Itoobiya in dalka laga Saaro ayaan jeclayn waayo waa cadawga koowaad ee somalia waana caqabada ugu wayn ee qaranimada hortaagan waxaan ka baqayaa in itoobiya oo ka mid noqota ciidanka nabad ilaalinta somalia arinkan masar iyo eritreana ka cadhoodaan cidlana aan ku dhacno
Heshiis hadii lugu gaaray Ankara maxaa baarlamaan ka loo gayn waayay. Ethiopia BADII waa heshay. Ciidankii waa loo ogolaaday. MOU ayadana kama laaban. Xasan sheeq bal ha noosheegto waxa somaaliya faaiiday.
Somalia 🇸🇴 sodoonkooda iyo waaga aradkooda wexee noqotay kal go go id gobaleed. Ethiopiana wexee u ordeesaa bir birkii Somalia guud ahaan ba . 2045 Somalia danbe ma jiri donto !!
Waqtigaam in amar lagaqaato Joe Biden maahan waa oday khalkhalay oo haddana laga adkaaday,Ciidamada Maraykanku waa dad waxgaranaya oo kayeeli-maayaan dagaal cusub.
AMXAAR KII SHACAB KII NA GUMAADA LOO MAHAD CELIN GURUUB KA GURGUURTE WAA WADA MUSTAZAQA U SHA QEEN AMXAAR IYO BALAAYA OO DHAN WAXAAN U BAAHANAHAY HAL YEEY GII SUURIYA USOO BAXAY OO KALE MURTAZAQADAN AMXAARARADA KUBA QAAD KA U AH QAXIYO
Biden iyo trump waa laba aan waxba isdhaamin waayo madaxda maraykanku waa wada yay gaajaysan dhagar qaba gacmaha dheeg ku wada leh yuhuuduna ku shaqaysato
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Ascwb walaal. Qorshaha Allah swt waa meel. Waxaase layaableh caalamka ka aamusan xasuuqa iyo gardarada Israaiil ka wado bariga dhexe. Waxaan rajaynaynaa isbadalo waaweyn oo dunida ka dhici doona inaan markhaati ka noqon doono insha'Allah. Baarak'Allaah fiik walaal.
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Alaah ugargaa musliminta aamin❤❤❤
Ilaaheyow Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen yaarabi ku rid
Madaxda dawlada somaliya waa ku wareernay hadaan nahay shacabka somaliyeed, dhamaantood DR :XABEEB HALOO GEEYO sidan caadi ma ahanee ilaahow dawladan nabad nagu dhaafi ,tu khayr qabto ilaa hanoo keeno ,kuwan aragnaye
waa,axmad,c/rashid
Mahadsanid walalow
Itopya iyadana xasilooni ubaaham lkn iitopya mandeydkeda wudhamaaday waxa badalya ciidamada eritarya ❤❤❤
Masha alaah guuuul guuuul xutiga
Yuhuuda iyo amercan ilahay aduunka cadaabota ha ugu keno alahu akbar❤❤❤
Itoobiya in dalka laga Saaro ayaan jeclayn waayo waa cadawga koowaad ee somalia waana caqabada ugu wayn ee qaranimada hortaagan waxaan ka baqayaa in itoobiya oo ka mid noqota ciidanka nabad ilaalinta somalia arinkan masar iyo eritreana ka cadhoodaan cidlana aan ku dhacno
Hurdadooda haba'dee cadawga, ayaga mexey ku sameeyaan masaakiinta gumaadka laguhaayo hurdo iyo meel ey dhinaca dhigaan malahan ilaahow cadawga kaqabo reer Falastiina inshaa'allaah
Heshiis hadii lugu gaaray Ankara maxaa baarlamaan ka loo gayn waayay. Ethiopia BADII waa heshay. Ciidankii waa loo ogolaaday. MOU ayadana kama laaban. Xasan sheeq bal ha noosheegto waxa somaaliya faaiiday.
ariye gasa ethioia maxa geeyay xuduudba mahan falastiin iyo ethopianka❤❤❤HBN waa wareerten
Inta sharecada islaamka la hareer marayo nabad iyo barwaqo majireyso haweneyda gacanta ay isku salaamayan walshis xaskisa gavadhisa edadiis habaryartis ayeydiis iya inta kalee ee ubanan mahaha marka dinmee lahaysata inen dinta islaama arinta sicad aye udide
Jumco Mubarak ❤
Hhh😂 talabada itobiyo ay kudonayso adeg yada cafimadka inay katirtirto soryada gasa 😂
Guull waaye
Ilaahay muslimiita haugar gaaro mowliidoow
Labaxa ciidanka itoobiya
Waa sax itoobiya in ay ka mid noqoto
Maxay
Asc adigo IGA raali ah Kala Saar itobia iyo israil mahadsanid
Somalia 🇸🇴 sodoonkooda iyo waaga aradkooda wexee noqotay kal go go id gobaleed. Ethiopiana wexee u ordeesaa bir birkii Somalia guud ahaan ba .
2045 Somalia danbe ma jiri donto !!
Asc walaal aragtidayda srael waa cudurka kaliya ee cadawga ku ah nabada iyo xasiloonida barwaaqada iyo badhaadhaha bariga dhexe sidookale waxa aabe uguah arintan maraykanka ingriiska
Alahu akbar guuul guuul xutiga
Aaway ciidankii eritrea ee ka mid ahaa ee somalia waayo eritrea ayaan anigu cid kasta kaga kalsoonahay oo ah saaxiibka koowaad ee somalia daacadna ka ah
Allaha u gargaaro muslamiinta .
Jaab israil ilaahow kuurid insha alaah
Israa,iil dheh mudane
Waa nagu dhib ka midnoqoshada ciidanka nadab ilaalinta soomaliye
Free palestini free palestini free palestini Amin Amin
Waqtigaam in amar lagaqaato Joe Biden maahan waa oday khalkhalay oo haddana laga adkaaday,Ciidamada Maraykanku waa dad waxgaranaya oo kayeeli-maayaan dagaal cusub.
Guuul xutiga
What ever turkey says somalia must accept. Turkey is our parents nation
Ethopia ayadu amnigeeda meey kashaqeeyso ana ay nuugu shaqeeynso
Hilmam hadal
Kuma jiro Mawliid
ISR4aiil weyan sxb
❤
Kuwaan waana ceebeeyeen duli alla idin bad
Waakhaladay israal alkaad jaodhan LaHaye ayyad tidhiaitoibiya
Mawlid Soomaalida oo dhan ma ahaa caqli law ayaal sida aad Aamin santihiin dadkiina Tvishinada u furtay inaad waxaa jeceshihiin noo sheegtan.
Iskaashigiin baryay dheh Ethiopia
Iskashinalama lehan mw xasan wuxuu haba melku hadana Ethiopia masiiyay soomaaliya walee Karti xumadisi wan sugayay lkn horuu harag libaax noogu huwaday
mudane waa israaiile maaha itoobiya
SOOMAALIYA DOWLAD AAN MOWFIQ LAHEYN AYAA KAJIRTO WAA 4 SANO OO QASAARTAY
Mawliid tilaabo kasta oo xasan shiikh qaado waa mid soomaaliya lugooyo kuah itoobiya waxa ayrabto waad ogtahay dalkana hadayhaysataa
hbn.ethopia goormay.tagtay.qasa.mowliidaw
Itopya wa yuhuuda Africa gar ahan geska Africa madama shacbka soomaliyed nahay ma dooneyna itpya
Saxib itobiya iyo israiil aya isaga qaldamey
Waziir TikTok wuu iska qoslaya, markay aqoonta kugu yartahay qosal ayad kaalmo karadsan. Bal adinka ufiirsada madaxda aduunka markay madax kale sawir lagalayan wa dhif iyo nadir inad aragto madax qosleysa . Wa baratakol xumo, jaahilnimo iyo aqoon yari.
Ciidamada ithobaa wa cadowga somliya ma cadowgoday sahay isku siinayaan sahay
Iiraan hubkeeda sida ay uga hadlaan Reer galbredka
Ma uga hadli jireen Bakistaan .?
Ethiopia 🇪🇹 ma ahan waa shayadiinta Israel dheh😂
ITOBIYA MAHE WA ISRA,IIL MARACADE RALIGELIN KABIXI HADALKAS ITOBIYA AAD KUTIDHI
@@DheegMahamedDheegXoosh itoobiya .adaxa kagashay umaleenaa aniga cml waxna kama qaban karno
Maracade ma ahan ee waa hbn
Asaxib,markad,qasakahadlaysay,waxadtidhi,waxayrabta,iitohobiy,halkad,kaoodhanlahayd,israiil
Alle haynaga Qabto oo aduunka haka qabto srail mrykan iwm ee muslimiinta la colla insha allahu
ehiopia waa cadawga ugu wayn umada soomaaliyeed
Waa been warka sy sheegayaan kooxda NGO ah ee Villa Somaliya joogta.
Afkiina waa gabeen addin awalbaanu karabine.
halka aycusbitaalada marinka qada ugudigeen shacabka
Israil
Weye Raza
Waxaduqeyay
AMXAAR KII SHACAB KII NA GUMAADA LOO MAHAD CELIN GURUUB KA GURGUURTE WAA WADA MUSTAZAQA U SHA QEEN AMXAAR IYO BALAAYA OO DHAN WAXAAN U BAAHANAHAY HAL YEEY GII SUURIYA USOO BAXAY OO KALE MURTAZAQADAN AMXAARARADA KUBA QAAD KA U AH QAXIYO
Yuhuud illhay cadaab aduunka ukukeena
22:30 "Talaabo ay Ethiopia ku doonayso" waxad ka waday ayaan filayaa (yuuhuda)
Xasan shiikh fila soomaaliya inuu gado ayaa udhiman waxkasta waa iib warkiisa wakhti ha.isagalumin dani iyo axmad madoobe ilaweerar oo qaado badda wataa taladiisu
Israa iil iya mareykanka waadebiile yaal aan sharcigu qaban aanakaxishoon xasuupa maada wanagumeysiga cusub ee dunida hadii. Aanleyskapaban
😂😂😂 ma aha ithiipa wa israil
Biden iyo trump waa laba aan waxba isdhaamin waayo madaxda maraykanku waa wada yay gaajaysan dhagar qaba gacmaha dheeg ku wada leh yuhuuduna ku shaqaysato
Kuwaani waana ceebeeyeen duligaan halaqaga qabto
Jumco mubara
Iran iskaba dhaafoo xuutiga xamaas xisbulah iyo kooxaha wax iska caabinta ee ciraaq ayaaba ku filan
Yuhuuda waxaaba ku filan xamaas xuutiga iyo xisbulah Iran way ka awood badan tahay cid kasta cadawgeedana way iska dhicin cidii edeb daro ula timaada