq iyo Afghanistan soobaabiyey

  • @shaaficihassan1082
    @shaaficihassan1082 10 днів тому +1

    Hadalkiisa oo dhan siyaasad iyo attacks dowlada aha ayaa ka arkay si fiican uguma hadalin xaqiiqada taala furimaha

    • @MohamedAli-ku2eo
      @MohamedAli-ku2eo 10 днів тому +1

      Runta wey xanun badantahay miyaa adeerka in la amano barabtay miyaa

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he 9 днів тому

      Sidaa unbo rabay lkn maya

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v 10 днів тому +1

    Kanbaa kii hore kasii daran😂 kolba mid waalan keen

  • @nyumbakumi5675
    @nyumbakumi5675 10 днів тому

    Meesha uu gobol ku sheegayo ayaa Somalia ka dowlad san!

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 10 днів тому +1

    Mid darooda miya meshan ka dhex oooyaya😂😂😂😂

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 10 днів тому +1

      Daaaroood waa dadka dhulka ugu weyn leh ku leh Somalia
      Shanshuuur waxbaa kama qabankaraaaan
      ( Hassan dalxaraaashe iyo dooor tooona uma baaahna )

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 10 днів тому

      Dulmi bdndaa all somali nhy runta loshega xassan shiekh ina adeernimo kuma difaceno🚫

    • @nancyjohn2609
      @nancyjohn2609 10 днів тому

      Lkn oohinta janis uma hayno aan ku dhagaysano

    • @shaficimohamed6481
      @shaficimohamed6481 10 днів тому

      Habalyo waxaad qiraysa cida caqliga leh ee dalkan jihayn karta ee runta waajahda inay daarood tahay reeraha kalena ay yihiin xayawaano aan dalka waxba kabadali karin

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 10 днів тому

      @@shaficimohamed6481 Hassan dalxaraashe wax aan dhibaaato aheyn uma soo kordhin somalia ( madaxda daarood maqataan hub abaabul ciidan mooryaanta ay sameeyaaa taariikhda baana kala cadaynaysa nin dhan madaxwene sheeganayaa hadaaana baaahan mooryaan mooryaaan buu dhalaaaa

  • @user-kl2ek7lb5v
    @user-kl2ek7lb5v 8 днів тому

    Muxuu yiri 2002 ayaan wasaarada gaashaandhiga kala shaqeyay arimaha argagixiso la dirirka, yacnii arimaha islaam la dirirka uu mareykanka kala shaqeyay wuuna ku qanacsanyahay isagoo raba inuu islaamnimo sheegto, xilli xun ayaan ku jirnaa hadiiba wixii munaafaqnimada ahaa wax lagu faano noqotay.

  • @keyfmohamed8345
    @keyfmohamed8345 10 днів тому

    Beenalow baraka lawe tuug oo dhan oo dhiga gobalaka Banadir cuni jiray dhigana kacabi jiray ayaa manata hadalayo oo mudane madaxaweyane Xasan Sheekhe Maxamuud dalaxore lojedo sida abaniga hi waxa uga qabatay logana jedo adunaka oo dhan dala iyo dibadaba alahayow naga qabo cadawaga somaliyed kuwa udhashay iyo kuwan udhalan sharatoda yarabi Dalaxoreye ilaheey haka qabato alqaqala yasha CBB iyo Xiladhibana weero jebakisa uhadale ilahayoow naga qabo yarabi