Muuqaal shidan Heestii: Iftiin Maxamed Saleeban Jeesto 2017 Official Video HD By Aflaanta Studio

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 вер 2017

КОМЕНТАРІ • 117

  • @princesskowsar6211
    @princesskowsar6211 6 років тому +14

    Axxxxx what a voice ❤️❤️❤️❤️😢😢ruuntaa aya ka hadashay

  • @farhiyojama9956
    @farhiyojama9956 6 років тому +17

    Nin dhulbahante ah noolow jeesto

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 5 років тому +8

    Best of the best,
    Walee Mohamed jeesto fanaan waa ku banaanyahay, LIKE ta iigu dhufo

  • @kitalechannelmediasomlikit8454
    @kitalechannelmediasomlikit8454 4 роки тому +6

    Mashallah quruxlaw maxamed saleebaan jeesto

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 6 років тому +14

    ERAYADA: 100
    LAXANKA: 100
    MUSIC : 100
    CODKA: 500
    Hees iyo badh aflaantana waan salamay

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 6 років тому +5

    Waligay ma arag muqalka heestan hees lamuqaala qurux wlhy hore usocda wllday
    Fanan jeesto codba kugu dhan😍💞💞

  • @bisharahmad9915
    @bisharahmad9915 6 років тому +12

    Inaan a inagaa isu baahan like isaara nice song ugaaaaz iga dhe

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 6 років тому +35

    Music100%
    Place100%
    Laxanka100%
    Erayada100%

    • @mmhaji2045
      @mmhaji2045 5 років тому +1

      dahir afqarshe kugu raacay

    • @abdullahihurre9843
      @abdullahihurre9843 5 років тому

      Nice Words, Nice Lyrics, Nice Performance Rated For Him100%.. Jeesto Go Ahead bro....

    • @m.hassenamin701
      @m.hassenamin701 2 роки тому

      yaabkuu sheegay\

  • @mohamedjacelow472
    @mohamedjacelow472 6 років тому +8

    Iftiin dunida u bahan ilays nolasha u bahan udgoon cishqiga u bahan inna inagee isku bahan best songs for ever sami mohamed 💯 respect ✊ 🙏🙏🙏

  • @abdirahmanmohamedwarsame2740
    @abdirahmanmohamedwarsame2740 6 років тому +11

    Maxamed saleban barre gesood vanaan qaran reer sool gob iyo garaado

  • @xabsainarashiiddhoodi905
    @xabsainarashiiddhoodi905 6 років тому +5

    mnsha allh alfanaan maxamed saleeban jeesto noloow inder qaali alle haku daayo muqaaal iyo ereyo shidan

  • @mustafeabdi2921
    @mustafeabdi2921 6 років тому +6

    Hees aan inaba caadi ahayn weee maxamed jeesto waad kabaxsatay viva Ddsi😎😎😎

  • @xaalixassan9011
    @xaalixassan9011 6 років тому +12

    somaliyeey hadii tol la yahay ha laygu xidhiidhiyo fanaankan jeesto waaba ka helaye maansha Allah il iyo cawri la'aw huuno

    • @bilaamuraad5616
      @bilaamuraad5616 5 років тому

      Fanaanka waa lagula raadine soo diyaar garaw.

  • @holudyahmad8137
    @holudyahmad8137 6 років тому +42

    Muqalka quraxdiisa cidii kaheshay🤙 igu taager

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 років тому +4

    Caadi maha Mohamed saleeban 🙌🏾👏🏾✊🏾❤️❤️❤️❤️👑👑

  • @mustafesuleimanofficial703
    @mustafesuleimanofficial703 5 років тому +2

    Maxamed jeesto
    Cabdilahi afgooye
    Cabdi abiib
    Maxamed xasan farax
    Aflaanta studio
    Dhamaantiin salama hees dhankastaba dhamaystiran

  • @shikh-saalax-macalin
    @shikh-saalax-macalin 5 років тому +2

    Ya dhagey sanaaayo hestaan 2019

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 6 років тому +15

    Like ii saara
    Heesta like u bahan
    Ee saara way u galanta

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm 6 років тому +9

    Iftiin dunida ubaahan
    Ilays nolashaa ubaahan
    Udgoon cishqigaa ubaahan
    Inana inaga isku baahan
    Taladaa aff garad ubaahan
    Aduunkaa nabad ubaahan
    Anigiyo 2x adigaa isku baahan
    Ogoloo laba is ogolo
    Is aaminton kala irdhoobin
    Jacayl ayaanle asluub ku dheehan
    Wada adkeeya aynu ahaano
    Aqoon barasha u baahan
    Lamaana axdi wayn u baahan
    Abaal gudistii ubaahan
    Inana inaga isku baahan
    Ujeedaa fulinteed ubaahan
    Kal gacalbaa aaminaad ubaahan
    Anigiyo 2x adigaa isku baahan
    Ogoloo laba is ogoloo
    Is aamintoon kala irdhoobin
    Jacayl ayaanle asluub ku dheehan
    Wada adkeeya aynu ahaano

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 6 років тому +7

    Ina adeerka ex xudun salaama

  • @ubahhassan4466
    @ubahhassan4466 6 років тому +9

    xageee ku nolyahy wilkani? waaa qurux midhan Mansha Allah

    • @nashadqalbi458
      @nashadqalbi458 6 років тому

      Ubah Hassan itobiya kunoolyahay jigjiga leeee Abyo

    • @malmo4235
      @malmo4235 6 років тому

      Ubah Hassan Jigjiga Al Ogadeeniya Waaye kkkm

    • @baasheali3727
      @baasheali3727 6 років тому +1

      Ubah Hassan ader waa garaad

    • @missmovingon9795
      @missmovingon9795 5 років тому +1

      Na maxa quruxdiisa kutusay ninki edadey xabsa

  • @rahmaalisalad9775
    @rahmaalisalad9775 6 років тому +3

    Waaaaaaaw waan kahelay heeestan👌👏❤💖💞💕

  • @spidermamanx3306
    @spidermamanx3306 6 років тому +5

    waaaaaw fantastic song ever nooloow jeesto

  • @salmayasin8168
    @salmayasin8168 5 років тому +2

    Maxamed jeesto. Good vioce bro keep going

  • @mustafesuleiman1482
    @mustafesuleiman1482 6 років тому +11

    best song iyo erayo aad u qiimo leh
    style wacan
    muuqal qurxon

    • @ahmedshiine8202
      @ahmedshiine8202 4 роки тому

      Aar mustafe dadka usheeg inad kii kayaraya tahay 😅😅😅

  • @reo9475
    @reo9475 6 років тому +6

    Inana inagaa isu baahan
    Aqaalka uu dhex joogo ayaaban ka helay
    Bal ninkan Somaaliyay ha laydoono
    😩😩😩😩

  • @princesskiin6276
    @princesskiin6276 6 років тому +3

    Wow waa hees aan inaba cadi aheen waxey Ku sabsantahay aniga iyo my love keyka Shueb cade hhhhhh yaa igula racsan ineey aniga iyo jacelkeyka ay Ku sabsantahay intii jaceelka aad u qimeysa like sar commentkeyka

  • @souleimanhassan4318
    @souleimanhassan4318 5 років тому +4

    Masha Allah , c'est belle chanson de la chanteur Med saleban dit jeesto

  • @djamasa5235
    @djamasa5235 6 років тому +4

    jeesto welcome to Djibouti 2018 new year incha allah

  • @MBOsman
    @MBOsman 4 роки тому

    Waa kuwaa heesihii la arki jiray. Waa hees macno u samaynaysa bulshada. Horay u soco walaal.

  • @ayaanabdirahman5142
    @ayaanabdirahman5142 Рік тому

    Anoo jacayl jilayaan dhagaysanaya 2022

  • @ikramabdi407
    @ikramabdi407 4 роки тому +1

    Adou j'aime trop Mohamed jesto un vrai chanteur 💞💞💞💞💞🌟🌟🌟🌟⭐⭐⭐

  • @AwilAli-zk5qc
    @AwilAli-zk5qc 3 місяці тому

    Mxmd saleban bare geesood waxaa dhalay taliyaha ciidanka ssc khatumo waana nafar ugadhyhn oo gbb ya

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel890 6 років тому +2

    Woooow hees shidan iga dheh

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 6 років тому +1

    Maxamed jesto fanan gobolada ssc uso baxy waye hore usoco kabe 😭😘🤟🙏

  • @hanaqueen6014
    @hanaqueen6014 6 років тому

    iftiin dunidaaa ubahan ilays noloshaaa ubaahan udgoon cishqigaa ubahan inana inagaysu baahan my dear love,,,,,

  • @jaceelowxamarawi7914
    @jaceelowxamarawi7914 6 років тому +5

    Nice song ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamseibraahin9774
    @hamseibraahin9774 6 років тому +8

    adigiyo aniga isku bahan

  • @aidarussaid6051
    @aidarussaid6051 10 місяців тому

    Alfanaan ❤✋

  • @jaamacbashiir8913
    @jaamacbashiir8913 8 місяців тому

    Ifttiin dunidaa ubaahan

  • @fatimaessa7966
    @fatimaessa7966 Рік тому

    Ex class mate maxamud axmed cali secondry hargeysa

  • @abdirahmanjama8103
    @abdirahmanjama8103 5 років тому +1

    mnshalaa caadi maaha my brother mahomd ilove you so much

  • @hibaashkir6091
    @hibaashkir6091 6 років тому +2

    2017 bey eheed sacan leeba arkooyaaa😂😂😂😂😂😂

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 6 років тому +2

    Wooooow

  • @funnyperson7995
    @funnyperson7995 6 років тому +3

    Who's watching in 2018

  • @hibaaqmaxamed8815
    @hibaaqmaxamed8815 3 роки тому

    Masha Allah wllo ilaahay codkaaga ha kuu barakeeyo waan ka helay heesta

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 6 років тому +9

    😍😍😍

    • @samsamwarsame9438
      @samsamwarsame9438 5 років тому

      Ibraahim Shakul Yare adina aniga kuubahan kkk 👌

  • @sni6554
    @sni6554 6 років тому

    sxbky maxamed saleebaan horay usoco fanaaan jira

  • @addull1
    @addull1 6 років тому +3

    Waaaw .masha allah

  • @bilaamuraad5616
    @bilaamuraad5616 5 років тому

    Yaa sallaam waa hees midho ahaan iyo cod ahaan ba u cuddoon.

  • @xafsoali5620
    @xafsoali5620 6 років тому

    fanaanka aan kataageero jig jiga mahamed jeesto allaha kuxafido

  • @faadumociise7019
    @faadumociise7019 5 років тому +1

    mashalah af qurux bdnaa

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 2 роки тому

    Jeesto legend sln from Bosaso

  • @iidlemohamed823
    @iidlemohamed823 4 роки тому +1

    Waa hees wacan

  • @sahrakahiye111
    @sahrakahiye111 6 років тому +2

    Eshcalaa meesheedu dhigay lkn asaxaabay qofkaan war iga siiya family miyaaa or single

  • @LeylaCabdiGaas
    @LeylaCabdiGaas 4 роки тому

    Hormuudka fanka jeesto hees iyo badh

  • @shabanibnuupdi42
    @shabanibnuupdi42 6 років тому +1

    best music thnks

  • @abdiafarah9328
    @abdiafarah9328 5 років тому +1

    best song

  • @iidlemohamed823
    @iidlemohamed823 4 роки тому

    Soomaalilan ictiraaf u bahan
    Xamar baa nabad u baahan
    Ogaadeen baa xoraayn u baahan
    inana inagaa isu baahan

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 6 років тому +1

    woooow heesta caadi mahaan

  • @khadramaxamed7415
    @khadramaxamed7415 6 років тому +1

    axsan fanaan nolow

  • @alnasiixmedia6797
    @alnasiixmedia6797 3 роки тому

    Wll qali waan idin slamay igla baal jnalka

  • @iidlemohamed823
    @iidlemohamed823 4 роки тому

    Waan salaamayaa fanaanka

  • @queenzamu3090
    @queenzamu3090 6 років тому +2

    Jeesto

  • @hasanoman5205
    @hasanoman5205 6 років тому +1

    Nice song
    Yaaan like LA iiisaarin

  • @jamacyasin9901
    @jamacyasin9901 6 років тому +10

    fanan dhulbahante

  • @maryansalat5532
    @maryansalat5532 6 років тому +1

    Wow wow

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 роки тому

    aduunkaa nabad u baahab

  • @guleedmaxamed807
    @guleedmaxamed807 3 роки тому

    Thanks jesto

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 років тому +1

    Waaw nice

  • @abdixakiinncnc2962
    @abdixakiinncnc2962 5 років тому

    Fanaan waa kanaa

  • @maryansalat5532
    @maryansalat5532 6 років тому +1

    Masha Allah

  • @idilali2697
    @idilali2697 6 років тому +1

    woow

  • @hadiahadia6521
    @hadiahadia6521 5 років тому

    Ma 👍👏😍😍

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 роки тому

    there is no think about LOVE

  • @suhaybhusssien4634
    @suhaybhusssien4634 6 років тому +1

    masha alah

  • @shakratahliil2455
    @shakratahliil2455 6 років тому

    top👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @khadarabdulahi6257
    @khadarabdulahi6257 6 років тому

    Nice

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 років тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @queenzamu3090
    @queenzamu3090 6 років тому +1

    Nanaan cod wacan

  • @beelaabdirahman162
    @beelaabdirahman162 6 років тому

    Wwww caadi ma ahan ani adi isku baahan

  • @guleedmaxamed807
    @guleedmaxamed807 3 роки тому

    Thanks you

  • @axmedciise9801
    @axmedciise9801 3 роки тому

    Hees kalakacsan

  • @iidlemohamed823
    @iidlemohamed823 4 роки тому

    Waaaaaaaaaaaaaaw

  • @xasanadanismail-in3sr
    @xasanadanismail-in3sr Рік тому

    555

  • @ramloabdiraxin7793
    @ramloabdiraxin7793 5 років тому

    tolkayga I nolow

  • @king-ashraf1823
    @king-ashraf1823 5 років тому +1

    Somaliland baa ictiraaf ubaahan
    Xamar baa nabad ubaan
    Ogadenia xorayn ubaahan
    Inana inagaa izubaahan hhhhhhh

  • @guledabdimohamed5282
    @guledabdimohamed5282 6 років тому

    Kuwaaana Walllh Mirihii Wu dhamaaday Wxanse layaabay lagama Inlaga Tanazulo In hadal Caadi ah lagu heeso

  • @saalaxdheere8980
    @saalaxdheere8980 6 років тому

    UA-cam coment ubahan

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 5 років тому

    Lol

  • @shakratahliil2455
    @shakratahliil2455 6 років тому

    top👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @faadumociise7019
    @faadumociise7019 5 років тому +1

    mashalah af qurux bdnaa