MAXAMED SALEBAN JEESTO WARIYE HAKA NOQON DHIBKAAGA OFFICIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 січ 2022
  • EREYADA:SAKARIYE KOBCIYE
    LAXANKA:KOBCIYE
    MUSIC BY :FURINLE
    DIRECTOR:MUSTAFE SALEEBAAN
    CAMERA: MUSTAFE SALEEBAAN
    EDITING BY:MUSTAFE SALEEBAAN
    Copyright to Waqal & Afro Media Production

КОМЕНТАРІ • 159

  • @ilsan8481
    @ilsan8481 2 роки тому +69

    Hes kasto wa mcn lkn waxa ka mac quranka allah❤❤

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 2 роки тому +20

    Kalsooni qofkii lahi mawiiiqmo
    Hadan dhalinyro nahy siwalba wakhtigu dagal ayuu ngula jira lkn sabir iyo alle kacabsi ayaynu kudhafi
    Never give up😥📝😍🙏🙏

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 2 роки тому +48

    Waqtigu inkastuu cusleeyoo
    Awood waayuhu u sheegto
    Nasiibku waxbadan ka raagoo
    Kalsooni qof lihi ma wiiqmo
    2x❤❤
    Wareega xilligu sameeyo
    Isbadalka iyo waayihiisa
    Waxbaa Laga kororsadaayee
    U noqo waaya arag naftaada
    2x❤❤
    Hantina sharaf baa u waynee
    Madaxana waheey hoos ha geeynee
    Dhulkana ha is dhigin waqaayoo
    Wariye haka noqon dhibkaaga
    2x❤❤
    Weelayso dhacdooyinkaaga
    Ka waantoow dhibaatadaada
    Maalmaha wayd aad dareento
    Inaad wayn tahay xasuuso
    2x❤❤
    Cidkale wax u yeeli maysee
    Adigu noqo ruux wanaagsan
    Dadaal oo wacad ka dhowrooo
    Ha waabane Guusha Haybso
    2x❤❤
    Hantina sharaf baa u waynee
    Madaxana waheey hoos ha geeynee
    Dhulkana ha is dhigin waqaayoo
    Wariye haka noqon dhibkaaga ❤❤

  • @abdilahifarah3632
    @abdilahifarah3632 2 роки тому +7

    Fanaankii Darwiishta Come Back Never Give up legend Jeesto

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 2 роки тому +6

    MACALINKAYGII wuuso laabtay ultra legend jeesto hees macno iyo muuqba wadata Mahadsanid mustafe saleeban

  • @muniiralta1839
    @muniiralta1839 2 роки тому +2

    ilma saleeban bare waa sadex fanan oo cod macaan Ninkan jeesto waa legend hawgu waaya aragsanaado inbadan fanka hakuso jiro waxa jira iyana nin yar oo mulaxamysta Maano iyo mubarik maareye Dhal faneed

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 роки тому +17

    Wlcm Again The LeGend Jeesto, U Missed A Lot, Once He Was One Of The Lights In Somali Art.

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 2 роки тому +4

    Maxamed saleebaan bare jeesto ninka kaliyee intuu iska maqnaado hadana heestu soo saaraba hit song noqoto fanaan buuxa

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому +3

    Waa sii yaabaa Markan arko zakariye kobciye marba markay ka danbeso 🥰

  • @AbdirashiidMohamed-ty6ww
    @AbdirashiidMohamed-ty6ww 9 місяців тому

    Macalin mystafe saleeban
    Baa heestan ka shaqeeyey
    Wxn ilahay kuu waydiinayaa dambi dhaaf iyo naxariistii jano inu ilahay ka waraabiyo
    Aaminta u raaciya wllalayaal 😢

  • @shamsocabdi2847
    @shamsocabdi2847 2 роки тому +1

    Woow amazing waqal studio
    Sxb hore usocdo waxqabad
    Wanagsan

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 роки тому +1

    Hantina sharaftaa u wayne
    Wariye haka noqon dhibkaga
    Best song 🔥 🔥🔥🔥🔥🔥
    Legend is back #Jeesto

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 2 роки тому

    Waaw maxamed jesto alother level come back keep going

  • @oladmohamed6759
    @oladmohamed6759 2 роки тому

    This🎵msg really 👏🥺more like this lechend waqal ✊

  • @mubaarikmaareeye3536
    @mubaarikmaareeye3536 2 роки тому +1

    Tani hees waa dhaaftay ee magac kale haloo bixiyo legend jeesto

  • @khadarmoha7295
    @khadarmoha7295 2 роки тому +1

    Markale iyo sakariye cobciye cajiib, un noqo wayo arag naftaada legeng jeesto 👐👐

  • @saynabkalgacal5901
    @saynabkalgacal5901 2 роки тому

    Jeesto heestu waaa dhiiri galin alle haku sharfo inder ha waabane guusha haybso insha allah sanadkan gulahaygaaan rajeynayaaaa iney ii hirgalaan rabbiyoow qofkasta wuxuu rabo siii iyo halkuu donayoo somali maxmed waan Idin jecelahay 02.02.2022 allow hawlahayga ii hirgaley 🤲❤

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 роки тому +2

    Waqtiga inkastu cusleyo
    Awood waayahu usheegto
    Nasiibku wax badan ka raago
    Kalsooni qof lihi ma wiiqmo✅💯

  • @XaYadFilMsMusicPro
    @XaYadFilMsMusicPro 2 роки тому

    Legend is back maxamed saleeban bare jeeesto .....

  • @qalbitoqalbihwd1405
    @qalbitoqalbihwd1405 2 роки тому

    Welcome back legend. Waa ku xiisanayee

  • @proabdifatahdualeproabdita9778
    @proabdifatahdualeproabdita9778 2 роки тому +2

    Sakarariye #kobciye
    Abwaan fanaan #mulaxan 😍

  • @saladmohamedali3820
    @saladmohamedali3820 2 роки тому +1

    esh calaa hees really waa hees dhinacya badan taabanesso well done

  • @amlapea2897
    @amlapea2897 2 роки тому

    Wow legend is back

  • @Bintuzahra11
    @Bintuzahra11 2 роки тому +4

    Hantida sharaftaa kawayn
    Xaqiiq ✅🙏
    Jeesto💓🤴

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 2 роки тому +2

    Waa heestii ugu horeysay ee dhalinta somaliyeed dhaxal gal u ah
    Abwaan sakariye caqliga allah ku deesto
    Thanks : reer waqal studeo tariiqada nixusidoonto
    Waqtigu inkas tu cusleeyoo
    Awoodwaayuhu usheegto
    Nasiibku waxbadan karaago
    Kalsooni qoflihi ma wiiqmo
    Wareego xiligu sameeyoo
    Isbadalkiyo wayohiisaa
    Waxbaa lga kororsadahe
    Unoqo waaya arag naftaada
    Hantina sharaftaa uweynee
    Madaxa hoos haheyneee
    Dhulkana Ha is dhigin waqayoo
    Wariye haka noqon dhibkaaga
    Weeleyso dhacdooyinkaaga
    Kawaantow dhibaatadaada
    Maal maha weed aad dareento
    Inaad weentahay xusuusoo
    Cidkale wax ku yeeli meysee
    Adiga noqo ruux wanaagsan
    Dadaal oo wacadka dhowroo
    Hawabane guusha heebsoo
    Hantina sharaftaa uweynee
    Madaxa hoos haheyneee
    Dhulkana Ha is dhigin waqayoo
    Wariye haka noqon dhibkaaga
    To hamdi ❤️❤️❤️

  • @maxamedxaysimo1994
    @maxamedxaysimo1994 2 роки тому +2

    Inay heesta sanadka tahay inta igu raacsan hands up👋

  • @zein-4k
    @zein-4k 2 роки тому

    Waqal studio 👑😇✊

  • @xawacali1653
    @xawacali1653 2 роки тому

    Maxamed saleeban Jeesto legendry💯💯❤✊✊

  • @abgaalcaamir8505
    @abgaalcaamir8505 2 роки тому +1

    Waaaaw kalsooni qof lehi ma wiiqmo axsanul fanaan maxamed Saleban hambalyo sxb

  • @aamiinnuuradiin2622
    @aamiinnuuradiin2622 2 роки тому +1

    Lagend kobciye gamacmo dahab ciltire🎤🎶lagend saleeban dad ba is helay walee

  • @nazriinhiddadhawra7234
    @nazriinhiddadhawra7234 2 роки тому

    Wlh waa another level

  • @ayaanqannih8320
    @ayaanqannih8320 2 роки тому +8

    Heesta anoon dhagaysanbaan ciwanka ka Fahmy inan LA dhaafi karin😘😘😘

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому

    Waaaaaaw waa run heestn wax jiray ka hadlaysa fanaan qaaliya 👍👍👍👍👍👍

  • @mohadam9049
    @mohadam9049 2 роки тому +2

    Nin 20 jira iyo adduun waa legdamaya qolada dhalinyarada e qurbaha kula tacaalaya nolosha waxan leeyahy Dhulka ha is dhigina
    Alle ha ina Guuleeye

  • @fardoussaahmed794
    @fardoussaahmed794 2 роки тому

    Waaaw Mashallah fananyaygi jesto nolow hore u soco

  • @Ishqi_yare
    @Ishqi_yare 2 роки тому

    Legend is back

  • @zunduzmohamet7006
    @zunduzmohamet7006 2 роки тому +2

    Wariye haka noqon dhibkaga dardarn wa dhafty heesta🥺🥺🕊

  • @tusmouhmed6861
    @tusmouhmed6861 2 роки тому +1

    Caruurnimadii so xasuustay caruurtan markan arky wcnyaa wakhtigi caruurnimo🥰

  • @maandaweeye230
    @maandaweeye230 2 роки тому

    Legend maxmade saleeban bare jeesto 🥰 mudo laguma arkin

  • @abdinasirhassan4953
    @abdinasirhassan4953 2 роки тому +3

    Erayada iyo laxanka Zakariye kobciye wax lagama qabakaro like✅

  • @RealSom4kReal-Som-4k
    @RealSom4kReal-Som-4k 2 роки тому +1

    U Noqo Waayo Arag Naftaada Ahay Ah wariye haka noqon dhibkaaga Ahay ah Team waqal iyo alfanaan jeesto

  • @ANSAARI801
    @ANSAARI801 2 роки тому

    Heeestii 2022 Legend maxamed Salaben

  • @abdirashiidmohamed3598
    @abdirashiidmohamed3598 2 роки тому +1

    Mustafe saleeban macalin abaahis

  • @niyaamaabdi5867
    @niyaamaabdi5867 2 роки тому

    Legends is back

  • @queenidman9186
    @queenidman9186 2 роки тому +1

    Hantina sharafta u wayne madaxa wahay hoos ha gaynin dhulkana ha is dhigin waqaayo wariye haka noqon dhibkaga👌❤️

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 2 роки тому +1

    Ereyadii iyo laxankii kobciye legend

  • @saamircaade1765
    @saamircaade1765 11 місяців тому

    Wlhi hees xaqiiqda ka hadlaysa ❤❤❤

  • @sayidalfaofficial3424
    @sayidalfaofficial3424 2 роки тому

    Legend maxamed saleban barre geesod jeesto come Back

  • @canbaromaxamuud1549
    @canbaromaxamuud1549 2 роки тому

    Wow jesto is back

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 2 роки тому

    Jeesto fanaan weyn 💯

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 2 роки тому

    Best song in 2022 waa tusaale iyo dhiri galin

  • @maxamedxaysimo1994
    @maxamedxaysimo1994 2 роки тому

    Legend ayaa soo noqday

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 2 роки тому

    Legend maxamed saleebaan jeesto

  • @qayzofficial
    @qayzofficial 2 роки тому +1

    First veaws

  • @nasirhariir9758
    @nasirhariir9758 2 роки тому +3

    27/01/2022 10:37Am xasuus bay noqon doontaa

  • @kadhe_lyrics4247
    @kadhe_lyrics4247 2 роки тому +1

    Jigjiga Meel Aan U XiizaY 💯 Ilove You DadKaY❤🔥🙏

  • @hodanosman2240
    @hodanosman2240 2 роки тому +1

    Heestii heersa

  • @hamdimukhtaar8085
    @hamdimukhtaar8085 2 роки тому +2

    waaw waa hees cajib ah wiilkan waa lawayay com back 🥰

  • @sayedchannel8651
    @sayedchannel8651 2 роки тому

    Mohamed jeesto legend gobanimo sxb

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 2 роки тому

    Jeesto is back

  • @abdfattahbogdanovic9408
    @abdfattahbogdanovic9408 2 роки тому

    Woow hees dhirigiliin nin weyn

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому

    MoHmett ZALEEPAN hore usoco inder qli

  • @caydaruuscayto1997
    @caydaruuscayto1997 2 роки тому

    Xaqiiq waye tazi 🙏🙏

  • @ibrahimhassan7951
    @ibrahimhassan7951 2 роки тому +1

    Big boos legend jeesto

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 2 роки тому +1

    The pest music axmed wali furinle 🎹🎸🔊🥰

  • @wariyeinshaar3012
    @wariyeinshaar3012 2 роки тому

    waa hees shidan wah waah

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 2 роки тому +6

    Waaw Al fanan Maxamed Saleban Bare Gasood halyeygii reer Sool.❤❤

  • @haakar255official4
    @haakar255official4 2 роки тому

    Jesto allah ya cisay
    Khadar waqal plse pin

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 роки тому +5

    Legend talented person
    CAMERA 📷 :MUSTAFE SALEEBAAN
    DIRECTED :MUSTAFE SALEEBAAN
    EDITED :MUSTAFE SALEEBAAN

  • @zakitube7329
    @zakitube7329 2 роки тому

    legend 🙌

  • @engkaderbc1435
    @engkaderbc1435 2 роки тому

    waa hees shidan

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 роки тому

    Maalmaha Wayd Aad Dareento Inaad Wayn Tahay Xasuuso🙏🙏🙏

  • @maahir426
    @maahir426 6 місяців тому

    erayadii io laxankii
    alf anaan zakariye kobciye

  • @reddawn3502
    @reddawn3502 2 роки тому +1

    He’s very handsome 🥰❤️

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 2 роки тому +1

    Jeesto ok odey noqday😃🔥hees +ereyo cajiba cod halasiya m.a

  • @zureer5014
    @zureer5014 2 роки тому +1

    Ruug cadaagiiii soo rogal ceLi🤗

  • @abdifatahgentleman8421
    @abdifatahgentleman8421 2 роки тому +2

    Big legend 🙌

  • @wehelkadadweynaha465
    @wehelkadadweynaha465 2 роки тому +1

    Legends never give up 🥰💪

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 2 роки тому

    Wallee waa run " Hantina sharaftaa u weyn" waa hees tusiyo tusaaleyn leh. Mahadsanadiin

  • @fahadfadha1890
    @fahadfadha1890 2 роки тому

    Best song 2022🙏

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +5

    war hayaay old is gold 🥰

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 2 роки тому

    Legend weye

  • @abwangaleyr5139
    @abwangaleyr5139 2 роки тому

    Waa ka baxsatay kaabe

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 2 роки тому +2

    Maalmaha weyd aad dareento
    Inaad weyn tahay xasuuso cid kale wax ku yeelimaysee absolutely ✊

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Abayo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin♥

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 роки тому

      @@c.qaadirofficial1106 waan kuu saaray 🙏🏿

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 2 роки тому

    Hees iyo badh

  • @lamafilaanmedia5809
    @lamafilaanmedia5809 2 роки тому

    Waqal studio

  • @hoygasuugaanta3101
    @hoygasuugaanta3101 2 місяці тому

    ❤Dhab dhab yaa fanaan❤

  • @mucadabdi-vy3sj
    @mucadabdi-vy3sj Рік тому

    legend

  • @sihaamdarwiish6814
    @sihaamdarwiish6814 2 роки тому

    Waaw ninkasi ma ninkii reer sool

  • @Khaleif7
    @Khaleif7 2 роки тому

    *WaQal😍*

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 2 роки тому +2

    JEESTO AXSAN SONG ❤👌

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 роки тому +5

    Jesto is back nin la taby🥰

  • @bintiburco4485
    @bintiburco4485 2 роки тому

    Jeesto nin aan fanki sa jclhy❤

  • @deeqdabagoye649
    @deeqdabagoye649 2 роки тому

    Woooow

  • @HaruunDigriyow
    @HaruunDigriyow 2 роки тому

    Hantina sharafta uwayne
    Wariye haka noqon dhibkaga.

  • @abdirisakkasim7314
    @abdirisakkasim7314 2 роки тому +1

    Xaqiiiq

  • @xdagrey5479
    @xdagrey5479 2 роки тому

    jeesto halkeedi baad dhiigtay walaale

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 2 роки тому

    Woow mohamed saleebaan Bare my dier freind also my clasmet

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 2 роки тому

    Tani hees lama oran karo oo waa hees iyo bad wllo wallahi waxa ay wadataa erayo maskax fayow ka soo baxay

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 2 роки тому

    Madaxana Hoos Ha Gaynin.😲