OGOW QOFKA MESHUU JOOGO SI FUDUD ADOON WICIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024
  • Muqaalkan waxaa kugu tusinayaa farsamo awood kusinesa in aad si fudud ku ogaato qofka meeshu joogo ayaad oganesaa si fudud adoon is dhibin sido kale oo aadan wicin
    shere garee channelka fadlan

КОМЕНТАРІ • 36

  • @Muscab_22112
    @Muscab_22112 2 роки тому +10

    Anaa ugu horeeya daawadaha ugu horeeya

  • @TeachMohaali
    @TeachMohaali 9 місяців тому

    Thanks zxb
    Qabab kale oo badan Soo geli
    Sida raadinta Aalad

  • @wllkacade367
    @wllkacade367 2 роки тому +1

    Thank 😊 very much mar walpo garapkaagaanahay hore usoco abmnaga faa ido weyn ayey inoo tahay marwalpana waxaa nahay kuwa kudhiiri galiyo kip going

  • @maxamedaxmedibraahim
    @maxamedaxmedibraahim 10 місяців тому +1

    Qof kaa baxsadey taleefankiisa halkuu joogo sida loo helo Gurigii joogo

  • @Mohazsa1d
    @Mohazsa1d 2 роки тому +3

    Mahadsanid talefon lumay soo same

  • @Sudeysi123
    @Sudeysi123 2 місяці тому

    Thanks pro😊😅❤

  • @barreyare7284
    @barreyare7284 2 роки тому +1

    Ismacil guulayso sxb lakin arintani waa marka qofku kugu soo socdee markan anigu ogaanayo meshu joogo isheg an hayo lanbarkisa mahdsanid

  • @raambaaruud9172
    @raambaaruud9172 2 роки тому +1

    haa wan rabnaa ida loomaaro waxlumay

  • @faysalmaxamed8225
    @faysalmaxamed8225 2 роки тому

    Wow oh my god

  • @CabdiraxmaanYuusufmacalin
    @CabdiraxmaanYuusufmacalin 13 днів тому

    isaga seen Ku arkikaraaa

  • @abdalleabdielmi7977
    @abdalleabdielmi7977 Рік тому

    Haa legend noo so same please

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 роки тому

    Horay u ogaay midaan thanks 😊

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg 4 місяці тому

    Mahadsanid lkn qofku muu ogaan karaa sidana a u day dayayso

  • @bintuubax2992
    @bintuubax2992 Рік тому

    Shap qof ka istaadiska fiiriya see loo ogaadaa

  • @AsAtrader1
    @AsAtrader1 2 роки тому +1

    jeera garoob ma taqaanaa 🤔

  • @samadoon8376
    @samadoon8376 2 роки тому

    Asc waad mahad santahay waxaan rawaa magaalo anan tagin inaan kalabarto iisheeg sideey iigu suuroweeso

  • @drjamez____izteylezhcazaan8437
    @drjamez____izteylezhcazaan8437 2 роки тому

    Pro side lanparkag loga dhiga lam heli karo Telesom inta nagu cawi pro

  • @mahrezmajzaa5473
    @mahrezmajzaa5473 2 роки тому +1

    Wll gmail contactska igu jireen wan wye an yer ayaan i so ceshantay mantaa restore udirey numbarada sen uhelaaa

  • @CabdirisaaqIbraahiimxuseyn
    @CabdirisaaqIbraahiimxuseyn 3 місяці тому

    ᴡᴀᴀɴ ᴋᴀ ʜᴇʟᴀʏ❤

  • @zakariyeserios3192
    @zakariyeserios3192 2 роки тому

    😂🤣🤣🤣qosol iguma harin

  • @shiremedia1282
    @shiremedia1282 2 роки тому

    Mahad sanid zxp
    Computer kana noo raaci

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 роки тому

    Tan computer ka lumay iyo talefaanka soo gali

  • @deeqamaxamud2074
    @deeqamaxamud2074 2 роки тому

    Talefon lumay sosamee wllo

  • @maandhismedia8449
    @maandhismedia8449 2 роки тому

    Sooodiyaari ustaaad

  • @fardowsomusemohamed704
    @fardowsomusemohamed704 2 роки тому

    Qofka asaga ima arkayo miya inan isku so xawile blse anga mu i arki waxyalabeyga

  • @faaraxallayl9241
    @faaraxallayl9241 2 роки тому

    Ama san ku ogan kara halka uu isagu jogo isgon i ogan

  • @mohacabdi4594
    @mohacabdi4594 2 роки тому

    2 first

  • @fardowsomusemohamed704
    @fardowsomusemohamed704 2 роки тому

    Plz jwb

  • @faaraxallayl9241
    @faaraxallayl9241 2 роки тому

    Bila Internet mala ogan kara by simcard

  • @samirasamira3050
    @samirasamira3050 2 роки тому

    Mahadsanid wllo Waxaa jiro qof numberkeyga haayo oo marwalbo number cusub wax iiga soo dira anine Numberkeyga inaa badalo marabi sidee iskaaga xeraa numberadas plzz ila wadaag

  • @MaxamuudAbdirizak
    @MaxamuudAbdirizak Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @feysalmaxamedmukhtaar1458
    @feysalmaxamedmukhtaar1458 2 роки тому

    Tɴᴋs ᴜsᴛᴀᴀᴅ

  • @SamiirMursal
    @SamiirMursal 11 місяців тому

    😅😅😅😅😂😂