Amniga soo hagaagaya ee Muqdisho oo sare u qaaday ganacsiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 січ 2024
  • Isbedelka amni ee ka jira Muqdisho ayaa sabab u noqday in xilliyada dembe ee habeenkii ah ay furnaadaan ganacsiyada waaweyn ee caasimadda Soomaaliya.
    Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.

КОМЕНТАРІ • 64

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 5 місяців тому +30

    Allaha u siyaadsho reer muqdisho wee dhibtoodeen xaq uma laha kaligood in la qarxiyo la.gumaado xoojista amaankiina cadawgana iska qabta from Djibouti 🇩🇯

  • @AdenFarah-nq6gx
    @AdenFarah-nq6gx 5 місяців тому +13

    Waaa wax lagu farxo inay Muqdisho xiligaas furnaato alhmdulliilah allaha nabad yeelo qaranka iyo casimada imada somaliyeed

  • @AhmadmahamedOmar
    @AhmadmahamedOmar 5 місяців тому +15

    ❤🎉madax weynaha janada Alle hageeyo❤❤😂

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 5 місяців тому +4

    Alxamdulilahi rabil caalamiin alle ha u siyaadiyo walaalalah reer muqdisho

  • @abwaansugun
    @abwaansugun 5 місяців тому +5

    Caasimaddii somaliyeed guulayso from caasimaddii 2baad hargaysa 3:28

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 4 місяці тому +1

    Mashallah ilahow noo barakeey ! Mogadishu dhibaato wey so aragtay 😢

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 5 місяців тому +4

    Maasha Allaah illaahey hanoo siyaadiyo

  • @darishore814
    @darishore814 5 місяців тому +2

    Masha Allah Somalia wey hagaagtay, horumar baa arkaa tabarakallaah

  • @Janagale10
    @Janagale10 5 місяців тому +1

    Alle haydin siyaadiyo meel kasta oo somali degto nabad iyo ganacsi xor ah maansha allah From Hargeisa❤

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 5 місяців тому +4

    Ilaahey Amaan Hanoga Dhigo
    Dhulkeena Dhul Dadoow Ayaan
    Kudaaley Ee 🙌🙌🙌
    Warbal Hasheeg Sheegina Dadkii
    Wax Qarxinaayey Wey Idinla Joogaan Ee🙏

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q 5 місяців тому +2

    Masha allah soomaliya guul

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 5 місяців тому +2

    Nabad gal Xamarey❤❤❤

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 5 місяців тому +1

    Maashallah allow amni iyo risiq nasii adaa bixisee noo
    Danbidhaaf.

  • @user-zo2ng7pr1w
    @user-zo2ng7pr1w 5 місяців тому +1

    M.a amniga magaalada muqdisho wuu soo hagaagayaa👌👍🙏💯

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 5 місяців тому +2

    الحمدلله وشكرا لله يارب العالمين أللهم احفظه بلدي ❤❤❤❤❤❤

  • @sali3492
    @sali3492 5 місяців тому +2

    Guulwade Hassan Sheikh

  • @galadyare4792
    @galadyare4792 5 місяців тому +1

    msha allah barakee allow xamar

  • @abdiyarejama4178
    @abdiyarejama4178 4 місяці тому

    Walahi I love my country Somalia 🇸🇴

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 4 місяці тому

    Ilaahow nabad waarta nasii aamiin aamiin

  • @sabrinhaji5169
    @sabrinhaji5169 5 місяців тому +1

    Masha Allah 🎉

  • @bahja7805
    @bahja7805 2 місяці тому

    Rabbi Somaali meeel kastooy joogto haku badbaadiyo

  • @NotwiththeCrowd
    @NotwiththeCrowd 4 місяці тому

    MashaAllah ❤

  • @user-qx7dz4ms1m
    @user-qx7dz4ms1m 5 місяців тому +1

    ما شاء الله

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 5 місяців тому +5

    Hawiye tartiib tartiib buu u soo noolaanayaa. Indha somali waa idinka markan sidaa idin leeyhy idin ma necbi lkn Faraska waxa usha loo dhufto waa in dheereeyo

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 5 місяців тому +5

      Moqdisho waxay ahayd magaalada mideysa somali oo dhan burburkii sida u bilowdey somali ma helin meelkale oo ay ku mideysanyihiin lkn hadda waxaan rajeynayaa in somali oo dhan dib ugu soo laabato moqdisho oo ay dib ugu midowdo magaaladaan taariikhiga ah ee moqdisho oo aanu dhisno somali ilbax ah oo ayadu cadow isku ahayn ee cadowgeeda dhabtaa aqoonsata

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 місяців тому

      ​@@ghboy2914 abti beryahanba kuma arkine nabad ma jirtaa?

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 місяців тому

    Masha allllah❤

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 5 місяців тому

    Mashaa allah Allah ha usiyaadiyo

  • @MohammedAbdullahAnab-ms9vw
    @MohammedAbdullahAnab-ms9vw 5 місяців тому

    Maash allah Somalia

  • @elmiali5073
    @elmiali5073 5 місяців тому

    Guul

  • @user-fo4ew4ij9n
    @user-fo4ew4ij9n 5 місяців тому

    M.a Allaha noo siyaadiyo

  • @naasirsomali4786
    @naasirsomali4786 5 місяців тому +1

    habeenki was la hurdaaa maalintiine was la shaqeestaa

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 5 місяців тому

    Amniga is number one ♥️♥️♥️♥️♥️🤲🏼🤲🏼

  • @MohammedAbdullahAnab-ms9vw
    @MohammedAbdullahAnab-ms9vw 5 місяців тому

    الحمدلله تمام

  • @user-pi5dr7ep1h
    @user-pi5dr7ep1h 5 місяців тому

    Alhumdulillah ❤❤❤guul Somalia 🇸🇴
    When I left, even birds were not flying by 6pm

  • @abdimalik5962
    @abdimalik5962 5 місяців тому

    Alla hau siyaadiyo amniga

  • @nawaalmohamed6160
    @nawaalmohamed6160 5 місяців тому

    M.a❤

  • @ozobleosoble2625
    @ozobleosoble2625 5 місяців тому

    الحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِللهالحَمْدُ ِلله

  • @mohamedsayid2899
    @mohamedsayid2899 5 місяців тому +2

    horta been mahan amaanka waa fiicanyahay habeen kii liido aan aad naa si nabad. waku soo noqonaa amaanka ma.xuma amni in uu jiro hadaa rabtid liido imaaw ada arkaayo inta dhiman allah noo keeno

    • @mowlidbakat
      @mowlidbakat 5 місяців тому +1

      Rabiga ku xamdi alxm

  • @bahja7805
    @bahja7805 2 місяці тому

    Wslaalayaal naga daaya Qabiilka waakan dib inoo dhigaye. Hawiye, Daarood, Dir , digil iyo Mirifle waa dad walaalaa oo muslima waayo rsbbi baa yiri= المسلم اخ المسلم.Hadaba nimaan muslim aheeyn Rabbi hanaga qsbto oo Qabiil ku qaraabanaya.

  • @guled669
    @guled669 5 місяців тому +1

    Dadka magaalada tugsada haa lagaa saro, iyaga baa dhiibka keeniya, iid kale ma ahaan

  • @maxamedaxmed563
    @maxamedaxmed563 5 місяців тому +1

    Nimanka muqdisho ku sheegaya amnii waa iga siikale

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 місяців тому

    Mooryan dhiigyocab ah ayaa ku habsatey hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 місяців тому

    Xamar waxey noqotey Bahalogaleen tuugo ah iyo dhiigyocab ayaa isgu yimid

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 місяців тому

    USC 1991 DHACA IYO BOOBKA KUHAYA HANTIDA SHACABKA IYO MIDA QARAN XOOGA LAGU HEYSTO 32SANO

  • @AxmedIsmacil-zn2rv
    @AxmedIsmacil-zn2rv 5 місяців тому

    ASC

  • @bahja7805
    @bahja7805 2 місяці тому

    Wax badan baad samartay xamareey Rabbina garabkiina ka bixi mayo ee cadawgiin hajabo.

  • @Sowdomedia
    @Sowdomedia 5 місяців тому

    Meedaa tihiin aamussa

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 5 місяців тому

    Muqdisho magaalo bajaaj.

  • @wizhargeisa3338
    @wizhargeisa3338 5 місяців тому

    Duli dad kle u shaqaysa inaad tihiin idinka iyo BBC mrkasta xaalada caksiga e ka jirta wadanka so tabiya Ma muqdisho hda so ficnaanaysa?wixi o dil ka dhacayay Wa inaad hurdisisaan ummadan si boobka wadankooda hoos hoos logu wato lkn dulidan Somalida Programm noocasa ka hoos shaqaysanaysa diiday

    • @user-wv8yo1fj9y
      @user-wv8yo1fj9y 5 місяців тому +1

      Amniga anaa joognoo marqaati ka dawladii hore amni iska daayee afgooye ayay shababku joogeen

  • @user-og6hd9od6b
    @user-og6hd9od6b 5 місяців тому

    Bajaajlaha idin kashifay kulaha subaxi ilaa 22:30 habenimo aya shaqeya marka side loodubay 00:00 habenimo 😂😂😂😂😂 vaar iga dheh wan jeclahay Mogadishu lkin qaladkina idin shegayay bye😂

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 5 місяців тому +3

      Maadan fahmin ninka bajaajlaha waxuu dhahya bajaajlayda laba loo kala qaybshay A iui B 12 saac habeenimo markii la gaaro baajaajta kale soo galayso that why uu 22:30 ugaaro asi
      Ka guduboo hadii taas tahay in ciligaa la duubay muuqalada wa muuqalo laisku soo aroorshay

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 5 місяців тому

      ​@@dailycontent3955 waa qof ka xun hormarka muqdisho fahan qosolkiisaa baxaayo waa cadaw

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 5 місяців тому +2

      6 saac oo habeenimo xamar waa laga shaqeeyaa
      taasna wax weyn ma ahan
      Anagaa ku dhalanay kuna nool
      Kana war qabna

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 5 місяців тому

    Mooryan dhiigyocab ah oo ciyaal faycali oo madax ka ah Nissa

  • @istahilali4803
    @istahilali4803 5 місяців тому

    Ilahow nosiyadi nabada