sida loo ogaado qofka WhatsApp kula isticmaala, WhatsApp web,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • sida WhatsApp loo jabsato, how to use WhatsApp web,

КОМЕНТАРІ • 67

  • @KhadraAli-ei7qd
    @KhadraAli-ei7qd 12 днів тому

    Ustaad Samsung ka kama fahmin iphone wtaa xgee taataabtaa plz what’s apkyguna waa bussness.?in layla isticmaalo uga shakiyee.

  • @ayaanaxmedshire2459
    @ayaanaxmedshire2459 6 місяців тому

    Asc ustaad sidee ayaa fariinta gaaban loogu xirtaa sida: "fadlan la ima heli karo waan kula soo xiriiri waqtiga ugu dhaqsaha badan".

  • @Sadsaciid
    @Sadsaciid 3 місяці тому

    Saxiib waxan rawa qof iga dheeer side banko oga kara inow qof kale shukan sado

  • @Iqruush___Pea-j3f
    @Iqruush___Pea-j3f 3 місяці тому

    Tnx

  • @AxmedAxmed-yw2uc
    @AxmedAxmed-yw2uc 2 місяці тому

    Asc wll had ka hora commentigan kugu so qoray whatsp ka iyo facebook anigu ma mamulayo isaga is mamulay wax yer hadan firi is daho wux ig horkebaye waxan raboy mah wax kalo isogo digay takalna waxay tahay 2 gimail ayu so digay ki hor an badalay iyo kan cusub hada an ku xiday

  • @AbdillahiHamze-i5z
    @AbdillahiHamze-i5z 5 місяців тому

    Thanks bro ❤

  • @nasraelmiadam4726
    @nasraelmiadam4726 Рік тому +3

    Ustaad waxaa arkay in whatsappka laila isticmaalaayo kabacdine waxow isoo qoray verify dheh ama ok dheh kabacdi verify kudhuftay numbarkaada geli idhahay waan geliyay kabacdi whast appka sidii iigu soo laabty hada markaa vidiogaan daawaday ayaan samaayay waxaa samey dhahady lkn waxba iiguma xirna marka see ku ogaan karaa qof ila isticmaalaayay whatsappka ,waxaana isticmaalo whast appgb,

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 3 місяці тому

      Wll anigu wan ku dawakhay qof ayaa ila isticmaalaya fariimahaygana ogaanaya kolkan mopile kayga fiiriyo na scan igamuu qaadan oo lagulama isticmalayo ileeyay hadana qofki uu ila isticmalaya habka uu adeegsanayo maxay noqon karta talow

  • @BishaarnuurBishaarnuur
    @BishaarnuurBishaarnuur 2 місяці тому

    Wlle waxaad iga caawisaa number ka aan WhatsApp ku isticmaalo qof kale miyuu ku isticmaali karaa waxaan la dhibanahay dad aana aqoon oo mar walbo iga soo qabanaya oo idhahaya away qof kii lahaa number kan aniga ayaana furtay number ka oo hadana haysta cid kale wali gacan Uma galin WhatsApp kana asaga ayaan ku isticmalaa say wax ujiraan marka

    • @salahudintrainingcenter8701
      @salahudintrainingcenter8701  2 місяці тому

      Waad ogan kartaa inu qofkale kula isticmaalayo waadna ka xiri kartaa ee muqalka sifican udhageyso wixi kale iweydii

  • @CabdiNaasir-zu8fv
    @CabdiNaasir-zu8fv 3 дні тому

    Thanks

  • @cabdijibar7555
    @cabdijibar7555 24 дні тому

    Thank you my prother

  • @CabdaleLeo
    @CabdaleLeo 21 день тому

    Tanks

  • @AbdiraxmaanHikmaawi
    @AbdiraxmaanHikmaawi Рік тому +1

    Thanks lkn waxaad ii sheegtaa sida loo badalan karo passed ka Gmail ka

  • @cabdinaasirmaxamed4630
    @cabdinaasirmaxamed4630 Рік тому +3

    Fartun adhm

  • @AxmedAxmed-yw2uc
    @AxmedAxmed-yw2uc 3 місяці тому

    Asc wll waxan raba facebook boost sidan ug sar lah dadka xogetayed dawanaye

  • @ZakiHusen-wo3pl
    @ZakiHusen-wo3pl 3 місяці тому

    Sidoo loo ogaada qofka wuxuu kugu seeftay zxbkaa ama jaceelkaga

  • @nugaalnuur1363
    @nugaalnuur1363 5 місяців тому +1

    mahadsanid

  • @yasminhassan4922
    @yasminhassan4922 2 роки тому +1

    GOOGLE waxa s o dhan ma isosarayo
    Hde SAS thylelama isticmalo moho

  • @fardowsaabdi6723
    @fardowsaabdi6723 2 роки тому +1

    Siden ku so Celin kara codadka wasappka

  • @OmarYuusufOmar-p7i
    @OmarYuusufOmar-p7i Рік тому +1

    Qofaa whats log ku isticmalay what is upkeyga oo xogteyda akhriya see iskaga xirikaraa

  • @Lamaane9
    @Lamaane9 2 місяці тому

    Cod kaga oo gaaban ayaa u nacay barnaamij yadaada

  • @xawoxuseenxuseen
    @xawoxuseenxuseen Рік тому +1

    Sidee loogaada wasabka

  • @niciimaaxmed6360
    @niciimaaxmed6360 7 місяців тому

    Whatab GB side lagu ogada marlalagula isticmalayo

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 3 місяці тому

    Salahudiin asc wll hal mid iga caawi qof ayaa whatsapp ila isticmaala scan na igamuu qaadan yacni qaybta link device hadana uu arkayaa fariimahayga oo dhan marka waxad iisheegta habkee ayuu igula isticmaalaya qofkaasi 😢please igaso caawi

  • @Abdii2003
    @Abdii2003 9 місяців тому

    Wll qofka kaa maqan see Ku ogaan Kara dadka iso wacya

  • @niciimaaxmed6360
    @niciimaaxmed6360 7 місяців тому

    Anigu waxan arkay whtsapkaygo dhadku kaxidhanyahay hadana wa online

  • @maxmedcali-zy2nc
    @maxmedcali-zy2nc 4 місяці тому

    Walal waxan kashikisanahay qofti anjecelahy waxayna joogta wadankale ma ogan kara

  • @Hajialdiin8077
    @Hajialdiin8077 4 місяці тому

    Asc sxb wadmahadsantahy Lakin ma awoda inan qofka hawada kasaro sida ban donaya sababto wanu ikhayimay

  • @asmamahamud9966
    @asmamahamud9966 2 роки тому +1

    Thnks

  • @AbdirahmanDeeq-os4bj
    @AbdirahmanDeeq-os4bj 3 місяці тому

    ماشاءالله اخه

  • @fartunadham7375
    @fartunadham7375 2 роки тому +2

    Thanks abowe waan arke 🙏😘

  • @NaimaAbdulaziz-l9s
    @NaimaAbdulaziz-l9s 8 місяців тому

    Zxp lkn business isticmala

  • @fartunadham7375
    @fartunadham7375 2 роки тому

    Wll ani I phone aan heystaa marka aan Rabo in aan wax sameysto waxa uu idhahaa Emiel kaaga Gali Anina ma aqaani emiel keyga ee maxaa sameeyaa plz jwb🙏

    • @salahudintrainingcenter8701
      @salahudintrainingcenter8701  2 роки тому +2

      Ok way sahlan tahay kaliya gmail password kiisa raado qaabka loo raadi ka daawo muuqaalkan ama link-gan
      ua-cam.com/video/sIGnhBb1VMU/v-deo.html

  • @queencayuusha5871
    @queencayuusha5871 Рік тому +1

    4 devices ayuu uleyhy teacher plz ishg

  • @abdirazakjama8
    @abdirazakjama8 3 місяці тому

    Mahadsanid

  • @MiAT-w9t
    @MiAT-w9t 3 місяці тому

    Mahadsanid wll

  • @safiyoahmed7451
    @safiyoahmed7451 3 місяці тому

    M.a

  • @ahmedmohamudmalaas8894
    @ahmedmohamudmalaas8894 3 місяці тому

    Thanks wll

  • @fardousibrahim6159
    @fardousibrahim6159 Рік тому

    Sidee baa markad ogaato ina lagula isticmaalo WhatsApp kaga ad uga xidhan kartaa? Micnaha ma la qufaln karaa

  • @samiiraabdirisak5140
    @samiiraabdirisak5140 2 роки тому +1

    Thanks 👍💯

  • @quenxanaanofficiall
    @quenxanaanofficiall Рік тому

    Qof iga fog ma ila isticmaali karaa whatsAppka plz ii jawaab

  • @MaryamoOsman-c1t
    @MaryamoOsman-c1t 3 місяці тому

    Thankz

  • @omanisman5797
    @omanisman5797 Рік тому

    Sidee loo bedeli karaa pasword email kaaga
    Sidee looga saari karaa qofka whatsappkaga kula istacmalaya