Please ,HBN Waxaan idinka codsanayaa in aad raacdaani sharciga u yaal suxufiinta.Khaladaad badan ayaan ka Arkay Wareeysigi Dr.Culussow Marka, 1aad Wariyuhu marka uu weeydiinayo su'aasha Dr Culussow, kama celinayo khaladaaka (out of topic) uu ka hadlayo. Midda kale Madaxweeynaha Federaalka Somaali waa Geesi sifiican, ula dagaalamay, Aby Ahmed (dhinaca Siyaasadda dibadda ).taasiina Somaali oo idil ayaa Og...Marka HBN Waxaan ka codsanayaa in aay noqoto dhaxdhaxaad. Idaacadda Hbn uma baahna Macaarid ka dhax yeerayo Abdishakuur...Mahadsanid.
Under UN AUTHORITY SOMALIA jealously gone mad when heard about Somaliland is close to recognition from neighbouring countries and as well as the global community ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤insha ALAAH ❤❤❤SOMALILAND insha ALAAH aqoonsi dhaw
Dr. Culusow, sir aan dad badani ogayn buu fashiliyey, taas oo ah, in masuulin badan oo FGS ay Ethiopiaq gacansaar la leeyihiin.amaba looga shakisan yahay in ay ku jiraan "patroll keeda". Dr. Culuso mahadsanid.
Ethiopia alshaabab ayey kacabsaneysaa hadey xitaa abuurtay sidey dalkena u qabsato ayey rabta marka HURDADA ka gacoo is ka qabto Amxaarta iyo Oromo quranka ah
Halista wayn ee Ethiopia ku hayso Somalia waxa ka mid ah: 1. Waxay doonaysaa in badda Somalia ay xoog ku qabsato. 2. Ethiopia ma rabto in ay Somalia ka baxaan. 3. Madaxda Somalia qaar ka mid ah ayaaba u shaqeeya. 4. Bal eega: 2/17/2024 Ethiopia waxay qol ku xirtay Madaxwayne HSM, si uusan uga qayb gelin kulankii 37aad ee AU. Taasi waxay ahayd bahdil ugu wayn ee abidda ah. Halka HSM uu Ankara ka sheegay 12/11/2024 in Ciidanka Ethiopia nafhurid u sameeyeen Somalia isaga oon ka hadlin dhallinyaradii Reer Muqdisho ee naftooda u huray oo Ethiopia dalka ka saaray.
Hbn waad ku mahadsantihiin howlaha aad u wadan ummada Somaliyeed.lakiin waxaan idin dhihi lahaa Somalida diyaar uma ahan in geyiga Somalida inay ka dhalato Dowlad awood badan Mida Ethopia waa iska cadahay lakiin Somalida oo iska mahinayaan waayo hadii Somaliya Dowlad awood badan soo ceshato waxa soo laban doono shantii Somaliya marka waa inay ay lasocdan Somali mahsan hadey mid nimo helin loo ma fadhiyo Dowlad Somaliyed Mahadsanidiin
Waxaan soo jeedin lahaa in ciidamada itopiya in dhamantood laga saaro saamaaliya waayo dhipaato badan ayey ka geysteen lkin waxa layaab leh in uu madaxweynaha oo u soo jeedinayaa in bad la siinaya madaxda soomaaliyeed dantooda iyo Dalkooda uma baahna inay hagaajistaan ee hadaanay shaqadan hayn karayn ha iska wareejiyaan si ay dadka soomaaliyeed isaga dhiciyaan cadowgooda
Dr. Uluusow, wuu sharaxay, laakiin waxaa mesh ka maqan wixii ay DFS ku difaaci lahayd shaqoyinkii ay qabatay oo Ethiopia dafirtay wax qabadkoodii. Shacabka waxaay doonayn in laga saro Ethiopia dalka Somaliyeed.
War waxakani waa yuhuuda madow ee africa Etiopía iminkeey bilaaween in inagii qabiil qabiil iskugu keendirto si eey inooga faa iideestaan dekedna uma heeyno banda ilaahey masiin ee naga saara waa cadawga Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa taab nimankan dawalad fadraalka domaliya xagay jirta ama ka talisa ma meel aan ahayn xamar ayay ka jirtaa maxaad uga dhigaysaan dawalad dhan oo meel walaba xukunta
Mais où sont les armes somalien ❓️le pays est toujours occupé par les pays étrangers, Qui est raisonnable notre pays ❓️ils font rien,c'est n'est sont pas concernés le pays, et pourtant on n'attend il y a des dirigeant en Somalie, mais où sont ❓️ils font de quoi ❓️la honte pour nous les somalien 😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖤🖤🖤🖤🖤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁👁👁
Dhibka maha madaxweynahay E siyasiyinta ka fikirayo danahoda e na leheyn qadiyad somalinimo 😢 Wa in go'aan cad laga gaaro Ethiopia dhibatada somaliyana wa Ethiopian maha ina ku eegano madax kaliya xita shacapka masuliyadas wa saran tahay #out Ethiopia
Okay Mowlid Waan dhageysanayey habenkii oo aad turjameysey marku hadlayey Raabi Ma aan maqal in Itobiya aay Bahdishay Somalia waxaan Maqlayey in itobiya la bahdilay oo qabaa ilada ayey Hubeysay Lakin Mohamud culusow Waxa oo dal dalaayey shirkii unssom Halkey wax ka qaldan yihiin Bal ku noqo turjumaadkaada Culusow waa qaran dumis Waxa oo sheygaya Kama aan maqal shirkii UN BAL II QANCI Mowlid pls
Wale tani dawlad soomaaliyeed maha xassan sheekh etoobiya iyo soomaaliya mid uu raaco ayuu garan laayahy cid ka qabanayso laba wajiyanta uu ku dhaqmayo ma jirto
Wax walba waa ogyahay XSH runta iyodanta somaliyeed waxa uu uga leexday rabitaankiisa si uu DG yada uga adkaado oo itobiyo u hiilso ayuu u sameeyay balse ma jirto halkaa ee rabitaankiisu waxa uu ku xiranyahay somalida ee waarimeysi ee waxa aad reebeyso ama aakhiro aad la trgeyso iska ogow XSH
Sidaa Ciidanka Etoopia looga Saaray Ciidamada Nabad ilaalinta Somalia Ayaan Bad iyo Saldhig Milateri looga Siinayn Somalia Runtii Somalida Kaba Qaadka U Ah Etoopia Ayaa Ka Naxdin Badan Etoopia lafteeda Marka Naxdintaa Haw Dhinteen Somalida Uh Kabaqaadka Etoopia DR Xasan Shiikh iyo Wasiir Fiqi Kabaha Ayay la Dul Mareen Etoopia iyo Kaba Qaadkeeda Maanta Barooranaya ❤
Waad indho iyo dhego la,dahay,, Ciidanka Ethiopia ka bixi maayo zoomalia, Sabab , Joogitaanka ciidanka Ethuiopia waxa uu muhuum u yahay Amniga Ethiopia.
Kasar Xassan Xumow 😮
Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Manshalla Dr Culusow waxan uga mahadcelinaynaa damiirkiisa Somaalinimo iyo sida uu mar walba ugu taagan yahay difaaca dalka
Ethiopia naguma soo duulin ee waxaa keenay kuwo Cuqdud Hawiye ku jurtay ee laga soo dhigay Dowlad magac u yaal ah
@@rafiq5722 ader itoobiya baryo kuma imaan kumana baxayso gurguurte iyo kooxdiisa bilaa aqoona ahana ma aqoonsana somaliya dowlad dhexe malaha hogaamiye na malaha gurguurte iyo kooxdiisa cuqdada qabiil qaba ee ciidankii qaranka u burburiyana farmaajo ayaa dhisay awgiis maaha howl noo taala Ethopia waxay xiriir saxibtinimo la leedahay dalalka jubaland iyo puntlnd
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw scw scw ❤❤❤
Scw scw❤
Dalki wa la qabsade inta Sali like ku raadis se
Walaahi..Amxar.. Ineysan... Wadankeena.? Soo. Galeyn
Wasarada arimaha dibada somaliya wawasarad fashilantay kajawabidlanta ay kajawabiladahay safirka itobiya khudbada awjediyen
Walaahi waanu faraxnay markii aan maqalay inay Itoobiya baxayso laakiin Xasan iyo Xertiisa lama aamini karo
Umada somaliyeed guul cadow geena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Cadow aan anaga aheyn majiro
Ayaan darro dalku ma'laha siyaasiyiin dalka badbaadiya iyo barlamaan,markaa shacbku illahay bayleeyihiin.
dr allah ku xifdiyo,adaa kamudan xasan sheekh kursiga uu kufsdhiyo alaylehe.
Please ,HBN
Waxaan idinka codsanayaa in aad raacdaani sharciga u yaal suxufiinta.Khaladaad badan ayaan ka Arkay Wareeysigi Dr.Culussow
Marka, 1aad Wariyuhu marka uu weeydiinayo su'aasha Dr Culussow, kama celinayo khaladaaka (out of topic) uu ka hadlayo.
Midda kale Madaxweeynaha Federaalka Somaali waa Geesi sifiican, ula dagaalamay, Aby Ahmed (dhinaca Siyaasadda dibadda ).taasiina Somaali oo idil ayaa Og...Marka HBN Waxaan ka codsanayaa in aay noqoto dhaxdhaxaad.
Idaacadda Hbn uma baahna Macaarid ka dhax yeerayo Abdishakuur...Mahadsanid.
Ciidanka Ethiopia ayaa baxaaaya, Caruurta ayaa loogu sheekeeyaa.
Waa saaxiib dhab ah dowladaha ethopia🇪🇹 jubaland iyo puntland🤣🤣🤣🤣🤣
Walaal sartu maesha ayka qudhunsan tahay waa madax da soomaaliya wa fashilmeen
Somaliya waa tee ma tii GURGUURTE KU XAARAY ader anagu warkeedaba waa iska dhaafanay
Under UN AUTHORITY SOMALIA jealously gone mad when heard about Somaliland is close to recognition from neighbouring countries and as well as the global community ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤insha ALAAH ❤❤❤SOMALILAND insha ALAAH aqoonsi dhaw
Mowliid ha qaldamin waxa 30 sano
ku hardameyey somaliya labo xisbi iyo labo dawladood
Waana Masar iyo Ethoopia waxay kala wateen labo kooxood oo somali ah intaas faham 15 sano waxa dalka haystay Ethoopia. marka Ethoopia iyo Abey ahmed fursad Dahabi ah ayey bixiyeen oo aan la sugeyn waana ka faaidaysatay Masar lagamana yaabo in madax somalida maanta fursad kale siiyaan Ethoopia oo ah cadow rabey inuu dalkaan qabsado dhinac walba iyo kooxihii la shaqeyn jiray waxa maanta meel.walba ka qaylinaya waa xisbigii ethoopia iyo Dad u dhashay Ethoopia oo wadanka lagu beeray.
Lax walba shilkay is dhigtaa lagu gowracaa😢😢
Dr. Culusow, sir aan dad badani ogayn buu fashiliyey, taas oo ah, in masuulin badan oo FGS ay Ethiopiaq gacansaar la leeyihiin.amaba looga shakisan yahay in ay ku jiraan "patroll keeda". Dr. Culuso mahadsanid.
Walaahi bilaahi dawlad malihin waaba dawlad naag sharmuuta kadaran cidii rabtaa kaxaysan kara hadba meeshii rabaa loo jiidanaya jilicsanas waxu qurunkaa uf ciidan gumeysi oona kuyasaya sy ugu beernaxaan
HBN Sawirka ad so dhigtayn ee cidanka itobia oo layn ku socda iyo kuwq ad cidnka somali ku tilman ten ee salamta u saraya Waa qaladan
Asc mowliid iyo dr culusow subax wanaagsan
Somalia hanolato
Iney Afrikaan naka ilaaliyaan anagaa isukeeney anagoo dad muslimiina oo waliba soomaali ah ilaahow ragga soomaaliyeed damiirkoodii usooceli
Ethiopia Ayadaa ALSHABAABKA Somalia ku abuurto oo kubaabi.inayso dalka iyo dadkaba Mana haysano Siyaasiyiin Dalka Daacad u ah oo Dalkaan aayihiisa kataliyo illaahow nasii siyaasi naga celiyo Cadowga
Ethiopia alshaabab ayey kacabsaneysaa hadey xitaa abuurtay sidey dalkena u qabsato ayey rabta marka HURDADA ka gacoo is ka qabto Amxaarta iyo Oromo quranka ah
Var sad 🤔🤔
Itoobiya ilaa ay badda Saylac degto oo saldhig ciiddan baddeed ka sameysato, waxay
Soomaali kula dhex joogi "ila meereyso oo cad". Midda kale, xeradda Xalane, iyadana
waxaa ka socda ila meereyso oo howlaha Itoobiya si fiican ayaa looga soo karkariya,
waana sababta ay u kala hadlayaan madaxda Soomaalida oo aysan isugu kalsooneyn
marka Itoobiya laga hadlayo iyo arrimaheeda ku aadan baddaha Soomaaliya.
Africa sonalia ayaa ugu liidata xasan baahane
Attuality ka hadal, mar kasta wixi hore ayaa ka hadleeysaa.
Halista wayn ee Ethiopia ku hayso Somalia waxa ka mid ah:
1. Waxay doonaysaa in badda Somalia ay xoog ku qabsato.
2. Ethiopia ma rabto in ay Somalia ka baxaan.
3. Madaxda Somalia qaar ka mid ah ayaaba u shaqeeya.
4. Bal eega: 2/17/2024 Ethiopia waxay qol ku xirtay Madaxwayne HSM, si uusan uga qayb gelin kulankii 37aad ee AU.
Taasi waxay ahayd bahdil ugu wayn ee abidda ah. Halka HSM uu Ankara ka sheegay 12/11/2024 in Ciidanka Ethiopia nafhurid u sameeyeen Somalia isaga oon ka hadlin dhallinyaradii Reer Muqdisho ee naftooda u huray oo Ethiopia dalka ka saaray.
Dr culuso mahad samid warkaga wan dhageysanay
Mashallah diktoor culusow runti waa Aqonyahan sharaf leh oo waxbadan lasocda rug cadana ah dowladda Somalia waa ay gabtey wajibadki kasarna wadanka
Guul iyo gobanimo Somali
Daacishta Somalia 80% waa itoobiyaan. Ayagaana ku shaqeeystaan
Asc
Hbn waad ku mahadsantihiin howlaha aad u wadan ummada Somaliyeed.lakiin waxaan idin dhihi lahaa Somalida diyaar uma ahan in geyiga Somalida inay ka dhalato Dowlad awood badan Mida Ethopia waa iska cadahay lakiin Somalida oo iska mahinayaan waayo hadii Somaliya Dowlad awood badan soo ceshato waxa soo laban doono shantii Somaliya marka waa inay ay lasocdan Somali mahsan hadey mid nimo helin loo ma fadhiyo Dowlad Somaliyed Mahadsanidiin
Waxaan soo jeedin lahaa in ciidamada itopiya in dhamantood laga saaro saamaaliya waayo dhipaato badan ayey ka geysteen lkin waxa layaab leh in uu madaxweynaha oo u soo jeedinayaa in bad la siinaya madaxda soomaaliyeed dantooda iyo Dalkooda uma baahna inay hagaajistaan ee hadaanay shaqadan hayn karayn ha iska wareejiyaan si ay dadka soomaaliyeed isaga dhiciyaan cadowgooda
Waar Ethiopia Somalia halagasaaro
Soomaalida marka shisheeye noqoto fuleysanaa marka Soomaali dhexdeedana waa geesiyaal
Xasan umadiina kala gee itoobiyana walaal uu nooga dhigey uf
Xasan shiikh imaaraad iyo itoobiya sir ayay kahayaan in uu itoobiya cali balcad iyo sanbaloolshe oo la.ogyahay inay ushaqeeyaan ayaa loo diray lataliyihiisu hadalkuu sootuuray waadhiig joojin
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Itoobiya ma dooneyno ciidan kama rabno xasanow geesinimada lasheego waa inyar oo lugaha aad dhulka kusii heyso is adkee nio
Xasan sheekh sharciga wadanka ayuu jabi yay waa in lasoo xiro oo sharciga lagu qaado xilkana laga qaado Xasan sheekh iyo xamze waa xarig waxay kabiyeen shuuruucii dalka
Dr. Uluusow, wuu sharaxay, laakiin waxaa mesh ka maqan wixii ay DFS ku difaaci lahayd shaqoyinkii ay qabatay oo Ethiopia dafirtay wax qabadkoodii.
Shacabka waxaay doonayn in laga saro Ethiopia dalka Somaliyeed.
Ishiisa laga Arkaa u shiisa lagu tumaa, itoobiya Soomaali Dawladba uma Aqoonsado
Cidamada amisoom waa ku qalad wadankana uma baahna mana hagaagayso
Dowlada xassan sheikh kaab dowladnimo malee ithiopiana ma amisano
Madhikaraa mw su’aal muhiima’
Nasiibdaro culusow hogaamiye kooxeedyada buu ku biiray😢
xasan sheekh waa musiibo ama mas madaxa iskaga duubay soomaaliya.alow naga badbaadi dhibka kooxdiisa ,ilaa yahuuda ayeey dabada kujiidanaysaa.
Dawalda abdilaahi yuusu ayaa xamar geeyaya alshaaba yaa haystay xamar xoog ku geeyeern itooobiya dawlda somaliya
Waardalkaaga runta kasheega waxakajirra
Xayawaankaan wuxuu ku hadlaayo dhageeysta. Adiga iyo wariye mowliidba uma qalantiin howsha aad haysiin. Waa nasiibdarada dalka haysato.
Dr waxan kudarsan laha in shacabka somaliyed iyo dhalinyaradooda ee ukacan dhalkoda si aay sharaftoda uu ilalshadan wayoo halkan kama muqdan madax wadan hogamin kartoo runtii aan kafikirno sidee aan dhalkena umamulnaa madaxda hada joogto dhalka ayaga gooni umalahaanee mahadsanidin
Madaxda Somalia si aysan Turkey iyo calamka kale inay kabaxda hishiish lagu khalday. Barlamaanka Somalia hagayso hana diidaan.
Ayaala rabeey ayuu kadhamaan layahey
Shacabow Xassan Munafaq villada halogu galo hadi kale dhib kama baxesan
ascww wariye sare wataas hogaaminta soomaliya ka jirtaa miyaa la odhan karaa haykalkii dawladnimo ayaa meeshaas ka muuqata
Soomaliya dawladnimo mahayso somaliland oo dowladnimo iyo hormar iyo kala dambayn iyo waxkastoo dawlad looga baanaa kahana qaadayna waykudhagsanyihiin xasana muusaa kawaalay maba fayooba somaliland guul iyo gobanimo
English villada aqoon laaan heeesa macalamiin halooo diro
Adinka wax walba oo ay dowladaha soomaaliya kaalmeeya iyo soomaaliya ay kawada hadlaan.
War waxakani waa yuhuuda madow ee africa Etiopía iminkeey bilaaween in inagii qabiil qabiil iskugu keendirto si eey inooga faa iideestaan dekedna uma heeyno banda ilaahey masiin ee naga saara waa cadawga Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
dr culusoow waa mucaarad hadana waa shisheeye kalkaal wuxuula jiraa itoobia soomali warkiisa majecla
Waa baabiyeen dadka somaliyed nijaastu
Su aal waxaan dad waynaha iyo aqoon yahanba xageee ku dameeyay markabkii Turkish ee shidaalka layering bada somalia 🇸🇴 ayuu shadaalka baarayaa
Waa taab nimankan dawalad fadraalka domaliya xagay jirta ama ka talisa ma meel aan ahayn xamar ayay ka jirtaa maxaad uga dhigaysaan dawalad dhan oo meel walaba xukunta
Xitaa hada kuwiinaan hadlaayo oo iskadhigaayo inaad Wadaniyiin tihiin Beenbaad sheegaysaan Ninkastanoo Somali ah maahan Wadani Kulligoinba waxaad tihiin qaaimiin Calooshood u shaqaystayaal ah oo dalka iyo dadkaba baabi.inaayo marka Somalia iyo Somaliba allaah ayaa u maqan Allaah haka qabto Cadowga iyo Rag kusheega Somaliyeed
Xasan xumow na wa baranbaro
Mais où sont les armes somalien ❓️le pays est toujours occupé par les pays étrangers, Qui est raisonnable notre pays ❓️ils font rien,c'est n'est sont pas concernés le pays, et pourtant on n'attend il y a des dirigeant en Somalie, mais où sont ❓️ils font de quoi ❓️la honte pour nous les somalien 😱😱😱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖤🖤🖤🖤🖤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👁👁👁
Maxamed raabi afkaga malab lagu qabey cadowga Soomaaliya dhulka la jartey
Haday Somaliya Ogolaato Kamid Ahaansha Ciidamada Itobiya Iyadoo UN Ka Uu Kacadeeyay Safiir Kuxigenka Soomaliya Inaanay Kamid Ahayn Waa Arin Folxun Oo Qaranimada Dhawac Ku Ah
Koley anigu aragti ahaantayda
Waxan dhaliilayaa madaw waynehena
Waayo waxan isleehay qofba qofka
Ku habon ayaa lugu aadiyaa Ethiopia oday ruugcadaa ah ayaa uhadlay odaykale akhonleh fahaminkara ismaqiiqa Ethiopia inlahelo xiligas sow maahan halku rabo dawlada hawga jiro
Odaygaan mucaarad weeye warkiisa cidna kuma jirto hadalkii Ethoopia waa lawada dhageystay
Run ayuu shergaya safiitka itoobiya
Somalidu cadifada iyo beeen idku sheegatsa
Alshaab ayaa waxnka qabatay
Buuraha golis daacish ayaa haysata
Maxaad veenta ugu sheekaysnaysaan
Sida Dr Mahamoud Sheegey Kanamuuqato Howl Wadeenada Dowlada Lajir Ethiopia Baa Dowladnimadeenii Kashaqeynayo Madaxweyne Xasanna Shaqa Xumada Dowladiisa Kamuuqato Waxaa uga Culus ugana Muhiimsan Siduu Ahmed Madoobe Meesha uga Saari Lahaa Taasaa Keeneyso Ethiopia Dhibtey Naguheyso Iyada iyo Shaqaalaha Lajirkeeda Ee Iyada Dowladnimada Seysan Uhanaqaadin uga Shaqeeyo Ka Indha Saabto Dhibteeda iyo Foolxumooyinkey Dowlanimadeena Ugeysaneyso Tuurida Ahmed Saan Horey Usheegey Baa Muhiimad Uleh
Ninkan dr sheeganaaya wax uu ka hadlaayo yaa fahmay somaliyey ma ciidamo shishiiye ayaa somaliya nabad u keenay nabada ayeyba ka ilaalinayaan
Ninkan la wareysanaayo wixiisu waa iska mucaardad qaawan
Dhibka maha madaxweynahay
E siyasiyinta ka fikirayo danahoda e na leheyn qadiyad somalinimo 😢
Wa in go'aan cad laga gaaro Ethiopia dhibatada somaliyana wa Ethiopian maha ina ku eegano madax kaliya xita shacapka masuliyadas wa saran tahay #out Ethiopia
Odugan wa Munafaq
Maba rabno cidamo shesheye somaliya ayaa isku filan iyo cidamada xoga dalka
Wakilka itobiya haduba sidas uhadlay yirina somaliya waxay hoyutahay argagixisada burcad badeda iyo musuq masuqa jirina waxdawlada ola aaminikaro taso ah aflagaado bareera adunkuna dhagaysanayo maxaytahay kamidnoqoshada admis ayradinayso itobiya? somahan iskuhalaynta goanxumada xukumada xasan shiq kudarso sida itobiya uhadlayso ah iskukalsoni iyo inadmodo inaysirkahayso hoganka dalkeena?
Okay Mowlid Waan dhageysanayey habenkii oo aad turjameysey marku hadlayey Raabi
Ma aan maqal in Itobiya aay
Bahdishay Somalia waxaan
Maqlayey in itobiya la bahdilay oo qabaa ilada ayey
Hubeysay
Lakin Mohamud culusow
Waxa oo dal dalaayey shirkii unssom
Halkey wax ka qaldan yihiin
Bal ku noqo turjumaadkaada
Culusow waa qaran dumis
Waxa oo sheygaya Kama aan maqal shirkii UN
BAL II QANCI Mowlid pls
Wale tani dawlad soomaaliyeed maha xassan sheekh etoobiya iyo soomaaliya mid uu raaco ayuu garan laayahy cid ka qabanayso laba wajiyanta uu ku dhaqmayo ma jirto
Ciidanka itoobiya dhib iyo burbur mooyee faaiido malaha soomaaliya inay baabado way rabtaa
Somali.malayacni..etiopia.carka.adkaada.
Dhalin yarada somaliyeda aa qaldan wayo qaabil iyo qolo qolan ku maqanahy itobiya anaga iska celin karno hadan mudowno dhalin yaro firiya rer qasa tan kale alshababka iyda lashaqeysaato marketen igo qarxinaayo ciidan idobiya
Hbn waxa kqabirku shegayo hadii eey jirto miyaan lala wadaagi karin madaxda dalka si loogu marqaatiyeeyo
Mowlid umada hamarahabaabib fadlan
Waziir Cali Balcad ayaa kuu cadeeye wax kasto oo howshaas quseeyo
ETHOPIA🇪🇹 ma aqoonsana gurguurte iyo kooxdiisa bilaa aqoonta ah ee cuqdada qabiil qaba ciidankii qarankana u burburinaya farmaajo ayaa dhisay awogeed
Dr ma qayilaah wuu marqaameeh ?
Gisa kulul bucuney
Marqaan nocaana wali ma arag ?
Only vodka?
Kaahil baad tahaye, Ninkaan wax jira ayuu ka hadlay waana khabiir wax og!
Xasan garguurte isagaaba ethiopian ah .khaainul waddan.
Wuxuu doono ha ahaado soomaaliya ma isagaa gadi Kara dadbaa lehe
Waar umadu ninkan madaxweynaha ahwaa inlagu mudaaharaada intaanu soomaali godkuridin
Asc idacada wan idin walaame somaliya wixii wadaniya u istaga somaliya oo.ha ku haleynina bar lamanka iyo waxa weynaha xasan dalka iyo diinta iyo dadka
Hbn hanoqon runta kasheeg
Wax walba waa ogyahay XSH runta iyodanta somaliyeed waxa uu uga leexday rabitaankiisa si uu DG yada uga adkaado oo itobiyo u hiilso ayuu u sameeyay balse ma jirto halkaa ee rabitaankiisu waxa uu ku xiranyahay somalida ee waarimeysi ee waxa aad reebeyso ama aakhiro aad la trgeyso iska ogow XSH
Fule
Bal maxaa kagalay bada cas iyo waxan oo balaya ah ee itoobiya hala iska celiyo itoobiya soomaaliyeey hakacdo somaalidu
Cadifada somali ayaa idin haysa tunta ka hadla
Dad 20 sano ciidan kufilan dhisan kari waayay ayaa isku dhererinaya soomaalilaan oo isku filan ciidan ahaan iyo dhaqaale ahaanba