MAXAMED SALEEBAAN JEESTO l JACAYLKA XASUUS KA REEB lHEESTA l SHOWGA CIIDA l ARAFO l 2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @roblemohamed5528
    @roblemohamed5528 7 років тому +4

    hhhhhh abdi holland iyo maxemed jeesto waa laba nin oo ilama adeera wax waligeed baa lakala xadi jiray wax cusubna maaha

  • @qoranejigjigaawi2347
    @qoranejigjigaawi2347 7 років тому +27

    JIGJIGA SoMali Galbeed city Xaruntii jacaylkiyo xiiso Badan JIGJIGA Inta SooMaali Galbeed jecel like igu qabo agh

    • @abdiwahabismail3947
      @abdiwahabismail3947 7 років тому +1

      Qorane jigjigaawi
      qubanta xusuus nagu gee

    • @qoranejigjigaawi2347
      @qoranejigjigaawi2347 7 років тому +1

      Abdiwahab Ismail agah ar garo adigii miyaa guriga guyo noogu kaalay xaliimooyinkii qumantaa warkeenee kkkkkkkk

  • @amalqueen9380
    @amalqueen9380 7 років тому +6

    Dadkan abdiholan cayeya😂😂
    Labadan wiil ayaga iska kiin xiga

  • @najmaali1067
    @najmaali1067 7 років тому +7

    Hees iga dheh wll cabdi holland tuug nimada suuqa hakala tago jeesto ajah iga dheh 😂😂😂😂

  • @Golahadhalinyarta
    @Golahadhalinyarta 7 років тому +18

    Reer jijiga hadaa tahay siiba reer 07 (laantahawada, keelaa herar & Sheekh nur cise) liketa ha ila dhaafin

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +3

      dark ocean
      From shèekh nur cize bro kugu sharfy like wlllkeeee💖❤💖❤👈

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 7 років тому +2

    Mursal iyo Saxardiid na waa reer Hargeysa Somaliland

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 років тому +3

    Heesta. Jeezto marku qaadayo ayaa si Fcn loo Fahmayaa !!

  • @Somaali215
    @Somaali215 4 роки тому +2

    Scw

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +5

    Kalay iska araag styl iyo
    Qurux iyo nidaaam ddsi
    Baynuu uu nahaaaaaaay❤💖
    Dadkeyga dhulkeyga laydinma
    Gadho❤

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +6

    My home jigjiga cdeyy ❤💖
    Jeesto bro sorry heestan
    Abdi hollond ayay ku so baxysa❤

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare 😂😂😂😂😂😆😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Lkn wuu xusay waa fanaan fiicn wlhi

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 7 років тому +7

    Jjga My Home City 👩‍❤‍👩👩‍❤‍👩❤☝

  • @kingabdirizakmukhtar
    @kingabdirizakmukhtar 7 років тому +5

    😂😂😂my brother muxuu cayilay💕💕😂

  • @maxamecusman4804
    @maxamecusman4804 5 років тому +1

    waryaahe laba ninoo ilmaderaaa tihiine ugaadenku yuusan isku kiin dirin.

  • @dearmum3320
    @dearmum3320 7 років тому +1

    Eeboow heestaaas Abdiholand ayaaaba qaadee Seee raptaaa wiilow..... Heesta Haku dheelin hadal caadi ah ayaad ka dhigteee

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 7 років тому

    fanaanka fananinta jeesto abdi holland wa inuu raali galiN kazoo pixiyaaa

  • @xaalixassan9011
    @xaalixassan9011 6 років тому +1

    Cabdi holand ayuu kabaha la dul maray jeesto waa fanaan jira oo aan taageero buuxda u ahay viva jeesto

  • @ayangacal73
    @ayangacal73 6 років тому +1

    muxu aha midkn c/holand ba kuso bxaya heesta ee iska seexo huuno

  • @motrailblazer2234
    @motrailblazer2234 5 років тому +1

    Abdi Holland is a pirate miyaa? Will take him to Hague haduu heestan xaday

  • @ayanahmed6589
    @ayanahmed6589 7 років тому +4

    heeta waxaa ku cod mcn jeesto

  • @heegomuuqdheer1
    @heegomuuqdheer1 7 років тому +6

    Abdi Holland baa ku codmacaan

  • @sharmaarke8689
    @sharmaarke8689 7 років тому +4

    Adi Holland shaadka u bixi jeesto 😂😂😂😂😂

  • @nahlamohamed6521
    @nahlamohamed6521 7 років тому +3

    Ciid Mubarak mantaa iyo ddsi

  • @filishono451
    @filishono451 4 роки тому +1

    Walagaranyaye

  • @haruundigriyow4754
    @haruundigriyow4754 7 років тому +1

    Halkan rabay tug c.holland rob ma ogu da ay kaxaaxabi

  • @intizaarcadeey4491
    @intizaarcadeey4491 7 років тому +3

    Mashaa allh nice song

  • @QeyloDheere
    @QeyloDheere 7 років тому +1

    Maxamed Saleeban iyo cabdi holand heesta labadoodaba wey ku Cod mcaan yihiin. Makala dhacaan

  • @asaldhalad3042
    @asaldhalad3042 7 років тому +1

    Heestan abdi holan ba kusobaxay iskanaso walaga sitaye😂

  • @istaahilcabdi4693
    @istaahilcabdi4693 7 років тому +4

    Waaaaw hees aad u macaan

  • @abdiasiisxuseenog712
    @abdiasiisxuseenog712 Рік тому

    Golden voice

  • @hamdiamoha646
    @hamdiamoha646 6 років тому +2

    ka saaaar

  • @fadumoabdi1966
    @fadumoabdi1966 7 років тому +4

    Hhhhhhh war dadku burburana

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +2

      Famine Abdullahi
      Dee.manshaa allh dheeh huno

    • @dearmum3320
      @dearmum3320 7 років тому +2

      Famine Abdullahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkk beeerka

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 2 роки тому

    Boqorka Codka

  • @konigmohamedsaid141
    @konigmohamedsaid141 7 років тому +4

    Dhulbahante wax walba way isku hystaan bal muu udaayo inderkii

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 7 років тому +1

    Heez Qaali Ah Jijiga hoyga jacaylka Haben jimce ah khadka waxa ku jira @xamse_xiis. @ Najma_RiisH ❤️ #XBBI_JAMIL❤️ XIDHIDKA DHEXDENA DHAWRA ❤️

    • @xamsexiis7552
      @xamsexiis7552 7 років тому +2

      Xabiibijamiil Khan
      Rijaaalaw 😎😎😎
      Asxabta qaliya
      Long life 😁

  • @cabdirisaaqdhamme2932
    @cabdirisaaqdhamme2932 7 років тому

    Heestan Abdiholanda ayaa leh jooji naacda jeesto.xataa isaga ayaa kaaaga codmacaan

  • @robylyper1595
    @robylyper1595 7 років тому +1

    Holland
    Tuug la Qabtey 😂😂😂😂

  • @alcazal441
    @alcazal441 7 років тому +3

    WaaxAY Qofkan Iska Qeelyaya Waaar Abtow Heeska Abdiholand Ba Xasiliyay O Halkeedii Dhigaye Ka Dhamoow Cabaad Maaheee Like Inta Jeesto Oohintiisa ila aragtay

  • @ahmocaynaan6649
    @ahmocaynaan6649 7 років тому +1

    Eshclaa hees

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 4 роки тому

    NacaskaN Fananka Naacada Kala Daba hadh
    Abdi Holland Big Legandne👑👏🏼

    • @hogaamiye7081
      @hogaamiye7081 4 роки тому

      Maxamed saleebaan barre jeesto baa lafahmayaa waana fanaankii heesta lahaa

  • @wiilkacidadaguuro8040
    @wiilkacidadaguuro8040 7 років тому

    msh allah hees mcn igadheeh ibraahiim shakul kume 😂😃😄😄😄😄😃😂😂😂😂😂😃😄😄

    • @jamamaxamed5277
      @jamamaxamed5277 7 років тому

      Taliye mohmed jeesto kubada daji .abdi holland rali galin. Gobonimada ka raac

  • @amalmoney3881
    @amalmoney3881 7 років тому

    Hestu abdi holan ayey uqaraxde iska hadh adu cod mesha kuma haysid

  • @amaltmuhumed8592
    @amaltmuhumed8592 7 років тому +1

    Wiiiiiiiiw

  • @mohamedhassanomarwaasuge7980
    @mohamedhassanomarwaasuge7980 7 років тому

    naftada ano si xora xilkeda uqadi kara cid kale xujo ha iga dhigin

  • @mahamedflag4309
    @mahamedflag4309 4 роки тому

    Jigjiga cadey meel lo xisay

  • @filishono451
    @filishono451 4 роки тому

    Hh kadaa shaanka hakasarini jeesto

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 7 років тому

    yahuuu is kashifaad badanaa 😂😂

  • @somaliboy6368
    @somaliboy6368 6 років тому

    viva cabdi hollan adigana fanaan culus

  • @Walaashaweyn12
    @Walaashaweyn12 7 років тому +1

    cabdi holan markay farxiya fiska ceebenysan la yaabanaa sow waxanay argtay inta ila argtay liketa

  • @muniirsahane3988
    @muniirsahane3988 4 роки тому

    Poqortooyo horay usoco

  • @Awale.british
    @Awale.british 7 років тому +2

    Hhhhhh M.jeesto Heestan. abdiholand ayay kusoo baxday Meshana Music iyo Cod toona kuma haysid

  • @calisuufi9665
    @calisuufi9665 6 років тому

    Abdi Holland ayaa ku leh cod heestana asaga ku mac