ADEN CADE AIRPORT MUQDISHO MAGALO GOBEED.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лис 2023

КОМЕНТАРІ • 35

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p 2 дні тому

    Maashaa Allah alhamdulilah nimcatu rabi

  • @nourismail7495
    @nourismail7495 7 місяців тому +2

    Magaca UN ayaan dunida u nebcahay Ilahay swt ha ina dhaafiyo

  • @darishore814
    @darishore814 6 місяців тому

    Muqdisho masaakiin u maciin xamar malabiin inta kale ka muhiim. Muuq bilanaa muunad wacana Muqdisho waa muraayadeene.

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar317 6 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @hanimohamed5957
    @hanimohamed5957 7 місяців тому +1

    Mashalh sacdiyo alaha nabad noga dhigo wadankii❤

  • @user-kt9yq3tw8j
    @user-kt9yq3tw8j 7 місяців тому +1

    Allahuma amiin macha allah ❤❤

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 7 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @user-ox9pr7of7s
    @user-ox9pr7of7s 7 місяців тому +1

    Mnsha allh abyo nu iimuuw wa kusugana insha allh allh

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 6 місяців тому +1

    Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar. Muqdisho waa nabad anigaa kaimid from yurub 🎉🎉

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 7 місяців тому +1

    Nice sister love you. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 7 місяців тому

    Thanks walaal

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 6 місяців тому +1

    Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar aamiin 🎉

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 7 місяців тому

    Masha-allah Safar Salaama Walaashiis

  • @umuimraan8738
    @umuimraan8738 7 місяців тому +1

    Mnsha sadiyo ilaahay ha ini amaansado

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 7 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 7 місяців тому

    maansha alaah beautiful ❤❤

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 6 місяців тому

    M.a nawad galyo

  • @zaha3866
    @zaha3866 7 місяців тому

    Maashaa allaah
    Sacdiyo waaku jecelahay
    Allaha kubarakeeyo
    Waxaan rajeeynayaa dalkeenoo nabad ah inaan isugu soonoqono
    Guuleeyso aamiin ducadaada allaha noo aqbalo

  • @IstahilJama
    @IstahilJama 7 місяців тому +1

    Waaaw Byo gorma baxday msha allaah

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj 2 місяці тому

    Sax hadey ka tagan qabiilka duliga iyo qaxootiga naga dhigay wala gulwysanaa wll ilaheey haka joojiya qabiilka duleeystay

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 7 місяців тому

    Imisaad mugdiyo
    Madfac soo dhiciyo
    Mooryaan is dila
    Minankood ahayd
    Anaguna murugo
    Iyo muusanoow
    La madluunsanay
    Waa mahad alle
    Ma huraankiiyeey
    Weligaa mudnoow

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 7 місяців тому

    waxaa maa qurux ah wad aragtey airporada kaleeee sida ay yihiiin

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 7 місяців тому +2

    Waka gudomnay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 7 місяців тому

    Asc ma callinka somalida

  • @user-ep7qj5wg8i
    @user-ep7qj5wg8i 7 місяців тому

    Soo dhawaaw walaal waa dalkaagii markaan is jeclaano wax kasta waa hagaagayaan abaayo

  • @aweyscadde9633
    @aweyscadde9633 7 місяців тому

    Maashaa allaah waad ku mahadsantahay amaantaada

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 7 місяців тому +2

    Airport ka waa mashquul masha Allah ❤

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr 7 місяців тому

    Magalada wayshidantahay

  • @darishore814
    @darishore814 6 місяців тому

    Xamar waa tagtay halaguugu dhaarto mar dhow magaalooyin africa ku yaalo qalbadaa jabi doonta qac baa ka yeeri doonta

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 7 місяців тому +1

    Abaayo hadda halkee u soctaaa

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 7 місяців тому

    Somaliya Waa Dal Jawi fiican lkn Dad meesha kuma heyno waa dad.buufis wada qaba dalkeena wax.noo.dhaamo.malaha

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 7 місяців тому

    somaliyeee dunida waynu wada marney ee runta aynu isku sheegno

  • @AhmedAli-em7tw
    @AhmedAli-em7tw 7 місяців тому +1

    Ku so dhawow walaal mel kasta ad jogtan moqdisho was la idin so dhawen

  • @nasromohamedali3702
    @nasromohamedali3702 7 місяців тому +1

    Garowe nagu salan xxbti

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 7 місяців тому

    qof dabadiii arkey fool xumadeeda ka sheekeywaayay iga dheh war dadka runta u sheega meesha qurux ma talllee